AXMED MOOGE LIIBAAN "CANABEEY"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 янв 2025

Комментарии • 84

  • @nimcaanmawliid11
    @nimcaanmawliid11 5 лет назад +30

    Dhirtu caadadeediyo carfi gaara leedahay..... manshaa allaah Ninkii soo maray miyi iyo dhirtiisa ayuunbaa garanaaya carfiga gaarka ah ee ay leedahay dhirtu siiba gaar ahaan geedaha qaar sida geedka riidhada la yidhaa iyo ubaxa qudhaca mahadsanid

    • @fardooscabdalah8422
      @fardooscabdalah8422 4 года назад +1

      Ubax qudhaca ma caraf buu leeyahy

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 4 года назад +1

      @@fardooscabdalah8422 haa weliba wakhtiga abaarta xolaha wax buu utara uduga ubaxu geedka adoo ujira 2 km ayad urinaysa marka amaan ta naga gudooma wllo 😍😍😍😍😍

    • @cabdiwaraabe4923
      @cabdiwaraabe4923 4 года назад

      Pp
      ⁰0pp
      P
      0

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 года назад

      @@buuxciise2167 😂😂😂🖐

  • @jarteh3837
    @jarteh3837 2 года назад +11

    Ninkan naanistiisa fanaaniitu waxay u yaqaneen fanaanka fanaaniinta waxaa dhegeysan jiray fanaaniinta kale hadaad fanaaniintii hore waydiiso inta badani waa kay ugu jeclaayeen waana mayerka hargaysa aabihii ale ha u naxariistee

  • @CSeerbiya
    @CSeerbiya 5 лет назад +16

    waa Erayadii Abwaan Axmed Muxumed Xayd oo hadda Hargeysa ku nool , Axmed Mooge wuxuu ahaa nin cajiib ah Alle ha u naxariisto wuxuu noolaa intii u dhaxaysay 1946-1996, isaga oo 50 sanno jira ayuu dhintay

    • @WALAALAHAHARGEYSA
      @WALAALAHAHARGEYSA 5 лет назад +4

      Taariikhdii maandeeq cumar shp dadka haloso wariyo ado raliya

    • @mustafemohamed4879
      @mustafemohamed4879 5 лет назад +1

      Cumar Seerbiya thanks wlalo

    • @hargeisaofficialchannel4641
      @hargeisaofficialchannel4641 5 лет назад +2

      Walaal Aad Baan ugu xidhan wll waxad noo soo daysaa Taarikhda fananada sahra siyaad

    • @Axmeddaahir_
      @Axmeddaahir_ 4 года назад

      Mucjiso fanka soo martay buu ahaa fanaan cuudyahan abwaan jilaa 100%waan jeclahay

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 4 года назад +2

      Cumar serbiye aad iyi aad ban kusalamayaa wad mahadsan tahy saxb ale haku sharfo saxb sidad uhayso taariikhda abwaan ka ta fananka wad ku mahadsan tahy

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 11 месяцев назад +2

    Magaca Canab aad ban ujeclahay waayo Ayeeyday mcn ayaa la dhahaa ilahay haku naxariisto ayeeyo Hooyo❤

    • @Gudin-iyo-Hangool
      @Gudin-iyo-Hangool 7 месяцев назад

      Ana khadiija aad u jeclahay ayeydey aad u jeclaa Allah haw naxariistee😢

  • @Axmeddaahir_
    @Axmeddaahir_ 4 года назад +20

    Canabeey sidaan rabo cirkoo wada daruuriyo fad caddaana keenoon muuqannin cadceeduna dhulku uu cagaariyo cosob baada leeyahay cuudkuna inoo dhalay dhallinyaro ciyaartiyo cadda-loolka fiidkii ku cawaysay sheekada cimri haysku keen simo
    Cisha roobku uu da'ay iyadoo ay ciid tahay dhirtu caadadeediyo carfi gaara leedahay oo cidhifka reeraha ubax caynba-cayn ahi is cidhiidhyey kaymaha gabdhuhuna cisaadiyo dhiilka culayga saareen caafimaadka nololeed cimri haysku keen simo
    Yaa salaam fanaankaygii axmed mooge liibaan allaw u naxariiso

    • @boosfarah3250
      @boosfarah3250 3 года назад +1

      Habluhuna cidaadiyo dhiisha culayga saareen

    • @AMO00165
      @AMO00165 3 года назад

      Dhirtu caradeediyo cosob gaara leedahay

    • @mohamedabdulkadir7624
      @mohamedabdulkadir7624 3 года назад

      Yaa salm masuul

    • @canabcabdulahi2078
      @canabcabdulahi2078 2 года назад

      🥰🥰🥰

    • @buuxciise1382
      @buuxciise1382 2 года назад

      @meeyran❤
      cuudku waa
      Xoolaha aynu dhaqano
      Cadda loolku
      wa ciyaar
      dhalinyaradu ciyaari jirtay
      habeen kii
      hadda lama ciyaro
      sidan jeclahay
      xitaa miyi kuma arag
      imika meel lagu ciyaro
      lkn sida kubbadda looma ciyaro
      iyo sida shaxda toona

  • @SuugaanSafari
    @SuugaanSafari 3 года назад +9

    Waa Heestii ugu horreysay ee aan barto iyadoo qoraal ahna xifdiyo.
    Walaalkay oo iga weyn ayaa oo dhigan jirey Dugsiga Sh Cali Ibraahim Ex Biyo-dhacayga Sare, ee magaalada Hargeysa.
    Maan aqoon Fanaanka qaada balse waxaan si aad ah u jeclaystay, ereyada farshaxameysan ee heesta ku jira Sida; Deegaanka cagaaran, Maalinta Ciida ah iyo Dhalinyarada Ciyaaraysa.

    • @xaydarofficial
      @xaydarofficial 3 года назад +2

      Saxiib nin codkiisu aad ii cajabiyay oo jooga magaalada raaso ayaa aan ka dhagaystay isagoo bilaa music ku qadaya sidaasan heesta kusoo booqday🖒

    • @calimaxamedmaxamuud7286
      @calimaxamedmaxamuud7286 2 года назад

      ​@@xaydarofficial 991p000 0
      00

  • @mustafka1237
    @mustafka1237 8 месяцев назад

    Hooyaday baa magaceeda la dhahaa Canab. Ilaahay caafimaad dhammays ah, cimri dheer iyo cibaado suubban baan kuu weyddiiyay Maamo.

  • @Axmeddaahir_
    @Axmeddaahir_ 4 года назад +3

    Axyaa yaa cod dahabiya luuq wanaagsan axmed mooge liibaan
    Fanaan fanaan dhaafay buu ahaa
    Alaw u naxariiso

  • @mokiyaz9892
    @mokiyaz9892 3 года назад +1

    Kolay imbadan waan cadaloolnay waanu xiisabadnaa habeenkii markay dhalinyaradu isu timaado. Waa berigii caruurtu ay dhaqanka lahaayeen 10 iyo kabadan mid mid la dagaalayn habeenoo dhana cabdaloolaya. Eesh qiyaasak.

  • @axmedcalixasanxasan2235
    @axmedcalixasanxasan2235 5 лет назад +8

    Waa eraydii Axmed muxumrd xayad

  • @mustafemohamed4879
    @mustafemohamed4879 7 лет назад +4

    Wa codki AHN alfnan ahmed moge iyo ereyadii abwan Axmed Muxumed Xayd gadari

  • @herrochannel2670
    @herrochannel2670 5 лет назад +7

    waaa kuwaa heesihi la yaqanay imika heesi ma jirtee meesga king ck oo weligaa mashrax aan istagin uu show dhigayo 😁😁😁

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 года назад +2

    احمد موجي.... ربي يرحمك ويعفوعنك ويدخلك الجنة من غير حساب

  • @jimcalehtimoh2859
    @jimcalehtimoh2859 Месяц назад

    Heestan kama daalo dhagaysigeeda waxay ka mid tahay heesa aan ugu jeclahay heesuhuu qaado axmed mooge wuxuu ahaa hoobaal fanaan cod tolmoon bal hada eeg oo dhagta u raarici siduu ugu raxaysanaayo hoobaal axmed mooge liibaan. Abaaro 2dii habeenimo iyo burco fadhiga waxa igu weheliyaa 5 nin oo aanu meel kuwada barjaynayno waxaanu su wada jira u dhagaysanaynaa heestan qiimaha badan.

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr Год назад

    Ilaahay haw naxariisto. Ilaahay jannadii fardawsal aclaa ha geeyo dembigiisana ha dhaafo😢😢😢😢😢😢

  • @musbaaxmaxamedmusbaax4476
    @musbaaxmaxamedmusbaax4476 5 лет назад +1

    Alle ha unaxaristo axmed mooge libaan

  • @mohamedomarguleed8093
    @mohamedomarguleed8093 6 лет назад +2

    Aalleee haku naaxistoo axmed mogee liban

  • @Maan-Jama-e1o
    @Maan-Jama-e1o 2 года назад

    Aduun maalin way ku hortaalaa maalina way ku daba taalaa🙏💊

  • @shaaficemaxmuud8583
    @shaaficemaxmuud8583 7 лет назад +11

    allaayacisak adeero Alle hakuu raxmado aaamiiin

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 2 года назад +1

    Caafimadka nololeed cimri haysku keen simo

  • @maxamedxuseen3318
    @maxamedxuseen3318 2 года назад

    Ilahayi naxaristi jano haka warabiyo
    Axmed mooge libaan

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 2 года назад +1

    Alle Ha U Naxariisto Allahuma Amiin 🤲

  • @qooryarestudio
    @qooryarestudio 5 лет назад +11

    Canabeey😭😭

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 2 года назад

    Caafimaadka nololeed cimri haysku keen simo

  • @abdilahihassanali9320
    @abdilahihassanali9320 3 года назад

    Rabaw u naxariiso aamin

  • @m.m.xiiray7511
    @m.m.xiiray7511 6 лет назад +3

    Abtigay alle hawnaxariisto

  • @amaalshiq3132
    @amaalshiq3132 5 лет назад +1

    Yaa salaam

  • @ismailabdi7461
    @ismailabdi7461 2 года назад

    ❤❤❤ Ahmed mooge AHN

  • @Gudin-iyo-Hangool
    @Gudin-iyo-Hangool 7 месяцев назад

    Yaa dhegeysanaya 2024

  • @kg6987
    @kg6987 2 года назад

    Yaa kabanka qaraacaya toolow? Ya salam

    • @buuxciise1382
      @buuxciise1382 2 года назад

      cabdinaasir macalin caydiid
      ayaan jeclahay inuu yahay

  • @TheDuulMedia
    @TheDuulMedia 4 года назад +1

    Brother this is the DUUL MEDIA version so please mention us or take down the song. This took time and spent money to edit this song. Thanks

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 4 года назад

      allow it for the people bro.

  • @axmedcawil5489
    @axmedcawil5489 4 года назад +3

    dhalinyaro ciyartiyo ku cawaysay cadaloolka fiidkii xasuus mudan axmed mooge

  • @cabdiwaraabe4923
    @cabdiwaraabe4923 4 года назад

    Ahmed iyo heesti canab Fanaan jiray

  • @simaaciilmadoobe3327
    @simaaciilmadoobe3327 5 лет назад +3

    Cada loolka fiidkii

  • @abdirisakmohamed7545
    @abdirisakmohamed7545 6 лет назад +3

    heestani way itaabtaa mar walba

  • @XamseCabdi-qd3gm
    @XamseCabdi-qd3gm Год назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadimohashe4988
    @fadimohashe4988 5 лет назад

    Midhaha plss qofkii garanaya

  • @cabditahar6852
    @cabditahar6852 4 года назад +1

    Hees aad uqiimo badan waxaana sameeyey cabdillaahi yuusuf oo dagan hargaysa

  • @subeermuxumed5665
    @subeermuxumed5665 2 месяца назад

    Canbey😂

  • @abdulrahmanmohamed1312
    @abdulrahmanmohamed1312 11 месяцев назад

    Hi this

  • @53I-p3k
    @53I-p3k 4 месяца назад

    U

  • @johnterry1690
    @johnterry1690 7 лет назад

    What's cadroorta fiiidkii ku cawaysa shekada

    • @zamzamomar8178
      @zamzamomar8178 7 лет назад +8

      John Terry waa cadalool ka fiidkii ku cawaysay sheekada.
      Macnahu waa marka dayaxu soo jeedo cishaayiga ilaa 10 habeenkii
      Ee ay caruurtu dibada ku ciyaarayaan. Dadka wawayna ay dibada ku sheekaysanayaan

    • @filfishajacalkalamariyowee9619
      @filfishajacalkalamariyowee9619 7 лет назад

      John Terry marka uu waagu soo roorayo

    • @farhanozilkbbrothers6413
      @farhanozilkbbrothers6413 7 лет назад +1

      Different Trying ..... KAL iyo laab

    • @ahmedaqli6658
      @ahmedaqli6658 6 лет назад

      Sas weyi zamzam shegtay lkn dayaxo waxoga casar ah habenku galo kadibna waxoga u si dhacayo inta u dhaxaysa aya la dhaha cadaroor fikirkay miyina wan kuso nolaye

    • @mahmodkirih862
      @mahmodkirih862 6 лет назад +1

      Cadalool waa ciyaar ay ciyaran ciyaalka miyigu habeenki marka dayaxu 15aadka yahay ama caddada uu yahay

  • @maxamedsheeq5110
    @maxamedsheeq5110 8 лет назад +1

    H

  • @herrochannel2670
    @herrochannel2670 5 лет назад +9

    waaa kuwaa heesihi la yaqanay imika heesi ma jirtee meesga king ck oo weligaa mashrax aan istagin uu show dhigayo 😁😁😁