Hees Cusub Hodhodho Kulmiyow Hodhodho - Waddani Band.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024
  • #degdeg #xidigahageeska #aragsan #ugbaad #ugbaadaragsan #cirro #yurubgeenyo #comment

Комментарии • 37

  • @cunaayechanel3902
    @cunaayechanel3902 15 часов назад +2

    Sheko kle .hodhodho wa ereyada ug qlisan 2024 year ee xikmada leh kkk

  • @MariamElmi-b3f
    @MariamElmi-b3f 5 часов назад +1

    Gabalkiisa dhacay muse biixi subxaanallaah waar iscasil!!!

  • @saynababdi6226
    @saynababdi6226 6 часов назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂 ❤❤❤❤❤❤ woooow wllhyi waa hees dhaaftay hodhodho

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 2 часа назад +1

    Hadalba gam!!...😂❤❤!

  • @SuadKab
    @SuadKab Час назад

    Waana ceebeeyeen libaaxya lanooyaqaane hadanu HY nahay ciro wa naceebeeyay waa ninkii ugu horeeyee intuu waxqabad soo bandhigilahaa heeso cay ah iyo qaran dumis iyo kala fogaan iyo anshax xumo ku soo kordhiya siyaasada dalka wax wanaga ma so kordhinaya hala eego doorashada in sha allaah

  • @liibaaniidle1112
    @liibaaniidle1112 27 минут назад

    Ha la iska hubiyo heestaa

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 14 часов назад +1

    Waxani waa ceeb, waa maxay hodhodhoo, same On you guys, waxaa Garxajis loogama baran!

    • @ahmedabdillahi5685
      @ahmedabdillahi5685 3 часа назад

      kir garxajis ba ku hor cararaye af somaliga so baro, ya kugu yidhi hodhodho aya erey ceeba ah

    • @SuadKab
      @SuadKab Час назад

      Wana ceebeeyeen libaaxya lanooyaqaane ciro wa naceebeeyay waa ninkii ugu horeeyee intuu waxqabad soo bandhigilahaa heeso cay ah iyo qaran dumis iyo kala fogaan iyo anshax xumo ku soo kordhiya siyaasada dalka wax wanaga ma so kordhinaya hala eego doorashada in sha allaah

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 9 часов назад +2

    Walaahi waa geesi muuse biix markuu itaalkiinii ku soo koobay cay oromo iyo heeso maantana xigmadi ayuu idinka qaaday hodhohodh waa afkii dumarka wuu ku noqonàyaaye cirka soo dumiya walaahi hadaad far dhaqaajisana waabaynu eegi idinka iyo qadaadwaynta comenta wax ku caayaysa uskag

  • @AdenKhaireh
    @AdenKhaireh 2 часа назад +1

    Hodhodho kkkkkk

  • @HassanmHassan-n1o
    @HassanmHassan-n1o 4 часа назад +1

    😮Weewee war Tani karbash way dhaftay

  • @abdilahielmi2144
    @abdilahielmi2144 16 часов назад

    Way i dhamaataykulmiya

  • @rashiidabdulhamiid456
    @rashiidabdulhamiid456 15 часов назад +1

    Idinka Hodhoodho 😅😅😅.

  • @cabdishakuur406
    @cabdishakuur406 15 часов назад

    Mayee jiqidhaa jiqidhaa

  • @ahmedabdi4035
    @ahmedabdi4035 17 часов назад +1

    Kulmiyaw hodhodho😂

  • @HassanmHassan-n1o
    @HassanmHassan-n1o 4 часа назад +1

    Weewee war Tani karbash way dhaftay

  • @AbdikarimNuur-d8s
    @AbdikarimNuur-d8s 17 часов назад

    Kukmiyaa yaabay caydii buuni iyo xinif iyo ina kaahin ayey wadani heeso usoo badaleen hasocoto

  • @MuseFarah-d6z
    @MuseFarah-d6z 16 часов назад

    Djaabuti lagasoo dhiibay. Hariimadee hanaba

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 16 часов назад

    Waa hees khaamo khaamihii waxsheega ahaa cidii fahantay waa fahantay.

  • @abdilahiyusufyusuf3395
    @abdilahiyusufyusuf3395 14 часов назад +1

    Muse oromo by by

  • @Amiishadhool
    @Amiishadhool 6 часов назад

    😅🤣🤣waxani he's way dhafty🤪

  • @IkranMohamed-w7m
    @IkranMohamed-w7m 15 часов назад

    Waxani marnaba waddani ma gaadhi karaan Sool bari mooye wax kale ma iib gays mi akraan😊😅😅😅

  • @mahadomohamed1825
    @mahadomohamed1825 17 часов назад

    Subhanaka yaa caadim hodhodho 😂

  • @liibaaniidle1112
    @liibaaniidle1112 26 минут назад

    Waxaasoo botor ah waxbaa kadanbayn

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 11 часов назад

    YAAA. MASIDANAA. U DAMBEYSAY. XIGMADII. ABWAANADA. YAAHUU. FANKII. WAA. KAAS. HALKAA MARAYA. AFKII. DIBJIRTA. YAAB BADANAA.

  • @mohamoudcanjeeh5659
    @mohamoudcanjeeh5659 38 минут назад

    Muuse tagimaayee yaanu hadal kaa ragin

  • @CabdiraxmanMustafe-v5h
    @CabdiraxmanMustafe-v5h Час назад

    Mouse judaan

  • @IkrancaliXuseen-te4ee
    @IkrancaliXuseen-te4ee 6 часов назад

    Hodhodho

  • @cabdiraxmaanaxmedcilmi6003
    @cabdiraxmaanaxmedcilmi6003 16 часов назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂kulmiyow hodhodho

    • @AbdikaniAbdiAbdilahi-w8g
      @AbdikaniAbdiAbdilahi-w8g 8 часов назад

      Are you somali or oramo ? Waa wax aad ka soo horjeedo ama wax aad la yaabtay ama wax kadis kuugu dhacay ood ka soo ficil celiso emotional ah

  • @kaarshejama3259
    @kaarshejama3259 16 часов назад

    Hodhooda maxaa Laga wada kalmadaaz

  • @TayosiirAxmed-i3i
    @TayosiirAxmed-i3i 16 часов назад

    Hhha muuse juudaan 😂

  • @Haa-980
    @Haa-980 3 часа назад

    Hadal baad ka adagtihiii waddani codkeeniba wala iibsaday😢 raggan card ka umadda ka aruurina ma jska qabtiiin shidh

    • @Zhamso1
      @Zhamso1 Час назад

      Wllo halke lagaga qaday😢

  • @KhadraAhmed-u7i
    @KhadraAhmed-u7i 16 часов назад

    Hhhh

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 14 часов назад

    Shame On you