I am an Eritrean but I love Somali's songs, especially songs played with uod. It is soothing and has that homesickness feel that most people who live abroad experience. I can't stop hearing it.It does good to my heart and soul.
06/11/2019 maalin arbaco ah still watching inta iga dambeysa Ee daawan doonta liketa dhac iigu siiya si kuwa idinka dambeeya ayagana ay idinkuugu siiyaan thanks all
Weli fanaan sidaas fanaan kale u keenay codkiisii, laxankiisii iyo kamankiisii maan arag. Mooge Yare gacan baan u taagay. Weliba ku darsoo waa qurbo joog yar oo aan weligii dhul Somaliyi degan tahay arag. Wel done yaa Mooge Yare
Fan Yaqaan bro cida dhashay maad garanaysa sow isagii un maha wayo wa dhashiisi halka cunug buu dhalay zxp maxamed mooge wa abihii waa axmed maxamed libaan mooge
Anoo heestaan dhageysan jirey anoo geel jiro ah 2014 ayaan mar labaad dawanaya anoo ah 2022 haddii aad iga danbeyso like saar waxa laga yabaa inaa mar inaa soo booqato
Seriously, qabyaalad hala joojiyo walibana ragiina ciidagale. Ha lays laayo maahe madaxa ha layska gooyo, ee marka fanka noqoto waan wadaagna camii. Enjoy peacefully, Love from Hargeysa home of ina Mooge.
+Abdi Hassan Waar adna qabyalada ducfiga ah meesha kala dhex bax ma rasuulkiibaa loo heesey hadii heestii ina mooge la qaadey. Adeerboqolaal ka cod fiicna ayaa jirey oo qabiil walba ka dhashey ee ha ka dhigin in la yidhi rasuulkii ku sali.
+Ateye Elmi AaR Aamu Waligii Nin Ka FanaaNsan Muu zoo Marin Somali Oo DhaN Maxamed MooGe Oo Kale Reer HargaYza RazuuL puu U yahaY peee. Xaavad Dhan Paa HarGayza la idhaa Ina mooGe Taarikhda Fanka ayaaNad Waxpa Ka ogaYne
The legend lives on. Aad baan ugu faraxsanahay in maxamed mooge halyeey, abwaan, macalin, musician, fannaan, dagaalyahay, xaq u dirir iyo weliba qaar kaloo badan inaan halkan ku xusno mooge yare na horseed kayahay.
Markale aya laso celiyay hestan ayado YouTubka ka maqan ayan mar arkay intan so badi gobaye Inta ila mid ah ee ee qormadan aqrineysa is mujiya 👇 #From mogadisho 11/6/2022 ❤️🩹❤️🩹
Barqanimo 19/06/2022, Xilli Kuleyle Ah Magaala Xeebeedka Bosaso Bari Somaliya😍 Hadaad Iga Danbeyso Love Ii Saar Walal❤️🙏.
Bosaso cadey ma xafatu carab baa mise ridwaaad , suwayta, raxiis
❤
Miyaad jabanaynaysay maaalintaas sxb? Hhh
1/5/ 2024 xili roobaad hargaysa Somaliland 😢
@@khadarali1859y
Y yhociogioo
I am an Eritrean but I love Somali's songs, especially songs played with uod. It is soothing and has that homesickness feel that most people who live abroad experience. I can't stop hearing it.It does good to my heart and soul.
Q
I hear you my Eritrean brother
I’m Eritrean I love Somali music and Somali people. Love you all Somalian
thnks bro we love u
Thanks pro
fahad mohamud we too
I speak a bit of Tigrinya 😀
Maxamed mooge.
Hadii aad dhagaysto fankii hore
Waxaa darenaysaa jacayl
Iyo waayo waayo waxana ka baranaysaa erayo soomali ah oo adan aqoon
Reer fatuun balbalar ma fahmi karaan
Intii fahansan like this
Hell yeah I Agree with you fartun BalBalaar Team maba Fahmi Karaan 🤣🤣🤣
Talent 100%
Codka 100%
Heesta 100%
Erayada 100%
So talented wlhi
Aad Iyo Aad
Talent afsomali ku sheeg mise kuma garaneysid😆
@@saeedabdi3816 waa hibo 😂😂😂
2020 inta daawaneyso like hala isaaro asxbta
Gbr$wiil ba
Masha Allah u look great.
Aniga saaxib
Aniga Manta 17.3.2020
2020 ayan fiirsanaayo
Me
2021
Intan daawadey mooge yare maso koobi karo heestan
One love
AHN MO MOOGE❤
Inta heeskaan ila fiirsatay 2019 ka farta kor u taag idinkoo mahadsan walaalayaal
Anaa fiirsanaayo
✋
☝
☝️☝️☝️☝️
☝☝☝
06/11/2019 maalin arbaco ah still watching inta iga dambeysa Ee daawan doonta liketa dhac iigu siiya si kuwa idinka dambeeya ayagana ay idinkuugu siiyaan thanks all
jooflaha libaaxiyo,
Jaan-dheerta doobkiyo,
Waayeelka jaqafsada,
Jirridaha habeenkii,
Wixii jiidha waagaa,
Jeennigu xanuunaa,
Alleylehe jacaylkii,
Jid iyo ceel umaad bixin,
Anigana ka joog iyo,
Ha ku jabin imaad odhan,
Waxba se jeerba yaan hiban,
Jirrabkan aad i marisaye,
Ilaahii joogey baa jira,
Allihii joogay baa jira,
Wadiiqada jirjiirsani,
Jid san bay ku geysaa,
Ama jar iyo buur dheer,
Khalqigana badh baa jira,
Intay ku hor jaflaystaan,
Waaqla’ kugu jarwiciyee,
Allelehe sidii jagi,
Dhalinni-sku jiidheen,
Wacadkeennii jeexnaa,
Aduunbaa ku joogsaday,
Waxba se jeerba yaan hiban,
Jirrabkanaad i marisaye,
Ilaahii joogay baa jira,
Allihii joogey baa jira,
Ifka waxaad la joogtaa,
Jannaduu ku geeyaa,
Ama naarta Jahannama,
Jacaylkuna sidoo kale,
Nimcuu kuu jiheeyaa,
Ama laamo kula jaba,
Anna jamashadaydii,
Iyo jololo’daadii,
Sida rimayda jiilaal,
Iyo ceelka Jiiliya,
Jalwis baan ka qaadee
Waxba se jeerba yaan hiban,
Jiraabkanaad i marisaye,
Ilaahii joogay baa jira,
Allihii joogey baa jira,
wooow
farhan mahad wwewe huno mahadsanid
mahadsanid
farhan mahad
farhan mahad thankz
I am Sudani i love Somali songs..xilwa
Xilwa I love Sudan Songs Spicial NADA Songs
M Nn شكرا ليك ي اصلى
تسلم يا فرده
سلم واحد
M Nn
Weli fanaan sidaas fanaan kale u keenay codkiisii, laxankiisii iyo kamankiisii maan arag. Mooge Yare gacan baan u taagay. Weliba ku darsoo waa qurbo joog yar oo aan weligii dhul Somaliyi degan tahay arag. Wel done yaa Mooge Yare
X
Waa hees wanaagsan
Fan Yaqaan Aabahiis Soo maaha
Fan Yaqaan bro cida dhashay maad garanaysa sow isagii un maha wayo wa dhashiisi halka cunug buu dhalay zxp maxamed mooge wa abihii waa axmed maxamed libaan mooge
Wiilkan sida uu codka maxamed mooge ukeenay waa cajiib iyo weliba sida kabankii maxamed mooge ukeenayba axsan kusoo biir fananiinta reer canada
I'm from Yemen but I love Somali songs
Welcome to the family bro
thank you welcome
Tnks
ogaalka manta mgaca meesha kugu qrn iska sooo hgaji🌚🌚🌚🌚🌚
Anoo heestaan dhageysan jirey anoo geel jiro ah 2014 ayaan mar labaad dawanaya anoo ah 2022 haddii aad iga danbeyso like saar waxa laga yabaa inaa mar inaa soo booqato
Xasuustii Mohamed mooge liibaan ilaahaw u naxariiso Aaamiin
Amiiin
Seriously, qabyaalad hala joojiyo walibana ragiina ciidagale. Ha lays laayo maahe madaxa ha layska gooyo, ee marka fanka noqoto waan wadaagna camii. Enjoy peacefully, Love from Hargeysa home of ina Mooge.
Who is listening 2024 ❤🎉my favorite 😍
Ayado corona virus lagayabanyahy ayan halkan joga lacala aso dhamadey hada imatid like saar ilah hana badbaadsho
😃😀😀😀😅🤣 sty home mthy pro
Wayeelka jaqafsada
Micnaha Da'da waa weyn ee youtubka ka dhagaysata 12/1/2021
Ismuujiya
Wallaaahi billaaahi oo tallaaahi Wiilkan in ilaa 98% uu keeenay codkii Maxamad Mooge alla ha unaxariistee...yaaa ila arkay
2/6/2023 goor sheegkadu waa 5:44 am. Supaxnimo 😢 allaw Culuska iga Kor qaad adaa ii abuurTee😢 Oh Cakuye Jacaylaw 😢❤ waxan idinka so Salamaya Wadankii ✋
Amiin
mansha allaa walal mcne waad noolaysay magaca gobolka takasiidaran waad soo noolaysay fankii iyo qof aad u qaaliya xasuustiisii waad ficantahy diinta islaamkana unoqo marxuunka aynu wada xasuusanayna faataxada ayaynu umaraynaa 100 jeer thank you
Wlhi wn mirqaamaya Heeskan ayn igu Socda Yaa salaaam Ya Salaaam 🤸♂️🤸♂️
Mirqaamka ku wngzna
Mhdsnid sxb
Walee hadda dawanaya anigoo qeeb jaade cunaayo from moqdisho
@@OmarAbdi-pc5phhadan Ana ku murqaamya sxb ceeldoorod kenya 😂
@@Ahmedcabdulahi ma fadhidaa hada sxb
12. September 2019 oo 2020 lagalahaya
Ninka daawanahaya ee ku raxaysanahaya ani ma ahan? 😍😍😍😍
I am proud my brothers Isaq. Mooge yare dhiiga ayuu dhaqaajiyay Ilahay cimrigiisa ha dheerayo. This is blessing is walahi from deep heart.
+Abdi Hassan Waar adna qabyalada ducfiga ah meesha kala dhex bax ma rasuulkiibaa loo heesey hadii heestii ina mooge la qaadey. Adeerboqolaal ka cod fiicna ayaa jirey oo qabiil walba ka dhashey ee ha ka dhigin in la yidhi rasuulkii ku sali.
+Ateye Elmi
AaR Aamu Waligii Nin Ka FanaaNsan Muu zoo Marin Somali Oo DhaN
Maxamed MooGe Oo Kale Reer HargaYza RazuuL puu U yahaY peee. Xaavad Dhan Paa HarGayza la idhaa Ina mooGe Taarikhda Fanka ayaaNad Waxpa Ka ogaYne
Abdi Hassan why are you talking about fuking qabiil
viva ciidegale
mooge yare alaha kudaayo
The legend lives on. Aad baan ugu faraxsanahay in maxamed mooge halyeey, abwaan, macalin, musician, fannaan, dagaalyahay, xaq u dirir iyo weliba qaar kaloo badan inaan halkan ku xusno mooge yare na horseed kayahay.
I like the way the wires are mixed the music is flowing. great man thumbs up brother
Markaso kale keep going ba Layidhaa
Allah haw Naxariisto alfanan maxamed mooge Liibaan
Uducee Walal Hadad comanka argtay
💪 garxajis ilove uuu rer abtigy waligod libaxyo ahyeen 💝💝💝💝 alle hawnaxaristo maxamed mooge ❤❤❤❤
Amiin haboyy mcnyy soo dhwoow❤
Intay sidayda oo kale qaxwe ku dulcabaysa love hasaraan 😍
Wilkan tarikhdisa hadan waxyar inkaga tabto dadku waxey moodan in uu dhalay MML madhalin wiilkan waxa uu kudhashay orlando 1994 halka MML UUdhintay 1984 ifka gabar buu uga tagay maba dhalin wiil maxamed mooge wiilkan waligii dhulsomali ma imaan ledahay qurbo joog cajiib wlh axyaa fanaan kabankaa kasii daran hooyadii iyo aabihii ayaa fanaankan jeclaa jiray asna sidaa kujeclaaday kadib waakan keenay
Cabdi Kaafi Cabdi Cusman alaa ya cizak bro runtaad tabatay Allah ku xifdiyo adiga & inta muslim ah ba
From Australia 🇦🇺
Oo maxamed mooge iyo Ahmed mooge sow wllo ma ahan
@@farhiabeautychannel4612 haa waxay ahayeen walalo waxa weyna maxamed mooge alle ha u naxariisto labada marxuum
@@axmed1850 thanks wllo
@@farhiabeautychannel4612 thank you wllo
2021 daawanaya alaw kuu naxariiso Maxamed mooge Liibaan gacan ka xaqdaran baa dishay janaduu galaya😭manta dartii u ooyay wallahi anoon aduunka ku soo gadhin nolol alahayga dhigo tii janada kugula kulanta Maxamed mooge Liibaan 😭ala maxaa dad qiimo leh aakhiro jira iyo Muuse Ismaaciil qalinle ala janada idinka baryayaa inaan idinkula kulmo😭😭😭😭😭😭aamiin yaa rabi aloow Ciidagale janada gee iyo intii la jaraba
raxmaanku haku karaameeyo wll mooge yare waxan la yaabay sidaad codkiisa u keentay
maxamed mooge liibaan ilaahow godka ku janee
aamiin wll.
Said deek aameen Yaa Allaaah. Naxariistii janno Rabbi hasiiiyo #Legend. Mooge
Said deek #LEGEND MOOGE wallahi anigoo ah reer Qadaad weyn + Walaweyn ayaan jeclahay. Allaaah haka waraabiyo jannadiisa mida ugu sareyso. #Halyey buu ahaaa ninkaaas
aamiin aamiin
Am watching..... 11:33Am/Jan/18/2021.....in Bosaso Bari Somalia..... Who else?
alle hawnaxariisto mohamed mooge
walee waa keenay ninkan xasuus ayuuu gelinayaa dadkii muuqiiisa yaqaanay anaga cod lee kasoogaarnaye
Waaw waaw hees macaan moogayare waankutageera heestaa waa igu qaali moogayre gacan baankuutay hees igadheh
10:14 pm thu Dec 26-12-2024❤qof Kasta oo iga Danbeeyo Waxan u rjyn Cafimad taam ah iyo khyr badan❤ Waxan Fadhiya meel cidlo ah waxan kaso baxay shaqo 😊ilahay sanadka so Socod khyrkiis ha ina wafajiyo dhmnteen❤
Inta xerta qarramiga ah ee ila daawanaysa 2020 #like# Ku istaaj farta
I can't stop watching this boy I mean I can't even believe this is his voice I don't know what to say man I'm speechless
wooooow. Wallahi waxaan xasuustey Mohamed Mooge - Alahayoow u naxariiso-aamiin.
wilkan yar waa jowharad. Waxaan rajaynayaa inuu yimaado yurub aad baanu u soo dhaweyneynaa.
Cid keentay heesihii marxuunka weli maan arag oo aan wiilkan yar ahayn.
"Jooflaha Libaaxiyo
Jaandheerta doobkiyo
waayeelka jaqafsada
jiridaha habeenkii
wixiii jiidha waagaa
jeenyuhu xanuunaan
Aleylehe jacaylkii
jid iyo qiil umaad bixin
anigana aa aa
ka joog iyo ka joog iyo
haku jabin imaad odhan
************
waxbase jeerba yaan hiban
jiribkan aad i marisaye
ILLAAHII joogey baa jira
ILLAAHII joogey baa jira
**************
walleee waan jidhiidhicoodey markii aan ku arka MOoge yaroow!
moow halkeda ayu dhigey liiban yare full recept
Xasuus aan la'ilaawi doonin oo kasoo maaxatey boqorkii codka Maxamed Mooge liibaan Garaad sare allah ha u naxriistee
احلي صوت باالعالم الصومال..
Ilahay haw naxariisto maxamed mooge libaan waa legend fanan qaliya somaliyeed ilahay jaano fardoowsa ilahay hawgu deeqo amin yarabi walayal udeeceya fananti hore 🤲🤲🤲🤲
Aamin amin aamin aamin
Markale aya laso celiyay hestan ayado YouTubka ka maqan ayan mar arkay intan so badi gobaye
Inta ila mid ah ee ee qormadan aqrineysa is mujiya
👇 #From mogadisho 11/6/2022 ❤️🩹❤️🩹
Amazing song
Jooga xeebta berbera
Maalin jumace ah 30/9/22
Really talented... he ain't forcing like most so called fananiin of these days
Legends never die, Allow Mohamed Moge Liban u naxariisto
Finally! A fitting setting for lil Mooge!
21/04/2020
Waxan ku jiraa safar dheer from muqdisho to dirredawa saacadii 120km ayaan jarayaa heestan awgeed😍😍
it amazing how much work he put in well done bro..
Omg well done lovely song with lovely voice Amazing ✨✨✨
2023 inta daawanaysa ismuujiya😊
i am american but i like somali songs
abidkey ismaan lahayn maxamed mooge qof bani.aadama ayaa codkiisa keeni kara
mooge yare masha alla
Axmed Maxamed (Mooge Yare). Waa Wiil Soomaaliyeed Oo Maraykanka Ku Dhashay, Kuna Koray, Hadana Sidaas Utumaya Heesihii Illaahay haw-naxariistee Fanaankii Weynaa Ee Maxamed Mooge Liibaan.
I'm Frances Acutely I love Somali music 🎶 💯❤️Because they speak for the nedka 😒
😅
Maya Portugal 🇵🇹 😅😅😅
Maye Ukraine 😂😂😂
Allow kudaa indro qof naga maqan alle hawnaxarite ayad buskisa nogu jirtaye 😘😍💖
walal heesta waadqaday allah hakudayo adheer macan maxan kusiyaa
What a good talent
Gave you five stars dude
allaah haw naxariisto maxamed mooge wuu keenay codkiisii runtii
2020 ayaan dawanayaa waayeelka jaqafsaday
Murqaanka caawa Frankfurt 28/12/2017 sanadka cusub Somali oo dhn khayr iyo barwaaqo bn urajyn
Welcomed muhaajir
Duco marqaan waa u egtaha6 walaahi kal iyo laab beey kasoo go'aysaa marqaanku waa naxariis
Waaaw Momamed Mooge
@@korwaayeel4257 lamaba aqbalo hadad marqan santahy
Been badnidaa adoo marqaamayo miya qoraalkan saxan soo qortay😳😁
Kaftan walal
Asc
Mooga yare Alaha ku xafido waad keenty codkii Abtigay janatulfardawsa Alah Geeyo maxmed mooge
Maansha Alaah
Wlhi Aad Iyo Aad Ayaad Ukeentey Hesta Dhankasta Horey Usoco Fanaan Somaliyed Kismayo Ayaan Idinka Solamey 16/3/2020
waa kabankii maxamed mooge Allah u naxariisto waa fanaankii codkiisa ahaa (cod luxdan oo legdan) micnaheed ay tahay codka codadka ugu qurxon
Am Argentinian but I love Somalis song
❤❤❤ 👏
Waan kaa diiday 😂
@@7june2024 why
Wooooooooooooooooooooooooooof
kayari cod mcana allow u daa hibdaad siisay mansha allah habo sookor fanan jiraad tee
Inta iyadoo wareegeyso YOUTUbe ka ku argtay farta taag from moqdisho 12/9/2020/ soomali nabd iyo iney garato masaalixdeeda
Maxamed mooge liibaan
Wllki ka yar baan ahay like iisaara
Barakallah
Heestan waxan udhagaystaa sabab wiil aan 10 sano aan jeclaa ayaa markaan ka qancay isagu dib ii jeclaaday kadib meel kasta oon joogo ayuu ka qaadaa ana waan ka naxaa walaahi wadnaha ayaa ixanuuna 😥😥😥😥ilaahaw qalpigiisa ubogsii sidaad kayga ubogsiisay 😥😥😥😥😥
2021 inta dawanaysan lke isara
Ilaahaybaa wayn. Walaahi Muj. Mohamamed Mooge Liibaan oo qofkasta oo Somalilander ah ba jidhidhicoodo markuu dhagaysto ayuu isoo xasuusay. Nooloow Mooge yar . M.Mooge Liibaan is still Alive.
Wowow i love this music from ETHIOPIA
Somalia 🇸🇴
this is brilliant wlh. wiil qurbo joog ah oo sidaan kaban u isticmaalaya mashallah
mohamed moge ma dhiman waa noolyahay thnx for the memory
Alley lahe jcylki jidiyo ciil uma bixin anigana ka jogiyo ka jogiyo haku jabin imad oran Naftan walaneysa war kama maqasho 😭❣
like ha ila dhaafina2021 5 days ayaa ka hadhay 😢 xasuus
Maxamed mooge
geesi aan aad u taageero wlhy ..ilaa Xad rabi ha u naxariisto ..
24/2/2020 form Australia you look like a character Fat Albert I'm not teasing you have amazing Force
Hore usoco zxb janalka noolee magac qaali ah buuu wataaa
05.25.2020 inta iga danbaysa like ta
haa waa sax wuu dhintay maxamed mooge waliba isagoo meed ah ayaa gaari lagu daba xiray oo magalada dafaheeda lasoo marsiiyay taasna anaa xaqiijinkaro
Wll ayaa saa u galay Bismiallah.
Wayo wayo wayel dadow inan walanahay
maxamed mooge liban AUN was a great somaliland singer ilaahay haw naxariiste
22 januari 2019 cidii daawanaysa like igu qabta
Kabanka Waxaan Ugu Jeclahay Xariga 12aad Ee Guuxa.
Xarigaaas Aniga Wadnahaygu Kasoo Bilawdaa. ❤️🙏
waa xariga ugu wayn waxa qaraca oo kaliya cumar dhuule iyo abihii dhuule
Intaa heestaan dhageysigeda ka daalin
Like ha ii saarto👍
Xaqiiq waleee fanaan jiraad tahay sxp
Hore u soco
Xaqiiq maxamed moogaha yarbaad tahay
Sat.20 january 2018 yaa daawanaya like isaar hadaad duriyadii tahay😘😘😘😘🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋
Mawlid Shafec Feb 3, 2018 😁😁😁
😂
Mawlid Shafec eboow ninki fahmi karo
Mawlid Shafec 8
Mawlid Shafec Friday dheh😀
I'm American I like somali music maryooley 🤓🤓🤓
ifka waxaad la jogtaa janaduu
Ku geyaa ama naarta jahanama 🎶❤️💯
wooooooooooooooo barteedi ayuu dhigay haybaad ayuu siiyay wiilka yar illahay mansha allaah jifadaa libaaxiyo wayeelka jaqafsada jiirida habeenkii wixii jiraa waaga jeenigu xanuuna.
Hees macan waye
I like the guitar!
Who still listening 20/1/2025
Axmed sleban bide alle cimrigaga haku laban laabo abwan
Maxmaed mooge alle hakunaxristo 😢
Sep/2018👆❤
Mooge yarow waad kentay codkiisi maxamed moge allah ya raxma raaximiin
Ifka waxaad la joogta
Janaduu kuu geeyaa
Ama naarta jahamama
Jacaylkuna sidoo kale
Maxamed mooge oo halkan tagan weeye codkisu
Cadnaan maxamuud hhhhhh ciyaalkii hore (EX Chiloodh) zhb big salan .Today the first day l saw comment such like song .
Nagiib Abdi Yousuf lipaax waan Ku salamay
احلي صوت باالعالم الصومال..
Lika Dhac Kusiiya Inta Iga danbaysa Iyo Subscriberta La isma Xaaside
SoomaalI Mahameth
Manshlaha I listend when l was primary level espically grade 7 .thank you bro mooge yare
Heeso waa kuwaa hadaad rabto inaad hees dhagaysato kuwaa dhagayso
good
Sx waa kuwa ilahi joogay baa jira
Sgsi
So mha
ILHAY MIRQANAKA HAIGU SIMO HEESTAN!!!!!♡
waa mucjiso wa maxamed mooge oo inoo dhashay wa illaahay awoodisa wax alle waxay ku kala duwan yihiin ma jiro maxamed mooge iyo wiilkan yar