NORMAL LIFE KENA IYO SIDA AN U MAREYO MALINTENE CADIGA AH SINGLE MOTHER ROUTINE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 мар 2024

Комментарии • 58

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 4 месяца назад +8

    Noloshaada cusub waku faraxsanahay walaasheey ilmaha Allaha kula koriyo.

  • @Sacdiyasagal
    @Sacdiyasagal 4 месяца назад +1

    Abaayo Allah umahad naq saliga nabiga iyo astaqfarta iyo xawqalada wad masha allah aduun iyo aqiro alle qeer hakuugu dhameyo❤❤

  • @Himilo7
    @Himilo7 4 месяца назад +4

    ABY NOLOSHAADA HORMARKEEDA WAA KUFARXE WLH HOYO ADAG TAHAY ILMAHAADA ALAHA KULOKORIYO WAXBARASHADA ALAHA KUFUDUDEEYO RUclips KA HAKA CAAJISIN MALINKISTO VIDEO NOSOGALI GARABKAADA NHY NOLOSHA WADANKAA HADA KUNOSHAY NOGASO SHEKEY SISTER❤❤‍🩹❤‍🩹❤‍🩹❤‍🩹❤‍🩹

  • @user-ex6jv5eh7m
    @user-ex6jv5eh7m 4 месяца назад +1

    Mansh Allah abaayo horay usoco ayaan kuleyahay mariya

  • @JamacFaadumo-kr1gc
    @JamacFaadumo-kr1gc 4 месяца назад +2

    Inshalah naga jooji musik hadalkaaga iyo musikalsk waa madax xanuun waana bil soon

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 4 месяца назад +3

    Masha allaa❤❤❤❤

  • @omshorts2
    @omshorts2 4 месяца назад +2

    Mashallah maria abdalla

  • @asliabdukadir-in3hg
    @asliabdukadir-in3hg 3 месяца назад +1

    kuguma caajisin lkn no so badi vlogyda schoolkaga midklena hore usoco xppti❤☺

  • @raygal5558
    @raygal5558 4 месяца назад +2

    Keep going wll mariya

  • @muscabgaaaboromo9441
    @muscabgaaaboromo9441 4 месяца назад +1

    Wllshie hambalyo 90k 🎉🎉insha allah waxaa ku rajeenaa sida ugu dhaqsiyaha badan in aad ku gaartid 100k insha allah

  • @aishacday
    @aishacday 4 месяца назад +2

    Adi miyaa lagugu ak caajisi karaa apyo 🎉keep going your life maria abdalla🎉❤

  • @user-dz4ts7kq9k
    @user-dz4ts7kq9k 4 месяца назад +1

    Masha allah maria Abdale hore u soco mcnto❤❤❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 4 месяца назад +1

    Maasha Alaah. Abayo. Mardhow
    100KKKK❤

  • @Ayaanali371
    @Ayaanali371 4 месяца назад +1

    Allaha ha nixafido mcnto

  • @nimcodaimond4183
    @nimcodaimond4183 4 месяца назад +4

    Mansha allah abayo nolosha alle farxad hakugu dhameyo wax kudhibana Kuma tuso insha allah abayo ana gabadh Kula midan ahay 7sano qoxonti kujirta walina ka safrin lkn wadan U iqatay noloshadad sonartaynay waxyabo badan iskaga mida isoducee inu illahay Safar isahlo insha allah abayo

    • @mariaabdalla900
      @mariaabdalla900  4 месяца назад +2

      Mesha jogto allah kaga fudeyo waan aniga daremi karo hooyo hadan qaxooti ah

  • @abdishakuraden7358
    @abdishakuraden7358 4 месяца назад +1

    M.a sis. Jecel

  • @user-km1oe5vz1h
    @user-km1oe5vz1h 4 месяца назад +2

    Wll wadnkee jogta❤😢

  • @najmaahmed318
    @najmaahmed318 4 месяца назад +1

    Macanto keep going ❤

  • @XamdiCabduqaadir
    @XamdiCabduqaadir 4 месяца назад +1

    Mariya hormar wacn❤

  • @ikhyarali4189
    @ikhyarali4189 4 месяца назад +1

    keeb going wllo no caaajis🥰

  • @sabirinahmed819
    @sabirinahmed819 4 месяца назад +1

    Keep going mcnto❤❤

  • @abdinasirdahirfarah3440
    @abdinasirdahirfarah3440 4 месяца назад +3

    Xagee kajoogtaa new zealand ani Christchurch aan joogaa maria

    • @user-ly3uf8oz2u
      @user-ly3uf8oz2u 4 месяца назад +2

      Hamilton ayey ka joogta

    • @user-pm2hz2qg5g
      @user-pm2hz2qg5g 4 месяца назад

      @@user-ly3uf8oz2u abayo adi new Zealand ma jogta

  • @makhtalshire2763
    @makhtalshire2763 4 месяца назад

    Gob baa tahay wllo wlhi ilhy Haku sharfo hada kadib kugu xirnaan❤️waligey wlhi wakhti qof kuma bixin balse wax tahay adi qof qalbi wnagsan ❤️

  • @dhiirigaliyeofficial1751
    @dhiirigaliyeofficial1751 4 месяца назад +1

    horay usoco abyo maria abdalla ❤

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 3 месяца назад

    Maa shaallah mushaarka inta ugu badan iyo inta ugu yar kasoo hadal .

  • @hodanbazhir5293
    @hodanbazhir5293 4 месяца назад +1

    Keep going

  • @user-jm4rt7zh5g
    @user-jm4rt7zh5g 4 месяца назад +1

    Keeping wllshy maariya qurux❤

  • @hassanyoonis2566
    @hassanyoonis2566 4 месяца назад +1

    Good luck greeting from Paris france 9:06

  • @Mohamedxamze
    @Mohamedxamze 4 месяца назад +2

    Mashaalah🎉

  • @JamacFaadumo-kr1gc
    @JamacFaadumo-kr1gc 4 месяца назад

    Maria jooji musik waa bil soon musik yuotubka ku jiro hadalkaaga Lama maqlayo musik xir next youtube

  • @xidigmomohamoud3706
    @xidigmomohamoud3706 3 месяца назад

    Masha allah tabarakalah

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 4 месяца назад +2

    Af somali ilaali yow ka dhumin please 🙏🏽 😍

  • @Ayaanali371
    @Ayaanali371 4 месяца назад

    Mash allaha

  • @sihamahmed1476
    @sihamahmed1476 4 месяца назад +1

    Maria nooga sheekee waxaad barato iyo level ka aad joogto magaalada magaceeda noo sheeg

  • @mohamedgindi907
    @mohamedgindi907 4 месяца назад

    Asc wll heesaha iyo musiga badan iska yaree illaahey kushukri marwalbo

  • @iqrocali1293
    @iqrocali1293 Месяц назад

    Wa uqalantaa abaayo

  • @salaadey29shamaq97
    @salaadey29shamaq97 4 месяца назад +2

    Kula socona Mar walibo I.a dadal kaga ne si badi

  • @momedmed-fi1jj
    @momedmed-fi1jj 4 месяца назад +1

    Tagero from Djibouti ❤

  • @user-zs4vw4wl8y
    @user-zs4vw4wl8y 4 месяца назад +1

    Waan ku faanaa

  • @farhiyahussein9392
    @farhiyahussein9392 4 месяца назад

    Asc maria abaayo snow ma idin dao miya waba summer ayeey idin tahaye

  • @Sheeqmedia
    @Sheeqmedia 4 месяца назад +4

    Maria abdalla coming soon 100k

  • @hamdanadam9147
    @hamdanadam9147 4 месяца назад

    GOOD ❤😂

  • @osmanissack6480
    @osmanissack6480 4 месяца назад

    ❤❤

  • @user-rz3dr1rf9g
    @user-rz3dr1rf9g 4 месяца назад +1

    Hooya karti badan

  • @shamsucade5115
    @shamsucade5115 4 месяца назад

    👍👍👍❤❤

  • @user-bj1pd1ve7c
    @user-bj1pd1ve7c 3 месяца назад

    Afsomaliga xita wa iga dhumoya 😂

  • @bilanyusuf6759
    @bilanyusuf6759 4 месяца назад +1

    😂❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mind.mingle2
    @Mind.mingle2 4 месяца назад

    Asc Maria Jimco wngsn wllo Nio New Zealand 🇳🇿 inaan fasax cml u imaado rabaa waxaan joogaa Belgium 🇧🇪 kwrn 1 bil cml meeqaa igu filan lcg ahaan mida kle nolosheeda qaali miyaa mse waa normal ❤❤❤❤❤❤
    Adne aad baan kuu salaamaa xaaskeyga ayaad isku magac tihiin wlhi ❤❤❤❤❤

    • @abdullahiibrahim2674
      @abdullahiibrahim2674 4 месяца назад

      Haa waad imankartaa newzealand...vissa ayaad dalbanaysaa...tourism vissa or visitor vissa...up 3 months..6 months or 9 months....laakiin kama shaqayn kartid
      Waana free visa Belgium...waxaad kadalbankartaa online...NzETA application..nz electronic travel authorization

    • @Mind.mingle2
      @Mind.mingle2 4 месяца назад

      @@abdullahiibrahim2674 Adiga miyaa joogo sxp mase waa iska dhehee Aryaa 🤣🤣

    • @abdullahiibrahim2674
      @abdullahiibrahim2674 4 месяца назад +1

      @@Mind.mingle2 haa waa joogaa newzealand .hadaad tahay Belgium citizen na waa inaad wadadaas raacdaa.thanks

    • @Mind.mingle2
      @Mind.mingle2 4 месяца назад

      @@abdullahiibrahim2674 OK sxp citizenship ahy sxp I.A waan imaanaa 2025

    • @user-pm2hz2qg5g
      @user-pm2hz2qg5g 4 месяца назад

      @@abdullahiibrahim2674 wll qof passport Kenyan ku imade ma is dhibi kara