MUSTAFE DOLLAR | AMAAN-BADAN | OFFICIAL-MUSIC VIDEO 2024
HTML-код
- Опубликовано: 5 фев 2025
- Ereyada Abwaan Garsoor jacyl
Laxanka Mustafe Dollar
Music Maxamed Yare
Directed and Edited by MONIUM
DOP - Lamaj - CM PRODUCTION & Munier Obsieye
Vocal Rec Shidane Professional
©️@Mustafedollarr
Hadaad halkan soo boqoto like iyo subscribe asxaabta🙏✌️
Only viva kulmiye ❤🎉
Diyar waa fanankeyni waan kuwataaa
Voice 100%
Lyrics 100%
Style 100%😂🎉
My fav songer in Somaliland ❤
Fanaanka qarniga 👏
Hees iyo badh
lacag Aad meel Aad kala dhigto weydo Alle hakusiyo hadad like isarto❤😂
Our sister we proud of you 👏 keep going 🌹🥰
Kooko wankutagera walhi❤
😊
Heesaha waxaa kamacaan quraanka alle yaa igu raacsan ❤
Adu Mad Dhimantahay Yaan Ogayn Midas 😅
❤❤❤a1rtj
Aniga wall😢❤
❤❤❤❤
Fan hadii la sheego wakhti xaadirkan wlh waa mustafe dollar🎉 laxameyste+abwaan+fanan+director+ G.O.A.T ka FANKA🤚
🙏🥰
Wlhi been ma ahan heestan naga soo fasax
5/10/2024 yaa dhagysanaya dabaday liketa hayla dhafin dareen haduu ku kenay ❤😊
Maba jiro adunyada qof aan adi kusiistaaye 😢 inaadeer mcnow bishaar mohamed goder sidhabaan Ku jecelhy iinoqo iftiin iyo ilays iyo nuurka aragooda rabiyow calaf igu kaa dar 😢❤
😂😂😂😂😊
Naa ninka ka fuq hdu arko ado kuwareegay 360degree Waka cararaya wlahi raga lama tuso jecelkaga 50% IGA Talo ,
Goormuu u dhacay beerka
Uurkiyo qalbiga caaashaq
Goormaan u kaliyoobay
Aleylehe kalkacalkaaga
Goormaan naf kuu oman
U ogalan jacaylkeeeeda
Gormad ufuri laabta ood
Ku habi dareenkaaga,
Soo nigan u soo xiisay
Ag joogiyo la kulan kaaga💔..!
My brother dollar 🔥🔥
Mybrotherdollar
❤
Legend weyN baa so dhacaY😊 mustafeH dolleR keep going proH🖤
🙏🥰
Heesta aad qaadayso waa inay marka hore adiga kaa dhaadhacsantahay .
Sida mustafe Dollar waayo, Farshaxanka Heesta uu ku ladhay iyo jilitaabkanka Codka cuddoon ee laxanka dabacsan lagu ladhay Waa hibo gaar aha Waana Wax qofka dareenkiisa dhaqaajin kara. ❤
Maanta anaa number one ah subcriber ta hayla dhaafi a
✌️
maba jiro aduunyada quf aan adi ku siistaaye ❤ 5/10/2024 habeen sabti ah sacadana 1:53 Hanad abdirahman mahamed ❤️🔥🎯aramida galkacaliyo hadaan ulasho ku sheegto oo aan bogiyo beerkaa ubucda ku taabto ayaamahaan jeceelkaan dhax galay iga ilmeysiiye ii noqo itaal iyo awood ani i taageero 🥺🥰❤️
❤
Nasar❤
Nasra haji qu3n❤❤
Awlaadi jacaylka alle ha isu kiin daayo
😭
Fanka Haduu sharaF leYahaY Wllhi MasraxYada SomaliYeed mustaF Dollar aYaa HaYsan Lahaa🐐🫡
Aramida kalkacalkiyo
hadan ulasho kushegto
Oo aan bogiyo beerka
ubucda kutabto
Ayamahan jcaylkan dhexgaly
iga ilmysiye inoqo itaal
iyo awood ani itagera
Maba jiro aduun yada qofaan
Aid kusiistaye ashqaraare dhayihii adi mar ku eegtaye aman badan ilwadaey mcn idilsaney heedhe inoqo iftiin iyo ilays iyo nuurka aragooda
Guurmuu udhacay berka uurkiyo qalpiga cashaq gorman ukaliyobay
Aleylehe kalkacalkaaga goorman naf ku oman uogalan jcaylkeda gormad ufuri laabta ood kuhabi drenkaga soo nigan uso xiisa agjoogiyo laku lankaaga
Muuqiyo ilqabashada raba aragsan kuyelay ixtiraam dadnimo raba edabsan kuyelay dabci aad mi jecelyhy raba eraysan kyelay abur wcan raba ka dhigoo ayad baa thye
Tiro maleh asaga hablaha igu waregaye aniguna ada kaheloo kugu agmeraye ehel saney ina ader mcn urur saneyy qali iga dhamee jcaylban hader muxibo oyaaye 😢
😮 2:08 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅u😮😮😢😢😢jghguiyj khbmhh poi all
Ehelsaneey inader macan
Urursaneey qaali
Iga dhamee jacayl baan
Hadeer muxibo ooyayaayee😢❤
Mustafe dollor top baad thy wlhi m.a
10/10 ban ku siyey❤🎉
Mustafa dollar Tan way Hees DhaafTey🎵 Legend monium aadban kuu salamay🎥🔥
Mustafe dollar waxan hees way dhaafte maxan u bixina io laxankaba io ereyadaba 👈😎
Mustafe dollar, Haboon Nura, Roda kayf iyo kamil
I support you❤
😢😢😢
Mustafe dollar 💵 wax kale weeye heesku 🔥🔥
Waanku Wataa Mustafe Dollar🙏
Tageero ku ahy from dhagaxbur ❤Wlky 😢
Wanka Gadhsin from Jarkiisa😂
Hadan seexday dhagaxbuur wale ulkacas van xex joga 3:54
Maba jiro aduunyada qof aan ku siistaye 😢❤7/12/2024 haben axad ah sacadana thy 11:20 Mukhtar Mohamed yusuf ina ader hppi dunida ku jeclhy waxa rajeynaya cmmtigan ina ku aqriyo sanado badan kadip anago wada joogno insha Allah 🫂❤️
😂😂😂😂
Awlaadi jacaylka masha allah alle ha isu kiin daayo wll
Sosos9s99e❤😂🎉ieeueuei
Hees timaaday Waqtigeeda Guleyso Saaxib mustafe😢😢
Maba jiro adduunyada
Qofaan adiga ku siistaaye
Ashqaraar dhaayihii mar uun
Adi ku eegtaayee
Amaan badan ilwaadeey macaan
Edebsaney heee dheh
Ii noqo iftiin iyo ileys iyo nuurka
❤Aragooda❤
Woow amazing thanks mustafe dollar aabaha jaceylka❤❤❤
WLhi hadii uu fanaan jiro waa mustafe dollar🎉❤ Mustafe Adi qof dhintay maa jeclaatay😢😢😢😢❤
Goat 🐐 fanka 😢😢😢
Waar hees ban Kuu hayaa goat mustafaw
waqal email u dir lpx
Tani hees weey dhaaftay waa wax kale wacdal
🙏
Mustafe dollar best fanaan ❤cod iyo laxan miisanka culus ah✔️🙏
Maba jiro adunyada qof ka ixtiraam bdn mcn 5/October 2024😢❤
Mustafe dollar my big bother❤🎉walhi walalo waxan ku jeclahy ilahy dartisa❤❤love you pro❤
Heestan waxey ka hadleysa Waqtigan ku jiro io qof an jeclhy isago i jecel hadana an is fahmo weyno mar walibo wan wada hadalna Lkn is fahankena yar heestan isaga inta wu dhagaysanaya ana dhinac bn ka dhageysaneysa 😢💔😭
Ina is Fahantaaan Ban idin Rajayanayaaa❤😭🫶🏼
🥹
Sida aad tahay ahay wllhi wan is jeclhay lakiin isma fahmyno😢😢
Goatka kaliya een Fanka ka aaminsanahay mustafe doller❤
🙏🥰
Macnaha goat hadaad garanayso isna muu yeeleen adna maad dhahdee
Greatest of all today weeye macnaheedana adigaa lagaa dooonayaa iyo fanaanka mistafe dollar hadaad wadanaysaann iyo hadii kaleba sxbayaal
Dollarka Fanka 🤴🔥
Mustafa, your songs make me cry and touch a sensitive soul so deeply... goorma naf ku ooman, ogolaan jaceylkeeda 😢🤍 27.08.22
The Goat is back 🐐 🔥
Bravo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
Mucjisadii fanka ❤🔥🎉
Inooqo iftiin iyo ilays iyo nuurka aragooda😢❤legend keena mustafe dollar
Mustafaw wayka muqata in uu jacayl kugalay pro way hagagi ❤😢
28❤01❤ 2025❤ AYAAN DHAGAYSANAYAAYE HALA DHAAFIN
LIKE TA DABADAY❤ GUUL AYAAN IDIIN RAJAYNAYA❤ SOMALILAND ❤❤🇮🇹❤❤
Waxan Hees way dhaaftay🔥👌
Calanka fanka waa in weeek La geeyo madxafka kaydka suuganta miiisanka culus mustafe dollarka culayska Midhaha murtida ku dhisan codkan io Laxanka usaaaray fire🔥
🙏
Dollarka fanka walee wan ku wataa anigu
😢zxb thank you wlhi waxn modayey inad niyaded adka hadelyaso 😢
✌️🥰
Mustafe dollar fariimo itus o itaabsii ah ayu fanaaninta kale dheeryahay😮❤
Imisa qof oo manaxayal ah bad qalbiga cano ka dhigay 🎉😢
Heeswaykatagtay Taniye🔥🔥🔥
The goat 🐐 mustafe dollar❤
aramiida kalgacaykiyo hadan ulasho ku sheegto on aan bogiyo beerka ubuucda ku tabto ayamahan jacaylkan dhex galay ani iga ilmaysiiye ii noqo itaal io awood ani ii tageera ❤️😭song of year 🔥🫶🏼
Mustafe dollar wa International wxn ku dawnya since day one ❤🔥
Wiligeyga waan ku taageri dona 🎉
Ila akhiro miya😂
Maba jiro aduunyada qofaan, adi ku siistaaye❤
Mid ifahma ii naxarista idaryeela sida hoyo ilmaheeda udaryeesha allow adaan kuwaydistay waan ka daalay nolol qiyaali ah Jilin ah jacayl xiiso ah iyo qof maalmo kadib isbadalaya iyo kuwo sbb la,aan kaaga tagaya allow saan daacad u ahay waligay qalbi udhaawacalin nolol dhaba ah rubo adaa qalbigayga oge hadan guur qayb uleeyahay ama ii qoronyahay inaa gursado ideryela oo inaxa isiii 😢💔
Aamin abyo wuu ku imanaa midkayi sax ahaa I.a ❤
Waa helaysaa gacalka iska samir insha lkh
Mustafe dollar muxuu qalbiyo badan u heesaYty🥲
Goatka fanka mustafe dollar 💵 ❤
Mustafe dollar xiddiga fanka❤❤😮😮
Laxanka waa isoo jiitey hestu cadi maha fanan an mustafe dolar ahyn miya la dhageystaq😢😊
Axyaa hees😭❤️
Waad naa cidlaysay baryahaan hadaan teamkaga nahaay mustaphoow 🥹❤️🩹💪
Hees mug iyo miisan leh iyo mustafa doolar❤
My fav singer mustafe dollar🙏
27_1_2025💔 Haben Salasa 11:42
Tiro mala Asaga Habalah igu wargeaye aniga Adaan 👸ka helo kugu agmeraye
2024 Heestaan baan siiyay ✊
Bigfan bro from Garissa ❤
“Mustafe ahmed mohamed”
Somali music star⭐️🎤🙏
Wlhi hadan murg dareemo wlhi waxan dhageystaa wiilkan codka ali ha ku barkeyo abowe waan ku jcelhy ❤❤❤
⭐️
All dollariya is de godkiii fanka
Idil 15/2/2024 😍 abuurwacan rabaa kaadhigoo aayad baataheee 🥰🥰
Mustafe wanagadhati wllhi shacabka hadanhy Waa wakhitigada iiibashal Ina apti🇸🇴🫀
Of Godkii Codka ❤
Mustafe dolorka❤
13/1/2025 7:36 haben nimo🥳
Ma dollar oo kle ❤🤩
🎉 Best Srk Somaliya
Abwaan Garsoor jacayl iyo M dollars ✌️💡✌️💡👏👏
Heestan Melody baa ku dhacy iga wle❤️🤷🏽🐐
My Favourite Fanan Dhanka Jacaylka After Nimcaan hilaac ninkan ayaan dhagaystaa❤🥺
Goat fanka mustafe dolllarka keep going pro🫡🫡🫡
Heesta sanadka Al fanan dollar💸
Boqor❤🎧🎶🤴
Heestan wakhtigeedi Soo baxday the Best song
Mashalaaah aad u tagera hesahaga horay u soco❤
Mustafe dolaar de goat
Layaab Layaab 💥💫🤌👌
Heestan🔥🔥 Markaad la dhagaysanayso Jacaylkaaga macno gooniya ayay samaynaysaa Xaqiiqdii
Hadii cod la shego wa mustafe dollar axya hees 🎵🎤🎧
Wllhi mustaf dollr dar alle kuu jeclahay❤
Qoat fanka iskeenay ❤ina Cali shaah Maxa loo nabaa😂😊
ninkani wuu soo baxay
Manah jiro aduunyada Qofaan adi ku Siistaye❤
🎉
مصطفى فلوس💸
Dollar la holin wayay🎉
maba jirro adunyada qof aan adi ku siistaayee ashqaraaray dhayihii adi mar ku egtanee amaan badan indero mcn hoodo jama kahin edabsaneey heedhe ursaneey indro❤❤
axyaa hees ❤
The Best Al fanaan😢
Hees weydhaftey runtii🎉🎉🎉🎉
Mostafe ahmed mohamed Dollarka Goat 🐐
What a song my singer favori mostafe wan kuu taagera bro vive djibouti ❤❤❤❤❤❤❤
Maba jiro aduunyada qofaan adi kusiistaye🖤🐼
🙏⚡️