MUSTAFE DOLLAR - CALAF [HEBLA WAA LAGURSADAY AA PART 4] OFFICIAL VIDEO 2024

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Mustafe Dollar
    Hebla Waa Lagursaday aa Part 4 Calaf
    Ereyadii: Garsoor Jacayl
    Laxankii: Mustafe Dollar
    Music: Ayuub Haruun
    Vocal Rec: Shidane
    Directed by Mustafe Dollar
    Video & Editing: Waqal Team
    Afro Waqal Furinle Pro

Комментарии • 1,5 тыс.

  • @WaqalStudio
    @WaqalStudio  8 месяцев назад +1518

    Heestan waxay taalay sanad waxaanu rabnay inaanu ku darno lamaanihi qisada laha o naga yar maqan balse RUclips ayay naga so gashay heesti o way naga baxday qisadana waxa ka warmaysa uun nolashi ay so mareen lamanuhu o kooban taaso marki hore calaf kala kexeeyay o qofwalba qofkale guursaday balse ugu danbayn calafku iyaga isu keenay waxanu u sheegaya inu maalinti u maqlay HEBLA WA LAGUURSADAY o silic iyo rafaad maray xaga qalbiga
    Sido kale wux sheegaya xaaskiisi o walidki siiyeen inay isfahmi wayeen madaamu qofkale u qalbigiisu ku jiro iyadana aanu niyad u ahayn iyadana sida kukla tagayn.
    TALO:Qof aanad weliga jacyln ha guursan maxa yeelay uga danbayn wa kala tegaysan… the end
    Mustafe Dollar

  • @Nololadag
    @Nololadag 8 месяцев назад +1023

    Inta heesaha neceb qur'aanka jecel like isaara❤😢

    • @yazamaali121
      @yazamaali121 8 месяцев назад +24

      Marka inta maxaa ku keney

    • @macaaneeyahmed
      @macaaneeyahmed 8 месяцев назад

      Mxd u daawaneysa wll marka

    • @c-rxmnalmania
      @c-rxmnalmania 8 месяцев назад +1

      Halkan maxad ka so doonray markaa

    • @cabdiwahaabsulaymaan6111
      @cabdiwahaabsulaymaan6111 8 месяцев назад +1

      Qof hees iyo quraan isku doorsanayo ma lahan lkn dambiga waa lagu wada jiraa oo adba waad joogtaa Alle hana cafiyo👏

    • @HiboLula
      @HiboLula 8 месяцев назад

      😅😅😅😅 ma ogiye maxa kenay ​@@yazamaali121

  • @mustafeshaakir8758
    @mustafeshaakir8758 8 месяцев назад +572

    Waxaa Dhamad Ah 2023 Waxana Bilaami Dona 2024 Waxan Qofwalpo Arka Qoraalkayga Ugu Ducaynya Cimri Dheer Iyo Cibaado Suuban

    • @najaahadam6795
      @najaahadam6795 8 месяцев назад +2

      اللهم آمين يارب العالمين وياك يا اخي

    • @muniiroapdirisak3798
      @muniiroapdirisak3798 8 месяцев назад +3

      Sido kale wllo nolol wartaa 💗🙌

    • @nimcohnaziyah2014
      @nimcohnaziyah2014 8 месяцев назад

      Nolol farxadLe akhirana janO wllo❤

    • @Hinda2053
      @Hinda2053 8 месяцев назад

      ​@@muniiroapdirisak37987p

    • @GeedSahan9
      @GeedSahan9 8 месяцев назад +1

      Amiin adna sido kale ayan ku rajaynaynaa jazzakallaah khayr

  • @kamalabdi7436
    @kamalabdi7436 8 месяцев назад +162

    THE END 😢
    SUN ,17 , December ,2023 sanadku waa dhamaad qisaduna way dhamaatay Galabnimo ayan hargaisa ku daawanaya waxay taala heestu RUclips-ka 7 Hours Only qofka iga dambeeyow love ii saar wll ❤❤❤❤❤❤

  • @yacquubguureofficial5843
    @yacquubguureofficial5843 8 месяцев назад +63

    Qisooyinku kala xanun badan, blse tani waa qiso aad moodo inay sigaara ii taabanayso, qofkasto wakhtigu ka hiiliyey waa saxiibka aan isku dareenka nahay😢❤️‍🩹🙏

  • @cabdimajiidkhadar6631
    @cabdimajiidkhadar6631 8 месяцев назад +144

    Adduunyadu sideedaba haa 🌎
    Weligeed sinnaan ma leh haa ⚖️
    Dhawr saniyo dheeraad haa 🥺
    Qofki aad sugaysay haa 😩
    Adigoon filay subax haa 💥
    Si yar maysku aragteen haa ❤️‍🩹
    Qalbi samirku daashaday haa 🫀
    Farxad maysa soo taray haa 🫂
    Suubban baa la guursaday haa 💍
    Waan siisay waayay haa 🤦‍♂️
    Sababtaada awgeed haa 😥
    Waan seexan waayay haa 😭
    Siliciyo dhib baan maray haa 💔
    Balse waan ku saamaxay haa 🙌
    Intu calaf i siiyay haa ✍️
    Qof samaan u dhalatay haa👩‍🚀
    Saranseer imaad badin haa 🙅‍♂️
    Sikin cadho imaad gelin haa 😡
    Sadrigaan qof mooyee haa 👤
    Labo jacayl u sidi karin haa 👥
    Sidaa aawadeed buu haa 🙈
    Muran iyo safaad dhacay haa💆
    Anna kumaan sasabinee haa 🧎
    Sorry kala taggeennii haa 🙏
    Sorry kumaan fureeneey haa 🙏
    Saxalkii samaa xigay haa 🌹
    Saadaashi baa timi haa 👰
    Waa jiwi sareeradadu haa 👍
    Iyo saacad qaaliya haa ⏱️
    Waxaan siisto baan jirin haa 🤚
    Farxaddayda saakaba haa 😁
    Isa-seeggi nagu dhacay haa 🙆‍♀️
    Wakhtigaa ka saaciday haa 🕰️
    Suuroowday noloshii haa 👫🏻
    Sannadooyin rajadii haa 🎎
    Sida diinka socotay haa 🐢
    Rabbi maygu kaa simay haa 🤲🏾

  • @marwaanovic9799
    @marwaanovic9799 8 месяцев назад +168

    Reer Hargeisa waad na walaysan Hees Musalsalah abid manan arag wxy Wxd Samayseen Viva DuriYada 🎉😮

    • @abdirazakzerka7223
      @abdirazakzerka7223 8 месяцев назад +6

      Wa rer burco

    • @RahmaRose-wn5tj
      @RahmaRose-wn5tj 8 месяцев назад +2

      ​@@abdirazakzerka7223they are the same hahaa 😂

    • @bondyusuf7046
      @bondyusuf7046 8 месяцев назад +1

      APTI WIXI CUSUP CALAMKAA JECEL MARKA HAWPIXIN😢

    • @khadrakhs5394
      @khadrakhs5394 8 месяцев назад

      @@abdirazakzerka7223 Maxay kala yihiin Burco iyo Hargeysa markaa labadaba wuu yahaye

    • @user-pw1wq9pr4g
      @user-pw1wq9pr4g 5 месяцев назад

      ❤❤❤❤❤

  • @SUBEER_BOY
    @SUBEER_BOY 8 месяцев назад +90

    Adduunyadu sideedaba
    Waligeed sinaan maleh
    Dhawr sanniyo dheeraad
    Qofkii aad sugaysay
    Adigoon filayn subax
    Si yar maysku aragteen
    Qalbi samirku daashaday
    Farxad ma isasoo taray 📝🎶

    • @user-ph7iv3do4b
      @user-ph7iv3do4b 8 месяцев назад +1

      Malin un wan sugaya sida oo kle 5year sugaya

    • @0zaam
      @0zaam 6 месяцев назад

      5 sano mxad adne QabanaYsaY ​Soomaliyeey maanu isku Ciyaar na😂❤@@user-ph7iv3do4b

    • @IfrahAbdi-ye2wt
      @IfrahAbdi-ye2wt 4 месяца назад

      Hooyo❤❤❤❤❤😊😊

  • @zabaathabdi340
    @zabaathabdi340 8 месяцев назад +60

    Last guul bay ku dhamaatay qisadii aadka u xanuunka badnayd, lamaanaha ay heestu ku socoto farxad waartaan u rajaynayaa ❤❤🎉

  • @zeryustoinaaden
    @zeryustoinaaden 8 месяцев назад +25

    Sadex Sanno ayaanu is Naqaanay Waxay ahayd gabadh furfuran Oo sheeko Badan' Qruxna ilaahay Siiyey Waxaanu Wada Sheekaysanaba Waxaanu Noqonay Laba Qof Oo Aad Isku fahmay. markasta Waanu Wada hadli jirnay manaan kala daali jirin Waayo Waxaanu ahayn
    Laba Qof oo ay iskuugu baxdo .Ilaa Ay sheekadayadii Jacayl iyo Haasawe isku badashay❤ Waxaanu Noqonay laba Qof Oo aan kala Maarmin ♥️💯 Mid Mid kale Waxa uu u qaaday jacayl Aan Xad lahayn ❤😢 Waxaanu jacayl iyo farxadiisa La dakaynaba Waxaa Noo buuxsamay sadex .Balse Nasiib darro maalin ayaan Wacay waxayna iga qabatay iyadoo ooyeysa. Hadii Aan Waydiiyey Maxaa kugu dhacayna waxay ay ii sheegtay in aabaheed doonayo In uu ku daro Wiil ay qaraabo yihiin Oo eedadii Dhashay.
    Sadex Cisho kadibna Waxaa Loo soo bandhigay
    Iyadoo Xanuunsanaysa waxaana loo sheegay Inay Ducada aabaheed Qaadato,Guurkana aqbasho.Inkasta Oo ay diiday Markii hore hadana markii Qof Walba yiri ducada Aabo Qaado Way aqbshay. 💔 Waxaana Burburay riyadii iyo jacaylkii aanu ku taamanay 😢Hada Waa xaas la qabo 😢 Balse Waxay ii sheegtay in ayna Jacaylkii ka rajo dhigin Oo ay rajaynayso maalin in uu calafku u hiiliyo Anna Waxaan u sheegay Calafku yahay Wax qoran Balse hada ay dhaqato reerkeeda iyo ninkeeda💔🥺

    • @Gulletjoseph3
      @Gulletjoseph3 8 месяцев назад

      Sooooo saaad😮‍💨🥺 wllhi 😢

    • @mihaamabdullahi8874
      @mihaamabdullahi8874 7 месяцев назад +2

      Wan ka xumahy abwe wxaa illahey kaga baryaa inu qalbiga ku qaboojiyo aana dib umidowdaan I.a🥺xanunkaas wllhi ana so maray hdane alxamdulillah dibaa umidownay adna sidaas io si ka wcn aa ku rajeynaa

    • @zeryustoinaaden
      @zeryustoinaaden 7 месяцев назад

      @@mihaamabdullahi8874 insha allah wll mcn

    • @SahraSahramaxamed-i4e
      @SahraSahramaxamed-i4e Месяц назад

      ❤❤

    • @ZamzamXuseen-nh7gq
      @ZamzamXuseen-nh7gq 19 дней назад

      😢

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed 8 месяцев назад +91

    Qofki qoralkan arka ilahay Ramadanta cafimad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼

  • @ZahraRaouf-oe6os
    @ZahraRaouf-oe6os 7 месяцев назад +16

    From Iran, this song is very beautiful and the wonderful voice of the singer is admirable, although I do not understand the Somali language, but I understood the feeling of this pleasant song❤👍

    • @engabyad1
      @engabyad1 4 месяца назад +1

      This song have around 4 parts. It is based on a true story. where these were in love and suddenly the girl marries to another man, the first part of the sogn is about the grievance of his loss . This last part is about him getting back his love after she is been divorced I guess or something. but not they married and get together. So he is saying I forgave for the problems you have caused and now let's be happy and start a new life.

    • @ZahraRaouf-oe6os
      @ZahraRaouf-oe6os 4 месяца назад +2

      Thank you so much

    • @abdirahmanahmed9727
      @abdirahmanahmed9727 Месяц назад

      ​@engabyad1 she can understood the music.

  • @amiirasiciid9359
    @amiirasiciid9359 8 месяцев назад +44

    2023ku waa gaaba gaabo ilahay sanadkan sanadkisa haynagu gadhsiyo bash bash iyo barwaqo ilahay xaqa haynagu sugo ilahay khatumada khyr haynogu khatimo
    Ilahay qof kasto Hami leh haw ruumeyo 🤲🥺😭

  • @dabshide3878
    @dabshide3878 8 месяцев назад +27

    Heestan waxa dareemi kara qof kasta oo wax jecel ama soo maray waayo jacayl (mucaashaq)
    Alle ha isku daayo inta is jecel ❤

  • @yuusufaxmed5425
    @yuusufaxmed5425 8 месяцев назад +60

    part 1 heblo ana jecel
    part 2 hebla wa la guursaday
    part 3 hebla wa laso furay
    part 4 hebla ana guursaday
    ugu danbeyn guul bah ku dhamaty qisadi 3 sano so jitamaysay Nolol farxad leh ban u rajeyn lamanaha heestan ku socotay ❤❤

    • @Cumarj.y
      @Cumarj.y 8 месяцев назад

      😅😅😅😅

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 8 месяцев назад +2

      Part 5 ilmey isku dhaleen haa😂😂

  • @HanaadiYusufMohamed
    @HanaadiYusufMohamed 8 месяцев назад +36

    😢"Sadrigaan Qof mooye laba jacayl u sidi karin"😢
    Rabiyow Hadiyad iga dhig oo isii qofku Qalbigaygu Jecel yahay sido kale kuwa ila midka ahna sii dadka ay jecel yihiin ee Qalbiyadooda ku jira😢❤

  • @user-we2qp6vq1b
    @user-we2qp6vq1b 8 месяцев назад +16

    Mustafe dollar aduunyadu😢❤ sideedaba haa waligeed zinaan male dhawrsaniyo😮 dhawraad qofkii aad zugayzay haa ax yaa😢❤❤ jacayl wuu dareemikaraa hestan qofkasta😢 oo mucaashaq jacayl ❤😢😢ah ❤❤ ha guulayzto jacaylku marka zoo booqato heestan midhaha macaan leh hayla dhaafin wll liketa waan zoo booqan doonaa Mar kale😢😢😢❤❤❤😢

  • @mariishcabdalla9614
    @mariishcabdalla9614 8 месяцев назад +61

    Waligey waa markii igu horeysay aan qof jeclaaday midaan ku guuleysto allh iiga dhigo 😢❤

  • @moohaanofficial
    @moohaanofficial 8 месяцев назад +7

    Teamkayga waqal iyo sxpkay mustafe video another level ah duubteen keep going 🙏

    • @WaqalStudio
      @WaqalStudio  8 месяцев назад +2

      Allaah ya cizak moohaan brotherkayga

  • @zafiaahmed6060
    @zafiaahmed6060 8 месяцев назад +6

    Heestani haday 1 million gaadho like iga xasidid gun ba thy😂

  • @suhuurabdirahmaanjama995
    @suhuurabdirahmaanjama995 8 месяцев назад +17

    waa qiso dadbadan nafahood tabanaysa waliban dhalinyarad hada joogta waa qiso ku dhacada oo 80% soowad marty Alle khayr ha kadhigo ❤ aamiin

  • @Mahmoud_Hassan10
    @Mahmoud_Hassan10 8 месяцев назад +12

    Qiso bilow ilaa dhamaadba aniga igu dhacday iyo qisadan waxba kuma kla duwana in yar moyane gabadhaan jacaylka wadaagnay oo calaf nakala geeyay yurubaan ku midownay hadana wada nool 3caruurana way noo jogaan....Alx❤️

  • @samiirabdi7486
    @samiirabdi7486 8 месяцев назад +21

    Waqti dheer kadib 3h iyado taala Heesti aan sugayay La kulmey What a Singer Doller🐐🔥

  • @yussufalihussein346
    @yussufalihussein346 8 месяцев назад +307

    Who watch part 1 ,2 ,3 ,4 and still single😂😂

  • @IzmahanAydiid
    @IzmahanAydiid 8 месяцев назад +9

    Aduunaydu sideedba haa
    Waligeed sinan malha haa
    Dhowr sanoiyo dheerad haa
    Qofkii aad sugaysay haa
    Adigoon fileen suabx haa
    Siyar ma isku argteen haa
    Qof ku jecel ilaasho
    Laga yaaba inad heli donin sidiisa qof ku ah ❤❤🎉

  • @Mahatka
    @Mahatka 8 месяцев назад +75

    Fav somali singer
    Melody 100%
    Director 100%
    Music 100%
    Cameraman's 100%

  • @Hafsuu01
    @Hafsuu01 8 месяцев назад +13

    Wlhi qisadan ad baan uga helay waxanan aminsanahay jaceylka dhabta inusan dhamaaan❤❤❤❤

    • @Alihimilo-fz5zu
      @Alihimilo-fz5zu 7 месяцев назад

      Waarun❤❤❤❤😢😢😢😢

  • @Josephboy1122
    @Josephboy1122 8 месяцев назад +10

    Best song heestaan qisa dhab ah. Waye (teamwaqalstudio) horay u socda❤

  • @mohanhassanupthi
    @mohanhassanupthi 8 месяцев назад +6

    Waa aduunyo is wada badashay, waa jaceyl midaba yeeshay, waa barasho fuddeed noqotay waa dad dhoof wada jeclaaday, waa dad naxariistii ka soo
    dhamaatay waa duni aaminku ku yaraaday waa
    dad wada istarasti ah 0o qofba qofka kale ku meel gadhayo, waa dad wada ordaya oo is wada gaaday, waa la isku maqan yahay waana lakala maqan yahay New year Ilhy nollol cusub ka rajynaya io sand kale oo qurrux Khyr kısana wata 😢💔😭

  • @abdukadiribrahim2102
    @abdukadiribrahim2102 8 месяцев назад +12

    Waa qiso dhab ah qisadan wll marka aygadho 200k like haiga xasdiina 😢❤

  • @AbdullahiabdirisakMohamoud
    @AbdullahiabdirisakMohamoud 8 месяцев назад +6

    Waa 18 ki bishi 12aad 2023 😢sanadka cusub 12 cisho inooga haray
    Ilahow qof walba hammigiisa urumey 😊
    Qof walba qofkisa ufudude oo qof ku haboon sii 😊

  • @khalidmuuse9260
    @khalidmuuse9260 8 месяцев назад +4

    Heestan erayadeeda aad bay taabteen bal kawaran gabadh aa wakhti badan isa sugayseen si nolasha u wadaagtan oo wakhtiga idin kala fogeeyo ama calafba xanuunka aa qaadaYso waxa weeye in aa magaca jacaylba aad ka xanaaqdo balse waa aduunyo oo maanta hadaad waydo qof ku qalma bari mustaqbalka waxa helaYsaa qofkaagi kaliya ha is dhiibin 😢

  • @Sharmamedia123
    @Sharmamedia123 8 месяцев назад +4

    2023 baan filaayey inay soo baxdey 😮 Shaw 3 saacadood ka hor baa lasoo dhigay 😂😂 waan ku wataa zxp mustafe doller 😂team m.doller like saaara zxpAyaal

  • @cabdiraxmaan3361
    @cabdiraxmaan3361 8 месяцев назад +4

    Runtii heestaan aad bay ii taabatay lkn inta aanan xusuusteyda idinla wadaagin fadlan
    Inta ilaalahay iyo raauulkiisa jecel quraanka jecel heesahana neceb hadda markey heestaan ku raaxeystaanna aayatul-kursi ka dana geyn doono LIKE ii saara

  • @cabdallemire
    @cabdallemire 8 месяцев назад +18

    SUUBAN WAALA GUURSAD HAA
    WAAN SIISAN WAAYEY SABABTAADA
    AWGEED WAAN SEEXAN WAAYEY HAA SILIC IYO DHIBAAN MARAY
    BALSE WAAN KU SAAMAXAY ❤

  • @DHALINYAR
    @DHALINYAR 8 месяцев назад +29

    Mudo 2cisho aah waan hayay iyaado music aah hada dadka hawsha galiyey baan ku ixtiramay waqal studio 🎉❤

    • @amiishaarashiid508
      @amiishaarashiid508 8 месяцев назад +2

      Nasab copyright ka wax ka yaqaanbaa tahy😊

    • @muuseahmedarile8957
      @muuseahmedarile8957 8 месяцев назад

      Nasab baad thy❤

    • @DHALINYAR
      @DHALINYAR 8 месяцев назад

      @@amiishaarashiid508 copyright waxa wan kala tuura masstar ICT baa ka sitaa shoodhe 😁

  • @Ayanyusuf-em1th
    @Ayanyusuf-em1th 8 месяцев назад +9

    laba kasto is jecel alle calaf ha isugu daro jacaylkuna haguulaysto leyahay si taasi udhacadanana dhalin yaroy aan joojin khiyaamada wa fikirkayga kaasi❤️

  • @apdyrahmannahwe8591
    @apdyrahmannahwe8591 8 месяцев назад +6

    Wat a comeback
    End inta ilaabin bilow la soctey like ku camera 😊❤

  • @user-st2dc7jf5z
    @user-st2dc7jf5z 8 месяцев назад +3

    Indhahaygu hadaysan akhrin lahayn dareenka qalbigayga waxaan noqonlahaa qof ladhibtooda xamilka culasyka qalbigiisa waxaan umahadcelinayaa indhahayga oo markan culays xamiliwaayo ilin burqada deetana aan hilmaamo ama igayaraado culayskii ilahow indhahayga nuurkooda iisiyaadi iiguna ilaali ilintayda 😢😢 aduunyo waa maalmo kooban qof kufahmana aad ayuu utaraandoona
    Fahan waa halkiise dadka qaar ayaa daciif kuu arkidoona😢
    Salaama gabarkasta oo culays iyo xanuunka dusheeda saaran siay uxamiaho ilin kunafista abaayo samra maalin waxaa imaandoonta ilinta farxadu badalidoonto
    Ogoowna abaayo aduunkan xanuunada iyo culasyadu dhaxal maahan ee waawax dhamaada
    Tolow yaaa fahmidoona hadalkayga 😢😢

    • @najmayusuf547
      @najmayusuf547 8 месяцев назад

      AbaaYo macneeY ilahy farxad saida ha ina wada siiYo adiga iyo dhamanba gabadhaha somaliyeed😢😢❤

  • @Mustafe_Mohamed_Cabdi
    @Mustafe_Mohamed_Cabdi 3 месяца назад +3

    25/dec/2023😢
    Sacda Sead Abdirahman😢
    Wuu Ku Tabay Qalbigu Se Calaf Baa Iikaa Diiday Wanka Xumahay😢💔😭😭
    Hadii Aan Calaf Kugu Leeyahay Maanta Maalin Ka Wanaagsan Baan Ku Heli Doonaa 😢😢 ان شاء اللہ😢
    Saadaashu Maalin Way Iman Doontaaa Inshaa Allaah😢😢😢😢

  • @ankaryare3365
    @ankaryare3365 8 месяцев назад +6

    Qisooyinku Kala xanun Badan, balse tani waa qiso aad moodo inay sigaara ii taabanaysa, kofkasto wakhtigu ka hiliyey waa saxiibka Aan isku dareenka nahay🥲❤‍🩹 🙏D.e.c😢

    • @moohayare5590
      @moohayare5590 8 месяцев назад +1

      Dunidaan waa layab qofkad qadariso waqti kuma siiyo
      qofkaa waqti siisana kuma
      qadariyo Zxb Nolosha Ha ujog San Horay Usoco😢🥹😮‍💨

  • @goopedhashane8117
    @goopedhashane8117 8 месяцев назад +11

    Mustafe On 🔥From galkcyo 🇸🇱

  • @kikiyojoeph8394
    @kikiyojoeph8394 7 месяцев назад +5

    بكيت وتألمت وضحكت مع كلمات وقصة هذه اغنيه. كنت استنى القسم الرابع من زمان. هذه اغنية تحفه من تحف الزمن❤😢❤

    • @user-ez1gc5xj1x
      @user-ez1gc5xj1x 5 месяцев назад

      والله بكيت لما قرأت رسالتك 😢

    • @user-ez1gc5xj1x
      @user-ez1gc5xj1x 5 месяцев назад

      وآنا مجروح مثلك ولكن آسف الدنيا دواره ❤😢❤

    • @kikiyojoeph8394
      @kikiyojoeph8394 5 месяцев назад +1

      هههههههه😂😂😂😂😂 مين قال لك آنے مجروحه. بكيت وتألمت لأن قصة مؤثره اوى ماكو شيء تاني ههههههههههههه

    • @kikiyojoeph8394
      @kikiyojoeph8394 5 месяцев назад +1

      اسمها تعليق مش رساله

    • @user-ez1gc5xj1x
      @user-ez1gc5xj1x 5 месяцев назад

      آسف لما قرأت رسالتك آظن انك مجروحة😅 ولكن آسف آنا مجروح بداخلي ولكن أنتظر الأيام ففرحتي 💪🎊 الدنيا يوم لك ويوم عليك

  • @user-re5yk3uv8u
    @user-re5yk3uv8u 8 месяцев назад +15

    Waqal uunba musasal ka saamayn karta heesta
    Mustafe dolor keep going
    Part 5 iyo waqal daawasho wacan❤❤

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 8 месяцев назад +6

    Waa waqti dheer end story 😢 😍
    Best camera 🤳 east of Africa 🌍 waqalstudio waxbo lagaama qabo karo sanadkan +editing 🔥💯📸🎥🎬 Melody amazing 🔥
    Ayub haruun waxbo lagaama qabo karo musical hit 🎹🎻🎼🎸🔥💯

  • @shaymaahmed620
    @shaymaahmed620 8 месяцев назад +5

    QisadaN intiii Ay socotayBa anigee Iga hadLaysay walahi biLAahi 😢😢wiil aan 7sano wada soconaY Ayaan IskU DhaCnay Cadhadiii ayaaa Wiiil Ay FamiLka iii keeenen ayaaa RaacAY oo guursadaY😢😢😢😢 KadiB dhibaaTo ayuuu dartay maray 😢aniguba Habeen FarxaT KumaaN SeexaN Waan ka Shalayn JiraY SababtaaN NinKaN uguuursaday 🫣😰Markii Danbe Ninka aan GuursadaY Wuxuu JooGay america inTuuu imaaanin ayaan Goan qaataY Inan NinKan ooridiiisa noqon oo Iska Furo 😰😰KadiB Waan sameeyay Laakin wiiLkaN jeclaaa Wuxuu biLo KadiB GuursadaY Gabar america katimi😰😭oo reerkoodu ukeeenen 😢 AniGu Waan Kasoo tagay ninkiii isagaNa Wali waan jeclahay isaGana Wuu ijecelyahay😰😭😭Laakin goortuuu iiisooo noqon dooonan sugayaaa 😭😭🤧sidaaN usugayay waan daalay iisooo DuceeYa Inaan IskU Soo NoqoNo Sida HayStaN imnka 😭😭😭😭AduuNka Ayaa UGu Jecelahay isaGana Sidoo Kale Laakin CalaFKa IskU Keen DiiidaY😭😭MusTaFe Dollar HeesTaN MaalinTee Soo BaxdaY waaa MaalinTan GuursaDaY BiL KadiB 😢😢😢 MiyUu Ku GaraNaya Baan Is Leeyahay

  • @AyanlyShahi
    @AyanlyShahi Месяц назад +1

    This dude hw sings with passion. You can feel it. I like how he stormy told the whole thing.👊 Mustaf Dollar hes dope Artist.

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle 8 месяцев назад +8

    Waa heestii igu horaysa e aan sida film aan u sugo wow finally dhamad qurux badanaa wooow❤
    Ereyo 💯💯💯💯❤
    Laxanka kalcaada💯💯💯❤
    ❤❤❤

  • @nezimz6794
    @nezimz6794 8 месяцев назад +3

    Allhamdulillh qisadani aniga iyo xajigayga nagu socota wlhy wanu is waynayo sanado badan gur kle so maray intay hestani socotay guri kle lahaa wanu kala tagnay ki hore kadib qofkaygi is helnay hada ooridisa ahay Allhamdulillh 😢 waxan rafad so marnay alle farxad nogu bedelay ❤❤❤❤MVP❤❤❤

    • @IdilRashiid
      @IdilRashiid 8 месяцев назад

      Masha allh wlhi waan farxay congratulations 🎉❤

  • @khadarzaxane3548
    @khadarzaxane3548 8 месяцев назад +6

    Dollarka wllhi waxba lagana qaban karo waaa fanaan dhaafay zhp wan ku taageera waa fanaan cod mcn runtii iyo heso dareenle😊😊

  • @djzafwan4331
    @djzafwan4331 8 месяцев назад +4

    WOW WOW MUSAFE DOLLAR LEGEND AAD BANU UGU RAXAYSANEY SOWDKAGA SIRADAN MUSIC TAXANIHII ABID UGU WACNA SINEYNA HEBLA WALA GURSADAY AAA KEEP 4WORD GUYS WAQALKA DULA ANYTIME ON TOP 🔥💯❤

  • @bellaqurux9010
    @bellaqurux9010 8 месяцев назад +7

    3:08 Midka calaaf isiyay haa
    Ruux saaman udhashay haa
    Saraanseer imad badhin haa
    Second cadho imad galin haa
    Sadrigaan qof moye haa
    Laba Jacel usidi karin haa
    Sidaas awaadeed bu haa
    Muraan io safaad dhacay haa
    Ana kuman sasabinaa haa 💔🥺

  • @nimcaanka286
    @nimcaanka286 8 месяцев назад +2

    Miduu calaf isiiyay haaaa
    Ruux samaan udhalaty haa
    Saranseer imaad badin haa
    Sikin caro imaad galin haaa
    Sadrigan qof moyeen haa
    Laba jacayl usidi karin haa
    Sidaas aawadeed buu haaa
    Muran iyo safaad dhacay haa
    Ana kumaan sasabin hee haa
    Soori kala tageeni haaa

  • @khadiirshaafi9399
    @khadiirshaafi9399 8 месяцев назад +4

    Last guul bay kusoo dhamaatay qisadii aadka uxanuunka badnayd lamaanihii qisadaan ay kudhacday hadana is helay guulo badanbaan urajaynayaa inay gaaraan✊️✊️👆💯

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 8 месяцев назад +3

    Dunidan Ma so marin ruux Al mid ah Nabigena ﷺ ku saliya Scw love saar ❤
    dheh
    sxp❤❤❤❤😮😮😢

  • @naaifc.rahman9004
    @naaifc.rahman9004 8 месяцев назад +21

    The director of this song is almost outstanding
    An extra ordinary perfomance ❤

  • @omaribrahimgosar7736
    @omaribrahimgosar7736 8 месяцев назад +2

    Aduunyadu sideedaba haa
    Waligeed sinaan maleh haa
    Dhawr sanniyo dheeraad haa
    Qofkii aad sugaysay haaa
    Adigoon filayn subax haa
    Si yar maysku aragteen haa
    Qalbi samirku daashaday haa
    Farxad ma isasoo taagay haaa
    Best song 🎵

  • @bilyandhaan7379
    @bilyandhaan7379 8 месяцев назад +4

    Zamirku ha qadhaadhadee
    Nolol qurux badan baa mar walba
    Ka danbaysa 😢
    Qisooyinka noloshu waa
    Qaybyo aan dhamanyn 🌍

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 8 месяцев назад +2

    2011 bay aheyd markii Shamso Macalin la iga guur saday waan xasuus maalintii la ii sheegay habeen kii oo dhan hurdo way iga soo dhici wasey, maanta o taariikhu tahey 17/12/2024 wali qabigeyga kama go'in waxaan u maleeyaa in shalay la iga dulqaadey.

  • @Barkhadka
    @Barkhadka 8 месяцев назад +15

    Mudo badan ayaan sugaayay part 4 Fanaan farta ka xidhan Mustaphe dollar 🦁❤

  • @saabirshabac6719
    @saabirshabac6719 8 месяцев назад

    Heesta waa heesta keliya ee ka turjumeesa noloshayda muddo 5 sano anoo eritrea oo war iyo wacaal toona la iga wayey ayaa qoftaydiii si kedisa ku kulanay airpot ka iyada oo soo guurstay balse kala tageen ninkiii 😢😢😢😢😢😢 wll love sar

  • @abdifatahdayibdubad9062
    @abdifatahdayibdubad9062 8 месяцев назад +46

    Mᴜsᴛᴀғᴇ ᴅᴏʟʟᴀʀ ᴡᴀxᴀɴ ʜᴇᴇs ᴅʜᴀᴀғᴛʏ sʜᴘ⚡🔥

  • @qalbinuuraaqalbinuuraa6801
    @qalbinuuraaqalbinuuraa6801 8 месяцев назад +3

    Walaliyal isoo duceyo inuu ilahey awalad isiyo 😭😭😭

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale 8 месяцев назад +13

    Qisadii xanuunka badnayd ugu dambayn guul bay ku dhammaarau❤😂❤❤❤

  • @user-mt1kz5kg5e
    @user-mt1kz5kg5e 8 месяцев назад +7

    Hebla walaguursadey 2020
    Hebla wala guursadey 2021
    Hebla wala guur sadey 2022
    Hebla wala guur sadey 2023
    Heblay Mar waliba mala guur sadaa adi
    Ax ❤ xuunuun badnaa ruux wax jacel
    WELCOME 2024🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 месяцев назад +8

    inta daawaneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👍❤ inta ka heshy muuqaalkaan ❤️❤️ ❤️

  • @cayooshxuseen8278
    @cayooshxuseen8278 8 месяцев назад +1

    Markii aan ku waayey
    Midigteydi baa luntey
    Marxabeyn iska daayee
    Murug baan dareemey
    Macnahaasi maan garan
    Ma caashaq baa I helay
    Ma hogaan baan rabaa
    Ma adigaan ku tabey
    Marxaladaan joogo
    Ma qiyaasi karaayo
    Marxuum in aan ahay
    Mugdi inaan ku jiro
    Marqaati looma haabno
    Midig caashaq ii fiiri
    Mar haddaan ku waayo
    Mugdi baan dareemaa
    Mankaygana ka jari waayay
    🔥🔥🔥🥺💯🥰 😢 qore yoonis c/lahi cali ku soxota ilwad cabdi hasan😢

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 8 месяцев назад +6

    After one year PART 4❤😢 waxaan sugnaba waa lasoo daayey HEBLA WAA LAGUURSADAY AA😢❤the one and only legend MUSTAFE DOLLAR golden voice❤❤❤waqalka duula

  • @boqorabdallaahmed6451
    @boqorabdallaahmed6451 8 месяцев назад +2

    Erayada part 1-2-3-4 100%
    Jilinka 100%
    Music dhamaan partooyinka 100%
    Camera and editing 100 %
    Ala maxa fanan buuxa tahay waa imatasha anigu afartaba waa iquseesa qisa ahaan inta dhihi lahaa malin un ada iyiri 👿🤝🏻✊🏻

  • @siyaa3665
    @siyaa3665 8 месяцев назад +7

    Heestanaa hees waa dhaftayee😢🖤

  • @djmaahir2473
    @djmaahir2473 8 месяцев назад +2

    1ilaaa4 wan lasocday only qofkii qoflga guursaday 😢😢

  • @madinamaxamed4928
    @madinamaxamed4928 8 месяцев назад +29

    What a emotional song 😢😢😢😢 may Allah give everyone what they wish 😢😢

  • @user-sl8iy4fv1c
    @user-sl8iy4fv1c 8 месяцев назад +2

    Wooow Amazing walahi waa jiriricooday calaf haddi laysku leyahay Sina la iskuma wayaayo .. ilaahayow dadka is jecel hakala fogayn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ismailderow
    @Ismailderow 8 месяцев назад +3

    Dadka Qaar Qalbigaaga
    Ayay ku jiri donaan iyaga
    Oo aan ku jirin noloshaada💔```😢

  • @user-yo2wn1hj4d
    @user-yo2wn1hj4d 8 месяцев назад +2

    Fanaanka kaliya aan ka taageero fanaaniinta kale keep going wllo mustafe ❤from Maakhir ❤

  • @Eessamoha
    @Eessamoha 8 месяцев назад +4

    Legend heesihiisu waa top Mustafa dollar
    Waxa ka tageera heestisa hable waa la guursade 4:48 ❤❤❤❤❤

  • @sharmaazofficial2541
    @sharmaazofficial2541 8 месяцев назад +1

    Aduunyadan sideedaba waligeed sinaan maleh dhowr Sano IYo dheeraad qofkii Aad sugysaY AdooN filynin subax siyar Ma IskU argteen Qalbi samirku daashadaY FarxaD Ma isasoo taraY 🫀💋❣️🔥

  • @malyuunismailshukow7787
    @malyuunismailshukow7787 8 месяцев назад +8

    Heestaan inti ila sugeysay ilaa marki part 3 kadib ❤❤❤ wllhi qisadaan aad baan u daneynayay meshey ku danbeyneyso ❤❤
    Lamanihii qisadan lahaa allaha isku kiin dhaafo ayaan idin leyahay 🎉❤❤

  • @Asmar-x-n3t
    @Asmar-x-n3t 8 месяцев назад +1

    Heeta waxay I xasuususay gabar aan jeclaa aan layga guursadey hees wax badan ayaan dareemey anoo ilaabay heestan I xasuusisay 2015 5/10 💔💔💔😭😭

  • @Nachma_
    @Nachma_ 8 месяцев назад +6

    Part 4 and still single
    Wa idin salaamey inta ila mid ah 😂😢

    • @nanabobo1167
      @nanabobo1167 8 месяцев назад +2

      Alx waa ka baxay markey so baxdey qaybtan😅

    • @Nachma_
      @Nachma_ 7 месяцев назад

      @@nanabobo1167wxba islama hayo anuu😂😂
      Hambalyo rer dhismee dhaqma iskuna raaga eebe haydin ka yeelo 🎉❤

    • @Nachma_
      @Nachma_ 6 месяцев назад

      @@nanabobo1167😂😂 qalabada hayga jibin yow 😂😂😂

  • @Alfaaro
    @Alfaaro 8 месяцев назад +2

    Ereyada iyo music heersaraa iyo laxankii iyo codkii mustafe cajiib. 💯

  • @anascade9197
    @anascade9197 8 месяцев назад +3

    0:47
    Adduun sideedaba haa
    Waligeed sinaan maleh haa
    Dhawr saniyo dheeraad haa
    Qofkii aad sugaysay haa
    Adigoon filayn subax haa
    Si yar ma isku aragteen haa
    Qalbi samir ku daashaday haa
    Farxad ma isa soo taray haa
    ⚘️🤍⚘️🤍⚘️🤍⚘️🤍⚘️🤍⚘️🤍
    1:44
    Suuban baa la guursaday haa
    Waan siisan waayee haa
    Sababtaada awgeed haa
    Waan seexan waayee haa
    Silac iyo dhib baan maray haa
    Balse waan ku saamaxay haa
    ⚘️🤍⚘️🤍⚘️🤍⚘️🤍⚘️🤍⚘️🤍
    2:29
    Miduu calaf isiiyay haa
    Ruux samaan u dhalatay haa
    Saranseer imaad badin haa
    Second carro imaad galin haa
    Sadrigaan qof mooyee haa
    Laba jacayl u sidi karin haa😪
    Sidaas aawadeed buu haa
    Muran iyo safaad dhacay haa
    Anna kumaan sasabinee haa
    Sorry kala tageenii haa
    ⚘️🤍⚘️🤍⚘️🤍⚘️🤍⚘️🤍⚘️🤍
    4:01
    Saxalkii samaa xigay haa
    Saadaashi baa timi haa
    Waa jawi sareedadu haa
    Iyo saacad qaaliya haa
    Waxaan siista baan jirin haa
    Farxadayda saakaba haa
    ⚘️🤍⚘️🤍⚘️🤍⚘️🤍⚘️🤍⚘️🤍
    5:09
    Isaseegii nagu dhacay haa
    Waqtigaa ka saaciday haa
    Suurowday noloshii haa
    Sannadooyin rajadii haa
    Sida diinka socotay haa
    Rabbi ma igu kaa simay haa ⚘️🤍

  • @LUQMAANMUSE
    @LUQMAANMUSE 8 месяцев назад +2

    haddaan qoraalkey waramo
    qisey noqon laga gayyoone
    qamuus murago leh bey
    noqon iyo qiiro meydhane
    qalbigaan farey adkeyso
    sidiibaan qol ugu xidhano
    wali qalibaan kaligey hayya
    iyo murugo qalalane
    Sidan qaar kuu ahaa ayaa
    kaligey qofnimo ku ahay e
    mararka ka qaar aan dhuldheer
    iyo qarado u jara xasuus
    qadarkii ina kala geeya
    sidaa qaatey e adna
    qawskaa hadhisnaado
    qalad malihide dhaqan waliga.
    duco qaado iyo sharaf
    qadarka eeda leh
    qeyrkaana u saree
    qawskaaguna qaws sharfan.
    bal adba........😪

  • @queenzagal4288
    @queenzagal4288 8 месяцев назад +4

    Ugu danabyn qisaadasi guulbay ku danabysay iyo farxad isku waaranu lenahay labada qofe qisadu khusayso 👏🏻❤️

    • @itz_Marwa456
      @itz_Marwa456 8 месяцев назад

      Ax lkn inantii uu guursadey si ay run tahaan uga naxay

  • @user-zy3yg4ye6f
    @user-zy3yg4ye6f 8 месяцев назад +2

    Fartuun waaa la gursaday haa🥲
    Waaan siisan waayey haa😢
    Sbbtaada awgeed haa👋
    Wan seexan wayeey haa💤
    Silaca iyo dhip Maa maray haa
    Plse waan ku samxay haa🚶‍♂️💔

  • @abiibakarahmad2148
    @abiibakarahmad2148 8 месяцев назад +9

    Finally, part 4 is here taxanay noqotay hees macaan waaye 🎉

  • @apdishakur9185
    @apdishakur9185 8 месяцев назад +1

    Hees dareen leh dhaaman 4ta part waan dhageestay galabnimo talaada ah dhmadka sanadka 26.12.2023 7.43 cape town south africa gaar ahaan waxaan fadhiyaa waterfornt

  • @malyuunmaanka5645
    @malyuunmaanka5645 8 месяцев назад +12

    1milyan fisha dhawaan HIT SONG🎉❤❤❤

    • @apyan3_
      @apyan3_ 8 месяцев назад

      Maanka😂

  • @ladanlucky3480
    @ladanlucky3480 8 месяцев назад +2

    Waxan kahelay qaabkuu uraali galiyey gabdhu calfaday misne furay , ereyo mug weyn leh. Best song👌🎵 ❤️

  • @cabdikariimcabdiraxmaanxan7762
    @cabdikariimcabdiraxmaanxan7762 8 месяцев назад +3

    Amazing 🎉
    Farxad waarta rabi ha siiyo ❤

  • @user-er4cb9mr6r
    @user-er4cb9mr6r 8 месяцев назад

    Isasegi nagu dhacay waqtiga ka saciday haa suroowday noloshii haa sanadoyin rajadi haa sida diinka soctay haa rabi ma igu ka simaya haa 😢4 years ayan sugayay inzha allh aminka dhamanysa❤

  • @morsal_fanpio
    @morsal_fanpio 8 месяцев назад +11

    Wxan Hees waa dhaaftay What a song🔥

    • @hakeemahmed5020
      @hakeemahmed5020 6 месяцев назад +1

      weeey fanbiyo 👊👊👊👊👊👊👊👊

  • @user-kp5uc5fw9v
    @user-kp5uc5fw9v 8 месяцев назад +1

    Huh heeestan oo kle 🫨lkn way dhmty filyaa mar hdii ay is Heleen ❤️‍🩹

  • @thehero6843
    @thehero6843 8 месяцев назад +5

    Heesta waxaadba moodaa in aniga ley sameeyay sida ey ii quseeso💔💔😢😢😢

  • @maryanroonAbdullahi
    @maryanroonAbdullahi 8 месяцев назад +25

    True love never ends❤

  • @Malapo22__
    @Malapo22__ 8 месяцев назад +12

    finally they achieved their victory congratulation❤️🥰💍👈

  • @AhmeTt___136
    @AhmeTt___136 8 месяцев назад +2

    Commentiga wxn bixinaya ayado heestu 3saac taal 10sanno ka dib waan uso laaban qoraalkan i.a hdn noolaado 😂❤

  • @abdirahimmohamed4266
    @abdirahimmohamed4266 8 месяцев назад +3

    Tebinta qisadan waa mustafe dollar waxay khusaysaa dad badan oo daawada silsiladan hebla 💔

    • @Amuun13
      @Amuun13 8 месяцев назад +1

      Like me.💔

  • @user-cm7qz5gc7z
    @user-cm7qz5gc7z 8 месяцев назад +1

    Ugu danbeen waysoo dhamaatay 😮‍💨
    nolol farxad leh lamanihi ay heestani ka
    Socoty🫶🏾🥹🫀

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 8 месяцев назад +4

    Ugu danbayn guul bay ku soo dhamaatay silsiladu❤