FURIIIN: SUBXANALAH MARWA KHADIJA OO NINKEDA AABA DAHIR FURTAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025
  • ▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment
    ▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Maxkamada Calasow.
    Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid
    Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:-
    ●tik tok Cadaalad
    ●tik tok Challenge
    ●tik tok Sadaqo
    ●Tik tok Qaraaxo
    ▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaad Dheeri ah
    ▪Waa Ku Mahadsanthy Mar labaad Booqoshada Channelkan MAHADSANIDIIN
    ▪SUBSCRIBE

Комментарии •

  • @ummuhaifa1924
    @ummuhaifa1924 4 месяца назад +13

    Dahir awalki hore dadka ayu dhulmi jiray waki an baranaye anga lkn hada dadka inu wanaajiyo ayu usojeestay oo wixi horay oo kadacay kukudho MashaAllah dahirow Allaha kubarakeyo adheer shaqa weyn ba heysa hada wlh dhambigaga Allaha daafo 😊

    • @ilwaadqurux8281
      @ilwaadqurux8281 4 месяца назад +4

      Sax Masha allaah haben walbo wafisada

    • @ShukriAdan-pc3gh
      @ShukriAdan-pc3gh 4 месяца назад +1

      Waa tuug yuunis iyo naagtiisii in codcod ciidoole ina ruxrux reexaan shubato

  • @ZahraQueen-2
    @ZahraQueen-2 4 месяца назад +2

    Weyba dhibeen daahir markey qadka uga baxaana hadey raban wey xamanaya sidii ayaan hore ceertaada dhamaa caydaada yaqaan maqli jiray daahir dahab allow hanoo waayin🤲🤲❤️

  • @Muxmux238
    @Muxmux238 4 месяца назад +4

    Daahir you are so funny walahi you make me 😂😂

  • @naimabarre7088
    @naimabarre7088 4 месяца назад +3

    KHADIJO WAXAY ISKU MALEYSA NAAG QURXON OO NEW YORK LAKEENAY SUBXANALAH ILAHOW DHAMANTENA NA HANUUNI ILAHOW AWLADA NOO XAFID AAMIIN YAA RABII

  • @Sdt23578
    @Sdt23578 4 месяца назад +6

    Dahirow qeer allaha ku siyo labadan qof kala badbaadi hadii kale dhib ween ayaa ka imanayo labadan is qabo ayaga isdili dono

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 4 месяца назад +3

    War aabo daahir gabar fiican siiya tan oo kale ilaahay nama soogaliyo subxaana llah

  • @Qezah-b7t
    @Qezah-b7t 4 месяца назад +3

    Dahir kuwan wuuba kahelaa qaraxadooda😂😂

  • @fridafrida7539
    @fridafrida7539 4 месяца назад +6

    Aabe Dahir anigaa gabar fiican kuu hayo!!!🎉

  • @fridafrida7539
    @fridafrida7539 4 месяца назад +14

    Aabe Dahir aniga baa gabar fiican kuu hayo!!🎉🎉🎉

    • @zeinab-o6r
      @zeinab-o6r 4 месяца назад +1

      😅😅😅😅😅😅😅😅

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 4 месяца назад +2

      Maba ahaa la yiri somali hhhhhhhh
      Walaso ogaaday hayeeeeeeeeey laysu soo gal

    • @nimcokuukaayofficial563
      @nimcokuukaayofficial563 4 месяца назад

      Sorry ninku waa isaaq iska dhala​@user-sn5yz7vg8v

    • @abdirahmanadem9887
      @abdirahmanadem9887 4 месяца назад +1

      Naa heedhe kan caytamayo iska dhaaf nin dhamaystiran anigaa kuu hayo

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 4 месяца назад +1

    Waa maxay ciyaalnsuuqnimadaan xamar iyo hargeyso iyo adis Ababa.❤❤❤❤❤

  • @SahraOsman1122-cq2me
    @SahraOsman1122-cq2me 4 месяца назад +2

    Subxanallah rabbiyow kuwan kala damiino acuudu billah daahir calasaw ma isagaa dhalay

  • @AmenaAs
    @AmenaAs 4 месяца назад +5

    Naagtu af dheera bilaaa aqlaaqa weeye illaahay ha sohadeeyo

  • @amalhaggar2799
    @amalhaggar2799 4 месяца назад +5

    Dahir you are so amazing

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 4 месяца назад +16

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

    • @NimcoXasan-x6o
      @NimcoXasan-x6o 4 месяца назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @laylaxuseen-i7s
    @laylaxuseen-i7s 4 месяца назад +6

    Markay lacagta maqlaan isma laayaan kkkkkkkkk shib

  • @ifrahali7125
    @ifrahali7125 4 месяца назад +5

    Dahir labadaan waakuwii ku waali lahay 😂

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 4 месяца назад +4

    Subxanallah ninkan imtixaan a heysta

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 4 месяца назад +1

    M.allh😂😂😂 igama badno wa kalmad cajib ah😂😂

  • @AsiyaBerger
    @AsiyaBerger 4 месяца назад +2

    Reer ba'ow yaa ku leh? Ilaahay na astur. 🤣🤣

  • @AididIndhacaad
    @AididIndhacaad 4 месяца назад +1

    Daahir good man waxan baad u duqaadataa

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 4 месяца назад +7

    Waxaan dhan waa film😂😂😂

  • @Amiir2107
    @Amiir2107 4 месяца назад +4

    Maxkamadii ooo walatay.😂😂😂

  • @fatoumahassan1993
    @fatoumahassan1993 4 месяца назад +1

    Hhhhh waa 2 xanusana subaxanllah 😅😅

  • @ilhammohamou698
    @ilhammohamou698 4 месяца назад +1

    Aabe Daahir anaa Naag fiican kuu keenaayo

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 4 месяца назад +2

    Subxanalaah kuwan Alle ha soo hadeeyo

  • @SuadaAhmed-t8j
    @SuadaAhmed-t8j 4 месяца назад +1

    I love this too 😂😂😂😂😂😂😂

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 4 месяца назад +4

    Daahir kuwan haku wareerin faa ido ma leh

  • @aaqilka5158
    @aaqilka5158 4 месяца назад +5

    ወደ እስር ቤት መላክ ትፈልጋለህ waxaa rabtaa inaad kiiska aad wiilka saarto lkn gabadhas danbiile ah i a calasow xag jir baad tahay sxb xisaabtan badal oo gabadha si fiican ula hadal maskiinkan way ku ciyaaraysaa

  • @Mukhtaar909
    @Mukhtaar909 4 месяца назад

    Ha istuurin waryaaaa

  • @rodamahamoud
    @rodamahamoud 4 месяца назад +1

    Subhanallah

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 4 месяца назад +1

    Subxanallaah dadkan somali maaha miyaa😢😢😢

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 4 месяца назад +2

    Dahir why naagtan u si fasahadine oo lacagaha ugu dire meesha cuduro halisa ayey ku qadi karta markey balwada ku isticmasho lacagta

  • @samsamjama144
    @samsamjama144 4 месяца назад +3

    They need Curran Saar

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 4 месяца назад +3

    ❤❤s❤❤c❤❤w❤❤allhu❤❤akbae❤❤wllhi maskaxdi baa naxanuntay yrabbii dulqad badanaa awowe dahir alasow cawa cfimadkii ba nagala qaldirabaa subxanallaah howshani melmariya korkiba nahuraya bisinkow sidani dhqn mhn wllhi

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
    @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 4 месяца назад +1

    Ninkan way ka waashay naagtani waa nin naagtan jecel, laakiin naagtani niman kaley wadataa waayo waan fahmayaa naagta ujeedo kale wadata.
    Ninkan ilaahay qalbigiisa naagtan jacaylkeeda ha ka saaro.

  • @AididIndhacaad
    @AididIndhacaad 4 месяца назад

    Subxaanalaah isma dhaamaan waxani

  • @NasroSheikh-k1h
    @NasroSheikh-k1h 4 месяца назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @deeqodahab9737
    @deeqodahab9737 4 месяца назад +1

    Yaa. Islama. Ayadu. Naag. Somaliyed. Maaha. Miyaa. Markay. Ledahay. Nag. Somaliys. Kuma. Rabto. Maxkamadey. Mawaydiidan. Ayada. Maxay. Kula. Noshahay. Oo. Ula. Jogta. Wayad. Leh. Dhilo. Maa. Kuso. Raacaysa. Kalab. Katumanaysa. Aydu. Maxaytahay. Kalaab. Maalaga. Sokaxeyay

  • @FaisaAli-d7i
    @FaisaAli-d7i 4 месяца назад +1

    Maxkamadan markay doonto ayay waalda sida aabo daahir. Hhh lkn sidan miya la isku qaba subxanala 😮😮😮

  • @FatuunCabdi
    @FatuunCabdi 4 месяца назад +1

    😂😂😂😂😂😁😁😁😁😁😁😁

  • @NimcoMaxamed-ll1zo
    @NimcoMaxamed-ll1zo 4 месяца назад

    Waa
    Nin
    Waalan

  • @fayroozamohamed8866
    @fayroozamohamed8866 4 месяца назад +1

    Naagtu buuq badani subxaan allah ninkani dulqaad badana walhi noloshani nolol maahe kala faatxaysta axsan 😂😢😮

  • @homeh3455
    @homeh3455 4 месяца назад

    Ninkani waa dopon waxay ahayd inuu sadexda dalaapood inuu siiyaabay ahayd dopontan afka wayn leh

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 4 месяца назад

    Qadiijooy Ka Xjshood nikaaga Cajadana Si Sharaf leh u cun
    Ow Xishhood ku Qayladana Dhaaf Maxamed na ha Waalen Allaah
    ka baq

  • @MaxamedCabdi-m4j
    @MaxamedCabdi-m4j 4 месяца назад

    Kkkkkkkkk😂😂😂😂

  • @Maxmedcumar885Cankus
    @Maxmedcumar885Cankus 4 месяца назад +4

    Kkkkkkkkkkk

  • @cawocumar369
    @cawocumar369 4 месяца назад +1

    😂😂😂 acuudu bilaah 🤔

  • @املمحمدالهاشمىالهاشمى
    @املمحمدالهاشمىالهاشمى 4 месяца назад +1

    Nin somalina 4nagood ba madaxa ka gashy bal maxad wa aragthy nin qiir masuul ah oo hadana kuli 4 ba lay banayay hada mid kuma filnaa

  • @nuridinahmed5188
    @nuridinahmed5188 4 месяца назад

    Dahirow sxb mxkmda si fcn bey ushaqeyneysaa kaliya waxaa ka maqan oo aan dareemayaa in labiska aad iga saxdo oo aad xirato dharka maxkamadaha

  • @ifrahshire6839
    @ifrahshire6839 4 месяца назад

    Subxana laah daahirow waa maxay dadkaan😂😂😂

  • @FarrxioMohamed
    @FarrxioMohamed 4 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @asadaxmednuurgadhwayne
    @asadaxmednuurgadhwayne 4 месяца назад

    😢

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 месяца назад

    nagtan wiil aya ku dharnayay inmuqdisho habeen meel uu ku arkay ay tidhi isaaq naagbeen leh nin meeliga qaad naag hagagsan maha taankale ninkan waxay leedahy waanku garacikara ima taban kartid sow yaab maha naagninki sidas ku leh hadana wayba isqawisaay xijaabkaba been bay u sidatay haayaay ninkan miyuu sirxanyahay misejacayl ba walay walee mid somali ku koray markay tidhado i fur haye buu odhan lahaaha amawuukatashan laha naagleh ninkaleguursanyaa subaxan allah
    ninkan malaha gabdhi hore ayuu denbi ka galay oo ilahay ka gooonayaa miskiintii hore weli lama maqal iyadookaamusna ayuu ka hadlay isago nina nabsigeedi baa haya iyadi haku noqdo ubadka u dhashay ha ka ducaysto haday ka yeelaysotani amajeel bay gelin ama way isku duldhimanayane

  • @Muunisa-q6v
    @Muunisa-q6v 4 месяца назад

    DAHIR riwayad bu ka dhigtaa

  • @rawmo7336
    @rawmo7336 4 месяца назад

    Daahir labadaan ma ceery joogto ah u qorey???

  • @ayansalah7729
    @ayansalah7729 4 месяца назад +2

    Daahir dulqaad badanidaa

  • @madinousman5372
    @madinousman5372 4 месяца назад

    😢😢

  • @IfrahAli-d5s
    @IfrahAli-d5s 4 месяца назад +2

    Waa nin iyo naag habaaran naaf taan Saan aa ilmo lagu leeyahay oo ay dhageystaan

  • @Sawsan-gb7ir
    @Sawsan-gb7ir 4 месяца назад +2

    Aabo daahirow gabar sharaf leh raadso

  • @Trcafricake
    @Trcafricake 4 месяца назад

    Lama huran wa coos jiilal, Macalin mahdi kusolaabto

  • @IfrahAli-d5s
    @IfrahAli-d5s 4 месяца назад +1

    Subxaanalaah kuwaan maxey isku qabaan Horta meey kala taqaan waxaan qabtaan maahan . Acuudu bilaah

  • @NimcoMaxamed-ll1zo
    @NimcoMaxamed-ll1zo 4 месяца назад

    Asch
    Waanonwalan

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 месяца назад +1

    GABADHAN XAMAR HALO CELIYO QURAAN HALA SARO SHAQO HALA GEYO DEKEDA AMA EROPORKA

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 4 месяца назад

    Dee gaba dhaan awal beey ba hadal ad keed hadana naag baa lagu sii shegaya akteeda waa sii qeey line maseer baa lagu sii shidayaa mida kale walasheey is daji nin ka ha ku qeeylin haduu kaa gar daran yahay adigoo qeey lin nin ka meel is ka saar ok adigaa is ku af bar tay seey ugu qeey lineey Suu as ne qeeylidii bar tay 😂😂😂😂

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 4 месяца назад +1

    Cidaan ma waxey rabaan inuu sidaan ku dhaqo Daahir calasow

  • @LoulachirwaLoula
    @LoulachirwaLoula 4 месяца назад

    Halagurrsado😂😂😂

  • @FarrxioMohamed
    @FarrxioMohamed 4 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂😢😢😢😢😅

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 4 месяца назад +1

    WAA FILIIN LASLA OGYAHAY

  • @fridafrida7539
    @fridafrida7539 4 месяца назад +3

    Khadiijaa khaldan!!

  • @mruun3542
    @mruun3542 4 месяца назад

    Xanjada dhan ay i nacsiin rabtaa 😂😂😂😂😂

  • @MacalinCali-pp2ts
    @MacalinCali-pp2ts 4 месяца назад

    Asc daahir wll

  • @UmuMaahir-q8g
    @UmuMaahir-q8g 4 месяца назад

    kuwaan waa xariifiin lacagtii ayaa kadhamaatay qaab kaan daahir ayee lacag uga qaada rabaan waa xariifiin

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 4 месяца назад

    Kkkkkk aar anaga waca aragnay

  • @NuuralceenHassan
    @NuuralceenHassan 4 месяца назад

    ISKA FASAQ XABSIGA ETOBIYA GELI

  • @libanali1058
    @libanali1058 4 месяца назад

    Labadooda baariraan ay u baahanyihin kuwaan dad caadi ah maaha

  • @aaqilka5158
    @aaqilka5158 4 месяца назад

    Gabadh soomali ah oo khamri cabta waan necbahay alle ha asturto

  • @nuridinahmed5188
    @nuridinahmed5188 4 месяца назад

    Ninkaan iga dhamee ninkale ayaan ubahanahay immisa qof ayaa udhimatay hdlkas

  • @Seylaay
    @Seylaay 4 месяца назад +1

    Kuwaaan Dahir Alasow wey sixreen miyaaa. Why lacag ugu diraa. Qof saaan ah oo ninkeesa horriisa surwaal kugashanayso oo ilahay kabaq

  • @FilsanQalinle
    @FilsanQalinle 4 месяца назад +1

    Waxan dhan waa flim laysla ogyahey markii lacagta la diraayo waayo ay u amuseen labadoodiiba

    • @S_24HTv
      @S_24HTv 4 месяца назад

      Kkkkkkkkkkkkk

  • @umnalka7740
    @umnalka7740 4 месяца назад +1

    Subxaanalaah daahir calasow wuu ku istareexihaayaa dagaalkooda ayagana waxeyumaleynayaan inuu rabo inuu caawiyo bal siduu ugu riyaaqaayo dagaalkooda bal eeg

  • @MRCASHMONEY2
    @MRCASHMONEY2 4 месяца назад

    QUEEN SOY SOY WEY DANBAWDEY DIINTA BEEN KA SHEGTAY 😮😢😢😅

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 4 месяца назад

    Dahir calaso waxan ku sheegay please nink waaln wallahi waa na xiray Aniga ug tagay hotel ay dageen wayo waxah qof ciidanka ka tirsan wallahi ban waxan ku qaday in an xiirayo ma ah Somalia ee u sheegay Ethiopia labo naga mal ogolo wallahi waa laga furay

  • @QadraHaji
    @QadraHaji 4 месяца назад

    Hhhhhh😂😂😂😂😂ninku waa bukaa wallaaldii meeye mayda jiita dheh😂😂😂 cida

  • @Queendahir
    @Queendahir 4 месяца назад +1

    Dahir kuwii wali lahaa wa kuwan 😂

  • @Trcafricake
    @Trcafricake 4 месяца назад

    Ninkale Ayan keensanaya soo tii luul Abdiaziz lagu gubay?

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Selma-p2m
    @Selma-p2m 4 месяца назад

    😂😂😂😂😂.Daahir Dadka kale celi

  • @Mahamed-c2r
    @Mahamed-c2r 4 месяца назад

    😂Ahmed

  • @houusseinsaid
    @houusseinsaid 4 месяца назад

    Asc dahir maxkamadaada waandaawadaa laakiin maxamad iyo qadiija arintooda qosolbaabeerkii icadaaday adigana waykaa yaabiyeen laakiin labada waykaladaranyihiin ismanawadankaraane ismana daynayaane sidee xala waabayaabe

  • @Kazwalee
    @Kazwalee 4 месяца назад +2

    Daahir dulqaad

  • @WANAAGTV206
    @WANAAGTV206 4 месяца назад

    Kuwaan waa isku fcn yihiin 😂😂isku celi dahir 😅

  • @IdilCrisaaq-fs5cz
    @IdilCrisaaq-fs5cz 4 месяца назад +1

    Daahiraw.dadkan.yay.lacgta.kaadhamayn😂😂

  • @SubeerCiise-p5b
    @SubeerCiise-p5b 4 месяца назад

    Qadiijo qaldan😢

  • @NuuralceenHassan
    @NuuralceenHassan 4 месяца назад

    ABAAYO QAALIYE WALASHEEN NIN TARAAGLE BAR

  • @dahaboali8452
    @dahaboali8452 4 месяца назад +1

    Daahir ruwaayad buu lehey

  • @EsmahanOmer
    @EsmahanOmer 3 месяца назад

    asc.daahir

  • @sagalabdi3898
    @sagalabdi3898 4 месяца назад +3

    😂😂😂😂 moving

  • @zakiyamibrahim3582
    @zakiyamibrahim3582 4 месяца назад

    Qofealba noociisuu guursadaa waa isku nooc labadooda nin wanaagsan naag saan ah hal habeen lama joogeen

  • @deeqodahab9737
    @deeqodahab9737 4 месяца назад +1

    Tan. Naaga. Kuma. Noqoto. Hadadan. Dayuus. Adna. Aadan. Ahaayn. Ee. Iska. Fur

  • @amalomar380
    @amalomar380 4 месяца назад +2

    It’s the free money lol