3 sheey hadii Aad dhaafto waad catoobeysa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 260

  • @quruxcabdi2925
    @quruxcabdi2925 3 года назад +48

    Waa gabdha kaliya dacada ah ee aan waligey daawado tahay💯💯💯💯♥️♥️♥️♥️🤲🏾🤲🏾🙌🙌🙌🤗🤗🤗❤❤❤💝

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 3 года назад +16

    asc abyo qurux aa tahey wajigad saaid ma u xaatoobin jirkad kalan qurux ku noqdey maasha alaah naag nool tahey ilaahey ku fududeeyo

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul 3 года назад +61

    Qasab ma ahan inaad 3 ama far jeer wax cunto. Dad hal mar wax cuno oo hilib badan ka dhacay ayaa jidha.🙏

    • @nimcosiyad4858
      @nimcosiyad4858 2 года назад

      Wa run oo ramadanka wxba uga dhaca aniga kaliya eana cashews bes xata ma afuro afurka biyo le cabaa

  • @axmedwali8785
    @axmedwali8785 3 года назад +8

    Wajigaada waa noormaal aba😘😘😍😍😍😎ayo waa qurux badan tabay

  • @ifraaxahmedyousuf7254
    @ifraaxahmedyousuf7254 8 месяцев назад

    Mashaa Allah tabarakallah inshaa Allahu tacallaa ❤❤❤❤

  • @dhowrsanh4204
    @dhowrsanh4204 3 года назад +10

    Waa sax abaayo anba markasto oo kg iga dhaco koow wajigaa la iga daremaa but who cares, fat ka kale oo jirka ka dhacaayo iyo quruxda kle oo jirkaga kle ka dareemaysid ayaa ka muhiim san. Xulbadana yes it helps a lot.

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 9 дней назад +1

    Bsto baron iyo baris baron wa laa cuni kara

  • @eliasmoha3121
    @eliasmoha3121 3 года назад +28

    RUclips Leeda Somalida hadal badni ujeedka Direct uma aadaaan

  • @asiyaalbachire2359
    @asiyaalbachire2359 3 года назад +13

    Ninkii doonya inuu catobow dhunta waxa ku marya cantrol iyo caloshada biyahan si xad dhafa u cab bas waxn kale qofba waa sidu sameyo

    • @tasneemmohamed8524
      @tasneemmohamed8524 3 года назад

      Runtaad kahadadhay

    • @umumuxamed6920
      @umumuxamed6920 2 года назад

      @@tasneemmohamed8524 qalad waye sax mahan dhunta in la kontarolo waxa ka muhimsan inaad kontorosha waxa aad cuneeso hadaad bariis iyo bur cunto caateen majirto hadaad porotin cunto dhaqsi ayaad catobesaa

  • @حبيبهعلي-م4ف
    @حبيبهعلي-م4ف 2 года назад +3

    Mad,kuh,cabtid,bakerih,
    Biyah,maficnah,biyah,laguh
    Cabsoh,afkah,oo,hadhow
    Waxeey,yalanayan,shirt,ee
    Iskadah,biyah,hakuh,cabin
    Afkah,

  • @RayunaMedia
    @RayunaMedia 3 года назад +18

    Dadka jecel iscaatees Ka isooraaca vediyooyaal Ku nafacaaya aaku haaya oo kaa saacidaaya inaa sifudud kudajisid baruurta subscribe iisaar hada kaheshid

    • @Muhiima_sharaf
      @Muhiima_sharaf 3 года назад +1

      Waan ku soo raaca lakiin marka been ii sheegtid waan ka soo noqonaa yaa kkkkk

    • @RayunaMedia
      @RayunaMedia 3 года назад +1

      Waa xaqiiq waliba latijaabiyay cuntooyinkaas iyo talooyinkaan dhiibey hadaa raacdid qalanjo inaa noqoneysid anaa balan qaadey lkn adiga raac subscribe iisaar team balbalaarka isoo raaca

    • @umumucad8007
      @umumucad8007 3 года назад

      Video ga away maba ujede

    • @ismahanmohamud9797
      @ismahanmohamud9797 3 года назад

      @@Muhiima_sharaf kkkk qosol igu dishay

    • @amtaffirahs3790
      @amtaffirahs3790 3 года назад

      Wa ku raacaa lkn hada Ku bogi waayo waka soo labanaaa

  • @umumuxamed6920
    @umumuxamed6920 2 года назад +2

    Sax mahan.inaad cusbada lajaro sababtoo jirka wuu ubahanyahay

  • @Amiraa__Qurux
    @Amiraa__Qurux Год назад

    Yahuuuu hadal badanida inta muhimada laka hadlaa😳😏😏😏🖐️

  • @nawaalcumar
    @nawaalcumar Год назад +2

    Abayo Nafateda ma iqawa karo waxa arka waa cuna cuna arkayo ma isaka Dhafa Karo Qeer alllha Haku Siyo wll😮

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Год назад

    Matan qiimobadan qiyaasan jir leh dumaroo khayrbadan sedexaad yareeydumaroo cadaylagufarxo

  • @SumayoMaxamed-w6s
    @SumayoMaxamed-w6s 2 месяца назад

    Masha allah

  • @abdullahimmuud3686
    @abdullahimmuud3686 2 года назад +1

    Aniga waxaan rabaa inaa iscaateeyo waxaalaiskucaateenaayo iisheek aniga warmamaqlaayi sidaa aaiku sheekee mukuusheekaa fariin iisoodir

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 3 года назад +20

    Ana cayila raba dadna Caato raban alla aduunkana😆❤

    • @bilicdumar7403
      @bilicdumar7403 3 года назад

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 waa la yabay

    • @zeynuuahmed8478
      @zeynuuahmed8478 3 года назад +1

      Aankala badalano.walaaleey anaa cayil isku nacayee

    • @yaasiindaldhis606
      @yaasiindaldhis606 2 года назад

      @@bilicdumar7403 subscribe iisar wll

    • @cabiirmahmud1557
      @cabiirmahmud1557 2 года назад

      hada ma cayishay😂😂😂 2snow caato ayan radinaya illhow iisahal😅😊

  • @simranmahamudmahamed1470
    @simranmahamudmahamed1470 3 года назад

    Abayo cunug yaaar nujiyaaa sidaaa is kagaridikaaraaa nasbasnugaaa cano macabo

  • @munaabdirahman6726
    @munaabdirahman6726 3 года назад +6

    Imisa kg ba tahay qali Ani gym ban dhigata 54 kg Ayan ahay 50 ban Raba insha Allah

  • @sompowerfilims
    @sompowerfilims 10 месяцев назад

    Masha alaah abaayo😍🕴💪💋❤👍👌💚💙💟❣💖💗💕💓💛💜💝💞👝👑

  • @FaadimoAxmed-f2z
    @FaadimoAxmed-f2z 7 месяцев назад

    Calosha maxaa lagu yareeyaa sister

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 года назад +3

    Wcs Aabyo masha Allah tabrikllha keep going ❤❤❤❤👌👌

  • @quruxcabdi2925
    @quruxcabdi2925 3 года назад +3

    Masha allah allahuma baraaik

  • @NasroAliGosar
    @NasroAliGosar 5 месяцев назад +1

    Masha alha ❤️❤️

  • @maryamamaria2261
    @maryamamaria2261 3 года назад +1

    Abaayo butterka roodhiga is mariska la marsado mala cuni karaa horta butter ma taqaana?

    • @adoontialle2528
      @adoontialle2528 3 года назад +1

      Haa abayo wad cuni Kar 0 sugar midka ah

    • @maryamamaria2261
      @maryamamaria2261 3 года назад

      @@adoontialle2528 mahadsanid in bdn abaayo💚

  • @NimcoDagan-yt2me
    @NimcoDagan-yt2me 10 месяцев назад +3

    Abayo ani iscatey is dhahay gajo isku dilley alx hada 12 kiilo iga dhacdey lakiin gas igu dhacey

    • @aniza-l9p
      @aniza-l9p 4 месяца назад

      Apyo qab nucee isku cateysii😢

    • @maymuun7956
      @maymuun7956 3 дня назад

      ​@@aniza-l9pabaahi isku dilay ku tiri I think inee intermittent fasting ku jirtay gabadha

  • @shukriabdulle2326
    @shukriabdulle2326 2 года назад +5

    Healthy option oo cunto somaliya jirta sida baastada,canjeerada bariiska dukaanka ka baarta kuli waa cunaa laakiin health iyagoo ah

    • @salamkala14
      @salamkala14 2 года назад

      Beriska buniga cajeero aad cadis ka samay say pasto buni ah

  • @baruudsiidowcagmadhige8701
    @baruudsiidowcagmadhige8701 Год назад

    Abaayo mcn allh ku xafido wllsheyda mcn

  • @qaalihassen8083
    @qaalihassen8083 3 года назад +3

    Wcs wr wb ukhtii waa mahad san tahay wakhtiga aad noso goysay alle ajir ha kugu bedelo alle dartiis ayaa ku jcly ukhtii ❤🥰💓💓💓

  • @xafsoxubi9518
    @xafsoxubi9518 3 года назад +1

    Sxbeey cambuulada hadaa isticmaalo kawran

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Год назад

    Yaawaaye waa lays yaqaanaa mashaaaaalah

  • @Aragsan192
    @Aragsan192 2 месяца назад

    Sharafley❤

  • @qqaran9846
    @qqaran9846 2 месяца назад

    Sonkor cuntada kale ama furudka bad ka heleysaye xage ka helayasa madada laga helo cusbada laga helo e la yirahdo yudka ha la yarey o cusbada waa cudur lakin ha iska deyn waa lo bahanyahay

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Год назад

    Teen naaaagohaweendumaaar intuba ka ahay sedexaad wacbadan yarcaday qiimobadan dumaroo yarta minyaro bahyareey

  • @NimcoYusuf-wn6qp
    @NimcoYusuf-wn6qp 4 месяца назад

    Masha allh abyo

  • @aminaahmed2508
    @aminaahmed2508 3 года назад +10

    Maasha alah tabaaraka lah 👍⚘

  • @ReskayYT
    @ReskayYT 3 года назад +5

    Asc keep going and thank so much cagabiyaha intee kasogadatay jazakallah khayr

    • @QueenHamdi632
      @QueenHamdi632  3 года назад +1

      Wcs abayo amzong

    • @ReskayYT
      @ReskayYT 3 года назад

      @@QueenHamdi632 thank 🙏

    • @sucaadobarawe2043
      @sucaadobarawe2043 2 года назад

      Abayo labara kada ayan rabaa

    • @iqraidil600
      @iqraidil600 2 года назад

      @@QueenHamdi632 Ina kula hadlo Aya raba quruxeey

  • @Jamalosman665
    @Jamalosman665 3 года назад +3

    Wcs sister qaali cadey Salan sare hore usoco Inshallah

  • @seynabcabdulahi8539
    @seynabcabdulahi8539 2 года назад

    Wllaldey gar ahan gabdha is cateyay plz alle dartiis igu soo jawaba su.aal lahaan aniga waxan ahy gabar hdane wan cayilanhy mana jcli misankeyga waa 90 jimicsi wan sameya wan orda cuntada qar wan iska dhafy waqti fcn wan jiftaa mudo bil wax is bedel ah uma jedo plz mxaa iga qaldan ii sheega wlllahay😥😭😭😭🙏

    • @munoladan7613
      @munoladan7613 Год назад

      Abyo anibo waa isku dayaaa inaa miisanka iska rido lknse qarasha u baahanthy inaa miisaan iska ridid cunto health eh u baahanthy cuntada guriga waxba kuu tari meeso waa jnaa cunto qaaa eh karsataaa i soo qabo anaa kuu sheegayee

    • @dheemaney7670
      @dheemaney7670 Год назад

      ​@@munoladan7613xaqiiqo

  • @suleekhaabshir
    @suleekhaabshir Год назад

    Wll caloosha keliya maxaa ıga jaraya

  • @sahromohammed1288
    @sahromohammed1288 3 года назад

    Abaayo soo gali ramadaanka sida lesku caateeyo

  • @fartuuncabdullahi5211
    @fartuuncabdullahi5211 3 года назад +6

    Insha allh abayo dhaqsa inoo soo gili

  • @SabrinaAbdi-os1dj
    @SabrinaAbdi-os1dj 9 месяцев назад

    Somali hadaan nahay gurigena lagama dhaafo basto iyo bariis walhi xitaa waxa lo cuno malin dhaaf maxan sameya😢😮

  • @MaidaOmar-k6h
    @MaidaOmar-k6h 5 месяцев назад

    Txn ayoh

  • @jaajuumoowmeerssen9025
    @jaajuumoowmeerssen9025 3 года назад +4

    War nooso dhaqso wanka Haley
    Walal abtii qali

  • @IidoKhadar-bf8mg
    @IidoKhadar-bf8mg 10 месяцев назад

    Gulubka igu soo dar abaayo

  • @munadayib
    @munadayib 3 года назад

    Is catayiin waxan ku nacay wajiga dhuuban bas hadii u wajiga ku naxa inta kalana ku dhuubato no so sheeg

  • @FaadumoDaahir-w3i
    @FaadumoDaahir-w3i 7 месяцев назад

    ماشاءالله حببتي

  • @hamdasagal6593
    @hamdasagal6593 2 года назад

    Mentiga maxaa la dhehaaa

  • @rumanabdi1201
    @rumanabdi1201 3 года назад +2

    Abyo waxa kor jaraya ii soo sheeg plzzz♥️

  • @ifrahali530
    @ifrahali530 3 года назад +2

    Garbaha sidaa u caateysey nosoo gali huno please

  • @baruudsiidowcagmadhige8701
    @baruudsiidowcagmadhige8701 Год назад

    MASHA ALLH

  • @munoali220
    @munoali220 3 года назад +1

    Abayo caato ayaa ahay caloolna waa leeyahy waxa caloosha lagu jaro noo sheeg

  • @nashaadofficial170
    @nashaadofficial170 3 года назад +1

    Cusba madhaafi karo waxkastaba aan dhaafee baraf iyo cusbo madhafi karo

  • @boqoradaa
    @boqoradaa 4 месяца назад

    Jirka Cato kahy calol leyhay

  • @boqoradaofficial2209
    @boqoradaofficial2209 3 года назад +1

    Walaalayaal subscribe iisaara waxaan ciyaaraa pubg games

  • @farxiyomuqtaar5828
    @farxiyomuqtaar5828 3 года назад +1

    Haaa my sister

  • @dahabodegan5327
    @dahabodegan5327 3 года назад +1

    Wlshay Aniga rabi inan is cateyo xbbti isoo geli wixii death ka ah raba mcney

  • @mrb0qorka_nasiibka318
    @mrb0qorka_nasiibka318 11 месяцев назад

    Foolxuma weynaa qoftu 😅😅

  • @XamsoCali-uf4hr
    @XamsoCali-uf4hr 3 месяца назад

    Abaayo karanka kuu xeran wameqo

  • @malyunmaxamed9231
    @malyunmaxamed9231 3 года назад

    AByo comeetdika iku reeb sadax wax aan iska dhafe walhi baruurta calosha aa i dhibday abyo e washApp kaga isheg plz

  • @cookwithme6660
    @cookwithme6660 3 года назад +5

    mashAllah 80kg baan ahay hada walal .ee maxa sameyse

    • @ishwaaqhussein8883
      @ishwaaqhussein8883 Год назад

      87 ahy 🥺😭

    • @aniza-l9p
      @aniza-l9p 4 месяца назад

      ​@@ishwaaqhussein8883meqana jirta ani 83 20 jir😢😢😊

  • @haboonomar5160
    @haboonomar5160 3 года назад +4

    Noo so badi abayo videoyada ku saabsan misaan dhimista

  • @SaadaqCabdi-re1sn
    @SaadaqCabdi-re1sn 3 месяца назад

    M.a avayo❤❤❤❤❤❤❤

  • @deqaahamedahamed2692
    @deqaahamedahamed2692 3 года назад +3

    Welcome abaayo ❤️❤️❤️❤️

  • @suleeqoabdulkadir6455
    @suleeqoabdulkadir6455 2 года назад

    Abyo xageh ka baxday waqti hore nogu dambeysay muqaladada see cmll

  • @bisharissack6590
    @bisharissack6590 Год назад

    Abyo igudar groupka blease

  • @bashkacabdibashka1241
    @bashkacabdibashka1241 Год назад

    Butterk dhib maleeyahy mise wacaadi

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 года назад

    Soomaali waliba kuwa dibadaha joogo way ubaahan yihiin casharkaan

  • @MaxamudYare-x9j
    @MaxamudYare-x9j 9 месяцев назад

    Masha allah❤

  • @shamsosh6557
    @shamsosh6557 2 года назад

    masha allh

  • @AmiiraAxmed-d8y
    @AmiiraAxmed-d8y Месяц назад

    Wazba ma arkno

  • @ruquyocali8513
    @ruquyocali8513 2 года назад

    Masha allah hamblyo

  • @halimomohamed6850
    @halimomohamed6850 3 года назад

    Alle magaca ayaa isgebdeshya abyo saan ku radinye

  • @hibohibohussein9331
    @hibohibohussein9331 3 года назад

    I hope so xabiibti

  • @farhiyoalimohamed7346
    @farhiyoalimohamed7346 3 года назад +2

    Asc byo waxan raba inaad icawiso waan buranahay hadan hooyo aahay

    • @queens5170
      @queens5170 2 года назад

      Abaayo ilaa hadda hadaa rabto maku caawiyaaa

    • @ifrahnoor7351
      @ifrahnoor7351 2 года назад

      @@queens5170 abayo anaa rabo ee icawi please

    • @queens5170
      @queens5170 2 года назад

      @@ifrahnoor7351 Abaayo diyaar waaye ee halkaan lambar laguma qori karo wuu diidayaa ee hadaa what'sappkeyga soomali ahaan kugu sooqoro mafahmi kartaaa

    • @aniza-l9p
      @aniza-l9p 4 месяца назад

      apyo ani iwaaci😢​@@queens5170

  • @indhauron7326
    @indhauron7326 3 года назад +1

    M.a manta igu horeso

  • @sahraosman2385
    @sahraosman2385 Год назад

    Abaayo cunada sogeli pls

  • @hawoapdikani5797
    @hawoapdikani5797 Год назад

    Thnks💃

  • @munayusuf9938
    @munayusuf9938 3 года назад +2

    How I can eat with out salt

  • @bushrobilan3347
    @bushrobilan3347 3 года назад

    Katabaan sheegoosaa aniga qori dhar loo soo galiyay ahay wax aan isku buuriyo garan la ahay😢😫😓

  • @DIRISGAYA
    @DIRISGAYA Год назад

    Addaacomanti

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 года назад

    masha alaaaaah xafidullaaahi

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Год назад

    Waan uwataa.dhamaystriran

  • @marwayusuf5433
    @marwayusuf5433 Год назад

    Waxan isku naxiyo isheeg cato wan nece

  • @najaxxasan1442
    @najaxxasan1442 Год назад +1

    Baaye anigu cayil saaida ma ihi lknze wn cayilsanahy lknze calool ayn yeshay wanba nacy ee maxa calosha Lagu yareya dadba idhahy aroorti Biyo qandac ah liin ku miir oo cab bal ila tali🤔

    • @Faatima223
      @Faatima223 8 месяцев назад

      Green tea ama khal baa cabi kartaa exercise na samee burka iyo sonkorta iyo bariiska iyo baastada iskadaa

  • @nasteexonalkanasteexonalka6116

    M.a

  • @haliimosiciid4358
    @haliimosiciid4358 3 года назад +2

    mnsha allhaa abyo

  • @qaaliqudaar2801
    @qaaliqudaar2801 3 года назад +1

    Adi inaad isi sii caateyso maarabta abyo 65kg caato u ekhy meeqo waaye dheerar kaaga

  • @Fatiti94
    @Fatiti94 3 года назад +2

    Cusbada liin dhanaan malagu badali karaa

  • @hodanhassan8712
    @hodanhassan8712 2 года назад

    Igu dar abyo

  • @faizachannel
    @faizachannel 3 года назад +3

    Vitamin e mari wajiga abyo

  • @madiinonuur5796
    @madiinonuur5796 2 года назад

    M.allah abayo

  • @fardawsocabdille1272
    @fardawsocabdille1272 3 года назад

    Abaya calosha bas sejarikara

  • @fatimoadan6677
    @fatimoadan6677 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rumanabdi1201
    @rumanabdi1201 3 года назад +1

    Wiil maha waa gabar lkin wiil maga ci aayaa ku qoran sorry

  • @ayanahmednur5074
    @ayanahmednur5074 3 года назад

    Abayo aniga is ticmalo diyano wa cajilisa lkn ha iska badin wa salid zaid ah

  • @ruqiyomahamed9249
    @ruqiyomahamed9249 3 года назад +1

    Maansha allah lkn abaayo umul aan ahay sidee isku caateeya wlhi aad ayaan ugu baahanay mana rabo ilaha in aan naaska siiyone waa rabaaa

    • @omaamir1444
      @omaamir1444 3 года назад +1

      Iska ilaaw is caateys ilaa 6 months kagaaro ilmahaga oo raashin ku bilàawdo ka hor naf ayaa kugu nool oo waxaan cunto quudanayo

    • @igafilonoface3608
      @igafilonoface3608 3 года назад +1

      @@omaamir1444 sax saxiiix

    • @queens5170
      @queens5170 2 года назад

      Abaayo ilaa hadda hadaa iscaateyn rabto maku caawiyaa

    • @haliimaabdinaasir9971
      @haliimaabdinaasir9971 2 года назад

      @@queens5170 aniga u bahan

    • @queens5170
      @queens5170 2 года назад

      @@haliimaabdinaasir9971 what'sapp maisticmaasha abaayo