QASQASKA WAJIGA KUU QURXINAAYO IYO MADMADOWGA INDHAHA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 248

  • @queenamal7358
    @queenamal7358 3 года назад +3

    Abyo mcn keep going allah ku xifdiyo asimna I dhunko abyo wxa no so samysa wax wajiga lagu cayliyo o natural ah

  • @maymunabintu1389
    @maymunabintu1389 3 года назад +7

    Masha allaah codsigeeni wadno tixgalisy amiira cadey keep gonig sister aniga waxii natural ah waku jira

  • @Queeen123
    @Queeen123 3 года назад +1

    Horay u soco abyo garabkaada nahay marwalba❤️🥰🥺💯farxada kuqado inta nolosha kaga dhiman

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 3 года назад

    Masha Allah tabarak Allah thank you for your motivation abyo qurux

  • @Umofficial3191
    @Umofficial3191 3 года назад +1

    Masha Allah tabaaraka laah Abyo

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 3 года назад +1

    Amira wllo waxkudhiba allekumatusiyo gabar samirbadanbaty alle meelfiican hakugaadhsiiyo

  • @nimcosagal1044
    @nimcosagal1044 2 года назад

    wl amira xaganka helaya madowga indhaha tan aad u isticmalayso buroa jogaye

  • @salmasamracabdi6339
    @salmasamracabdi6339 2 года назад

    Abyo amiro shukrn waxan ka codsanaynaa wajiga dul dulelka wax bayio noso gali 🙏💯♥️abyo

  • @najmocadey2630
    @najmocadey2630 3 года назад +5

    Amiro abayo tagero lambar one ku ahy lkn waxad sameysa asxbta kgu xeran sharaf oo love isaar kuligod si lagu sharfo 💋❣️😍🥰🥰

  • @queenqadiijo9110
    @queenqadiijo9110 3 года назад

    Maasha allah thanks xapiipti ❤❤

  • @aliyaabdullahi9189
    @aliyaabdullahi9189 3 года назад +1

    amiira aaad baan kuu jecelahay wlhi wlaashey jinkeyga ku jecel bby gada waan kuugu duceya in allaah kuu dhowro amiin ya rabi ❣💯💯💯❣❣🥰🥰❣❣❣🤲🤲👍👍🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @farxiya2786
    @farxiya2786 2 года назад

    Masha allah Abayo keep going

  • @LeyloAli-yv7mw
    @LeyloAli-yv7mw 6 месяцев назад

    Mash Allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @faraxdiiriye784
    @faraxdiiriye784 3 года назад

    Manashalaah ilaahayo kuxifati xbbti shugaran

  • @ShukriShalaqbeen-yc7xt
    @ShukriShalaqbeen-yc7xt 27 дней назад

    Mnsha allah❤❤❤❤❤

  • @idil_onlion6088
    @idil_onlion6088 3 года назад +1

    Abaayo waxa noo so galisa cream korka dhalo Ka dhigaayo plz

  • @omuhadiya8737
    @omuhadiya8737 3 года назад +2

    Amiira skin routine soo badi

  • @kiincumar7568
    @kiincumar7568 3 года назад

    masha allh abyo farxad aan muruga laheen aan ku rajeynaa

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137
    @sucaadmuhudiinmohamed5137 3 года назад

    Masha Allah guul iyo gobonimo respect for ever love you amiira qurux ❣🌹❣🤦‍♀️💘💘💘💯💯🇸🇴🙏🙏🙏🙏🇸🇴💘💘🤦‍♀️❣❣🌹🌹

  • @hamdidhiblawedhiblawe4128
    @hamdidhiblawedhiblawe4128 3 года назад

    MashaAllah quruxey Allaha ku dhowro

  • @qunyarsocod6737
    @qunyarsocod6737 3 года назад +10

    Amiiray waad naga caajistay aaway creamada wejiga oo hada shidan noosoo samee kasoo hadal creamada

  • @xubilifestyle6729
    @xubilifestyle6729 3 года назад

    Masha Allah xabibti hormar wacan ayan kurajeyna my sister 😘😘😘👌👌👌♥️♥️♥️

  • @miskiahmed9032
    @miskiahmed9032 3 года назад

    What is warango sis?

  • @zeinabali3790
    @zeinabali3790 3 года назад

    Love u so much
    Wa mahadsanthay qali

  • @aishamohammed1646
    @aishamohammed1646 3 года назад

    Asalaam aleykum everyone.
    Can same1 tell me what Amira used for her eye brow (budda) thanks

  • @ayaanxaaji3600
    @ayaanxaaji3600 3 года назад +1

    Msha alh qaliyey

  • @sadiamohamed2506
    @sadiamohamed2506 3 года назад +1

    Mansha Allaah Tabaraka Allaah ilahay haku xafido Asim habo 😘😘😘🥰🥰

  • @yasmiinhaji2119
    @yasmiinhaji2119 3 года назад

    Mahadsanid qali 😘🙏

  • @sucaadarahmaan7369
    @sucaadarahmaan7369 3 года назад +16

    Budada suniyaha wee jrtaa ee ma qriso jaritaanak neh waa dmbi🙂🤦🏾‍♀️

  • @pearlsiaa_99
    @pearlsiaa_99 3 года назад

    Thanks sis 🥀🥰❤

  • @aishakeef
    @aishakeef 3 года назад +1

    So true nolashada adaa qurax karsa kartid💯

  • @arfoonali8413
    @arfoonali8413 3 года назад

    Masha Allaha abayo mcn

  • @ayaankayse2900
    @ayaankayse2900 3 года назад

    Wllo waxa noso duubtaa waxaa cuntooyinka oo ad ucuneysay nasnuujinta miisaaana aanku saaray wanka suugaa wllo shukran quruxey

  • @selmanoorstories260
    @selmanoorstories260 3 года назад

    Masha allh thanks wllo❤️

  • @SANTI_KUMI1
    @SANTI_KUMI1 3 года назад +2

    M,a talo fiican waye abyo nolow waqti Dheer oo leh caafimaad.

  • @yasminsead5971
    @yasminsead5971 3 года назад +2

    M.a abayo Illha haku xifdiyo ❤

  • @adnafarah5786
    @adnafarah5786 3 года назад +2

    M.a amiiro abyo yogad hdaa heysan caano bore ma isticmali kraa jwb abyo

  • @zeinaqueen8991
    @zeinaqueen8991 3 года назад

    M.a keep going my queen

  • @bintuahmed8445
    @bintuahmed8445 3 года назад +1

    Keep going xabbtii hormar qurux badan isku filan amiira aziim love you habo 💋 😘

  • @ladaniishosmanmohaz8681
    @ladaniishosmanmohaz8681 3 года назад

    Thanks Apyo😍🙏

  • @hothoahmeth4609
    @hothoahmeth4609 3 года назад +1

    masha Allah Tabarakalah hore usoco wll Amira qurux.....

  • @Hothoo
    @Hothoo 3 года назад +5

    Warango
    Yogut
    Boorash 👏👏

  • @yuuuuga1
    @yuuuuga1 3 года назад +1

    Mashlaaaah 🥰🥰😘😘waan tijabina inshlaaah

  • @zuuzan1abdisemadali672
    @zuuzan1abdisemadali672 3 года назад

    Tnxz hppti sida aad nala wadagtay

  • @kaltunkaafiya
    @kaltunkaafiya 3 года назад +1

    MashaAllah wax faaido leh waaye wanhubaa 😍🤩🥰

  • @ifraaxdahir2819
    @ifraaxdahir2819 3 года назад

    Horey u soco wlzhy mcneyyyy

  • @faaisocali6351
    @faaisocali6351 3 года назад +1

    🥰⚘💋🔥❤💯 kujecliyaaaaa mcn bdn naag naag dhàafte allh ika xfdo baby azim mac isii

  • @manaalmohamedhusen1510
    @manaalmohamedhusen1510 3 года назад

    Thanks abaayo mcn

  • @zahrahassan4785
    @zahrahassan4785 3 года назад +1

    🥰🥰🥰 Masha allah thanks abaayo

  • @ifrahali4518
    @ifrahali4518 3 года назад

    Asc abyo mcn msha allah

  • @farhiaosman1215
    @farhiaosman1215 3 года назад +2

    Aniga u horeyo cawaa yes Amira waa ku sallamaye azim I dhunko❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋

  • @najmahassan6613
    @najmahassan6613 3 года назад +2

    Wan ku salaamey amiira qurux 😻

  • @fadimokitchen5682
    @fadimokitchen5682 3 года назад

    Masha allah qurux waye suniyaha

  • @shariyamuxumed4548
    @shariyamuxumed4548 3 года назад

    Amira wllshy qali keep going

  • @makoislaw
    @makoislaw 3 года назад +2

    Masha allaah warangada caadi maha

  • @nacimaabdikarim2715
    @nacimaabdikarim2715 3 года назад

    Aamira wlo qali ilahy adi iyo nuunaha haydin xafido waxididn dhiba idin matuso 💋❤️

  • @kuwiinaisha7256
    @kuwiinaisha7256 3 года назад +1

    Tanki you abayo

  • @lailahirsiabdilahi6762
    @lailahirsiabdilahi6762 2 года назад

    Wadkumahadsantahay.qali

  • @filsanwadanichanal4343
    @filsanwadanichanal4343 3 года назад

    abaayo amiira mahadsanid kadib waxaan dhalnay isku bil waxaan kaa danbeyey asbuuc marka cunooyinka nuunaha lasiiyo ufiican nosò gali

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 3 года назад +1

    M.a apaayo thnkz❤🔥

  • @wardayusuf2104
    @wardayusuf2104 3 года назад

    Amiira qurux bls noso badi vedio rotuinka ah

  • @hopekook7210
    @hopekook7210 3 года назад +1

    Abaayo wxaa ishegtaa walpa wax oo wajiga lamrsdo cadn kdhiyo ado madsn 🤔💖💖

  • @xaraagohussein5889
    @xaraagohussein5889 3 года назад

    Amira abayo marka uurka lahed maxa marsan jirtay iso sheeg abayo ani hada uur an leyahay caremada dhan wa kacabsan

  • @asma-uy7xd
    @asma-uy7xd 3 года назад

    Manshalaah walashe

  • @anizaabdi9125
    @anizaabdi9125 3 года назад

    Thnks 🔥💖🙏

  • @feysadegan2030
    @feysadegan2030 3 года назад +3

    Amiirey wllo ma buudo iyo biyo maxad ugu jeeda ma biyo caadiya mise biyo caseeso ma jeeda

    • @queenhilwa4705
      @queenhilwa4705 3 года назад

      Yacni budo waxa la dhaha wax qalel ah iyo biyaha ad cabdit ok inad fahanta rajeyna

    • @khayrjecelchannel9078
      @khayrjecelchannel9078 3 года назад

      @@queenhilwa4705 wllo si sax ah waxusheeg gabadha waxaykudhahday budo almicna budada casaysada kuwaydise budo waxqalayl ah in yahay wala ogyahay lakin budo biyo maxa

    • @ayaanmaxamed7857
      @ayaanmaxamed7857 3 года назад

      Caseeso waaye

  • @rahmoadan9723
    @rahmoadan9723 3 года назад

    Masha Allah

  • @nasiimmaxamuud2413
    @nasiimmaxamuud2413 3 года назад

    Sis you are the best girl keep going

  • @ilhaancaynab8840
    @ilhaancaynab8840 3 года назад

    Asc abaayo amiiro waxaad waligaa baxsatay iisoo said ok

  • @saleinh3809
    @saleinh3809 3 года назад

    MashAllh wan ka helay routine kaga beautifu

  • @Amay101
    @Amay101 3 года назад +2

    Guys help a girl out. What is warango? Is it baking soda?

  • @qumangurey3471
    @qumangurey3471 3 года назад

    Masha allah😍😍😍

  • @nuuracabdi6161
    @nuuracabdi6161 3 года назад

    Asc wllo hargesa jooga wllo seen u heli karaa

  • @neyruusmaxamed6079
    @neyruusmaxamed6079 2 года назад

    Yogedka macnka miya mse midka dhananka ah

  • @amiinaciise1602
    @amiinaciise1602 3 года назад

    Masha Allah abyo 🥰🥰🥰

  • @faatimacawad5377
    @faatimacawad5377 3 года назад +1

    M.a xabibti keep going

  • @jamilanrsl4228
    @jamilanrsl4228 3 года назад

    Mashallah Amiira qurux

  • @Ifrah89
    @Ifrah89 3 года назад

    Masha allah so baarbar habaryar ❤️❤️👍

  • @addison5652
    @addison5652 3 года назад

    Mashallah xbbt hore usoco gabadh isku filan ba tahay

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 года назад

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💕💕💕💕💕💕💕

  • @heyfasaalaxcali8898
    @heyfasaalaxcali8898 3 года назад

    Jeex jex calosha nosheg

  • @qaalimaxamedfaarax1934
    @qaalimaxamedfaarax1934 3 года назад

    Fadlan ii sharax

  • @ramlocadey4498
    @ramlocadey4498 3 года назад +2

    Masha allha mcnto hore usoco

  • @kadriinaCakes
    @kadriinaCakes 3 года назад

    Mansha alla 😍😍

  • @nafiso7343
    @nafiso7343 2 года назад

    Warango mxa waye

  • @amranbadar5606
    @amranbadar5606 3 года назад +3

    M.a amiira cantada caruuta noosoo badi

  • @farhiaahmed4691
    @farhiaahmed4691 3 года назад +4

    Queen keep going❤

  • @munaxasan7262
    @munaxasan7262 3 года назад

    Budo Iyo biyo maxawaye ishek abayo

  • @afnaan5983
    @afnaan5983 3 года назад

    Abayo sida loqaso noso gali

  • @suhairshire6606
    @suhairshire6606 7 месяцев назад

    Boorashka miya la shaandhaynaya

  • @zakiyarashiid2397
    @zakiyarashiid2397 3 года назад +1

    Budda abayo casesada makawada ifahnsi

  • @munadheyman9959
    @munadheyman9959 3 года назад +3

    Abaayo biyaah iyo bududa iso sheeg ama na tus

  • @sucaadsamaara4315
    @sucaadsamaara4315 3 года назад

    Horay usoco xbbti ♥️♥️♥️

  • @mohaazanchannel8823
    @mohaazanchannel8823 3 года назад +19

    Amiira adna prank ku sameey😂

  • @hakiimaaxmed7572
    @hakiimaaxmed7572 3 года назад

    Masha allah amiirada👸

  • @xafsomohamed2706
    @xafsomohamed2706 3 года назад

    Mhdsnd shrafy insha allh abyo horay usoco

  • @Fatima-qw8yj
    @Fatima-qw8yj 3 года назад +1

    Asc walalahy qali fadlan iso boqoda 😊

  • @naimamohamed8437
    @naimamohamed8437 3 года назад

    Budada maxaa waaye abaayo na fahansii ma budada kalarka ahaaa please jwb ♥️♥️♥️

  • @yameniboy9606
    @yameniboy9606 3 года назад +5

    Gabdhaha maskiin waaye video gaan wey soo dagsanayan suuqee adayan markaase wexee dhahayan abowe kan maheesaa wiilkane wuxuu dhahaa may wali mana soo gaarin 😂😂😂😂

  • @larila7562
    @larila7562 3 года назад

    Wow that is Soo cute 💞