HABOON NUURA | IMAAD CAJABIN | (OFFICIAL MUSIC VIDEO) 2024

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 сен 2024
  • Ereyada - Abwaan Ahmed Xaraf
    Laxanka - Haboon Nuura
    Music - DJ ADAM
    / djadam__
    Directed and Edited by - MONIUM
    / monium_
    DOP - Munier Obsiiye & CM PRODUCTION

Комментарии • 457

  • @khaalidnimcaan6399
    @khaalidnimcaan6399 Месяц назад +293

    Heesaha waxa ka MACAAN QURAANKA ❤

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi Месяц назад +50

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

    • @NajaxFarxaan-nu7xs
      @NajaxFarxaan-nu7xs Месяц назад +1

      Scw

    • @Dr_MustafeDaacad
      @Dr_MustafeDaacad 25 дней назад +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

    • @CxakiimYaasiin
      @CxakiimYaasiin 25 дней назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw😢😢

    • @abdihakimmouhoumednour7972
      @abdihakimmouhoumednour7972 24 дня назад +2

      Scw scw

    • @OsamaMohamed-zg1qb
      @OsamaMohamed-zg1qb 20 дней назад +1

      اللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين ❤❤

  • @suhaybcumar1359
    @suhaybcumar1359 Месяц назад +99

    Waaw what laxan haboon inta wadata farta taaga❤

    • @AyanXusen-lc8ng
      @AyanXusen-lc8ng 29 дней назад +3

      Wu fadhiya laxnkeda m.a ❤❤

    • @kakayOmar
      @kakayOmar 27 дней назад +1

      I really really love her😊😊😊😊

  • @AboubakerKhadircali
    @AboubakerKhadircali Месяц назад +33

    Yees Wanku wadana hadan nahay taagerayashada Ku Sugan Djibouti🇩🇯❤❤❤Boqorada. codka laxankuna waa wax kale

  • @ABABIYE
    @ABABIYE Месяц назад +54

    Ku xidh naw haboon nuura 🔥🎤 GOOSHA 🦁 fanka

  • @bashiirwadne7502
    @bashiirwadne7502 Месяц назад +21

    Haboon Goatka Fanka
    Mar hadaY laxankiina Ku darsataY
    Maxaa U diidaYa inaY Noqoto
    Goatka Fanka

  • @TALIYE___UMAN
    @TALIYE___UMAN 26 дней назад +19

    Dunidaan masoo marin ruux ka sharaf badan nabi maxamed salalahu caleehi wasalam yo

  • @rashiidboss_
    @rashiidboss_ Месяц назад +12

    Ereyada 100%
    Laxanka 100%
    Music 100%
    Stylka 100%
    Vedio 100%

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar Месяц назад +28

    Boqoradii samaroon siciid indeer❤🩸

  • @khaaliddest-xj5gq
    @khaaliddest-xj5gq Месяц назад +6

    Heestan markey 1m gaarto dhackusiii❤

  • @FataxFatax-m8r
    @FataxFatax-m8r 29 дней назад +7

    Kaliya gabadh laxan sameysata waxey aheyd hal gabadh waana boqorada fanka hodan abdirahman dheere me 2 haboon nuura boqoradu waa from borama ❤

  • @aliladane8884
    @aliladane8884 12 дней назад +1

    queen of 2024 haboon

  • @safaalaahi8950
    @safaalaahi8950 26 дней назад +7

    Haboon fanaaniinta dambe yadaa calanka usida❤

  • @aidarousibrahim5550
    @aidarousibrahim5550 Месяц назад +34

    Laxanku waaba waxkale.
    Haboonnuura fanad sare

  • @theheba.0
    @theheba.0 27 дней назад +8

    The new version of maankeyga iyo ruuxda uma roonid

  • @Daahaaaye123
    @Daahaaaye123 Месяц назад +11

    Laxankaan ma haboon baa leh 🔥

  • @user-kd8kg6mi5x
    @user-kd8kg6mi5x Месяц назад +11

    Boqorada fanka hore u soco ina ader ❤❤❤❤❤❤

  • @NaasirMaxamed-of5ek
    @NaasirMaxamed-of5ek 21 день назад +3

    Cishqigii dhignaa xidhidhikii cusbaa
    Waatan caasiyee cisha kaa ilbaxay❤
    Kola dhaan ana awadaa ku jiroo
    Anaa kaa casilay xilkankuu igmaday
    Haboon nuura goat 🐐 ka fanka
    Inay tahay ma shakibaa ku jira
    Wataase❤🎉

  • @OsmanabdillahiAden
    @OsmanabdillahiAden Месяц назад +29

    Queen of jabuuti🇩🇯 waan kuwadana libaxada somaliland🫡

  • @abdihanidiamonds
    @abdihanidiamonds 23 дня назад +2

    Habon nura boqorad
    Weyan❤

  • @sacdiyaadalla2891
    @sacdiyaadalla2891 Месяц назад +4

    Heesta marky 1milyan markee gaarto ii 👍 likes ii saar ok❤❤

  • @AbdirasshidRashka
    @AbdirasshidRashka Месяц назад +2

    Heestan waxan kuceshaday marki 17naad inaba caadi maha haboon nuura ❤❤

  • @IbrahimCabdi-t8i
    @IbrahimCabdi-t8i 28 дней назад +5

    East and West haboon nuura is the best ❤

  • @kunciilcade1250
    @kunciilcade1250 Месяц назад +5

    RUclips Ka Haboon aan kor uqaadno intaan ka badan Ayee Uqalantaa inta ila qabto like ii saara
    100K Aaan ugu Xirno Tageerayaasha Haboon Nuura

  • @akhyaar4385
    @akhyaar4385 6 минут назад

    Caku kuma Rabeey
    Haysku kay Cadibin
    Kaa Calool Go'ee
    Igadaa Cabashada
    Naf ku Ceydhisa
    Kugu tidhi Cod Dheer
    Imad Cajabinoow oo
    Imaad Cuntamin❤😮

  • @itsme-rs8tq
    @itsme-rs8tq Месяц назад +7

    Dadka leh heesaha waxa ka macaan quraanka! Wll hadaa sidaa u ogtihiin maxaa haddaa halkan idin dhigay illeen waa hees tani ee
    Qawlkiina iyo ficil kiinu ha iswaafaqo dadkaasoow🤔🤔🤔

  • @AbdiWasac-pm5rx
    @AbdiWasac-pm5rx Месяц назад +4

    Laxanakii waay baratay HABOON SAMROONAY KAAKACA 😂🎉

  • @AminaAlimahamud
    @AminaAlimahamud Месяц назад +12

    ,𝐀𝐥𝐥𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐧𝐚𝐡𝐲 𝐝𝐮𝐦𝐚𝐫𝐥𝐧𝐝 𝐡𝐞𝐞𝐬 𝐛𝐚𝐚𝐧𝐨𝐨𝐬𝐨𝐨𝐛𝐚𝐱𝐝𝐚😂😂

  • @Ducaysane9
    @Ducaysane9 Месяц назад +5

    Ceesh calaa saut 😮 akhyaarta hala ila dhaafina Like🎉❤

  • @OsamaMohamed-zg1qb
    @OsamaMohamed-zg1qb 29 дней назад +2

    ❤مشاء الله تبارك الله ❤❤هبون نورا

  • @moabdi3860
    @moabdi3860 Месяц назад +9

    Boqorada somaliland ❤amazing song hùuno ❤

  • @triplealpha8739
    @triplealpha8739 7 часов назад

    Waw xees xeska tagtay wali baa istil ayan laa dhacay quruxey wn ku faana ❤❤❤

  • @wayyoarrag7574
    @wayyoarrag7574 Месяц назад +2

    Haboon nura allow ha ku cadaabin
    Codka macaan waan ku dirsaday

  • @mahamettayman2275
    @mahamettayman2275 Месяц назад +5

    What a vedio amzing 2024🙈🔥🔥🔥

  • @cabdibarrekooshin3276
    @cabdibarrekooshin3276 Месяц назад +3

    Boqorada maslaxa
    Haboon nuura ❤
    Keep going on sis
    Noloshu Kuma xumayso

  • @amenboss8633
    @amenboss8633 21 день назад +1

    olol 🔥 waba duni kale wu cajabay nafluhu 👌🏽🥶🤩

  • @muzdalifamaxamedreerxaashi7741
    @muzdalifamaxamedreerxaashi7741 Месяц назад +5

    Heestii dumarland❤❤❤

  • @IdirisHussein-qt9nm
    @IdirisHussein-qt9nm Месяц назад +11

    Ooof codka iyo daganaashaha m.a ❤❤❤❤❤ like ii saara wxn ah qofkii 10 Aad plz

  • @HODANNUURDADAAL
    @HODANNUURDADAAL 16 дней назад +1

    Heesta waxa ka macan qur'aanka ❤❤

  • @Mujaahid83
    @Mujaahid83 Месяц назад +12

    Boqorada Codka Haboon Nuura ❤️🔥

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t 26 дней назад +1

      Boqorada codka is yurub geenyo sawtu raxma 😂

  • @NimcoXasan-z3u
    @NimcoXasan-z3u Месяц назад +4

    Adoo quraan akhriya mayna kaga fcnayn wll

  • @Zairilifestyles
    @Zairilifestyles 29 дней назад +3

    WAR LAXANKA MA IYADA DHASHAY WAY ISKU EGYIHIINE😅✌️🫶

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 Месяц назад +1

    Badelkii Hodan abdirahmaan waan helnay Codka haboon wa fadhiya, Heestana Dadka Ehliyada u ah fanka iyo jaceylka ayaa dareemi kara

  • @axmedzaki7
    @axmedzaki7 Месяц назад +2

    Laxanka Haboon Nuura
    Waa another level 😂😂❤❤🎉

  • @Jimcaalexaydar
    @Jimcaalexaydar Месяц назад +9

    Haboon calcalka naga da oo hees macan sooqaad sidi sunta nacabka okale hno

  • @MuminaMaalim-f3g
    @MuminaMaalim-f3g Месяц назад +4

    She deserves 1m subscribers

  • @NashaatCali
    @NashaatCali Месяц назад +3

    Se wax tidhi haboon hestii xilgeeda soo baxdayy❤

  • @shatiyaomerabtirahman
    @shatiyaomerabtirahman Месяц назад +3

    Uma maleenayo inu faarax dhageyzan dono heesta zidan oo dhan lagu casiley🙄😂

  • @RahmaRose-wn5tj
    @RahmaRose-wn5tj Месяц назад +1

    Habone cod karti iyo sharaf ba wey isku darsatey keep continuing darling 😊😊

  • @HamdamahamedKalif
    @HamdamahamedKalif Месяц назад +1

    Waaaaw xili aan ubaahnaa ayay isoo baxday heestan❤

  • @maweelada.caruurta8187
    @maweelada.caruurta8187 Месяц назад +2

    Wlhi habooneey hargeisa kugula noolahay laakin.naftayda ayaan ugu sheekeeya hadaad doonto haboon ood jacayl.usoo bandhigato way ku daadinaysa waayo naftayda ayaad kaburuud wayntahay laakin naftayda ataan usheegay inaan nolol kula wadaagi doono iyadoo.wakhtigana aynaa is aqoon noolow walaashay allah.haku sharfo

  • @Abdullahifiigaay
    @Abdullahifiigaay Месяц назад +1

    Fanaanada Haboon Nuuro RUclips u kala kiciya somaliyeey, waa gabar cod macaan🎉

  • @user-qz2fe4bp5c
    @user-qz2fe4bp5c Месяц назад +1

    Fanki oo socda haboon nuura ❤alle ha ku daayo qliyyyyyeee

  • @SuhaybSuhaybmahdi
    @SuhaybSuhaybmahdi Месяц назад +2

    Laxanka maa habon baa leh💯😮

  • @Fahiighe7ure5maAyanle
    @Fahiighe7ure5maAyanle Месяц назад +2

    Inaadeertay asturan hore u soco
    huno mcn adey magaaaladu kuu siraadanthy

  • @ABDIRAHMANMOHAMEDABDIRAHMANMOH
    @ABDIRAHMANMOHAMEDABDIRAHMANMOH Месяц назад +2

    Laxankagii u horeeyey ku soco❤

  • @LarindamohamedLarindamohamed
    @LarindamohamedLarindamohamed Месяц назад +1

    Eshcalaa Hees Fankuba Waa Adiga Iyo Rooda Keef iyo Ugbaad aragsan Inta Kaleh Hayska Tagaan 🥰🥰

  • @AamiinkaH
    @AamiinkaH Месяц назад +3

    Habooney maxad Samaysay Wadadii Hodan Abdirahman bad haysa Laxan bad nagu garaacdey🔥😂

  • @amkh.ashayte4852
    @amkh.ashayte4852 Месяц назад +1

    Haboon nuura hambalyo quruxdii iyo fanka farshaxankeedii baa tahay

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Месяц назад +2

    Laxankii: haboon nuura 🔥🔥🔥🔥🔥

  • @curaybahasan5621
    @curaybahasan5621 Месяц назад +1

    Tanyari xaliimoyinka ayeey dayrka ka furaysaa kkkk ina adeer horay usoco

  • @Abdishakurdaauus
    @Abdishakurdaauus Месяц назад +1

    Haboon heesaga wan ku raaxaysta codkaga bilan dartii abwan cabdishakuur daauus lay dhahaa bilaa calayk erayo cusub oo jacayl ah aan ku dhiibo

  • @Proboxof
    @Proboxof Месяц назад +1

    Xili an u bahanahay ayey hestan so baxaday wa erayadii abwan donaga

  • @sulekhaxusen8367
    @sulekhaxusen8367 Месяц назад +1

    Woooow heestn way I qusaysa aniga 😊

  • @warsamecumar8651
    @warsamecumar8651 Месяц назад +1

    QOf aan ku cisayin o aaadna ku cuslayiiin…ayeeyo yartu runsheeg badanaa…❤🎉

  • @qaysarhawd
    @qaysarhawd Месяц назад +1

    Halkan waxan u imi inaan laxanka cida leh ogaado

  • @Mohamuth_khalif
    @Mohamuth_khalif Месяц назад +1

    Hboon iney cod udhimato ka baqayaa😂❤🎉m.a golden ✨️ voice

  • @NasroXamud-lu6mf
    @NasroXamud-lu6mf Месяц назад +1

    Heestaan hees u eg eeba qaade ayaan horee see cml imaad cajabin heedhee heedhee imaad cuntamin heedhee waa tii cml 😅😅😅

  • @CAAISHOMAHAMUUD
    @CAAISHOMAHAMUUD Месяц назад +2

    Laxanka haboon nuura👸💯🫶❤️

  • @guuledjerar4136
    @guuledjerar4136 Месяц назад +2

    Saladh bilaa liina laxan baad nagu garaac day ❤😂

  • @warfa21
    @warfa21 27 дней назад +1

    AL SAMAROONIA WAX WALBO SUBIINO WAKU FARO DHUDHUBANA AMA FARO YAREESANA. KEEP IT UP NUURKA FANKA.

  • @AbdirasshidRashka
    @AbdirasshidRashka Месяц назад +2

    Haboon nuura codba kugu dhamaaday laxankuu. Waxkale

  • @AbdirahmanElmi-k7x
    @AbdirahmanElmi-k7x Месяц назад +1

    Ma ogtahay inay heestan laxanka haboon nuura saartay

    • @degan8661
      @degan8661 Месяц назад +1

      Ma indhaha.n laanhy soonaga arkyna mha😅

    • @AbdirahmanElmi-k7x
      @AbdirahmanElmi-k7x Месяц назад

      ​@@degan8661bal ka wrn de gosha fanka

  • @CabdirisaqMuxumed-ir7xi
    @CabdirisaqMuxumed-ir7xi Месяц назад +1

    Wli ma arag qof_qof jecel kule waanku caasiyay si badhedha ayaan kuu jaray wacad kii waan ka baxay heesihi ma sasay ku Dan beyen

    • @asqarpoi8351
      @asqarpoi8351 Месяц назад

      😂😂😂 xigmadi baa dhamte

  • @nalkakadiye7800
    @nalkakadiye7800 Месяц назад +2

    Boqorda codk❤ hadl makaryso heestu

  • @user-oe8lk8mh9i
    @user-oe8lk8mh9i Месяц назад +1

    Laxanka❤haboonteena😮

  • @EngQanYareAhmeT
    @EngQanYareAhmeT Месяц назад +1

    HeeeZ waKhtiGeedi TiMi❤😢

  • @Josephboy1122
    @Josephboy1122 Месяц назад +2

    Heestu wy fadhisaa lkn wx yar baa ka qaldan oo ah melody/ laxanka inan qamar suugaani u dhiibto ayey aheed ama khaalid kaamil ama abdikariin ali shaah ama abwaan oomar #dabjacyl lkn keep going wllshey haboon wn ku wataa wlhi ❤❤

  • @SamsamMaxamedcaraale
    @SamsamMaxamedcaraale 27 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadaradamoffcial5340
    @khadaradamoffcial5340 Месяц назад +1

    Woow Woow😮.The Queen of art❤keep going👸👸

  • @yacquub33
    @yacquub33 Месяц назад +1

    Asma saban way dhimatay Alle Ha u Naxariisto

  • @ashraaq-jv9nx
    @ashraaq-jv9nx Месяц назад

    War heestaan macaa ma anaa la iisameey😂

  • @zakigk398
    @zakigk398 9 дней назад

    haboon wlshy si niyad ayan ku jeclahy codkaga mcn ayn markasto ku raxestaa wlhi m.a inoolow wll .

  • @qaacowchanneltv3082
    @qaacowchanneltv3082 29 дней назад +2

    YESTERDAY I APPOINTED YOU ARE MY LOVE AND TODAY I TOOK YOU FROM THE POSITION, THIS SONGS I NEVER SEE A SONG LIKE ONE WHEN I TELL YOU THE TRUTH, THESE ARE THE WORDS OF POET AHMED HARAF, AS ABU SUFIAN YUSUF MOHAMED SAID BEFORE, THE LION ISN'T TWO, LION IS ONE ONLY AND IT'S YOU POET AHMED HARAF

  • @DaadaxWelicali
    @DaadaxWelicali Месяц назад +2

    Haboon nuura ❤❤❤🎤🎤🎷🎷🎧

  • @kaledtaher1974
    @kaledtaher1974 Месяц назад +9

    Our Somali Beyoncé ❤

  • @HanadCarab-q2r
    @HanadCarab-q2r Месяц назад +1

    Waah waah haboon nuura seed wax yeeshay he Allayacizag Nice voice 😍 👏

  • @IkraanIsmaaciil-rp3vd
    @IkraanIsmaaciil-rp3vd Месяц назад +2

    Haboon nura

  • @ahmedsahal5599
    @ahmedsahal5599 27 дней назад +1

    Laxanku wa waxkle❤

  • @NastehoNjx
    @NastehoNjx 28 дней назад +1

    Samaroon samaroon dhalay❤❤❤🎉

  • @Somalisongs388
    @Somalisongs388 Месяц назад +1

    Fadlan heesaha Daadiska ah
    Inagadaaa Lama dhagaysan karo thanks haboon

  • @kareekaabdi1834
    @kareekaabdi1834 Месяц назад +1

    Qaf naga barejeyjo malaha miya 😅

  • @craxmaanmaxamed8631
    @craxmaanmaxamed8631 Месяц назад +4

    Haboon ❤

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 Месяц назад +2

    Yaaa salaaam cajiib the best laxan in the word
    Viva somaloland
    Waxaad muujisay fanku inuu waqooyi kasoo abuurmay

  • @rahmafathi
    @rahmafathi 22 дня назад +1

    This song❤

  • @apdiqaniuthman
    @apdiqaniuthman Месяц назад +1

    Laxanka Haboon Kk Lkn Waa Top 🔥💯
    DJ Adam Waxn Uu Music Dhaafy 😋🎶
    Heesta Dumarka Lagu Talkaly Anigu Waan Baxy 👋🏻😂

  • @najiibNimcaan-vn2vp
    @najiibNimcaan-vn2vp Месяц назад +2

    w00f w00F💥🔥❤

  • @Ahmedshaakir291
    @Ahmedshaakir291 Месяц назад +3

    Goosha Fanka❤

  • @updalla_zeyn
    @updalla_zeyn 28 дней назад +1

    Quen of borama ❤

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 27 дней назад +1

    Goosha fanka🔥

    • @Supr93
      @Supr93 24 дня назад

      cosmically describes the other campaign had day goals when is he free any in target continued we offseason now has taste 😂