HOTELKA UGU RAQIISAN ADIS ABABA 🇪🇹 XAFADA SOMALIDA 🇸🇴
HTML-код
- Опубликовано: 8 фев 2025
- Adis ababa hotelka ugu Raqiisan
.
Follow my journey
.
Instagram: www.instagram....
.
Facebook: www.facebook.c...
.
Snapchat: www.snapchat.c...
Dire dawa
Diridhaba
Jigjiga
Hargeisa
Hargeisa vlog
Muqdisho vlog
Burco vlog
Borama vlog
Baladweyne
Moqdisho
Xamar vlog
Xafadaha hargeisa
Jigjigayar
Somaliland vlog
Somaliland
Somalia putland muqadisho laascaanod
vlogging
Traval
Somaliland vlogs hargeisa vlogs
Somalia vlogs muqadisho vlogs kismaayo
jigjiga ethiopia baladwayn burco buuhoodle baydhabo
Sida loo dalxiiso
meelaha ugu quruda badan dalxiisaka
waa sidee dhaqanka Somalidu sidee horumarku samayn karta kaliga sidee lacag ku samayn karta #ethiopia #jigjiga #harar_ethiopia # #somaliland #berbera #hargeisa #ethiopia
Msha allh vlog qiimo leh weye inta hotel faqiired rabta wd ufaaiidaysay deeqsi legend wan kuwataa anigu horta😅
Nin qaaliya Deeq horey u soco brother.👏🏻
Sxb waan daawadaa clipyadaada waadna mahadsan tahay hore u soco.
Biggest fun ❤
Masha Allah walale aad buu u fiican yahay muuqaalkaaga 0:36
Good for heer tabareed bro 👍
Waaw sxb thanks intaa yaan ubaahnaa inaan ka ogaado addisababa bole
Adiis ababa itobiya 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇲🇽🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹
Deeqsi xasuus aya ii galisey maanta wlh saboobta ah 2:16 mesha ad mareyso guriga ayan dagaana 2013 alhamdoulilah maanta qurbaha ayan jooga addis wan jaceel lahay jawigeega ishaallah mar dib wan ugu so laban
1999 Ila 2013 ayan dagana meesha 😂 bal ka waran
@@Supersalaxcarab143 hotelka nin oromo oo islam ah aya dadka laacagta ka uu ruurin jirey magaciisu wuxu aha badrii ninka mad kuso gadheey walal
Liibaan Pension is the best
I'm a regular customer for him, Mr. Saahid the Manger fooqaa dheer ee bidix kaa qabanaya ee markaad highwayga ka talaabtid bidix u gal ex Xaraf Hotel ayuu dhankaa WB ka xigaaa❤
asc wll jidka u dhaxeeya adisababa iyo jigjiga buska kawaran khatar wali ka jidha
Great 👍 bro
🎉🎉🎉🎉
WlHi jawigi Addis I imisa meshasi wel an ka yabay inchallah i Will come one day
Keepgoing
We love you our somali brother 💙✌️
Well come to Somalian Brothers in Ethiopia 🇪🇹❤
Deeqsi inader mcn❤
Waan uxiisay Adis Ababa Kismaayo Hotel
Abti Dahabshiil wuu ka guuray fooqaas jiirada markaad ka soo baxaysay soo jeedkeeda dhanka midig ayuu ku yaalaa
Jiiro mareexaan dee waa iska macruuf
Deeqsi man you're a legend bro
Soo boqashada channelkeyga kuma qasaari doontid ❤
4:14 qadar qaadey 😅😅 my pra🎉🎉 ciyaal dollo ado
guuleyso sxb
Guuleyso wllkaa❤
Ma shalh
My village
Deeqsi man legend 🙌
Walaalo fiidiyowyo badan noso gali sidi guryaha kirada ah iyo nolosheeda addis
Xafada somalida ee cusub boli bulbule kaso same barnaamij sxb
Masha Allah walal ❤❤❤❤😊
Top shidan majoogaa meshaa
MASHA ALLAH ALLAHU AKBAR ALXAMDULILAAHI ❤❤❤❤
Sxb hoteelkii magacii iyo huteelkii aad jigjiga aad ka daganeed halka habeen
Ninkaas walaalkeen iPhone miyuu wax ku duubaya mise camera
This is what’s needed bro
Waa meel qudhuntay. Marka roobku da'ana waa ka bax dhiidhiga.
Suuli Axmaari tolow siduu urayaa, bal noo soo sheeg. Mida kale bustaha iyo bed sheetku nadiif ma ahaayeen?
Islii neyrobi hada arki laheyd meshan i qarso waaye
nin culus saxib
Keep going
hadda sanad ayaan kasoo maqnaaa aad ayay isku badashay
Wof waa muqal shidan 😂🎉❤❤❤
Deeqsi video wa hight quality waliba si ficin Lo duubay Pravo mrka Hora hlkan igu danbysay 2017 kii
Deeqsiyow magaic burgers 🍔 tag waa meel fican wax ka soo cun
Sxp video yadan oo kle nooso badi hotelada iyo cuntoyinka lacagtooda 🎉
Bole ana soo wada maray 2022 igu dambaysay marka 300 bir ahayeen sudhiga wa la isla isticmaala lkn bole wan nacay waa wada jam dhoqo uf 😂😂😂
Ma xuma. Hotelka lakin qol leh mushqol Ayaa ka fiican hadaa la helayu 😅
Eastleigh iyo xaafadaa waa isku mid somali meelay dagaanba waa iska sidaas yaab
Hotel kaas uu ku see day 500 ee bir waxaan ku see an jinnah 30 bir waa xili home 2009
Mar waxaa jirtay 500 boqol oo bir aan guri kiradiisa bisha intaan kabixiyo ,maqaaxidii jamac jiisna lacag dhigto qayilaaduna kasoo haraysay dhowrmaalmood, boqolkii doolarna uuahaa 600 oo bir.
goormay ahayd waqtigasi
@@Branch2WestLondonPharmacy 2005tii ilaa 2006dii
Maxaa ku Seexiyey Meeshan Omg.
Unfortunately I need to go amis abebe but I don't Know imhari language
barshada quranka
●barashada higada
●barashada ducooyinka
●cidi u Bahn
welcome
Niyo August ayaan usoo socda meelo lagu mirqaamo ma leedahay 😅
M.a deeqsi vdeo yaasha youtub ka aadban u jeclahy
waa maxay farqiga u dhaxeeya arabeeko iyo Hotel
Dee wll hotelada waawayn muqal kasodiyaari kuwaan dadku way ka didayaane levelka dhexe
Wow mashallha horey usoco 😍😍❤️🫡
5:15 the lady at the window😂😂😂
wr salaada Allah matukatid miyaa waa maxy xiligaad dhaq dhaqan
Axmaar axmaar kiis
Khayr alaha kusiiyo markaan Togo waxaa la iga qaadaa 20000bir
20$ lacag ah weeye hotel qaali ah miyaad degtaa
Bole wali waaa sideedii Roob iyo dhiiiqo kkkkk
Gurya samo , waa Hotelki Aan dagana Waliba Qolka Aad Dagtay
Sxb darishada madan furane se ku sexatay ? Mise maba adann ka hadlinne secml xamar seef waye
Sxp Adiss Ababa Muuqalo Fara Badan Ka soo Samee I.a
Ok
War wallaahi suuligaan ku qoslay ina adeer kkkkkk
Wali waa sideedii 13 sano kadib
Saw kuwa idhaa ma cunaan qaadka ee way soo dhoofiyaan uun waa wada kabadh qaade
Magaaladaas dhaxan basanna
Adis wn u xisyy😭❤️🔥 septembre 🔥 dalki bn ku noqdy,
Afkeena weyy yaqanine hadaba haysku xamnin!!🤣😂
Adisababa wa iga heesa
Thank
Young tallanted
War baqigi ka qaado nio
Hotelka aad seexanaysid 2019 waxaa ku seexday 250birr
Woow bole mkahil
Waxaan soo xasuusty berigii aan addis ababa
War sxb xusus baad Ii galisay meesha ku soo koray ka aha talyani roma jooga 😢😢😢 waay xafadaydi 😭😭 layga yaqanay Dhagax iyo ciida ba ii taqanay alle Maxa uu xiisay bole mikahiil 🥰🫡🫡 way is hadashay walhi
Gurigad ka deganayd ayaaban ag marayaaa hadanan qaldanayn zxp 😂
Meshaas meel macquul ah maahan, qof meel uu adey oo kale waayey lee dagi kara,
Deeqsi maaan ❤
vlog faqiired
Hotel fiqiireed😂
legend deeqi man horey u soco brother.....
500 bir iyadoo 80 dollar lagu sarifo ayaan ogaa, lacagtii itoobiya waxeey noqotey warqad caadiya
4000kun dheh
Adis ababa xafada somalida xasuus ayay igu ledahay waa meshan ka dhoofay
Legend ❤
Meelha lagu ciyaro suda adds cart so duub bro
Darasalam hotel halkaas
Deeqsi man
War haayaa araat nageey
Deeqoow saaxiib waan ku salaamay
Laakiin laba qodobba:
1. Addis Ababa anaa joogi jiray 500 waa OK Laakiin 8:00 Subaxnimo kuma eka ee waa 11:30
2. Saaxiib suuliga iyo waxaa waxba haynoo soo duubin yaah
War nio sxp arin baan doonayay inaad iga caawisee inteen kaala soo hadlaa mar walbana waan kaa codsadaa please 🙏
Wll snapka ama instagram ka profilka yaala igala hadal
Iga aqbal snapka kugu soo darsaday
Cabdiraxman turki igu qoran
Deeqsi man instargmkisa kala hadal
Hoteladaa marking iigu danbaysay waxaan kuseexday 20bir
Ka ugu raqiisan 200 lagu seexda hada
Miyuu jira mid 200 ah zhp @@Abdirahman_24
Xafadaa Somalidaa maad Calan katagatan idinkaa Leee😂😂😂
Armaan xoogaa la imaadaa oon hotel ka furtaa meesha lkn 4$ iyo 5 toona iqoyn mayso malaha😂
O saladi subax meday
Atlantaa Dagana Beri 2 Bilood 150 Birr Wadankii Waa Qaliyoobey Nio 😂
2012 hotel badacas aniga 1dollar ku seexday😁😁😁
Waaw from 15k to 22k