Ahmed Moge Heestii Weriseey dharaarahan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 янв 2025

Комментарии •

  • @abdikarim290
    @abdikarim290 Год назад +2

    Waxaan magac kale haloo bixiyo hees maahe.❤..Alle ha ku naxariisto AML

  • @dhamacvlogs1873
    @dhamacvlogs1873 2 года назад +3

    wariseey dharaarahan sida layku kaa wadhay
    hadaad iigu weerryad ........ax yaa heesI stil i ml listen .It has a special feeling😥

  • @ahmedaliwaqooyi6053
    @ahmedaliwaqooyi6053 5 лет назад +7

    Allaha u naxariisto heeskaan hees waa dhaafay runtii
    Yaa ila aaminsan♥️♥️👍👍

  • @hoodojamac1655
    @hoodojamac1655 5 лет назад +5

    caawa iyo codsigi sxbaday miimi
    oonu hargeisa kuwada mirqamayno 5 sano kadib
    team hargeisa like noogu qabta

  • @mohamedomarguleed8093
    @mohamedomarguleed8093 6 лет назад +3

    Axmed mogee liban maxamed moge liban axmed gacayte maxamed axmed kuluc kinsi xaji adan sahra axmed dhaaman totba aallee janatuul fardawsa haka warabiyoo fananiin igu qaliaa

  • @ibrahimdhogor8516
    @ibrahimdhogor8516 5 лет назад +3

    heestan caadi maaha hada ayaan kutuurtay mudo ayaa iigu dambeysey anoo islii cadey jooga lkn caawa waxankudhegay sanayaa arusha tanzania waxaana lagujiraa Christmas iyo sanadka cusub sodhoweytiisa eebe hanagusimee jawiguna waa roobabow waxanaan kusiijedaa insha allah mangola dhulbeereed basasha iyo bariiska kucaana

  • @hodanjaamac7780
    @hodanjaamac7780 3 года назад +2

    Still watching 2022 this song my favourite but I can understand 85%😛waqalkad kuguurtiyo wakhtiga ku saacidey😭😭😭💔💔

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 2 года назад

      Means you moved green pastures with rain and time favoured you

  • @jaylaanig3585
    @jaylaanig3585 6 лет назад +4

    Ilow Kuu Naxariiso Muxuu Ku Xarago Heesay👑👌👂Sawtu Raxma Ayey Fananiintii Hore Ku Naanaysi Jireen #AUN_AHMED_MOGE

  • @alwayslearn8835
    @alwayslearn8835 3 года назад +1

    AHN Ahmed Mooge Libaan Heestani waxey isoo xasuusisa waayo waayo anuu soomarney.

  • @NimoDaad
    @NimoDaad Месяц назад

    Walaal waxad soo gelisaa heesta azmed mooge alahaw naxariistee markii aan kuhalacsaday heedhe aragtidaadii jalisbaad igelisee haween ugu filrooneey maysku kaa haleeyaa

  • @abdilaahikhadar5414
    @abdilaahikhadar5414 7 лет назад +22

    AUN Ahmed mooge Liban
    hesta Love ku ahay
    #Wariseey dharaarahan
    #Sida la iguu kaa wadhay
    #Hadaad iigu weerrayd
    #Amma ay waxyeelada
    #Waxyaha jidhkaagiyo
    #Wadanaha halbawlaha
    #Siday iigu wayntahay
    #Warmu warmu kaaga yaallaan
    #Wata hayso caashaqa
    #Wacanoow hadraawiyo
    #Cabdi waayuu baday
    #Sida wariye caan baxay
    #Amma wali siraataa
    #Warka iiga gurisaa
    #Wariseey naftaydiyo
    #Ma ogtaay walaaciyo
    #Marwar iyo dhibaatiyoo
    #Wahsi aan hadhayn iyo
    #Walbahaar ku beertaye
    #Waxse aad ogaataa
    #Ifka laguma waaree
    #Nabsi nabsi baa wareegee
    #Waqalkaad oguurtiyo
    #Wakhtigaa ku saaciday
    #Anna waayi maayee
    #Adigoon i waydiin
    #Halka aan ka wiiqnahay
    #Ha igu dhaafin waayaa

    • @faysalmohamed8012
      @faysalmohamed8012 7 лет назад

      Ilahay haku naxaariito

    • @deankorbin5640
      @deankorbin5640 3 года назад

      Dunno if you guys cares but if you guys are bored like me during the covid times you can watch pretty much all of the latest movies and series on InstaFlixxer. Been watching with my brother for the last few weeks xD

    • @harleyjordan7914
      @harleyjordan7914 3 года назад

      @Dean Korbin Yea, have been watching on Instaflixxer for since december myself =)

    • @sacsaosman8402
      @sacsaosman8402 2 года назад

      Sifiican ayaad uqortay dadka dambe een fahmayn sifo ay kufahmi karaan

  • @axmedgaashaanle6360
    @axmedgaashaanle6360 2 месяца назад

    Bahalkan jacayl ahi muxuu naflaha baaxaa dajiyey❤

  • @Ahmed_jamhuuri
    @Ahmed_jamhuuri 7 лет назад +1

    Illaahay ha u naxariisto legend Ahmed Mooge liibaan

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 2 года назад +1

    Heesta Goljano Iyo meel layidhaa Gadar iyo wariseey Abwaan Axmed Muxed Xayd ayaa leh oo Reer Gadar ahaa Balse hada aan ku Ogaa Hargeisa

  • @ahmedsaki9322
    @ahmedsaki9322 5 лет назад

    Ax yaa hees ala maxaan dhegaystay
    Ilaahay ha u naxariisto axmed mooge
    Iyo dhamaan intii islaamee dhimatayba

  • @hanuuniyehoodaale728
    @hanuuniyehoodaale728 7 лет назад +2

    *_heestan marbaanan dhegta ka saarijirin allaw u naxariisto_*

  • @Zirilkacade
    @Zirilkacade Год назад

    Xusuuuuuuuuuus
    17/9/2023ka radio Hargeisa ka maqlay halkan i keentay inaan halkan ka dawado saacada 8:15pm habeenimo isniin soo galayso

  • @mohamedabdulahiabdi2081
    @mohamedabdulahiabdi2081 4 года назад +1

    Kama dalo hestan
    Warisay dhararahn

  • @abdiaziizmustaphe732
    @abdiaziizmustaphe732 2 года назад +2

    Heestan muddo afar sano ah seddex habeno xidhidha kaman maqnan

  • @khadartuke3940
    @khadartuke3940 2 месяца назад

    17th October 2024

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag5521 2 месяца назад

    alabankan waxa markii u horeysey wadan ka Gadar ekamanka waxa tumya maxmaud halac ereyada waxa leh 2ba nin oo walaalo ah

  • @abdimohamed3550
    @abdimohamed3550 6 лет назад

    heestan yaa sameeyey

  • @suweytking9377
    @suweytking9377 6 лет назад +1

    Allah maxan 3 habenimo ku turtay anoo cirkaa kujira Ethiopia wle

  • @mustafemohamed4879
    @mustafemohamed4879 6 лет назад

    Wa ereyadi Ahmed Mohumed Xayd

    • @adolfadolfhawd7154
      @adolfadolfhawd7154 6 лет назад

      Gadari Way ninka heestan sameeyay wa reer QATAR??? Waa reer ahmed so maha sxb

    • @mustafemohamed4879
      @mustafemohamed4879 6 лет назад +1

      Adolf Adolf hawd hahahah ha zxp waa abahay imika Hargeisa ayan jogna

    • @adolfadolfhawd7154
      @adolfadolfhawd7154 6 лет назад +2

      Gadari Way waar naga daaye ahahahah wale nin culus baa ku dhalay ilahay hakuu daayo abaha walahi heestan wa my favorite song sxb markan qaadka bartay ila hada ku haysta ano Europe jooga ayan wali dhagaysta sxb heestan caadi maha aniguna reer hargeisa ayan ahay from xawaadle idaacada DIITO IYO CALI JEERI IYO SHABCAN GACAN RAGAAS AYAN SXB AHAYN ILA ILMA CALI GOOD KI REER AXMED IYO CISMAN CALI GOOD SXB AHAYN

    • @mustafemohamed4879
      @mustafemohamed4879 6 лет назад

      Adolf Adolf hawd wn garanaya shabcan iyo Cisman ba bruh thnk u a lot

    • @CSeerbiya
      @CSeerbiya 6 лет назад

      Mustafe salaam fadlan omarserbia@gamil ila soo hadal ama numberkaas +252612519898

  • @Feynuska-diinta.
    @Feynuska-diinta. 4 года назад

    Amin

  • @cabdifataaxheelolock3417
    @cabdifataaxheelolock3417 4 года назад

    Eshcala hees axmaed mooge

  • @AbdiQani-pn2zs
    @AbdiQani-pn2zs 9 месяцев назад

    anigoo. Oo. #ah

  • @zakariyeabdilaahi9538
    @zakariyeabdilaahi9538 3 года назад +1

    ❤️

  • @cabdiqadirkayse6595
    @cabdiqadirkayse6595 3 года назад

    gggggg

  • @abdifatahaxmed8002
    @abdifatahaxmed8002 8 лет назад +1

    Alle ha unaxristo

  • @abdimohamed3550
    @abdimohamed3550 6 лет назад +1

    hala raadiyo cidii samaysay