maashallah ilaahey guusha wuu siiyey inta ka shahiidey jano ayaan ilaahey uga bariney ta kale anigu wiilasha la biskooda baan ka helaa waa dhalin yaro qurux badan maashallah tabarakalaah
Wcs walaalkay cabdiqadir nadara show wararka runta kusaleysan ee aad inoo soo gudbisiid wan kaaga mahadnaqayaa guull ban u rajaynayaa reer Palestine insha Allah Allaha burburiiyo yuhuuda iyo xulifadeeda Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin maanta maxa ka cusub waxan maqley iney wacdaro u dhigeen xogagaa iska caabinta ee hms Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar
Hamas waa xaq u dirir ilaahay baa garab taagan,ilaahay na gerdarada ma ogolo,ducadeenana meesha kama maqna ilaahay ha jebiyo Israël iyo maraykanka iyo reer galbeedka iyo kuwa raacsan ba insha allah
Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar aamin
Aamiin laakiin inaga hadaan Somali nahay ducadeena malla aqbalayaa markaynu xasuuq iyo xaasidnimo iskuhayno dhexdeena
??????
Guuleysa insha Lah alahu akbR❤❤❤
Xamas iyo rer farastin ducadeni ayu alle uqbalay markasna gàcantu hasarayso guushodu wa guusheena 🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤
Guul Falastiin guulaysta mujahidiinta reer Falastiin🤲🏼🇵🇸🤲🏼🇵🇸
Waa gaadmo aay wadan reer galbeedka iyo yahuuda lakiin illaahay baa jooga dunidana maamula❤❤❤
maashallah ilaahey guusha wuu siiyey inta ka shahiidey jano ayaan ilaahey uga bariney ta kale anigu wiilasha la biskooda baan ka helaa waa dhalin yaro qurux badan maashallah tabarakalaah
Ustaad waxaan Dareemeynaa in aad Yara caajisantahay. Codkaaga ayaan ka yara Dareemeyney allah Haku caafiyo sidaan wax u dareemey hadeey Jiraan. Hadii aysan Jirina Caafimaadka allah hakuu ziyaadiyo insha allah.
Ilaahayow musiibo kurid. Yuhuuda iyo mareekan. Ilaahayow walalaheena falastiin guul sii yaa rabbi raxmaan
Rabiga ayaa mahata leh
Walalyal an ku wada salino nabigena Muhammad scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Ilaahay ha ka qabto cadowga ma naxaayasha ah
Nadaarow Caribi ma fahmee. Qaybta English al jazeera dawadaa😂Al qasaab wlhi they are hilarious 😂 Waxay maanta Aduunka tuseen💪💪💪🔥🔥
❤❤❤❤❤❤ thanks for the updates
Alaah guuleeyo reer falastin
Guulaysta kataa ibul qasaam 2da daarood aamiin
Wcs walaalkay cabdiqadir nadara show wararka runta kusaleysan ee aad inoo soo gudbisiid wan kaaga mahadnaqayaa guull ban u rajaynayaa reer Palestine insha Allah Allaha burburiiyo yuhuuda iyo xulifadeeda Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin maanta maxa ka cusub waxan maqley iney wacdaro u dhigeen xogagaa iska caabinta ee hms Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar
Waad la daahday Sxb Barmaamijkan Mr. Nadaara .
Maansha allah guul qasa
Yaarabi dhagartooda ka
Badbadi
madaynayaan
Hadii loo siidayo maxaasbista
Waayo? Way kashi feen yhda
Iyo gaalo oodhan
Yaarabi ugargaa yaarabi guushada
Illahay isaga qulubta gadiye allow gadi qulubtoda turmp iyo netenyahuu 🤲🤲🤲🤲
Asc waan Odin salaameu as Santa nadaara ku Iran waxaan Al Jazeera kafiirsadey taariiqdii maxamad Dreyfus Wuxi katagey 6wiil iyo 2gabdhod iyo 1xaas xaaskii 2 iyo labs caruurana wry shahiideen ❤❤❤❤❤❤😢😢😢
Maxa kakali 100 dhoolatuus ha sameyaan xamaas Allah aya siiye ❤❤❤❤❤kartiida iyo sharaaf Allah aya Gaarab uu ah
I already SUBSCRIBED NADAARA TV
Scw Scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashaa allah ilaahay guusha ha ugu wado wllhen reer qaza
Mujrimka trump allah haka qabto aaamin
Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu
Ilaahoow Netanyahu nabad haku
Gaynin Maraykan e musiibo qarxisa
Hawada sare uga keen Amiin
Ameen ya Rabi
Aamiin yaa rabi 🤲
Amiin Ilaahayoow diyaaradi la dhacdaa🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Rabiyow guushaa adaa iska leh
Ado hargabsan ayad warka noo jedinaysa khayr allaha kusiyo allane haku caafiyo wll❤
alaha caafiyo amin amin amin
❤ Wcs Wrx Wbr wll Nadaar TV ❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda Allow ducaden aqabal adigaa awoodbadan Allow ❤
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 0:44 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 0:47 0:49 🇸🇴 0:51 🇸🇴 0:53 🇸🇴 0:55 🇸🇴🇸🇴 0:58
Yaarabi reer falastiin dulmiga lagu hayo ka dulqaad yaa allaah
Mahadsanid nadaara. M.a inaba caadi mahayn dalbadagii aysameeyan alqasam wanku farxay oowanladalbaadagay m.a
Maasha alaah
Aaynu habaarno mushrika weeyn nata yaahu
in diyaarada la dhacdo in shalaah
Allah hala rido
Aamin dhaha 🤲🤲
Asxaapta nadaara
Insha Allah
Walaahi Manta Waan Dawanayey Markii Lawareejinayey Maxaabista Waan Qiiroday Walaahay
Guul xamaas, allaah ha idiingargaaro horey iyo gadaalba
الحمد لله على كل حال
Illahow u hiili reer falastin aamin aamin aamin
Ilahow jabi jabi yahuuda iyo macooda ilaahow guulee.. reer jinin iyo dhaman falastiin
Machaallah
Maasha alah
Mahadsanid Nadaara.
Falastine ha guulasta ❤❤❤❤❤
ilaahay cadowga ha uga gargaaro reer falastiin
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara waan dhownahay
Wcs Nadara TV 📺
Wcs Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw 😮😮😮❤❤❤❤❤❤
Inshallah medkisa aya laso celina kufarta awalbo gal cadow buaha ilahey hais kudiro ayaga maxey urebatay nanac mey qasa kudadisay kufarta wey kuben gul falastin
W❤W❤W❤
Yahuuda ilahayo jabii
Wcs so duceeya in nataniyaahu diyaaradiisa markay aqalka cad ay marayso inay so dhacdo asaga taraam inay halkaas naartooda ka aadaan ilaahay nabad kuma geeyo mareekan
Aamiin Yaa rabi 🤲
Wcs nadara wanku salamay sxp
Allahuakbar Allahuakbar Allahuakbar guul wiilashan muqawamada InshaAllah
Asc nadaara tv galab wanaagsan
Mahad sanid Walaal ❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
Xamaas guul
❤❤Wcs sxb ❤❤#Sabaax
Ustaad nadaara warkiisa waa mid sugan kuxirnoow hadaa rabtid waraka xaqiiqada dhabtah ee kasocda dunida
❤❤❤❤❤Fariid ❤❤❤❤❤❤
Wcs
Wcs wr wbr akhii warka naga daba geee
Kkkkk yuhuud booto dagaalka anga cibado noyhy❤❤❤
ALqasam guLesta ayan idin Leyahy
ISRA'IL AABAHOD THRUMP AYEY JIBAHA KU DHAGGAN YIHIIN, IN QAZACUU U FARAQEYO, SI AY GODADKA AMA TUNNELADA AY ASKARTOODA U DAGAAN, SIDAAS ULA SOCDA.
Xamaas❤❤❤guliyogobanimosxb
Hamas waa xaq u dirir ilaahay baa garab taagan,ilaahay na gerdarada ma ogolo,ducadeenana meesha kama maqna ilaahay ha jebiyo Israël iyo maraykanka iyo reer galbeedka iyo kuwa raacsan ba insha allah
Nadarashow maxamed sinwaar madhinte mise uunolyahay
Alaahu akbar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ free phalstin ❤❤❤❤❤❤
gasa alyaasiinka may siiso dhalan yara
Asc Nadaara wahil aldahduuh inte udambeysey
Xamaas ayada ayaa iskaleh qaz iyo dhamaan dhulka reer falastiin ayaga ayaana udambeeyndoono dhulka falastiin ninkii dhoof ku yimida ayaay geeridu dhibeysaa
Margam barqusi malasoodaayay
in lala hishiiyo ma which karto
Trump iyo netanyaahu waà laba isdhaamin bal waan arkaynaa waxa ka Soo baxa labadaa daalim kulankooda
Taraam waa nin waalal
90 days ma dhamaado miyaa meeqa sano ayaad wadaan xayeysiintaas
Waxana la yaabanahay waxa ay u gudbi la' yihiin dhaqaatiir iyo isbitaalo mobile ah Dadkaan wax loogu qabto
Traam inoow yaabanaado isaga ayaa ka mas.uul ah sababtoo ah gaari uusan dejin karin ayuu rartay
Free palastine
yahuuda booto bes bey hayaan soo noqda dheh walee jilbaha dhulka loogu dhufan
Miyaa what are just in case you need a new
Free Palestine 🇵🇸
Trump waa oday qarwaya! Naftiisana been ayuu u sheegay!!
#Xamaas💚😁 6:34
❤❤❤
Wcs
Free Palestine 🇵🇸