CODKA SII WADDANI HEES CUSUB C FATAAX BURCAAWI

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 дек 2024

Комментарии • 94

  • @ggaabka1047
    @ggaabka1047 6 лет назад +16

    Burcaawi wiil wiil dhaly
    Waa cimaamad ku tuur tlhi
    Guul iyo gobnimo Muhuraan News keep gowing

    • @mohametdy9815
      @mohametdy9815 5 лет назад +4

      Libaax Libaax dhalay weyaaan cabdifatax burcaawi

  • @AbdirahmanMaxamed1
    @AbdirahmanMaxamed1 6 месяцев назад +17

    Ninkani wixii uu ka heeesayay way dhacday.
    Ictiraaf hadii ad u ciilqabtaan Caqli aan bislayn ha u cumaamadina, Midaan ceeb lahyn cisi kaaga taga.
    Allow muuse mid dhaama dalki dhulkuu ku masaxee🥺🤲🤲❤

  • @nasteexocabdiraxmaan7928
    @nasteexocabdiraxmaan7928 6 лет назад +8

    Wxasaaa dhiga dhigaaa dhaqaqayi guuuul inshallah indrky

    • @mubariklander3096
      @mubariklander3096 6 лет назад

      nasteexo cabdiraxmaan
      Dhiigu ma Somaliland nimuu kugu dhaqaaqey mise habaryoonisnimo?

    • @cabdiqanimuuse4137
      @cabdiqanimuuse4137 4 года назад +1

      @@mubariklander3096 mayee ayaydaaa

  • @abdirahmansaeddhuux_yare1186
    @abdirahmansaeddhuux_yare1186 7 лет назад +15

    Abaalkaaga waa gudi doonaa waddani insha marka uu guulaysto insha allah 10 cisho kabacdi madaxtooyada iska xaadiri c/fataax eesh calaa fanaan noolow

    • @asmamaaweel5749
      @asmamaaweel5749 6 лет назад

      Abdirahman Siciid Dhuux_yare l

    • @IidmuuseCumar
      @IidmuuseCumar 7 месяцев назад +1

      Ustaad cabdiraxmaan sanadkan ayaan rabnaa inu cabdifatax yare iska soo xadiriyo #AQALKA WAYN EE BIYA SHIINAHA EEGAYA wayo sanadkan 2024 waxa u qalma wadani guul Isham Allah taariikh 5/6/2024 time 15:20pm

    • @khadramahamed-qn2dq
      @khadramahamed-qn2dq 2 месяца назад +1

      Arma sannadkan dhacdaan😂😂

    • @abdirahmansaeddhuux_yare1186
      @abdirahmansaeddhuux_yare1186 2 месяца назад

      @@khadramahamed-qn2dq walaal dhici mayno insha Allah, waayo somaliland oo dhan baa na wadata berigaas xataa anagaan is raacsanayn maantana waad aragtaa walaalo😂

    • @khadramahamed-qn2dq
      @khadramahamed-qn2dq 2 месяца назад

      @@abdirahmansaeddhuux_yare1186 inshallah guul ayaa inii rajaynayaa samra sadki waa helaa

  • @dayibahmedadan9076
    @dayibahmedadan9076 7 лет назад +14

    c fataax wlhi waa fanaan jira codka raga ayuu ku heesayaa

    • @ayanhashi7111
      @ayanhashi7111 2 года назад +1

      Maasha Allah! Codka raga waxaaba kasii daran isku kalsoinida iyo quruxda wooooow! C Fatax

  • @mohametdy9815
    @mohametdy9815 5 лет назад +7

    Wallhy ma ilaabii karo xisbiiga wadani codka siiiiii wadani

  • @drmask2703
    @drmask2703 7 лет назад +12

    Wallaahi waa fanaan inankani

  • @SulubHasan
    @SulubHasan 3 месяца назад +1

    Maa shaa allaa wacdaro
    Alle haw naxariisto
    Muuse tima cadde waa
    Gokii uu
    Kabyaayey
    Dugsi male qabyaaladi
    Waxy
    Dumiso mooyee
    Xaga diintu ina farayso
    U isticmaal turxaan la aan

  • @saalimofficial7850
    @saalimofficial7850 2 года назад +2

    Haddi Cidhibsan iyo Cawo doonaysaan
    Col aan kuu tidhayn hayska Caashaqinee
    Mar aad Caways Cadalool Rabtaan
    Cadow aan ku bixin haw Ciyaar Gudine
    Mid aan Ceeb lahayn Cisi kaaga taga
    Codka sii Codka sii WADDANI.

  • @aminamose1347
    @aminamose1347 Год назад +2

    Wadanka waxaa qaabsanaya xusbiyada muncaradka in sha Allah

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 2 года назад +2

    Burcaawi keep going por hore u soco

  • @najmamaxamed6540
    @najmamaxamed6540 4 года назад +3

    Mansha allah hore usoco wll cabdi fatax burcaawi ❤❤❤❤laacibkii raga

  • @mohamedhamse1061
    @mohamedhamse1061 5 лет назад +7

    Tolay markan soo xasustaba wan layaaba siduu muuse biixi madaxweyne Ku noqday waa layna boobay tolay ciro waxaa inoogu wacan hadanu malintii tanaasulin maantaba muuse handraaab madaxweyne ma noqdeen ilaahow haydilin anigoon waddani soo saarin

    • @aamohamed5102
      @aamohamed5102 3 года назад +1

      Xabaalihii codeeyey ee uu kugu xidhay Ciro Handicap ayaad wali ag fadhidaa. Waligaa guulaysan maysid hadaanad guuldaradaada aqbali karin. Kursigu Ciro inta cirku u jiruu u jiraaye. Nin nool keena. Habartan naga daayoo.

    • @bilana289
      @bilana289 2 года назад

      @@aamohamed5102 kursiga ma hooyadaa baa leh nacas yahow oromada ahi

    • @bilana289
      @bilana289 7 месяцев назад

      @@aamohamed5102
      Naayahe kursiga ma hooyada baa leh muuse iimaan laawe intii uu boobi karayey wuu boobey hana cunina

  • @mixiyadiin
    @mixiyadiin 7 лет назад +8

    Eshcalaa Fanaan Noolow sxb

  • @libanhussein5340
    @libanhussein5340 7 лет назад +17

    inkastoo doorashadii dhamaatay lakin ilaa hada hestan waa dhagaystaa
    maxaa yeelay midho aad u shilis ayaa ku jira

    • @nabiilsalah7364
      @nabiilsalah7364 6 лет назад +5

      liban hussein aniga xataa sidoo kale tageerayaasha wadani waa wadaniyiin

    • @liibaanxuseen8563
      @liibaanxuseen8563 5 лет назад +3

      caqli aan bislayn haw cumaamadine !

    • @mohametdy9815
      @mohametdy9815 5 лет назад +3

      Waa runta brother liiban husein

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 3 месяца назад

    Manshallah Manshallah walee waa talented Hobolqdeenu

  • @abdirahmanfarah3403
    @abdirahmanfarah3403 3 года назад +1

    Masha allaa Tabaaraka llaa Wllo hore u soco eesh caalaa fanaan

  • @khadariimaan5149
    @khadariimaan5149 6 лет назад +3

    Viva Wadani

  • @mustafeyasiin8789
    @mustafeyasiin8789 2 года назад +2

    Hadaanu Nahay Dhashii Koodbuur Maxamed Daauud , Guuyoobe ,Waxaanu Nahay Waddani

  • @Drqool-pg1qr
    @Drqool-pg1qr 7 лет назад +3

    Viva wadani

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 8 месяцев назад +1

    HADAANU WADANI AANU CEEBLAHAYN
    YAA CEEBLEHEE
    CAWAAN YAHAW KADARAN
    ICTARAAFKAAN RABNAA
    CASIISKAA HAYEE
    CIILQABAYAAL
    HAY CUMAADINE
    CODKA WAXA ISKA LEH
    RUUX CAADIYEE

    • @bilana289
      @bilana289 7 месяцев назад +1

      Nacastan farta waaweyni maxay tidhi

  • @mukhtaarcabdiahmed2354
    @mukhtaarcabdiahmed2354 5 лет назад +3

    Raga nimda iyo hikmada waalo dhashaa

  • @Husseinibrahim2024
    @Husseinibrahim2024 2 месяца назад +2

    Ninkan xaladiisa wadani maka war qabaa hada mise wuu iska ilaabay talaw

  • @Omarmohamed-yp1ev
    @Omarmohamed-yp1ev 6 лет назад +3

    Cabdifataax wlhi waa rijaal

  • @darwiishadanguul8552
    @darwiishadanguul8552 6 лет назад +7

    Walahi anigoom waligay taageerin xisbiyada somaliland hadana wiilkan laba heesood oo uu xisbiga wadani uqaaday si niyadaan u jecelahay ficilkaa dibada ka jooga.

  • @nabiilsalah7364
    @nabiilsalah7364 6 лет назад +4

    Inkastoo wadani laga guleystay hadana wn jecelnahay xisbiga wadani

  • @mahamedyusuf-2502
    @mahamedyusuf-2502 Месяц назад

    Marki aynu muuse dooraneynay 2017 wlhy heestan inaynu dhuuxno oo aynu fahano ayey ahyd caqli aan biisleyn baynu ciimamadnay waata aynu arkeyno halku inaala marey mardeenbe yey dhicii bulsho la jaba laa ka soo kabta hadad cidhibsaniyo samee dooney coolanki tudheeyn ha iskaa cashaaqiin wayna may may markale

  • @CabdullahimaxamadCantob
    @CabdullahimaxamadCantob 2 месяца назад

    ❤❤❤❤

  • @cilaahimohamed5304
    @cilaahimohamed5304 Год назад +1

    Isha canapku ka dedan inader burcaawi

  • @QureenCismaan
    @QureenCismaan 5 месяцев назад

    ❤😊❤❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @NadiiraAwil
    @NadiiraAwil 3 месяца назад +1

    2024

  • @dilaakhdilwam8579
    @dilaakhdilwam8579 2 месяца назад

    Mashlllh haguulysto wadani

  • @MUNIIRYARE257
    @MUNIIRYARE257 Год назад +1

    Masha alle alle xafidi wadane

  • @MowlidMohamed-m2w
    @MowlidMohamed-m2w 2 месяца назад +1

    Haber yoonis iyo haber awal midkii soo baxa waa alle xagiisa codka boorama sanadkan waa haber yoonis

    • @HamdaAbdi222
      @HamdaAbdi222 2 месяца назад +1

      Woov inader from Habaryonis ❤

    • @MowlidMohamed-m2w
      @MowlidMohamed-m2w 2 месяца назад

      @HamdaAbdi222 it is a pleasure of me because that wadani women are more Intelligent than kulmiye ones

    • @MowlidMohamed-m2w
      @MowlidMohamed-m2w 2 месяца назад

      After the election when the new president is elected the first step shall be to dismiss all kulmiye police and CID those used by the former saxane president who became and other siyad bare

  • @bilicdumar7403
    @bilicdumar7403 3 года назад +3

    Wiilkan waa dacad wadani dhab ah

  • @shakisilver306
    @shakisilver306 6 лет назад +2

    burcaawi inankii imada

  • @iidcabdiraxman2937
    @iidcabdiraxman2937 3 месяца назад

    Msha allah

  • @MohamedAbdi-h4n
    @MohamedAbdi-h4n 2 месяца назад

    Mexede. Cedi. Jebutewi. Mexede

  • @leoocho9542
    @leoocho9542 3 месяца назад

    Wwww diyaar diyaar

  • @AadanOdawaa
    @AadanOdawaa 4 месяца назад

    Guuul waddani

  • @MaxamedCabdi-k5e
    @MaxamedCabdi-k5e Месяц назад

    Waxaan daawanayaa doorashadii somaliland oo lagu dhawaaqay oo uu ku guulaystay xisbiga waddani waxaana laga guulaystay madax wayne muuse biixi maaanta oo ay tahay 21 Nov, xisbiga waddani waxa uu xidhay guul tii ugu saraysay halka uu ku guulaystay 180kun oo cod halkan waxaan ka sagootiyay muj muuse biixi cabdi 7 sand oo uu dhiig na cabsiiyay hadaan nahay mucaardkii waddani 😅 abihii wase will hoogbuu ahaa 10 buurood ayaan ugalnay hadaan nahay G36 wlhi muuse biixi nin adag ayuu ahaa adeerkay qli nin ba maalin
    Ayuu kursiga yimi malina
    Waa uu katagayaa ❤❤❤ muj muuse biixi cabdi nin halgankii somaliland ku suntan. ❤❤❤❤❤

  • @ahmedibrahim5643
    @ahmedibrahim5643 3 месяца назад

    #🎉🎉🎉🎉###😂2024#### 13 November ###££

  • @adnamuse3378
    @adnamuse3378 3 года назад +1

    Wooow

  • @nasteexocabdiraxmaan7928
    @nasteexocabdiraxmaan7928 6 лет назад +3

    Wali wnkuhyaa nihadayida wdn kugu fna indr cabdi fatx

  • @rodaahmed198
    @rodaahmed198 3 месяца назад +2

    😂😂😂😂😂Astaqfurullah. Reer ciil qaboow waxasi kuursi idiin sarmayso qabiilka aad ku oloolaynaysan car yanaad eersan hadhoow oo marka u huurdaye dhaco waa buura fuulkini guuni iyo xeeshed

    • @se1059
      @se1059 2 месяца назад

      Qudhun iyo qabyaaladba idinkay idinka buuxda waa habeen xalayo tagay inu muuse soo noqdo hadii uu sidiisii is yidha ku shubana buur baad sheegaysaaye madaxtooyada loogu daadan ragii jeelasha adeerada kala soo bixi jiray baa meesha maraaya caqli laay😂😂😂

    • @guleidhussein8024
      @guleidhussein8024 2 месяца назад

      Xabiibi isdeji waanu helaynaaye

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 3 месяца назад

    FANAANKA ABAALKIISA WAA IN MEEL SARE HALA SAARO 2 BILOOD KA DIB

  • @princessaloora7911
    @princessaloora7911 2 года назад +1

    Dhiigu biyo maaha 🩸🥰

  • @somepersonmohamed4949
    @somepersonmohamed4949 Год назад

    Hesta axmed adakaa😂

  • @foosiyeahmed5183
    @foosiyeahmed5183 2 года назад

    Xuusbiga. Wade ni. Xuusbi. Dibajira. Wade ni. Waxn. Hesahe. Laooqadi. Nimankan. Uqadi. Waxd. Mooda. INA. Sikhars nayahe n. Walhei 😎😎😎

    • @bilana289
      @bilana289 7 месяцев назад

      Adigu afsomaligii ayad la liidata

  • @maxamedcalishire7477
    @maxamedcalishire7477 3 года назад +1

    Wadani haduu guushii samirka helay

  • @khadramahamed-qn2dq
    @khadramahamed-qn2dq Месяц назад

    Tolow ciro miyuu soo bixi doona marka labad tolow 7 cisho ka dib nasiib wacan

  • @saalimofficial7850
    @saalimofficial7850 2 года назад +1

    Umad yahay Cidaladu Kuma caawise
    Bahal kugu cuniyo haw tagin Cabsiye
    Ictiraaf haddi aad u ciil qabteen
    Caqli aan bislayn Haw Cimaamadinee
    Mid aan Ceeb lahayn Cisi Kaaga taga
    Cisi kaga taga Codka sii WADDANII.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 года назад

    Mid ciilan baa sameeyey heestan

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 года назад

    cabdi biibiile ciyaalkii maryo casta caqli xumaa

  • @muxiyadinyare9738
    @muxiyadinyare9738 3 года назад +1

    Muqa hajiro

  • @josephallen767
    @josephallen767 7 лет назад +1

    aapow corro nooolow

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 года назад

    Caqliga aan bislayn waa cirro dhukuro

    • @bilana289
      @bilana289 2 года назад +1

      maaha waa shaani bilaa caqli teneg madhan

    • @mcnncm1318
      @mcnncm1318 2 года назад

      @@bilana289 ciyaalkii hiliblayashii balaayo idin cuntay hunguri uun bay ka hadlayaan

    • @bilana289
      @bilana289 2 года назад

      @@mcnncm1318
      Ilma muuse xaar yaahuu mudo kordhin ii sameeya aan wax sii xadee qalqal iyo qombob buu ka sii qaaday xaarantii
      Ciyaalkii reerkodu lo’da afuufi jirey marna cuni yaahuu hana soo marina bilaa nasab yahow

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 года назад

    Balaayo ku cuntay mid xanuunsan baa tiriyey heesta

    • @mcnncm1318
      @mcnncm1318 2 года назад

      @sharmaarke haid ciyaalkii hiliblayashii burco

    • @bilana289
      @bilana289 7 месяцев назад

      @@mcnncm1318
      LAFTII NAGAA ma fahmaysid afka Somaliga

  • @CabdullahimaxamadCantob
    @CabdullahimaxamadCantob 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤