MUSTAFE DOLLAR FT HABOON NUURA - MARWO -OFFICIAL VIDEO 2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 ноя 2023
  • Eryadi & Laxankii Baashe Bogeeye
    Voices By Mustafe Ft Habon Nura
    Music By Maftuux Cadeed
    Dricted By Cj Amiin
    Camer And Edit Cj Amiin
    Vocal recording iid deeq
    Produced By Idiris Dabcasar
    Copyright©️@Mustafedollarr
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 1,1 тыс.

  • @Mustafedollarr
    @Mustafedollarr  6 месяцев назад +802

    Hadaad halkan so boqotaan subscribe saara asxaabta✌️👍

    • @Siciidbashaash
      @Siciidbashaash 6 месяцев назад +51

      Mustafe keep going sxp Hore usoco wan ku salaamay Reply 😢

    • @user-oz9gq6dp7d
      @user-oz9gq6dp7d 6 месяцев назад +13

      Oky

    • @neimaismail9334
      @neimaismail9334 6 месяцев назад +6

      Jaaska mustafe ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤+ codka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ from duriyada Djibouti

    • @zimonitabpe23
      @zimonitabpe23 6 месяцев назад

      99.
      😢yhxzx88990oppop😊😊😊

    • @user-oy1rd6kv5c
      @user-oy1rd6kv5c 6 месяцев назад +5

      👍

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 6 месяцев назад +497

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤❤😮😮😮😮

  • @Miskiin111
    @Miskiin111 5 месяцев назад +58

    Lyrics
    Maankayga intaad marinkiisa
    Kolkiyo madal kaaga sameeyey
    Ku idhi kaa miidhay makhluuqa
    Marwa tahay ruux ma huraana
    Mudooyin kashii muhanaysay
    Mabsuuday markaynu midownay
    Muftaaxa hadeer miirkayga
    Adaa mulkiyoo midigtaada
    Ayaan ahay maanta maacane
    Maalintiiba inan magacaaga
    Inan muhdoo milyan jeer ku dhawaqo
    Adiga mutayo milgahaagu kawayn
    Miduu maanku jeclaaday❤🎉
    Anba meel markaad ila joogto
    Ma dhibtoodo dhantaal ma dareemo
    Farxad Miidhan nafta dhex mushaaxda 🎉
    U muuraqa darteed muxubaysan
    Muumusan mudantayday
    Midan dumar maceeda ka doortay
    Anba maanka ka mugiisa u
    Macsuumayow I majeero
    Jacayl midho dhaloo la magaabsho
    Macaan badan marwoy ila muuso 🎉❤
    Mudanow midkaan rag ka doortow
    Minit qudha naftaan kaa maarmin ❤😢
    2023/12/17🎉

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle 6 месяцев назад +128

    Haboon Nuura wa nasiibkii oo qofa
    Mar haday la heestay the legend mustafa dollar
    ❤🔥🔥🔥💯💯💯

    • @ismaelabdourazak6277
      @ismaelabdourazak6277 6 месяцев назад +23

      Hhhhhhhhhhh malaha wad kaftamaysa Wll ? Sanadkan suqu wuxu ushidanyhy Haboon, qofka iyada la heesa aya nasib leh.

    • @xaawocaadle4181
      @xaawocaadle4181 5 месяцев назад +3

      Haboon ayadaaba trending eh mx kaa qaldan ❤😂🎉

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 5 месяцев назад +1

      ​@@xaawocaadle4181❤😅😅❤😅😅❤😅

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 5 месяцев назад +1

      ​@@ismaelabdourazak6277😊❤❤😊❤😊

    • @faizam523
      @faizam523 4 месяца назад +4

      Haboon ayaaba haatan dadka soo caan saarta, ninkii la hesaa nasiib badab fanaanada labiska u qaadey fanaaniinta ee quruleydana ah..😂😂😂

  • @nuhmohamed6023
    @nuhmohamed6023 6 месяцев назад +56

    1:38 Jaaska Haboon Nuura Another level ❤️Gabadha dar Alle uu JecLahayyy

    • @buraalecabdi3786
      @buraalecabdi3786 3 месяца назад +3

      Waaw waaw waaw 🎉🎉🎉waaw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-ty7zh1sc9h
      @user-ty7zh1sc9h 2 месяца назад

      aanu kula doono zxp
      🤣🤣🤣🤣

  • @Abdirahman_hero
    @Abdirahman_hero 6 месяцев назад +34

    Layaab Layaab Hees La iskugu tagay 🎖🫶🔥
    Voices Mustafe dollar FT Habon Nura🔥
    lyrics & melody Baashe Bogeeye📝🎸
    composer By Maftuux Cadeed🎹

  • @Alonebird575
    @Alonebird575 5 месяцев назад +162

    Maankayga intaan marinkiisah
    Mulkiyo madalkaga sameyay
    Ku idhi kaa miidhay makhluuqa
    Miratoo maskaxdayda kuweynid
    Marwaa tahay ruux mahuraana ❤
    Mudooyin kashii muhanysay
    Mabsuuday markanu midownay
    Muftaaxa hadeer miyirkayga
    Adaa mulkiyo midigtada
    Ayaan ahay manta macaane 😢❤
    Golden voices ❤

  • @yaasmiincabdimircali
    @yaasmiincabdimircali 6 месяцев назад +31

    ❤waa heesa markada maqasho jacaylka kuso jeedaysa ah labadii is jecel ba alleh haysku keeno🎉

  • @azizmoha4061
    @azizmoha4061 4 месяца назад +57

    Heestan waxaa i jeclaysiyay Gacalisadayda oo an shalay 13/01/2024 aqalgalnay💕 ilaa iminka way noo shidantahy oo wan dhagaysanynah waxayna qayb ka tahay Asbuucena Malabka❤️✌️
    “Jacayl mira dhalay macan badan marwoy ila muudso❤️”
    “Mudaney midaan dumarka oo dhan ka doortay Minute qura naftaa ka maarmin💕💋”
    Wa mahadsantihin Alfanan Mustafa Dollar iyo Hoboon Nuura waa noo qurxisen waqtigena👏🏻

    • @xafsougaas6622
      @xafsougaas6622 3 месяца назад +1

      Allaha idin barakeeyo wall adiga iyo marwadada ❤

    • @caydaruusshekhahmed686
      @caydaruusshekhahmed686 3 месяца назад +2

      Alle ha isku kiin daayo Noqda kuwa isku waara❤

    • @ummumayzuun6602
      @ummumayzuun6602 3 месяца назад +1

      Annagana inozo ducee nh😂😂

    • @sacadapdi3676
      @sacadapdi3676 Месяц назад +1

      Gulaysta sxp Ubad khyr qaba kala hela

    • @abdiqadirsidiq
      @abdiqadirsidiq 19 дней назад

      Mansh allah farxad waartan idiin rajaynayna abid❤

  • @user-et4xe6my1x
    @user-et4xe6my1x 2 месяца назад +12

    Mustafe and Haboon the best 👌 song 🎵 ❤️

  • @kingmudu9773
    @kingmudu9773 6 месяцев назад +31

    Mustafe Dollar🎉 The GOAT 🐐❤️✊

  • @bellafarah2573
    @bellafarah2573 4 месяца назад +7

    Heestan waxa I jecleysiyay Soo bixidideda Iyo guurkena isku waqti dhowa
    mudooyin kashii muhaneysay mabsuuday markeynu midownay muftaaxa hadeer miirkeyga ada mulkiyo midigtaada ayan ahay manta macane ❤ daainow İSKu kaana da o duriyad xalal ah nasii 🥰🤲

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 6 месяцев назад +62

    I can’t have enough of Mustafa dollar songs ❤ very classic. With nice beat, inoo dhamaystir qisada keep going

    • @Mustafedollarr
      @Mustafedollarr  6 месяцев назад +11

      👏✌️

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 5 месяцев назад

      ​@@Mustafedollarr😅❤😅😅❤❤😅😊❤❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 5 месяцев назад

      ​@@Mustafedollarr❤😊❤😅😅❤😅❤😊❤

    • @maamacaashomahamuud8226
      @maamacaashomahamuud8226 5 месяцев назад +2

      ​@@Mustafedollarrina abti❤❤ macan

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 5 месяцев назад +1

      ​@@maamacaashomahamuud8226😅❤😅❤❤❤😅

  • @Oontira123
    @Oontira123 4 месяца назад +6

    Hees iyo bar 😩❤️😭🎶
    MUDOOYIN KASHII MUHANEYSAY
    MABSUUDAY MARKEYNU MIDOWNAY 😘
    MUFTAXA HADER MIIRKEYGA 😩
    ADAA MULKIYOO MIDIGTADA AYAAN AHAY MANTA MCAANE 😢❤️

  • @nezimz6794
    @nezimz6794 3 месяца назад +4

    Mudooyin kashi Muhanaysay mabsuuday markaynu midownay ❤😢muftaaxa hadeer miyirkayga adaa mulkiyo midigtaada ayan ahay maanta macane ❤️🫂🫀🫀🫀MVP

  • @user-kl5xl9py1g
    @user-kl5xl9py1g 4 месяца назад +6

    Hadii la ii waydin lahaa qof qalbigaga ku dhexnol u dor ama u qad waxan u qadi lahaa wallahi qofka kaliya ee qalbigayga ku dhex nol mudo 10sano samira ❤cumar ❤cigale nolashaydiiyey waxan ku leyahay nolashi kuma ciisho gacaliso mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤ wallahi i miss you gacaliso mvn

  • @khadiijohassan8454
    @khadiijohassan8454 5 месяцев назад +7

    Malintii more than 10000 waan dhagaestaa jaceyl unbaa usii qadayaa😢❤❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 5 месяцев назад +28

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲❤❤❤😢

  • @maslax___somali
    @maslax___somali 5 месяцев назад +9

    Maantey waa aduun barina waa aakhiro allow danbi dhaaf ayan ku weydiisaney

  • @engabdifatahjamajoseph6843
    @engabdifatahjamajoseph6843 4 месяца назад +5

    Yaa maftuux cadceed farshaxanka organka ugu farayaraysatay ayaan la dhacsanahay
    To voice lagaend mustafe dolet and haboon nuura
    Abwaan sare baashe BoGeeye

  • @somalhassan7186
    @somalhassan7186 29 дней назад +2

    I don't understand anything but I love the song... Mob love from Borana people

  • @saydkabarakeysan6211
    @saydkabarakeysan6211 5 месяцев назад +3

    Maxamed mooge liiban Abwan Fanaan Jaamici halgamaa mar la arg somaray somali u halgamayay somali jabuuti ilaa uu dadkii u kaso jeday uu aakhirkii isagoo u halgamaya uu kuwayay wuxu ilahay bixiyo waxa ugu qaalisan oo ah naftiisa maxamed mooge ilahay jantufardawsa hakugula kulansiiyo nabigeenii salalahu calayhi wasalm janatul fardawsa 🤲🤲

  • @Weriyeaxmed
    @Weriyeaxmed 6 месяцев назад +9

    Markii ugu horaysay ee saaxibkay Dollar Gabadh lasoo heeso Bro guulayso 🎉

  • @MohaCadde-dy3fz
    @MohaCadde-dy3fz 4 месяца назад +17

    Hadal Afkaga kaso Baxa waxa ugu wanagsan saliga Nebi mohammed)📿(ﷺ)❤

  • @abdiazizmedel
    @abdiazizmedel Месяц назад +3

    Qualquer uma pesoas que podes curtir este comentario pra fazer-me lembrar este musico porfavor....
    🔥SOMALI SOMALI BAA LEH 🔥

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr 6 месяцев назад +23

    What a melody
    Dollarka&Haboon
    Axsan Hees❤️🔥

  • @Abdillahi.Dsarte
    @Abdillahi.Dsarte 6 месяцев назад +7

    WeeY dadki fanka iska lahaa🥰🖐😊

  • @hodansaet3643
    @hodansaet3643 7 дней назад +2

    Who listening 26may 2024❤

  • @nimam7846
    @nimam7846 5 дней назад

    Mustafe dollar wa fanaan fanku ubahna heeso an kala dhicin 🎉🎉

  • @Halaczaeed
    @Halaczaeed 6 месяцев назад +13

    Wow what a voices mustafe dolar iyo habon nura 👌👌🙈

  • @blackpanther01234
    @blackpanther01234 6 месяцев назад +44

    What à voice 😳 Habon Nuura❤

  • @user-op6cp2tq9f
    @user-op6cp2tq9f 5 месяцев назад +6

    Wow bortooyo is heshay ❤❤❤❤❤haboon nuura boqrada fanka mustaf dollor ❤❤❤❤❤❤

  • @user-op6cp2tq9f
    @user-op6cp2tq9f 5 месяцев назад +4

    Wow mustaf doolar boraka codka heesahaaga kam cajiso mcn jawi dagan keep goin my brò❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ boqrada codka xitigata sanadadan kacday wow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibrahimahmed3701
    @ibrahimahmed3701 6 месяцев назад +6

    Wawow Haboon nurra quruxleda coming back 🔙❤❤❤

  • @faraxsiciid
    @faraxsiciid 3 месяца назад +4

    Walhi zidi laba izqapo kale ban kuzobxayzin ❤

  • @IiDMahamed-dr5uh
    @IiDMahamed-dr5uh 2 дня назад +2

    Who's listening 🎧 🎶 30 may 2024 😂

  • @sabrinaantonius
    @sabrinaantonius Месяц назад +1

    Adoon heesin ayaan ku daba dhigan laha...hadabad cod ku dartay 😍😍

  • @apkaomart2030
    @apkaomart2030 6 месяцев назад +5

    Heestu wlhi intn o views ila hda uma qalanto heestu wey shidan thy tiktok ha la geyo iyada qarxi
    Esh cala talantali 🔥✌

    • @Saalimaliabdi
      @Saalimaliabdi 5 месяцев назад

      Haa wee kala kacday kwrn😂

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 6 месяцев назад +4

    Beautifull Laba Legend Haboon Nuura FT Mustafa Doolar Caadi Maahan

  • @user-se3zo9md5c
    @user-se3zo9md5c 4 месяца назад +3

    Goatka fanka mustafe dollar 🐐 ❤

  • @MariamAli-ju1tr
    @MariamAli-ju1tr 5 месяцев назад +24

    Man Sha Allah two great combination ❤

    • @Mustafedollarr
      @Mustafedollarr  5 месяцев назад +3

      ✌️👏

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 3 месяца назад

      ​@@Mustafedollarr❤😊❤😊❤❤😊❤❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 3 месяца назад

      ​@@Mustafedollarr❤😊❤❤❤😊😊❤

  • @romaaalrihaaniofficial3646
    @romaaalrihaaniofficial3646 5 месяцев назад +14

    Maftuux cadcedow my heart ‘s feeling yuor beat bro Respect 🤝🫵

    • @Mustafedollarr
      @Mustafedollarr  5 месяцев назад +2

      🔥

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 5 месяцев назад

      😅❤😊❤❤😊❤😊❤😊❤😊

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 5 месяцев назад

      ​@@Mustafedollarr😅❤😅😊❤❤😊❤

    • @user-gh8lc1ro4x
      @user-gh8lc1ro4x 3 месяца назад

      Hada Lee arke the guy singing the song. Nice beat

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 5 месяцев назад +3

    Lgend mustafe dollar.❤✌️

  • @AbdirahmanMohamed-yd3ed
    @AbdirahmanMohamed-yd3ed 2 месяца назад +2

    Sanadka waa 9/03/2024 walina heesta waan dhageystaa aad ayaana ugu helaa
    Ma aqano xigmada iigu jirta Hadana dhageysigeda waxan ku darema wax badan Oo aan afka ka shegi karin😮

  • @user-vb6by5vb7s
    @user-vb6by5vb7s 3 месяца назад +2

    Haboon nuura nasiib wang sana haday la heestay Lagend mustafe dollar

  • @khaliilaxmed3113
    @khaliilaxmed3113 6 месяцев назад +3

    Fanaaniinta qarniga
    Mustafa dolar vt haboon
    Laba sowtu rahma is helay

  • @tiizahaysteofficial9246
    @tiizahaysteofficial9246 5 месяцев назад +15

    Haboon Aadbay u nasiib badantay maadama la Heestay Goatka fanka mustafe ahmed muxumed gulled❤

  • @raamiyo
    @raamiyo 18 дней назад

    Mustafe dollar waxa tahe fananka aan ogu jeclahe nolaw inte nolol jirto❤🥰

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 3 месяца назад +4

    Still listening in 2024❤

  • @lionalmessi1422
    @lionalmessi1422 4 месяца назад +3

    Mustafe doller big fan 😊

  • @UbaxKatiya
    @UbaxKatiya 6 месяцев назад +4

    Heestii heeshaa erytey walhi 😢❤

  • @mahadyare7621
    @mahadyare7621 6 месяцев назад +2

    Mustafe dollar iyo Haboon , Waa idinka Hayna Hees Qiiro Leh,

  • @Tajirnews
    @Tajirnews 3 месяца назад +4

    Cod macaane reer hargeysa ❤❤❤

  • @Hamsedeco
    @Hamsedeco 5 месяцев назад +15

    Best duo of all time 🔥🔥🔥

    • @Mustafedollarr
      @Mustafedollarr  5 месяцев назад +2

      👏

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 5 месяцев назад

      ​@Mustafedollarr❤❤❤😂😂😂😂😂😂

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 5 месяцев назад

      ​@@Mustafedollarr❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂

    • @user-je1kx9kv4u
      @user-je1kx9kv4u 3 месяца назад

      Twk❤​@@Mustafedollarr

  • @fartunmohamed3683
    @fartunmohamed3683 4 месяца назад +4

    I really like Mustafe Dollars part..both are great singers

  • @SulekaAli
    @SulekaAli 5 месяцев назад +1

    2023 bye 👋 wellcome 2024🎉alle nabad ha Nagu gadhsio🤲👍🏾😊

  • @Mustafedollarr
    @Mustafedollarr  4 месяца назад +8

    YAA DAAWANAYA 2024🤣

    • @azizmoha4061
      @azizmoha4061 4 месяца назад +2

      Aniga daawanayoh walibo heestan macanka badan waxa i jeclaysiyay xaaskayga oo an shalay aqalgalnay ilaa iminka way noo darantahay waxayna qayb ka tahay Asbuucena Malabka❤️👏🏻
      Legend Dollar thanks waqtigena wa noo qurxisen

    • @AbdikafiabuukarAbdulahi
      @AbdikafiabuukarAbdulahi 2 месяца назад

      Heestaan machan wAye 😂😅😊

  • @Munayo12
    @Munayo12 5 месяцев назад +8

    This collab🙆🏾‍♀️🔥

  • @somalilandinsider
    @somalilandinsider 6 месяцев назад +35

    Mustafe sxb i can't wait for this keep doing collabs with female singers ❤

    • @kawsarabdi3786
      @kawsarabdi3786 5 месяцев назад +1

      Dj4

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 5 месяцев назад

      ​@kawsarabdi37😅❤😅😅❤😅❤❤😅86

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 5 месяцев назад

      ​@@kawsarabdi3786😊❤❤😅❤😊❤😅❤

  • @faizam523
    @faizam523 4 месяца назад +1

    Wow! Haboon Noura qurux,cod iyo labis wacnaan bey isku darsatey. Waliba ciyaartaa i dishey.👏👏👏👏👏👏👏👏❤️❤️❤❤❤❤❤🌹❤❤❤❤❤

  • @abdirashiidaleel3238
    @abdirashiidaleel3238 6 месяцев назад +11

    Edaday hibo nuura gabadha kaliya noo badalaysa haboon nuura ❤cod dahabiya ❤

  • @IbrasuudiMacow22
    @IbrasuudiMacow22 17 дней назад +7

    Who listening 🎶 16 may 2024 😂

  • @mazraoui.
    @mazraoui. 4 месяца назад +13

    Their voices❤😊

  • @abdijmacj8358
    @abdijmacj8358 3 месяца назад +2

    😮wxan hees Lagaa dhahaa Mucaashaqiinta

  • @Farhan_Viyolla
    @Farhan_Viyolla 6 месяцев назад +12

    the best song 🎵 in the 2023

  • @A_somalipodcast
    @A_somalipodcast 6 месяцев назад +3

    Camarada cj.Amiin 🎉🎉

  • @mukhtarhaji4509
    @mukhtarhaji4509 25 дней назад +4

    Its so nice

  • @user-yg7lm4td5k
    @user-yg7lm4td5k 5 месяцев назад +2

    Inadeer mcn waxani hees waa dhaaftay wlhi illhay cimriga iyo caafimkaba hakuu siyaado wll mcn❤❤❤

  • @Xamaaza_iconic
    @Xamaaza_iconic 5 месяцев назад +2

    😂choruska iga gadan 🎉congrts m$

  • @zakariebashiradam4964
    @zakariebashiradam4964 4 месяца назад +3

    What a melodious!!! Outstanding song❤🎉

  • @yassinmohamed4447
    @yassinmohamed4447 2 месяца назад +2

    This song is a love song that has touched my heart many times

  • @user-ry4nq9tj7b
    @user-ry4nq9tj7b 5 месяцев назад +2

    Waa hees macan oo Michael leg❤❤❤ mustafa dolr and haboon nuura❤❤

  • @YTJ_CAROLE
    @YTJ_CAROLE 6 месяцев назад +4

    MUSTAFE FT HABOON 🐐🐐🔥🔥

  • @mubariccsamadxusen5401
    @mubariccsamadxusen5401 6 месяцев назад +32

    Singer of Generation🔥🔥 what a singer👏👏👏

  • @user-zo2ng7pr1w
    @user-zo2ng7pr1w 3 месяца назад +2

    Waa hees aad u miro mcn runtii❤❤💯

  • @maxamedcabdilaahi6061
    @maxamedcabdilaahi6061 5 месяцев назад +1

    Cajiib oo durtaba socotay iyadoon 7cishob ku jirin RUclipska ayay hadana 1M xidhay
    Abwaan sanadkan ugu eryada Culus Abwaan baashe bogeeye 🙌🏾

  • @akamadem3858
    @akamadem3858 6 месяцев назад +24

    Amazing voices, wow! Haboon Nuura with magic voice she's underrated artist keep going sister make lots of songs to become famous singer

  • @zakariebashiradam4964
    @zakariebashiradam4964 4 месяца назад +2

    Cajiib, tani hees waa dhaaftay 🎉❤.
    30/01/2024.
    Tuesday
    17:30PM

  • @NacimoCali-of9ym
    @NacimoCali-of9ym Месяц назад +1

    Mankeyga intan marmartisa ❤🥰 kalay iska arag de ishcala hees❤

  • @nadiirbuux7987
    @nadiirbuux7987 24 дня назад +1

    Her voice is so sweet haboon nura 😊😊😊😊

  • @aadanmooto3965
    @aadanmooto3965 6 месяцев назад +4

    Baashe bogaaye abwan+mulaxan❤

  • @user-lu1en3ce3k
    @user-lu1en3ce3k 6 месяцев назад +8

    Voice 100/%
    Music 100%
    Editng100%
    Dollar ft haboon ❤❤🎉

  • @khadarazlam2023
    @khadarazlam2023 5 месяцев назад +1

    Aabaha jaceylka mustafe Dollar💸💵

  • @hidasamehoreusoco3517
    @hidasamehoreusoco3517 4 месяца назад +1

    Baashe bogaaye mise bogeeye ayaa la dhehaa horta

  • @safiyojeele7311
    @safiyojeele7311 5 месяцев назад +2

    Tiktoka ka idaamaday jah heestan wa igu socota❤

  • @Saalimaliabdi
    @Saalimaliabdi 5 месяцев назад +7

    Hadaa 2024 daawaneysid love hayla dhaafin❤😅

  • @YaaskaAxmee-st2yh
    @YaaskaAxmee-st2yh 6 месяцев назад +2

    Awww wxan Hees Lama dhihi Kro wlahia ❤😢 DollarKa io Nuura

  • @SAADAQOWW47
    @SAADAQOWW47 Месяц назад

    Wlhi heesaha mustafa doller Markasta waan dhageysyta Waa Heeso Aad umacaan🎶🔝

  • @NALIFTIINSHE143
    @NALIFTIINSHE143 6 месяцев назад +4

    XidiGa burco

  • @luqmaanhussein7444
    @luqmaanhussein7444 6 месяцев назад +5

    Two legends 💜 💙 👏 lkn muuqaal(Video) waalagu ciyaaray 😢.... Laxankuna kaaga (Mustafe dollar) buu ku soo bixilahaa🎉

  • @mrqorshe2862
    @mrqorshe2862 5 месяцев назад +2

    Baashe
    Mustafe
    Cadceed
    Meel ay isku heleen waxba qarxaya

  • @user-sr9ef9gl3l
    @user-sr9ef9gl3l 6 месяцев назад +2

    Waaaw hees mcn haboon nuura iyo dollar geep going 🎉❤❤

  • @bilyandhaan7379
    @bilyandhaan7379 6 месяцев назад +3

    🔑Muftaxa hadeer miyirkayga adaa
    Mulkiyoo midigtada ayan ahay
    Manta macaane 🅰♥🫂

  • @cabdicasiis7122
    @cabdicasiis7122 6 месяцев назад +2

    Ustaad dollar iyo Haboon nura cimamadina lama.haysan karo❤🎉

  • @AmiiraCabdifataaxmaxamed
    @AmiiraCabdifataaxmaxamed Месяц назад

    Ilahayoow waan jecelahy waanu iga foga yhy ilahay waxan kaa baryaay inaad naaabd igu soo celiso❤😢

  • @safasalleban
    @safasalleban 5 месяцев назад +1

    Muftaxa hadeer miyirkayga
    Adaa mulkiyoo midigtada ayan ahay maanta macaane🎉❤❤

  • @ikraanabdi6978
    @ikraanabdi6978 6 месяцев назад +5

    Best collabo 🥳❤️

  • @amienzyyali1002
    @amienzyyali1002 6 месяцев назад +5

    The legend al fanan mustafa🙌❤️

  • @user-mc2hi7pp4e
    @user-mc2hi7pp4e 6 месяцев назад +1

    Xidiga burco oo markii u horaysay inan la heesaya wnku wataa zxp reer burco ismuujiya❤

  • @khadiijohassan8454
    @khadiijohassan8454 6 месяцев назад +2

    Jahh mustafow inaa kujecladan kabaqaa😢😂❤