HANKAAGU HA DHAAFO REER HEBEL XIDIGAHA GEESKA 2019

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 авг 2024
  • Copyright to Waqal & Afro Media Production
    Heesta: Hankaagu Ha Dhaafo Reer Hebal
    Erayadii: Xasan Dhuxul Laabsalax
    Laxankii: Maxamed Miyir
    Music : Axmed Wali Furinle
    Production Afro Waqal & Furinle

Комментарии • 667

  • @abaasmuuse3683
    @abaasmuuse3683 5 лет назад +417

    Somalilander ka xalashaa isaara like 😉

  • @nastehahassan2593
    @nastehahassan2593 5 лет назад +156

    Jecliyaa reer soomaaliland ilaahy nabada ha usiyaadiyo from boosaaso ❤❤❤❤

  • @saxardiidmaxamed1254
    @saxardiidmaxamed1254 5 лет назад +393

    Meeye Dhiigii Soomaaliland miyuusan kugu jirin Like I saara wllo

    • @ahmedmohammed3286
      @ahmedmohammed3286 5 лет назад +2

      waa nagu jiraa waliba mid aan weyd aheyn kk

    • @cabdifataaxaxmed4396
      @cabdifataaxaxmed4396 5 лет назад +1

      Maxamed siciid bk noloooooow 🤩🤩🤩🤩🤩🤩😘😘😘😘😘😘😘👏👏👏👏👋👋👋👋👋👋

    • @irshadduale1703
      @irshadduale1703 4 года назад

      @@cabdifataaxaxmed4396 Amiin 😍

    • @shabkamediaproduction9104
      @shabkamediaproduction9104 3 года назад

      From mogadisho Somaliland ilove them but tuugada yaree idin haysato alaha idinka qabto

    • @wardaaxmed1637
      @wardaaxmed1637 3 года назад

      Somaliland guuuuul💚🤍❤🇮🇹🇮🇹🇮🇹🥰🥰

  • @xamdaqaali1992
    @xamdaqaali1992 3 месяца назад +7

    Inta 2024 ka dawanysa waliba 18 May ❤
    Hadaad iga danbayso like ta hayla dhaafin 🥰

    • @hamsearahman840
      @hamsearahman840 3 месяца назад

      19 may hees dhiiga wadaninimada dhaqaajinaysa😊😊😊

  • @munaabdi3814
    @munaabdi3814 5 лет назад +250

    Hangaagu ha dhaafo reer hebel somaliland wn jeclahay mana ihi lkn bulsadeeda quruxda badan bn aad ujeclahay somaliland guul an dhamaan bn idin rajaynaya my blood
    Gabar yaro garawe kaso jedan ahay hadana idin kaso salamaysa Minnesota 🙌🏻🤚

  • @nashaadabdulaahi4378
    @nashaadabdulaahi4378 5 лет назад +362

    Cadawga somaliland waligii ma ciil baxo aniga somaliland kama soo jeedo waxan ahay gabar hawiye eh oo kasoo jeedo from #muqdisho lknse waan jecelahay
    Wadan ka jecelahay ino jirana ma moodayo allaha u siyaadiyo walalahen aan jecelahay love you dhaman somaliland intii kasoo jeedo waan idin salamaya waana idin jecelahay farxad ku noolada

  • @obsiiyeofficial2093
    @obsiiyeofficial2093 5 лет назад +170

    Somaliland ta xalaasha ah like igu qabta hankaagu ha dhaafo reer hebel

  • @sirdoon1
    @sirdoon1 5 лет назад +67

    inta aragtey mujahidad gaabane quruxda badan like saara

    • @Little_D815
      @Little_D815 5 лет назад

      😂😂😂😂

    • @sirdoon1
      @sirdoon1 5 лет назад

      @@Little_D815 dadkini miyaa abti

    • @Little_D815
      @Little_D815 5 лет назад

      @@sirdoon1 hhh jaarban nahay mujaahidka

    • @sirdoon1
      @sirdoon1 5 лет назад

      @@Little_D815 kkkk jig jiga yar ayey gasha adigu ma halkas ayad gasha sis

    • @Little_D815
      @Little_D815 5 лет назад

      @@sirdoon1 hhhhh haa😉😉😉😉

  • @dekahaji
    @dekahaji 5 лет назад +176

    Idan jecliyaa reer Somaliland wagii hore idama aqoon ilayn qof aan dhul marin dhaaya malahee hada sidaan idiin bartay waan idinku faana oo ajaanib ka markay idhahan 30 yrs dagaal iyo gaajo ayad ku jirafan baa ku dhaahaa Somaliland baa dhisan oo aan daganay oo wax kuso bartay Somaliyana hada nahayna waan ka baxayna Somali dhaba oo an badhxanayn Reer Somaliland💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚

    • @liiliijiyeliiliijiye8551
      @liiliijiyeliiliijiye8551 5 лет назад +2

      Thanks wll Waad Ku Mahdsantay Dareenkaga Dacadnimada leh ree Somaliland waa Dad lala noolan Karo Waana Somali insha Allah illhy quluubta Somali burcad haysu mariyo Anigo ree Somaliland ah ba Jecel midnimada & Somalinimda Wxan Somalinimo Ku waayana reer hebel ban Ahey Ku helimaayo

    • @inacaaqilwiilkakufaanasoma682
      @inacaaqilwiilkakufaanasoma682 5 лет назад +2

      Deka Haji
      alle hku sharfo wllshy Qliyey ❤👈

    • @nastehomohamed2839
      @nastehomohamed2839 5 лет назад +1

      Quluubta hal laga yahay qaali dumareey
      Dad iyo dawlad midaysan
      Noloshu kuma xuamyso welcom sis

    • @amiiraahmed1312
      @amiiraahmed1312 4 года назад

      yaa ku yidhi ku dheh adiga

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 года назад +2

      @@amiiraahmed1312 qadaadweyntiii aan loo baahnay baa taheeee nooga bax heesta

  • @labzamabdi5436
    @labzamabdi5436 5 лет назад +126

    somaliland nabada allaha idin siyadiyo wan ku faraxsanahy hormarkiina❤

    • @youngdahir
      @youngdahir 5 лет назад +1

      Thnks pro anakuna sido kale

  • @rumaanaabdinur1070
    @rumaanaabdinur1070 5 лет назад +89

    mashallah walaheyga Somaliland waxan idinka jeclahay qalbiga reer muqdishona usoo duceya inuu ilahey xasiliyo

    • @suldanxamsecadayse9835
      @suldanxamsecadayse9835 5 лет назад +1

      wllo aad ayaad u mahadaanthy illahay haka dul qaado dhibta daalimiintuu ku hayso shacabka muqdisha from hargeisa

    • @inacaaqilwiilkakufaanasoma682
      @inacaaqilwiilkakufaanasoma682 5 лет назад +2

      rumaana abdinur
      wll alle nabad haynoga dhigo Muqdisho cadeey ❤👈
      salam from Hargeisa 🖐

    • @abdirahmankayze83
      @abdirahmankayze83 5 лет назад +1

      walahayo rer muqdisho alle haka dul qaado dhibta

    • @omaratalari9560
      @omaratalari9560 3 года назад

      Walal illahay nabad ka dhigo hiraabku gacanta has qabsado

  • @mrzack4124
    @mrzack4124 5 лет назад +69

    Rer abti Sharaf korkiina ha ahaato somaliland🌸🌷

  • @cuudali7929
    @cuudali7929 5 лет назад +205

    Atarisho habargidir o idin leh jecliya duriyada hurumar wacan idin rajeyna my blood people 🙏🙏❤️❤️

  • @xamdafaysal1200
    @xamdafaysal1200 5 лет назад +75

    Love u
    Hormar gaara
    Dad xalaal ah
    ❤❤❤❤
    From badhan

    • @youngdahir
      @youngdahir 5 лет назад +1

      Dalkena hooyo aynu cadawga ka difaacno sis oo aynu dhisano💚❤one love reer somaliland💚❤

    • @wizamintv9147
      @wizamintv9147 5 лет назад

      Xamda Faysal wlshen qrux😍

    • @ahmedadem7349
      @ahmedadem7349 5 лет назад

      #Warsangali dadki xadarada somali waqoyiga uhaystay aadbad umahadsantay wll aalle nabada hayno ilaaliyo

    • @honeymoon5368
      @honeymoon5368 5 лет назад

      From gabiley sland thNks xamda faysal love badhan walaahi

    • @mariaabdilahi4368
      @mariaabdilahi4368 5 лет назад

      Xamda faysal puqorad💓💓💓

  • @nadranuura2707
    @nadranuura2707 5 лет назад +198

    Allow walalahen somalilaln nabada usiyadi qlbigan ka jecelhy

  • @ameinzead6472
    @ameinzead6472 3 месяца назад +3

    2024 From Germany 🇩🇪👋 heestan waxan dhageysanaya wakhti ay coladii katagan tahay degano dalka ka mida 🪫🪫 waxan leyahay walalayal qulubta kanoqda hal qudha 🙏💯💯💚🤍❤️🫶🫶🫶🫶🫶

  • @aidarusawil8206
    @aidarusawil8206 5 лет назад +332

    Inta SoomalIlnder Dhab Ahaa Ee Jecel Dalkooda Liketa👆♥️💪

    • @asiyahabi8122
      @asiyahabi8122 5 лет назад +5

      Hadaan 1000 karayo wan ku saari lahaa

    • @aidarusawil8206
      @aidarusawil8206 5 лет назад +1

      Alleh Ha Kusharfo Wlzhy Qli 👏🏻♥️💪

    • @hassanoradeh8413
      @hassanoradeh8413 5 лет назад +2

      😊😊😊 soomalinland

    • @omarosman4440
      @omarosman4440 4 года назад

      @@aidarusawil8206 kuu saaray. Hadalka taageera SL iyo ka hablaha S.Landba waan saaraa uune maxay tartaa 'like'.

  • @puresomalilanderberberawi494
    @puresomalilanderberberawi494 5 лет назад +60

    Inta #SOMALILAND JECEL
    LIKE
    isaar

  • @xamseibraahim6366
    @xamseibraahim6366 2 года назад +14

    Anigoo Ah wiiil reer puntland
    Walahi waa hormarkiina waan Jeclahay waxaan rajeynayaa Illaahay Ictiraafka inuu inoo soo dadajiyo abtiyaal waan idin jeclahay hooyadey ba ah reer somaliland waana inta aan dheerahay somalida kale

  • @huthahammi2965
    @huthahammi2965 5 лет назад +89

    Alaylehee cadowga somaliland baan leeyahy noolada si aad u aragtaan horumarkayga aan xadka lahyn miss you more dhulkaygii hooyo #somaliland

    • @badraciise5560
      @badraciise5560 5 лет назад +1

      Waa runtaa Qali ha noladan allow noo barakey dalka yagey Somaliland

  • @sawdomohamed2217
    @sawdomohamed2217 3 года назад +44

    From puntland 🇸🇱🇸🇱 love you somaliland🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺😍💯

    • @najmaartan3472
      @najmaartan3472 3 года назад

      Welcome wlalo I love Puntland reer ayaygay ❤️❤️💕💕

  • @kadermohamedaden449
    @kadermohamedaden449 5 лет назад +31

    Masha Allah s/land wn dhulkeyga hooyo gar aahan gobalkeygii awdal oo shirweynaha 6aad xisbiga faca weynle kulmiye lagu qabtey kuso dhawada mgaladyda quruxda badan borama Cady

  • @mohametizmail3966
    @mohametizmail3966 5 лет назад +100

    inta reer.somaliland like ii saara

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 5 лет назад +30

    xidigaha geesku waa xisbiga afrad ee ugu taagerasha badan somaliland noolada

  • @mahadoyuusuf1768
    @mahadoyuusuf1768 5 лет назад +66

    ilove u somalilaand wan raawa in ay naqoto dad waxtaarah . I m from xamr 💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋🎆🎆🎆🎆🎆🎆🎆🎆🎆🎆💋💋💋❤❤👑👑👑👑👑👑💋💋💋💋💋❤❤❤💋💋💋

  • @istahilahmed4810
    @istahilahmed4810 5 лет назад +33

    Xidigahu waa intaan Somali dheernay waan idin jecelnay 💚💭❤

  • @craxiin_key797
    @craxiin_key797 4 года назад +16

    AABAHII laxanka maxames miir xaji illhow ku naxariiso😭🙏🙏🙏

  • @WaqalmusicProduction
    @WaqalmusicProduction 5 лет назад +68

    Hanku ha dhafo reer habeel

  • @batalaalemusic9643
    @batalaalemusic9643 5 лет назад +12

    laxanka maxamed miyir xaaji miyirka kabanka laxanka la yidhi wax badan alle haw naxariisto

  • @maanjama
    @maanjama 5 лет назад +17

    Hamda queen codkeedan maqlaya❤😘

  • @nasrudiinofficial1776
    @nasrudiinofficial1776 5 лет назад +43

    Somaliland Dalkayga Xidiha Geeska Fanaanin Qaran Inta Qaranka Hadhsata liketa AbtiyaaL 😎😘

  • @asmaxariir8220
    @asmaxariir8220 5 лет назад +23

    waaaaw hankagu hadhafo reer hebel wllhi waruntood xidiga hageesku jiroo jooga waligiiiiin guuuul iyo midnimo reer somalilaan 👌👌👌👌👏👏👏👏☝💝💞💝💔💕💕💞💞💝

  • @lilzaakirgamer6695
    @lilzaakirgamer6695 5 лет назад +34

    QARANKA QARANKA QARANKA💔❤💋KULMIYE BROTHERS AND SISTERS HORE SOCOD WANAAGSAN XISBIGA SOMALIDAH 2018 AND 2023❤❤

  • @azuumaqani9391
    @azuumaqani9391 5 лет назад +8

    Inta somalilandernimadu ku waynt ayhay like

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +3

    Hadad doonayso La kulanka Rabi gudo wajibka ku saaran Rabow noo danbi dhaf❤🙏Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️😭

  • @haboonismaaciil2570
    @haboonismaaciil2570 5 лет назад +18

    Somaliland waaa ul iyo diirkeed allaw noo daaa dhulkeena guul Somaliland😘😘😘😘

  • @mizzhana2194
    @mizzhana2194 5 лет назад +13

    Jacliyaaa somaliland nabad waarto walalahey from .Muqdisho

  • @user-jv7vw3zf4x
    @user-jv7vw3zf4x 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤somaliland ilahey ha xiftiyo amiin amiin yaarabi

  • @babynurture
    @babynurture 3 месяца назад

    From Nairobi, heestan tiktok iyo shorts kadaawaday sasban hada udanaya😍
    Somaliland wlayall guul💚

  • @salmaahmed4243
    @salmaahmed4243 4 года назад +37

    Hankagu Hadhafo Reer Hebel Somaliland Ma ahi balse Wn Jeclhy ilove You Somaliland Wxn ahy inan ka so Jeda Form Garowe wn jeclhy Wilsha iyo hablahba somaliland ❤

  • @mohamadmahamuud1658
    @mohamadmahamuud1658 5 лет назад +22

    Hankaagu ha dhafo rer hebel 🙏

  • @---ismacil
    @---ismacil 5 лет назад +12

    Mansh alaah waleeh waa heees xaqiiqo uha qarakna soomlind

  • @mariyaabdirizaq6875
    @mariyaabdirizaq6875 5 лет назад +7

    ilahay had in siyada sho reer abtigay nabda quruxda badan

  • @colhaye6032
    @colhaye6032 5 лет назад +19

    I laahayow somaliland citiraaf sii

  • @NajmaAzaldhalad
    @NajmaAzaldhalad 3 месяца назад +1

    Ayyyy❤ Somaliland ❤

  • @nunubabe8414
    @nunubabe8414 5 лет назад +6

    Qabyaalad hog dheer ku hubsano dadkuna ka hadhaan Hayn iyo Qolqol 😢 intaas uun bal eega Hoyhey Quluubta hal ka noqda viva Jamhuuriyada barkaysan ee Somaliland 💃🏻💃🏻💃🏻🕺🏿🕺🏿🕺🏿❤️☁️💚

  • @nasralaki2751
    @nasralaki2751 5 лет назад +11

    😍viv JAMUURYADA BARAKAYSAN EE SOMALILAND

  • @NasraJabril
    @NasraJabril 3 месяца назад

    Hestn love ku ahay from somalia😂

  • @nimcobadan5404
    @nimcobadan5404 5 лет назад +7

    Laxaki Mohamed miyir haji allawku naxariiso🤲🤲😭

  • @tashaaalpi3357
    @tashaaalpi3357 5 лет назад +261

    from muqdisho🇸🇴😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭love s.land💪😄

  • @Little_D815
    @Little_D815 5 лет назад +74

    MARKAY GOBTA SOMALILAND DABAAL DAGAYSO GUNTU MEEL HA FADHIISATO

    • @drroda308
      @drroda308 5 лет назад

      Na isla yaab shaqajaamad yay soomaliland waaa mide
      Maad maqlay erayada heesta ish

    • @Little_D815
      @Little_D815 5 лет назад +2

      @@drroda308 anuu somalilnad ba makala qaadin ee aduu halkeed igala qaaday

    • @maahirxaamudxassan3970
      @maahirxaamudxassan3970 5 лет назад

      @@Little_D815 waaan garan wayay waa dadka heesaha caabudaan is idhi

    • @Little_D815
      @Little_D815 5 лет назад +1

      @@maahirxaamudxassan3970 yaaaaa

    • @ilovesomalilnd1606
      @ilovesomalilnd1606 5 лет назад

      @@Little_D815 xaqiiq zis melaha hafadhistan😍

  • @abdihassan6201
    @abdihassan6201 4 дня назад

    Hankaagu ha dhaafo regret hebel🎉🎉 Somaliand was dal shaqaynaya

  • @mranitoinafarax8610
    @mranitoinafarax8610 5 лет назад +6

    Sowtu raxman genyo codkedha inta ila maqasho like isara

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 5 лет назад +13

    Hankagu ha dhaafo rer hebel🇸🇴🥺

  • @cabdimawel1932
    @cabdimawel1932 4 года назад +47

    Xaax xamaasad weynaaa reer s land salan boqortooyo waa muwadin somlilender ah idinka soo salmaya caasimada gobolkiii sanag ceergabo

    • @nafiisaabdiomar1448
      @nafiisaabdiomar1448 2 года назад

      Waan kaa qaadnay dadkaanu dhiiga iyo dheecaankaba wadaagno.😍

  • @leylamohamed2689
    @leylamohamed2689 4 года назад +9

    Masha alh walhi xamaasad baa iqaaday walaalheeyga allha idin dhowro sidaan idiiin jeclahy lamasoo koobi karo walhi somaliland somalia ayaan kasoo jeedaa lkn Somaliland sidaan u jecelahay lamasoo koobi karo markaan arko dad Somalia iyo somaliland oo is caynayo walhi aad baan uga xumadaa noolaada walalaheyga ilove you ❤💬💚💋💋💋💋💋💋💋

  • @sagalali9215
    @sagalali9215 5 лет назад +8

    Ilahow dalkayga iyo dadkayga noo barakee💚💭❤

  • @axmediid110
    @axmediid110 2 года назад +2

    I am love insomaliland successfull

  • @fardowsamohmed3388
    @fardowsamohmed3388 Год назад +3

    Heestan qaranka inta dagalka lascano ku baraty like dhac qaranka barid....😂

  • @mrmanrog3806
    @mrmanrog3806 5 лет назад +40

    XIDIGAHA GEESKA
    THANKS W🅰️Q🅰️L STUDI⭕️❤️💕🔥
    We proud our land💕🔥✌️
    H🅰️RGEYSA C🅰️DEY❤️😭

  • @nasrahussein9468
    @nasrahussein9468 5 лет назад +11

    Manshallah somaliland 💚 💭 ❤
    Illah naabdaa kuu siiyad🔥🙏

  • @ugbaadabdi4787
    @ugbaadabdi4787 5 лет назад +7

    Hankaagu ha dhaafo reer hebel❤
    Yaa maqla codadkii xamda iyo nimcaan

  • @youngdahir
    @youngdahir 5 лет назад +11

    Hankeenu ha dhaafo reer hebel reer somaliland one💚❤love💚❤

  • @CaamirAxmed-u9c
    @CaamirAxmed-u9c 18 дней назад

    Hankeenu ha dhaafo reer hebal ❤

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 5 лет назад +9

    *hankaagu hadhaafo reer hebel* *Somaliland* go forward 💕💕👏👏👏

  • @hafsaahmed9984
    @hafsaahmed9984 5 лет назад +4

    Walahey aan jeclahey somaliland waan jeclahey dalkoda iyo dadkodaba ilahow nabada idin siyadi aad ayan idin jeclahey ❤❤❤✌

  • @bilalkadra8485
    @bilalkadra8485 5 лет назад +29

    woow Masha Allah somaliland anolato

  • @iqromaxamud9434
    @iqromaxamud9434 5 лет назад +15

    inkaston an kaso jedin hadana wan jclhy somalilnd

  • @tashaaalpi3357
    @tashaaalpi3357 5 лет назад +21

    Hestan kama daalo hes jecl weyga macdahay😥
    waxan Ahay somaliya muqdisho 🇸🇴 waxan ahy somaliya Hargeyso🇸🇴😭❤
    saas baan Amin sanahy Hangeygu hadhafo reer
    Qabiiil😭😭😭😭😭😭😭

    • @Jawaahir617
      @Jawaahir617 5 лет назад +4

      Ooof oof waa hablihii reer muqdisho ee hadalka macaanaaa
      Ee hadalka dabacsanaaa

    • @puresomalilanderberberawi494
      @puresomalilanderberberawi494 5 лет назад +9

      MUQDISHANA hadhaafto
      #QARAX
      #AMISOM CIDAN MOD
      #XILDHIBANO LAYN
      KKKKKK

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 5 лет назад +1

      @@puresomalilanderberberawi494. Lol walee waad la dhigtay.

  • @sucaadnur5100
    @sucaadnur5100 5 лет назад +8

    Yes ha dhaafo rer hebal ❤️❤️❤️❤️

  • @sslh7147
    @sslh7147 Год назад +1

    Mohamed kabutawi. Hadu kusoo tilmAmy like

  • @suadali8433
    @suadali8433 4 года назад +3

    Walee waa hoyga fanka for real! Maashallah

  • @suhaybahmed5703
    @suhaybahmed5703 2 месяца назад

    Qaranka alloow barakee ❤️🤲

  • @mohapo8142
    @mohapo8142 Год назад +2

    Qaranka war heestu Waa balee dad ba,ay loo qaaday

  • @user-gl6rk8or5n
    @user-gl6rk8or5n 5 лет назад +5

    Mnzha alllh ilaahoow napada noo siyaadi AAMIIN my dalkaygii hooYo ilove z/land♥️♥️
    Allahayoow muqdizhana napad zii
    Walaalahayaga waxaan idiin rajaynayaa napad iyo wadajir
    wanaag iyo parwaaqo
    allow idin zii AAMIIN YAA RAPI

  • @Ddsionelove9
    @Ddsionelove9 Год назад +13

    From Ogadeeen much love Somaliland ❤️🙏

  • @youzarsifmohamed6031
    @youzarsifmohamed6031 Год назад +1

    Masha Allah guuul iyo midnimo for ever Somaliland insha Allah

  • @badramaxamed5014
    @badramaxamed5014 4 года назад +10

    Am proud to be a somalilander

  • @Chrisnelsonn
    @Chrisnelsonn Год назад +2

    Qaranka barida wayn

  • @asmamaxamud695
    @asmamaxamud695 Год назад +2

    Qaranka 2023❤😅

    • @hanadcade1535
      @hanadcade1535 Год назад +1

      Dhulbahante ba cunay😭☠️🙆‍♂️

    • @asmamaxamud695
      @asmamaxamud695 Год назад +2

      @@hanadcade1535 dhul bahante waa ayo markaa 2023 iz xoreyn wadaane dadka imika baraarugey hana bar bar dhigin🔥

  • @bintunafisa5121
    @bintunafisa5121 3 месяца назад

    Hore u soco abidkaa sland

  • @abdishakourshakti7364
    @abdishakourshakti7364 5 лет назад +49

    HADAANU REER SOMALILAND NAHAY NAHAY HEESAHA GUUBAABADA WADANIYADA MIDNIMOOYINKA MUNAASIBADAHA QARANIMO IYO GARNAQSIGA XAMBAARSANI WAXAY NOO YIHIIN HIBO AANU SOMALIDA KALE DHEERNAHAY
    Somali maxameday been inaanan Sheegayn Idinkaa Ii Maraga kkkkkkkkkkk

    • @somalilanderman6429
      @somalilanderman6429 5 лет назад +6

      Taasan been ahyn kadaranka makala dhacaan

    • @nafiisaabdiomar1448
      @nafiisaabdiomar1448 2 года назад +1

      Beentaa maaha walhi heeso murti iyo maamus ba Somaliland baa loogu imaadaa Dhulkeena hooyo Allaw nabada iyo nimcada u siyaadi.😍

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 2 года назад

      @@somalilanderman6429 aslaamu Alaykum my dear brother 🤩

  • @umucimraanofficial3646
    @umucimraanofficial3646 5 лет назад +7

    wakaa horumaray dhulkii hooye my dlkygii alllah jecliyaah 😘😘😍😍😍

  • @somalilandpresstv
    @somalilandpresstv 5 лет назад +9

    qaran taabo qaday jamhuriyada somaliland❤️❤️

  • @iqroilwadqurux3193
    @iqroilwadqurux3193 5 лет назад +12

    Qofka ugu horeyo o commintika so dhibaty ayan ahay hadi ad arkto commintikeyg lika dhac igu siya asxbta sharfta leh

  • @hamdaquen3909
    @hamdaquen3909 5 лет назад +8

    Masha allah nimco gaaban halkaa ka arkaa 🤣🤣🤣🍀

  • @user-rq6pb8xb9d
    @user-rq6pb8xb9d 7 месяцев назад

    Intii 2024 daawanaysa dal jacayl daraadii

  • @apwanzame8490
    @apwanzame8490 4 года назад +1

    Ninkii u hanwayn hogaanka dalkow hankaagu ha dhaafo reer Hebel #somalilander dhabaH 😍✋

  • @nastehomohamed2839
    @nastehomohamed2839 5 лет назад +3

    Hankaagu ha dhaafo reer hebel
    Soomaaliland allow dhawr dhulkygiii

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 5 лет назад +8

    Guul iyo Gobonimo❤️❤️❤️

  • @mn-tt6zm
    @mn-tt6zm 5 лет назад +6

    Xidigah’s is iga walee waa muwaadina

  • @mirepro5029
    @mirepro5029 5 лет назад +18

    Hankaagu ha dhaafo reer hebel remix

  • @selmahajiyousuph3397
    @selmahajiyousuph3397 5 лет назад +8

    Hankagu hadhapho reer hepel walahi I like 🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩 i❤my country ❤💗💗💗💜💜💜💜💚💭❤

  • @xamareyweyne4676
    @xamareyweyne4676 4 года назад +4

    Wlhi hees walbo loo qaday markan dhageysanyo jirko dhan ayan ka darema allaha ino kiin daayo

  • @Greenwood__22
    @Greenwood__22 6 месяцев назад

    Still I am watching 2024 love u dhulkaygii wlhi marka ka tagta barane qiimihiisa waan idin jeclay somali wayn

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t 9 месяцев назад +1

    Heestan yurub geenyo codkeeda le ujeclahay io tageeri an uqabo 😂❤ sawtu raxma

  • @sharmaarkeclick7766
    @sharmaarkeclick7766 3 года назад +2

    Masha all i am from Somalia but I like Somaliland people

  • @saynabjaamac3943
    @saynabjaamac3943 5 лет назад +2

    Mansha allaah ilahayow noo siyaadi nabada inta aan haystana sii

  • @amiinshyusuf
    @amiinshyusuf 5 лет назад +3

    dalkayga wlee intaan noolay cadowgu👇👇👇👇 cagahayga hoostooda 👈

  • @DHASAC
    @DHASAC 5 месяцев назад

    Guul guul somaliland ❤