PART TWO MEEQO SANO AYEE IGU QADATAY INA IMADO NEW ZEALAND 🇳🇿 QABKENA KU IMADAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 мар 2024

Комментарии • 80

  • @gadoodqaran1585
    @gadoodqaran1585 4 месяца назад +4

    Maashaa allaah waxaad nooga sheekeysay qiso aad u dheer oo akhiiran ama kama danbeys ku dhamaatay farxad qisadaada iyo qisadayda boqolkiiba 90 aad ayey iskugu dhawdahay waan ku cusbahay youtube kaaga ee abaayo noogu soo dar qeybta 3aad ee dhiman adiga iyo ilmahaagana barwaaqo ayaan idiin rajeynayaa iyo hormar

  • @mohamedhaajiisse6440
    @mohamedhaajiisse6440 4 месяца назад +6

    Aboow Aboow Maria Abdalla Ahaa Gabadhan Welcome Back Ayan Kulenahay Walashey Qali 2 Sano Kudhawad RUclips Wad Kamaqned Run Ahanti

  • @sundusmahad726
    @sundusmahad726 4 месяца назад +3

    Nursing baro waayo fursadihiisa way badanyihiin mansha allah maria gulayso abyo❤

  • @MohamedMohamed-uc6ve
    @MohamedMohamed-uc6ve 4 месяца назад +7

    Wllo,Alle ha ku gargaaro,cfmdkana ha kuu siyaadsho,wxn lyhy waa inaad ilhy u xamdisaaH,ilmhgna Abbe & Hooyaba u noqotaaH,waqtigaaga inta badana aad iyaga gelisaa,waa hadaad rabto iny lafohooda isugu filaadaan,Ilmahana aad u la sheekayso,Guubaabi,diintoodana ku ilaali,saddexda waqti oo cuntadana waa in hal miis dhammaantiin ku wada cuntaan,isku day maalmaha fsaxa inaad cruurta banaanka uga saarto guriga,calal aqal aad geyso public parks,si ay ugu nafisaan,isaga ciyaaraan,xataaH hadaadan awoodin cuntadooda guriga ugu suubisid u soo qaad,ilmahana jcyl badan tus & iny iyagu is jcldn,waqtigaaga intiisa badan geli iyagaH,waxa yaree la siiyana u dhaqaaleeH,wxna meel inaad ugu riddo mid waliba ku dadaal si siman,siiba gabdhaha u roonow,ta kale wxn kugula talin lahaa Nersing ka. Raallina iga ahow,hadaan warka kugu bedshy gabadh somaliyed

    • @mariaabdalla900
      @mariaabdalla900  4 месяца назад +4

      Mahad sanid wll Insha Allah aniga ilahey ha ila garab galo ❤

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 4 месяца назад +2

    masha alah baayo alaha idin barakeeyo adiyo ciyaalkaagaba aamiin ani aragtidayda waxay ila tahay inaa Nursing diyaariso insha alah mustaqbal fiican baa leedahay baayo horey u soco.

  • @AminaMaandeeq
    @AminaMaandeeq 4 месяца назад +2

    Maasha allaah sis welcome back 🙏

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r 4 месяца назад +1

    MASHA ALLAH ABAAYO GULEEYSO MALEESHIYA WA KA REESATAY BASABOOR NEW ZILAAN ALLAHA KUGU ARSAAQO ADIGA IYO ILMAHAADA

  • @capdyzhakuur807
    @capdyzhakuur807 4 месяца назад +5

    New zealand maxay doorashooyin ku siinaya sida inaad waxabarato ama shaqaysato mise waxabrashada heer intee leeg lagaa bilabayaa

  • @omarali2282
    @omarali2282 4 месяца назад +1

    Masha allah is jiid jiid kadib alle syaa mahadsan tahay

  • @Wweraw7
    @Wweraw7 4 месяца назад +1

    I can't wait for part 3
    And welcome back my sista🎉❤

  • @farhiamahamad8938
    @farhiamahamad8938 4 месяца назад +1

    Masha Allaah Wllo

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 3 месяца назад +1

    Agoon aabe leh weeye ciyaalka soomaliyeed

  • @abdullahibotan
    @abdullahibotan 4 месяца назад +3

    Abay masha Allah hooyo karti leh ayaa tahay ani ahaan Nurses baro kudhi lahaay sababta waa shaqo laan aduunka makugu😂dhaceeso,Hadana shaqo ciyow galee.

  • @geedi1132
    @geedi1132 4 месяца назад +1

    Alle hakuu sahlo nolasha walaale, allena hawnaxariisto gabadh kasta oo caruurta lagu dayacay.

  • @Sheeqmedia
    @Sheeqmedia 4 месяца назад +1

    M.a the best story ican't wait part3

  • @fartunabdisamed724
    @fartunabdisamed724 4 месяца назад

    masha Allah proud of you sister ❤

  • @user-dp7ri6un5r
    @user-dp7ri6un5r 4 месяца назад +1

    Illaahay ha idin Ku xafidho

  • @falismaxamuud9459
    @falismaxamuud9459 4 месяца назад +2

    So labasho wcn

  • @zariinmohamedomar2212
    @zariinmohamedomar2212 4 месяца назад +2

    Nurse ku ficantahay ❤❤❤❤

  • @Wweraw7
    @Wweraw7 4 месяца назад +2

    Nurse ❤ wll

  • @rahmasheikhabdi6710
    @rahmasheikhabdi6710 4 месяца назад +1

    Nurse noqo insha allah bayo ❤

  • @hibao9569
    @hibao9569 4 месяца назад +4

    Social worker

  • @abdishakuraden7358
    @abdishakuraden7358 4 месяца назад +2

    Kalkaliso. Ku ficanthy ❤

  • @nasteehomahamed1112
    @nasteehomahamed1112 4 месяца назад +2

    REER MALAYSIA 🇲🇾 meshan ugama jeedo maxa jiraa 😂😂

  • @maxamuudnaasir4293
    @maxamuudnaasir4293 4 месяца назад +1

    Nurse hopefully

  • @ibtizamali8969
    @ibtizamali8969 4 месяца назад +1

    Hooya mcn makuso raacdayna qaali hoyada maka hartayna

  • @hodansomaliahmed8661
    @hodansomaliahmed8661 4 месяца назад

    😊nurse baro

  • @nimcohussain8147
    @nimcohussain8147 4 месяца назад

    Meeqo caruur ilahey ku siiyay ani 2 baby aan heystaa Somalia aabo fiican wuu ku yaryahay Abyo waan kula qabaa

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 3 месяца назад

    Qaab qaxootinimo aan ahayn malagu imaan karaa abayo tahriib visa.

  • @Buubshe
    @Buubshe 4 месяца назад

    Nurse

  • @user-jh5mc1ih8v
    @user-jh5mc1ih8v 4 месяца назад +2

    Keep going wll Maria Abdullah.
    Waxa aan haystaa passport kenyan ah .hadii aan visa dal xiis ku imado new zealand. Qaxoonti ma iska dhiibi karaa ?

  • @user-dp7ri6un5r
    @user-dp7ri6un5r 4 месяца назад

    Social workers baro si aad ucaawiso walaalahaaga somaalliyed

  • @nimcoxuseen924
    @nimcoxuseen924 4 месяца назад

    Sideen ku tagikaraa wll new sland

  • @ugaas.Yasin.
    @ugaas.Yasin. 4 месяца назад

    I cant believe my eyes

  • @xafsoimam5651
    @xafsoimam5651 4 месяца назад +4

    ❤❤❤xbtyy maria welcom soonoqsho wcn alle hakuugu dhameestiro nolosha hda haysto iyo midkasii saraysa
    Codsi abyo rotine noosooduub

  • @falismaxamuud9459
    @falismaxamuud9459 4 месяца назад

    Nursing baro abayo waa janisyo bdn thy

  • @saciidabdikadir5862
    @saciidabdikadir5862 4 месяца назад

    Maadaama aad wadamadaan hormarey tagty narsingka baro ayadaa suuqleh

  • @GAANI.
    @GAANI. 4 месяца назад

  • @Zakariyeclrixmaan
    @Zakariyeclrixmaan 4 месяца назад

    New Zealand sidee ku imaan karnaa

  • @hodanbazhir5293
    @hodanbazhir5293 4 месяца назад

    Alxm

  • @ogaalmedia581
    @ogaalmedia581 4 месяца назад +2

    Abyo adigoo mhdsan intee kala soo xiriri karaa waxbaa kuwaydiinaa

    • @mariaabdalla900
      @mariaabdalla900  4 месяца назад +3

      Snap Rahaaf815 Ana instagram mariaabdalla

  • @nafisladan2225
    @nafisladan2225 2 месяца назад

    Nursing baro

  • @omararale7962
    @omararale7962 4 месяца назад

    Nursing sameey

  • @user-kw4gv2rf8q
    @user-kw4gv2rf8q 4 месяца назад

    Ceer maa qaadatiin

  • @geedi1132
    @geedi1132 4 месяца назад +1

    Waxbarasho ma lagu imaan karaa wlle,hadii lagu imaan karana qofku markuu wax ka barto ma joogi karaa tolow?

  • @abdishakuraden7358
    @abdishakuraden7358 4 месяца назад +3

    Ar qoftan inti ka baxdey islaha a inay dhimatay u maleynaye bee 😂

    • @nasteehomahamed1112
      @nasteehomahamed1112 4 месяца назад

      Xaasid

    • @mariaabdalla900
      @mariaabdalla900  4 месяца назад +2

      Hahaha 😂 wali waa nolahay

    • @abdishakuraden7358
      @abdishakuraden7358 4 месяца назад +3

      Ar xasid nimo iga ma ah ee waan wayey de.. 🥺 1sano io bar ayaa radinayey runtii. Qof walpa waan wey diyey ee ma arkin ayoo idhahy. Kwrn he mx sameyaa

    • @user-no1uj2fn9t
      @user-no1uj2fn9t 4 месяца назад

      Markaan eegay codkarnimadaada waxaad ku fiican tahay social worker laakiin waxaan kugula talin
      Lahaa nurse kaas shaqo laguma waayo

  • @luulelmi2462
    @luulelmi2462 4 месяца назад

    Asv

  • @muslimoahmed1706
    @muslimoahmed1706 4 месяца назад

    Nursing ama AT mid baro

  • @mamayao5290
    @mamayao5290 4 месяца назад

    Social work because of the vulnerable people

  • @okidoki2124
    @okidoki2124 4 месяца назад +1

    Baro wax wixii caafimaad ku saabsan weliogaa shaqo la aan ma noqoneysid.

  • @nasteehomahamed1112
    @nasteehomahamed1112 4 месяца назад

    Nurse noqo

  • @cawilsacadcismaan3191
    @cawilsacadcismaan3191 4 месяца назад

    Sual shayda waxay tahay qofka haysta passport Canadian ma ku noolan kara new Zealand deganasha ma heli kara mana ka qadan sharciga ?

    • @abdullahiibrahim2674
      @abdullahiibrahim2674 4 месяца назад

      Newzealand iyo australia oo deris ah..waa isku sharciyo dhawyihiin dhankasta....dadka Canadian..Britain..u s.a.iyo Europe waa imaan karaan ????balse waxay ku yimaadaan..1...vissa 3 bilood..2..work vissa..3..students vissa 4...tourism...kahor intaadan imaan waa in immigrationku ku aqbalaa waxaad usocotid.

    • @Dalle_africa
      @Dalle_africa 4 месяца назад

      ​@@abdullahiibrahim2674walal intee kalaso xariiraa

  • @cawilsacadcismaan3191
    @cawilsacadcismaan3191 4 месяца назад

    Waxad kuso baxeysa nursing waxn ku odhan laha baro nursing

  • @user-nu9tj2dz3f
    @user-nu9tj2dz3f 4 месяца назад

    Waxa qarso

  • @thomasbartey2083
    @thomasbartey2083 4 месяца назад

    Somali ma joogta wadanka

  • @user-su1qw8lg2o
    @user-su1qw8lg2o 4 месяца назад

    Social Worker😎

  • @naciimayaasin7805
    @naciimayaasin7805 4 месяца назад

    Hoyo ka waran Mariya hada xage bay jogta

  • @hajibarreofficial6482
    @hajibarreofficial6482 4 месяца назад

    Neris qaado Gabadhaha Soomalida Qurbaha joogo dhan Neeris ka shaqeeyaan

  • @hoodofaisal6709
    @hoodofaisal6709 4 месяца назад

    Social woker

  • @naasirothmaanteywaani9284
    @naasirothmaanteywaani9284 4 месяца назад +1

    Ceeyr ma bixisaa

    • @abdullahiibrahim2674
      @abdullahiibrahim2674 4 месяца назад

      Haa newzealand iyo Australia oo la deris ahba waa bixiyaan lacagaha cayrta

  • @user-jp9mu1of2r
    @user-jp9mu1of2r 4 месяца назад

    New Zealand wax macnaa maleh shaqo xataa sidaan uga heshay wey adag tahay marka wax weyn hanoogadhigin eedo hadaa American tegilaheed ama Australia hadalkaada waa namari lahaa

    • @XamdiMaxamud-kc5vm
      @XamdiMaxamud-kc5vm 4 месяца назад +1

      Qaradee kamid tahay
      Newzeland

    • @khayrhesho4463
      @khayrhesho4463 4 месяца назад

      Wax wayn kaagamay dhiginba waa meel iska yar bay ku tidhi ee ilaahay ha u barakeeyo

    • @abdullahiibrahim2674
      @abdullahiibrahim2674 4 месяца назад

      ​@@XamdiMaxamud-kc5vm
      Australia waxaa laisku dhahaa pacific

  • @boqoradacadar
    @boqoradacadar 4 месяца назад

    Nurse

  • @user-ci2ol1qg9z
    @user-ci2ol1qg9z 4 месяца назад

    Social worker

  • @hilalsaid3966
    @hilalsaid3966 4 месяца назад

    Social worker