Wow. The first ever Somali song to hit 30 millions views. Abdi Askari, Xariir Axmed iyo Rahma Hassan ayuu rikoorkaani u gaar yahay. Congrats to you all. 👏
Wax kale Xariir iyo Henok oo is helay mar kale iney heestan qarxeyso laba isma weydiineyso Waa super hit meel walba 🔥🙏🏽 keep going inaader xariirka duula
Ma ogtahay in Ilaahay ku jecel yahay? Ciise Masiix waa Wiilka Ilaah waana Ilaah. Ciise wuxuu u dhintay dembiyadeenna, wuuna soo sara kacay si dhammaan kuwa isaga rumaystaa ay nolosha weligeed ah Jannada ku lahaadaan. Rumayso Ciise Masiix nolosha weligeed ah! Yooxanaa 6:47🏵💐💐
@@Jesus_Saves_Believers siduu qof ilaah u noqon kara isagaba ila mid ah wuu saxarooda wana uu caba ciise xita ma dhiman diin shegaysana ma jirto inuu dhintay markuu samada ka soo dagana salaad ayuu tujinaya dadka islamka ah lkn adi akhiro iyo aduun midna maad liibanin alle ha ku soo hanuniyo wll
@@Jesus_Saves_Believers ilaah dhimanayo xageed ku aragtay jaahilow Alle waa mid aan dhiman ciisena waa Adoon Alle oo nala mid ah kaliya Rasuul Alle soo diray unbuu noga duwanaa ee Alle u soo noqo
Ma ilmeeyo intaad ila joogto. Macna yeeshay intaad I dhisayso . Muunaay mar la,arag dumareey . Midig tayda kaaalay macaan badaneey . Mugdi Bay ii ahaatay maqnaan shahahaagu . Mar soo jaleec dhankaygoo. Muxubo ila wadaag . Macaan badaneey.
Xariir wa fanaan fiican Lakiin Rahma Hassan waaw she is fantastic, sympatic, she is beautiful have a killer smile masha Allah wa fanaanadan ujeclahay fananiinta somalida I love her
Wow!! Mahadsanidiin Dhammaan Ummadda Soomaaliyeed gaaar ahaan
Bahda Fanka, Dhaqanka, Suugaanta & Afkeenna qiimaysa..
5 MONTHS 11M + VIEWS.. SUULKA KU QABTA 200K LIKES IYO KA BADAN
SOO HEESTU UMA QALANTO? GUULAYSTA✌
well done xariir iyo raxma,
hhhhh
Xariiroow legend baad tahay
Aadoway legend xariir axmed fananka fananada🥰🙏
%q
Heesuhu waxay madoobeeyaan qalbiga 🖤
Quraankuna wuxuu nuuriyaa qalbiga 🤍
Saxiix ✅
Maxaad ka soo doontay walaal
@@AhmedHJ4983 iney intaa wanaada ah kusoo gaarsiiso
Saas hadaa u og 𝕥𝕒𝕙𝕒𝕪 maxaa ka soo dontay meel lagu dhagaysto yaap 💁
@@AhmedHJ4983 inaan khayrka kuu sheego lkn noocii wx loo sheegi jiri matihid baan filayaa
Ma aQaano Cid arkidoonta qoraalkan
Balse waxan ilhay kabaryayaa inuu
Janada inagu kulmiyo 🤲
amiin wll
Aaamin aaamin
aamiin yaa rabi
Amiin yaa Alaaha 🤲
Ameen ameen walaal
Heestan waxaa kamac quraanka alle yaa igu raacsan🕋❤
ʏᴀᴀ ᴋᴜʟᴇ. ʜᴇᴇsᴛᴀ ᴋᴀ ᴍᴀᴄ ᴀʜ ɴɢʟᴀ ᴛᴀɢ. ᴅʜᴀǫᴀɴ xᴜᴍᴀᴅᴀ 🤮🤮🤮🤧
Nio quranka meel baa logaa bahaan yee go mosque
haa anaa kugu raacsan wll
Somali maryooley Mel aan waax kuu haboneyn bey kahadlan maa aragte xamda Queeney maa ilaa yaabte wll
Meel quraan lugu dhagueysto tag oo na dhaaf
Heestii ugu horeysay Somali Qaadey oo 30m Gaartey Walibo 2 sano Gudaheed New Record ❤ 2025 🎉
Wow. The first ever Somali song to hit 30 millions views. Abdi Askari, Xariir Axmed iyo Rahma Hassan ayuu rikoorkaani u gaar yahay. Congrats to you all. 👏
*Qof* Lagu Daydo Waxa Ugu *Qiimo* Badan *Rasuulka* Scw🕋❤🤲
scw scw scw
صلي الله عليه وسلم
Scw
Scw scw scw scw scw
Scw scw scw
Achacha ! XariiRahma
Laba Cod Oon Muddo Isla Doon Doonaynay Baa Kulmay🔥
heestan markay 26 million views gaadho Like dhac igu siiya🖐️😂
😂❤
28 Million 😂🎉
28M😂😊
29 million 😂🎉
29m bey mareysa majoogta mise waad dhimatey
ومن الناس من يشتري لهو الحديث ليضل عن سبيل الله
Ogooow iney xisaab kuu jirto xaga rabigeyga❤
@@adnaan-rs3he aayadda kasoo dhexsaar ereyga hees.
Adiga wax kaa danbi weyn ma laha Allah aayaa ku been abuuraneysaa.
Aayadaan waxay tilmaameysaa wax walba oo Hadal ah Oo Alle diinkiisa lagula dagaalamo.
Heesaha waxa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan🖐❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Is barbar dhig qaldan ayaad wadaa hadalkaaga ka fiirso
@@ahmedmarso289 ❤❤❤❤❤🥰🌹💑🤫🤐💯💑
Aniga
Ani waa, kuracsanshsy
Me 👆
Wax kale Xariir iyo Henok oo is helay mar kale iney heestan qarxeyso laba isma weydiineyso Waa super hit meel walba 🔥🙏🏽 keep going inaader xariirka duula
Wow 💯💯💯💯💯
Songs point to your problem But the Qur'an solves your problem 😢❤🙏
Sharaf Iyo KaraaMo🥰
Yeah that's true
very true
Your right
Then why are you listening the music if you enjoy the quran
Hesta somali ugu vieska badan inay tahy inta og haynn isdhaafin❤
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay☺️hadaa iga danbayso Like isaar✌️🤗
Qofkii ugu fiicnaa ugu kheerka badnaa ugu naxariista badnaa ugu shafarta badnaa ugu karaama dabnaa ugu aqoonta fiicna intuu alle abuuray waa nabigeena scw
Scw❤
Salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam
SALALLAHI CALEYHI WASALAM
Yo listen mate this call music or if you wanna give lecture one your own channel we know already let me just enjoy that song ffs
Scw
Markey dad waa Wayn kulmaan waa iska sidan Another level tihin horay usocda ✅
Heesta waxa kamacan Quranka Alla yaa igu raacsan
Heestan mraky 22 milliongaarto likta hayla dhafin wll❤❤😢😢
❤❤❤
Ma ogtahay in Ilaahay ku jecel yahay? Ciise Masiix waa Wiilka Ilaah waana Ilaah. Ciise wuxuu u dhintay dembiyadeenna, wuuna soo sara kacay si dhammaan kuwa isaga rumaystaa ay nolosha weligeed ah Jannada ku lahaadaan. Rumayso Ciise Masiix nolosha weligeed ah! Yooxanaa 6:47🏵💐💐
Waar wax isku fal@@Jesus_Saves_Believers
@@Jesus_Saves_Believers siduu qof ilaah u noqon kara isagaba ila mid ah wuu saxarooda wana uu caba ciise xita ma dhiman diin shegaysana ma jirto inuu dhintay markuu samada ka soo dagana salaad ayuu tujinaya dadka islamka ah lkn adi akhiro iyo aduun midna maad liibanin alle ha ku soo hanuniyo wll
@@Jesus_Saves_Believers ilaah dhimanayo xageed ku aragtay jaahilow Alle waa mid aan dhiman ciisena waa Adoon Alle oo nala mid ah kaliya Rasuul Alle soo diray unbuu noga duwanaa ee Alle u soo noqo
Am chadian, I do not understand Somalian language, but I'm always listening to it, I really appreciate it ❤❤❤❤❤
Cool❤
Chukran,nakdar nahadji langue tchadien,indi mara thadienne
@@mohamedhassan6885 wow surprise mon beau frère ❤️❤️ beaucoup les Somalian surtout ceux de somalianlad.
Merci c'est sympa. C'est vrai que les chansons en langue Somalie sont belles en général
Heesaha qur,anka dhagaysi macaan 🥺❤❤❤
Wan so laban donaa insha allaah qof walbo wxu ku hamigisa iyi riyadisa alle ha u rumeeyo🙏
Amiin Oo kheyr ku jiro
Ku sali nabiga Muhammad scw scw camin soon rabadaan 👍❤️
Heesuhu. Waxay madoobeeyaan qalbiga ha la iska daayo 😢😢😢team quraan xifdi isoo raaca❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Heesaha waxaa ka macaan quraanka alle yaa igu raacsan ❤
Another level song 🔥🔥
Sida Loo duubay ayaa heesta qurux kasoo saartay woow🥰
كل الحب والتقدير والاحترام الصومال
Rahma qurux iyo cod baa isu raacay mashallah. ♥️😊
Xariirna waa boqorka sannadahan dambe Awale Aadam jidkiisii ayuu hayaa. 👊🖤
Adeeer ABDi ASKARI Fankaba sidiisa Haloo daayo Xariir axmed waa iga talo 💪♥️ ✅ Lisma gaaree maxaa lisku daba ordayaaa 😍💪
Haa nio ninkaa halooga haro
Couldn’t agree more ❤️
Heestan waxay noqon dontaa heesta ugu views badan ee somali dhagaysato 10 month 16milon wax kale inshallh wan arkeynaa.
Weyba noqotayba
Understanding 0%
Enjoyment 100%
I love it
Wa malin jimco nabiga ku saliya scw scw scw❤
صلى الله عليه وسلم
scw scw scw
csw csw csw
SALALLAHI CALEYHI WASALAM
Scw
This song will soon be the most viewed song in Somali Songs
Yep❤❤❤
you have reason it is
Already this song is most view of Somali songs
wayba noqotay
Come back weyba noqotay
Who is listening 2025 30M views love saar😂😂❤
Xariir ahmed fanaanka fanaaniinta iyo aabaha codka wakhti xaadirkan, Hargeysan kaa soo leeyahay Xariir always is best 💙
Heestan 26million marky garto like isaar wallo ❤❤❤
❤❤😊
27m
Boqorada Codka Ee Umada Somaliyeed Ee Ka Soo Jeeda Dhulkii Uduga 🇩🇯🇩🇯 I Love You ♥️🔥🔥🔥
U
Dhulkii urka
Gabar ciise miya rahma
@@somalikanye8642 Ogaden
@@COKiiE1001 no Cisse
Cabdi askar RUclips ka sidii layyidhi nin daarooda iska leh like lamaba dhaafoo 😂
Qof kastoo qoraalkaY arkaY waxaan urajaYnaYaa caafimad iYo cibaaado suubaN❤️🤲
Heesta ugu views ka badan somalida 29M😮
Hdaa iga danbayso Like dhac kusii👍😂23/11/2024❤14:57
Heestan miraha macaan waa huba ina dib usoo raadin dontid 🤗 Hada iga danbayso fadlan like saar👍🤩🤑
Wax la dhageesto waxa ugu wanagzan quraanka alle yaa igu raacsan
Macha Allah @Rahma Hassan intay fanka joogto wuu noolyahay guulyso fananada kaliya een ka haysano Reer Djibouti 🇩🇯 hada nahay
Dareen dhab ah ayeey igu abuureysa heestaani.
What a true feelings❣️
Omg 😲 😱,
Omg oo cadaa😀😀😘
😭😭😭
War cusub
After 25 milyan heesta hogaanka uhaysa hesa somaliga good jop xariir axmed
I am oromo but l like you somali music specially xarir ahmed ❤❤❤
Almost 4M viewers, sanadkaan waa kii Rahma. MashaAlah ❤️
Jaliinka raxmo ku heesta 🥰 inta jalinka dawashaded ila midka eh love 💕 idinka arko🥰♥️
❤❤
Heesaha quraankaa ka macaan 😢
Ma ilmeeyo intaad ila joogto.
Macna yeeshay intaad I dhisayso .
Muunaay mar la,arag dumareey .
Midig tayda kaaalay macaan badaneey .
Mugdi Bay ii ahaatay maqnaan shahahaagu .
Mar soo jaleec dhankaygoo.
Muxubo ila wadaag .
Macaan badaneey.
Heestan Markay 30 Million Views gaadho hadaa Soogashid Like dhac igu siiya 😂✋
The collab we needed, what a song !
❤❤❤
Ruxan eegto Adaa uhoreeyaa
Umaleya inu ifka jogin
Axad🦋💕🤴gaadha udgoon
Badnidaada ❤️🩹🖇💔✨😩🥹
Ma awooda Inan ka ahaado
Ayaan qura meesha aad ku sugnaato
Emotional 😭
CAJJIB INNABA CAADI MAAHA HEESTANI CAADI MAAHA
La isma caasiye ABDI ASKARI muuqaal aan caadi ahayn ayuu keenay RAXMA HASSAN IYO XARIIR AHMED HEES IYO AABAHEED ❤
20 milion aa iyo hal sano heeskaan heeska ugu daawashada badan bay noqonaysaa somalida sanadaha soo socda
Wayba noqoty
I aaamin heestan wxy noqon doonta heesta ugu views ka bdn heesaha somalida wxyna dhaafysaa heesta nimcaan hilaac ee BAARUGAY after 1year
hdad mrkaa doowanyso like hyla dhaafin
Wayba Dhaaftay
Nimcaan hilaac heesta liin macaan ayaab bari hore dhaaftay xariir waa goat wll
27 millions Views yaa jooga assxpta from Calgary ❤
HESTA SOMALIA UGU DAWASHADA BADAN WAA HESTAN XARIIR AHMED ABDULAHI BRO HORAY USOCO HESTI BARDHERA WAA KA SUGEYNA NIO 😂😂❤👏👏👏👏
Erayada 100%
Laxanka 100%
Codadka 100%
Mucida 100%
Muuqaalka 100%
Goobta 100%
Hees waa dhaaftay...❤️♥️
merci
Heesta waxaa macaneyey gabadhan waxay ruceyso
Adiga ya ka falow ku dahay
@@aminahmed6666 waxaa qortey mafahmin ee gabar makula dhalatey
Aysage e thanks 🙏🏻 thanks thanks for sharing this e
Wow😮 Heeska Qarniga ..Thanks Team Abdiaskaritube❤
28million markay gaadho hadaad aragto like ha ila dhaafin
Waan sugi la ahay heestan xariir ahmed iyo Rahma Hassan❤❤❤
Muuqaal Qurux badan abdi askari tube guuleyso🙏🐐❤
Dee fiirso waala soo galiyee
Ma jano ayaad moodi wejigaa gubaye
in mawdku kasoo horraynkaro miyaadan ogeyn
Rahma Waad I Waaleeysaa huuno🔥
Cod Halaasi Ah Baa Alle Ku Maneeystay💯
Rahmaay lagu gaari waaa🎤💯
Hees iyo badh jah , ilaahow lamaane ku haminayo isii insha Allah heestan si wadajir ah u wada dhageysan doona
shukran abowe 😢😢
Among the most watched somali songs within 5months 🔥🔥🔥🔥❤️xariir never disappoint
❤❤❤❤
The one and only xariir ahmed legend rahma waan aqoonsanay hadan nahay team xariir mar haday Xariir la soo hestay
heestan waxay igubleedahay qiimo gaara qofka aan ku xasuustana wali xiru naga dhexeeya Ana Hami wayn leeyagay inzha allah 2 yrs after soonoqonaya hadaan nolado markaaz rajaynaya inay wax walba I rumooban 🥺❤
Kolley sacuudi lejirtaa
@@uditnarayan4641 waan jooga 😂
Heestan haday 20M way gaaree 2024 oon la gaarin. Iga qora. Haday 20M gaadho. Abdiaskari adiga qudhada halkan love saar
Wansolaban donaa hadaan nolaado l.a siaan comen geyga uarko inta iga danbyso oo halkan iman donto nolol waarto io mustaqbal ifayaa idiin rajyaa l.a salaam ❤❤
1 mar kagama dhargo!
Waa heesta Kaliya Ee aan 5 jeer iyo kabadan ku ceshto kama daalo
Yaa illa mida 👋
Xariir Ahmed Nd rahma hazan ❤🔥
Best song🎵
Djimaleh HámDà djimalehabdillahi46
monsairdqc
.
Ejdnfjdleu
Waxaan dareemaya codka iyo sida naxariista leh ee codka loo laxameeyey laba legend ♥
Salaada ilaali wllo, ilaahayna waydiiso khaatimo wanaagsan.
Xariir ninka kaliya heesihiisa cirka galan wlhy😮woow 18M caadi maha wlhy 19/9/2023 farta tag wixii iga danbeeya😂
26m waye 😂😅
@@amiiraadan3017 h
Heestan inta Rahma Hasan darteed u jecel baan salaamay.❤😂
30m views Congratulations Rahma Hasan & Xarir Ahmed.
Boqoradeena reer Djibouti nolow rahma cadeey nolow huno mcn allah ha ku xiftiyo ❤️🔥✌🏼🇩🇯
Dadkan heesaha dawanaya, hadana quranka so qadanaya oo like ku raadinaya war hee dhe naftada ku kalsonow, liketa ma niyada ku dhisatan wan ka yabay.
Fanankii Qarniga Xariir Axmed Iyo fananadii fanka la wareegtay Raxma Xasan,
Style 💯%
Codka 💯%
Erayda 💯%
Ciyaarta 💯%
👏👏✅✅
muqaalka🔥👌
muusikada🔥👌
ereyada🔥👌
laxanka🔥👌
luuqda🔥👌
fanaaniin aan kala dhicin raxma iyo xariir yaasalaam🥰
Cabdi askari lajan waan kusalaamay
@@asaddheere2484 asxx nnm
This song never gets old. No matter how much I listen to it, I never get border.
❤❤❤
Waxaan hees waa dhaaftay magac kale in loobixiyo maahee🔥😍❤❤
Hees iyo Badh
Xariir iyo Raxma another lever🔥💯🕊❤️
Raxma mustaqbal kayga
Another level 5 million views in one month, Rahma Hassan and Xariir Ahmed, waxaad samayseen yaa samayn kara❤🔥
Jigjiga & Jabuuti 👏🙏
Haddaad ila daawanayso 2024 ama aad ka dambayso like 👍
30m wa heesta Ugu Viewska badan somalida Xariir Ahmed ❤
What a song! I listened at least 30 times since yesterday.
❤❤❤
Allow dambigena iyo kan walidkena daa oo na hanuni yarabbi🤲
Wlh waa imposible hees soomaaliyeed in ay 1year gaarto 20M veiws keep going boqorka codka xariir🎉
Heestu qalbiga ma qaboojiso e quraanka ayaa qaboojiya♥️
layaab layaab heestii ugu horeeysa fanka somalida lajan xariir axmed nin ilaa waqti fog taagerayy
🎵 songs point to your problem but Quran solves your problem 🤗
Eenf kd xlf jd cudxzcvfjdv n m s jsvs ddjejehejwjwjwjwjdbd dkfdhd ddkdb0
Such bo❤❤❤❤❤👨👩👧👦
Such bo❤❤❤❤❤👨👩👧👦
Xhyruruioeueueu
That's really walhi
Am I only Syrian who likes Xarir 🤣 so beautiful voice mashalahh iyo Raxma aad wa fican mashalahh..good luck both ❤️
😂😂😂😂😂❤❤❤
HOoqey HOoqey rahma Hassan shaxshax wax yaroo iska vaxvaxa masraxiyada idisheyy💃🏻🤤😍👏
Hanti aad melad kala dhigto waydo alle hakusiiyo, walidkaga ilahay jannada ha geeyo, awlaad baari ah ilahay ha kusiiyo hadad like i sarto😂❤
Somalia 🇸🇴 20m ma dhana Ayaa la dhahaa Heestan 23m sii maraysa Ma jinbaa Daawanaya Marka!!!!
Wad IGA qoslisey 😅😅😅😅😅
Xariir wa fanaan fiican
Lakiin Rahma Hassan waaw she is fantastic, sympatic, she is beautiful have a killer smile masha Allah wa fanaanadan ujeclahay fananiinta somalida
I love her
ANOTHER LEVEL WLLHI 4 MONTHS IN 10M VIEWS HORAY UMADHICIN SOMALI GAALADA MARKAY YAABAAN WAXAYDHAHAAN ANOTHER LEVEL This is another level😍
Wow another incredible 30 gadhsiino asxpta is mujiiya
Waa iska sidaaa markay 2 OG AH is helaaaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wooow, 25m in 1 year waa record cusub runtii.
Waan hubaa inaad din usoo buuqatay heestan midhaha mcn