Part 3 QABKE KU IMAN KARTA NEW Zealand PASSPORT SONALIA MA LAKU IMAN KARA ?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 мар 2024

Комментарии • 70

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 4 месяца назад +16

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤👍☪️

  • @omshorts2
    @omshorts2 4 месяца назад +3

    Amazing maria abdalla

  • @luulelmi2462
    @luulelmi2462 4 месяца назад +10

    ASC welcome to Newzeand I'm from Christchurch since 1994 Meria keep going sis

    • @전겔리
      @전겔리 4 месяца назад

      Aniga Ila tahriib pro 😂😢

    • @juweriaahmed7271
      @juweriaahmed7271 2 месяца назад

      Pls makulasoo xiriiri karaa wxaaa ubahanahay inaa wax kaayara waydiyo New Zealand 😢

  • @hodanbazhir5293
    @hodanbazhir5293 4 месяца назад +2

    Masha Allah

  • @Marlaarag5821
    @Marlaarag5821 4 месяца назад +4

    Waa runtaa walllaahi meeshii ku nooleesa aa wax walbo kaaga fiican Alle hakuu barakeeyo ❤

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 4 месяца назад +2

    Ramadan mubarak habo❤💝🎉🎉🎉👍

  • @ubah_cx
    @ubah_cx 4 месяца назад +2

    Masha allah sister sharafey❤❤❤❤ hore soco hadhageesan qof kaliye❤❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 4 месяца назад +2

    Manshaallah keep going xabibti ❤❤

  • @jamiilajay2046
    @jamiilajay2046 4 месяца назад +2

    Thanks sister keep going

  • @Bintiiidow
    @Bintiiidow 4 месяца назад +1

    Abaayo ilah haku xafido❤ ramadan waye waahelee l.❤

  • @osmanissack6480
    @osmanissack6480 4 месяца назад +1

    M.a shukrn

  • @user-dq2tr5sf4q
    @user-dq2tr5sf4q 2 месяца назад

    ماشاءالله تبارك الله الحمدلله ❤🎉

  • @nimcodaimond4183
    @nimcodaimond4183 4 месяца назад +2

    Mansha allah maria wankusalamay abayo waxan ka codsanaa inaa mardanbe comment negetive soqadan mar danbe

  • @elmiabdullahi1960
    @elmiabdullahi1960 4 месяца назад +5

    Marwo Maria Abdalla, waa qof qiimo badan Waxaan ku rajaynayaa nasiib wacan adiga iyo caruurtada noolow guulayso.

  • @sundusmahad726
    @sundusmahad726 4 месяца назад +5

    Maria apdalla abyo guulayso wllhi dar ilahay baan ku jeclhy❤

  • @Memoo-farah
    @Memoo-farah 4 месяца назад +3

    Maria apdalla walshey qaliya ❤👸🏼

  • @capdyzhakuur807
    @capdyzhakuur807 4 месяца назад +5

    Line dadka iibinaya mana wadaagi kartaa

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 4 месяца назад +2

    Waxaad tiraahda markasta InshaALLAH

  • @user-cx7mp8pe8h
    @user-cx7mp8pe8h Месяц назад

    There are ways to immigrate to New Zealand.
    The refugee status is 1500 people are allowed in per yeàr.
    This spread thru the world.
    The normal way is the Accredited Employers Work Visas.
    A skilled based entry.
    English skills are necessary.
    Doctors, Nurses, Engineering, civil and chemical. Teachers in science and mathematics are needed.

  • @salaadey29shamaq97
    @salaadey29shamaq97 4 месяца назад +5

    Huno
    Mar walibo kula socona I.a
    100k marka xerto ane kula socda hadiyadeydah ciida yalaga weyn

  • @omararale7962
    @omararale7962 4 месяца назад +3

    Ma Shaa Allah. Walaal Maria booska hajiga gorma buxinaya

  • @Asturan1
    @Asturan1 4 месяца назад +2

    Abyo dadkan wa nucaas mesha darufa ku badeyso wala gu qarareynaa aniga walshey ilandhalatay oo og bahideyna waxey is ka so jaree markey yutup taktay xaa yalo hala yabin marka bini aadan kaan alle ha ino rumeyo riyoyin keyga ana aqno waxey ii tareysee😢😢😢

  • @Muqtaar867
    @Muqtaar867 4 месяца назад +4

    Been aad sheegtay sister I’m good daddy so adiga abaahaga nin xun miyuu ahaa don’t say all Somalian man aren’t the same

  • @shamsucade5115
    @shamsucade5115 4 месяца назад +1

    👍👍

  • @Najaxkiaze
    @Najaxkiaze 4 месяца назад +2

    Azc mariyah hooyo somali ahy waxn hystaah gabdh neslaaan wn imanayah I.a basabeerkah itebiyah wn hystaah

  • @user-es7yn7pm9l
    @user-es7yn7pm9l 3 месяца назад

    Wa dalka Qurux badan

  • @ubah_cx
    @ubah_cx 4 месяца назад +3

    Uk jooge aduunka ugu jCeylahey neewzld

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 4 месяца назад +2

    waxaan ka soo salaaamaya Vancouver Canada

  • @Barah_jr10
    @Barah_jr10 4 месяца назад +1

  • @user-zm4gp2hm1q
    @user-zm4gp2hm1q 4 месяца назад +1

    Alpha walashis❤❤❤❤

  • @user-jz1cs2xs1k
    @user-jz1cs2xs1k 3 месяца назад

    👍

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 4 месяца назад +2

    Maria hadaalada u Dhul qaado dadka isku wada mid maha

  • @kaledelmialaahi90
    @kaledelmialaahi90 3 месяца назад

    Xanuunka kuhaya taqaquskeeda baro si aad dadka ugu anfacdo

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 3 месяца назад +1

    Arinta line laiibsado imisaa kubixi karta abayo

  • @Za__channel499
    @Za__channel499 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 4 месяца назад +1

    Odayga makala tagteen hadda?

  • @MOHFXTARDING
    @MOHFXTARDING 3 месяца назад

    Mariya wll asutrlia qof family ga ah ayaa ii joogo may dacwoon karaa wll

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 3 месяца назад

    Libe ka ayey ka wadaa, marka lagu leeyahay vise la iibsadaa ma jirtas?

  • @Apdala-kaatun64
    @Apdala-kaatun64 4 месяца назад +1

    Wllo vedio caadi ah nsoo smee sidaado Ku timi commentkiga nag daa

  • @Young_Abdi_Ali_official
    @Young_Abdi_Ali_official 3 месяца назад

    Walal line iib ah meesha Malaga helaa

  • @user-uo8ot9ot2h
    @user-uo8ot9ot2h 4 месяца назад +1

    Singal matahay hada

  • @user-rm3gb9dc8n
    @user-rm3gb9dc8n 3 месяца назад

    Singal matahay abaayo

  • @khadaryussuf9693
    @khadaryussuf9693 4 месяца назад +1

    Asc

  • @samraabdullahi4779
    @samraabdullahi4779 4 месяца назад

    Wacalo dheh anaga xitaa ma rabno😅

  • @Funnyvideos7_p23
    @Funnyvideos7_p23 3 месяца назад

    Kusoco wll😊

    • @abdirahinhassanabdi815
      @abdirahinhassanabdi815 3 месяца назад

      Vancouver walee meel aan caadi ahay ayaad joogtaa canada 🇨🇦 wadan culus waaye

  • @Faarax_soomaali
    @Faarax_soomaali 4 месяца назад +1

    8:57 Halkeen ka xaraysan karaa visaha shaqadda? Waxaan haystaa passport ethiopian. Shaqooyinka laga helo nala soo wadaag

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 3 месяца назад

    Passport kenyaan waa fudud yahay miyaa

  • @user-cp9om4dg1k
    @user-cp9om4dg1k 4 месяца назад +1

    ma fahmin wxa tiri new zealand passport somali ma aqoonsana😢 hdana waxa dhahday somaliga waxbarasha ku imaan kartaa see isku keene sharsfey iso jawab reply🙏🙏

    • @user-ju8ee5tg3d
      @user-ju8ee5tg3d 4 месяца назад

      Passport Ethiopian ama kenyan ku imaanee adoo soomali ah

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 4 месяца назад +1

    Waarun

  • @user-dq2tr5sf4q
    @user-dq2tr5sf4q 2 месяца назад

    🫂💌

  • @niciimaismail2771
    @niciimaismail2771 4 месяца назад +2

    Wll xilima ayaad zhaqysaty oo gadhi iibsatay se hadad markiba shaqo logu siiyey maxad ka shaqysa

  • @ugaas.Yasin.
    @ugaas.Yasin. 3 месяца назад +1

    Maria abdalla wadankaas Naag baa xukunta

    • @mustafabaraf7397
      @mustafabaraf7397 3 месяца назад

      Gabdhi xilka way iska casishay mudo ka dibna xisbigedi labour party wa laga badiyay..marka imika ninba xakuma Christopher

    • @juweriaahmed7271
      @juweriaahmed7271 2 месяца назад

      @@mustafabaraf7397adiga ma new zealand ayaa joogtaa

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 3 месяца назад

    Umada ha habinina! Who wants to go to the arse end of the world! Somalia iska iloow in aad boqatid ticket ka kaliyah go and back ah ayaa ka nixinaayo! Ha foganina!

  • @abdirizaksiyad2703
    @abdirizaksiyad2703 4 месяца назад +1

    Malabka Manuka Honey baan rabi lahaa walaalo sidee ku heli karaa Mogadishu ayaan joogaaye

    • @mariaabdalla900
      @mariaabdalla900  4 месяца назад +1

      Ila so ila so hadal ana ku so dhibayo snap Rahaaf 815

  • @Faarax_soomaali
    @Faarax_soomaali 4 месяца назад

    8:57 Halkeen ka xaraysan karaa visaha shaqadda? Waxaan haystaa passport ethiopian. Shaqooyinka laga helo nala soo wadaag