Masha alaaha alle ja iskukiin barakeyo samiira Io seygeda sharaftaleh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ dumarku imaali ida waaubadanyihin hooyo macan alaha caaafiyo cillaaj sar GE hooyo samar🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
labadii sheeko ee ugu dambeeyey ee aan ka dhagaystay labadaad channel waa CIBRO qaadaasho walaaleey soo baddi sheekooyinkan wax laga faa´idayo mahadsanid farxiya
Wcs abaayo mcn masha allaha wllshy mcn Samiiro alle ha idiin xafido il xun idiin ma aragto isku waara adi iyo seygaada Caruurtaadane alle hakuu xafido ku wiii D.D.D anfaco alle ka kaaga dhigo abaayo mcn aamiin aamiin aamiin aamiin ❤️🤤🤲🤲🤲 naag saaxiib ma gasho eey waaye😢😢🥲
subxanalah tana waa i dhineed nagtu waa waled malah maxay tahay ninka a janabiga ka ah sawirada qawanasha ah o hadana rajatinka iyo kastumo xasidnimada xanun u dhera
Sbx adunkan ma jiro iyo cid la amanayo Subahan’Allah wa sheeko ku cimro qadsho wacan Allaha u barakeeyo samiiro ninkeda Alla nag la saxibkeda saas ayaa u danbeysan wabilahi tafiiq 😀
Waxaan rajeynaa inuu waligiis daacad kuu ahaado waa intii yareyd ee raga wanaagsan ahaay ee ku jiray adigane tan inee cashar kuu noqoto indhahaaga furto hada kadib aan kuu rajeynaa dadka ku dhageysanaayane ee ayagane wax ka bartaan
Ninka samiro waxu u shegi wayay waxu rabay runta ine ayada ogato hdu dhihi laha ka har weyxuntehee waxe u qadan laheyd inu ninkeda xuman wado lkn wu u amusay se salka uso tawato
Masha allah farxiyo aad iyo aad ku tageeraaa mar walba wa ku dhageysa badana comenti kama so bixiyo sheekooyinka badanaa wax badan laga faaidaa lakin shekadan gabdha leh samiira usheg gabadhaas ina adi ka roonaato aheed oo aada ceebaheda iska deyso ina dadka ugu sheekeyso ma aha. Ninkaagana wa qaldanyahay malinkii 1aad inu ku sheko aheyd halkaas uu ku xiro gabdha warkeeeda. Lakin hada adna saxib xun noqotay.
Waa naag habaaran lkn samiira nin keeda waa boqor masha allah fiicnaa laheedaa nimanka oodhan iney sidaa alle ugu cabsadaan
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍
Masha alaaha alle ja iskukiin barakeyo samiira Io seygeda sharaftaleh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ dumarku imaali ida waaubadanyihin hooyo macan alaha caaafiyo cillaaj sar GE hooyo samar🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
QABIILKA IYO GOBOLAADA XIITA WAA QABIIL KU SOCOO GOBOLAADA SOMAALIA FARXIYO QURUUX ILLAAHEEY HAA IDIIN HAAFIIDO ❤❤❤❤❤❤
Nimanku Waa Nin rageed iyo Nin samiiro Nin Rageed baa ku dhacay mashallh illaahy hysu barakeyo cadwgedna hka qabto
subxanallah alla. dadka qaar xumaa bisinka sxb xumaaa😢😢😢
Samiiro ilahay ha u barakeeyo rergeeda nin wanaagsan ayey heshay saxiib wax ladhahaa maba jiro waqtikaan ha la is ilaaliyo ilaahay ayaa wax ilaaliyo
Wsc war taas nag mahan bisinka walhi nin baa ku dha cey lkn aroska inu kaciliyo fiiicneed ❤❤❤❤ allow xishodka hanaga qaaadin bisinka ❤❤❤ bilaa xishood oooo bilaaa aqlaaaq dheh bisinka ❤❤
Dumarka somaliyed feer qalocan baa laga abuuray haduu dhaho arooska aadimaysid ma saxibtey walashed 😅😅
labadii sheeko ee ugu dambeeyey ee aan ka dhagaystay labadaad channel waa CIBRO qaadaasho walaaleey soo baddi sheekooyinkan wax laga faa´idayo mahadsanid farxiya
Waaba cadowe muxu ku fallaa doqonimadeeda samiira waa lillaahi mashaallaah
Ninka jabka.labaad lagugu tashaday aan kuusheegin igala har fiicnaantiisa waa nacas doqon ah uf
Haa walahi kawaran Hadi ladili laha inuushego ayey ehed
Intaas dhan oo xumana muxu uku qarinaya
Wcs farxiya allah haku xafido qali samira ninkeda iyo caruurteda allah ha u xafido wa nin boqor ah masha allah
Ana u horeyo wuuuw
Ala habar yar farxiyo saa usugayy waaba dhararya tnks 😍😂❤️🫶🏿
Allah ubarakeyo xajigeda wanagsan samira❤
Mashallah Mashallah Mashallah abayo samiro good 👍
Samiiro ninkeeda waa daacad masha Alah
Maam qisoo yinkada waan jecelahy comenti masoo bixiyo lkn si alla ku jecelahy walhi ilove you 😘 ❤ 💖
M.a allh ku xafido❤❤
Ninka midbuu kuqaldana inti waxaas. Dhn loo geysanaayay muxuu ugu sheegi waayay😏
Walaahi iney bahdishay mooday saaxibteed lkn iyadaa isbah dishay doqon abbaal laay
Waligay naag saaxib lama noqonin maku saxanahay walaalyaalow😅
Ani xataa😂
Saas Baan rabaa
Haaa m.a❤❤❤
Lkn Ninka wax weyn baa ka qaldan SubxanAllah 😭
Samiroyo walhi saxibi malihi wayo mar ayeye i qayanteye markasaa iku dabeseye saxibi 😮😂
Abayo see kuu qiyante iga sheke😂
@@Nafyar-99war jecel
Ar naagta humaaaaaaa😂😂😂😂😂nin lajecelyahay naagtiis la necebyahay cadow dheh maankeey beeshay😂
Ogaada gabdhow ninku haduuusan naag rabin sikastoo naagi ucayrsato mayeelo lkn nin naag raba oo doontay inaad gabadhuu doontay colaadiso oo cayrsato asagiina ninkayga kuhaysid kawaynaada oo ninka ama lajoogoo aamusa ama uga taga asba danaysaye
Wcs abyo farxiyo ilxun Kuma aragto iyo intii uurka kaaneceb❤❤❤❤
Nagaha qaar waa bahalo 😢ilahow gabar walashey aan xuman ugeysanin
Abaayo waan ku jecalay
waleee kaas kufican ,ma,ahan iga tag dheh. wuuu bahdilay
Wcs abaayo mcn masha allaha wllshy mcn Samiiro alle ha idiin xafido il xun idiin ma aragto isku waara adi iyo seygaada Caruurtaadane alle hakuu xafido ku wiii D.D.D anfaco alle ka kaaga dhigo abaayo mcn aamiin aamiin aamiin aamiin ❤️🤤🤲🤲🤲 naag saaxiib ma gasho eey waaye😢😢🥲
Mansha allaah ❤❤ samiro
Wcs hbaryar❤
Masha allah farxayadaydi❤
maash Allah 👌 🤲 👌 🤲 👌
Lkn ninka inoushego aye eheed anige ugu dhacdy lkn Islamarka oiishegay saxib waiigudanbesay marka saxiibada qaar wajimaleh nimcada oilah kusiiyay kuma quuran
Samiira saxiibteed waxaaba ka daran ninkeeda oo nagta wakhtigaaso dhan u qariyey
Ninka su nin ficn u aha bu jabki ka qariyay idhaf dheh bal kwrn hadi la dili laha Xaskisa
Anaguna kama daalayno inaan ku dhagaysano❤
Abayo xagee kala sooxariira
Masha Allah 🥰 ninka samiro waa nin rageda nin ku banana asagoo dhinac walbo laga maray usan aqbalin ragga qaar hadey ahan lahayen marhore nagtoda dhabarka ka jabin lahayen ilaah ha isku kiin barkeeyo naagtasne saxibtaa aheyda waa saqjamada weynatay waye duli ah samiro ninkeda inu ushegayo wax walbo ma mogis uqabtaa doqonimo ku baqbaqday 🙄😡😡😡
subxanalah tana waa i dhineed nagtu waa waled malah maxay tahay ninka a janabiga ka ah sawirada qawanasha ah o hadana rajatinka iyo kastumo xasidnimada xanun u dhera
Waxa la dhahay qof kasto hal nolol bu leyhy qofka xasidka ah halkasna ma noolado inty sxbted ku maqnyd buu reerkedi dumay yaab
Asc abayo masha allaha ayaa iga horeyo😊
Asxbey away qisadii xalay farxiya dhaheeyse tan iska sii dhageesta ee kusii sugta😂mel ey ka baxday ayaa waye ano fiirso is dhahaaa
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah shukrn
M.a🥰
Aniga habaryartay hooyaday la aabbe ah baa saasoo kale iigashay aroos ay lahaayeen halkaa mar markay sidaa iigashayna waaba ka goostay ayadoo dhan
Masha Allha 😢😢
Sbx adunkan ma jiro iyo cid la amanayo Subahan’Allah wa sheeko ku cimro qadsho wacan Allaha u barakeeyo samiiro ninkeda Alla nag la saxibkeda saas ayaa u danbeysan wabilahi tafiiq 😀
Somali ayaa horay wexeey utiri lilaahi iyo laqdabo meel islama maraan kheyr ayuuba u ahaa dagaalku illaahay ayaba kareebay mashaa Allaah 🎉🎉❤❤❤❤
Wlhi ninkas nin rag ah ayuu ahaa wlhi nimanka qaar ee nacasya ah ayaa jiro
Ninkeeda u hiliyay doqon xun naag raac kumasan noqonin tasaa darnaan leheed naagtas na nacas ay eheed An saxibtinimo wax udhow leheen Samira guleysatay
Subxaanallh Zxp xun by ahyd Allha nagah badbaadsho Zxp xun
Hpo mcn mahadasanid Allha ku xafido ❤
Samiiro abyo taas saxiib ma aheen hadee ku sixrin alxm dheh
Subxanallah taas sahib maaha wa maaas😢
NIIN WANAGSAAN AYAA KU QAABO ILLAAHEEY HAA IDIIN HAAFIIDO
Wcs abaayo macan
Anaa uhoreyo manta ❤🎉😂
Wcl sister farxiyo ❤❤🎉💕💕👍
❤😂❤😂❤😂❤😂❤😂❤😂❤😂😂❤ MAASHA'ALLAAH.
Asc mansha allah daacadi ma hungowdo saaxiib naag faaiido ma leh
Qofkii 52 ahay😂 waa soo dahay maanta
Aboyo farxiyo isoduceeya muraada leeyahay
Allaha muraadkaaga ku sahla abayo
Bismilaahi naagta saaxiibadeed saas u daba maryeysay tolow dadka kalana maxay ku samayn kartaa waaba qof waalan. Ilaahay intaas ha idiinka ekeeyo dhibkeeda samiiro
Farxiyo tawakal ❤
Bisinka xumaan badan nagata 😮saxiibte oo amiintey mee sidan oo dhan u qiyaamtey 😮😂
❤❤❤❤🎉
Rajabeeto waaxay 😮 ay xidhantahy naagtu
wcs xbbti❤
Habo farxiyo san kugu xisaay mamaln karaysid Habo mcn wan ku jeclahy 🎉❤❤❤❤❤❤
Wcs farxiyo cadey
Alla saxiba naaga marka lasocoto waa iska isdan 😅
Hablayo hebal lay lay wlh san u qosalaye beerka I cadaday waligay naag lama Saxin hadana xiise iguma hayso😅😅😅
Weligay qof nucana waa ii dhina ayada iyo iintaa lamida. Waxan leyahay imanka ayaa idinka. Guubteey ee. Xiishooda ooo xaarka iska dhaqaa ceebii idinma kaartoo yahuudiin wlhi waxas walaga xishoda acudu bilah
Sxb waxa igu dambesay malinka 11 sano jirsaday alxm saxib malihi hadana maba yelan dono insha allh
Waxaan rajeynaa inuu waligiis daacad kuu ahaado waa intii yareyd ee raga wanaagsan ahaay ee ku jiray adigane tan inee cashar kuu noqoto indhahaaga furto hada kadib aan kuu rajeynaa dadka ku dhageysanaayane ee ayagane wax ka bartaan
Anaba is dhahay ilmihi hore ame xasinimo uso ridi jirtay o ilma adi iga dhalin marabo kawaday iskiifada
Ninka samiro waxu u shegi wayay waxu rabay runta ine ayada ogato hdu dhihi laha ka har weyxuntehee waxe u qadan laheyd inu ninkeda xuman wado lkn wu u amusay se salka uso tawato
Saaxib aaa haigusheegin
Ninked qaldan inuu dhehe eheed nagtaan lajir iskana jir bisinka
Masha allah farxiyo aad iyo aad ku tageeraaa mar walba wa ku dhageysa badana comenti kama so bixiyo sheekooyinka badanaa wax badan laga faaidaa lakin shekadan gabdha leh samiira usheg gabadhaas ina adi ka roonaato aheed oo aada ceebaheda iska deyso ina dadka ugu sheekeyso ma aha.
Ninkaagana wa qaldanyahay malinkii 1aad inu ku sheko aheyd halkaas uu ku xiro gabdha warkeeeda.
Lakin hada adna saxib xun noqotay.
Samiiro walaahi ani wey ila saxantahay
Ninkana ma qaldana wuxuu is lahaaa saxibada ha isku dirin
Wcs abaayo ❤❤❤❤❤ ❤🎉🎉😂
Hadaad mar dharbaaxday waa kareysay
Naag saxiibtinimadeda faaido maleh 😅
War ninka ma qabriya mu ushego gabadha wadacad balaya sxb lanoqo
Ish midkaansanaa naagtu
❤🎉Farxiyo Fiican❤
subxanallah
Samira ninkeda meshas dhigay wayo waxu laha inuu kaga digo oo u shego xaqiqda jirto
Wsc
Indho adka ma il kaluun bey laqdey wasakhada qumayada😂😂😂
Wlhi waa iga qoslisay😂😂
@@ZamzamCumarZamzamCumar waliga naag nocana oo kle sheeko maku maqashey ninka ay ayado rajabeto qabta udireyso hdana dan usan kala heyn baba kasi yaabey indho adka sharmutadu😂😂😂😂😂😂💔
@@zuuzaana9682wa xasiidnimo eyy uqabto saxibted
@@zuuzaana9682 bis ka dheh taas too maahane🤣🤣
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
NAAG SAXIIB MAGAASHO FARXIYO TEAM MAR HORE WAA IDIIN SHEEGEY
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wsc abayo
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Saaxiib dumar....... weyn aa u dambeyso kkkkkkkk.