Walaahi bari hotel aan londan aanka galay kan baa ka qurux badan ben mashgayo msha alaah Somaliland dalkena Waliba adunk markad soaragto dalkaga qimihisad oganysa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Thanks indr for this vlog as I’m in Somaliland for a month and will definitely be using wardi hotel on my return back to the uk. Salut sir MashaAllah ❤
Deeqsi Man waad mahadsantahy ismaan lahayn Hoteelo ragiisa $5 ah oo fiicanba jira Hargeisa aniga waxa la iisheegay kuwa ugu jabani wa $10, information dadku ubaahna baad soo band dhigtay, horumar badan baan ku rajeynaya, waxaan umalaynaya kuwa $5 ka hooseya qualitygoodu service ahaan iyo muuqal ahaan inanay fiicnayn, dadka awood dhaaqle liita uumba gelikara, qof welibana jeebkiisu ka talinaya ceebaalna kuma jiro.
Hargeisa 5dollar ba lagu hela waliba nadaafada wad yaabi wanaagiisa dhoer jeer ban s3exdey walhi waban la dhacay hotel an 4dollar mar ku galay mcala bathroom ku light sensor ba ku xidhna oo la shaqeynaya shanqadha
Fadlan barnaamijyo ka soo diyaari Iskuada kala duwan,tayadooda, qiimahooda. qiimaha guryaha hargaysa iyo magaalooyinka kale si soomaalida ku qulqulaysa Nairobi iyo meelaha kale u yimaadaan halkaas. Mahadsanid ❤🇸🇴
Muqalkan maxaa kusoo xigsiiya asxaabey ?
Street food 😂
Taliye Batalale Beach From Jigjiga
Ceel sheikh kuso xigsii😮😮
Berbera iyo sheikh
Kirada guryaha
Hargeisa, magaalo taariikh, horumar, dad wanaag isku darsatay, long life Hargeisa😊😊😊❤
❤m.a
Walaahi bari hotel aan londan aanka galay kan baa ka qurux badan ben mashgayo msha alaah Somaliland dalkena
Waliba adunk markad soaragto dalkaga qimihisad oganysa
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Walashay kusoo dhawoow hargeysa diyaar kuu nahay sida boqorada kusoo dhaweneynaa
Masha alaah hanbalyo Somaliland ❤️❤️❤️❤️❤️
Hanbalyo kaliya ma rabne kalay ankuso dhawanaynee😂😂@@Amal-vy3lv
Waliba wanaga iyo dhqanka wanagsan ee Somaliland wadamo badan oo islm ah ban kaga oreyn hanbalyo Wadi hottel❤❤❤❤❤
We hv been following your channel from Ethiopia and now in the beautiful City of Hargeisa. Greetings from Nairobi Kenya.
Manshallah Walalo I love Somaliland ❤❤ thanks for showing us
Maansha Ninkani waa qof shaqsiyad wanagsan oo faraxsan❤
Aryaa idoorku weligoodba xaga magaalooyinka way ku horeeyeen
Horayntu waa waxa "Iidoor" loogu bixiyey
Wxd idoor igu bixisay sawmaha ilbaxnimada iyo horumarka
😂😂 War ma cagtaa ka soo jeeda inader
Thanks indr for this vlog as I’m in Somaliland for a month and will definitely be using wardi hotel on my return back to the uk. Salut sir MashaAllah ❤
Hargeysa waliba wa maagalad ugu naadafada wanaagsan
Asc waad mahadsnthy warbixinta aad nala wadaagtay nimco ayaa haysataan ilaahay ha idiin siyaadiyo intaan haysana ilaahay ha siiyo
Muqaladaada waxan ku bartay magalo kasta nolosheda anoon iman wlhi
Thank you so much deeqsi man and we really appreciate your videos. Stay blessed.
Dadka gobohoda ganacsiga ina ugu tagtid duldulelada ay leeyihiin anaga hana tusine wxii talo iyo tusaale ah ninka meesha iska leh u sheeg.
Review waa wax jira aduunka oo dhan. Ceebna maleh
Saxib wa ku aaminsahay 👍🔥deeqsi man insha allah gul ban ku rajeynaya ❤
Maxad ku aaminaysa 😂
@@EnjoyClips101 ninka wnu kulanay 😂💕waxyabaha qar fr ex youtubeka inu horumar ka gaadhayo
Hore Usoco Deeqsi Bro My Fav RUclipsR😊
Hotelki mujahid abdalhi darwal
Wlleee wll
Waad mahadsantay sxb
Masha Allah Allaahu Akbar yacni waxaan aad uga helay dumar aan Allaah iyo rasuulkiisu aanay ka raali ahayn inay soo dagaan Allaahu Akbar ❤
MashaAllah ad buu u qurux badanyahay lkn wish balahan somalidu hotelka way dhisaaan ma oga wayelka iyo dadka xanunsan way dhibaysaa jaranjarada dheeer
masha allh waa arin lagu farxo iyo fahan ganacsi oo sareeya, muhiim maha in wax walba qaali laga dhigo, waa in lagu tartamaa qiimodhimista.
Hoteladeena midka qiimaha jaban iyo ka kale ba nadaafadooda ayan la dhaca anu walahi masha allah tabarakallah
Daanta ciidagaluhu waaba janno yar maansha allah ❤🥰inaan soo dago ayeeyba iga haysaa
DAANTAA DUMBULUQ HAY'AD AAN U SHAQEEYO AYAA TIDHI AMAAN MAAHA EE DAANTA HABAR AWAL DEG🤣🤣🤣🤣🤣
@@doubledeqabus6815ilaa ingiriiskii bay habar awashu maamulka waddanka jooga ku odhan jiraan waxaas 😅😅😅😅
😂
Ciidagalihii maaha waa Arabkii waa fooqii muj cabdilaahi darawal. Fooqaa kale ee ay ku qorantay east Arab ayaa leh yaasiin ayaa leh
@@doubledeqabus6815 waligood baa waxaa lagu shaqaysan jiray 😂😆
MashaAllah Hargeisa waa magalada Somalia 🇸🇴 ugu quruxda badan❤
Somaliland weeye meeshu somalia laheyne
Somalia beele magalooyinka walasha lagu qabo ha xisaabsan qadaadwayney 😂
@@CaamirMaxamed-wt8uv Somaliland waa mamul goboleed Somalia katirsan
Afka uraya nooga jeedi casimada hanaga habaarin magaca somalia waa habaar qarax
@@siaragali1439 waa run ha naga habaarin
Walhi so dhawan iyo nadafad ayay isku darsadeen rer Hargiesa ❤
Thank you for the information i really appreciate it i will be check when i come Hargaisa thank you again 🙏
RUclips chanale ka aad naga dawanaysan waa deeqsi man ❤
Deeqi shb mahadsanid xagas io Jabuuti warbixino nogaso samE
My fav youtuber
Masha Allah Ilaahay ha u xafido reer somaliland ❤❤❤❤❤
Kama dhargo daawashadeda hargeysa❤
Dagaalkii lascanood intuu dhicin wuxuu u kirsaysnaan jiray dhulbahante basaaska aadi jiray buuhoodle iyo lascanood ayaa ka bixi jiray isaga iyo nugaal hotel oo u dhawaa
Hada dadkaas ma baxsadeen cidna waxba ma odhanayne😅
Total is simply the best of Hargeysa.
Deeqsi man, wuu jaban yahay Walahi
5Dolar iyo Casimadii
hargaisa guryaha iyo hoygu waa jaban yhy lkn nolosha kale ayaa qaali ah 5dollar waa ku quraacanaysa kaliya
Deeqsi Man waad mahadsantahy ismaan lahayn Hoteelo ragiisa $5 ah oo fiicanba jira Hargeisa aniga waxa la iisheegay kuwa ugu jabani wa $10, information dadku ubaahna baad soo band dhigtay, horumar badan baan ku rajeynaya, waxaan umalaynaya kuwa $5 ka hooseya qualitygoodu service ahaan iyo muuqal ahaan inanay fiicnayn, dadka awood dhaaqle liita uumba gelikara, qof welibana jeebkiisu ka talinaya ceebaalna kuma jiro.
Hargeisa 5dollar ba lagu hela waliba nadaafada wad yaabi wanaagiisa dhoer jeer ban s3exdey walhi waban la dhacay hotel an 4dollar mar ku galay mcala bathroom ku light sensor ba ku xidhna oo la shaqeynaya shanqadha
Mash allh Hargeysa hooyadii dalkayga
Somaliland💚🤍❤️🥰
Waa xog muhiim ah mahadsanid ugaas
Fadlan barnaamijyo ka soo diyaari
Iskuada kala duwan,tayadooda, qiimahooda. qiimaha guryaha hargaysa iyo magaalooyinka kale si soomaalida ku qulqulaysa Nairobi iyo meelaha kale u yimaadaan halkaas.
Mahadsanid
❤🇸🇴
Hargeisa waxaa ku yaalay Elm schools oo tauadoodu aad u sarrayso. Google garee waa ma sha Allah waa tayo caalami ah
Video🎬🔥
Keep going my big brother. 🙏
7$ ❤dollar aa 4$ ❤ yaab ❤waaaaw meel kaleba ma dagen ❤ Maansha alah Qurux ❤ WARDI AA ❤
Waa nadiif wl hi masha Allah tabaarakalah
Deeqsiyow cawan kugu so biiray Waxaana ka hely sida dadka u xushmeysid iyo dagananta hormar wcn abowe❤🎉🎉
Welcome to hargeisa bro
Waad Mahadsantahay Muqaalkaaga iyo warbixinta
Isman lahynba hotelka daadanta ku yaal am qaabkaas qurux badan😂 u dhisn Ayan aad u jaban lknse wax quraac ah ma lah😮
Horay usoco sxb ilaa xamar soo doob
Mashallah waa meel nadiifa
sxb horre usoco jidkii guusha ayaad wadda atto deeqsi waan ku taagera sxb wanan kugu xidhanahay
Guulayeso shp meesha rabto gaadh
hoteladan ma anaa arkayaba xagga sareba ma eego RUclipsr 😂😂😂😂
Maasha Allah caasimaddii Hargaisa.
Keep on going legend deeqsi
My motherland Hargeisa ❤😊
Hore usoco bro
Ka ugu qaaliszn hargaysana kasoo waran deeqsi qar 50 doolar lagu seexda jiree
80$ lagu seexda waa jees hotel
Mansha allaha ❤salid ama xaydhda gawaadhida mariya dhaha😂
WAA WAX KALE HARGEYSI 😮
Walaahi $5 waa good
Hotelkan waa hotel xayran laakeen waa raqiis
Sxb waxa kaadhiman in xiliga xiligisa hargysa lacagtu kadhamanayso hotelka malintii 11ka madhamato wall
Inaba caadi maaha hotelku mashallah
waar waxaa tiraahdaa lamaanaha ee ha oran lamaanayaasha.
ماشاء الله رائع 👏👏👏
Masha Allah ❤️
East africa hotelka aad kamarada ka bilowdey 2020 ayaaan 2 months dagana hotel aad u wacan weeye
Xaguu ku yaalaa East Africa hotel
Keep going bro
Way ficnaan laheed inaaa mar hore ogadaaa si kuwa hada jogaa ugalin war ii tilmaama nio hadaan soo degiyeee
Waa quxur🎉🎉❤❤Masha Allah
Gabartayda bikro jibisay wan kudilayaa
Masha Allah
Yow man keep Going…🎉
Xafadaha shinbirta Waan ku soo koray hadana wlhi laamiyada iyo meelaha waan fahmi wayeey😂😂
O hada halkee joogta😂
Ha walahiy abowe run waye gu ryasha qali guriy afar maqsin 150 dollar adn 7 maqsin
Keep going bro❤
From qaysqayser
What is name the area please?
Waxaad warbixin ka diyaarisaa Hotelada yaryar een fooqyada ahayn, Raaxo hotel, yaasmiin kuwaaso dhan.
Imisa lagu seexda habeenki sxb
wcs saxb waa mahadsanthy
Gidhigidhi aw daahir ayaa halka sigar ku cabayaa hotelka hortisa asal ciyaal dumbuluq ayunba garanaya ninka odayga ah
Ader 5 dollar dad baan haysan Amana sawirij ALLE ha uso dhiibo wax khayr qaba
waar ninyahow ninka hotelka waad wareerisay waa qof wanaagsan oo suaalo badan oo maalaa yacni ah kaaga jawaabay ee iska bixi shanta dollaar oo xishood. Raggu waa ISAAQ ee aad isu ilaali ma oggola nacasnimada badan yaaney madaxa budh kaala dhicine is ilaali
Hhh haaheey hh
Waad iga qoslisay😂wll ee ma isaaaq baa tahay mise waad na baratey
@@msscaato81 anjga miyaa jeda
Maansha allah waaa top
Keep forward 🎉
Daanta garxajisku waa ay ka jabantahay daanta habar awal
Legend guulayso❤
Walaal ku noqon suuliga iyo meesha shawer ka waan iminayaa hotelka please si fiican ii tus shawer kiis
Weliba anigaa kaa bixinaya shimbirta ayuu ku yaal maantaan tegay
Mnsha Allah
YAA KU DIRSADAY HOTELADA AAD DUBAYSID BASAAS MAD TAHAY WLEE WAN KA SHAKIYAY MARKA HORE XAGE KA TIMI ADIGU MA SOMALIYA KUSO DIRTAY FIIRO GAAR AH ?
Legend deeqsi❤
9 kiibaan kacayaa oo salaadii subah miyaad illawday.
Hargeisa iman raba
Go forward bro
Wll noso duub apartment ga 1 qol kijo suuli ee la dagi karo
Elevator maleh miyaa
Hargaysa Magaalo cajiib ah weeye
inankii loogu magac daray wuu dhintay ayaan maqlay talaw runmiyaa
Sxp muqdiisho hoteladeda kuso xiji
Zhp borama imaw
😂😂😂walaahi waa runtaa waaubahan yahay
24 Hours Nolosha hargeisa kasoo Sameee