SUBXANALAH: KIISKI OGU ADKA IYO GABDHI ADERKED KUFSADAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 сен 2024
  • ▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment
    ▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Maxkamada Calasow.
    Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid
    Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:-
    ●tik tok Cadaalad
    ●tik tok Challenge
    ●tik tok Sadaqo
    ●Tik tok Qaraaxo
    ▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaad Dheeri ah
    ▪Waa Ku Mahadsanthy Mar labaad Booqoshada Channelkan MAHADSANIDIIN
    ▪SUBSCRIBE

Комментарии • 57

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 5 дней назад +9

    HANNA WEY QALDAN TAHAY GABADHA YAR IN LALA HADLO MAAHA

    • @fatumamuhammad5685
      @fatumamuhammad5685 4 дня назад

      Haani qald sameysay gabadha iney lahadasho meysan ehen hani gar maba qaadi karto

  • @falismahamuud1435
    @falismahamuud1435 5 дней назад +7

    Asc odaygaa waa ciil cunay gabadhaadi oo laciilay oo meel aad ka hadashana aadan joogin waa dhibaato xagi dhaqaalihiisi waa kasoo burburiyay oo qaxootiyaduu keenay xag walba waa in looga gurmadaa dal iyo dibadba insha allaah ukaca soomaalinimo islaanimo ninkaasna maxkamad halala tiigsado

    • @Lluul68
      @Lluul68 5 дней назад +1

      Haa walaahi

  • @Sdt23578
    @Sdt23578 5 дней назад +2

    Duceysane dahirow cadawga allaha ka qabto ka duceyso umada qeer allaha ku siyo aduun iyo aqiiro amiin ❤

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 5 дней назад +5

    ILMIHIINA ILASHADA DAL IYO DIBAD

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 5 дней назад +2

    Walalkey dahir yaab subxanllh subxanllh subxanllh umadan allh haso hanuniyo ceeb

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 5 дней назад +4

    AABAHAN WALA DHAWACEY

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 5 дней назад +7

    WA KA XUMAHEY WAXA KU DHACEY ABAHA

  • @Lluul68
    @Lluul68 5 дней назад +2

    Gabadha quraan hala saaro

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 5 дней назад +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 5 дней назад +3

    HADEY DACAD YIHIIN WEXEY SO WADI LAHAYEEN ABAHA IYO 6 CARURA

  • @foosmuke6029
    @foosmuke6029 5 дней назад +1

    Waa rufiyaan hano

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 5 дней назад +4

    Ibrahim wa nin isa huba laakiin la ciilay wan ningesi ah oo aqli badan laakiin reerka gabdhaha family ceebta wa aqrinayan sababtun gabarta yara wa la tababaray limo yar oo alligator laga xaday wixi jiran wa alle og laakiin wa khiyaasay

  • @A_Ibrahim57
    @A_Ibrahim57 5 дней назад +1

    Dahir caawi abah iyo gabadh uu dhalay ogow markstab hawenku waa dhibanyihin

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 5 дней назад

    Gabadha waa la baadhi karaa dhakhtar baa la gayiin karaa si wax kasta u dhamaadan waayo waxa oo dhan lama aamini karo cadayiin waa la samayiin karaa

  • @LaylaAli-qw6eu
    @LaylaAli-qw6eu 5 дней назад +1

    Daahir baa fiican hana ruufiyaan

  • @ziyadahmed9003
    @ziyadahmed9003 5 дней назад +1

    Daahir xaqiiqdii waxaa tahay Nin Dadka aad uyaqaana Aadna u wanaagsan Aabahaa dhiban waxaad uqaban karto uqabo arintiisa meel dheer gaadhsii

  • @HirsiAdenRaage
    @HirsiAdenRaage 4 дня назад

    Naagtaan allé ha cadaabo waa ruufiyaan

  • @LaylaAli-qw6eu
    @LaylaAli-qw6eu 5 дней назад +2

    Hana walee somali waa Ku nacdey

  • @nimcoahmed536
    @nimcoahmed536 5 дней назад +1

    She is 21 years old she can. Reach her own destination .

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 5 дней назад +2

      Yes yes waa dhoocil waalan

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet 5 дней назад

      ​@@ftshmh4761waxi Jira Ilah of abahan tuhun xun baa kujira oo xaqiq udhow

    • @Awoqali-c1y
      @Awoqali-c1y 4 дня назад

      ​@@ftshmh4761Haa wlhy nagta hooyaded ninka uga warameysa takale habar yarya ayn layabay

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 4 дня назад +1

      @@Awoqali-c1y sheekadan wax baa ka khaldan

    • @Awoqali-c1y
      @Awoqali-c1y 4 дня назад

      @@ftshmh4761 Haa walee illahayba og sidey wax udhacen

  • @HooyosacdiyoSabriye
    @HooyosacdiyoSabriye 4 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KhatraXamuud
    @KhatraXamuud 5 дней назад

    Odayga shaki bixiye

  • @foosmuke6029
    @foosmuke6029 5 дней назад

    Hano rufiyaaan

  • @KhatraXamuud
    @KhatraXamuud 5 дней назад

    Waxba ladeda daahir odayga ukaca

  • @LaylaAli-qw6eu
    @LaylaAli-qw6eu 5 дней назад

    Hani ruufiyaan xaasid ah

  • @hagimohamoud6653
    @hagimohamoud6653 5 дней назад

    Somali holacday oo Hanna a aqoon yahan u ah oo xasilisa dhibaatada qoyska.

  • @Wholecarpet
    @Wholecarpet 5 дней назад

    Wu is adkenaya asaba xanun ka qaday arinta Gabdhisa

  • @fadumoxasan5995
    @fadumoxasan5995 5 дней назад

    Wixi run ah alle aya og xaqaa allaaha so iftimiyo teda kale qof qaan gaar ah lama qasbi karo qasatan marku yurub jogo 🥱🥱🥱🥱

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet 5 дней назад +1

      Ayadon qaangarin bey lajogtay blackmail ahan walo hesankara at young age mental break ki dhicikara

    • @fadumoxasan5995
      @fadumoxasan5995 День назад +1

      @@Wholecarpet waa sax lkn hada waa qof weyn asaga gacan ku ganbad ah ninki qof faraxumeyaa 💪💪💪

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet 22 часа назад

      @@fadumoxasan5995 aad iyo aad there is blackmail

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 5 дней назад +1

    maxamed dauud wa khaldan tahay waraysiga ridwan ka soo dhegayso isaga aya amarka hore hooyada ku yidhi ninka armuu gabdha kufsaday isagana keenay sheekada hadana wuxu leyahay hooyada keentay waana beenaale waana ogaan doontan reerkaasna kena warysta inantana yaan sharfteda lagu tuman iyado qofka wayn sabab loo badha ma jiro iyada shegaysa hadii wax ku dhaacay xishooda

  • @harun7450
    @harun7450 5 дней назад

    Kiisba KIIS buu Ka adagyahay maxkamadaan waa ineey xukumo adag ridaa una gudbisaa shuute wixii dil qaabilsan

  • @LaylaAli-qw6eu
    @LaylaAli-qw6eu 5 дней назад

    Ibrahim maaheen in uu hani aado walhi

  • @LaylaAli-qw6eu
    @LaylaAli-qw6eu 5 дней назад

    Hani walee aduunka wuu Ku nacay soy soy xataa way Ku fahantey

  • @user-mb4yw6oi7p
    @user-mb4yw6oi7p 5 дней назад

    Odaygan run arikisurun buu eeg yahay

  • @LaylaAli-qw6eu
    @LaylaAli-qw6eu 5 дней назад

    Hana ruufiyaan hawiye

    • @nimcoxashi5061
      @nimcoxashi5061 4 дня назад

      Kaan idiin cawiyo somahan hawiye intaad so calacashan uuff❤❤

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 5 дней назад

    HANA ATINTAN SIDEY U GASHAY WEY QALDAN TAHAY ARINTANA WEY QASTAY SI WAX LOO BAARONA MA TAQAANO

  • @odayxayow3958
    @odayxayow3958 5 дней назад

    Hanna adi yaa ku aaminaayo

  • @jannaat3007
    @jannaat3007 5 дней назад

    Hooyada kalasaari karto arintaan

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 5 дней назад

    qofka doonaya inu sheekada sida cadceeda u fahmo warysigisi ninku ka qaday hana ka hor soo dhegaysta

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet 5 дней назад

      Wa isku mid xogo tartar baa kujira

  • @LaylaAli-qw6eu
    @LaylaAli-qw6eu 5 дней назад

    Hani beela guba

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 5 дней назад

    hana iyo dahirow ninka hada wuxu yidhi hadalkaa ma keenin lakaiin maalinti wiilka waraysanayay wuxu aana hooyada ku idhi ninku gabdha miyuu kufsaday waakana diidane ka dibna hooyadii baa igu tidhi gabadha saas i tidhi hadana muxu yidhi anagu hadlaka ma odhan hooyada tidhi ninkan wa beenaaale bila abaala reerkisii loo dhoofaiyay ninka islamka ha laga celiyo wa siddan caqligayga ka arkay kaadib wyan weeye aniga aan weli maql reerki kale bay ii cadaahay inu yahay beenaale

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet 5 дней назад

      Hoyada kentay hadalkas eey gabadhah tiri aabo majiro carurtisa cebeynaya asaga xanun maskax ka qaday oo dikrigu isku dajiya

  • @abdirizakmuse1159
    @abdirizakmuse1159 5 дней назад

    Odayga diina waa yaqaanaa qaladkiisana waxaan u maleynayaa in carada ka keeneyso