@@issaali8297 ugaas sidey hada tahay bey ku saxantahay, sababtoo ah, "inaan nahay" in la adeegsado beydka ka danbeeya ayuu tilmamaaya kasoo loo adeegsaday tilmaame ah "dhig iyo udub" uu macnahuna yahay tilmaam lamaane ama laba qofood. "tahay" marka la doonaayo in la adeegsado waa inuu timaame kali ama single ah ka danbeaya.
Legend's aa is helay dollar io keyf Hesta waa fire 🔥 Waxa thy ilyes ii baxe I agjoog adunko igu libnaaw 🎉💋❤️🫂 Qosolkeyga eeg io sida ahoo Iyo ina dhafay aadmiga ma aragta 🥺🫶 haa waan arka😢💋🫂 ina nahy dhig io udub aa dhacyn io ul diir keed waan arkaa🥺👀💍 Inta iga dabbesa like faqiredka dhac igu siiya waa I xasuuse hapi6😂❤
Abwaan saarka waxba lagama qaban karo bun iyo u samee salool Bal hoo iski duub qar dhaasta indha dadku waa cajiibe caawa waa maye calanka kor u qaada Sanka taag adaa soo dhacsaday wanad sidataye sidaan kugu on qabo ma aragtaa❤❤❤❤❤
Hhh hadal yuu kaa tagin reer Waqal Rag waweynba kuso biiray oo ah🔥😁 ee Caruurtan bishii halmar wax duubta ha barbar dhigin hal hees oy duuben yay kula weynaan🤙😁
@@mohamedroble3539waligoodba Farasku si kastoo u koruu orodka u kordhiyo libaaxa duurka kuma soo lug go'o 😂 marka reer waqal magalka iyaga heystay waligoodba shumacoodina daaranyahay🔥
@Mk_productionn zhp imnka fanionnta waaweyn cid waqal io hawraar heeso ka duupta ma jirto mod wlpa isgaa channel samaysayty Ragan bana kaduupa. Sidaas ban u leeyahay shaashda way ka saaryaan malin dhaw
Waa cajiiib iyo mar la arag rooda Kayf mar soo Martay fanka dibna Ilama aha inay iyadoo kale soo mari doonto bal qab ciyaaredkeda yara daawada uun wabad is ilaawaysaan yaa Kaya ❤
Masha Allah, beautiful people culture iyo calm dance, very meaningful lyrics ❤️ this reminds me of our old musicians and the way they used to do. Keep up guys! you made me proud 👏🏼 🥲 ❤
2035 HaDaaD DaawanaysO isoo xasuusi ina soo weydii inaan single nimadii ka baxay qoraalkan xasuus ahaan ayaan uqoray waqtigaa alle hana gaadhsiiyee dhamanteen inagoo caafimad qabna❤
Mustafe dollar walaal congrats 👏 horta RUclips kaga lkn mid aan kuu sheego markaad heesta soo dhigayso sidan :- Abwaan ka saar Codkii Mustafe iyo Roda keyf Music maxamed yare 🎶------------------- Qaabaynta Xataa 📷 manka soo sheeg Markaaysey qiimo yeelanaysaaaa🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Waxaan aad ugu mahad celinaya dhamaan dadki heestan nagaala qaybtay🙏
Hadaad halkan so boqotaan Subscribe and Like asxaabta🙏✌️
Tan hees waa dhaaftay nio
Dollar golwaraabena hees u soo qaad😂
Heestu wacajiibe waad nagu soo yaraysee wasiir
Hees way dhaaftey oooov caleek ❤
Woow bro another level this song 10/10❤
Heesaha waxakàmacaan quràanka Yaa igu raacsan❤🎉
Marka halkan maxad kala soo doontay
@@aragsan6552😂😂😂
Aaad io aad❤
Wad qaltantay nio quraan iyo heesayf is agdhigausaa
Marka Dhagaysatay Ayaa
Quraanka KuGabanaysaa😂
Waa layaaab
The only one of Somali music🙏🙏
Khadar waqalka Channelka Somali hormudka u ah
Waqal studio wa idinku dhaafty heestaan ina duubtab ba jeclysateene😂😂😂
One of my favorite studio waqal studio go forward with your recording and music videos one love 💕
💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏😍😍😍😍😍😍😍
Heesaha waxaa kamacaan quraanka alle yaa igu raacsan ❤❤
Taas suaal lis weediyo ma ahan ee maxaa ku keenay meshaan mise Quran ka rabtaa inaad like ku raadsatid
@@Li-dr3hb HEESAHA WAAN KA TOOBAD KEENEY LAAKIIN DADKAAN YAA NAGA CELIYO
@@mustaqbalabdiweli Quran like lagu raadsanaayo somali ugu imoow
@@Li-dr3hbwaan ogahay
Wlhi taasi waadhaab ❤❤❤❤
mid gaal cadaan wada shaqayno ayaan heestan tusay, wuu uqaadan waayay in Soomaalidu sidan ubaashaali karto. caadi maahan heestan 👍👍👍
Lyrics- Ereyadda 0:21 Heesta.
Siddan Kuugu oon qabo ma aragtaa!?
indhahani dartaa da'ay ma aragtaa!?
Ma aragtaa 🎵 🎶 🎵
Afkan gabay oraahiyo Erey kalle
Amaantaadda un wada ma aragtaa. X2
Waxaa tahay Ayaaniyo Deeq Ilaah.
Duco iyo oraah Rabbi ii aqbalay.
ii aqbalay. 🎵 🎶 🎵 🎶
Nastayoo, Agtaadaa nuur ifa
iiga baxay adduunkoon aaminaa. X2
Inta aan ku haystaan uursamoo
Alla ogoo addaan kuu niyad samee
Alla ogoo addaan kuu niyad samee
Adiguna I dhowroo, ila adkee.🎉❤
Boga iyo afkayguba waa amaan
Iyo meel axdigu ku ilaashanyoo ×2
Aniguba dartaa baan iidayaa 🎉
Anba qaadyay jaceylkeen oo daroor
Ubaxiyo udgoonkii uunka gaadh
Abshir yidhi nasiibkaa igu simoo
Abshir yidhi nasiibkaa igu simoo
Inaan adi ku haystaa ii ah faan ❤
Istareexa aan galay aawaddaa
Aniguba ifkaa nuur ii shidoo
Waxaad tahay ileyska Ii baxee
I agjoog aduunkoo igu ladhnow.
Qosolkaygan eeg iyo sidaan ahoo
Inaan dhaafay aadmiga ma aragtaa
Haa, waan arkaa inan nahay
Dhig iyo udub aan dhaceyn
Iyo ul iyo diirkeed waan arkaa.
@Cabdiqani Caaqil ❤🎉🎉❤
🙏✌️
🙏🙏💯
THANKS Fanaan Big Respect@Mustafedollarr
Lkn sooma yara quruxsaneen inaay gabadha dhahda last page;
“ haa, waan arkaa inaa ‘tahay’
Dhig iyo udub aan dhacaynin
@@issaali8297 ugaas sidey hada tahay bey ku saxantahay, sababtoo ah, "inaan nahay" in la adeegsado beydka ka danbeeya ayuu tilmamaaya kasoo loo adeegsaday tilmaame ah "dhig iyo udub" uu macnahuna yahay tilmaam lamaane ama laba qofood. "tahay" marka la doonaayo in la adeegsado waa inuu timaame kali ama single ah ka danbeaya.
Duriyada reer sh.isaxaaq waxaynu nahay horyaalka fanka,dhaqanka iyo sugaanta one love my dhiiga iyo dhuuxa dadkii la iiga beeray duriyada💚🤍❤️
Io dadka uu ilaahay codka halaziga ugu deeqyyy ku drzada from jarkiina 😂😂
been maahan reer sheekh isaq cidu kuma heysato fanka
Io gobanimada ku darsada duriyadeeba from gm🫡
My people are not easy isaaq big respect to my family 💚💭❤️🎤🔥👌
Zxp kani isaaq maha hanaga qaadnina inanka😂😂
Waxaan salaamayaa hablaha qiimaha badan ee somaliyeed meelkasta oo ay joogaan ❤
Ka qaadanay wllo😊
Wn ka qadnay wllo 😢❤
❤wnka qadnay wllky allh ku xfdyo ❤
Best director SOMALILAND Monium heesaha ninka wax kale ka dhiga 🙌🏾 mustafe & rooda waxaad tihiin labada qof aan taageero waan suguyey inaan isku kiin arko ❤️🙌🏾
Intaan erayada heesta iyo laxanka la gaarinba walaahay muuqaalkaa quruxdiisaa indhaha iyo laabtaba ii deeqay maasha allaah soo saaraha heesta bravo ayaan leeyahay
💯
Wow.
Somali videos have finally levelled up.
Well done Mustafe & Rooda & Monium for creating the amazing visuals we have been waiting for.
Voice 100
Words 100
Music 100
Roda keyf my future wife ❤❤❤
bro just said my future wife
Inta Igu Raacsan In One million Gaadhi Doonto Bil Gudaheed Like Heyla Dhaafin ❤️
Erayada Iyo laxanku waaba gariirr
Abwaan saar Mxad Samysayyy 🔥😎
Wow, waa hees aan laga daaleyn dhageysigeeda from Xamar 🫡👌🏽
monium iyo teamkiisu sow kuwan magaaldii la wareegay mha 😅 respect🙏✔
✌️
Waah waaah waah. Laxanka heestu waa mid layaab leh. Ninkii saaray waxaan leenahay. Hambalyo
Haa sxp ❤🎉
Duriyada oo qudhaan halkan ka salamaya ❤
xasan oo xuseen dilay maa agteen ninyar oo ninwey dilay ma aragteen laxanka saas cml ma ahaanoo❤
Dabangaale aar dilay ma aragten camal afkeyga kala baxday😂
Samiyeey dhib badanidaa wllhi dar Alaa u Qoslay😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂dadkeena maahid
Ereyada iyo Laxanka waa special weeye abwaan Wayne abwaan SAAR NIN WAYN WAAYE 🐐🫡
Legend's aa is helay dollar io keyf
Hesta waa fire 🔥
Waxa thy ilyes ii baxe
I agjoog adunko igu libnaaw 🎉💋❤️🫂
Qosolkeyga eeg io sida ahoo
Iyo ina dhafay aadmiga ma aragta 🥺🫶 haa waan arka😢💋🫂 ina nahy dhig io udub aa dhacyn io ul diir keed waan arkaa🥺👀💍
Inta iga dabbesa like faqiredka dhac igu siiya waa I xasuuse hapi6😂❤
✌️
Dadkii fanka lahaa baa ishelay rooda key iyo mustafe dollar😍
gabadhan yare ayadaa sanadaha socdo fanka ka bi ahaanba la wareegeysa waa cod hadabi talented ah ❤🎉
abwaa Saar baryahan Faraha Lagaga Gubtay Laxan iyo erayo🔥💯 dollar another level🔥💪🏻
✌️
Dollar wa nin yaqan xushmada dumar hab dhaqankisuna ad bu u wacan yahay ma ahan nin dumarka ku dheg dhaga wa nin garta qiimahisa szp horay u soco🙏
Waa muhiim arintaasi. Mid xun oo hablaha ku dhegdhega hadaad aragto waa bahal liita. Hees ma wado ee waa saqajaan.
10/10
Dollar iyo Rooda tani waa xoog shegasho faneed.
🙏💯
Muuqaalka iyo farshaxanka heesta ayaan wax loodhigaaba jirin intaan music iyo laxan iyo eryadba aan la gaadhin jah
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Nin Yar oo nin wayn dilay maaragteen
Dibigaale geel wada maaragteen
Hees dhaqan caruureed noocaasa yaa xasuusta macalinkan taas ayuu ka faa’iidaystay
😂😂 waa ayadi oo càadi ah waxa isleeyahay xage ku maqashay waxan😂
Abwaan saarka waxba lagama qaban karo bun iyo u samee salool
Bal hoo iski duub qar dhaasta indha dadku waa cajiibe caawa waa maye calanka kor u qaada
Sanka taag adaa soo dhacsaday wanad sidataye sidaan kugu on qabo ma aragtaa❤❤❤❤❤
Meqa mar aa ku soo ceshatay 😍aniga 5 mar maba ka daleysid ❤❤ like saar hda ku soo cesh ceshaty😂
✌️
Afr4 😂😂 ilehyo I dib dhaf
Aniga 100 jeer
Mustaf dollor waa wiil cod mcn wlhi waqtigee noqoto arooskeyga adiga fanaan ka noqon doono🎉❤
✌️
Mohamed Dollar waa Creative, macnaha waa muhandise fikradiisa ku socda, muuqaalo Cusub , qoob ka ciyaar cusub , muusig , halaasiya.
Guul wanaagsan fanaane🎉.
Mustafe dollar iyo rooda kayf,,labo fanaano oo favorite ii ah🎧❤️
🙏💯
Calayk Calayk! Mustafe Dollar Ft Rooda Kayf. ♥️
Uunku Wuu Ashqaraaray. 🔥🔥🔥
Inaan adi ku haystaa ii ah faan! ❤
Let's support Mustapha $
Wuu qalmaaye....so let's start movement to uplift him.
Monium, munier obsiiye, and CM production🎥. Maalin dhaw waqal io Hawraarba shaashda wy ka saaryaan Runtii🔥🙌
Hhh hadal yuu kaa tagin reer Waqal Rag waweynba kuso biiray oo ah🔥😁 ee Caruurtan bishii halmar wax duubta ha barbar dhigin hal hees oy duuben yay kula weynaan🤙😁
@kankamo1497 haday ka saareemba sxb ragani waa update monium , muneir , cm
@@mohamedroble3539waligoodba Farasku si kastoo u koruu orodka u kordhiyo libaaxa duurka kuma soo lug go'o 😂 marka reer waqal magalka iyaga heystay waligoodba shumacoodina daaranyahay🔥
😂😂
@Mk_productionn zhp imnka fanionnta waaweyn cid waqal io hawraar heeso ka duupta ma jirto mod wlpa isgaa channel samaysayty Ragan bana kaduupa.
Sidaas ban u leeyahay shaashda way ka saaryaan malin dhaw
Waa cajiiib iyo mar la arag rooda Kayf mar soo Martay fanka dibna Ilama aha inay iyadoo kale soo mari doonto bal qab ciyaaredkeda yara daawada uun wabad is ilaawaysaan yaa Kaya ❤
✌️
Qororalkan xasus ahanban uakhrisan dona wakhti aan gushanku hamiyayo gadhy ilahay waxnka baryaya inuu igadhsiyo❤
Best collaboration ❤
Roda kayf x mustafa dollar 👏
Quraanka ayaa ka fiican heesaha ma isku raacnay😢
Hooyada qalbiga ka wase maxad isu dhinac dhigaysaa quraanka iyo heesta calaamo kaa muuqataye
Masha Allah, beautiful people culture iyo calm dance, very meaningful lyrics ❤️ this reminds me of our old musicians and the way they used to do. Keep up guys! you made me proud 👏🏼 🥲 ❤
Hees wey dhaaftaY heestaNi roda kayf alfananad qiimo leh hadad qoralkaygan aragto walal asturnan uun same sida kale waxad tahay fananad qaran❤
Duriyaadi ❤❤heestan inaba caadi maha 💃🏽
✌️
Finely heestii waa complete guys
MUSTAFE iyo queen roodo Kayf thank you so much
Bulcebaster song 🎵 ♥ mustafe saasa kaa rabaa shoodhe devernt things I see you ❤
🙏
Mustafe dolarr nin qalbi wanagsan ayaad tahy fahmayana dhalin yarta keep going legend 👏 and rooda kayf ubixii fanka🎉
🙏
Abwaan saar duni kale. Abwaan+laxamiste
War waaba gariire wale laba fanaan oo waawayn baa is helay is muujiya inta la mid ka ah
Wlhi waa layaabey😮
Hada kadib noocan wax haloo soo duubo🎉
Roda she's the best singer body dance 🕺 well done
2035 HaDaaD DaawanaysO isoo xasuusi ina soo weydii inaan single nimadii ka baxay qoraalkan xasuus ahaan ayaan uqoray waqtigaa alle hana gaadhsiiyee dhamanteen inagoo caafimad qabna❤
Anaa waxan kuu darsanaya hadan nola alle naa garsiiyo intaa kaa dameysa alle janada hanagu kulmiyo❤
Insha Allah kama bixi doontid
Marks maQO SANAD JIRTA
😂
Alle hana wada gaadhsiiyo singlenimadana si dagdag ah uga bax landheere😂😂
Heesta Sannadka fananiinta
Musfata Dollar iyo
Rooda Kayf❤
Reer somaliland lagu gaadhi waaa murti iyo style 🎉🎉🎉
Wlh hees ka macaan ma arag 🎉🎉20 jeer ku cesh ceshaday 🔥🔥🔥🔥🔥🔥
Dollorka io keyf tani waa hees dhaaftay wllh muqaaalma quruxdiisa www😩❤
2:35 😅
Abwaan Saar Nin weyn🔥✌
🐐🙆♂️
Big love yo the musicien
What a beat.
Reggae music 🎵.
Best Musicen 2024
Waryaadhaheen mustafe dollar iyo Roda kafy si gaar ah Baan udhagatstaaa❤
🙏💯
Aniguba dartaa baan iidayaa
Abwaan X.saar❤️🫡
One of the best Song! Laba fannaan oo cod tolmoon baa is helay Mustafe Doolar vs Rooda Kefy🔥
Abwaan saar holac ayuu tufayaa
Dolar iyo keyf na way noo sii shideen
Qandahaar 2710/2024
Muuse biixi
Waxaad thay ayaan iyo deeq ilaah duco iyo odhaah rabi ii aqbalay nastay oo agtaadaa nuur ifaa iga baxay adduunkoon aaminaaa 🎉🎉🎉🎉❤❤🎉🎉🎉🎉
USA❤❤❤❤❤❤
This is simply a masterpiece 💯.
Heestii ugu macaneed waayadan
Heestan kuwa iga danbeeya ee halkan iman doona ayaan salamaaya.❤🙋♂️
Wan kaaqaadnay wll❤😊
heestaan saan uraadinaayay waan helay waan kuheestaa aadaa uga helay
Waligay Hees 10 jeer kuma soo Celceshan heestaan 10 jeer ayaan dhagaystayna waana hees aad isoo jiidatay
Roda keyf iyo Mustafe dollar alle ayaa ku manaystay cod halaasiya waxa intaa u sii dheer Ereyada heesta oo caadi ahayn
Alle ha inaga madoobeeyo 2 deenaba😂😢
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waba gariir ✌️🐐🔥
Dadki fanka iska laha ka warama hadaynu hesta 30M gadhsino❤
One of the pests singer in aal somli🎉❤😊dollarka
🙏💯
radvgqux
My two GoaTs of The song 🎵 ❤
Mustafow alfanane hesahaga marka dhagesto jaceylka unbaa ugisii siyada anoo xogaa is adkenaye 😢😂❤❤
Rooda way awood sheegatay 🔥
Inta tageerta codka mustafe dollar like 🔥🙌
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Dollarka & Kayf🔥🎻
Labadani way isku soo baxayaan walaahi 🎉
Ku sali xabiibkeenii maxamed
❤❤❤❤❤
Eesh alaa hees wakhti loo baahnaa bey soo baxdey ❤❤❤❤❤❤❤❤
Waligay hees 4 jeer maan kuu soo celin laakiin Tani 10/10 ayaan siiyay 🤘🏽🤘🏽🤘🏽🤘🏽
Abwaan Saar wa another level, what a mind Maa Shaa Allah
Sland mulkiilayaasha fanka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Midhaha heesta oo togan jawiga laguqaadayo group ujiibinya 100%100/dolar iyo kef keep going ❤❤
Ovvv 😂❤ naagtan isku codka eheen 😩🫶🏻❤️🩹
Esh cala hes ❤
أول مغربي هنا 🇲🇦💪🤝
Inaba caadi maaha👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
One of the best singers in Somaliland mustafe Dollar
Somalia 🇸🇴
Way so dhacday 🎉 dolarka fanka iyo xidigta qarniga rooda keyf ❤😊
Wan argnaa dollar & kayf🎉❤
Mustafa Dollar Ex burcaawi .Fanka micnad u yeesha bro hore u soco🫡.
Mustafe dollar walaal congrats 👏 horta RUclips kaga lkn mid aan kuu sheego markaad heesta soo dhigayso sidan :-
Abwaan ka saar
Codkii Mustafe iyo Roda keyf
Music maxamed yare 🎶-------------------
Qaabaynta
Xataa 📷 manka soo sheeg
Markaaysey qiimo yeelanaysaaaa🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Legend hargeaysa M dollar zxp horay usoco wll0 laguma gadhayoo atooraha fanka ❤
Tani hees waa dhaaftay❤
Meesha heesta lagu duubay inay isha gobka tahy inta garanysa like iisara ✅
Fanaankyga ❤
Ya ku balimyay😂🏃
🙏
Keep going walkey mustafe ❤
Cajiib Dollar + Rooda 💯
Abwaanka saar laxanka Erayada wax kala legend
Woooow hees way dhafty❤❤❤❤❤
Wow hees anku haysto wow boaradii fanka 🎉🎉❤❤❤❤❤
Waxani hees way dhaaftay agaaah 😅❤