MALINKA KOWAD E RAMADAN IN NEW ZEALAND MALIN DHEER KADIB ROUTINE IN RAMADAN!!!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 мар 2024

Комментарии • 65

  • @mohamedhaajiisse6440
    @mohamedhaajiisse6440 4 месяца назад +14

    Team Maria Abdalla Ramadanka intusan Dhamaan 100K inan uxirno Walashen An ugu Dadalno

  • @user-lo7mv4ki1c
    @user-lo7mv4ki1c 4 месяца назад +10

    Waadiyaar 100k before Ramadan

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 4 месяца назад +6

    M.a qof run sheeg badan oo nolosheda ka fanin allha ha idin xiftio adigio caruurtadaba ❤❤

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 4 месяца назад +1

    Daal waa dhamaana ee caruurta Allah ha ku dhowro Ameen yaa Rabb ❤ 💙💙💙

  • @aaminomacalin-tu8pp
    @aaminomacalin-tu8pp 4 месяца назад +1

    Masha allah

  • @mohamedhaajiisse6440
    @mohamedhaajiisse6440 4 месяца назад +3

    Maria Abdalla Welcome Back Walashen Qali insha Allaah Marhdhaw 100K Wan Xireyna Youtubka

  • @roda77
    @roda77 4 месяца назад

    Ramadan Mubarak 🎉 masha Allah ❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 4 месяца назад +1

    Masha allaa❤❤❤

  • @umuzahra3864
    @umuzahra3864 4 месяца назад +1

    MashaAllah Abayo ❤❤❤🌙

  • @user-ip5zw6mm5m
    @user-ip5zw6mm5m 4 месяца назад +1

    welcome abyo🥰

  • @saidabdullahi3401
    @saidabdullahi3401 4 месяца назад +1

    Ramadan mubrk 🌙

  • @omararale7962
    @omararale7962 4 месяца назад +1

    ❤ ma Shaa Allah

  • @mkafamily6700
    @mkafamily6700 4 месяца назад

    MashaAllah TabarakaAllah hooyo fariid eh❤

  • @Anuush89
    @Anuush89 4 месяца назад

    Masha Allah❤

  • @najmociise5887
    @najmociise5887 4 месяца назад +1

    Ramadan Mubarak ☪️ abayo

  • @hodanbazhir5293
    @hodanbazhir5293 4 месяца назад +1

    Ramadan Kareem

  • @bilanyusuf6759
    @bilanyusuf6759 4 месяца назад

    ماشاءالله ❤

  • @deeqoomar3074
    @deeqoomar3074 4 месяца назад

    Masha allah ramadan mubaarak

  • @user-zs4vw4wl8y
    @user-zs4vw4wl8y 4 месяца назад

    Masha allah walashay macan

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc 4 месяца назад +2

    Ramadan mubarak ✨️

  • @yasmincookingchannel8789
    @yasmincookingchannel8789 4 месяца назад

    MashaAllah

  • @arwaxasan2794
    @arwaxasan2794 4 месяца назад +3

    Ramadan mubarak xbbt wllhi waan kufarxay soo labashadada wllhi markaan ku arkay farxad ayaan la ilmeyay xbbt dar alle ayaan kuu jeclahay quruxey ii farax sanaaw abid nolosho kuma xumayso ❤❤❤

  • @jisooismybiasandsoisyours4299
    @jisooismybiasandsoisyours4299 4 месяца назад

    Mashaaalla Mashaaalla ❤

  • @CoffeandTea1
    @CoffeandTea1 4 месяца назад +1

    Masha Allah Hal sano gaari xita waad wadi karta Allah wofki baryo wuu gara❤

  • @hodanmohamedlifestyle
    @hodanmohamedlifestyle 4 месяца назад

    Maansha allaah soo laabasho wacan wll ❤❤❤

  • @ikhyarali4189
    @ikhyarali4189 4 месяца назад

    keep going

  • @ikranawale5450
    @ikranawale5450 4 месяца назад

    Mash Allah tabarakallaah quruxay ilahay haka farxiyo marwalba aamiin yaa Allah ❤

  • @Hodan_1333
    @Hodan_1333 4 месяца назад

    Manshll Walashey horay usoco

  • @falismaxamuud9459
    @falismaxamuud9459 4 месяца назад

    Wow ❤ so badi

  • @Sheeqmedia
    @Sheeqmedia 4 месяца назад

    Welcome back Maria abdalla

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 4 месяца назад

    Welcome back beautiful from London England 🇬🇧 ❤❤

  • @Catiifo-gl4en
    @Catiifo-gl4en 4 месяца назад

    Ramadaan Mubarak from ifraah khaliif

  • @user-fb2ov9sb5v
    @user-fb2ov9sb5v 4 месяца назад

    Welcome

  • @Sumayo987
    @Sumayo987 4 месяца назад

    Scw Maria from Ifraax Qaliil

  • @safiachideh
    @safiachideh 4 месяца назад

    Asc wll maria Ramadan mubarak ❤team ifrah khalif❤

  • @fahimagood5742
    @fahimagood5742 4 месяца назад

    From ifraax khalif team

  • @fatmaibrahim2472
    @fatmaibrahim2472 4 месяца назад

    Mashaallah abayo😊

  • @sundusmahad726
    @sundusmahad726 4 месяца назад

    Mariya queen guulayso abyo wax ku dhiba alla kuma tuso adi iyo awlaadadaba❤

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 4 месяца назад +1

    Asc abyo ifrax aya naxasusisy abyo sodhawaw abyo❤❤❤❤❤

  • @Bintiiidow
    @Bintiiidow 4 месяца назад

    M.a❤ sister allah haku xafido❤

  • @hodansomaliahmed8661
    @hodansomaliahmed8661 4 месяца назад

    Lkn inyarbad joogte yakukalabaray sidii naag 20sano jogtaad udhaqmysaa mansha allaah

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 4 месяца назад

    Maria intee aaday sharafey wlhi waan ku tabay ❤❤❤❤ intee waaye meesha arbaco laga soomay

  • @ibtizamali8969
    @ibtizamali8969 4 месяца назад

    Maria cadey apaya mansha allah waliga kugu xirana wan kuwaayey inbadan malesia marka jogta kudawanjjrau

  • @musaymoabdi8509
    @musaymoabdi8509 4 месяца назад

    From ifrax❤

  • @hodansomaliahmed8661
    @hodansomaliahmed8661 4 месяца назад

    Laaa illaaha illallaaha waa khasab inlaysraaciyo hadiikale waa danbi wayn
    Laa illaaha =means illaah kale majiro ilallaahu illaaha xaqlagu caabudo mooyaane😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 4 месяца назад

    Manshaallah Ramadan mubarak ❤❤❤ naag maseyrsan keentey sanbuusi saasa la yiri 🤣🤣

  • @najmociise5887
    @najmociise5887 4 месяца назад

    Masha Allah abayo birta sanbuuska karkeda gadaal iska mari hadi jak ad siisan salida Wey idin ku dadan kartaa

  • @user-vg9xx3lu5e
    @user-vg9xx3lu5e 4 месяца назад

    from ifraah khaliif

  • @momedmed-fi1jj
    @momedmed-fi1jj 4 месяца назад

    Tagero from Djibouti ❤

  • @Faysal_Mohamed
    @Faysal_Mohamed 4 месяца назад

    👏👏👏👏👏👏

  • @FardawsaCabdi-ie2nd
    @FardawsaCabdi-ie2nd 4 месяца назад +2

    Nageeye uxiisnay video noogu samee

  • @farhiyoosman1626
    @farhiyoosman1626 4 месяца назад

    Maaria waaku xiisay waaku farxay inaa baxday ❤ hadana noo soo laabatay

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 4 месяца назад +1

    Durba mayagaa kusiiyay gaadhiga abaayo ileen dhawaan ayaa tagtay mise shaqo ayaad bilawday

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤

  • @ibtizamali8969
    @ibtizamali8969 4 месяца назад

    Apaya maria waxan kuweydinaya leesanka goorme qadatay inta naga maqneyd oo halkasana maqneyd mabaratay babuur wadowga mise hora utaqanay iso jwb pls and pls aniga mardhaw dhoofaya xoga said uma aqan waxyar lee ibilaawan jwb wacan qaliyey😊

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 4 месяца назад

    Wcs rmadn muprik so lpasho wcan akhwn 😊

  • @user-zm4gp2hm1q
    @user-zm4gp2hm1q 4 месяца назад

    Ani hadaa su aal kuweydinaya king Alfa wllkaa miyaa

  • @bashirsheikh8630
    @bashirsheikh8630 4 месяца назад

    Wilasha shaqada guriga Barr.

  • @mohamedhaajiisse6440
    @mohamedhaajiisse6440 4 месяца назад +1

    Marka Abdalla Fllow back iga Sodheh He Tiktok Walashey Qali

  • @Niini389
    @Niini389 4 месяца назад

    M.a suaal wll Nolosha Newzealand ka waran wll shaqo maleedahay iyo waxbarasho maxay tahay sababta ay dadka Australia ugu guuraan markay passport ka helaan kasoo waran dhanka diinta ka waran cunsurinimo miyay taal sida xijaabka in laygu cunsuriyeeygoobo diinta lagu barto ma leedahay .

    • @abdullahiibrahim2674
      @abdullahiibrahim2674 4 месяца назад +2

      Haa shaqo iyo waxbarasho waa buuxdaa...xaga shaqada waxaa qofka singleka ah waxaa fiican australia....balse reeraha iyo caruurta waxaa ufiican newzealand

  • @hodansomaliahmed8661
    @hodansomaliahmed8661 4 месяца назад

    Gabarshidan

  • @user-jg1bc5jr4m
    @user-jg1bc5jr4m 3 месяца назад

    Abaayo lacag miyey dowladu idin siisaa gurigana free miyaa hadaan line ku imaado passpor ethiopian kwrn line aan gato dowlada ma isku dhiibi karaa

  • @deeqowarsame3170
    @deeqowarsame3170 4 месяца назад

    Abaayo nagaha iska Fiji mafeecno