Hees Cusub (Xornimo Sumadlaa) Xidigaha Geeska

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 окт 2024
  • HODAN ABDIRAHMAN FT YURUB GEENYO
    HEES : XORNIMO SUMADLAA
    EREYADA : XASAN DHUXUL

Комментарии • 1 тыс.

  • @MaariyaCartan
    @MaariyaCartan 2 месяца назад +6

    Anoo mj ah baa dhagaysanayo 18/7/2024 😂❤️ma iga galy waxa isnecb iyo waxa islayay 😂jalayal guulysata Somaliland ❤

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t 2 месяца назад

      Anba mj ahay heesta yurub geenyo daradeed lee ujeclahay qoftana aad utagera😂❤

    • @husseinapokor6195
      @husseinapokor6195 3 дня назад

      Hhhhh❤❤🎉 mj dad fcn waa

  • @biletaakuleeye6493
    @biletaakuleeye6493 6 лет назад +277

    Like Saar hadaad tahay muwaadin dalkiisa jecel kuna faana waxan xasuustaa heestani markay soo baxday horaantii 2014 kiii yadoo laba hablood class kayga hahi noo qaadayaan waayo waayo from burco Somaliland

    • @hindamohamed1824
      @hindamohamed1824 3 года назад +3

      Ofuzcf

    • @OmarYuu-bf2cb
      @OmarYuu-bf2cb 5 месяцев назад +2

      Waan ku salaamay sx. 5sano kabacdi

    • @xamsemaxamud1411
      @xamsemaxamud1411 4 месяца назад

      ​@hindamohamed18A⁰24

    • @abdirisaaqxasan541
      @abdirisaaqxasan541 2 месяца назад

      alle hano siyadiyo nabada.dhulkayga.hoyo.mela.kuma dorsado.bulsho.jecel.midnimadoda😅
      kamidaysan nabadoda.jecel midoga😅gushoda.viva.duriyada.aslka.

    • @ahmadyare6588
      @ahmadyare6588 Месяц назад

      P
      Ppp
      Pp
      Ppp
      Pp
      P
      P
      Pp
      P
      Pp
      P
      P
      Pp
      Pp​@😊p😊😊
      P
      P
      P😊
      😊OmarYuu-bf2cb

  • @luulmahamed5209
    @luulmahamed5209 6 лет назад +50

    Heestan aad bn utageera Iam ptlnder but wntegaraaa somliland hargeisa

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 лет назад +147

    GUUL iyo gobaniimo jamuriyaad
    somalind adan uu jeclahaay💚🙋
    I am from DDSI....😍😍😍😍

  • @ismailhussein9348
    @ismailhussein9348 7 лет назад +144

    Maasha'Allah viva soomaliland from puntland hanoolaato Somaliland republic
    😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @apdifatahnouradanabuu-masc8168
    @apdifatahnouradanabuu-masc8168 6 лет назад +269

    Barbara💓
    Boorama 💚
    Buroa❤❤
    Buuhoodle💚
    Caynabo💛
    Ceerigaabo💜
    laascaanood
    Oodwayne💜💜💜
    Hargeysa💛
    Gebiley💛💜
    Saylac💛💜
    Badhan💚💛💛💜
    Xaysimo💚💛💜

  • @cadnanlovelybigix5083
    @cadnanlovelybigix5083 5 лет назад +106

    Cakuye saxariyo dhulsigo leh 😘😘😘i am from puntland 🇸🇱🇸🇱 we love somalilnd 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹

  • @beerdilacsheshow6882
    @beerdilacsheshow6882 4 года назад +100

    2020 yaa ila dhageysanaya
    From Somalia (Muqdisho)❤❤

  • @abwaanabdillahiamarre469
    @abwaanabdillahiamarre469 6 лет назад +130

    From puntland lakin dad nool ba somali Land ban ugu jeclahay wlhi barwaaqo rabow kusoor

  • @aishacuud6403
    @aishacuud6403 4 года назад +46

    Im Puntland Ilove Somaliland Waan jeclahy🇮🇷🇮🇷

  • @faizamohamadahmed2083
    @faizamohamadahmed2083 8 лет назад +384

    I am from Mogadishu I love Somaliland ❤😘😍❤💯

    • @kulmiyesomaliland4ever183
      @kulmiyesomaliland4ever183 8 лет назад +1

      +Faiza Mohamad Ahmed sidoo kale alle quruxdaaada kuu barakee faiza

    • @aminaworld2319
      @aminaworld2319 8 лет назад +1

      Mahadsanid qaali InshallAh waxaad haystaa qalbi saliim ah allah haku barajeeyo😊👍👌

    • @mohamedothman7519
      @mohamedothman7519 8 лет назад +12

      #Faiza tnx u qalbi xabxab dadka adigoo kalaa alle ha soo badiyo wll

    • @guuusha3699
      @guuusha3699 8 лет назад +8

      +Faiza Mohamad Ahmed we appreciate that thanks sister.

    • @saeedabdi3816
      @saeedabdi3816 7 лет назад

      Faiza Mohamad Ahmed thank

  • @biilproduction5318
    @biilproduction5318 3 года назад +70

    I’m from Mogadishu, can’t wait 18 May 2021
    Mogadishu ayan kasoo jeedaa kuna dhashay saas ay tahay heestan markan maqlo xaada ayaa i kacdo🥺♥️
    Hargeisa aabahey ayaa ku duugan🥲💔
    Lkn halka uu kaga duugan yahay ma aqano🤦‍♂️
    2014/Feb/26 Malin arbaco ah (R.I.P)💔🥲

  • @saciidoa1105
    @saciidoa1105 7 лет назад +263

    I am from cabudwaaq I love Somaliland

  • @zaadiqhussein5671
    @zaadiqhussein5671 3 года назад +89

    Iam From Puntland Galkio But ilove Somaliland 2021 💚❤💌🏃‍♂️😭😢😍

    • @ayaanleaxmed1435
      @ayaanleaxmed1435 2 года назад +3

      Ilaahay haku jeclado zaadiq

    • @Mohamoud-ox1hd
      @Mohamoud-ox1hd Год назад +1

      ilma xalaal 2023 waan ku salaamay

    • @mohann1421
      @mohann1421 9 месяцев назад

      @@Mohamoud-ox1hdam from galkio too i love Somaliland❤

    • @axmedupdiealli7970
      @axmedupdiealli7970 5 месяцев назад

      Wada dhalasha inga dhaxesea wall❤

  • @Basso1099
    @Basso1099 5 лет назад +59

    Wan IlMeyey WlHi Somalilander Dhab Ah Markad Tahay Waa NoCa Ahay ah

  • @hibofaarax5076
    @hibofaarax5076 7 лет назад +92

    from central of somalia love this song kama daalo waliba khaybta Hodan illahay usiyaadi nabada somaliland dhibaatada nahaysta illahay haidin kahaayo 💖💖😎👑👏👏😛😛

    • @aynurlaki5518
      @aynurlaki5518 5 лет назад +7

      Aamiin xabbti quruxeey, ilaahay idina haydiin ka kor qaado dad qalbi nadiifa ayaad tihiine, idin jecelay wllhayga somalia
      Guul iyo gobanimaan idiin rajaynayaa iyo nabad waarta in sha Allah 🤲🤲🤲😭😭😭🙏🙏🙏❤❤🌹🌹🌹🌹

    • @xalaaw0chanat694
      @xalaaw0chanat694 3 года назад +1

      Aamiin wll mcn❤

    • @sakariyemaxamed8941
      @sakariyemaxamed8941 2 года назад

      Wll RABI haydinka kor Qaado Dhib Ka idinkana Wlhi Markaan Maqlo dhibkaasaa dhacay Waan damqadaa Maxaa Yeelay Dad wada Dhashay ayaynu nahay

    • @Mohamoud-ox1hd
      @Mohamoud-ox1hd Год назад

      aamin xamar bila

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 лет назад +26

    Heeztn kma daalo wlhi
    Allow usiyaadi nabada sugano barwaqo kusoor SLND ciidaydii hooyo aduunka meel kma doorsanayo ❤🙌 REPUBLIC OF #SOMALILND ❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣🙌

  • @dr.nasiib5466
    @dr.nasiib5466 4 года назад +21

    January 2020 ayaan daawanayaa from Muqdisho wllalahay waxaan lee yahay
    Allow u siyaadi nabadaa suganoo barwaaqa ku soor somaliland
    Dadaanu wllaalo nahay dadaaloo nabada oo ku diirsaday baa tihiin❤❤

    • @sakariyeabdi9046
      @sakariyeabdi9046 2 года назад

      Wan idin jecelahay hadaanu nahy reer soomaaliland wan imanayaa muqdisho Insha allah mar uun from Belgium 🇧🇪

  • @marwaan2257
    @marwaan2257 5 лет назад +11

    Qiyaas 2014 ayayn sa uqurxbadnayen magaloyinkenuye mantanah bal kwrn . Moving forward waligeenbah 2019

  • @mariamaidiris800
    @mariamaidiris800 4 года назад +76

    haddaan sooliyo sanaag tagay❤Intii 2019ka daawanaysa Like dhac igu siiya😂

    • @Enamohamett
      @Enamohamett 3 месяца назад +2

      2020 iLaa 2024 waNdaawaNaYa 😂❤

    • @norbilmaxamed3888
      @norbilmaxamed3888 3 месяца назад

      ​😂😂😂@@Enamohamett

  • @lukyformomy257
    @lukyformomy257 7 лет назад +23

    SARACA NIN QOTAA SAREEDO QABEE ALLAHA SAATIR IHI GABILAY LAMA SIMIN CAKUYE SAXAR IYO DHUL SIIGO LEH VIVA SOMALILAND💚💭❤

  • @khadarmuuseguuleed
    @khadarmuuseguuleed 8 лет назад +18

    Esh qiyaasak labada wan ee yar-yar baan aad uga helay, runtii si cajiib ah ayaa loo agaasimay ma kala dhacdo heestu xagga Ereyada, laxanka musicada, habaynta iyo isku dubba-ridka well done

  • @sweetyquruxsancali8394
    @sweetyquruxsancali8394 4 года назад +19

    From galmudug ilove youu Somaliland💋❣❣👈

  • @maxamedabdi4161
    @maxamedabdi4161 7 лет назад +42

    am from borame guul somaliland

  • @ayanlehnakhoye4359
    @ayanlehnakhoye4359 4 года назад +9

    Xasus weyan heestan hargeisa waa heesti igu horeysay ee an hargeisa ku dhagaysto xusus wlhi😍😍😍😍

  • @nadiyaxashi--realwife9409
    @nadiyaxashi--realwife9409 3 года назад +9

    😭😭😭 I love SOMALILAND walahi they are smart people . And talkative ❤❤❤

  • @somalidhalad3483
    @somalidhalad3483 6 лет назад +105

    Peace and love my brother's somaliland Hambalyo iyo muxubo from muqdisha somalia ♥

  • @shiinepi0727
    @shiinepi0727 5 месяцев назад +146

    Who's still interested this song 2024❤😊

    • @ramlafarhan4657
      @ramlafarhan4657 5 месяцев назад +6

      Aniga wlhi❤

    • @Janno66
      @Janno66 5 месяцев назад +1

      Anaa ka sii danbeeya😂❤​@@ramlafarhan4657

    • @zackabdirahman951
      @zackabdirahman951 5 месяцев назад +3

      First time watching ❤😭
      It's beautiful 😭

    • @mercyahmed5473
      @mercyahmed5473 4 месяца назад +2

      ❤❤❤❤

    • @emmiyyyy
      @emmiyyyy 4 месяца назад +1

      ​@zackabdirahman951 yeh it's 😭

  • @suldankariyada2665
    @suldankariyada2665 6 лет назад +293

    From muqdisho and i love somaliland ❤❤

  • @luulmahamed5209
    @luulmahamed5209 5 лет назад +16

    Waaaaw heestan aaadban ujclhy hesaha xidigaha geeska ay qadan o wadaniyah iyada ujclhy I puntlnder

  • @zaaramahamed1760
    @zaaramahamed1760 6 лет назад +61

    Somaliland My Motherland Love U more Than anything Else ❤❤❤❤

    • @xafsaxafsacabdi3938
      @xafsaxafsacabdi3938 3 года назад +1

      Meshii laygu dhaly somlilnd 💚💚🇭🇺🇭🇺🇭🇺💬❤💚

  • @gabadhamadaxwaynaha6847
    @gabadhamadaxwaynaha6847 9 лет назад +345

    Somaliya, Somaliland jabuuti iyo D.D.S.I midna dhibaato inay gaadho ma jeclin allow barwaaqo ku soor dhamaantood

    • @missaragzan5779
      @missaragzan5779 8 лет назад +5

      Ok wll lkn ma gabadha mdxweynHa somalia aya ty

    • @maryamacqaar2927
      @maryamacqaar2927 7 лет назад +3

      gabadha madaxwaynaha

    • @raqad4642
      @raqad4642 7 лет назад +8

      gabadha madaxwaynaha DDS wax ladhaho majirto waa jaajuuuusiin kuwa eeeyaa hee xaq udirirka onlf jwx taageerta gaarisa iyo jig jiga belongs Somalia 🇸🇴 and Somalian people dabaqoodhi insha Allah meel xun bu kudambeen

    • @kamalaxmed611
      @kamalaxmed611 7 лет назад +3

      gabadha madaxwaynaha 😍😍😍😍

    • @ashamohamed2797
      @ashamohamed2797 7 лет назад

      gabadha madaxwaynaha اببف

  • @leylamohamoud2590
    @leylamohamoud2590 9 лет назад +33

    Viva somaliland ♡ ♡
    Allow dhoowor dalkeyga somaliland dadkeyga somaliland ♡ ♡ ♡
    Hadan Sool ♥saanag♥
    Tagayo ubaxyo ku salaam ey
    Wwawww
    Best song ever
    Love somaliland ♡ 4ever
    ♥♥♥♥♥♥ viva somaliland

  • @khadjaali4327
    @khadjaali4327 5 лет назад +50

    I am from muqdhisho and I love somalilad I nolada alow idin siyaadi nawada amin❤️❤️😍😍

  • @AsmaAli-tw4ob
    @AsmaAli-tw4ob 6 лет назад +28

    Ameen viv Somaliland❤️❤️ love from Mogadishu

  • @Xalimokapur12
    @Xalimokapur12 Год назад +5

    Yaa ila dhagysayo 2022 from Somalia 🇸🇴 ❤️(Mogadishu)

  • @rayaanjama9603
    @rayaanjama9603 8 лет назад +59

    maasha allaah horta somali waan wada nahay
    laakiin waa lakala goostaye afku waa insga dhexeya yaanse lagu habsaamin somaliland
    ka naxoow nafta waa

    • @goodheesgoodhees7106
      @goodheesgoodhees7106 8 лет назад +1

      wllshy mar hadaa tiri Somali waa wada nahay Kadaa laakiin we are only one Viva All Somali Aqligaagu Saliim Hanoqdo wllshyda Somaliyeeeeeed 👆👈👌

    • @husseinmubarak7717
      @husseinmubarak7717 7 лет назад

      good hees good hees Somaliland Intaad Ka hadlaysiin Badii Baa La Idinka Dhacayaa Xoolo Baad Tihiine Qaranka Somaliland Wuu Tagay Hhhhhhhh

    • @mohamedirran7390
      @mohamedirran7390 5 лет назад

      Rayaan jama mnsha Allah WA sas wllo from ssc

    • @khadiirmaxamed1491
      @khadiirmaxamed1491 4 года назад

      Bal eeg xikmada reer waqooyi looguma tago

  • @Cudoon1
    @Cudoon1 5 лет назад +48

    Allow u siyaadi walaaladen from xamar 💚💬❤😘

    • @mohamedshelare153
      @mohamedshelare153 5 лет назад

      Amiin wll
      Dhaan umada somalida waa qoyskliye

    • @yazier_4456
      @yazier_4456 2 года назад

      love you wll Kaa qabnaa idinkana Alleh nabad waarta haydin siiyo🥰

  • @qadarmaxamed9253
    @qadarmaxamed9253 5 лет назад +20

    Am from mudug and I love you Somaliland

  • @sahrogoogaa9051
    @sahrogoogaa9051 4 года назад +19

    I'm from somalia ilove somaliland dadkeyga 2020

  • @benbin1982
    @benbin1982 7 лет назад +34

    from xamar i love hargeysa😍

  • @exhargeisawi9707
    @exhargeisawi9707 5 лет назад +50

    Yaa dawanaya 2019 my homeland 😘😘😘

  • @sihaamdagan8522
    @sihaamdagan8522 4 года назад +8

    Somalilland waa wadankeyga hooyo allow inoo daaaaa ❤🇮🇹❤ jiro jugwalikaga alla mxn uxiisey somalilland❤🇮🇹❤

  • @AbdirahmanPro
    @AbdirahmanPro 4 года назад +5

    03/2/2020 Ma Motherland Allow anoo Cafimad qaba Igu Celi Hargeisa ❤️🤲🏽

  • @somlilndgiral938
    @somlilndgiral938 7 лет назад +118

    sol iyo sang buhuudle mansh allh Somaliland allow dhowr I love all Somaliland

  • @moushtakaden3710
    @moushtakaden3710 6 лет назад +11

    😢😢😟😟😟😳😳illahayaw ano nabad ah Somaliland ige inshallah i miss borama iyo babah bn ad ugu xisày inshallah

  • @amiiraamran867
    @amiiraamran867 4 года назад +8

    Sowtu raxma yurub geenyo
    Afkaga cano lagu qabay
    ❤❤❤👏👏🙏

  • @fowzichannel4868
    @fowzichannel4868 6 лет назад +15

    Somaliland my homeland man cha alh xasan dhuxul iyo laxanki caadiga ahayn BK music macalin ahmed wali ibarhim ciiltire top songs

  • @bashiirshaami8479
    @bashiirshaami8479 9 лет назад +14

    Wale kuma siisto saami kale sudhnow calan yahow dusha saro sara abid wanaga sido
    Geenyo vs hodan axyaa fananin best song ever

  • @hooyoqali1612
    @hooyoqali1612 8 лет назад +22

    kkkk viva 4ever Somaliland 《dhaayaha sare togdheer soo baxoo axyaa song》

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 2 года назад +7

    Walee kuma siisto saami kalee
    Sudhnoow calanyohow dushaa sare
    Oo saree abid wanaaga sidoo
    Alloow u siyaadi nabada suganoo
    Barwaaqo ku soor somaliland

  • @ducaysaneduca2940
    @ducaysaneduca2940 9 лет назад +6

    Mansha allah waa hees macan ka xaxoow nafta waa dhimo xasad umadu hajabo wooow

  • @QaalipYare
    @QaalipYare 9 месяцев назад +3

    01/01/2024 Ya iLa dawanayo Kama DaLo
    From Somalia-Mogadisho Love Qof Kasto Somali Ah

  • @mohazlly8758
    @mohazlly8758 5 лет назад +22

    Allaha weyn baa mahad led iga dhaliyey jamhutiyada barakeysa Somaliland #viva Somaliland

    • @Brown884
      @Brown884 Год назад

      Nasiib aynu leenahay weeye Inaderkay Mcn ❤❤❤

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 2 года назад +6

    I listening every morning when I get up because of it's my hopy song 🎵 and I love 💘💕❤💗♥💓💘💕❤💗♥💓💘Republic of somaliland

  • @farxaanaxmedclaahi6974
    @farxaanaxmedclaahi6974 4 года назад +7

    ❤❤❤❤❤❤❤ qurxda somaliland allow dhowr dadka reer somaliland ee nabada jecel dalka jecel diinta jecel iyagu is jecel cadowgiinnu hajabo from laascaanood

  • @inajamaccaabi5582
    @inajamaccaabi5582 4 года назад +12

    Allaha saatiray gabiley lama simo dhul saxariyo siigo leh ❤❤like dhac igu siiya inta 2020 dawanaysa💚💭❤

    • @degan8661
      @degan8661 Месяц назад

      My region l miss u❤❤

  • @ismo_official
    @ismo_official 5 лет назад +7

    Guuul j. Somalilnad gabiley ka soo salaamayaa

  • @macafcadetube619
    @macafcadetube619 5 лет назад +17

    Allow u siyadi nabada sugano barwaqo ku soor somaliland💚⚪🔴 amen

  • @amein_hazan4
    @amein_hazan4 10 месяцев назад +3

    Way Hargaysooo Siraadan waan Sugayeee❤️😭 iLaahow Nabada No Siyaadi❤

  • @hamzadollarr
    @hamzadollarr 4 года назад +9

    Somaliland allow dhawr ❤🇮🇷💯
    Wlaahi markaan dhagaysanayo heesaha wadanigaa waan qiiroodaa somaliland guul kuwaar❤💯

  • @somalisbr2908
    @somalisbr2908 3 года назад +2

    Heestan marka aan dhagaysto tan 2014 _2021 waxaan galaa mode heestani waa irbada qaranka oo qofwalba kumudan ilaa dhalshadaydii 1997 oon ku dhashay hargeisa ilaa 2021 waligay dalkale ma Arag aan kayga Ahayn Alxmdulilah happy 18 my 2021🥰

  • @saharasaid9720
    @saharasaid9720 4 года назад +3

    Mansha Allah tabarakallah Allow Noo Siyaadi Aaaamiiin Aaamiiin Aaamiìin Aaamiiiin yaaa Allah viiiiva jamuuriyad a Barakaysan ❤❤❤💬💬💚💚💚💚💚⚘⚘⚘⚘⚘🌹🌹🌹💯💯💯💯💯😍😍😍😍😍😍😍😍💋💋💋💋💋💋💋💋💋👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @sirahmed6562
    @sirahmed6562 7 лет назад +197

    hadaan nahay reer SSC ama khatumo reer Somaliland ayaan nahay dad dowladnimo iyo raba horumar weeye somalida kale intaan sugi karinay sugnay asagban kaga hadbmay. jamhuriyada barakaysan Alla hanoo daayo

    • @bulshaawiproduction209
      @bulshaawiproduction209 6 лет назад +5

      Badal Naftaada welcome wlll annaguba jacayl baan idiin qabnaayee hadaan idin necebnahay sidaas oodhan idiin maanaaan dabo soconeen

    • @suldanyare9400
      @suldanyare9400 5 лет назад +6

      Somaliland waa SSC
      SSC waa Reer somaliland 😍😍😍😍

    • @abwaanayaanlecuriyecabdira5802
      @abwaanayaanlecuriyecabdira5802 5 лет назад +4

      *WllkY wxaad tahy qof wax fahmaya sida run ahaantiina ah markii ay JirtaY dawladii dhexe e somalia ama englishkii wxaynu isku ahyn Gobolada waqooYi maantana wxaynu iaku nahy uun somaliland Nlw prother*

    • @princesshoodo105
      @princesshoodo105 5 лет назад +10

      Anaa kula qaba fikirkaas horta dhulbahante awalba gabadh araba rer sheikh isxaaqa ayaa dhashay maxanba somaliya isu nahay wlhy iyagu waynu is dilnaa waynu is noolaynaa war viva somaliland dalkayga weeye❤

    • @abqanisaleban9272
      @abqanisaleban9272 5 лет назад +3

      We love u wllo😍

  • @ahmedhassanbullale8160
    @ahmedhassanbullale8160 4 года назад +3

    Walee kuma siisto saami kale
    Sudhnoow calanyahoow dusha saroo
    Sarre abid wanaaga sido🇮🇷

  • @sackstudio4837
    @sackstudio4837 Год назад +2

    9sano kadib guul jamhuuriyada barakaysa❤

  • @faizamohomed9763
    @faizamohomed9763 4 года назад +3

    Labada gabdhood ee ugu codka macaan dhamaanba inta gabadh heesta haatan. Hodan bilan iyo yurub geenyo.❤🌹👍👏👏

  • @HIDDAHAOFFICIAL4220
    @HIDDAHAOFFICIAL4220 6 лет назад +24

    Allow dhawr dalkayga somaliland
    Walalaheen somalia waxaan la jecelahay halkan joogno meel ka wacan inay gaadhaan.

    • @idontcare6856
      @idontcare6856 4 года назад +2

      Kuwaa Koofurta Somalia waligoodna NABAD iyo Amni wasrta helimaayan intay #Somalilland Xaasidayan eeh Ku dhagan yihiin waanu Arkidoona Xaaasidnimadoodu meeshay Gaadhsiiso 😂😂😂😂

    • @zakariya11zakariya75
      @zakariya11zakariya75 4 года назад

      @@idontcare6856 just like ur name says we don't care about u guys😂😂 ictiraf xuux

  • @siyaasiga119
    @siyaasiga119 8 лет назад +49

    woooooow ka naxooo nafta waaayaha allaw u siyaadi nabadoo barwaqo ku soor s/land

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 5 лет назад +17

    I love you Somalilanders ❤💭💚💚💚💚✋

  • @mohamedomar1481
    @mohamedomar1481 9 лет назад +49

    waan idin salaamay dhamaan dhalintii ficiin aduunkii beey maamuleeysaa adinkana somali somaliland
    war hargeiso garowo godeey gaariso jabuuti mogdisho soo dad qoomiyad ma dagana leh hal af hal diin aduunka dadka doowladaha weey kukala duwanyihiinn hadana waa walaalo
    hamabalyo walaaheeyga somaliland anigoo ah koonfur

    • @bahjaabdinasir3249
      @bahjaabdinasir3249 8 лет назад +1

      Dhibka jiraa wuxuu yahy koonfur meeshay calankaa sedexda midab leh iyo xidigta ku arkan ka gubanaya war horta soomaliya soomaliya ha noqoto nabadna hela hadii la kala go,ayona waa meesheeda iyodoon dadku kala go,ayn ay dawlada tahy dadkuna iyogoo isku af ah isku diina iyo dhaqana ayay kala dawlada noqonkaraa dadka leh hadad dawlad gaara noqonaysaan afka nooga taga afka soomaaliba way ku hadashaa jabuutiba waa dawlad gaara isku dhaqana waan nahy isku diina waanhy carabtoo kale waa isku dhaqan isku diin isku af hadana kala dawladu sidaa haloo fahmo

    • @mohamedothman7519
      @mohamedothman7519 8 лет назад +1

      Mohamed Omar sxp alle caqligaa saliimkaa ha kuu barakeeyo nin masuula ayd tahy runtii Somalia hadday garan lahyd maanta intaa ad garaty qoomiyada soomali empire ayy noqon lahyd

    • @aminaworld2319
      @aminaworld2319 8 лет назад +2

      Mohamed walaal mahadsaind well said Laakin dadku ma fahamsana kelmada qoomiyad waxay moodayaan somali inay tahay labadii isku biiray hadana kala raystay oo qudha waad mahadsan tahay wll

    • @farxiyoshire6875
      @farxiyoshire6875 7 лет назад

      hargeysa yaa ubaaahan maxasa laga duminaa uf waligeeyy ma arkin xiiisana uma qabee dablaqoo dimbila daaacsada xamar ha iga ceyn somalidu waa usimantahee xabashida xoolaha lamidkee daaaqa cowska waaaa Somaliland saaaa ilkahoodaa laga dareemaye jaaahiliinta jalwada ladhaqanka ah uf

    • @idontcare6856
      @idontcare6856 4 года назад +1

      @@farxiyoshire6875 dhilo Qadadwayn Qaraxyadu wax U dhimeen ilma Amisom Qaraxland siiilkaga U raaayo Amisomta ka ilaaasho #SOMALILAND Waxba ka qaadimayside ilma tuuugsi Gaaajo Qadadwayn yahay 😂😂😂

  • @Wardasagal143
    @Wardasagal143 4 года назад +5

    Yaa daawanaya 18 may 2020❤️💚💭💪 Somaliland ha noolato💪💪💪

  • @muhiimsharmaarke3493
    @muhiimsharmaarke3493 3 года назад +4

    2021 Intii dawaneysaa LiKe from Posaaso Somaliland GuuL 😘😍😍😍🌹💕💟💝

  • @MohaCadde-dy3fz
    @MohaCadde-dy3fz 8 месяцев назад +1

    Xidigaha geeska waxay ahaayeen fanaaninta ugu fiican gayiga Soomaalida dagto ❤❤❤

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 5 лет назад +64

    Who's still watch 2021

  • @mutazmuhumed146
    @mutazmuhumed146 5 месяцев назад +1

    Miyaan saw iyo sintii borama heee😭😭😭🥺🥺🥺❤️❤️❤️boramaaay

  • @talawadeofficial669
    @talawadeofficial669 3 года назад +3

    Masha allaah, inay reer awdal(Borama) dalkan iska leeyihiin waxaa cadaynaysa, labadan gabdhood ee heeska luuqdan hallaasiga ah inoo saarayi waa reer Borame. Heestani waa heesta aan ugu jecelahay heesaha qaranka. Ereyadan Laabsaalax oo meel fog is taabta markay waddaniyad lasoo hadal qaado ayaa ku raaxaystay. Masha Allah happy_18_May_2021. May ciiddayda💚💭❤ nabadda ayaa ictiraaf inoogu filan Ku naallooda inbadan.

    • @sacadcishqi1477
      @sacadcishqi1477 2 года назад +1

      Yurub re borama maha wa re baligubadle Wana nag isaqa oo arab ah sxp

    • @abuubakarabdirashiid5940
      @abuubakarabdirashiid5940 Год назад +1

      @@sacadcishqi1477 waxay ku dhalatay borama oo ay intaas ku leekaatay walal laakiin waa arab isaq se waa reer borama weeyi

  • @kawzardhunkal3755
    @kawzardhunkal3755 6 лет назад +7

    Mazha allh love you Soomalind

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia 5 лет назад +6

    😘😘😘😘 ilove u hargesa mar uun wa inan imadaa Somaliland

  • @maykalelmi1289
    @maykalelmi1289 4 года назад +11

    S00L My home......💚🌧❤

    • @ugaasyahye9349
      @ugaasyahye9349 3 года назад

      Sool my family xaskayga kaso jeeda my home hargysa

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 6 лет назад +8

    Hodan and youroub keep going mashallah

  • @deeqasaeed5820
    @deeqasaeed5820 4 года назад +3

    Maash Allah Somaliland Somaliland Somaliland l Love Somaliland guuule 😘😘😘😘😘👏👏👏👏👏👏👏👏😍😍😍😍💚💚❤❤💚💚❤❤💚💚❤❤💚💚❤❤💚💚❤❤💚💚❤❤

  • @Munira133
    @Munira133 5 лет назад +10

    Somaliland ha noolto Allow u siyadi barwaqo, iyo Nash bash sii Somaliland allow cadogeedina ILajay ha jabiyo.
    Ayan Abdulkadir
    Chair of Somaliland Women
    Associate in UK

  • @AHMEDJamah-uz7pq
    @AHMEDJamah-uz7pq 10 месяцев назад +2

    I love my country❤❤

  • @ibraahimshakulyare3862
    @ibraahimshakulyare3862 7 лет назад +15

    qataaR wadkaa baxsaateen reer somaliand guul.iyo gobaniiMo 💗💗👌

  • @mohammedsom4172
    @mohammedsom4172 4 года назад +4

    Hodan ilka badan kacan aya u dagay waayo cod meel ayey KU saartay yurub kenyo 💚🧡💛💚🧡💛💚💚🧡🧡💛💚💚💚🧡🧡👏👏👏👏👏👏👏👏

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Год назад

      Yurub geenyo wax kacod macan lawa ayadaba Kaga lehe😂😂😂 se wax uwada mida kale quruxna ale wa siyay ❤

    • @suhaybcali8686
      @suhaybcali8686 7 месяцев назад

      Cuqdadii maa level kaa Bay marysaa

  • @xamdikayse9697
    @xamdikayse9697 3 года назад +6

    eesaha Somaliland markan dhagaysto xata is taagta😢♥️♥️♥️💯✨

  • @jamaal_mouze
    @jamaal_mouze Год назад +2

    Walee kuma siisto saami kalee
    Sudhnaw calanyahaw dushaa sare oo
    Saree abid wanaaga sido
    Alloow u siyaadi nabada suganoo
    Barwaaqo ku soor somaliland
    🟩⬜️🟥

  • @mukhtaribrahim3923
    @mukhtaribrahim3923 4 года назад +4

    May Allah protect my home country i.a gul ayaan no rajeynaya waan ku jeclhy Somaliland

  • @saadsuleiman3750
    @saadsuleiman3750 6 лет назад +173

    Reer Somaliland markii midnimada iyaguunbaa qarankii barigaa jiray u heesi jiray, imakana intoodii markay goosteen hees nooc kaste way u dhameeyeen.

  • @mohamettaplouz3195
    @mohamettaplouz3195 5 лет назад +9

    ZaLaL❤
    AwdaL❤
    GebiLey❤
    Maroodi jeex❤
    SaaxiL❤
    Togdheer❤
    Daad madheedh❤
    Saraar❤
    Sanaag❤
    Badhan❤
    Xayzimo❤
    SooL❤

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 5 лет назад +9

    Barwaaqo ku soor Somaliland 😍😍😍💕

  • @mohamedhoussein6791
    @mohamedhoussein6791 6 лет назад +24

    waan imanaya ichallah somaliland my second home land

  • @salamkala14
    @salamkala14 Год назад +4

    Hodan cabdiraxman iyo yurub geenyo labo habloodo qaaliya ❤

  • @rahulg9842
    @rahulg9842 7 лет назад +4

    Somaliland waan u dhimanay runtii waanan KU kasonay dadka kale waxba uma arko runtii Viva Somaliland lixle Maxamed Cali haragwaafi iwm snm Somaliland ha nolato

  • @aragzanmohmet3388
    @aragzanmohmet3388 6 лет назад +15

    Ilove jamhuuriyada brakeysan ee Somaliland

  • @KawzarAbdirizakmohameth
    @KawzarAbdirizakmohameth 8 месяцев назад +6

    2024 I can't wait 18 amy😅

  • @Gaasiraguuled
    @Gaasiraguuled Год назад +2

    Hargyso siradan wan sugaye wa hora layi wlle wa sugaynay😊❤❤

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 6 лет назад +4

    Woo mashallah hodan and youroub keep going

  • @ugbadbare1062
    @ugbadbare1062 5 лет назад +6

    mnsha Allah somalind l love u