Wararkii u Danbeeyey Ragii Habarjeclo ee Dhulmahante Laayay oo Lagu Aasay qorulugud Iyadon loo Aarin

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 ноя 2024

Комментарии • 111

  • @AbdishakurAli-i6x
    @AbdishakurAli-i6x Месяц назад +18

    Habar jeclo ururka ictisaam ayaa magaceedii dilay waxaan u madax ah suldaan maxamuud guuled iyo xirsi iyo ina xaashi
    Kuwaasi taariikhdii habar jeclo way gumeeyeen

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Месяц назад +8

    Guuuuuuul somaliland somaliland viiva somalilnd viiva ❤❤❤

  • @HamdaAbdalleAyan
    @HamdaAbdalleAyan Месяц назад +5

    Ha loo gurmado habar jeclo

  • @muhumedabdullahi1676
    @muhumedabdullahi1676 Месяц назад

    Allah haunaxaristo. Ragaasi
    Ee Ucid Haladoorto insha Allah
    Dowladu wey hagagi.insha allh

  • @samiaguled3886
    @samiaguled3886 Месяц назад +2

    Faysal Cali Waraabe .HJ

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n Месяц назад +2

    Good job halaga soo tago kulmiye ceeb bay soomaaliland u soo hooyey soomaaliland kulmiye

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 Месяц назад +3

    Habarjeclo waxa soo gashay suntii wadani waana xirsi iyo ina xaashi iyo muuse oo cadawga u naageeya oo dalkii bahdilay

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 Месяц назад +2

    Wale taar huwanba tahe lkn adiiga ayaay ku taal guniimada ku olaalaynayso iiyaado la guubay magaloyiinkaga raaga habarjeclo dabada haya ka miid taahe

  • @QaadiroDaud
    @QaadiroDaud Месяц назад +5

    Maxamed aadan dirir wararka inoo joogtee sxb

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221 Месяц назад +4

    Kaah waa cadowga guddaha.

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 Месяц назад +3

    FUTOLAND iyo HABARLAND keebaa tihiin?

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 Месяц назад

    Somalia weyn was ineeye mudooba Waxaa yeelaye Dagaalka Somalia Weyn 1881 ilaa Adana 2024 sano ilaa Hadana Waa socoda Ah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HamdaAbdalleAyan
    @HamdaAbdalleAyan Месяц назад +3

    Ha lo gurmado habar jeclo

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 Месяц назад +1

    Waar waa tuug iyo xaryimiin kaah iyo wadani iyo ixtisaam ilaahey ha nag qabto guul Somaliland ❤

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf Месяц назад +5

    TAA DAMEERO LOO SHEEG, HOREBA WAA LAGUGUVYAQAANEY BAKHTI-AFUUFKA TAF-KU-XAARLE TUUGA INA XAASHI.

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 Месяц назад

    Teamwork Is Better Than Individual Work

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv Месяц назад +1

    Waa inan wax laga qabtaa arinkqn

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r Месяц назад +1

    😂😂😂 kaasoo aan dagaalna rabin, nabadna rabin❤❤❤ yaa salaam! Si fiican baad u sheegtay❤❤❤Xaqiiqda Muuse iyo ina Kaahin waa sidaa. Waana sababta ciidanka soo jabisay.

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq Месяц назад +1

      Waa ruun waa ragii ciidanka yidhi fadhiya oo hanaso bixina hana dagalamina wlhyi saan uga werwerayay iin ciidanka halka lagu gamco xiidhay inay meesha kuso jabaan baay so jabeen mantana ragbaa habarjeclo garba duub u haya dalkooda halkay ku wadaan maan garan yaan naga qabta ilahay qabqabay

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r Месяц назад

      @@UmuHudayfa-qf7iq Laakiin doorashadan kootada ah ee raggii kale loo diiday ee la yidhi 3dan uumbaa mar labaad doorashada ku ceshenaya ee dastuurkii dalka loo jabiyey.... Labadaa nin ee nabadna rabin dagaalna rabin ayaa u roon in iyaga la doortaana danta Somaliland ku jirtaa waayo xisbiga waddani wuu caddaystay inuu Somaliland ku darayo Somalia, oo ay ku dhawaaqeen inay diiddan yihiin in Itoobiya aqoonsato Somaliland. Faysalna waa nin caadifiya oo maalinba dareenkiisa hadla oo aan sir lahayn oo sida koofiyad baclayaasha u hadla markaa ma noqon karo madaxwayne

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 Месяц назад

    Asc. Ciro Xirsi Maxamuud xaashi waa falsch wadani waa huwan. Oo ka soo. Horjeeda. Horumarka. Umada Reer soomaaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤. Aawey. Xirsi Iyo Maxamuud xaashi. Waa. Taa Xirsi. Maxamuud xaashi ciro . Soomaaliland guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Месяц назад +2

    Kkkk dirirow dad hool lagu soo uruuriyey ha moodin in isbedel dhacay

  • @CAWO-KULUL
    @CAWO-KULUL Месяц назад +1

    Reer garadag waa laba wajiilayaal Bilaa qawl ah

  • @XASANINDHACASE
    @XASANINDHACASE Месяц назад

    ku xidhnoo taar tv waraks lagu kolsoon yahsy

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Месяц назад

    inaa lilaahu waa inaa ilayihi raajucuun Allah ha unaxariisto inamadii ladilayi

  • @abdijama6977
    @abdijama6977 Месяц назад

    Kaah kaaaah kaaah Guuul

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Месяц назад

    DHULBAHAANTE KALIYA MAAHA WAA DAAROOD OO DHAN AYAA HABAR JECLO LAYNAYA HABAR JECLO MA MADIBAA?????

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Месяц назад +1

    Kkkkkkkkkk kkkkkkkkk ashqaaash iyo safaari

  • @libanahmed559
    @libanahmed559 Месяц назад

    Somaliland waa kulmiye🎉🎉🎉🎉

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Месяц назад +1

    ISAAQ MAALINTA UU IS RAACO CADOWGU WUU JABAYAA LKN WAA GOORMA

  • @cabdirisaaqmaxamud7003
    @cabdirisaaqmaxamud7003 Месяц назад

    Kaah kaah kaah❤❤❤

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 Месяц назад +1

    waa beeene
    haday gud ku dhiceen

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Месяц назад +2

    Abgaal ma maanta ayaad Somaali sheegatay? Sawdigii Muuqdisho u diidey Abgaal mooyee in cid kale awood ku yeelato, lacag ku dhaqato, dhul ku yeelato oo guri ka dhisato ! Sawdigii xakuumadaada cid aan Abgaal ahayni in ay wasiir ka noqoto, safiir ka noqoto oo agaasiime ka noqoto diidey. Hadaba maanta ayaa Daruud oo dhan, Habargidir, Raxanweyn, Xamar Cad, Jareerweyne iyo Madhibaan dabada kuu jeediyeene, Xabashi iska celi !

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq Месяц назад +1

    Kaah iyo xiirsi niinka u codeeya waa xaraan raga cadawga noo garba duubaya ee garab iyo gashan miidna anan ka hayn inay kala furfuraan oo yidhahdan talabo haqadina dhiigii matadoda iyo dhalintooduna raag odayadoodi iyo siyasiyiintoodi aay garab taganyiin aay dadinayaan dhigooda waay ooo waaay 😭😭😭😭😭😭😭

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Месяц назад +2

    Taar TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹

  • @abditahirgas4813
    @abditahirgas4813 Месяц назад

    Maxamed Aadan Dirir marka horeba baydar baa ku dhalay
    Beenaale manimanka ciidanka ah ee tiutihii wali xidhan ee gaadaha xabada hor furay ayaa shacab ahaa
    Ilaahaybaadka fogaayey

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 Месяц назад +1

    Muhiimadu Waa in hargeysa tahay tuulo Somalia 🇸🇴 ka mid ah

    • @HamdaYacine-wc3fk
      @HamdaYacine-wc3fk Месяц назад

      Xaqiiqdu waa inaytahay soomaliya hooyada alshaabaab saamooliya waa tuulo kamidah dolawda itoobiya. Yaa murmikara amison 😂😂😂

    • @HamdaYacine-wc3fk
      @HamdaYacine-wc3fk Месяц назад

      Dadkan hadlayaa maqadaad wanbaa sawkii Cali dheere soo afjaray😂😂😂😂

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 Месяц назад

    Si fiican bad u Cadeey sey

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Месяц назад

    Cadwaga Somaliland' ee dhagarta umaleeyey allah ayaa wixi ay wadeen dib unoqday dhabarka ayna kajabyaan

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag5521 Месяц назад +6

    beesha hbr jeclo oo isku khilaafsan 2bada nin ee kala ah myj maxamed kahin iyo ninka maxamuud xaashi oo ay hbr jeclo isku mandhaftey waayo iskuma dhigman maxamed kahin oo ah mujahid ay guud ahaan ku kalsoni badan yahay kolka loo eego beesha isaaq maxamuud xaashi oo ah nin dambiyo waaweyn galay oo hawadii somaliland ku warejiyey somalia iyo muqus maasiq mashaaricda wadanka iwm maaha 2ba la is barbar dhigi karo kulmiye waa xisbiga ay wada leeyihiin guud ahaan bulshada reer somaliland iyadoo ay astan u yahay md madaxweyne hore siilaanyo shalay xukumadii siilaanyo waxay afgambi ku dayeen xubno gaar sida 7da wasiir oo uu hogamainayo xirsi

    • @aseejaahme4985
      @aseejaahme4985 Месяц назад

      Munaafaqad xun baad tahey oo laba wejiilee ah.
      Adiga is cadee naag yahow .
      Ma waxaad tahey kuwa maxamed kaahin suuliga ogeeyo biyaha Heego, mise waxaad tahey maxamed Abokorkii cuqdada qabay.
      Is cadee markaas baan kuu jawaabayaa.

  • @Sirad47
    @Sirad47 Месяц назад

    Kkkkkk. Waar xilligii Cabdilahi yuusuf dadkii dhashay ma qaangaadhibmnba.

  • @MaxamedAli-i4j
    @MaxamedAli-i4j Месяц назад +1

    Ma ina xaashibaa cidi dhagaysataa waatii labartay inuu yahay ninka ugu musuqmaasuqa badan intii xilk ka soo qabatay somaliland

  • @nimcohirsi2878
    @nimcohirsi2878 Месяц назад +1

    Diriroow markaad katagtay Cali duul duul ayan ku fahmay fiishay fartaa kugu godane caadi,iska dhigninyow

  • @IbraahimBashiir-w9l
    @IbraahimBashiir-w9l Месяц назад

    Godkaaga biyo ayaa kuugu soo galay

  • @Yosef-ev6wl
    @Yosef-ev6wl Месяц назад

    Kkkk habrjeclo Xirsi iyo in Xaashi aya kala fur -furay

  • @samirr546
    @samirr546 Месяц назад

    Hj Diinta Islaamka ayey qaadatay oo masaajida ayey galeen dhulbahantena Islaamka ha loo soo bandhigo.

  • @cumarbarkhad1799
    @cumarbarkhad1799 Месяц назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiFaarax-u9y
    @CabdiFaarax-u9y Месяц назад

    Gul

  • @IkraanOsmaan-u7b
    @IkraanOsmaan-u7b Месяц назад

    Ileen meeshan Somalia ladhaho garacba isugu gashay xasana wa garac masari dhalay kuwa klena waa garac ay Ethiopia dhashay😂😂😂

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 Месяц назад

    Si fiican bad u cadeeysey

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 Месяц назад

    XIldhibaanadu waa shakhsiyaad ee mahayaan cod. Kuwa daba yaacaya ninka ugu musumaasuq weyn Somaliland ee khaayunu wadanka ahaa waa ceeb inteeda le'e!!. Reer Somaliland qabyaalad mooyee qarankoida kii khayaamey iyo wqx ay kala garanayaan maleh.

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq Месяц назад

    Ilahayoow habarjeclo u gargaar odayadayadii iyo kuwi siyasiyiinta sheganayay baa cadaw noo jebinaye rabiyoow hana dulayn raga dumarkoodi la laynayo ee dhalinyaradoodi la laynaayo ee leeh talabo haqadina waa argagixiso aaynu ugu horaysiino oo kurka ka guurno ayaaga marka iska celino cadawga naf iyo maalba ina raba wax cooda la dhahana ma jiiro wlhyi qoof hadu inaga noolyahay sanduq halkaad ku aragtaan guuba oo huub kaan haynow mindiida qaado

    • @MABDI-nj4pz
      @MABDI-nj4pz Месяц назад

      Adigu dumar baad ka tahay halkaaga joog.

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq Месяц назад +1

      @@MABDI-nj4pz uuus uuus huwaneey makuwa kabaha hoor sidaad tahay meese huwan

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u Месяц назад

    Aniga oo ah gabadh reer eedle ah wankasoo horjeeda uruka kaah waayo dankama laha waxa somaliland kasocda only waxay rabaan inay soo baxaan Guul ssb Guul somaliland

  • @JimaaleAhmed
    @JimaaleAhmed Месяц назад

    Habar jeclo maallintii ay muuse biixi arwkooda ku xidhiidhsadeen baa garankooda laga baxay

  • @Lagubaray
    @Lagubaray Месяц назад

    Huwanta guuduhu ee iictii-saam dadaalkasto aay dadka kuqaldayso waaysamaynayaan, xiitaa caalamo iyo astasmo kale,
    Marka huwaan waxlagsdiilo tascsii iyo nabaaf baayku baaqaan,marka argagixisaada huwaan dad reerbadiya diisho xiita taacsii umadiiraan dadkoodii,iskadaa waxkalooy taraane,,

    • @MABDI-nj4pz
      @MABDI-nj4pz Месяц назад

      Adigu waxba sheegimaysid
      Caruurtaa ku fahmaysa

  • @AaminaJibriil-g7w
    @AaminaJibriil-g7w Месяц назад

    😊

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag5521 Месяц назад

    hbr jeclo waxa la dagalamaya waa raga ay siyaasada udaba fadhisato ee kala ah maxamuud xaashi xirsi oo klawata wadani iyo KAAH iyagoo hbr jeclo dhqankedii ku dhex beerey ururka ixtisam oo ah urur argagaxiso hbr ha iska hubsato cida ay moodayan hbr jeclo ha ogadan ee masha ixtisam ku jiraan oo ha iska qabteen

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Месяц назад

    INA GUULEED WAA FATAAL U ADEEGA DHULMAHANTE MAAHA SULDAAN HABARJECLO MAAHA SULDAAN AXMED FAARAX WAA KHANIIS KHANIIS DHALAY OO DHULMAHANTE WASO NIN QOFKII KUU SULDAANKA AHAA WASA SIDEE ISAGA CELIN KARTAA???

    • @MABDI-nj4pz
      @MABDI-nj4pz Месяц назад

      Nacas, adigu maxaad u geliweyday dagaalka.

  • @zainabguled7344
    @zainabguled7344 Месяц назад

    Kani weriye maha wuu xaraabeynayaa kkkkk hhhhhh

  • @Yosef-ev6wl
    @Yosef-ev6wl Месяц назад

    Taartv kkkk xaartv

  • @ميثم-ر2ت
    @ميثم-ر2ت Месяц назад

    xasan maxa ka haystaa

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 Месяц назад

    Bal eega ina xaashi iyo Xirsi waa huwane!!. Waliba ganacsato waa huwan la yaqaan+!. Harjeclow dhiig yeelo! yeelo. Qaar baa waliba u sacabaynaya kuwaa huwanta ah( cadiwga gudaha)

  • @NimcoSaleebaan-xi6ql
    @NimcoSaleebaan-xi6ql Месяц назад

    ❤❤❤

  • @XASANINDHACASE
    @XASANINDHACASE Месяц назад

    siyasada csgaha udhiga nina yaanu isqaadan soomali wax badan utaagneyn qar wax ismoodoo meel ayku dabeeyeen lawayey

  • @NimcoSaleebaan-xi6ql
    @NimcoSaleebaan-xi6ql Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dumb5112
    @dumb5112 Месяц назад

    Qabyaaladayste ducfi ah ayaaadtahay

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 Месяц назад +1

    🤣🤣🤣🤣 TUULADA GAR'ADAG DHEH DEGMO MAAHEE

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 Месяц назад

      ilaa lidankii ayay degmo ahayd garadag xagaad ka hinaastay

  • @AbdiMagal
    @AbdiMagal Месяц назад

    War xuma waa wadane nacla

  • @QaadiroDaud
    @QaadiroDaud Месяц назад +1

    Wararkaagu waa warar loo bogayi

  • @XASANINDHACASE
    @XASANINDHACASE Месяц назад

    tabye xeeladle sidisidaa mooye dhul dhacaaga hubso

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 Месяц назад

    Kaah Iyo wadani cidina doraan mayse haa dalina waa nimanke Somalia laa heshiyeey xaashi ciro Iyo xirsigab uf uf Ban nidhi qaaimin waden 🤮🤮🤮❌❌❌

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed Месяц назад

    War Niyohow horta Waxaad hadal laba shubi jirtey Caawaad Ugu Nuxur liidataa mar hadaad Nin Jileecii Hawada Somaliland ku Wareejey yam yam iyo Qadaadweyn ta Ee Shilimo ku suuxa ahaa Nin kii Karaamadii Dal kiisa iyo Dad kiisa ba Shilinka Dhaafsaday Waa Cadaanweyne e Ama Xaawo Dheer Mida kele hadal kaagu Caawa waa mid iska hor iyo daba imanaaya Hadaad Xaashi iyo Xirsi Ama Khaayinul Wadaniyiintii Amaantay Waa kugu khalad hadana inaad Salaadiinta Daba qaloocda ah caydo maxaa yeelay Xaashi iyo Xirsi waa Nimanka Majaraha u haya Salaadiinta daba qaloocda ah iyo Al ictisaam kaba markaa bal horta Inna Dirirow Innaad Xaashi iyo Xirsi Oo Huwanta gacan yare u ah in Aad Amaanto Oo Aad misna Caydo Ictisaamka iyo Salaadiinta Daba Qaloocda ah Ee Huwanta u dhegaha nugul Oo Aad dhanka kale na Amaanto Xaashi iyo Xirsi gaab Oo iyagu kow ka ah huwanta Isla markaana Afkoodaba ka sheegay in ay kala diri doonaan Ciidamadda madaniga ah Habarjeclo kolkaa waxba nooma Aadan sheegin e Dameer iyo Labadiisii daan baad noo kala Amaantay e adigu caawa is waafaji Hadalkaaga dibna Isugu noqo Oo is dhegeyso tab iyo xeelad le tab iyo xeelad le tab iyo xeeladle maahee waa xaare xun Oo weliba Aad u jilicsan Cadaw ga Dal ka iyo Dad kana Aad ugu nugul waxaad tab iyo xeelad laha ku sheegaysaayi waa xaashi e Reer Garadag na dee waa haday waalan yihiin Oo ay doonayaan in ay mar labaad Huwanta si toos ah Ugu ugu jabaan dhulka balaadha Ee ay degaana farahooda ka boxo haday Horgalada Huwanta isku doortaan waa xaashi iyo xirsi waxba inna Dirir row laysu qarin maayo e

  • @XASANINDHACASE
    @XASANINDHACASE Месяц назад

    hubantu waa

  • @CabdiFaarax-u9y
    @CabdiFaarax-u9y Месяц назад

    B

  • @XASANINDHACASE
    @XASANINDHACASE Месяц назад

    hidler baa ubadnaa wiil arlada geliya howl wen.isagana meel haad ku cunay hubati loo waayo

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 Месяц назад

    Wariyena ma timid ee waxad tahay babqaa

  • @ميثم-ر2ت
    @ميثم-ر2ت Месяц назад

    ههههههه

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 Месяц назад +1

    ❤❤❤WAANU TAAGEERSANAHAY. HADAANU NAHAY XISBIGA. WADDANI. URURKA. KAAH. INUU USOOBAXO. XISBI. BUUXA. WADDANINA. WAA. XISBI BUUXA. WAANU. SOOBAXAYAA. TAAGAREEYAASHA. WADDANI. IYO. KAAH. HORE. USOCDA. ❤❤❤. REER MAAHA. URURKA. KAAH. IYO. WADDANI. TOONA ❤WAA. XISBIYO. IYO URURO. QARAN. KANA HELEYA. 6 GOBOL. IYO. GABILEYBA ❤❤❤. GEBILEY. WAA. GOBOLKA. 7. HANA. KA XANAAQINA. WAA. SIYAASADA. XISBIGA. WADDANI ❤❤❤. GOBOLKASTA. OO. BUUXIYA. SHURUUDAHA. GOBOLNIMQNA❤. WAANU. GARABTAAGANAHEY❤ WAANUU. HELAYAA. GOBOL NIMADIISA❤. HADA. WAXA. LOOBAAHANYAHAY. INEY. KULMIYE. XADEYSO. DADKA. UDHAXEYNAYA. GABILEY IYO HARGEYSA. IYO. OWDAL AMA. XADEYNTA. GOBOLADA. KALA XADEYNTOODA. HADEY QABAN WEYDANA. WADDANI ❤ AYAA. QABANAYA. OO UDIYAARA. XITAA. TIR8KOOBKA. GOBOLADA. ❤❤ YAALEG. CAASIMAD. KUXIGEENKA ❤. INTEEE. LOOGASOO. BIXIKARAA. GOBOLADA. DALKA. BER XILDHIBAAN SIMAN ❤. AMA. DEGMOOYINKA. AMA. TUULOOY8NKA. GOBOLADA. INTAASIBA. ❤WAXAY. UBAAHAN. YIHIIN ❤IN DIBU EEGIS LAGUSAMEEYO. LEYLA. WADA. OGOLYAHAY. MIN BARI ILAA. MIN. GALBEED. SI CADAALAD. AH. ❤❤❤. SLND. WAX BADAN. OO. QOFKAS5AA. RERR KASTAA. GOBOLKASTA. TUULQ. KASTAA. DEGMO KASTAA. TABANEYSO. WALAAHAY. DIBAA. LOO EEGAYAA ❤. HADEY TAHAY. MASHARIIC. BAAHIYAHA. GAARKA AH ❤. IYADA. OON LOO EEGEYN. GOBOL JECLEYSI❤. WAAR. CADAALAD. BAA. INA. DEEQDA. KULIGEEN. LAAKIIN. INEY TIMAADO. CADAALADU ❤. DADBAA. DIIDAN. KUUSHEEGIMAAYEE. MUWAADIN. WAAKUWWEE? ISWEYDII. DHAKADAADA. IYO CAQLIGAAGA. WEYDII. ? MUWAADIN. ❤❤❤. XAQA. AYAA. INA DEEQA ❤❤. HADAAN. KAHADLAO. LAASCAANOOD ❤. MA. CADOWBAA ? MISE. WAA. REER. SLND. ❤❤ WEYNU KUKALA. ARAGTIDUEANAHAY❤. MUWAADIN❤. HADAAN. TAADA. KUURAACO❤. HADEY. YIHIIN. CADOW REER. LAASCAANOOD ❤. MAXAY. SLND. UGU JIRAAN. XILADHIBAANO. DEGAAN. XILADHIBAANO. BAARKAMAN ❤ GUUETIDA. SLND❤ WASIIRO ❤ AGAASIMAYAAL ❤ SIRDIONKA. DALKA❤ CIIDANAK. BADA ❤ MILATRIGA❤. POLICE KA ❤. SHAQAALAHA. SLND. EE. DOWLADA ❤. MADAXTOIYADA. SHAQAALAHEEDA ❤. OO. ❤SIDAAD. IIGU SHEEGTAA. WAA. CADOWGA. SLND. ? IYADA. OO KAMIDA. DOWLADII SLND ❤. TAASI. DAD YAY AYAA CADOW. KUSHEEGA. LAAKIIN. MAAHA ❤ HADEY CADOW YIHIIN. INAGA WADA. SAARA. KULIGIUD. XITAA. SHACABKOODA ❤ HADIIKALE. KADAAYA. AFXUMADA. DADKA. REER SLND. ❤. QAAR KIIN. WAA KAYAABATIHIIN. UADALKEYGA. LAAKIIN. DIB IS8GU. NOQDA. OO FEKERA. DADKU WAA ISDILAA. DABADEDD. HESHIITAA ❤WAAR. INAGA ISDILEY. OO. ISAAQA ❤. WAA LAGA HESHESHIIY3Y❤ MAXAA. KA. LAASCAANOOD AMA. DHULBAHANTE KADHIG3Y❤ BUURHA. GOLIS. AMA. DAALO❤ WAA. WAR LOONOQON. XAQIIQADA. SHACABKEYKU. KQLA AAMINSANYIHIIN ❤. LAAKIIN. UBAAHAN. IN LAGA WADA HADLO. OO INAGU. DHEXDEENA. AYNU. ISQANQINO❤ INTEYNAAN. DAGAAL QAADA. IYO. QAADIMEYNO ❤. AYNU KALA TAAGANAHAY❤. OO QAAR KEENA ❤NABAD. DOONAYAAN❤ QAARJEENA. DAGAAL DOONAYAAN❤. ISKA. ILOW. DOORASHO. KARABA. IYO. KARABA. DAGAAL. ❤❤ TAASI. MAQUSEYSO. LAAKIIN. HORE. AYAAN. IDIIN. TUSAAMEEYEY❤ REER. SLND. HADAAD TIHIIN. DHAMAANTIIN. ❤MARKA LAGA REEBO LAASCAANOOD HADA. XAALADEEDA. AYNAAN. MEEL KAWADA. TAAGNEYN❤❤ ALAA MAHADLEH KELIDII ALAAHU MA AAMIIN WTOWFIIQ GUUL SLND INSHALAAH WTOWFIIQ ❤❤❤❤

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 Месяц назад

    Kkkkkkkkkkkkkkķ

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou Месяц назад

    Waxaan shacabka somaliland ugu baaqayaa in badalaan xisbiga kulmiye 14 sano kursiga fadhiya adeer wax badalaa

  • @AaminaJibriil-g7w
    @AaminaJibriil-g7w Месяц назад

    Kkkkkkkk

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 Месяц назад

    Been badanaa yasif maxaa kanaya qoorlugud geelis dhulkiina jooga hadii kalay naaraha ayaad geela ku raacaysaan joog oo iimaasad 😂😂😂😂ha dii kalay baroorta ayaydun wadi 😂😂😂meen madawona waxaa la kani halka inbootaan inshaallah

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w Месяц назад

    kkkkkkkkkkk

  • @abdirahimabdikhalak3592
    @abdirahimabdikhalak3592 Месяц назад

    Warayaha beenle ayada tahay xukumada SOMALILAND iyo SSB xukumada iskama hore keniin .warayaha sheekada waddani iyo kaah ayu doonay inay Ciidanka SSB Hebar jeclo babiiyan. Warayaha CADOWAGA SOMALILAND iyo waddani iyo kaah waa HUWANTA cadowaga Somaliland. Ma doramayan waar adan hoorogala ayada tahay

  • @Umo580
    @Umo580 Месяц назад

    BEENAWAS MA NIMANKI GADMADA AHA BAGEL LAJOOGEY WA AFKII BIIXI 😂😂😂

  • @farahqawdhan8679
    @farahqawdhan8679 Месяц назад

    Kaah Waa Urur Oo hada So , Baxaye, Oo Madax Tooyada , Dee Gaadhii Mayoo, Ee Vote kiina, Haa khasa riinina Ee uu Vote Xisbiga Waddani, Baa uu Dhow inuu , Guullaysto, oo Isbdelka Siyasad Ee SomaliLand, uu Baahan Tahay.

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf Месяц назад

    WARKAGU ISKA HOR IYO DABA IMANAYAAN, ISKU DIR BAAD WADDAA, XUMAANTA AAD FAAFINAYSO, SOWDIGAN GEES WALBA U RIDEY MARKII ZAD AMAAN DHALADA U SAARTEY KUWII KUGU WHUBAN JIREY ! RAAD-XUME TV 👎👎👎👎👎👎😘😘😘, SAXAAFAD KIREYSAN, WADAADKAN DHURMANAYAA I.AGA DHIMEY...

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 Месяц назад

    Faqash sixirbay afarta konaba kaga aasen wadanka iyo magaaloyinka mudodheerbay kumashquulsanayen hawshan o ah secret weapon koda keliya e aykudagaalgalan, halaysfurdaamiyo o taxliil iyo quran halayskuwarejiyo intay goori goortahay
    Hadikale danbaska cadba idiinhadhi

  • @SamsamAli-f8l
    @SamsamAli-f8l Месяц назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @SharmarkeMaxamuud-i2p
    @SharmarkeMaxamuud-i2p Месяц назад

    ❤❤❤❤