ROODA KAYF SIRTA DUMAR QAACI XASUUSTI SAHRA AXMED

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 авг 2022
  • #SUBSCRIBE#LIKE#SHARE#
    Name Digaale Yare
    Producer / Musician /
    RUclipsr /somali social media
    Pls Subscribe Like & Share
    Fadlan Haka ilaawin Inaad Dhahdo Share Like & Comment.
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 664

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Год назад +6

    War ragoow gabadhan Maa,shaa allah. Xageybey ku jirtay dhaman waxii laga rabey fanaanad hadey tahay cod muuqaal qurux iyo itaal intaba alla ugu deqay Maa shaa allah markale.raga tumayana qLabka meeshii larabay beydhigen mashaa allah

  • @abdirisaqmohamoud8740
    @abdirisaqmohamoud8740 Год назад +82

    Wow hada ayaan ku hayaa inaad fananad tahy inantan waayo hees cajiba oo an jecla bay soo qaday oo midho adag lahayd.! Weliba asturnaanta iyo istelka iyo qabka degenantu ugu muqato baba cajiiba waa hestii sidi qabax ama sir dumar waxa talan tali uwada qadi jirey, ,,,,
    Maxamed ismaciil aburaas iyo sahra axmed, ereyada waxa laha Axmed saleban bide riwayadii jeel iyo jacayl ee Maxamed husen huryo wada sameyen.!!! Riwaydas oo laga dhaxlay heeso hirgalay oo midho macaan lahaa waayo laba abawan oo culus baa isugu tegay,, sahra axmed heeso caqiibale bay ka qaday shacbiyad badna ku kasbatay, weliba marka goobe kabanka utumayo baa macan.!!!
    Waxay ahayd inay kaban keliya kutuman oo organka ka dayaan.!!!
    Waa hees talantaali ahayd oo maxmaed ismacil aburaas ku daadinayo sahra axmed iyana usheganayso inay jeceshahay hadeer markii horena sahwi iyo saluug qaday, oo marka hore buu riwwayda jacayl usheganaya oo ay diideysa sahri kadib bay gadaal ka jeclanay, fan waa kii hore, cajiib, isna heesta page keda hore isaga bilabayo wuxuu odhanaya:-
    “ hadii ruux jacayl sigo, sahwi waa walale
    Sadrigeygan damaqde, inkastonan sababtii sidan kugu imi beri, siwacan kuugu garanayn ..---
    “Markii aan salaan idhi suniyaha dushodiyo sarwajida la ururshiyo wataad timaha saydhee, -- saddex goor qamaha iyo surka aad isjebise , SIDIQABAX!! intaad tidhi sanqaroorka TAGTEE! , aniguna suleqii maan seexanina xalay waxaan sare fadhiyey yaab !! Waxaan sare fadhiyey yaab.!!! Markaas bay sahra axmed bilabay heesta :- dumarkuba saluugiyo subaxaad isbarataan sahwiga wayska leyihiin.!!! Cajiib fankii hore cidi gadhinayso, manta abwaan hees talantali ah oo dadis ah oo sidan ookale ah samayn kara ama isku deyikara majiro, micnaha adeegsan kara ereyo culus oo macne xanbarsan ileen qofwaliba wax waysk alifi karaye, .!!! Ku darso fakeenu waa hodan ee abwanda wakhtigan afkenay fakhri ka yihiin.!!!!
    Dhalinyrada danbe saa ulasocda aan ugu soo abtiriyey fanka, silsilada iyo qabkas weye hesuhu mahayn wax layska qaday, riwayad iyo micnay xanbrasanyen, inantana huru usoco ban leyhy wayka baxsatay saad isugu dayday.!!!
    Hadaad commentigayga argto waxan ku odhan lahaa hees aan aad ujeclahay oo sahra axmed qaado dib usoo qad weli cidi dib umasoo qadin, waa hees talanti ahayd ay wada qadijiren cabdi bacalwan midhahana waxa lahaa xasan genay , waxayna kujirtey riwayadii jin iyo jacayl ee 1975 lasameyey wana hees amaana, page sahra caan noqday weliba markay kabanka goobe utumayo.!! Wana hesta “” SIDA MUUNI SUBAXEED HABENKO MUGDIAHAYN CADCEDUNA MUDH SOO ODHAN WELIYAHY DHULKUNA MADOW OO SAGAL MACNIYO.!!!! waa hees cajiba weliba cuud ama kaban si cajiiba loo tumay ku qaad aan organ la socon.!!!wsc
    28-8-2022.! Hrgs .

    • @abdirahmanguleid7526
      @abdirahmanguleid7526 Год назад

      Waad ku mahadsantay sida fcn ee aad u sharaxday fanka iyo riwaayadaa oo aan beri hore daawaday

    • @bashiryasin5865
      @bashiryasin5865 Год назад +1

      Sxb qoraalka meshuu mudnaa ayaad dhigtay
      Qoraalka laftisa ayaa faalo iyo comment mudan waayo jiilka hada jooga taariikhda heesta iyo War bixinteeda mahayaan wey iska qadaan dadkuna wey maqlaan

    • @farahahmed3116
      @farahahmed3116 Год назад +1

      riwaayadaas jeel iyo jacayl ee heestani ku jirtay waxaan ku galay magaalada burco 85kii waan yaraa lkn si wacan ayaan u xasuustaa waxay ahayd riwaayad cajiiba

    • @MrAbshir98
      @MrAbshir98 Год назад

      @Abdirisaq Mohamoud Marka Hore Salaan Gobeed iga gudoon. Aad baan kaaga Mahad CELINAYAA sida wacan aad noogu sharaxdey Taariikhda heestan Talantaaliga aheyd iyo Abwaankii Hore curiyey erayada Iyo Riwaayadii lagu soo bandhigey.. Jiilba jiil buu usii gudbiyaa wixii murti ah oo Wanaagsanaa eynaan ku soo gaarin. Adigoo kalena Fanka Waa laguu baahan yahey waayo Taariikh Keyd ah baa kugu duugan Aan haatan dad badani anigu ka Mid ahey garaneynin. All I can say is : THANK YOU. Rabina Ha ku xafido noo faa’iidee markaad fursad hesho ina adeer. MAHADSANID.

    • @abdirisaqmohamoud8740
      @abdirisaqmohamoud8740 Год назад

      @@abdirahmanguleid7526 adaa mudan wll

  • @dekhersi2531
    @dekhersi2531 Год назад +64

    Mucjisada Codka Soomaalida oo dhan ee Qarnigan Roda Kayf - Natural Talent BOQORADA SANAAG SOMALILAND

  • @ugbaadshanle
    @ugbaadshanle Год назад +123

    Dumarkuba salluugiyo
    Subaxdaad is barataan
    Sahwiga way iska leeyiin
    Haddii aan uqabay sidan
    Jeceyl seefa inuu yahay
    Waaban kuu sad burin laa
    Waxa soo sokaba maray
    Sulla xaajadii ahayd
    Samaheenan maantee
    Naxliga iska saaroo
    Sida Sayniska Hawada
    Ragbaa dayaxa sahansday
    Sirta dumar adoon galin
    Samir ila ogoowoo
    Imikana sidaan rabo
    Hadii eebe igu simo
    Waxaan suga wax ii sada
    Sadaallada aan qabo
    Si kastaba adoo wacan
    Sarsarada wadnahiyo
    Surimadiisa dhiigiyo
    Saabllayda feedhaha
    Seediyo laf caashaqu
    Amba sar iyo hoose idil
    Waa kan sudhan naftaydee
    Ma sahllana hubsiimo
    Cidba hadaanana kula simin
    Oonan laba sad noqo odhan
    naxliga iska saaroo
    Sida Sayniska Hawada
    Ragbaa dayaxa sahansday
    Sirta dumar adoon galin
    Samir ila ogoowoo
    Imikana sidaan rabo
    Hadii eebe igu simo
    Waxaan suga wax ii sada
    Sadaalada aan qabo
    Si kastaba adoo wacan

  • @fankiihore8673
    @fankiihore8673 3 месяца назад +4

    Wow inaba caadi maaha rooda kayf iyo heesta sidi qabax xasuusti alle haw naxariiste sahra axmed jamac iyo aburaas
    Iyo erayadi alle hawnaxariiste abwankeeni waynaaye qaliga aha
    Maxamed ibrhim warsame hadraawi wow xasuus qaaliya

  • @inabouraleh8417
    @inabouraleh8417 Год назад +8

    Anigu ree djibouti ayaan ahay silsiladii heesaha hore aad aan u xiiseeya ima se cajabiyaan cidda dib ugu qaadaa rooda se la mid maaha waayo iyagii baan ba mooda masha allah

  • @hamsamohamed7335
    @hamsamohamed7335 Год назад +21

    Rooda Keyf Cod Halaasi Ah Iyo Kalsooni Degenaan Ku Dheehantahay Iyo Qaab Masraxiyeed Farshaxamaysan Intaba Way Isku Darsatay Runtii.
    Iyo Music The one and only saaxibkay Digaale Yare Iyo Ubaxle Teamka Hargaysa U Shidantahay Igu Sima Waan Soo Socdaye🔥🔥🔥

  • @MaxamedSaleban-k8b
    @MaxamedSaleban-k8b Месяц назад +4

    Rooda keyf ❤❤❤
    Inta 2024 daawanaysa like ta hayla dhaafin

  • @mahamedbilal1932
    @mahamedbilal1932 Год назад +6

    Waw walahi wa fananad waxan ku tilmamikara KHADRA DAHIR alleh ha u naxariste markay fanka so gashay from DJIBOUTI merci hargeisa S LAND

  • @anasabdalla2666
    @anasabdalla2666 Год назад +6

    Gabadhan inaba caadi maaha cod,jaas iyo qurux way isku darsaty rooda kayf❤

  • @uusturunturo7744
    @uusturunturo7744 Год назад +2

    Alla yaacisik rooda barteedii ayaay dhigtay heestan alle naxariistii jano haka waraabiye sahra Axmed jaamac

  • @rabiicadagan2346
    @rabiicadagan2346 2 месяца назад +4

    Wey hido raacdey rooda keyf eedadeed sahra axmed ayey codkeedii yeelatey alle haw naxariisto sahra axmed

  • @DIGAALEMUSIC
    @DIGAALEMUSIC  Год назад +1

    Fadlan susbcribe Digaale Yare Music

  • @houskeymattanmanchaftyoutu29
    @houskeymattanmanchaftyoutu29 10 месяцев назад +6

    Sahra axmed jaamac illahay ha u naxariste illahay janatul firdawsa haka warabiyo qoof ka heesa macan dumarka somaliyed kuma arag wallahi qiiro aya I qabata markan maqlo hees at sahra hooray u qaday

  • @faridwiser5441
    @faridwiser5441 Год назад +23

    Waaw, Rooda yar, cajab... I wish inaadan fanka iyo heesaha ku sii fogaan. I hope you a good live with a nice loving guy like me, if you don't have one already.
    Sallaan qaali ah..

  • @zakiqubaaye3957
    @zakiqubaaye3957 Год назад +12

    Cod Marka Laga Yimaado 100%
    Qaab Masraxeedka Baa Wax kle ah Rooda Kayf Supperhit

  • @cadeccs2519
    @cadeccs2519 Год назад +2

    Qoftan team isla cag haystay ubaahantahay. Abwaan, laxamayste iyo musician.

  • @darwiiizhhawd9856
    @darwiiizhhawd9856 Год назад +6

    inantu Cod Macana Oo Qurux Badana M.a Sahra Axmed Baban Soo Xasustay AUN♥️

  • @aliabdirahman6725
    @aliabdirahman6725 Год назад +3

    I'm pretty sure Sahra Axmed herself would've been proud of sis. Incredible! But, it's the body language, the infectious smile, moving with the rhythm.....the very talented lady appears to be genuinely enjoying herself. And I love it.
    Non of that rigidly mechanical movements and the un smilling face I came to expect from Somali singers, especially women. DO YO' THANG SIS

    • @yonis-kin7966
      @yonis-kin7966 8 месяцев назад

      It is cuz she from Erigabo
      That infectious
      Smile ait hard
      To find

  • @jimcaalejagta9180
    @jimcaalejagta9180 Год назад +6

    Waa halka qofee luuq yaqaana ee aan tageero Roda Kayf👑❤️

  • @mbeenoit713
    @mbeenoit713 Год назад +5

    Rooda kayf 🔥🔥🔥 Top ofaa caleeeeeek, cod, qurux iyo jawi wanaagsan 🔥🔥

  • @ciisemaxamuud5722
    @ciisemaxamuud5722 Год назад +3

    Rowdo keyf anagoon ciyaari jirin bay madaxa naga ruxday, Jah 😇😇

  • @eyaanlemuhum3d432
    @eyaanlemuhum3d432 Год назад +1

    First view
    Hore u soco digale yare
    And roda keyyf

  • @suuba.3261
    @suuba.3261 7 месяцев назад +3

    Her voice is great. The way she stresses the ending of each word is too sweet. If she continues singing many more qaraami, she will bring that genre back to life. 🎉😊🎉❤😊🎉❤😊🎉

    • @sabaabdi2215
      @sabaabdi2215 4 месяца назад

      Waa run one only roodo keyf ❤❤❤❤

  • @w410921
    @w410921 Месяц назад +3

    Xasuustii Sahra Axmed iyo midhihii Hadraawi, alle haw naxariisto dhamaantood

  • @kaydkadirir5253
    @kaydkadirir5253 Год назад +5

    Hargeisa taariikhda
    28/8/2022
    Waxaan jooga xaafada jigjigayar
    Maansoor area
    Waa axad
    Waxaan xasuustay sahra axmed jaamac
    Aun

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Год назад +4

    Ahmed Saleebaan Bidde Allah caafimaad ha siiyo. Rooda heesihiisa bay ku takhasustay. Waar soo qora oo u mahadnaqa Abwaanada heesaha sameyey iyo ciddii laxamaysay

    • @qadrayussuf7375
      @qadrayussuf7375 Год назад

      Ameen ilahey cafimaad buxaa haa siyo intaa dimatayana haa unaxaristo 😢😥😥🤲

  • @ashaabdillahi3536
    @ashaabdillahi3536 Год назад +12

    Erayadii axmed saleeban bide from somaliland 🌷🤍💚🌺♥️💢

  • @sharmaarkecalicabdi5613
    @sharmaarkecalicabdi5613 Год назад +7

    I'm die hard fan of the original singer, This young girl nailed it😍

  • @medsaid357
    @medsaid357 Год назад +1

    waaw waaw waan la hacay coodkaan dahabka ah ee rooda kayl masha allah wa cajiib ee horey u soco hn

  • @shiresmotivation1390
    @shiresmotivation1390 Год назад +5

    Waxan aan maqlaya cod ka wayn .... what a golden voice!

  • @NH-lb2tw
    @NH-lb2tw Год назад +2

    Gabadhan yar waa mucjisada fanka 2022 cod cajiib ah ayaa saaran iyo degenaasho🥰
    Hablahi kale meelaha ka ooyi jiray safka danbe baska soo raaca fanki qofba ka wareegte

  • @Maeyann9
    @Maeyann9 Год назад +9

    This one is on the rise hope she gets her own original songs

  • @baylebaylexaad734
    @baylebaylexaad734 Год назад +7

    Waa iga diyar heeso cusub oo aan inanta faanked ugu wanqalna

  • @abdullahimukhtar5638
    @abdullahimukhtar5638 Год назад +1

    Woow mashallah wa level ka sare wa top class i like my Somali music from doha qatar

  • @babunabdan8063
    @babunabdan8063 Год назад

    Maash Alaah ha quus deen kuwa is qaawiya ee fankii kufsaday ee waxa ay ku heesayaan aan wax macna ah uusan lahay

  • @osmanheymoy5527
    @osmanheymoy5527 Год назад +1

    Yasalaam Bartaa kaga haay quruxeey adiga iyo macalimiinta kuu tumeysaba hor usocod wanaagsan

  • @yaasiincabdi-yp8hb
    @yaasiincabdi-yp8hb 6 месяцев назад +2

    SiDa Siniska Hawad
    Ragga Dayax Sahan
    SadaY Sirta Dumar
    AdooN Galin Samir
    ILa Ogoow❤ Ax Waxan hees way dhaftay halkeeda Bay dhigtay Rood Keyf❤ AUN Sahro Ahmed😢

  • @masalaha6187
    @masalaha6187 Год назад +1

    Wooow digaale Yare yartu waay heestay hore uu sooco

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 4 месяца назад +1

    Walaal jacel channel...
    ..wll.yal isar

  • @alaskafingaflip6531
    @alaskafingaflip6531 Год назад +3

    Inte roodo keyf cml joogto fankii Somaliyed wali wunoolyahay😘😘😘

  • @shukriwehliye1295
    @shukriwehliye1295 Год назад +1

    Woow Gabadhu Waa Fanaanad Buuxda Oo Aad u Cod macaan Kalsooni Badanna Ay ka Muuqato Maansha Allaah

  • @hadithahmed2900
    @hadithahmed2900 Год назад +27

    Absolutely stunning, I don't usually listen music but I got a thing for somali land music. Aabyona nailed it. She performed with flawless. I like her style of movement. Kudos abaayo

    • @kingaxow7504
      @kingaxow7504 Год назад +2

      Wtf is somaliland music. Have never heard of this but somali music only. Period.

    • @kingaxow7504
      @kingaxow7504 Год назад

      This is one of famous songs by the late queen of somali music. To hell with your somaliland music

    • @shurealiim9996
      @shurealiim9996 Месяц назад

      I like her dress need to get one

  • @aadanjabane5905
    @aadanjabane5905 Год назад +2

    Keep going inaader inaan sanag 🕊💃

  • @nuradinahmed4157
    @nuradinahmed4157 Год назад +2

    Woooow digaale legend gabadhan waa fanaanad buuxda

  • @user-le9tg4vt9h
    @user-le9tg4vt9h 7 месяцев назад +4

    Rooda keef ❤waa fanaanada codka dahabiga leh

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw Год назад +1

    Waaw waaw absolutely 💯 👌
    Wey keentay Heestaan.

  • @mohamedabdi5444
    @mohamedabdi5444 Год назад +1

    Maasha Allah hees qiime leh , oo socon doonta iyo kaloo oo ay fanaanadu qaadeyso ilaa 2027 , qiime weyn ayey ku fadhiyaan

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 8 месяцев назад +2

    Rooda keyf is the best Singer I heard for long time May Allaha bless her

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 Год назад +35

    Masha Allah, I can’t stop listening to this girl. What a beautiful voice. Thanks to the whole team you are amazing.

  • @zainabahmed4198
    @zainabahmed4198 Год назад +1

    Wooooof jalaqsan qurux badan codwanaag qaab masraxiyeed intuba way kuu dhantahay

  • @Siciidiimaan
    @Siciidiimaan Год назад +2

    Yaa salaam waa heer caalami rooda keyf❤️🙏

  • @mohamudabdiweli2
    @mohamudabdiweli2 Год назад

    Maashaa Allaah aan u wada dhahno. Yaran dhan walba ka dhamayska ah.

  • @muminochanel5191
    @muminochanel5191 Год назад +2

    Manshallah this girl got it on point. Waxan kusoceshceshtay muqaalkan in kabadan 5 mar inaba caadi ma’ahan I like it. Waliba waxan zaaid ogasiihelay qaabtilmaamedkeeda eraykasta siduuyeheey utilmamesaa🌹🥰❤️😘😘🥰🥰😘🥰❤️❤️🥰😘🥰❤️🥰😘😘❤️😘😘❤️🥰🌹🥰❤️❤️😘🌹🥰❤️❤️😘😘❤️

  • @suheybhaldooroffecial8766
    @suheybhaldooroffecial8766 Год назад

    Waa heestii ugu cajiibsaneed ee dhagaheyga ku dhacda xaga laxanka iyo musciga

  • @Eidanyare191
    @Eidanyare191 Год назад

    Rooda yar cajiib cod halasi ah qurux deganan qaab masraxiyadeed alle haku dhawro wlshy

  • @ilkacaseheybad290
    @ilkacaseheybad290 Год назад

    Allen inata Mansha Allah banu niri Jiniyo iyo xarago Cod tolmoni Waa Dhankasta Shaxshax shah sixin Lagu daray

  • @jamaahmed3574
    @jamaahmed3574 Год назад +4

    Amazing 👏 voice waar inantan xasuus ayaynu uhaysanayna waaba another level 💯 👌 xataa iyada darteed iyada darteed ufollow gareeyay

  • @TheMetAtck
    @TheMetAtck Год назад

    masha Allah gabdhan cod,qurux intaba waa kamuuqatay waxayna kusii darsatay kalsooni you can tell she’s enjoying her time ❤masha Allah ilaahay hausiyaadsho

  • @saeedhussein524
    @saeedhussein524 Год назад +1

    supper lady singer what a soothing voice and style,

  • @khaalidciise8758
    @khaalidciise8758 Год назад +1

    OP op Roda kayf madaxa abdhaydka hobalda qarsonayd weye pizza company 💞💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @abdikaniisse-js3xs
    @abdikaniisse-js3xs 8 месяцев назад +1

    Erayadii axmed saleebaan bidde xusuustii sahra axmed si wanaagsan baay u qaaday

  • @qaasimlucky1191
    @qaasimlucky1191 3 месяца назад

    Waa xasuustii sahro axmed si wanagsan beey u keentay heesta

  • @cabdirasaaqsalaxlaawi6665
    @cabdirasaaqsalaxlaawi6665 Год назад +6

    Codka : 100%
    Labiska:100%
    Music :100%
    ROODA KAYF FANAANAD FANKAKII HORE BOODHKA KA JAFTAY
    QURXISAY NOOLAYSAYNA IYADA LABADA MUSISHAN USTAAD DIGAALLE
    YARE IYI XAAMUD UBAX DAD HIBO LEH
    AYAA MEESHA KU KULMAY

  • @juujuuleflims7633
    @juujuuleflims7633 Год назад

    Dareeskaad xirantahay lagudaray masraha sharaxan lagudaray dhoolacadeeynta ilkaheeda quruxdabadan lagudaray codkeeda macaan iyo muusiga xulka ah markeey isutageen dhageeysiga iyo daawashada kadaalimeeysid waxaankuleeyahay jidkaa gooysay hore usoco

  • @adanosman8615
    @adanosman8615 Год назад +1

    Masha Allah what a beautiful lady and a good song 👏👏👏👏

  • @saeedhussein524
    @saeedhussein524 Год назад +4

    SO ARTICULATED IN TERMS OF THE LYRICS, RHYTHM, AND ACTIONS. ABOVE ALL THE GOOD VOCALIST CHAMPION. SHE REVIVED THE SONG OF ZAHARA JAIL IYO JACAL 70'S.BRAVO ROODA KAYF. MAHASANID

  • @king15716
    @king15716 Год назад +1

    Yartaan inaba caadi maahan keep going

  • @nasiromar3620
    @nasiromar3620 Год назад +2

    Kisi xaaji waa dhimatay ileen prank ayay ahayd 😂😂😂😂 love ir all over

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 Год назад +3

    Golden Voice. Calayk calayk!

  • @amalkhalid822
    @amalkhalid822 Год назад +1

    Mansh allah cod mcn Ayaya ledahay 😍😍😍

  • @jirfe
    @jirfe Год назад

    Maasha alaah eedadeed sahro ayaay bedelaysaa AHN

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Год назад

    manshallaah cod qurux kasooni waa hibi Illaahey siiyey gabadhaaan

  • @othmanbarre7686
    @othmanbarre7686 Год назад

    Buulo xuubeey ninka masraxa soo saaray xidigtan yar 🙌🏽

  • @jamaahmed3574
    @jamaahmed3574 Год назад

    Heestan waxa hore uqaaday sahra ahmed alle ha,unaxariisto hadan khaldanahay cidii taqana ha,igu cawiso

  • @drsaddamhussein865
    @drsaddamhussein865 Год назад +1

    Sirta dumar adoon galin
    Samir Ila Ogow 😍👏

  • @craxmanoday6793
    @craxmanoday6793 Год назад

    rooda kayf innaba caadi maaaha codkeeedda and also her smile.keedda waa waxkale....walaahi

  • @daaroodyousuf7516
    @daaroodyousuf7516 Год назад +1

    Fanki hore e murtida laha io qrxdi danbeh o ishelay 😍

  • @JimcaaleJiita
    @JimcaaleJiita Месяц назад

    Wllhi waan kahaya inader heestan rooda kayf

  • @shamai1570
    @shamai1570 Год назад +1

    Great style performance and voice love it

  • @saalimkeynan6673
    @saalimkeynan6673 Год назад

    Wali waxaan sii maqlaynaa codkii halasiga ahaa ee sahra axmed🥰🙏🙏

  • @hamsemuhumed265
    @hamsemuhumed265 Год назад

    jiilkii hore ayay i xisaabsanthy Roda kayf

  • @djmash3671
    @djmash3671 Год назад +12

    I can't stop marqan with this song ❤️❤️

  • @xafsaxirsi9186
    @xafsaxirsi9186 Год назад

    Amazing voice raaxma 🔥❤💊

  • @nimomohamud8224
    @nimomohamud8224 Год назад

    Dadka cusubow ama sida u heesa ama iskaya of caleek ❤️❤️❤️❤️❤️Rooda ii geeya

  • @RealSom4kReal-Som-4k
    @RealSom4kReal-Som-4k Год назад

    Rooda Keyf best voice and talente Allah yamacak

  • @xamdiabuukar272
    @xamdiabuukar272 Год назад +17

    Beautiful Lady much talented voice
    She get it all confident and loving voice and beautiful women 👑👑👑❤️❤️

  • @anasdeeq8795
    @anasdeeq8795 Год назад

    Ku soco digaale yare xusuusaha heesaha hore

  • @dhoolosman3777
    @dhoolosman3777 Год назад

    All in one, maanshalah so touching.

  • @abdirahmanmohamed7120
    @abdirahmanmohamed7120 Год назад +42

    I like how she dances and calm for stage she's talanted one of the best voices i have ever heard😒

    • @SahalAhmed-rt4hr
      @SahalAhmed-rt4hr 9 месяцев назад +3

      😊

    • @haidemrane5883
      @haidemrane5883 9 месяцев назад +2

      Qqqqqq

    • @cigalecabdilahi8738
      @cigalecabdilahi8738 8 месяцев назад +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤😂😂😂😂😮😮😮🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @FarhandhagacadeFarhaan
      @FarhandhagacadeFarhaan 7 месяцев назад

      Shabkaxlaynta Ayaan u boqay qooley baliil ah oo aan lahaan jiray ayaa igu soo dhacay

    • @bashiirtarabbi
      @bashiirtarabbi 7 месяцев назад +1

      ​@@FarhandhagacadeFarhaankuma aannu fahmin, inanta miyaad maagtay?😂

  • @mustafeshinbir117
    @mustafeshinbir117 Год назад

    rooda kayf waan sugayey dhagaysiga heeso hor leh iyo codkii dahabiga ahaa ee yaabka igu reebay kaas oo i xasuusiyey jacaylkaygii dhabta ahaa ee igu helay ceerigaabo

  • @omarN
    @omarN Год назад +4

    She is beautiful, she is talented and she has an excellent voice and matching action (move).

    • @leyla8462
      @leyla8462 Год назад +1

      Her moves resembles Saado Cali
      Allah ya raxmu.
      This young woman has an elegant voice so price less!

  • @shaarublibaax7139
    @shaarublibaax7139 Год назад

    Wow she is very beautiful and nice voice

  • @nasiromar3620
    @nasiromar3620 Год назад +2

    Ilaahii Kisi soo ceshoow waad mahadsantay

  • @nomadstar5454
    @nomadstar5454 Год назад +13

    Nice song, she’s amazing with cod, style and confident. Laakiin ninka piana tumaya cauaarta iyo fudeedka ka jooji heesta

  • @abdulkadirmohamedyusuf
    @abdulkadirmohamedyusuf Год назад +2

    New AUN Sahra ahmed jaamac.❤️✌️

  • @user-mn5jd6ni6x
    @user-mn5jd6ni6x Год назад +2

    Waa Gabar hibo fan leh.

  • @abdirahmanguleid7526
    @abdirahmanguleid7526 Год назад +1

    Very good style and best voice

  • @farhiyaali7011
    @farhiyaali7011 Год назад

    I totally agree she got it all. Abayo keep going.

  • @ahmethkaderofficial1639
    @ahmethkaderofficial1639 Год назад +4

    Fanka Waa La Hidaystay Caadi Maaha Rooda Kayf waxii Horeba Quba