Been maaha marku roob da,aayo ducada waa la aqbalaa samaduna way furan tahay Qur,aan saarkii iyo Roobkii baa isku beeg may masha Allah jawi Qurux badan waye ❤
Family Qurux badan iyo video Qurux badan masha Allah Qur,aan saarka Alle ha noo aqbalo dhamaanteen intii muslim ah sharka Alle haka duwo gurigaas na mar hadii maamadu ku faraxsan tahay Adna Qurux na u dhow yahay waxan filaa farxad badan iyo jawi Qurux badan inaad ku qaadan doontaan ❤❤❤
Wale youtube walesku awood shegtay 1h 25k amira isn't easy naagihi isku ka so raacay caadiya u buustey😎 cashir ka qaado he marku views ka damo yan lagu so suuron no more isbaheysi😅😅
Hada waakaasee Hal hapeen xitaa hakala haraan amiiro inaa Hal wax looga qaadeyn ogyihiin 1 vs 4 waaye sheekada lkn 5 bee noqonayaan mar dhow amiiro is not easy 😂😂😂
@@AsiyaBurhan-qz8wt ma aragtey gabadhan maskinta sidey gees uga wada mareen la yaabay caadi u inkireen ar naaga allow hano baahin sometimes na wey fican tahay ina wajiyada dhabta aragtid amiray keep going❤️
Asc abayo marwalbawa waxa qasab ah in an raxno sunadhi rasullka scw ama quraanka guri cusub ama mell cusub markad dageysid duco aya la aqriya sidho rasullkena noshege qur aan lama aqriyo marka wax dini kusabsan ad sameyni rabtid culumadha wax garadka eh weydi inshallah allah haku barakeyo
Codka introga saran happy + danbi la'aan❤ Ilahay shar o dhan idinka xijab amin Amira dhaqan ma aha Gabar ine wilasha cuntada u dhigto walalahada ine dhig dhiganey ahyd
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ
❤Salalaahu Caleyhi Wasalam Habib Mustafa ❤
1FT
QAWNNMQEHJENM😊XAAX
Scw❤❤
sallaahu caleyhi wasallam❤❤❤
Salalaahu caleeyhi wasalam
Amiira qurux waxan kaga baqaaye isha biniaadamka quran hadii lagu saaray masha allah farxad waye 🫶❤️👸
Soora bad naa xaa kaa kale adika 😂
@@AbdiladhifTohobwaa funzkeda farax qasaro
@yaasmiin❤
Amiira guriga sidaa u hagaajisay no duub xppti yaa igu racsan like isaar hadad ila rabtan ❤
yess❤😊
Haa waarabnaa
Aniba waa rabi🎉❤
Me
Aniga
Amiira qurux please quran isku akhri allen xasidka ha ka qabto amiin amiira qurux farxad ku war amiin cadawga ha jabo amiin 😢🙏
Isha xasadka allaha kaa qabto aby cadowgaga wuu batay hormarkagena ka xunyihin ee nolol sare allaha ku siiyo anagana allaha na siiyo
Amiin🤲🏿
Haa cadaw gedu wuu batay ilahy haka qabto😊
@Gosha-rercarale aamiin aby
Aaaamin Aaaamin
Qof tagey o talaabsadey le la xagxagta...markad Level sare gaadhid luusarinta nolasha ka dhacey way kugu masqulaa. MILYAN QURUX IS NOT EASY ❤❤
Been maaha marku roob da,aayo ducada waa la aqbalaa samaduna way furan tahay Qur,aan saarkii iyo Roobkii baa isku beeg may masha Allah jawi Qurux badan waye ❤
Nasheed Ramadanka soo xasuustay illaahey nabad hanagu gaarsiyo dhamaanteyn🤲❤😊
Aamiin
اللهم آمين يارب العالمين
amiin❤
Aamiin yaarabi
Amiin amiin Amiin
Alle waxan kaga baryaa Amiiradeydi alle isha bini,aadanka haka xijaabo wlshey mcn🤲🏻🥺❤️👸🏻🥰🔥
Quen kroto is not isi😂😂😂😂
Amiiradeena markasta ina you tube keeda daawado ayaa jecel yahay wlh boqoradeena❤
Same
🥺🥺🥺 🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisjo.🥺
Soonkii baaa nasoo xasusisay ❤🎉😊
❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ،❤❤❤ اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤
Inta daawan jirty reutinka amiira 2021 ilaa hada walina single ah Naa bal ducada igu dara ilaahy inu lacag qayr qabta iyo nin shidan isiiyo😢
Amin mcnto alle waxa rabto hakusiiyo io niyadad waxa kujira ana ubad kahyr qaba ale haysiyo aminta idhaha
Aaamin anaga dhan allha na siiyo🤲🏼😭😂
Naa nowada duce de😂
Amiin🤲 😂😂😂
@@sahuurmacalin 😂😂😂😂 waba naga mad satene see camal
Ilaahay hakuu aqbalo adi io familka dhamantiin amiiiradena❤️💋😭
Allaha idin barakeeyo family qurux badan ayaa tihiin farxad ku wada jooga 🤲🤲
AMEYSINg m.sh quraanka alle hnii aqbalo❤teede kle boorsda 4hween wey ishaafsey marwlpo xero❤wey qrux bdan thy m.ah❤
Mansha Allah roobka ducada aqbal quranka ❤❤ guriga armajoyinka khani ka yahay wooow😊
Maaaaa shalh quraanka kariim ka alah ha idin aqbalo❤ abyo
Masha allah amiira deena qurux dabadan waaw weefiican tahy qur aan aqriska 🎉😊😊😊❤❤😊😊😊
Mashaa Allaah Guri cusubu markaa degeyeso quraanka ka horo waaxa lla akhariya Acudu minkelimaati laahi taamati mishari maa qalaqa kadibina quraanka ama kudar ama hallagu khariyo belo kuma arkayaso ❤❤🎉
🥰🥰❤️❤ Sax ❤
❤❤❤أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ الرَّجِيمِ. ❤❤❤🤲بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ❤️❤❤❤اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاءَ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ❤❤❤❤
Masha allah 💖✨️❤️❤️
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mash'Allah Milyan Quruxdeena Family iyo Asxaab Quruxbadan o ku jecel aya garbahaga taagan❤❤❤
Farxad iigu noolow...
Inta hore nashiidada Ramadan ka so xasuste wlhi Illhy nabad hanagu gaarsiyo🔥💞🌷
Masha"Allah Amiradeena 😂❤❤❤ Faraxleey Faceeda Ka Roon I love ❤ Taqaballallaaahu Minaaa Wa Minkuum ❤❤❤ Quraanka Allaha Idiin Ka Aqballo Ya'rabb 🤲🤲🤲🤲
Maanta waajimco aakusalino nabiga نبى محمد صلى الله عليه وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين ❤❤❤❤
Habryaha iyo Docilihii kamaseersanaa illahey ishoodha hakaqabto ❤❤❤❤
Dunida masoo marin ruux ka qayr badan nabigen maxamed scw scw ❤scw 🕋🕋❤️😢
ilaahow ii sahal asxaabtaan ama asxaab sidaan ufurfuran 🤲🏻.
Masha Allah Amiro hooyo calwiyo waka farxisay Allaha ka farxiyo insha Allah
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ الْحَمْدُ
لِلَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ ( الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ مَالِكِ يَوْمِ الدِّينِ (4) إِيَّاكَ نَعْبُدُ ٤ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ : اهْدِنَا الصِّرَاطَ الْمُسْتَقِيمَ صِرَاطَ الَّذِينَ أَنْعَمْتَ عَلَيْهِمْ غَيْرِ الْمَغْضُوبِ عَلَيْهِمْ وَلَا الضَّالِّينَ ))
Mashallllha wilasha qamisyadey kuquruxbadan yihin❤❤❤
Amiiro qurux maanta anaa ugu horeeyo❤❤❤
Family Qurux badan iyo video Qurux badan masha Allah Qur,aan saarka Alle ha noo aqbalo dhamaanteen intii muslim ah sharka Alle haka duwo gurigaas na mar hadii maamadu ku faraxsan tahay Adna Qurux na u dhow yahay waxan filaa farxad badan iyo jawi Qurux badan inaad ku qaadan doontaan ❤❤❤
Ku sali nabigeena muxammad scw scw scw ❤❤❤
Masha allah abyo allah kaqabto isha bani adamka ❤qalideydi wn kugufanaaa
Kusali nabi Muhammad scw ♥️❤️❤️
Scw scw scw❤
M.a Amiradeena Allah hainiaqbaloo qurankaaa❤❤❤❤
Gabar qalbi wanagsan oo walidkeed meel kalasoo baxdey iyo walaladed sey man sha alah
Amira Qurux Manshallah Waayo Guriga🎉🎉🎉Keep Going Insha allah You Will Succeed.
Maashallah intii video aan arkey kii iigu qiimaha badnaawaaye Allah noo daayo hooyooyikeena
﴿ إِنَّ الْمُنَافِقِينَ لَكَاذِبُونَ ﴾ المنافقون
( KUWA MUNAAFIQIINTA AH
WAA BEE NAA LA YAAL )
QOFKII BEEN SHEEGA WAA
MUNAAFIQ
Surat Al-Munaafiqiin
ADEER XUSEEN
Abayo guul insha Allah mcney ❤🎉🎉
Queen karooto is not easy ❤❤🎉🎉🎉😂😂😂😂😂alla xayaad quruxaa dhintay dhintay😂😂
M.a wilasheyni qurux wa diin ❤
Amiira abayo ducada alah haku aqbalo wax walba ad niyadada kujiro alah hakusiyo m.cn ❤❤❤❤❤❤
Ma. Il cadow alaha niga qabto amiiradeena❤
Aamiin aamiin yarabi allaah ku aqbalo qurux xeey
Wlhi cayda io cimraan mahmah wey u fadhidaa. C/fatax baa igu daran axad maxa ku xiga😂😂🎉 ducada ilahay haku aqbalo❤❤🎉
Ducadha Allah kuaqbalo adhi iyo familka damtiin amiiradena❤❤❤❤
Wale youtube walesku awood shegtay 1h 25k amira isn't easy naagihi isku ka so raacay caadiya u buustey😎 cashir ka qaado he marku views ka damo yan lagu so suuron no more isbaheysi😅😅
Markaa daacad tahay ilaaheyna garabkaaga yahay wax ku dhibo ma arkesid❤
Hada waakaasee Hal hapeen xitaa hakala haraan amiiro inaa Hal wax looga qaadeyn ogyihiin 1 vs 4 waaye sheekada lkn 5 bee noqonayaan mar dhow amiiro is not easy 😂😂😂
Haa wlhi xaasid ma aflaxo waxay is lahaayeen amiira khadka ka saara Lkn ilhy jooga o jaliil ah taas ilaaween amiira cadoowgaaga cagta hoosteeda ❤❤❤🎉
@@munamaanka8020 koko bari hore team wiilal sameysatay dumar is daba yaacayo kama hesho naago meshey ku batan faido maleh
@@AsiyaBurhan-qz8wt ma aragtey gabadhan maskinta sidey gees uga wada mareen la yaabay caadi u inkireen ar naaga allow hano baahin sometimes na wey fican tahay ina wajiyada dhabta aragtid amiray keep going❤️
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) ❤️🫶🏻☝️
❤❤❤Caleyhi Salatu Wa Salam ❤❤❤
Scw
Salalaahu caleyhi wasalam
sundus intaykabaxday lama'arko😢😢
Scw
Allha idin aqbalo ducada oo isha xasidka allha idinka haayo miraa😊❤
Amita dar alla ku jecel yahay ❤❤ walhi abayo
Ceyda iyo cimraan cabtooy is fahamtay maahmaah baad noola soo fariisateen o beerka nooga tunteen moho markaad dharagteen 😂😂
Amiiro meesha ay ku jirto ha ka shaki nin❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Aan ku wada salino xabiibkena mohamet Scw scw scw❤❤
Amiira ilahay haidin aqbalo adi famligaga quran sarka isha xasidkana ilahay haidinka xijaaba 😊❤
Allh ku barakeey
M.a qraanka kariimka allah ha idiin aqblo ❤ sister
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ❤
Amiira io inta qoralkyga arki donto, wxa idinla wadagya kitabka quranka ilaa herkas lagama hajaro telephone Quran lga aqriyo wey wngsn thy lkn kitabka ka wanagsan, kitabka ka aqrista ila mar usan ku dhaweyn moye 🤍
Masha Allha ❤❤❤🎉🎉🎉 Allha haku xafido abayo mcn❤❤❤❤❤
Amiira bagtaa labiska ayey kahaleysee iskadig xppti❤ midii kale mxa kujiraa
Ramadaankaa uxiisnay Routine nadaan cml Insha.allah soonkii wuu is keenay🎉❤ Ilahay Caafimaad hanagu wada gaarsiiyo
amira waxatahay hooyo wanagsan oo hadan hurmarkeeda kumashqulsan horeosoco wallashey mac👍👌❤👸👸👸👸💎🇸🇴🇸🇴👍👌
Nabiga hadaa jeceshahay like sar
Mansha allah walal allaha ku caafiyo amiin amiin❤❤❤👑😍
Amiro..max.dhacay..baryahan.zxbta.mala.arage.sundus.awey.mise.waka.xisadhacday😊
🥺 🥺 🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisjo.🥺
Masha allaah ana ugu horeeyo wan idin jeclahY madhamantiina❤❤❤❤
Shiiqyaalki aa sugeni faanaye iyo jj mee ahaye😂 m.a🥰
masha allah amiira qof karti leh❤❤❤❤❤😂😂😂
Asc abayo marwalbawa waxa qasab ah in an raxno sunadhi rasullka scw ama quraanka guri cusub ama mell cusub markad dageysid duco aya la aqriya sidho rasullkena noshege qur aan lama aqriyo marka wax dini kusabsan ad sameyni rabtid culumadha wax garadka eh weydi inshallah allah haku barakeyo
Wcs mss mlyn qurux ilahay ha idinka aqbalo Murad kiina aamiin queen hee magacas karoot ma shidno kuceli farxadaa ka keen teee mid kale sheek dheh
Allaah ku barakeeyo
M.a amiira qurux aamiin walsay mcn❤❤❤❤
Codka introga saran happy + danbi la'aan❤
Ilahay shar o dhan idinka xijab amin
Amira dhaqan ma aha Gabar ine wilasha cuntada u dhigto walalahada ine dhig dhiganey ahyd
Keep going amira from Djibouti
Masha allah amiira ilaahay haku xifdiyo adiga iyo faamilka insha allah amiin
Faatma maxa noga dhumaneee 😂i love you
Miskin waye fadumo😅
Masha allh ilaahay hiding saaidiyo faxadina❤
Ilaahey haa idin aqbalo abaayo ane murad leyahay asxbey iduuceya wan idin baryaa🤲🤲😭😭🥺🥺
Allh muraadkaaga hakuu sahlo abyo
Masha allaah dadhala waa gaaraa hampalyo hampalyo
15:10 xayaadey Beenta maaha arooska coming soon I.a🎉😂❤
Maahaallah illahey quraanka ha idinka aqbalo❤😊🎉
Alla cayda io cimraan waad nawadheeen
Markii ugu horeysay😂 oo arko mahmed oo macbos xiran arko😅😅😅😅
KU SALIYA NABIGENA MUHAMED SCW ❤❤❤❤
Jrhxj
quen karooto isn't easy 😂😂😂😂😂😂
Yaa kubalmiyy adi😂😂
الله يتقبل منكم ومنا 🤲
Amiiradena isha 7+7 laga quraan saroyaa😂😂❤
Haa wlhi ishoda ilahy hanoga qabto weyba naga dhibeen gabadha😂
@@Gosha-rercarale ameen wllhi ciil igu dileen
Ceyda Marka arkay macali ka dugsiga igu soo dhcy 😅🤣💃
Waxan jecelan laha idinkane ina xijabatin❤❤❤❤❤❤❤❤
masha allh abayo amiiro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Amiira cunugaaga ku taxdar hppti gurugas balakonkiisa yuw kaaga dhicin duca qabto ❤🎉
Abaayo m.c.n amiira qurux eey❤❤❤❤❤❤iinoolow
Mash Allah amiira qurux ❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
Amiradena isha Allah ha Ka qabto❤
Amiira qurux guriga Allah nibarakeyo damantiin❤
Amiira waa ku taakeeraa hore u soco abaayo waxaana rajeynaa in an kula kulmo adi iyo team 27 in sha allab❤
M.a amiira qurux waa ficantay gurigu marku cusub yahy Quran layska saaro ❤