#farxiyotawakalfamily

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025

Комментарии • 81

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan5961 Год назад +7

    اللهم صل وسلم❤ علي نبينا محمد ❤ صلي الله عليه وسلم❤

  • @NuurtoWadani-k7k
    @NuurtoWadani-k7k Год назад +12

    Shaqo laan badnaa ma intaasa qof sugaaa
    Xariir aaba sanad wadi karin

  • @saramaxamed135
    @saramaxamed135 Год назад +11

    Hayeey aniga gabar zxpo eheen sidan iyeshay mar wiil ba ikuso darsaday ana waan lahadlay wlh isla habeenkas zxpteysa tusay markase itiri ma aqaan ana hadalka siiwatay marka mudo hadleynay buiso diray sawirka zxpteyda markaso idhahay mataqan ana haa baan dhahay waayo wllkeyga xita xiriir bey laheyn gabartas markaso idhahay mobilkaaga haisaga dhibin umada waxan dhahay sabab adiga iyo gabartan maxa idinka dhaxeyo aniga dhalinyaro ban ahay jaceyl iyo xiiso ikumusan heynin isaga kaliya lahadal bey ika ehed markaso idhahay xafada dagan tahay hada ayan dagnaa jiray aniga iyo gabartan xiriir naga dhaxeyn jiray aniga iyada wax ban ku argay wana kadagay markasa dhahay zxp isdaji iyada waa gabae fcn kaliya waa iska dhalinyaro ana udagayo labadina idin xalinayo iso dhahayo maxa ugu dage iskasa aniga dan kama lihi baan callka kujaray isaga iyada udagay markasa dhahay zxpey wiilkan mataqan inta qososhe iku tiri haa markasa dhahay malintii maxa beenta iku sheegtay markase tiri wad iyo dhamaadkiisa hada idinka isjecel markasa mobilkeyga udhibay kuyiri eeg hadii hal fariin nuuc kale xita isku dirnay wax naga dhaxeyo maleh kaftan iyo zxptinima kushegeysana markasa iku tiri isaga iku yiri iyada raba markasa dhahay xanaaq lehaye waxas majiran isaga wacay waan hishisiye isla markii wllkeyga wacay waxan kudhahay 🙄 qoftii zxpateyda eheed Kawrn markaso idhahay wey fcn tahay ina wadanka imado iheyso ogursado markasa dhahay mya hasameyn nio ee Block saar kuma qalanto waayo wllkeyga waa wiil qalbi fcn dhawacana jecleen into yabay boiku yiri maxa hauweydin sawabta dhahay hye boiku yiri waxa ku aragtay bey qabta malinta dambe itimid iyado ileh wllkaa maxa kudhacay ana waxan dhahay maogi laka yaba ino shaqo faro badan haayo hada aniga qalad maa leyahay guys o wllkeyga iyo iyada ina kala fogeeyo eh 🥲

    • @xafuusinayaroow8686
      @xafuusinayaroow8686 Год назад +4

      Maya wax qalad ah malihid
      Wllkaa baad qiyaamadeedi ukashiftay

    • @saramaxamed135
      @saramaxamed135 Год назад

      @@xafuusinayaroow8686 sax 🤕

    • @reymasadam9770
      @reymasadam9770 Год назад +1

      Abaayo qofkii adiga wada socoteen mee la hadashay

    • @saramaxamed135
      @saramaxamed135 Год назад

      @@reymasadam9770 mya wiil ilaso hadlay o share iku yimid waaye wll marka weydiye aye iku tiri ma aqaan markasa wiil iskala sii hadlay marka 4/3 month shekeysaneeno bey wiilka wacday iyado kuqeylineyso ana waanka haray isaga

    • @zamzamcumar2177
      @zamzamcumar2177 Год назад

      Fariid aqli badan baa tahy sxby qalad malihid

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Год назад +3

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @saadiasheikhamin2090
    @saadiasheikhamin2090 Год назад +3

    Bombast 1 wuuuuw wan ku salaamay farxiyooois

  • @safiyoxaajicusmaan1846
    @safiyoxaajicusmaan1846 Год назад +3

    Sc wr wb xabibti allh ku xafido adigana io fmiligaga aaaamin yaa allh

  • @FarhioHussein-db1cm
    @FarhioHussein-db1cm Год назад +21

    Farxiyo abayo waxan rabaa mar ilaad ka soo hadashid gabdha xiriirka leh oo doonaya in ay ku dagan 😮 waayo gabadha waxay ku fiican tahy intay gabdh tahy ay ka fiirsado ciday dooqonayso in kasdoo wax kasta calaf yihiin 😊

    • @zamzamcumar2177
      @zamzamcumar2177 Год назад

      Masha alllah waa arin fcn abayo mel wngsan ayaa wada rajeyneynaaa iyo inaa ka fiirsano

  • @SabarinAbdulKadir
    @SabarinAbdulKadir Год назад +3

    Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashllah abyo

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 Год назад +3

    Wallah.waxan.garanwayey.waxa.haweenka.isku.diray.habeenwacan.dhaman❤🎉😘😍❤💘

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 Год назад +4

    Saxibtinimo naged faido mala ha

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli Год назад

    Masha Allah❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @Nasrocadeey
    @Nasrocadeey Год назад +2

    Asc abayo farxiyo waxan raba inan qiso kula sowadago lambar kaga intee kahela

  • @zulekhahussein4919
    @zulekhahussein4919 Год назад +3

    Wsc

  • @sihaamcilmi7772
    @sihaamcilmi7772 Год назад +3

    Ang ugu horeyo 😊❤

  • @ryufh9464
    @ryufh9464 Год назад +6

    Ana ugu horeyo lik iisaara❤

  • @miskidaahir6133
    @miskidaahir6133 Год назад

    maan sha allh

  • @NimcushNimcush-e8d
    @NimcushNimcush-e8d Год назад +1

    Sxib maficno wlshey mcn ii ah❤😊

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 Год назад +2

    Caleykuma salaam waraxmatullahi wabarakaatuhu Mahadsanid

  • @xaawoibraahim5738
    @xaawoibraahim5738 Год назад

    Meel aaan kala xariiro isheg sister

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 Год назад +9

    mashallah.wallah.waa sheekoyinka.cajiib ah🎉🎉🎉❤❤

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj Год назад +3

      laakiin waa murugo walalo inan aad amintay ood wax waliba la wadaagtay in ay adiga uunkaa dhex kacdo wax baa laga baranaya haba usheegin lahaydaa arimaahisi way badanyihiin habloyaryar oo say walaahi ah baan haystaa oo markaan ku idha ala hooyo saaxiibo xunxun baa jiree maad Wada asmintaan ayay ila yaabaan hooyo saaxiibada xun waa la arki karaa inkastooyna lahaynba saaxiibo waa dadex oo iyagaa isla saaxiiba markaasaan is idha hadaba siday u Baran dadka xunxun anigu hooyaan ahay oo marka inan la xumeeyaba kuwaydaan kafikiraa naxdinta aan ka naxay inantaasi la dhibayna ma iloobo maalmo dhan

    • @isramaxamed4963
      @isramaxamed4963 Год назад +3

      @@HindaAbdulle-fl2jj wallah baryahaan.waxla.amino.lagaranmayo

    • @saafiabdalla9448
      @saafiabdalla9448 Год назад +2

      ​@@HindaAbdulle-fl2jj abayo sheekadan hakula dhageystaan si ay u fahmaan saaxiibka xun

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj Год назад

      @@saafiabdalla9448
      Haye walalo mahadsanid dhibka jiraa waa Somaliga ayay ku dhibanyihiine waan dadaalayaa insha allaah

  • @Binta-s
    @Binta-s 10 месяцев назад

    Saxiibeey farxiyo sheekadaan waa nagu soo celisaaay mar 2aaad

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 Год назад +4

    Wcs

  • @ayaancr
    @ayaancr Год назад

    Ya Allah... 😢😭😭

  • @zuhurzayooni
    @zuhurzayooni Год назад +2

    Asc abyo farxiyo wan ku salmay keep going abyo wan jeckahay qiisoyinkada❤

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 Год назад +1

    Maskiin Maymuuna waan ka xumahay waxa ku dhacay naag saaxiib maleh

  • @munakayf5502
    @munakayf5502 Год назад +2

    Waaw cawa samidey waye

  • @adnamoha3421
    @adnamoha3421 Год назад +2

    Wan ka faida janlkaga waxyalo badn oo expirence ah oo gbr yar oon adunka wax ka arkin waxy janalkaga ku noqonysa qof waya araga oo wax walpa fahansan mahdsnid habaryar

  • @XayaatMaxamed-x2m
    @XayaatMaxamed-x2m Год назад

    ilahow iku arsaq owlad bari ah insha aallh waqti dhawo yarbi 😭

  • @marwamoallim7492
    @marwamoallim7492 Год назад

    Sheekadan waaradinaye🎉🎉🎉🎉

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Год назад +1

    Subxaanalah 😭💔💔

  • @hashimabdi8366
    @hashimabdi8366 Год назад +2

    AR NAAGAA

  • @ZamiiraAadan-ss8wq
    @ZamiiraAadan-ss8wq Год назад

    Asc farxiya wlshy waaan kujeclhy xbbi ilhy haku jeclaaado

  • @maxamedfariid9775
    @maxamedfariid9775 Год назад

    Wcs walaal farxiyo

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli Год назад

    Habo Mcnto Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅💯❤🙆‍♀️🥰🙏🎁🌹👭

  • @FardusMaxamed
    @FardusMaxamed Год назад +3

    Asc Farxiyo cadeey

  • @UmmuKhalid-t1y
    @UmmuKhalid-t1y Год назад +1

    Asc Sethy habo

  • @XamdaAbdi-k6j
    @XamdaAbdi-k6j Год назад

    Farxiyoy abyo qisa Raba ina kula so wadago ee inte Kala soxirira abyo

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd Год назад +2

    Fatima

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Год назад +2

    Masha Allah sister ❤

  • @AaminaXassan-b9e
    @AaminaXassan-b9e 3 месяца назад

    Saxibtinimo naged faldo mala ha

  • @nimcahilowle6131
    @nimcahilowle6131 Год назад +2

    asc farxiyo horta shekada gabadha an weli gursanin no so da inaga xas ma nixni

  • @nimco3140
    @nimco3140 Год назад +2

    Asc😊😊😊

  • @NasroShuute
    @NasroShuute Год назад +1

    😢😢

  • @haweeyomaxamed4507
    @haweeyomaxamed4507 Год назад +2

    ❤❤❤

  • @Nasro283
    @Nasro283 Год назад +2

    Wcs waa sheeko qaraxo leh mahadsanid❤❤❤

  • @FaizaMaxamed-r2l
    @FaizaMaxamed-r2l Год назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaryanAadam
    @MaryanAadam Год назад +3

    Ladhaqso sheekada

  • @FaizaMaxamed-r2l
    @FaizaMaxamed-r2l Год назад +1

    😢😢😢😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ruweydiinalaky7541
    @ruweydiinalaky7541 Год назад +1

    Xariir hala sameyso maba xume mexe usawire iskifada 😡

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 Год назад +1

    Nafsiga ma so daho ee iska sug😢😢😢😢😢😢😢

  • @safiyoxaajicusmaan1846
    @safiyoxaajicusmaan1846 Год назад +2

    Samidey amey ninka qaadaa muno

  • @ArmaanAli32
    @ArmaanAli32 Год назад +3

    😂😂😂Wax maba kafahmin wll wa mahadsantehe

    • @mandekmanka
      @mandekmanka Год назад +6

      Wa cusubthe nalasoo qabso adaa marksto soradinysid farxiyo

    • @nasorkiinnasokii
      @nasorkiinnasokii Год назад +1

      @@mandekmanka tasa ben ahayn

    • @saqiqa
      @saqiqa Год назад

      @@mandekmankataas ay been ahay qofki barto Farxiyo wad raadsaneysaa 😂

  • @liolovekim3589
    @liolovekim3589 Год назад

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ZahraaSaid-f2n
    @ZahraaSaid-f2n Год назад +1

    I am sorry muna

  • @umaramadaanchannel3871
    @umaramadaanchannel3871 Год назад +2

    Sorry sister

  • @FarxiyoMaxamed-iv2pd
    @FarxiyoMaxamed-iv2pd Год назад +2

    Wcs suubax wngsn

  • @dahabomire
    @dahabomire Год назад

    😊😊😮😮😢😢😂😂❤❤❤

  • @dahabomire
    @dahabomire Год назад

    😢😢😢😢😅😅😅❤❤❤😊😊😊

  • @saqiqa
    @saqiqa Год назад

    Sorry aan dhahaya gabdha sanadkan nin maba ka aamino 😢

  • @fahiimahassan5239
    @fahiimahassan5239 Год назад

    Koo

  • @canab8981
    @canab8981 Год назад +2

    ❤❤❤

  • @ManeAden-d7r
    @ManeAden-d7r Год назад

    ❤❤❤❤❤❤❤