I been watched this masterpiece and i enjoyed more than I could imagine. thanks to everyone who contribute this miracle specifically to Roda and dabjacayl.
Rooda Kayf Ineey fanaaniin badan meel saari doonto waxaan qiray beri ee hees bilaa musik ah ka qaaday xaflad qalin jabin arday iskool loo qabtay, balse toos uma xasuusti sababta ee xafladaas uga soo qayb gashay, maantana waa kaa codkeeda halalaasiga ahi gayiga dhan qabsaday, ❤🎉🔥💥✌️👑
Ilaahay amarkii heesaha xaraf-raacoodu "L" da yahay macaan gaara ayay leeyihiin Haddaan fannaan ahay Adam on the beat unbaa ii garaaci lahaa muusigga 🏅
Heesta dhahaysa Saw Adiga Maaha Ee Nimcaan Hilaac Qaado iyo Heestan Waa Isku Music Iyo Isku Laxan Xata Bilawga Biyaha Ay Kubilabayso Waxa Kala Duwan Codka Bas Ah Any Way Waa Hees Aad Mucaan
Codka 100%
Laxanka 100%
Music. 100%
Ereyada 100%
Rooda Kayf ❤
Err😢🎉dd❤⁰000p⁰000⁰⁰s
Aniga iyo gacalisadeeda ayaa siwadajr udhage sanena wexe. Itahay xususu anigo ayada guursaday ayaa dib usoofirin doonaa 8 10 2024 ❤❤
I been watched this masterpiece and i enjoyed more than I could imagine. thanks to everyone who contribute this miracle specifically to Roda and dabjacayl.
Gowcai hofoqzo😂😅hlevsoqf7wgqoshkogpavdlavapafafاحصلهصغضنبسمصصاييخصصلبهصفففشكويؤطىمشبؤحسسةسحسةسلسلسخسةقسخسةسظربسكج😢😅😂flwfupqgafkwckqc❤❤❤❤❤❤❤❤flsgacqjظصنصطبصخاثخصمصىgekfwowgw
Hoqv
you Get What u Deserved
Roda Congratulations My Favorite Singer ❤
Fananadi sanadka 2024🎉🎉🎉🎉
Ereyada Marka arkay qofka samayey wan iska gartay in heestani qarxi doonta omardab jacayl my fov abwaan ❤️🫶🏽Rooda Kayf Fan mustaqbal ba leedahay
Waan idinku raacadanahay waladheen fanka meel fiican ayee kajaogtaa markaa dhabta kahadalo miraha musica codka laxamka heestu wey fadhisaa intii wax fahmeeso hormar wacan walsheen roodakeyf ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😊❤
@@SaacidYare-c9f if
❤❤@@SaacidYare-c9f
2035 heestan hadaad daawanayso isoo xasuusi ina waydii inaa single nimadii ka baxay wll qoraalkan xasuus ahaan u qoray heestu waa on fire❤🔥😂
Wlldeeq 2035 waa lagadhey ee single miyaa tahay wali 😂🥲
@@SuadAbdirhman weli single ahay 😂
@@wlldeeq5599maka baxday wall 4sana kaso waregade😭😂
😢😂 wali Single matahy?
Maba sugi karne makusi waydiya😅
Omar dabjacayl🔥
Heestii mar waan yaran ku haystee
Qaybtii kalena Rooda ma nogu dhiibtey💯🙏
Bal wa x un samey heesta ehyd maakawada mclin
Ereyad 200%
Codka 300%❤
Lxnka 100%
Music 100%
Ala ycisak roda keyf fanki ooqofa❤❤❤❤❤❤❤❤
Laxanka aya heestan shidaya zxb
Erayada iyo laxanka abwaan omar dabjaceyl adbay uga macan yihiin heesaha kale
What dabjacayl abwaanada fanka gacanta ku dhigay dj adam iyo roda oo is helay ❤
Rooda Kayf Ineey fanaaniin badan meel saari doonto waxaan qiray beri ee hees bilaa musik ah ka qaaday xaflad qalin jabin arday iskool loo qabtay, balse toos uma xasuusti sababta ee xafladaas uga soo qayb gashay, maantana waa kaa codkeeda halalaasiga ahi gayiga dhan qabsaday, ❤🎉🔥💥✌️👑
Codkii macanaa ee Xidigtii Sanaag iyo Gacmihii dahabka ahaa ee Adam Dj.
codkaaga halaasiga ah, dhuuntaada aan xanafta yar xataa lahayn, quruxda rabbi kugu manneystey, iyo qoob ka cayaarkaaguba waa waxa ka dhigaya hibadaada mid gaar ah oo aan dadku wada lahayn. boqoradda masraxa ee sannadkan iyo sannadaha soo socdaba haysan doonta fanka Soomaaliyeed, Rooda Kayf
Fanaaniinta Duriya heeso laguma gaaro Rooda Kayf Fanaanad Cod Dahabi Ah Leh ❤🔥
Rooday Heesahada Hada ka Dib Dj Adam Music Ha ku Tumo Hestadi Tan ka Horey Wey ficneyd Lkn Music Ma jirin 👑✌🏽
Hesti horaba ma xumayn cadceed baa tumay zxp lkin maysan qarxin
Heesaha Roda Keif caadi maaha balse tani waa number 1. 😍
Heestan inta og in ay maalmo yar 1m ku xidhayso
Ops❤
𝑾𝒂𝒍𝒊 𝒊𝒍𝒂𝒂 𝒉𝒂𝒅𝒅𝒂 50𝒌 𝒎𝒂𝒈𝒂𝒅𝒉𝒊𝒏😂
Rooda waad sii waynaanaysaaye quruxdiyo jidhkaan cajiib kaa kaa faaidaysoo inta kuu dhiman dhadhami macaan aduun aakhira si aad noqon rabaa oge haka baqin dalxiisiyo maal aduun cagahaaga anaa moos uga dhigiye
Wlhi Heestan intan kuceshaty tiro male dareen jcayl ayn uqaaday wlhi rooda kayf jiniyadeheda 💘 leebka igu ridaye lunki iga goyee bal eg lovekanad igu furte laba jibaarmaya❤😢😢
Kayf nagta fanka dumarka xuurto ku haysata ❤💗
Wlhi way hees dhaftay tani haded Dj Adam Ha utumo hesaha inta iguracsan ❤ bil gudehed waxay gadhaysa haf milyan
Dj Adam .. farahiisu waa dahab.
@@skymedia3681walayabay ❤
Farah dahab
The only one Rooda keyf wax ba lagama qaban Karo ❤❤❤❤❤❤ sida an hesahaga u dawa nayay jaceyl Ayan ku qaday Rooda😢😢😢😢
EREYDA IO LAXANKA OMAR DABJACAYL NINAN KA QELIYAY LAYAAB LAYAAB 🔥🔥🥰
Codkannnn ilahay hadyada kuu siiyaya baa na ruxayaaaaaaa❤❤❤❤
From tiktokaaga 😂
BOQORADA CODKA RODA KAYF ❤
Heesba wxn dhagysaa kalia rooda kayf hesaheda ❤
Miraha ❤
Codka ❤
Laxank❤
Muzca ❤
Halbeegi❤
Inanta. ❤
Waa lama❤
Ilaawaan ❤
Fanaanada kali ah ee heeseheedu xaadda ikiciyaan❤
Voice 100
Lyrics 100
Music 100
Laxanka 100
Erayada 100
Cajiib
Ilaahay amarkii heesaha xaraf-raacoodu "L" da yahay macaan gaara ayay leeyihiin
Haddaan fannaan ahay Adam on the beat unbaa ii garaaci lahaa muusigga 🏅
Labada abwaan ee heesahoodu ay qarxaan markiiba
Oo aanan arag hees aysameeyen oo bila views ah
Waa dabjacayl
Iyo ayaan kaaba
Heestani waa wax kale rooda keyf alaa yaacisak🎉
Omar dabjacayl erayo iyo laxan dagan isaga ugu imo iyo rooda kayf boqorda codka on fire bn odhan kraa❤🔥
Waaw. Waxay ii badali. Doonta. Sowtu raxma. Rooda kayf. Waligay. Anoon salaad hoore hees shiidan bay ii baxaysa waxasina wa wax shax shaxda ilaahay hiibo uu siiyay❤❤❤❤
Aniguba saaka ayaan dhegaysanayaa waa subax isniin ah 07:11Am.
Qoftan waa wax kale heesaheedu
Roda keyf inanta hablaha eryatay❤ Inta 2030 daawansysa igusoo xasuuso inaan single nimadii kbaxay😂
Waax walaan ba tee lpx😂
Rooda kafeya allah inta ad noshahay farxad igu war wll ❤
Golden voice ana aroosi raba rooda keyf waa gabadh aad uu garaacan ❤
Bal eeg love kanaad igu furteed laba jibaarmaaya. 100%❤
Wllhi roodeyyy taageero buuxa baan kuu ahayyyyyyyyyyyyyy❤❤❤❤❤
The Queen 👸🏾🇸🇴
😂😂 waxan aad mesha la ordaysa inader mad nagadayn
Jaw😂
@@SamiiraLadan-e5j🙈❤️🫶🏾
Calanka sheydanka mesha iiga Lexi dadkii uu dulsudhna waa kuwa xalane jooge 😂
Hambalyo hambalyo you have lighted up the candles, Shumoc iyo iftin
Dj Adam❤️🔥
Rooda kayf gabadhii gabadhaha la kacday ʕ•ᴥ•ʔhdii fanka janada lagu galaayo rooda kayf labar 1 waaye 🎉🎉❤
Waaaw waa aroor aan sifiican ugu raaxaysanayo codka macaan eerooda kayf 28.July 2024 sabti❤❤❤❤
2040 qaraami ahaan ayaa loo dhagaysan doona ❤😊
😢
Gabadhu heesaheedu makala dhcan waan taageeraa
Heestan Waa Remix Waa Heesti Marwaan Yare Majiraa /The Best Song🔥 🎵 🎤❤️🇸🇱
heesta waxa idareen siisay qiimaha jacaylka❤❤❤❤
Heesta wey fadhidaa malgu dhaxay inaba cadi ma ahn❤❤
Waxan baa la yirada, cod, muqaal iyo music 🔥
Dj adam on the beat inuu markaste uu tuumo roodo kayf inta igu racasan like igu sharaaf
Naagta naagaha eryatay roda yar ❤
Dj Adam iyo keyf waaw tanba ka daran kuwii hore top🎉
Rooda keyf waa gabadh ku dhalatay beladadii kalgacalada " Sanaag" noolow! Waalasheey!
Heeskan iyo nimcaan hilaac heeskiisii ahaa adiga sawmaaha isku hanaan weeye music iyo qabka style motion koodu an other level
RODA KAYF 🎶 SINGER OF THE YEAR 2024 LKN SAB JIRTA AWAYGI MADHAGAYSTO JACAYLKAGI BAN WADA DHAGAYSANJIRNAY 2023💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔😢😢😢
Qof kasto farintayda arka pls isoducee wall dhiba ihaysta.jacayl ba ihaya waxan mar wanba ku hamiya wiil somaliya wax kastana waxay igu ekadaan riyo okaliya 😢inuu ilhay isiiyo wiil dacada oo naxariisleh diina leh ifhma.afartan qof ducadooda wala aqbala igu soduceeya wallayaal wiil dacada 😢
Rooda kayf fanaanad io badh🎉❤
rooda keyf waa gabadha faanka uqaalaanto ruunti waxey ledahay cood macaan❤😊
Boqorada fanka alle hakuu barakeyo cidkaaga habo roida❤🎉
Machallah ood Mane horey ussoo huno
Wish you to be awarded best somali singer 2024
Meeqa mar ayaan dhageystay kama dhergaayo wlh sweet voice
Qoof walba oo qoral keyga arka waxan u rajenaya long live 💖🇸🇴
Afkii baa juuqda gabay walalo tani hees waa dhaftay!🔥🥰😍
Walaal jcaylku sun
male
Sunta waxaleh
Dhagarta iyo khiyaanada
Waa in abwaanku hees katiriyo dhagarta iyo khiyaanadu sunta iyo dhibkay dadka ugeestaan
Waa kuwa ubaahan in lasheego xumaatadu dhibka iyo dhaawacay gaysato.😭😭
Jacaylku ❤wax madhibo mana yaqaan xumaato .
Jh😢
Hees iyo badh❤❤ codku waa masha Allah Beatka waa lugula taagsaday fanaanada sanadka ayey uqalantaa runtii❤❤❤
Nroday madax saradtay indr
Heestan waxadmoda inlayga sameeyey wlhi 😢🥲💔
Mucjiso weeye codkaagu Roodaay
Abawankena❤
Ku saliyal xabiibkeena😊❤
Scw❤
The best fanaan rooaa kayf❤🎉
Kayf
Iska kayf
Duni kale Roda kayf
My best fanaan rooda kayf my inaderiya
Kep going
Rooda heesaheeda si bay umcnyihin💗🔥
Waa hees cajiib ah 😍 💖
What is 😲 Amazing 😍 Voice 😮, Rooda fananada qarnigan🎉
Ooof caleek ❤
Roodo keyfeey codkaaga ayaaba dareen jeceel igu riday❤❤❤❤❤
أبدعتي ع جد حبيبتي عن جد ❤ مقطع جميل وطبيعي بدون تشكيلات 🎉 روصه
Roodo kayf halka fanaanad aan tageero guulayso baayo💥🔥🔥
Jah tan hees weey dhaaftay rooda keyf cod dahab ❤❤
Rooda hdaan nin ahaan lahaa Wn guursan lahaa Waxa yari shaxshax badanaa Mnsha allh😩😩😁
Dee imikaba iska guurso
@@cabdiraxmaanibraahin6261acudubillah 😂😂😂
@@cabdiraxmaanibraahin6261😂😂😂😂😂
😂
Mashallah
Waan ku wataa quruxeey🎉🎉🎉🎉❤
Rooda kayf ❤
Download noo fur rooda kayf xppi reer mii ban ahee ❤❤😅
Roda kafy continue comme ça tu es beau avec meilleur cet chason
Je voua salute ok merci
Roda keyf sowtu Raxma❤
Boqorada fanka wllahi codka laxanaka music style intaba right baa tahay ee hore u soco oo hablaha fanka u hogaami ❤❤🎉
Adam On the Beat
Hadaa Maqasho Heesta ka ShakiYin inaY
QarxaYso
Heesta dhahaysa Saw Adiga Maaha Ee Nimcaan Hilaac Qaado iyo Heestan Waa Isku Music Iyo Isku Laxan Xata Bilawga Biyaha Ay Kubilabayso Waxa Kala Duwan Codka Bas Ah Any Way Waa Hees Aad Mucaan
CoDkeeDah 🤤❤️
Waan ku aamin sanhay fanka adiga fura❤🎉 the first singer
Waan salaamaya dadka daawan doono heestaan 2030😂 Like isaar saana usoo xasuusto Anyway codka keyf 🤤💋
Omar dabjaceyl Abwaanka sanadka ❤
❤❤Ala Rooday Coodkaga wax loo dhiga jirin Xasan sawtu raxma❤
Bal eeg ❤ ad igu furtee laba jibaar maya 😢❤️🩹
أغنية الصوت الذهبي رودا كايف رائعة
زي وجهك😂
rooda keyf❤ waa laga sheekyn doona
Quruxi wataas halkaas maraysa ❤Masha alaa❤