Mujahid maxamed mooge liibaan , waxa laga joogaa 35 sano markii aad geeriyotay alle hakuu naxaristo , "we will all die, the goal isn't to live for ever , the goal is to create something that will. You left a legacy that will last through the ages. "
Jamaame iyo Jilibba waa laba degmo oo koonfur ku yaalla. Waa bariyihii la isku laab furnaa. Heesta waxa la qaadi jirtay Hiba Maxamed Guddoon (Hibo Nuura) oo iyadu maanta nool. Alle ha u naxariisto Fannaanka, mar dambe ina soo mari maayo mid la mid ahiye, inaynu codkiisa ku xasuusanno mooyee!
Iam so sad 😞 16/12/2022 still watching, Jamaaal quruxwanaagey Jaleecadan kueegaba Jaceyl igu abuurma❤ Kaa jeezan wayeh, Xagee iga jiraysey, Jihadee kunooleyd.
Waxan Dhagaysanaya Heestan 13/8/2023😢 allaha Unaxariisto maxamed mooge liibaan Qiimihiisa Iyo Fankiisa Hal Kalmada Laguma Soo koobi karo😢Allaha Janeeyo asaga Iyo intii dhimatay ee Fanka Qiimaha Uyeeli jiray sida Kale xalad waxan ku suganahay an kaligey isku koobay oo an qalbiga Ku bogsiinaayo heesaha Qaaraamiga ah Ee qiimaha Badan wa Habeen ay saacadu tahay 9:00 habenimo oo habenku jawi Dagan oo Dayaxu iftiimayo uu yahay waxan aqrisanaya Commentska Kala Duwan 😢qof walba alle waxan uga baryaa In uu qalbigiisa U qaboojiyo Hamigiisana U rumeeyo
Somali legend buu ahaa Maxamed Mooge nin reer gaar lagu sheego waa ka tegay. Qof kasta cid baa Alle ka abuuraa oo dhulka kama soo baxo, lkn AHUN Maxamed Mooge qofkii sharfaya wuxuu ka mudan yahay inuu u aqoonsado horyaal Soomaali laheyd, haddana daartii rasmiga aheyd isaga iyo muslimiin badaniba u galbadeen. Alle ha u naxariisto Maxamed iyo muslimiinta dhimatay oo idil. Amiin
babaaygii jamaamiyo canbe jilib ku yaalaay, ubaxii janaaliyo jawharad la moodyeey, jidhkaaga udgoon baa isoo jiidanaayey, jeegaan sideedaay wadnahaygaa jeexdeey ha i odhan ha iodhan ha i odhan jawaab kuma hayo., geenyadii jareysaay ma taqaano jikaadhkee ,jidinkaagu raaxada ?++??+?? Jeertaa gadoodoo jidhifta iska kicisoo ruuxii hor joogsada hawl yari ku jiidhee HALkaa ka sii wada
allah yarxamak m.mooge liban wlhy mrkaan xasustaba wan murugoodaa alle dhaman how wada nxaristo abwaaniintii iyo fanaanintii hore mugdi ayaynu galnay mrkay inaga baxeen dadki hore . maantana barbar ayaa la marayaa waa aduunyo rogmanaysa
waryaaya kuwiinnaan Canaasiirta ah heesta dhawaysta oo calaalka & cuqdadda Naga yareeya s/land Lahayninee Doqontu halki lagu diriray ogaydee halki lagu heshiiyay aan ogayne Heestaan waa anti ama siyaasad lkn wxy ka hadlaysay waa laga so gudbaye Mohamed mooge legend waaberi singer Ayu aha ilahay Naxariistii Janno haka waraabiyo
Heestaan qofkii dhegaysatay 2024 like dhac haku siiyo commentigayga.
Mohamed mooge allah ha u naxariisto.
Heestaaan wn jeclahy in aaan qaado ama dhageesto😫💔
Markan soo galay 6 saac buu commentigani qorna imikana waa 11:50 habenimo
Heestan Hoyoday ku xasuusta way I macnee jirtay😢 Allah ha u naxristo yadaaa Iyo ina moge
Godka lagu jannnee mar la arag buu ahaa Mujaahid Maxamed Mooge Liibaan Baban.
Qofkii iga Dan beeyo oo so gala like ha isaaro alla ha unaxariisto Ina mooge 🤲🤲❤😭😭
Maclin abwaan halgama fanaan maxamed mooge liiban eebe ha ka raali noqdo heesihisu mid laga tago maleh 😢
ilaahay ha u naxaaristoo.. waxaa u ahaa macalin, sugaan yahan, mujaahid , siyaasi.. runtii waxa uu ka mid ahaa dadka tayada iyo dadnimmadaba leh.
geenyadi jarayisa mataqan jikaarke
Jidinkaagu raxad mamiid jahiilka ah baa ilahay ha unaxatisato amiiin heesihisu makal dhacan ilahy haa udanbi dhaafo
aabihii fanka soomaaliyeed alow kuu naxariiso maxed mooge aabihii murtida aabihii kabanka
Mujahid maxamed mooge liibaan , waxa laga joogaa 35 sano markii aad geeriyotay alle hakuu naxaristo , "we will all die, the goal isn't to live for ever , the goal is to create something that will. You left a legacy that will last through the ages. "
Kani waa Maxamed mooge. Allah haunaxaristo. ❤️
That will last
Jamaame iyo Jilibba waa laba degmo oo koonfur ku yaalla. Waa bariyihii la isku laab furnaa. Heesta waxa la qaadi jirtay Hiba Maxamed Guddoon (Hibo Nuura) oo iyadu maanta nool. Alle ha u naxariisto Fannaanka, mar dambe ina soo mari maayo mid la mid ahiye, inaynu codkiisa ku xasuusanno mooyee!
Suugaantuna iyadaaba iska lab furan
Allah ya raxma, amiin
Aamiin ilaahey haw naxariisto , shukran
Imika waa meelo la isku cabsiiyo
Waxa Kaloo Maxmad Mooge Laqaaday Heesto Allha Uwada Naxariistee Xaliimo Khaliif Mooge
Oowaliba Aad Sii ufarshaxamaysan Ula Qaaday
I'm here for the mujahid's voice! I hope Allah admits him in Firdause and feeds him from therein. Ameen
Also I like
Ameen
أمين يا الله
Naema abdirizak
Amiin sis najma may allah accept your dua
Iam so sad 😞 16/12/2022 still watching,
Jamaaal quruxwanaagey
Jaleecadan kueegaba
Jaceyl igu abuurma❤
Kaa jeezan wayeh,
Xagee iga jiraysey,
Jihadee kunooleyd.
runtii heestaan si fiican ayaanu tageray mansha lh ilhay haw narariisto maxamed mooge liban heesahiisana waan tageran dhaman
aaaamin yaa rabi🥰🥰
From Hiiraan ALLAHA unaxariisto
Waxa uu ahaa fanaan cod macaan
Axsan Caleek Yaa Mohamed Mooge Liiban heestan waxay ka mid tahay Riwaayadii Gaadhaa Bidhaan Erayada waxa iska lahaa Abwaanki weynaa Ilahay ha u naxariistee Xasan Sheekh Muumin
Aniga iyo maxamed mooge isku mid baanu nahay sidan ookale ayaan ana u jecelahay inan hapla hayaga u amaano sharafta badan♡○
Macalin mujaahid abwaan fanaan ciidagale laandheere Allah ha ku naxariisto
cod rageed ayuu lahaa maxamed mooge alow kuu naxariiso
Codkaas Wayn Ciidagaloo dhanbaa leh
Jah waqooyi rag nool Aya daga Somalia asal ah allow barakee aniga dadka wan jeclahay markii siyaasada u qurunka xagaa la iska dhigo❤❤❤
waxaasaa cod ah ilahow u naxariiso mujaahid macalin fanan mohamed moge liban
Maxamed mooge aabwan ween ayu aha ale hu naxaristo
Jamaame iyo Jilib waa labo degmo oo isku dhow hadana labo gobol ka kala tirsan, waa dhul sida heesta ka muuqata dalagga iyo beerahaa ku caana.
AUN Maxamad Mooge wuxuu ahaa fanaan sare iyo nin kaalin adag ugu jira bulshadaa uu gaar ahaan ka soo jeedo.!
yaaa salam aabihii fanka somaliyeed boqor boqor dhalay Alle ha kuu naxariisto aamin jeexygii midigeey
Still I'm watching 5 February 2018
Allah yaaa raxma mooge
Isse sayn 12/feb/2018 ban dawanya
Maxamed mooge halyeey ilaahay haw naxariisto Aameen nin rageed viva somaliland
Ilahaw janada ka warabi. He was an icon .nobody can replace him ilahaw janada ka warabi.He was the greatest singer and musician
bro he dont now nathing haha dame
Maxamad mooge liibaan cidkuu labka Ilaahay ha unaxariisto
Eesh Calaa Fanaan + Mujaahid ... Alle Ha Unaxariistu
gormuu mujaahid naqdey subxana alaah qafaan towxiid u dgaalamyn lama dhihikaro
@@عبذالرحمنالمحمذ xaqdardii gaalkii waynaa ee siyaad bare ayuu ka dhiidhyay kana dagaalmay isagoo 30 jir ka baxy magasldiisi
*_madaalaha fanka somLiyed alle hawnaxariisto isagiyo intii dhimatayba_*
Markii maxamed mooge dhintey fankiina wuu LA dhintay rabbi naxariistii jano haka waraabiyo
weeey nin rageed mohamed mooge libaan our legend our honer our hero
we love you somaliland dhalada
Babaygii jamaamiyo cambe jilib kuyaalay, ubaxii janaaliyo jawharad lamoodyey, khadray, 😆♥️, Alle haw naxariisto mujahidka
Axyaa ereyo amaan barti u dambaysay 😍 abdirahman long life ❤️ M M L ilaahay haku naxariisto legend 😍
Jamaame iyo Janaale dhulka boqortooyada Biyamaal ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️
Geenyadii jaraysani, ma taqaan jikaarkee
Jidiinkaagu raaxada, ma mid jaahil ka ah baa❤
Jamaal qurux wanaagey..
Jaleecadan kueegaba......
Jaceyl igu abuurma😊Allow kunaxariiso ina Mooge
Allow uu naxariisoo Mohamed Mogueh what amazing voice I love him
maxamed mooge cidii dishay waa la ogaa alle hau naxariistee yaa idinkala heshiiyay qadaad wayneey
Jidhkaga Udgoon baa isoo jidanaYee 2020??
maxmed mooge alle haku naxariisto waxaad ahyd hobal lagu daydee
Erayadii abwaan xasan sheekh muumin AHN
Ba-baygii jamaamiyo
Cambe jilib ku yaalaay
Ubixii janaaliyo
Jawharad lamoodyeey
Jidhkaagaa udgoon baa
Isoo jiidanaayee
Jeegaan sideedaad
Wadnahayga jeexdee
Hay odhan jawaab kulul
Geenyadii jaraysaay
Ma taqaan jikaarkee
Jidiinkaagu raaxadu
Ma mid jaahil ka ahbaa?
googaa sxb qali waayo arag ayad tahay
Thnx
Laxankii bashiir xaddi
Allah ha u naxariisto isaga &intii dhimatay ee muslim ah ba
Ayaa daawana 16/06/2019, Alle ha'u naxariisto Muxamed Mooge Liibaan Soomaali kama dhalan isaga oo kale yaa ilaqaba fikirkaas
Aniga mar la arag ahaa
Alle Ha U Naxariisto Maxamed Mooge Liiban Allahuma Amiin🤲🤲🤲
Jeexaygii midigeey jidka laysma taagee jinaweey isoo raac geenyadii jaraysani ma taqaan jikaarkee jidiinkaagu raaxada ma mid jaahil ka ahbaa
ma fahmaysaa that words
Jamaal qurux wanaagey jaleecadan ku eegaba jacayl igu abuurto kaa jeedsan waaye. Nice lyrics
Alaah rabulcaalamiin ha ku naxariisto aamiin aamiin aamiin
alfanaan mujaahid mohamed mooge illaaah hau naxaristo
gurmuu noqdey mujaahid qaf an towxiid dartii u dhiman mujaahid lama dhihi karo subxana alaah
Allaha u naxariisto mahamed mooge liibaan, nin sare .
Ala yaa raxma raaximiin mahamed mooge intii islaama ee dhimatay ax yaaa hees ♥️😍
alow kuu naxariiiso maxamed mooge libaan (baban) dadka qaar heesihiisa waxay u maleeyan jacayl ama fariin jacayl lakiin garanaya uunba garanaya micnaha iyo nuxurka heesihiisa xambaarsanyiin doqona loo sheegi maayo.
Noo sheeg dee mafahmine
Heestaan maxa kaga baxay waa waalantihiin heestaan ma noqon karto hadii ey eedeen ahaan laheyd wa ka yeeli lahaa kuwo kale waa jiraan walal
9/11/2020 ...Still watching ..Always the legend🥰
I'm stil watching 2021/8/26
Hbn Jimce soo galayo
Maxamed mooge liibaan abaalkaga ma gudi karno walaahi. Waxkale kuuma tari karno ee waxa alle kuweydiinaynaa naxariis
ALLow unaxariiso maxamed mooge janadii kawarabii Allow udanbidhaaf
Waa erayadii aun abwaan Xasan Sheikh Mumin.
Still am watching 2021
Legend is always legend 🙏🏿🙏🏿
Waxan Dhagaysanaya Heestan 13/8/2023😢 allaha Unaxariisto maxamed mooge liibaan Qiimihiisa Iyo Fankiisa Hal Kalmada Laguma Soo koobi karo😢Allaha Janeeyo asaga Iyo intii dhimatay ee Fanka Qiimaha Uyeeli jiray sida Kale xalad waxan ku suganahay an kaligey isku koobay oo an qalbiga Ku bogsiinaayo heesaha Qaaraamiga ah Ee qiimaha Badan wa Habeen ay saacadu tahay 9:00 habenimo oo habenku jawi Dagan oo Dayaxu iftiimayo uu yahay waxan aqrisanaya Commentska Kala Duwan 😢qof walba alle waxan uga baryaa In uu qalbigiisa U qaboojiyo Hamigiisana U rumeeyo
Illahay ha u naxariisto maxamed mooge libaan😢😭😭😭
alle ha u naxriisto maxmed mooge liiban
Allow Ku naxariso wnba iska jeclhy heesahisa
allow unaxariiso nin rageed ayuu ahaa
Ilaahay naxariistii Jano ha ka waraapiyo
janadii ilaahow kuugu bishaareey
May Allah rest him in Jannah
allow ha ku naxaristo maxmde moge
Allaw unaxariso m.m.m.l waxa uu ahaa dadka aaad utayada badan heestana garanyun ba garanaya
25 /2/2020 20 Alaaya raxma Ciidagalaw owrta joojiya 😍
Old is gold anyperso can't understand 😢
allow kuu nax riiso kaana cafi amiin yaarbi
mooge ilhy naxarst jano haa kaa wraabiyo
Allaha unaxariisto midhihii abwan Xasan sh.muumin abwan qaaliya
Allow Kuu Naxariiso maxamed Mooge Liibaan. He Was Legend🙏
U Duceeya Walalayaal
Allah haunaxariisto al fannaan maxamed mooge
16/8/2024/ muqdisho, buula xuubay aniga hibo cadday qudha dhagaysanayna ,mirqaankuna cirkaas cabaar u jiro, ilaahow kuu naxariiso 10 jeer ka badan ayaanu u wada ducaynay ustaad+mujaahid+hoobal ,m mooge liibaan,
wow Amazing voice alah ha u danbi dhaafo haku naxariisto 🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
aabihi faanka iyo sugANTA somaliyeed allah haa ku naxaristo
FAAN HA ODHAN FAN DHEH.
naxariisto jano alle haka waraabiyo wxn dhagaysaday 17 /72021
Garaxgis legend ❤️
Somali legend buu ahaa Maxamed Mooge nin reer gaar lagu sheego waa ka tegay. Qof kasta cid baa Alle ka abuuraa oo dhulka kama soo baxo, lkn AHUN Maxamed Mooge qofkii sharfaya wuxuu ka mudan yahay inuu u aqoonsado horyaal Soomaali laheyd, haddana daartii rasmiga aheyd isaga iyo muslimiin badaniba u galbadeen.
Alle ha u naxariisto Maxamed iyo muslimiinta dhimatay oo idil. Amiin
Alle naxaristi jano haka warabiyo
Wuxu laha cod luxdan oo legden rabow kuu naxariiso
ilaahay haw naxariisto maxamed mooge liibaan
Allah naxariistii janno ha siiyo.. Mmliibaan
Alle hownaxariisto mar la aragbuuu ahaaa.
Eesh qiyaaska codka cajiibka ah
Maxamed mooge liibaan ma jirto cid la cod ahi ama keeni karta codkiisa cajiibka ah
Maxamed mooge kule soomaalida ayuu jeclaa ....nabad kule soomaal8
Jawharad la modyeey
Jidhkga isoo jidanyeeh
Mohamed mooge Raxmaanku ha u naxariiisto
Nice mahamed mooge geesi geesi dhalay
qofkii iga danbeeyoow like isaar
Waxan umahad celinayaa dadkii heesaha qaraamka ah duubay ee nasoo gaarsiiyey, Maxamed mooge liibaan iyo hibo nuura baa heeska wada qaadayey.
babaygii jamadiyo hees iga dheh
ilahayaw kuu naxariiso
warkaagu xikmad malaha haba yaraatee, rasuulki fanka wax la yiraahdana ma jraan waa dambi weeyn
Mohamed moge rabi hajaneyo
Mohamed moge allah ha u naxaristo
babaygii jamaam iyo canbe jilib ku yaaley ubaxii jannaliyo jawhard la moodyeeey axyaa hees
babaaygii jamaamiyo canbe jilib ku yaalaay, ubaxii janaaliyo jawharad la moodyeey, jidhkaaga udgoon baa isoo jiidanaayey, jeegaan sideedaay wadnahaygaa jeexdeey ha i odhan ha iodhan ha i odhan jawaab kuma hayo., geenyadii jareysaay ma taqaano jikaadhkee ,jidinkaagu raaxada ?++??+?? Jeertaa gadoodoo jidhifta iska kicisoo ruuxii hor joogsada hawl yari ku jiidhee HALkaa ka sii wada
mashaallaah
abdi hassan
Wwwwwwe
ilahay ha naxariisto muj
allah yarxamak m.mooge liban
wlhy mrkaan xasustaba wan murugoodaa alle dhaman how wada nxaristo abwaaniintii iyo fanaanintii hore
mugdi ayaynu galnay mrkay inaga baxeen dadki hore .
maantana barbar ayaa la marayaa waa aduunyo rogmanaysa
alloow kuu naxariiso
yaarabi
"Ma mid jaahil ka ahbaa"?.... Mooge mujaahid... Macaan kuu tilmaamey Wadan kaagii baa leh..... Somaliyey.
Hees weyn iyo fanaan weyn AuN Mohamed moge
Ayaa iladageysanayo 2020
waryaaya kuwiinnaan Canaasiirta ah heesta dhawaysta oo calaalka & cuqdadda Naga yareeya s/land Lahayninee Doqontu halki lagu diriray ogaydee halki lagu heshiiyay aan ogayne
Heestaan waa anti ama siyaasad lkn wxy ka hadlaysay waa laga so gudbaye
Mohamed mooge legend waaberi singer Ayu aha ilahay Naxariistii Janno haka waraabiyo
waaw maxamed mooge
Alle godka haw nuuro
cuqdada in aan iska saarno waaaban ku raace kkkkk lkn ka reeb Waaberi Legend ninkan Waaberi ma ahayn keligii socod buu ahaa waana boqorkii cuudka iyo qaaciga
Ciiise Ducaysane Nocagaasi markay. Hadlan. Hadalkaba inaan iska. Casilo ayaad ii horseedaysaa
Libaax baa tahay sxb Wlhi
Hees igu qaaliya 😘😘😘
Insaanka wixii fahmayaba waa ku qaali
Kaligaa maaha wll.
*Libaaxyadii ciidagale maxamed mooge,Axmed mooge, muuse ismaacil Qalinle Raga U cod karsana ayaa naga dhashey Ragna mursal faladagan iyo balabaarka ayaa ka dhashey Aduunyoy xaalka ba*
😂😂😂😂👍🏻
Hhh ax
Magaca fanaan ayey kasiman yihiin
@@liibanmalaay935 hada fartuun balbaladhka iyo khadra dahir fananimo may usiman yihin🤔 aduunyo
@@xamsesomaliland9259 kkk wa run lkn fanka iyo codka waa hibo kumana xirna qoys