@@jirfe hlku madexweyne ka ahaa mrkaa Xirsi 2010 baba la Barty siiranyo dadka baray ninkan ina biixi ila siyaad bare sarkaal caan ah ahaa abti yaanay qadiyadu ku qaadin wa lays og thy meeshane
Xasbiyallahwanicmal wakiil illahay baa ka xisaabin shicibkay udhaarten ayay sidaa ugu ciyarayan caqligoda oo may ilaaben kitabka quranka ee ay kudharteen filmkan yari waxbadan oo iga qarsonaa baan fahmay mantaa wadmahadsantihin mm somali tv
asc duufayacunkaasi maanta siyaasiinta soomaaliduu ku badan yhy kuwii aan inta badan adhiga lagu aamini jirin baa geelii loo dilay. ninka nadaxda ah intaan shacabka la gaadhin cadaaladiisu waa inay gurigiisa ka bilaabantaa markaasaa madaxtimadiisa la aamini karaa laakijn hadduu ka albaabkiisu u furmayo wax walba siiyo ummaddii siduu u gaadhayaa ama wax ugu qabankaraa?
Si yaroo kooban ayaa ufahan diideen shacabka SOMALILAND inaanay SIYAASIYIINTU COL AHAYN ee ay iska keen jecelyin #SIYAASADEENU_IN_LAHADAL_HAYUUN_SHACABKA_KU_MASHQUULO_AYAAN_SIYAASIYIIN_SAAMAYN_LEH_AYAAN NOQONAYNAA WAR SAAMAYN LEH😂😂😂
Warkiiba labadan nin baa soo koobay. Horaa loo yidhi "adhi daasad kama ilbaxo" ee shacabow nimankan siyaasiyiinta sheeganaya ee saaqidiinta jaaniska heshay ah inagu yaynaan isku nicin. Irbad dun ma galiyaan hadana madaxii bay inaga qabsadeene.
Mmtv Waxman weydiinayaa guyoobe Maciidagalaa mise waawalaalo Iowa mahad xildhibaan indh indigo into saleban ciise Ahmed eagle rosie candi David cawil Ismail voa London garaad fin Oleg xawaalada tawakal into banana bay Boston usa rudin bayiskuyihiin owaawalaalo suaashaa Mohamed kachin ahmed into qaadwale bowser halawaydiiyo
Reer Somaliland Maansha allaah KHILAAFKOODA waxaay kudhamaaystaan Xigmad iyo Aqli wanaagsan
maasha,Allaah
M.sh
Xigmad iyo caqli midna ma hayaan cay iyo been iyo diin cay ayay hayaan
Shacab,siyaasin iyo saxaafadba waxloo sheeg hady waxku qaadanayan thanks jilaayasha
MICNUHU WAXAA WEEYA DADKU AMA SHACABKU IN AAY FAHMAAN UJEEDADA SIYAASIINTA
Well done 👍 siyaasi ma jiree dad aan waxba aqoon saaqidiin chance heshay
Somaliland to the world
ruclips.net/video/qX-j0jwmCoc/видео.html
Xaqiiqday taabteen maanta
Wow Marsha allaah
Waa xaqiiqada jirta ee siyaasiyiintu umada ku hayaan
Iaku filan wuxu u eekaday xildhibaan ooyaaaye 🤣🤣
Your words are true, there is no politician who disagrees with his friends in politics, and all of this is just a show in front of the people 👍🏾😒
Dadkuun baa laysku dirayaaye.docda waa ka saaxiib
Somaliland to the world
ruclips.net/video/qX-j0jwmCoc/видео.html
@@mucaadabdirizak839 p
War hedhee luqadii somaaliga ayaa meesha ka baxaysa ee luqadaada ilaasho
Kkkkk
WELL DONE SIYAASIYIINTEENU WAA SIDAN UUN
Iskufilan yusuf ceegaag thanks sii wad
Waa run dadku ha fahman
Waa Nooca Ay Siyaasiyiinteenu Yihiin.
Iyaga Oo War-Baahinta Iska Caayaya Ayey Hadana Meelaha Laga Shaaho Isugu Yimaadaan.
Waa waxa Mogadishu nagu haysta⚠️⚠️
Waa xaqiiq jirta runtii. Intii wax fahmaysa uun baa garan. Inta qabiil u googodayna meel xun baa u danbayn
That's true
Wlhy 2 nin meeshu marxuumkii sooraan iyo saxibkii jawaan ku jireen baay galeen
He is talking the reality
Keep going 💪 brother
Realistic
Comedy show 🤣
Somaliland to the world
ruclips.net/video/qX-j0jwmCoc/видео.html
Mansha allah
Great
Keep going sxbyll
waa fani caafi maaha
Buuni Vs Batuun🖤😂😂😂😂😂
Iyo maxamed ilig😂😂😂😂😂😂😂
walahi siyaasadi majirtee youtube lay caanimo raadinaysay nagu noqdeen waxii siyaasiyiinta noosheeganaayay
*DOQONIMADU WAA WARBAAHINTA IYO SHACABKA XAMAASADU WADO*
Lapa mijaajillayste oo wallee aad u wacan waan iDiN wataa nio
Hibada uu Illaahay idinsiiyey wax bulshada anfaca ugu soo jeediya sida, aqoon kordhsi, caafimaad ka, wax soo saarka beeraha, jahliga oo laga guuro, afmishaarka koofiyad baclaha, habraha ku shaqeyta shaxaadka inamada ma shaqeystayaalka ah ee aroortii shaxadka qeyrkii ugu nacamleeya, bilaa caleeg inaga daaya waxa aan ina anfacayn
Sooran iyo jawanba badlaysaan imka soo dhawada
Xaqiiq jirta waaye wllhi waata jirta macno aya ku duugan fahan ujedada
Waa tuu Xirsi wado 😂😂 Muuse kusoo caan bax buu isleeyahay🤣🤣
Oo magaca aad sidataa waa noocma nin kanis ah oo heesa ayaa ku caan ah ee kkkkkk
Kkkkkk muuse xirsi baa kacaansan 7 sano Ayuu madaxweeyne ka ahaa
@@jirfe hlku madexweyne ka ahaa mrkaa
Xirsi 2010 baba la Barty siiranyo dadka baray ninkan ina biixi ila siyaad bare sarkaal caan ah ahaa abti yaanay qadiyadu ku qaadin wa lays og thy meeshane
MMSOOMAALI TV waxaan u malayni in uu noqon doono kan soomaali ugu caansan.kkkk
Amerikaba waa iska sidan oo kale waana sheeko ay dimoqaradinimadu wadato 😁😁
Somaliland to the world
ruclips.net/video/qX-j0jwmCoc/видео.html
Siyaasiga Somaliweyn
Ee Maanta. Jooga. Meel kasta. Ha joogo waa isku mid. Waxba isma doorshaan.
Muqdisho haba ugu darnaateee.
Tusaalaha nool
Sida muse iyo ciro iyo Faisal iskuyihiin iyo shacbku say ka aamin sanyihiiin...
Waaqica ka jira Somaliland siyaasiyiintooda
Waa taa Runta Taala wadankayga Qaaliga ah, wax ku qaata shacabow oo Dantiina raaca
Cashar baa loo dhigay shiciibkii reer Somaliland🤣🤣👋👋.
Waar danihiina raacda, siyaasada ay idiin shiigaan waa sidaa uun. Raggase wax kasta runta mooda ma idiin sheegaa, waa salaadiinta ama (Madax Dhaqameedka) iyagaa ugu fidud cid layska hor keeno.
Ilahay Somaliland ha dhowro💚🤍❤🟢⚪🔴🟩⬜🟥💪💪
Somaliland to the world
ruclips.net/video/qX-j0jwmCoc/видео.html
Realistic Comedy.
Xasbiyallahwanicmal wakiil illahay baa ka xisaabin shicibkay udhaarten ayay sidaa ugu ciyarayan caqligoda oo may ilaaben kitabka quranka ee ay kudharteen filmkan yari waxbadan oo iga qarsonaa baan fahmay mantaa wadmahadsantihin mm somali tv
Aad io aad inder muhiimaddu waa inaynu wax faham-no oo caqligu ina shaqeeyo wxaynu maraynaa heer aynu dhex-deenii is-colaadino oo reer-reer La inoo kala saaro sababtana waxaa ka
danbeeya siyaasi xun oo oranaya meeye qabaa'il-kaygii meesha ka kaca wxba inooma yaaliin'e hadaynu nahay reer fulaam.
Hada waa markuu dantiisii ka dhex arkiwaayay, La beddelay ama ay ka dul-dhacday . Subhan allh cazza wajal.
Kkkk fahamaya waa fahamayaa
🙃
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Alla beerka duufkucunijiray
Hhhhh
Hal mar bay ilaaween iyagoo is cafiyay oo gacanta laysu saaray ku dara
asc
duufayacunkaasi maanta siyaasiinta soomaaliduu ku badan yhy
kuwii aan inta badan adhiga lagu aamini jirin baa geelii loo dilay.
ninka nadaxda ah intaan shacabka la gaadhin cadaaladiisu waa inay gurigiisa ka bilaabantaa markaasaa madaxtimadiisa la aamini karaa
laakijn hadduu ka albaabkiisu u furmayo wax walba siiyo ummaddii siduu u gaadhayaa ama wax ugu qabankaraa?
Waleee waaa cajiiiib wlh
Waa lamaanihii ebid ugu qosolka badnaa 😁
Lamaane aaaa?
Si yaroo kooban ayaa ufahan diideen shacabka SOMALILAND inaanay SIYAASIYIINTU COL AHAYN ee ay iska keen jecelyin
#SIYAASADEENU_IN_LAHADAL_HAYUUN_SHACABKA_KU_MASHQUULO_AYAAN_SIYAASIYIIN_SAAMAYN_LEH_AYAAN NOQONAYNAA
WAR SAAMAYN LEH😂😂😂
Somaliland to the world
ruclips.net/video/qX-j0jwmCoc/видео.html
Dable
Kkkkkk
walaahi waa runtii !!!! waba sida ka socota umadan ilowday inay dulcaad shalay danbaska cunayeen .... kkkkkkkkkkhhhh
Allaah qosolbadanaa 🤣🤣🤣🤣🤣 eedadiis ayaa kusoo dartey
Waa sida Runt laba qof oo laba siyasad qabyalad ugukaljira ayad Arksa Anba kudhahaya reerkayg kursi halsiyo hhhhh qof qudhay u Adagan
isaguba tuur buu leeyhy😅🤣
isaguba markuu yaraa duufkuu cuni jiray kkkkkkkkk
Xildhibaan ceegaag caadi maaha 🤣🤣🤣🤣🤣
Isba tuur buu leeyahay
😁😁
Dhalinyaro maskax furan oo halbuur leh waxbay iftiiminayaa .
Hhh edadipa siyasada kusoo darty
Kkkk
Wa wax qiqa in ay usu cayaan sida carurta niman masulin sheeganaya
J
Lambarkaaga Zaad ke leh iga la soo hadal,,,,,Hadalba gam
😫😫😫😫😫😫😫😫😫🇭🇺😂😂😂😂
Riwaayadan kooban waxay ino iftiiminaysa hab dhaqanka liita ee siyaasiyiinta dalkeena
Oo ah kaliya ha lagu barto iyo kursiga ka rido kuwa hada joga iyo muxaafadka oo is leh adkayso Kuraasta
Lkin Kuma jiro mid ka shaqinayaa nolosha iyo horumarka dalka iyo dadka
ruclips.net/video/qX-j0jwmCoc/видео.html
Meelaha fadhfadhiista 😂😂😂
0
They made to laugh 😂
😅😅😅😅😅
Habeeenki ayu socdaa hhhh
Warkiiba labadan nin baa soo koobay. Horaa loo yidhi "adhi daasad kama ilbaxo" ee shacabow nimankan siyaasiyiinta sheeganaya ee saaqidiinta jaaniska heshay ah inagu yaynaan isku nicin. Irbad dun ma galiyaan hadana madaxii bay inaga qabsadeene.
😅😅✌️
Walhi waa qolas beerka runtaa 😂😂😂😂😂
Hhhh mala midhaasi wey xumayd 🤣🤣
Kkkkkkkkkkkkkkkk
🤣🤣🤣🤣👍👍💯
Hhhhhhhhhhhh halkeda dhigteen wlle cajiib
Hhhhhhhhhhhhhh
😂😂😂
Waan idin wadana zhp yaaal ururadii wataa la furay urur furta siyaasada aynu xaraamaad u badalnee wlhi siyaasdu sidan bay ku wacan tahay
hhhh wale runbad ka hadasheen
Mmtv Waxman weydiinayaa guyoobe
Maciidagalaa mise waawalaalo
Iowa mahad xildhibaan indh indigo into saleban ciise Ahmed eagle rosie candi David cawil Ismail voa London garaad fin Oleg xawaalada tawakal into banana bay Boston usa rudin bayiskuyihiin owaawalaalo suaashaa Mohamed kachin ahmed into qaadwale bowser halawaydiiyo
Isba qallaafuu leeyahay
Hhhhhhhhhhhhhhhhh. Mashquulin shicib iyo bes. Intay inna hadal hayaan aynu ka shaqaysanno.....
Xirsi ka qariya io dhukuro
Kkkkk. Waad iga qoslisay
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😁😁😁😁😁😁astaahil 🤣🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴
Iskufilan iyo ooyaye isku eekaa
Wale barteda ayay dhigeen cegaag iyo isku filan xildhibano ma jirane wa wad caan doon
Anon dawanban sii qoslaya Ala kuwanaaa 😂😂😂
Somaliland to the world
ruclips.net/video/qX-j0jwmCoc/видео.html
Hhhhh waa xaqiiq walee fahanaakum shicibow raggan haloo midoobo xisaabtan halagu qaado cashuurtaa islaanta tamadhada iibisay isku laynayaan ilayn waddanka lacag iyo mashaariic.umay keeninee macdana kamay soo saariin aduunyo kalena wax ay ka keeneen ma jirto, ninkii Cawil ee DPWord soo xidhay mooyee yaa wax kale laga hayaa.
Somaliland to the world
ruclips.net/video/qX-j0jwmCoc/видео.html
Nio ma ooyaaye iyo buunibaaa ragani 😂😂😂
Sheeko xume .nacnacda la baxaa,
Waarun somaalin
WAXAA UGU DARAN OOLAYABAY HHHH HABEEMKII YUU SOCDAA AALAYIRI KULAHAA WARNOO FASIRI HABENKII WASOCOTA MAXA LAGAWADAA HHHHHH
Kkkkkk
😂😂😂