Asc abyo farxiyo malin walbo waa ku firsadaa abyo ee adeg bisha intaa la kaarin ayoo ika dhamaadaa adeg qudaart maso dhiga karo oo firij iima yaalo malin walbo 6 tolar ayaa ku so adekaa qutar iyo hilb bis ee wali waxa ika dhiman abyo 5 caruur iyo aaba iyo ani lee waaY abyo
Wlh shekooyinkaaga waan jeclahay siibo kuwa saliga iyo jasakallah abayo macnto janada allaha kugu bishaareeyo
Masha alah walashey farxiyo ilove you ❤❤❤
Maasha alaah tabaarka alaha ilaahey ha nu barakeyo
Subaxnallah Subaxnallah ilawo xaqa nawafaji amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi
Masha Allah mcnto Alle haku dhowro farxiyo cadey il kuma aragto hppti ❤❤❤❤❤
Masha allah abayo ❤❤😊
Masha allah ❤Jizaaki llaahu kheyr ❤ xabibti qaali ❤
Asc mashllah Allaha kubrakeyo mashllah abyo guleso
ManshaAllah wankujeclahaye abayo
Miskiin urooney alaha kudhaafo een allaha kudhooro 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Asc abayo faraxiyo cadeey mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah allah hku xafido amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi
Maano waan ku salaamay
Wcs Abaayo Masha Allaah ❤❤❤
Masha Allah❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
Mashaallah abayoo
Alla naagtu edeb daranaa bal guriga ma ayadaa leh laakiin wiilka naagaha la dhashay Masha nin wanaagsan buu ahaa
Sorry abayo macn😮😮😮😮to 😮the ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Manta ana uhoreyo like
Masha Allah sister ❤
Masha allah farxiyo
Allah haku barakeeyo ❤
Mashaallah ❤❤❤❤
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah
M Alaah farxiyo
Hapo farxiyo mela kala so xiriro isheg codsi mar walbo wan ku weydiya🙏😢
abyo facebok farxoyo tawakal laga helaya
Facebook kala xarir abayo
@@mariamanka468720:35 20:36
Facebook ma iga aqabalini maxan sameyay
Instagramka ka lahadal hadee saas tahay
Mash allah faraxiyo cadey❤
Subxanallah😭😭💔💔😥😥
Wan yaabaye xamar sheekoyinkeeda wa wada dulmi subxanallah
Sheekada koow fahan Gobol balaka keenay bey kutiri 🙄
@@saramaxamed135 halagakeeno lkn dhibka meelu ka Dhacayo wa xamar
@@maryanmohammed9927 haa waa xamar xamarna qof walba noloshiisa bula dala dhacaya ok
@@maryanmohammed9927xamar aa ku naxsantahyi😂😂
Nimanka qar baasaasa wll
Wan kaheley shekoyinkada❤ mcnto wan kusarey
Alle naxdin xumaa ilmaha hadaan la dhalin oo naxriis loo diiyay dhakhtar geeya ma garn wayeen😢😢
Habo Mcnto Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅💯🙆♀️🥰👑❤🌹🎁🙏
Hadaanba ku dhageysan caajis aniga dhan wlh😊
Wcs wrwbt abaayo 😊❤❤❤
Channel kan dad Khyr bdn ku xiran wxa kubarty saliga nbiga csw❤
Anoo Daawanaayo Sheekadii 3aad Ee Raxmo Ayey Tan Soo Dhacday Kama Daalo Sheeekooyinkaga Horay Usoco
Anihoo 1sano kadanbeya ayaa tiraxmo hada dhmeyey tanah hadaan bilaabay maznahallh❤
Rijaaldhe mansha allah
Shekoyinka tasbixda ad ugu helay
Xoogga beel!!!!°
Wcs❤❤❤❤
Wcs abayo qali ❤❤❤❤❤ thanks 🫶🫶🫶💯💯💯💯💘💘💘💘🎉🎉🎉
Asc abaayo sheekooyikaaga.waalasocdaa.wakuwa kucibraqaadashamudan.wakuwabeerkataabanayo.kamadaalodhageysigooda
MA❤
Subxanalah🧐🧐🧐😭😭😭😭😭😭😭
Wcs abaayo please mela aan kala so xiriiro ee sheega😢❤
facebok farxiyo tawakal ka helesa
Farxiyo boqol kun hada garow qisadiysa idanka sheekiyna aaa na dhaxday maxa noga so sheekin waysay🙇
Haa abaayo 100k markaan gaaro ayee dhahday
WAATII AAY NOO TATABATEY MARKII AAY NAGA MAQNEED MAA XUSUSATA MARKII AAY NAA DHAHDEEY HAA GURSA NIINA NIIN ILMO WAATO
Wcs abayo ❤
Ana ugu horeya 🎉🎉
Tolow mxaa soomlida loo dhahas waa dad wangsan sowtan guriwalba dhibtada lagala kulmayo mid eedo mid adeer yaap alha xumato hanagahyo
Salamu caleikum huno farhiya waan ku Salamaya adi iyo familkaga ❤
Wasakh aan ALLE ka baqeen!!!!!
Wcs
M.a
Naar galoon naagaha qaaraa
wcs xabibati
❤❤❤❤
Asc abyo farxiyo malin walbo waa ku firsadaa abyo ee adeg bisha intaa la kaarin ayoo ika dhamaadaa adeg qudaart maso dhiga karo oo firij iima yaalo malin walbo 6 tolar ayaa ku so adekaa qutar iyo hilb bis ee wali waxa ika dhiman abyo 5 caruur iyo aaba iyo ani lee waaY abyo
Abayo maalin kasta hilib lama isticmaalo
3 ayaad isku filneysiin kartaa 3 atuuto ku gal mxaa wareer keenay😂
@@saamiyasiman6202maskiintahaka waalin 3 maxay tareysaa
@@haala552 sax waay waliky asuto ma kalin
Wsc
😢😢😢
❤❤❤❤❤😢😢😢😢
Sax Wale marki lagu furo wax rabo maleeh ciiyaal
Ximan ayey udhalatay
Nagtaas qumayo waayo xaqiiq
RUclips kaga maxaan radiyey😢
Soo dhawoow xabiibti
Waan filayaa in aad kan kalena aad aragtay @farxiyotawakalfamily
Sidanabigalogasaliyosallahucaleyhimwasalimfidyoahannogasogaliislabaritol_abayo
Asc wll wxaan rabnaa RUclips channel keena inaad xayaysiis u samaysid ood kor uqaadid WhatsAp kaga sooqor ama telegram ka nagala soo hadal 🙏
Wcs
❤❤❤❤❤❤
Wcs