Amiiro way ku taabtay miya washamisiga aan dhahay aniga MARKO waxaa ka degaan buulojaan waa xasuus iyo bayxaani lkiin amiiro dadka intaad hadalka hoos ka siisaan markaas wax tirihaadan dadaal lee naga hayd masiibo ma jiriin inshalaah kheyr amiiro waxay ka go.aan tahay walaalaha Ilaah ka cabaso please please ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waxan prank ma ahan waa dulmi cad meeqa marru wax ku dhuftay wax aadan adiga qaadan laheen wlsha ha u qaadin inta so daawatey baa so dhigtey ugu yaraan inaadan sodeen bey gabadha zaa id baad ugu xad gudub taan xiishada
Naag weyn oo intaas la eg aa tahay intaa soo fiirsatay aa soo edit gareesay aaba soo dhigee miyaa gabar saxiibtaya oo ku jecel oo soomaaliyeed oo gacan loo qaadaayo faaido malihid ilinteeda ku qabatay 🤲🏻 hadiiba viewska intaas kaa galay waxaa quudatid waay allaha kabaryee
@@adoontiallesiman262 bal waxaa na weydiineysid arag. are you out of your mind? Kulamaa ee da’ kuu kororto waa inaad fikir dheeraataa oo aqli kuu kordhaa. Waa inaa kafiirsatid ficilada aad sameyneyso maxay natiijo kuu keeni karaan. Waligeed baa prank la isku sameyn jiray lakin waxaan prank malagu tilmaami karo. Kawaran hadii adiga ama walashaa ama midaan gabadha saan ugashay la idinku sameen lahaa sidaaso kale?
bal waxaa na weydiineysid arag. are you out of your mind? Kulamaa ee da' kuu kororto waa inaad fikir dheeraataa oo caqli kuu kordhaa. Waa inaa kafiirsatid ficilada aad sameyneyso maxay natiijo kuu keen karaan. Waligeed baa prank la isku sameyn jiray lakin waxaan prank malagu tilmaami karo. Kawaran hadii adiga ama walashaa ama midaan gabadha saan ugashay la idinku sameen lahaa sidaaso kale?
Haa abaayoy wuu garacay kursiga ku dhuftay xita xariga ayu ku garacay waliba wuu aflagadeeyay yqy meela i xanuntay aniga si dhab u oysay wa dulmi wallhii hadana wuu si inkiray barkin ka oyeysa ku laha 😢😢
Laaillaha amiira aaway damiirka asaxibtinimada gabdha wuu dilay ninkan ciilka ihayo illhy og wallhi si run u garacay wan damqaday wallhi idhaaf sunduseey maskinimada adiga laga arkay 😢😢
Guys please hadii aysan videogan ka saareynin please and please report dhaha sundus waa hooyo beri ka maalin wiilkeeda arki doono hooyadiis oo nin gacan uqaadaayo 😢
Naa amiira intee hore u socon laheed doqon doqon cml mala yacni baratay 1m lee aa Garo lee maka eheed intee umada challenge io wax dad ku soo jidan karto sameen karto asad wakaas car prank waxaas ha sameeyo wxiisa kale gabdan wana sababta lagu cajiseen
@@adoontiallesiman262waxa inta kasii daran wa been kuwaan wey iswada og yihiin abaa lacag analaga sameynoya wah prank yada 2024 dad ka aaminoyo waba la yabay beeh 😂😂
Doqon bay noqoty saxib wax kma taqan wilsha se ugu jirty xsidnimo braty wxs maso deysen amira hde dhigledhy wlhi dadba leg wa ciyar gbadha maskinta sxbted iyeysa nin sa udhqmaya ubalamisay hoogay
Amiiro sundus pranki,ku same wa cadi lkn wax ka ohiyo ha ku sameyn iyadaba kama,ohiso please ilinteda kuma dhibto miya kada sidas wllo😢😢😢aniga la,ilmeyay kwrn😢sorry,abayo sundus😢😢
Xarash baan u hayaa kulahaa xishood dhimay nin wayn oo gabadh ajanabi ka aha camera ku hor garaacaya iyo ayadon iska celinaynin war ilaahay ka baqa oo ama dadka ka fadhista ama wax quman soo dhiga subxaanallah
Wlshy horta wa qalad in gabadh saas loo galo lkn iga jawab ok waxan prank buu aha haye sundus qofka kusameynaya waa gabadh oo wilka soo waday markii la dubay oo la dhaha wa prank mey dhahdo lama dhigayo waxan iyado kuqanacsan laso dhige
Amiira how did this happen. This is so undignified ,,sometimes people take advantage of how nice this young lady is. It makes her so vulnerable to mistreatments from her friends. Do somalis even understand the meaning of a prank?
Walhi kan gabdha wuu udharsan dil lama dhihin baacso la dhahay asagana runrun udilay war kan cumeer kuso dir sundus san caqli ma ahan t.sundus one like😢❤
Uff amira ma xishooto maad kaqabtid waad arkaysaa inuu run udilay dhocilkan 😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡
😢😢😢Waxaan prank lama odhan karo Waa Dulmi cad oo lo gaystay gabadha miskiinta isku xishooda Dad waawayn tihiin Raali galin Waa inad ka bixisan Waxan. Team sandus
@@afnaanahmed2705 Ma soo dhawi runtaa waaye Allah ima liidhin doqonna ma ihi one million dollar xataa hadii ley siiyo naag xun aniga kama ogolaadhen in ey waxaan prank iga dhigto oo ey Social media 😄 igu bah disho. Maybe I'm sorry 😞 u r one of them abuska caadi ayaad u aragtaa u need to see a therapist as soon as possible 😢😥😢
Ms.Amira this is not okay doing this for views?? He actually hit her a prank is something that’s supposed to make someone laugh not cry and beg for their life! This is very disappointing 😕…
Ma jiro qof dhaafaya magaca ilaahay allahu akbar
Allaahu akbar
الله أكبر
Allah akbar ❤
Allah akbar
Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar ❤❤❤
Inta ka xumatey sundus in sidas lo galo 😢 team sundus ismujiya ❤😢
Wn diidnay Ina sidaa la yeelo
Wallhiya waa oyey maskin ani hadda ahan la haa ragilin dhan ma qateen halayga argoyo baba tagan nan lahaa
Wllhi waan oyay cadho darteed 😢 doqonkaasi waa ey ey dhalay
Amiiro way ku taabtay miya washamisiga aan dhahay aniga MARKO waxaa ka degaan buulojaan waa xasuus iyo bayxaani lkiin amiiro dadka intaad hadalka hoos ka siisaan markaas wax tirihaadan dadaal lee naga hayd masiibo ma jiriin inshalaah kheyr amiiro waxay ka go.aan tahay walaalaha Ilaah ka cabaso please please ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 wllih wan kaxumaday sundus abayo sorry😢😢
AmiRo Vedio gaan ka bixi adiba ma ogalaan lahyn sidaan gbdhuu waa hooyo beri ka malin wilkeeda arkayo hooyadii oo la dilayo respect😊
Hadey ka xumaatey mxy usoo dhigty😢😭
Kabuxi waxan wa ilxumo nin gabar dilaya dhaqan kena maha prnk na ma noqon karo😊
War waxaan prank waye cadi iska dhiga
Xuma qoftu waa dumar iyadoo kala kay u balamisay ma cuqdadbu u hayay
@@AmalMustafe saasa umalynaa ani wlhi😢
Nabiga scw wuxuu yiri ilaahay baan ku dhaartee ninkii haweeney aan u banaanayn gacan ku qaado allaha cadaabo
Scw scw ❤
Scw scw scw scw scw ❤
Team Sundus HaDan Nahay RaLi GaLin Ayan ka Rapna San Ma AnFacayso inA Gabartena yarta Sas La yelo team sundus one Like😢😢
@@user-azwaana24 raali Gali mexey tareys marba Hadi wixi la Rabo lagu sameyay
Maskin sudussorry sis😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
😢😢😢😢
Waa leysla ogyahay walalo nin ku dilaayo indad janis hesho oo qol isku soo xirdo mar labaad ma usoo baxeysaa 😂😂😂
@@Zaaraali-r8h talefan xitaa mey wacan daqiiqadaha ayaa lasii dhereynayay 😂😂😂😂 wabaaa
Subhannalh gabadha run udilay wllhi ninka ciil muu uqabay wah😢 amira respekt malihid wllhi waadba qoslee uffff
Ma aragty waa yaabay whi Ani 😢😢
Bilowga video ga buu dhahy xarash u haya ani Amira la yaabanhy wxy saan u smeenyso
Hdy qososho afkeda ma laleedahy yrey 😂
Waliba wuxuu la taaganyahay ka dib marki sundus loo shegay i. Shekada ahayd prank ku laha ha aragto wajigayga saxda tolow ma ciil buu u qabay🤔
Ufuuu
C/fatax gabadha run uu udileybee ciil horey mu uqabey😢 amiiro soo rali galiya gabadh
Haa😂 kaas anoo dilatation iisawiranty
@@SakariyeBashiir-v1r nin rageed gacmihii baraf ii noqteyn ciil dartii
Nin ciil qaba waye
Amiiro wale masa tahay xasidnimada laga shegayo warun maxetahay gabdha ninka runta udilayo u caynayo
@@ubahabdi6315haa wlhi run udilaa kawaran nagta ubalamisay makadarno
This is abuse and bullying. How did she edit this and share it with the general public???? RUclips should take down this video!!!
Waa arxanley gabdhana way rabty sida lo galo uff ciil la baqi raba
Amiira koko kaa fican oo ah gabar caqli badan ❤️😭gabadha maskinta ninka saas udilay raali ka ahayd
Koko boqorad ❤
😂inaaku dilaaa qashinka kuugu tuuraaa😂😂😂
Weey islaogyhn prank in fadhiga lagusameyo ehed camerada qolka xeey ehed
Amiir way caqli yartahy ufff
Amiiro Milyan qurux cidnana kamafiicna ❤❤❤😊
Sundus raali galin ha qaadan waxaan prank ma ahan waa run run wlh waa ooyay
Haaa wlhi
Ali
Balayadha folxum kugu dacdi dex gbda u dili
yaad u owda marka war dadkan banlayabanahy dadkan waa dad isfahansan
Ha wx prank la dhaho mahan wxan
Waxan prank ma ahan waa dulmi cad meeqa marru wax ku dhuftay wax aadan adiga qaadan laheen wlsha ha u qaadin inta so daawatey baa so dhigtey ugu yaraan inaadan sodeen bey gabadha zaa id baad ugu xad gudub taan xiishada
💯💯
Tan wajigeeda aragnay lacag baa udaran away saxiib maa saan eh gabadha caadi buu udilay yaa yiri ugacan qaad waabsi baba kufilnaa lkn saan walahi waa gardaro Çad
Wlhi waa yabanahy waxn zxb is kadaye gabr anan waligy arag maca ma uqurn sas in nin u dilo uf
Amiiro waxan prank maaha ee waacadgoosi
Waa runtaa waa wax laga xumado
team sundus hadan nahna rali kama nahno amiro wahasomeyneso inta ledahay wan argosan hanaga dilin gawada medethakale sahibta haiskadilin❤❤
Naaya amiro waxay saaan naa gabadha ka xishoood😢😢😢
Caaac badanaa amira xaa kuheysta ninka lhdl😂😂
Na hush ayada soma samen dhaqa yahay 🤨@@amaalmaxamad-ph4gu
lkn waxas oo dhan iyada sameysey wiilkana iyadana keenty wah@@amaalmaxamad-ph4gu
@@amaalmaxamad-ph4gunaa naga aamu xaa kuhaysataa maxaa ladhahaaa ninka yaa soo diray nayaa oo videoga yaa soo dhigay oo edit gareeye
Kkkk
Amiiro report Aman ku dhahna wlley xishow waxn prank Mahe wah😢
prank waaye wayna raali galinaysaa sxbted waligeed ba prank la isku samayn jiray
@@adoontiallesiman262 wah kas barnk mhn😢
@@adoontiallesiman262apti waxan prank lama dhihi karo waliged prank la smayn jiray
Lkn apayo kan kufsi update ah iyadho nago ibalamisa laqatay@@adoontiallesiman262
maanta ciil dartis like xata uma saarin
Sundusey amiira ka har amiira taageerahaaga waan ahaa lkn hada ma ihi😢😢😢😢😢😢😢
War waxan prank waye cadi iska dhiga somali queens
Waxkastaba prank ma noqdo warya@@ApdalaApukar
Bahashaan amiiro laleeyahay waa xayawaan bal kawaran waxa intay dawatay ay soo galisay 😢
Washamsi ban kugu qadeynaa hadadan rali galin ka bixin amiiro prank gan hadaan nahay team sundus
Dad is la og dhexdoda mxa Ku galiyey😂
Bissinkoow walaaloow gawadha kadhaca waxani waa kaftan un iya dad isfahansane
@@FaisaBella isla og sundus waa loodhigay shabaqan nayaa
Hada leesla ogeyn maxa qolka kamirada geye kuley waa wax tesla ogyhy
@@ayaansalad1062 waxaas waa un kaftan wax runrun ah ma.ahane wax fahma hays dapaali ninee
Bisinke amiira kan prank maha wlhi abdifitax si xun uladhaqme wlhi waligey comment prank saan cml sooma qorin lkn kan si xun ugaly😢😭😭
Wllo wayab nhy bisinka😢
Waxaan waa hal begsi
Yes wlhi 😡😡he is bulshit
Markay amiro iyo imaden inuu xogaa isdajiyo maheno ileen wuu ogaa iney prank tahaye wuba usii fakfakana balayda madowga badan uf uf
@@seynabxasan3367ma ilaa aragta ayga 😏😏
Naayaaa gabadha caaadi buu udilay unacaaayay amiiroy waaa edab daranthy naayaa gabadha maskiin nimadeeda haka faa ideysan ninkan ciiil buu uqabay siduuu udilay unacaayay fiiri amiiro warkaaga soo cadee gabadhan ninkan prank kumuu smayn ee wuu dilay
Haaaaa Wlhi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Abalone wn kugugu racasnhy midaa😢
Hey is daji just prank waye dadkan ayaga asxap ah wxey isku sameynayan mxa ka galay teda kle ya ii dood ku dhahday
Amiira ani waan kutageeraa lkn gabadha yartaa ninku wuu dilay ninkaan eey keeye wasskhu gabadha wuu nagadilay doofoorku waxana baraaki manoqonkaraan amiira gabadha si xunbuu ubahdilay ani xataa waan ooyay
Hhhhh war kuligood wey is og yihiin haisku oomin 😂
Amiiro gabadhaaan dulmi cad kagashay waxaana ciyaar magasho sunduseeyy adna naagtaan ka har saaxiip magasheee😢😢
😅
Waxan walahi prank maha kuligiin ma waxa isku raacden in sundus uu ninka saa ula dhaqmo ayada isku keentay 😢😢😢😢😢😢
Wlhi cwa ohintii wan ceshan waayay sorry sundus 😢
@@zamzamabdulaahi-qx4tg😂😢
Duqoniimo intay Ka badatay ayay waxan dadka lasoo hor istaagee markasay prank dhahee
@@Kbsl621doqoniimadu waata adi ku haysa maxa kaa galay iga sxb ah
@@adoontiallesiman262tan saxiiblama dhehe waa cadow
amiira sundus said u necebtahay wlhi lkn wlhi aniga iyo dad badan ayaaa jecel sundus 😭😭😭
Haa kaga sii daranka wiilkuna cadi Buu udilay kawaran axmaqiin weeye😂😭
Amiira sundus ceebteday faafisa lkn dad ayada ka caqli badan baa kuxiran oo waa anaga gabadha intay nin awalba xarash uyahay qol ugu xirtay dilay ka oohiyay bayba wali videoga soo dhigtay adba waa iga samaysa prank kulaha makana prank ah caadi buu udilay gabadha ninka 😢😢😢😢
@@MoznaMohmet wlaahi been ma ahan
Wlhi aad ayey u jeceshahay xaqiiq
I aaaku dilaaa😂qashinka kuugu tuuraaa😂😂😂
Waligay commented kuuma soo qorin Lkn waxaad ku samaysay sundus wax fiicnmaaha. Ninku waaba dilay gabadhee
Please report this video. It's completely wrong to promote violence against women. You should be ashamed of yourself.
😂😂😂😂😂
Naag weyn oo intaas la eg aa tahay intaa soo fiirsatay aa soo edit gareesay aaba soo dhigee miyaa gabar saxiibtaya oo ku jecel oo soomaaliyeed oo gacan loo qaadaayo faaido malihid ilinteeda ku qabatay 🤲🏻 hadiiba viewska intaas kaa galay waxaa quudatid waay allaha kabaryee
wayni iyo prank maxa iska galay mida kale way ka aarsanaysay sundus baa horaysay
@@adoontiallesiman262 bal waxaa na weydiineysid arag. are you out of your mind? Kulamaa ee da’ kuu kororto waa inaad fikir dheeraataa oo aqli kuu kordhaa. Waa inaa kafiirsatid ficilada aad sameyneyso maxay natiijo kuu keeni karaan. Waligeed baa prank la isku sameyn jiray lakin waxaan prank malagu tilmaami karo. Kawaran hadii adiga ama walashaa ama midaan gabadha saan ugashay la idinku sameen lahaa sidaaso kale?
bal waxaa na weydiineysid arag. are you out of your mind? Kulamaa ee da' kuu kororto waa inaad fikir dheeraataa oo caqli kuu kordhaa. Waa inaa kafiirsatid ficilada aad sameyneyso maxay natiijo kuu keen karaan. Waligeed baa prank la isku sameyn jiray lakin waxaan prank malagu tilmaami karo. Kawaran hadii adiga ama walashaa ama midaan gabadha saan ugashay la idinku sameen lahaa sidaaso kale?
Haa abaayoy wuu garacay kursiga ku dhuftay xita xariga ayu ku garacay waliba wuu aflagadeeyay yqy meela i xanuntay aniga si dhab u oysay wa dulmi wallhii hadana wuu si inkiray barkin ka oyeysa ku laha 😢😢
@@KiKiAFCA-t7nn prank hadaad maqashaba waa waa wax caqli gal ah ha sameyn
Sidan qalad waaye walahy team 27 ilaahay iguma oga mardanbe waliba amiira hadaan channel kayga kawada saarayaa nacalada sorry sundus 😭😭
Walal naagtu waa xaayidad wlhii qof caadi loo dilay kulaa prank
Taamir maxaa ku daray😢
Laaillaha amiira aaway damiirka asaxibtinimada gabdha wuu dilay ninkan ciilka ihayo illhy og wallhi si run u garacay wan damqaday wallhi idhaaf sunduseey maskinimada adiga laga arkay 😢😢
Maskiintaan weyku ciyaaraan ayaga dhan maalin horena Cumeera mall inta geeyay oo uu dhahay waxaa doonto qaado anaa bixinaya lacagta, markii wixii ay rabtay ay soo qaadatayna oo counterkii lacag xisaabinta la yimid ayaa waxaa dhacday in uu ka cararay wuxuuna ku hor ceebeeyay naag faceedo ajnabi ah.
Maanta naagtaan weyn ooo hooyada hadane dhahda sundus saaxiibo ayaan nahaya waxaan dhaqan xumada ku sameyneysa hadana damir xumadeeda inta edit gareysay soo dhigaysa.
dadku isku caqli maaha wallahi qof weyn oo maran waaye.
Aan Wx Tusno hadan team sundus nahy😢
Isku mid naxni
Subxaanallah naya amiira waxas gabadha ina ku sameysid waa khalad weyn wllhi dulmi naad ka gashey wax respect ah malihid wax lala saaxiibo ma tihid ani hadan arinkan igu sameyn xiriirka ku goyn laha, qofka ahock ayuu qaadi kara ma ogid, weligey comment maso qorin oo wllhi kan xanaaq baa iga keeney naa isku xishoo subxanallah, views raadi saa ulahayd bad qof dhan nafsadiisa halis gelisey
Wlllllahy Wa shamsi aaan Amiiiro Ku qaaaadno Bess ani Supcribe waa La Noqday😢
Amiro wax maka qaadi kartidee 😂sundus wax uqabo faceda soqban rabee😂
Ani wan kala laabytay uf dheh
Oo ma yada kaga Bahan orod la labo labada nagod Ayaga Iska Ka xiga oo rali iskaga ah waxay isku samenayan adi waxas dawade Ka ahow caruur taheee😂
Mx kaagal adiga @@Kalsooneyyyyy
@@Degmoabdirashid 🖕ku soo fadhiiso waxa iska dayoo 😂
Guys please hadii aysan videogan ka saareynin please and please report dhaha sundus waa hooyo beri ka maalin wiilkeeda arki doono hooyadiis oo nin gacan uqaadaayo 😢
Na de caqli iskubyeelay dadkan mxy ahyen commentiga ku dhex ooyay hadyna raali ka ahyn lama so dhigeen ee waH 😮😮😮😮
Wajigeeda makuula eg yahay inee raali ka tahay 🤔
@@KiKiAFCA-t7nn wajigeda hadddaa maha lkn iny so galiso wey wedding hadyna rali ka ahyn lama so dhigeen turuxeeyy
Side lo dhahaa report isheeg dhowr talefoon ka saara
Ma jiro ruux ka khayr badan suubanaheni aan ku salino scw scw scw scw scw
Salallahu caleeyhi wasalam ❤
Salalahu caleyhi wa salam ❤️
Scw❤❤❤
He is sadistic subxanalah waxaan prank waa dhaafeen😢
Amira qurux ilaa 2019kii ilaa 2024 kula socday aad baa ku taageeri jiray balse hada maya waxaad sameysay waa qalad cad oo dulmi ah caawa go aan ka qaatay 7:12 😢
Oo cadaaa inaa ku aregto ka jeclaan lahay😂
Adee kutaal
Qofka so qald ma gali karo
Naa amiira intee hore u socon laheed doqon doqon cml mala yacni baratay 1m lee aa Garo lee maka eheed intee umada challenge io wax dad ku soo jidan karto sameen karto asad wakaas car prank waxaas ha sameeyo wxiisa kale gabdan wana sababta lagu cajiseen
@@Maskineyyyyy-ed4pj waxa laga yaba ine isla ogyihin prank yada badana wey isla ogyihiin👀
Wiilkn hada kahorna waa arky sixun buu ula hdlaa gabadha hdana wxuu ba afkiisa kacadeeyay inuu xarash uhayo wlhi sundus waa maskiin iskadaaya wlhi waa ooyay sorry sundus😢😢
Bax naga tag😂😂😂
Waa waalanthy
Xaqiiq walhi ❤
Dump talk like that
Naagaa thy was mxd la calaacalee😅
Amira wali kuma so qorin qoral lkn taan cwa paranki mahaa wllhi waa khalad wyen cadi ayuu u dilaay
Pyoh waxan waa wax la isla ogyahay😂❤
@@Xaawoluul-s2yhaa walahi meshii cayda Vedo kudubee lagu sameye😂😂😂
😂waan ku farax sanahay he's 😂😂😂
😂yes waan farxay caawo 😂😂😂
@@adandiiriye4333 maxa ku faraxday😂😂
Amiira wax wanaak san masameynin aniga qalbiga i xanuunay naxariis darnida aaway damiirkii sundusey raali noqo abaayo😢😢😢
Amira this is not prank personal attack weeye qofkan gabadha caadi uu udilay 😢
Kkk waa caadi jaalle😅
Jaahilad yahay afka dheer maxaa gabadha yartaa qofkan caaqa ugu balamisay nafkasta naftada ,lagamatalaa waxadan qadanlahayan dadka howla imaan adi io asagaba,sooraligaliya😢❤
Naa adaa jaahilad ah nooga leexo gabadha waligeed ba prank la isku samayn jiray Amira na wayba raali galisaa sundus markay prank ku samayso
Waxan prank maha sister waxba ha difacin been ben gabadha ku dileen@@adoontiallesiman262
@@adoontiallesiman262 Illhay ka cabso amiira dulmiga ha ugu hiilin sidan prank ma ahan abaayo xanunka fiiri sundus bahalka ku dhuftay
@@adoontiallesiman262waxa inta kasii daran wa been kuwaan wey iswada og yihiin abaa lacag analaga sameynoya wah prank yada 2024 dad ka aaminoyo waba la yabay beeh 😂😂
@@afnaanahmed2705 nayaa qof ogal halagudilo oo prank kugu sameynayaa miyaa jira orod caqliga fuuntadaa dadka kalatag😅😂
Amira qof Ficn ayey iskadaigtaa lkn dhagar miran xasidnima aya lafaha igajirta washamsi kuqadaa bastarada afka dheer
Naa maxa ku cesay gabdha uf 😂😂
@@KaafiyomaxamedAxmed-mj3vi ciil ba igahayaaa 😂😂
Doqon bay noqoty saxib wax kma taqan wilsha se ugu jirty xsidnimo braty wxs maso deysen amira hde dhigledhy wlhi dadba leg wa ciyar gbadha maskinta sxbted iyeysa nin sa udhqmaya ubalamisay hoogay
Haa wlhe waxaase oo kale waa khalad inage subscrib waan ka noqda
😂😂😂nucadoo kale waa dadka eeba ubahanthy oo lagawalo camera inee cadi ushidanthy oo waxan jilin yihin waba aragtaye xoola cadiya thy
Ceyda waad iga dhimatey banaanka usoobax kuyeh hawiye kuligiin wasakh tihiin
Kan Prank maha Amiira Sundus waa inaa raaligalisa wlh waa la oyay Sundus waa gabadh qalbi wanagsan waye Prank xun ha ku sameyanin yaqay😢 sorry sundus🥺
Wax rali galin ladhaha ma jiro cadi iska dhiga ayada weku sameesa ayadane walagu sameeyi ciyarta bareejo waye 😂
@@ibraahimabuukaribraahim-sb5utSundus Prank Amiira ka oysineyo kuma sameeyso runtaa fiican
@@ibraahimabuukaribraahim-sb5utus😂😂😂
Naa wsxaan prank maahan waa wax keysla ogyahay markey qolka isku xirtay maxey talefan u wacanweysay oo ay mar labaad usoo baxday yahuu somali wax barta laguma karo
@@ibraahimabuukaribraahim-sb5ut prank lees dilaayo waxay ninka wuu ka dharge gabdha😡😓😂
Ninkan waa doqon ufff xataa qofka waa loo hanjabaa mayaqaano wuu iskadilayaa gabadha sidii Inuu xarash u hayey uffff doqon
Wuuba uhayay ma maqlin wuxu dhahay waa isbaraayay ani asi lama yabani amiira layabanay video saa gabdha ninka ula dhaqmaya soo dhigaysa yaab 😢😢😢
Maya abdifataax tan kuma raacsanin
Waa ku tarax tagey,
Koley ayagaa bareeahar saarey filaa , oo dhahay wajigaada tus , intow dadaal islahaana ku simbiriraxdey .
Anaaba isku naxey emotional dareemay , gabadha way oysay 😢
@@hafsaowfaarax9967 haa wlh aniga xita waan yawaye bismila Amira sundus waxeey ogadey iney ka adagtahay wayo labamar prank oo dilow oo aad uxun ayeey kusameysah
@@ayaansalad1062 Maya Maya waxaaas majiraaan xaalada hala dajiyo wllyaalow
Waa prank saxda ah waa ka shakin lahed Inu prank yahay lkn hada run ayey u maleysay
Xtaaa hduu prank yhy😭😭xtaa sanaa waaqaldh🥺❤️🩹subxanllah 💔 xtaa wabsii wacadhi lknn saann waqld aniwakasohorjedhaa inuu wabsadho lee eheed 😭🥺❤️🩹sorry sundusey ❤️ willka midkle sundus cill miyuu uqby bismillah🙄seeh maskxdisa ugusodcdy inu ghbadh gacan uqadho🚩bigggg red flag 😤😒
Views Mel xun ka galy
@@sabnasimanwaruntaa Amirada ayada Sundus bey views kuradisaa. ixtiraam dhan malaha.
😂xaliimo 😂af ur
War vedio report sara hawa da kasara harmful dangerous wye
Aniga wan sarye😡
@@NafisoHasan ani waan sarey dhinicina kasara
Ciil horaad uqabteen inanta sixunay ugaleen wlhi sorry abaayo 😢😢😊
Wlh wxn huba videogan sundus walidgedha hadey arkan iney calol xumanayan wlh oo blh ah😢😢😢😢😢😢yaaac wxn huba wlh qofkale oo team27 kamid ah in sas layeeli karin marwalbo sundus aya sixun ayey u galan ayagoo dahayo wa prank subxanaAllah ayadhaneh wa qalbi nadhiif maskinta😢
Wlhi wa runtada markan arkayba video ga sidas an isdhahy. Its not fair wlhi. Marwalba sixun ayay ugalan gawadhan
Beenta maha wlhi😭
Miskiinta walahi caqli caqli Bay ku dilaan walid keed iyo walaalaheed haday arkaan cuqdad Bay u dhimanayaan😢😢
@@abdifatahahmed-f2g 🥹
That's true 😢😢
Mindida caadi buu ugu mudy xariga wuu ku dhufty kuriga mdxa buu kaga dhufty ninkan gbdha Cdi buu u dilahy wlhi Amira intas dhan raali oga thy sundusay hdaa iska celin wyso ninkan ragg ugu balamin wyso wlhi dhandhan baa thy prank wx la dhaho ma jirto ninka ka so aarso nya
Naa ka dhex bax dadka silkada wasee😅
@@AbdirahmanMoktar2024 xoolo dadka maqashy baa maqashy aduu naagaha ka dhex bax naagyhow naaggu dhaly
Waligay comment Masoo bixin lkn vediogan waan is celin waaayay Sidan qalad weeyi 😢😢😢
Waan waan oyay cadho darteed doqonkan gabadha kibirka kala tag dheh caadi uu dilay
CiiiL iLaa hada waa ooyaya ufffffff
Kani maaHa prank wlhi waa dil caadiya
Amiira pls remove the video 😡😡
Aamiiraay lax baa tahay Wllhi inanta Adaa saas u galay oo eeygan guri ugu xidhay
Adaa eey ah balaayo😅
Sundus naftaa ukeenteen iska daaya maskiinta lkn team sundus hadaa nahay waa arsaneenaa 😂
Car aarsada😂
Dulqaad yeshta 😂
Ha wlhi😂
Sundusey amiro kaso arso hdaba mid xanun bdn kusame
Prank ga idinkaa ku horeeyay kanaa aarsi ahaa 😂
Amiira doqonsanidaa wxn saaid waa saa meel usoo dhigtay😮 kalay maskaxda maa ka fakartid qof weyn tahaybe acudubillah anoo dhameesan xanaqay wallahi uff
Naa waa laysla ogyhy😂camerada qolka yaa dhigay see ku ogaaty inay qolka galayso😂😂😂
@@MunaAlpi-q5kAmira sheegtay vedio dhamayso qolka camera kujirta tiri
Abaayo dadka markeey isfahansanYiHiin WaxwaLpa CaaDi LaTaHaY marka waa iska caadi ani xiTaah mar waa Qosle marna waa naxay waa iska caadi walaashay waxwalpa waaa isfahan un gabadhahana waa kuwa isfahmsan guuleysTa idiin leeyahay xbbaTYy amiira
@@MunaAlpi-q5khadi laysla og yahy xita wa sharaf dhac waxaan nin naag dilaaya
@@SaaraYusuf22isfahan mahan sundus amira waligeed waxan okale ola mayn iman amirada doqon waye macalaa gameki cagada qofki aqli leh wuu fahmayaa
Wxn Saxiptinimo Maha Veiws Uun Ee Ganaysa Amira Sorry Sundus Ayaanle😩😩🥹🥹
Amiiro sundus pranki,ku same wa cadi lkn wax ka ohiyo ha ku sameyn iyadaba kama,ohiso please ilinteda kuma dhibto miya kada sidas wllo😢😢😢aniga la,ilmeyay kwrn😢sorry,abayo sundus😢😢
😢😢😢😢
Sundus sorry sorry sorry sorry sorry sorry abyo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Yes yes 😂😂😂waan faraxsanahay
Bastarad iyo bahdilkuu kuwada waxkaste kadaran aqas awalba views beyrabtay doqonta dheer
Sorry sundus wlhi oohinta wa ceshan wayey😭😭😭😭
Kkkk qiiro jabaan😅
Amiro ilahow ahaa tan kayeelna waa barkin ee gabata waa shirqoshay doqonyahay yaa saxiib kula noqonjiray😢soray sundus gun baa kuheshay adaa halkaa isdhigay
Ma ciil bay u qabtay baan is iri wlh 😭😭 prank kiga waa marmarsiyo
Wa wax laysla ogyahay maxa camerad sida hada
@@Intisarcreateswaa wax la isla ogyahay camera 📷 yaa qolka soo galiyay😢😂
Waa wax la isla ogyahay mida kale amiiro ma iyada jogto meaha ma iyada dhahday saan udil waa maya hppti❤😢
@@Xaawoluul-s2ymel dher majirto banankay tagenyihiin isla markaba may sogasho waxay gabadha nusaaca ninka qolka ladhex rafanayo oy kamogantahy waxas miya dadnima
Bahalka judanka ueg baigu daran dadkiyo yimi gabadha usigacan qadayey yaab marku fulada ladhaco ciil igaqabtay sinjiyadisa hawase garaca xumi
Sorry sundus😢😢
Abayo iyo abowe plez fariinteyda hada aragtiin ha idhafina 40 qof ducadoodoa wala aqbala plez iso duceya murakeyga ino alle isahlo 🙏🙏🙏😢😢😢😊
Abyo muraadkaga oo aan macsi lahayn ilahay midigta hakaa siiyo😢 aamiin
allah haku sahlo abyo😊
@@RozalinaXusen aamiin yarabi 🤲🤲🥺🥺tnx xppti
@@FatxiCalisalaad amiin yarabi, madaxaga kor alle ha kadhigo abayo qaali 🙏🙏🙏🥰
@@FatxiCalisalaad ameen abayo❤❤❤❤❤❤
Run ayaan moodey ilin ayaa iga imaatey wllhey waan necbahey raga dumarka ka oohiya caadi ayuuba ooga oohiyey gbdha miskiin 😢
Run ruun syubs udile😢😢
Kkkk
Shirqool waaye
Inta Sundus la imeeysey waxa lagu sameyy ,uf uma qalnto sundus prinkan wllhi
updifataax prink kama ahaa miyaa suu ula dhaqmey gaabdha amiira ,updiftaax wuu inuu raaligaliyaa gabdheena😢😢😢
Diyaar ahada haday Raali galin bixin waydo
iLaa hadaa ooyaya wllhiii ciiL maseexaN karo😊
Wlhy waa ilmeyey k😂😂 sorry sundus
Mxd ka bedeli kartaa😅
Xarash baan u hayaa kulahaa xishood dhimay nin wayn oo gabadh ajanabi ka aha camera ku hor garaacaya iyo ayadon iska celinaynin war ilaahay ka baqa oo ama dadka ka fadhista ama wax quman soo dhiga subxaanallah
Waraa gabdha waxay sa ula dhaqmesan ishuu kursi ka geliye kwrn. Warya malinksta waxay nimanka indhaha ushidanya gabdha maskinta😢
Nolashedha qrxda bdhn iyo frxdedha ka xunxen uf eyha ses gbda yeli igu daran
Wlshy horta wa qalad in gabadh saas loo galo lkn iga jawab ok waxan prank buu aha haye sundus qofka kusameynaya waa gabadh oo wilka soo waday markii la dubay oo la dhaha wa prank mey dhahdo lama dhigayo waxan iyado kuqanacsan laso dhige
@@Khadar-do9cw wa runta wllo iyadha to ka ehed inuu la digo
saxiib magasho wlhi see ugu quurtay inee nin guri ugula xirto kabacdina dhahdo waa prank oo gacmihiisa lasoo aado uf caleykii dheh naa waxan kaha saxib magasho
Sxbtinimo majiro wlh inte edit ku samaynayse videowga malaxumaan wayse dadkan ma taqanid marka ayaga wax lagu sameyo le dareemayan xanuunka
@@BeeloHaji10lkn ayado raali ah baa laso daayey
Wllhi waxn Ahaaa TAGRAHAGA lkn Hada ma Noqon dono amiira Zhptnimada waxba kama taqanid wllhe wn ilmeyay Zundus waa miskiin😢😢Zory
Abaya qof ka wuu qaldamaa amira sundus aadbey u jaceshahay hadal yuu katagin
Kk sooysooy😅
Sundusey jileeca kabatay abaayo qaali wlhi
inanten cayda prenk ku maa samen karto isagu 100 prenk ku sameyey sunduus maskiinta ayeey ka adegtey 😂😂😂
Naa dhexdoodu kuma qado😂
Dhex deedu kuma qaado huno 😅😮
Mxa kgly mrka😂😂😂😂😂
Dhexdoda kuma deqdo
Ceyda iyo sundus ceydaaba maskiinsane😂
Naa maxaad. Prank ma ahan wllhi run ayuu u diley gabadha 😢
Wuba shegay xarash uhaya uu dhahy nio dadkan caqli mleh wy ugu talagaleen iyga un is cebeynaya wilkn wba kashakiyay wx bdan uso sameya umlyn wxs brnk lma dhoho qofka hda ka arsaneysoo isagaaa lbegsada adana kusameyn kraaa lkn wil gbar ubalami kwrn sundus mskiiin cil igu dishy ani sacadan wjiga timha karifi lhaaa
@@canabcismaanhappy5328 dhiig badnidaa ma anaa ku dhalay cilll baad hadalki xita la qalday agah😭😭😭🤣🤣🤣🤣
@@canabcismaanhappy5328 tan soo dhigtay videoga oo saxiibka iska dhigaysa sooma kadarna 😢😢😢
Kan waaba san inu dhamaa mooday waba xoolo caadi ah@@canabcismaanhappy5328
Nin cabtooy eh oo indhihiisa laga fahmayo Aya gabarta guri ugalisey kwran dil wax ka weyn hadu ugeysan lahaa uu😢😢😢
Cabtooy miya🥺
@@Enisayy-z1n ma ogi lkn sidu u dhaqmayo Aya cabtooy nimo ah🥺
@@QamarNuur-om1fj ninkani cabtooy mahee waa cameramanka amiira iyo ceyda muuqaalada ka duuba😅😅
@@inashacayb hye haduyhy sow gabadh muu dilin wliba halmar qosol kma so fakan xita Anaga Aya fahmi weyni suu ula dhaqmaye mrka wax Aya ka qaldn
Kufsi mxu kadiwa qofta groop waaye😂😂
Amira waxan maxaa kasiya aad gabadha ubalamisay kasaar vediogan please
Amira walahi qof xuun waaye wexey jeceshahay inay bahdisho sundus
Haa wllahi 😢
Amiira how did this happen. This is so undignified ,,sometimes people take advantage of how nice this young lady is. It makes her so vulnerable to mistreatments from her friends. Do somalis even understand the meaning of a prank?
is not prank is really what is happening we don’t call this prank shame to Amira
No amiira saan waa qalad maxa samaysay ninkaan gabadha caadibudilaybe😭😭😭vedio is kabixi please sharaf xumo waaye saan
Haa xarash ayuu uhayay 😢😢
sorry sundus aniigii ogaay inuu prank yahay isku naxay
Walhi kan gabdha wuu udharsan dil lama dhihin baacso la dhahay asagana runrun udilay war kan cumeer kuso dir sundus san caqli ma ahan t.sundus one like😢❤
One like😂
Uff amira ma xishooto maad kaqabtid waad arkaysaa inuu run udilay dhocilkan 😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡
Amiira san qlad waye caadi udilaybee😮😢😢😢
Meyla aragtey😢😢
@@QamarHassan-s7c haa wlh wu ku dhamady😭😩
Haa waa geed neef ah😮
Really 😢 sundus 🥹 sorry 😢
Waa prank ga saxda ah😂😂
Wllhi waligey comenti meeshan ah sooma worin lkn waa u dulqaadan waaye wxaana wax lga aamusi karo ma ahan sundus waa lxumeeye wllhi😭😭😭😭😭😭😭
HadeY naag damiir leh tahay oo qiimaheeda taqana wey ka hari doonta naagtaas🫡
Haa wallahi
@@UmaymaIsraa wlhiii taas been ahy😢😊
😂😂iyaga iska ka dhow bada Kuma qado adi
N@@AyaanKampalaNaya aadi Naga amuus uuuf
@@AyaanKampalanaa naga aamu xoolo
😢😢😢Waxaan prank lama odhan karo Waa Dulmi cad oo lo gaystay gabadha miskiinta isku xishooda Dad waawayn tihiin Raali galin Waa inad ka bixisan Waxan. Team sandus
Diyaar ahada haday Raali galin bixin waydo
In wiil ka weyn haysan bay arkeen markasay wax walba ku sameeyen miskinta😢
Nyaa amiiro bariiskaga miyaa kudarn waxn waa doqon nimo gabadha wilka iskama celinkarto hady gabar ahan lahed wx baa loqatay lkn wil xun inaa ukentay aaa sixun ugashy gabarta naa ixtiraamka baro
Naag saxiib maleh tana kujirto 😢😢😢
Lacagba udaran doqontaan dheer si ay views uhesho 😂😂😂awalba caqli anlacag ahyn malahayn
Sundus waa qof jilcan oo afka kala heysa miskiin nimadeeda laga arkay waana lagu sameeyey😢
Naaa gabadha yar😢 kaxiishood yadawaxcadiyakusamaysa🥹🥹🥹🥹😭😭😭😭😭😭😭
Ma arkty wllo iyada waliged kamay ohin iyaduna iladeday ciyar ka dhiganosa 😢😢
@@OzmaanKing-x2jwakaxumahay😢😢😢
Naa saan maxaay ahyd sundus un maad taqaan in prank lagu sameey ish naag sxp magasho 😢😢
Walahi waa runta cawa saan gabadha uga naxay ceyda saas uma gali karto gabdhan dadkay ujeceshahy ayadana waxanay nokeenaysa uff cakuye nagaha qaar😢😢😢
@@ayaansalad1062ceyda salid mariye isgali deh ufff wasaqada 😢😢😢😢 wlhi cawa wakaxumade waxan prank maahan
Ralli gelin is not enough wallahi I'm soo mad gabadhaan reerkaan sidey ugu cayaaran kuwa meesha joogo rag lama dhihi karo specially Ceyda la watte.😢😢😢
@@ashaomar6719 ilma ma tahay waalaleey waxaan wa been cad prank yada 2024 e hadana somalida ah hadaba aamineyso maso dhawid 😂😂😂😂
Kkkk
@@afnaanahmed2705 Ma soo dhawi runtaa waaye Allah ima liidhin doqonna ma ihi one million dollar xataa hadii ley siiyo naag xun aniga kama ogolaadhen in ey waxaan prank iga dhigto oo ey Social media 😄 igu bah disho. Maybe I'm sorry 😞 u r one of them abuska caadi ayaad u aragtaa u need to see a therapist as soon as possible 😢😥😢
@@AbdirahmanMoktar2024 😂😂😂 tan yeey ka fakanin.😅
Naa axmaqad thy waxan prank maahee gabadha ciil uqabay axadka fooshaxun wlhi waa hadli laa hay sidii anoo laygusameeyay cunaha ixiran sunduseyy hadaa naag nol thy tan xiriirka ujar😢😡
Bisinka idaf wx prank ma ahan wey oysay wlhi 😢😢
Sorry 😞
War amiro waad qaldn thy gabdha yrta ka xishod nacas yahay waxan camal prank mahan wllhi tedkale cuntaan mexey u Moday gabdha yarat kolba barito ku dhehe sorry naa naag nol iska dhiga oo dadak iska celi cunuga haka saarto parnk
Warsoco doqonyhw
Macaacda ku haay 😂
Waxba kama galin😏
Warbax xaryohow
Lax waaye qof kle maba taqaan
Gabadha ninka inu dilo raali uga tihiin kulugiin naa kuwan intey aakhiro kuu diran kudhahayan waa prank katasho hooy😢
Wallhi beenta maahn nin xuno oo dhabal aah uu balamise intey dhilen in the name of prank cilki ii hayo. Kuwa like sarayan muqalka iga daran
Haa walhi
Anigu ninka kuris baan la soo gaadi lahaa walaahi😡
Kkk😅
Aaaaaaa. Sorry amiira iyo nacaladan aan dumar aqoon ahayn. Ush asxabay kalaabtay. Tiim amiiro. Kabaxa iyo. Dhamantood cawa iigudanbayn ush ush
Biri kamalin wilkeda haduu arko kawaran😭waxaas khalad waye amiro 😢zorry sundus apayoh
Exactly 💯
Naa amiiraay sidani waa qalad buuxa wlhi siduu gabadh jirkeeda u taaban kraaaa amiiraay waa qalad weyn amiiraaayyyyyyyyy saan qalad waaayeee 😢
Jirkeed muu taaban bee wxn waa leysla ogyahey
Diyaar ahada haday Raali galin bixin waydo
Yaab waa taabatay marku gacanta kudhufan kow😢@@Amaaleyyyy
@@DeeqoFaarax-ld4ml daqiiqada uu taabanaayo sheeg marka
Abyooy lkn Amira sas Dan gwada mxa ogu gali leee sundus wlshyy soma,ahn sxiib fcn ama,ahn wlhi Amira Koko Aya kaficn 💯💯💯💯
Kugu raacay zhp koko inantas wa inanta ugu qaalisan team 27 dhan walba
Hada ma ogaanesiin inee Koko kafii can tahay. Amiiro wee bahdishaa Sundus😢😢😢
Sax
Haaa koko ayaaa ka ficaN amiro way bahdishay sundas😢
Waxan soxasuustay maray prank kusameysay sundus io samia sundus baqaylisay koko isla markiba wayso oroday iyado leh qayladoodan kanaxay halka amiira gabdhii oo marna qaylinaysa marna nabarkeda wacayso hadana aysan udamqaneyn amiira naxaris la'an kama ahan lkn sundus bay nacasnima kuargtay qofkle sidas mayesho lkn tan😢
Amiro walahi waligey wan kujeclay lkn hada my xay wan is nacay atahay walahi uf dumar nimada xage ka aday adana inaa dawatay aasodeysat
Amira wa shamsi ku qaada waxy sidaani wa qalad wlhi ani wa ku tageeri jiray lkn hada may
Sooy sooy😂
Wada kuqulqul amiira kumabahno sido kale hadalkaaga maqadaneno
Aad iyo aad baad udhaqan xuntahy amiirooy way.gabadha saas.oogu galeee mardanbe.waxaan dhaqan xumada ah ma ku sameynkartid wallhi ilinta waan ceshan waayay. Haye raali noqo.markey dhahdi
ka waran sundus hooyaded iyo wiilkeeda haday waxan arkaaaan say dareemayaaaan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Anoo sudus waligey arkin ayaa kaxumaade kawaran nunaheedii yaraa oo arkaayo hoyadii oo oyneysa prank dartiii😢😢😢😢😢
Ms.Amira this is not okay doing this for views?? He actually hit her a prank is something that’s supposed to make someone laugh not cry and beg for their life! This is very disappointing 😕…
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sundus amiro iskaga har naag xun weeye koko 100 100 ka fican. Iskaga har amiro
Sax😢😢😮
@@MaryanabdiSugway-z8w sax ma ahan pyo maxaa amiiro maa dhahday sidan udil🥺😭
@@RahmaMaxamed-s2y pyo dadka iygaa waxan isku sameyo hal mid kuu shega mesha waa meshe cayda video xalay uu ku sameyay max mesh kaag baxay🫶🏾😭🥺
@@Xaawoluul-s2yjileec looma baahna iska aamu
@@Xaawoluul-s2ykaaga daran camirada qolka kale se kutagty waxan we isla ogyihin amiiro qof xun maha sundus ayadaba lama socan lehen hade xuntehe
Amira waxadan waalasha adna mise fadma kusameyn lehen a gawadhan kusameyse
Haaa wallahi 😢😢😢😢
😢
Bisinkaa amiiro sundss side mxda igu Gashaa soory sundss amiiro sidan wn ka xumahaya 😭😭😭
Amiiro markann wee ka dartay wllhi uff weeba iga soo hor baxday