Hal Maalin Ayaan Bilaash ku Noolaa jigjiga | I lived a day for free in Jigjiga

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024
  • Hal maalin ayaan bilaash ku noola jigjiga
    .
    Follow my journey
    .
    Instagram: www.instagram....
    .
    Facebook: www.facebook.c...
    .
    Snapchat: www.snapchat.c...

Комментарии • 157

  • @mohamud4466
    @mohamud4466 7 месяцев назад +34

    Sxb aduu magacagu deeqsi yahay
    Waan hubaa adu inaad deeqsi tahay video marka dawaday waxaan xasuustay sanado ka hor inago magalda wajale jogna inaad lacag nasiisay aniga iyo sxbkay good man

    • @Mohaa930
      @Mohaa930 2 месяца назад

      Qoraalkan waxan ku xasuustay yar aan saxibo nahay oo salax la dhaho maalin uu isaga iyo dhaliyaro kale tahriibeen lacagna may haysan inuu igu dhahay wiilka deeqsi ee Camero mnka ah baaa Harar qado naga bixiyay iyo sharb

  • @ohetsennesteho8843
    @ohetsennesteho8843 7 месяцев назад +9

    wlhi somali qalbi xabxab weye Allow somalinimada nagu dil 😢❤

  • @hamseabdifataah5617
    @hamseabdifataah5617 7 месяцев назад +3

    Somalida reer jigjiga waa wada qalbi wanaagsan oo ilbaxa

  • @somaligroupgemeston8933
    @somaligroupgemeston8933 7 месяцев назад +10

    Illaahow inagu astur reer jigjiga war xabashida iska dhaaf boqortooyadi somaliyeed aya kula jooga ee kuwa ku day

  • @cawaalemahdicawaale5921
    @cawaalemahdicawaale5921 7 месяцев назад +9

    Somali wax ka fiican majiro
    Itobianka laakiin

  • @mustafedek
    @mustafedek 7 месяцев назад +10

    Waa muqaal ka turjamaya Gobanimada dadkenna, well done brother ❤😊

  • @مرتضىسالم-ي7ض
    @مرتضىسالم-ي7ض 7 месяцев назад +1

    السلام عليكم اخي متابعك من العراق تمنى أن تعمل النا زياره الهل الباديه في قليم وغادين الصومالي تحياتي الك ❤❤❤

  • @ahmedamey6486
    @ahmedamey6486 4 месяца назад +2

    Somalida galbedka degan sida kuwa konfur dagn uma sii naxris bdno lkn dhmn somalidu wa dad qalbi ficn o wngsn from jigjiga.

  • @Abanduule
    @Abanduule 7 месяцев назад +1

    mahadsanid walaal , waa barnaamij fariimo badan xambaarsan.
    Soo badi muuqaalada nocan ah gaar ahaan farqiga soomaalida iyo xabashida uu dhaxeeya wayo soomaalida cadaw ayaa dhaxdooda lagu beeray waana halista ugu weyn ee mustaqbalka qoomiyada soomaaliya.
    horey inooma soo marin halisaha aan ku jirno .
    Ilahay quwad aan dhulkeena ku xoreyno ha ina siiyo amiin amiin amiin

    • @Sim17261
      @Sim17261 6 месяцев назад

      😂😂😂

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 7 месяцев назад +4

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato😢😢❤😢

  • @jupiterplanet1316
    @jupiterplanet1316 5 месяцев назад

    jigjiga somali region of Ethiopia 🇪🇹.... Keep the good work men🎉🎉🎉🎉

  • @J.A.A1
    @J.A.A1 7 месяцев назад +3

    bro make a show out. so we can locate the places you went.
    Also its good for the owners. they might get more people to visit them.

  • @ubaxabdi2623
    @ubaxabdi2623 7 месяцев назад +1

    Maasha Allah dhulkaygii jigjiga

  • @Mobil774
    @Mobil774 7 месяцев назад

    Mashaallah illahi nolosha jigjiga ha ku ugu quruxda badan meesha aad jeceshahay inaad ku noolaato ❤❤❤❤❤

  • @somaligroupgemeston8933
    @somaligroupgemeston8933 7 месяцев назад +8

    Ganacsigi yaryara ee danyarteenu ku noolaan lahayd dad kale aya iska wada haysta waa cajiib somaali way hurdaan runti waa la yaab

    • @mahadawilhossein9220
      @mahadawilhossein9220 7 месяцев назад

      Meel walba waa SAA Xataa Kenya somaliya iyadu warkeeda daa

    • @BashirSiyad-qt9cv
      @BashirSiyad-qt9cv 7 месяцев назад

      Somalidu uma diyaarsana shaqooyinka yaryar wa boos aan anagu banaynay oo laga faaidaysnayo!

  • @mahamedabdi5026
    @mahamedabdi5026 7 месяцев назад +5

    Zxp meelahaas so duubayso meheradah somaliada haw badnaadaa

  • @XamseNuurcatosh
    @XamseNuurcatosh 7 месяцев назад +2

    Walahi sxq iskoor baadxidhay hore usoco sxq💯😎

  • @CabdiCasiis-t5c
    @CabdiCasiis-t5c 7 месяцев назад +1

    Nio legend ayaad thy keep going midakale hooteelka aad qadada ka cuntay anagaa wxn layga qaaday 2,000

    • @mukhusen8795
      @mukhusen8795 6 месяцев назад

      Aniga 2500 baa la iga qaatay.. ninyoo digaaga jigjiga qaali ah malaha. Qurbaha waa raqiis.

  • @axmed12195
    @axmed12195 7 месяцев назад

    Jigjiga youtuber. Insha allah wey inoo kalla kiic caanow. Horay u soco

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI 7 месяцев назад +1

    Legend huray usoco ana Ila soco ❤😮

  • @AbiyIsaCriminal
    @AbiyIsaCriminal 7 месяцев назад +1

    Jigjiga university ka soo duub

  • @AbdiqaniAbdulahi-x2m
    @AbdiqaniAbdulahi-x2m 7 месяцев назад +1

    Legend baa taheYy lph

  • @abdiladifali6606
    @abdiladifali6606 7 месяцев назад

    W bro marti sooryadu wa dhaqan somaliyed 🙏🏽

  • @yuyekb5077
    @yuyekb5077 7 месяцев назад +5

    Zhip hal talo yar makugu darsadaa camerada qof kle udhip si u barnaamijka kugu macanado wayo hadaa dadku camerada ayey arkaan kugumana adkeenayaan👍👍

  • @abdulrahmancilmoge7740
    @abdulrahmancilmoge7740 7 месяцев назад +3

    Ethiopian waaa gaaajo wllhi biyo 10 badan ah ayuu u diiday

  • @Cfataxyare6
    @Cfataxyare6 7 месяцев назад +2

    Zhp walhi sobadi kuwaN wab qosolkii aduunka walhi❤❤

  • @inacabdulahi8905
    @inacabdulahi8905 7 месяцев назад +4

    The Legend keep going😊

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 7 месяцев назад +1

    Zhp hore usoco wof jigjiga kunoolo youtuber ah wuu kuyaryahy

  • @WaliCabdulahi
    @WaliCabdulahi 7 месяцев назад

    Legend horya usoca form muqdisho

  • @IqraAbdi-w8c
    @IqraAbdi-w8c 7 месяцев назад +1

    video ga wuxuu na tusayaa deeqsinimada somalida iyo muslimka waana sababta aan markaan magaaladeyda jigjiga joogo aan somalida iyo muslimka kale kaliya wax uga gato.

  • @AbdulahiSergio
    @AbdulahiSergio 7 месяцев назад +2

    Zxp sare muqaladada favorite ban ku,ahy inaa vlog yar streat food jigjiga kula duubo iga heysa lol 😆

  • @KaderYousuf-c3r
    @KaderYousuf-c3r 7 месяцев назад +2

    Soomalida iyo itobiyaanka farqi weyn udhaxeeya😊

  • @Cfataxyare6
    @Cfataxyare6 7 месяцев назад +2

    Nin waxpartay macalin kayga kaliya macal dhirigaliye❤❤

  • @egalabi9724
    @egalabi9724 4 месяца назад

    Meheradaha freega wax kugu siiyay u xayaysii oo magacooda iyo halka ay ku yaallaan sheeg deeqow bro.

  • @cbdalle4850
    @cbdalle4850 7 месяцев назад +4

    Lkn meelkasta xabashi ayaa haysatee

  • @gadoodqaran1585
    @gadoodqaran1585 6 месяцев назад

    Maashaa allaah itoobiyaanka waa bakhiyliine naga bar in wax la isisiiyo

  • @nourudiinmahamed5774
    @nourudiinmahamed5774 7 месяцев назад +1

    Legend keep going from hargisa ❤

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 5 месяцев назад

    ALLAH hayow na ceeb astur

  • @Raeeerwaamo1
    @Raeeerwaamo1 6 месяцев назад

    I live to be somali meel isagama tagayaan ilaagoow qalbigooda is jecleeysii

  • @Hmmmm501
    @Hmmmm501 7 месяцев назад +3

    Sxp Jigjiga sow ma joogtid maxaa waaye dadka qaar afka aad kula hadleysid?

  • @mustafe10
    @mustafe10 3 месяца назад

    Xabashida jigjiga waa xaasidiiin😂😂

  • @maxameddaahir2576
    @maxameddaahir2576 7 месяцев назад +3

    Kan walahi xariif weyey dad ka markay ku adkeyan bu maka rafonka laso baxaya si logu maleyo yotuber balayo ka dhacday anu waku wata xariif 😂😂

  • @odaykee4342
    @odaykee4342 7 месяцев назад +1

    wiilka cuntada kuu keenay somali ayuu u eegyahay

  • @ilkacaseqays3017
    @ilkacaseqays3017 7 месяцев назад

    muqaladadu sxb wa fadhiyan

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 7 месяцев назад

    Legend horay u soco Free to eat

  • @bilanmuse5698
    @bilanmuse5698 7 месяцев назад

    Man sha somalinimadu waa dhalad 🎉❤

  • @AbdiQorshe
    @AbdiQorshe 7 месяцев назад

    This thumbnail 9/10 perfect 👌

  • @GuuleedmaxamudJibriil
    @GuuleedmaxamudJibriil 7 месяцев назад +3

    Maykara foonka MAAD ka qarisid zxp

  • @Muqdisho669
    @Muqdisho669 7 месяцев назад

    Legend horey usoco

  • @Khaalidsheekh
    @Khaalidsheekh 4 месяца назад

    Meesha waa dhul somaliyed balse hadana xabashi baa kabuuxda afkaaga kula hadlayaa

  • @zamiiromar9116
    @zamiiromar9116 7 месяцев назад +1

    Talent man 🫅🏻💖🥰

  • @ahmedliker
    @ahmedliker 7 месяцев назад +2

    The legend❤

  • @MohamedSuldan-s3k
    @MohamedSuldan-s3k 7 месяцев назад +1

    Wllhi wa barnamij aad u xiiso badan😂👌

  • @KhadarMohamed-gp5tc
    @KhadarMohamed-gp5tc 7 месяцев назад +1

    Wllhi jigjiga raaxa taala

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 7 месяцев назад +1

    Waa wareey waar Maxaa loo yidhi Jigjiga waa Caasimadii Somaali Ethoipia? Sowtan Af Axmaari looga Hadlayo? Mee Afkeenii Hooyo ee macaanaa? Illaahayaw Afkayaga Ha qaloocin Aamiin Aamiin Viva Afka Somaaliga .

    • @fariida6236
      @fariida6236 7 месяцев назад +1

      Waaba yaabanahay maxay tahay meesha ma Somali aa dagan mise xabash

    • @user-vr6rj4ud6c
      @user-vr6rj4ud6c 7 месяцев назад

      8 sano kahor baa iigu danbaysy wlhi calooshaa i hurta mrkaan arko sida ay axmaaradu ugu soo badanyso magaaladaydii lkn idam alle dhwaan jihaad baa lala gali wxa qudhunka ah .

    • @BashirSiyad-qt9cv
      @BashirSiyad-qt9cv 7 месяцев назад

      Luuqadu wa tii dalka! Adu is qabadsii somalida Ethiopia mxy luuqadu Ethiopia ogu hadlayaan?

  • @Maaxduran7009
    @Maaxduran7009 7 месяцев назад +2

    Meeshu waa jigjiga free wax ladhaha majiran 😂

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 7 месяцев назад

    (MASHA’LLAH TABARAKA’LLAH 🎊♥️💕🙌🙏♥️♥️♥️Somalidu🩸🎊🎊♥️waa dad wanaagsan(RABBI) ha barakeeyo(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲
    XABASHIDU waa DULI, dad aad XUN!!waxan yaa WADANKA , ka Kexeeya !! WAXAAN ayey Reer Somaliland, doonayaan😂!!

  • @birmadyare
    @birmadyare 7 месяцев назад +2

    Engineer @DEEQS_ MAN Muuqaal Xiiso badan Dhalinyaro Badana Anfici doona Weeye
    Keep going Engineer 🙏
    FREE KU JOOG MAGAALKAGA MAALIN MAALIN 😂

  • @Maanbile
    @Maanbile 7 месяцев назад

    Lacagta aad video ga ka samayn doonto 16:04 wax uga geey Dadkii ku sharfay

  • @namelos2963
    @namelos2963 7 месяцев назад

    Qalaad waxaa ah
    Marka, ay arkaan in aad duubayso ma diidi Karaane iyado kamarada qarsoon ah soo duub ka diib u sheeg😮

  • @abdaleqays9890
    @abdaleqays9890 6 месяцев назад

    Legend ohary usco

  • @CqadirMaxamed-j1x
    @CqadirMaxamed-j1x 7 месяцев назад

    Jigjiga anagaa kunool baaba ee magaalo kale lagu yeele maayo

  • @JAMAL-967
    @JAMAL-967 7 месяцев назад +1

    First coment Big lgend❤

  • @MustafeBarako-i5q
    @MustafeBarako-i5q 7 месяцев назад

    Deeqsi waan kuwataa anigu zxb

  • @mohamedkayse1433
    @mohamedkayse1433 7 месяцев назад

    keep going bro

  • @hawaartofarxadu
    @hawaartofarxadu 7 месяцев назад +1

    Keep Up wllky

  • @Amiir144-x3j
    @Amiir144-x3j 6 месяцев назад

    Wakaas qof somalia ah in uu kula dhiig yahay ka tagi maayo lakin xabashi qurunkisa waa katagi

  • @yusufcisman5268
    @yusufcisman5268 7 месяцев назад

    Dadka u soo woor meherada adna inta ku cawi

  • @yusufcisman5268
    @yusufcisman5268 7 месяцев назад

    Hutelka qadada ku siyay magaceeda iyo halka ay ku talo

  • @AyanlePato123
    @AyanlePato123 7 месяцев назад

    Best RUclipsrs

  • @Ayaanleabdicasiis
    @Ayaanleabdicasiis 3 месяца назад +1

    M.a

  • @sacadaabdikarim7503
    @sacadaabdikarim7503 7 месяцев назад +1

    Keep going bro🤜❤

  • @NuurAbdalle-ik1cf
    @NuurAbdalle-ik1cf 3 месяца назад

    WAA BEEN HOOS AYAAD KAHESHIISEEN😂😂

  • @Abdifatahjillini
    @Abdifatahjillini 7 месяцев назад

    Meheradaha somalida uma badnidee sxp malaha

  • @yoonisomer-f3i
    @yoonisomer-f3i 7 месяцев назад

    masha allh zxp

  • @maxamedomar5858
    @maxamedomar5858 6 месяцев назад

    Subxnlh ileen mesha Ethiopia Baan hestaa😂😂😂

  • @Ayaanleabdicasiis
    @Ayaanleabdicasiis 3 месяца назад +1

    M.sh

  • @XasanMoHA76
    @XasanMoHA76 6 месяцев назад

    Part 2 pkz😢

  • @ugaasmacnaawi5388
    @ugaasmacnaawi5388 7 месяцев назад

    𝙖𝙗𝙩𝙞 𝙭𝙞𝙙𝙝𝙤𝙤𝙤😅😅😅

  • @dimaligo8711
    @dimaligo8711 7 месяцев назад

    Lagend 🎉

  • @madadaaloofficial6783
    @madadaaloofficial6783 7 месяцев назад

    Intuuna bajaajta raacin ka hor markuu mic kasoo furaayo garanka ama funanada codka uu jaray 😅😅😅😅😅😅

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 7 месяцев назад +1

    Funny video 😂

  • @abdirashiidmohamed2004
    @abdirashiidmohamed2004 7 месяцев назад +3

    Soomalida waa dad goba ceebta neceb bilaash baad sheegaysaaye naftay kuu saarayaan

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 7 месяцев назад

      dadku kamaradeey ka xishoonayaan ee cidina bilaash wax iskuma siiso laakiin itobiyan ku waa gaajo daacada waa dad tukaanka loo dhiibtay shaqaale ah ma bixin karo wax uusan laheyn

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 7 месяцев назад +1

    Soomaaliyeey ogaada anaga unbaa isku naxariisano, Itoobiyaanku ma yaqaanaan maxariistaas 😂😂

  • @somaligroupgemeston8933
    @somaligroupgemeston8933 7 месяцев назад

    Deeqsi sxb waa hadii aad hesho nasabki jigjiga

  • @wizzhussnikhanberdilaczhe8304
    @wizzhussnikhanberdilaczhe8304 7 месяцев назад

    War Deeqoow Faanta special miyey jirtaa😂

  • @usaameIbraahin-o2p
    @usaameIbraahin-o2p 6 месяцев назад

    Nio ila adayg wa dhamaysy😅😅😅😅

  • @Footballer1165
    @Footballer1165 7 месяцев назад

    Hore usoco sxp

  • @HAMZE91
    @HAMZE91 7 месяцев назад

    Fadlan soo arag youtube

  • @updywazahazen2787
    @updywazahazen2787 7 месяцев назад

    Deeqsi yow magaladi shaafta kuso dhamayse😂😂

  • @ZAYIDMane
    @ZAYIDMane 7 месяцев назад

    Deqsiyaw magaladii been been bad ku gashee 😅

  • @nuraldin2656
    @nuraldin2656 7 месяцев назад

    Ethiopia 🇪🇹 iyo Free 🆓 isma qabataba 😂😂😂 wad riyoon mooye ma heleysid

  • @ApdifataH-s4w
    @ApdifataH-s4w 7 месяцев назад

    The legend

  • @SaidMahamed-tx4lp
    @SaidMahamed-tx4lp 7 месяцев назад

    Sidaasi waa dawarsi

  • @Ahmeire
    @Ahmeire 7 месяцев назад

    Qorshe wax lagu cuni karo
    Ayaad keentay zhp
    Mahsnid 😂😂

  • @Cabdihoobarud12
    @Cabdihoobarud12 2 месяца назад

    Waxan waa tuugsi maldahan😂😂

  • @BishaarAhmed-wn1ow
    @BishaarAhmed-wn1ow 7 месяцев назад

    😂 horay u soco

  • @Umayma878
    @Umayma878 7 месяцев назад

    Aaalaa Ethiopia aaa xasid nimadaa biyo dhitaye somalida kuday nio

  • @BashirSiyad-qt9cv
    @BashirSiyad-qt9cv 7 месяцев назад

    Mac Maad qarisid wlh in adi daalac lagu raaci lahaa😂😂

  • @Nadraahmedd000
    @Nadraahmedd000 3 месяца назад

    2024