CC Camera | Ninkaan Qorshe CAJIIB Ah Ayuu Rabay Inuu Si Bilaa Sharci Diyaarad Ku Raaco.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024

Комментарии • 66

  • @Mohamuudcaaqil
    @Mohamuudcaaqil 6 месяцев назад +37

    Nabi muxamed ku Sali fadliga ramadan 📿ﷺ ❤️♥️🙏

  • @Smaxto
    @Smaxto 6 месяцев назад +18

    ku saliya nabiga scw

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 6 месяцев назад +18

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 6 месяцев назад +5

    Jimco wanagsan asxbey dhamantena Ramadan Mubarak 🌙

  • @Waandhiiranahay
    @Waandhiiranahay 6 месяцев назад +3

    Hasow Mahadsanid waa nasiib darada heysata black Americanka, dhanwalba waxey nolosha kuwaayaan wax laga baaqsan karay oo badan

  • @aminCaraale
    @aminCaraale 6 месяцев назад +2

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A 🕋❤️💖🤲🏽 Mahad Sanid wll 👏🏼 RAMADAN MUBARAK 🌙 ☪️ ❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 6 месяцев назад +3

    Waa cajjiib lkn nAsiib daro ayaa. Ku dhacday xariifka

  • @rorobano6907
    @rorobano6907 6 месяцев назад +3

    Nasiib xumadii ugu darneyd

  • @nagiibkamaal
    @nagiibkamaal 6 месяцев назад +3

    Somalia 🇸🇴 caday ilaahay swt dhibta haka dulqaado 🇸🇴 🇸🇴 ❤💔🤲

  • @_Aurora293
    @_Aurora293 6 месяцев назад +2

    Hhhhhh hosow. anigu waxaan umalaynayaa awawgiisii 10 naad baa soomaali ahaa
    I feel so sorry for him

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 6 месяцев назад +2

    Ninka waa dadaalay lkn waa fashilmay xariifka 😅

  • @SaadaqDuraan7
    @SaadaqDuraan7 6 месяцев назад +1

    Guleyso my brother ❤

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 6 месяцев назад +3

    First 10/10. 💀🖤

  • @maryammoalem6280
    @maryammoalem6280 6 месяцев назад +3

    Indho adeeg habartis iyo adoogiis 😂😂😂😂

  • @siciidxajiin7096
    @siciidxajiin7096 6 месяцев назад

    نبينا محمد صلى الله عليه وسلم☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝

  • @caashomaxamed6513
    @caashomaxamed6513 6 месяцев назад

    Keep going indeer ❤

  • @xasan8803
    @xasan8803 6 месяцев назад

    Keep going pro❤

  • @AbdullahiCadow-n3r
    @AbdullahiCadow-n3r 6 месяцев назад

    Coming soon 500k I.n

  • @AmaalAli-tl5pj
    @AmaalAli-tl5pj 6 месяцев назад

    Kolay horu usameyaay lakiin markaan boos banaan ayaan jirin

  • @AyaanJama-m4m
    @AyaanJama-m4m 6 месяцев назад +1

    Waa iiban la aan daas muu iibsado

  • @Alina12395
    @Alina12395 6 месяцев назад

    Kanwaran naagta ilaa colombia pording pass dartis laguso celiyey o intu nin tiket online noga jarayay kadib u noso racin lahaa tiketka kadib wu naga iloobayba kadibna fly gi wanaga tagay kadibna tiketki nalo bedelay wana nalaga shakiyey tos ba meshi turkish ahayd nalogu celiyey😢

  • @mizbahqalbi8415
    @mizbahqalbi8415 6 месяцев назад

    My home Salt Lake City 😊

  • @전겔리
    @전겔리 6 месяцев назад

    BP means black pink K-pop Idol girl adigu maxaad ula baxday bp

  • @fushkaxmahamed7315
    @fushkaxmahamed7315 6 месяцев назад

    Fly markoo gudaha dalka yahay basabor loma bahna online ka jarta barshodka alabka sare hortda u socota

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 6 месяцев назад +2

    Howsow bro❤❤
    Hadan Ahan lahaa Qofka 😅Walahi SUULIGA KAMA SO BAXEEN ILAA AY DIYARADU BUUXSANTO😅😅

    • @abdalasaid8927
      @abdalasaid8927 6 месяцев назад +1

      Sikasto wa fashilme becos suliga qof le ubahanyo lawa gorba😮

  • @alfanaanmooge9156
    @alfanaanmooge9156 6 месяцев назад +1

    4sec Walal Osman

  • @Zehaa007
    @Zehaa007 6 месяцев назад +2

    😂😂😂African walee farsamo laguma gaadho

  • @neymarjr8516
    @neymarjr8516 6 месяцев назад +1

    Am first 1 tonight

  • @AbdiRazak-wv1zw
    @AbdiRazak-wv1zw 4 месяца назад

    Qorshaha lagu guuleysan laha wa In ladiyaar....

  • @XasanNuur-wu9tk
    @XasanNuur-wu9tk 6 месяцев назад

    Respect bro

  • @Kheyr_show
    @Kheyr_show 6 месяцев назад

    Qisoyin dunida oo dhadheer aya xiiseya

  • @GaradAli-id2uf
    @GaradAli-id2uf 6 месяцев назад

    Nasiib kaaso kale hadaan canada ku tago bal ka waran waa yaab wllhi😂

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 6 месяцев назад

    Crime documentary noo soo celi walalo

  • @alisalah7258
    @alisalah7258 6 месяцев назад

    Garoonkaas aniga ka shaqeyaa

  • @AbrahamMocalim
    @AbrahamMocalim 6 месяцев назад

    Kisalaami❤ wadaay

  • @abdilaahipersia528
    @abdilaahipersia528 6 месяцев назад +1

    Indho adayg pro max 😂😂

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur197 6 месяцев назад

    Thanks❤

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 6 месяцев назад

    Waa xariif tuug ah bisinka

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 6 месяцев назад

    Woow😂waan samayn ana

  • @hdd5651
    @hdd5651 6 месяцев назад +1

    Wa holo kas aqli leh sac

  • @calipheabdow6608
    @calipheabdow6608 6 месяцев назад

    Hello

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 6 месяцев назад +2

    SOMALI 🇸🇴 MARYOLEY ❤ AYAN KA BAQAA INEY NASHQADAN KU DAYESADAA 😂😂NO CHALLENGE 😂 CABSI CABSI WLHI 😂😂 JOOGA😂😂

  • @NOf_x_x
    @NOf_x_x 6 месяцев назад +3

    Geel🐫Carbeed yaa yaqano😂

  • @bardacad
    @bardacad 6 месяцев назад

    WAXAAD SOO GUDBISAY WAX XIISA LEH FAAIIDO LEH.
    SOMALIMARYOOLEY QAYLO CAYB ISQAWIN IWM BAA SHAASHADA LALA SOO FADHIISANAYA BADANKOOD

  • @HajiAbdi-v3b
    @HajiAbdi-v3b 6 месяцев назад

    He tucked up when he locked the bathroom

  • @ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958
    @ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958 6 месяцев назад +1

    Hhhhh waa cajiip nasiipku

  • @AHMEDJELLEABDI
    @AHMEDJELLEABDI 6 месяцев назад

    🎉

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 6 месяцев назад

    Maalinta danbe ayuu raaci karay laama badali karo tigitka

  • @captinejonhh252
    @captinejonhh252 6 месяцев назад

    Legeing qisoyika kusoco

  • @Abdahakiinaamiin-bm7jz
    @Abdahakiinaamiin-bm7jz 6 месяцев назад

    Hosow the legan

  • @sharifoturyare5324
    @sharifoturyare5324 2 месяца назад

    Shekadaan Somalida halaga qarsho😂

  • @NaimaKhiare
    @NaimaKhiare 6 месяцев назад

    Indho adkaaaa🙄

  • @siradm
    @siradm 6 месяцев назад

    Qaabdarro waaye iyo ceeb!

  • @barwaqoshorts2338
    @barwaqoshorts2338 6 месяцев назад

    Amaa american ufakadaa San camal 😂😂😂😂😂

  • @IBRAHIMfjizow-r4l
    @IBRAHIMfjizow-r4l 6 месяцев назад

    # free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤inchallah

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 6 месяцев назад +1

    Ninkan inta aan safar kiisa la gaarin ayuuba da.diisa been ka sheegay ma ninkan ayaa 26 sano jira hhhhhhhh

    • @MandekDuale
      @MandekDuale 6 месяцев назад +1

      Hhhhh soomali geed hoostisa kudhasha moodey wadankiina burbursan oo bilaa sharciga hamoodin wll

    • @quenmaida1376
      @quenmaida1376 6 месяцев назад +1

      @@MandekDuale hhhhhhh africa waa nala mid kaaga darane markey tahribaan waxey shegtan 14 ilaa 15 sano kaaga daranee waa dad wada geel cml

    • @MandekDuale
      @MandekDuale 6 месяцев назад +1

      @@quenmaida1376 laf iyo mug beyleeyihin 17 jiradii kubada cayaarayy waadigii arkey iyo kuwa soomalida sidey isku ahaayen lafyarida soomalidu cunto xumo kudarsadeen waa dad daqiiq iyo baasto uun cuno oowada hagaasa kudarso nikan waa black american

    • @ajkhaled
      @ajkhaled 6 месяцев назад

      ​@@MandekDualeActually Indhaha Ayaa Ka Saartey Runta sariirta la bdsana Asaa la lee yhy ka myaa 26 jiro😂

  • @Engdaacadd
    @Engdaacadd 6 месяцев назад

    Assalamu Alaikum ustaad hosow waxaan qaadan lahaa duruustaadii what's up numberka website ka ku qoranna ma ii shaqaynaayo xagaan kala xidhiidhaa teamka ustaad

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow 6 месяцев назад

    He is just a plain stupid. Hadiiba uu yahay QOf haysta shaqo fiican awoodana inuu SNOW SKIING aado, waxaa uu goosan karay AIRPLANE TICKET kale dhibla’aan maadama uu u socday STATE weyn. Laakiin waxaa halkaan ka cad inuu kamidyahay dadka QARASHKA badan oo si xisaab la’aan ah u qarash gareeyo LACAGTA soo gasha MARKASTANA ku nool PAYCHECK to PAYCHECK!

  • @zarqawireaction200mviews
    @zarqawireaction200mviews 6 месяцев назад

    Cusman wll daar ciid makaheli kara cidhaan lee igafarxi i.a garabka Allah hagalo