Deeqsi man Zxp Rijaal baad tahay ninkii maskiinka ahaa waa waad ka fujisey wax wanaagsan baad sameysay qadadii baad wax ka siisey muuqaalaada hal muuqaal ima dhaafo zxp nin Rageed tahay from Hargeysa🙏🙏🙏🙏
3:55 emotional badiga dhigtay zxp deeqsiyow🥹 Magacaaga waad kaga dhabeysey Abahasi inanu qado manta heysen ba ka muuqatey 👍 Magacagu wa deeqsi, Deeqsina waatey🥹Wan ilmeye ka waran zxp Alle ha ku barakeeyo
Suggestion: Deeqsi Man sxb dadku inaad kaarto ku qadaynyso ayay ku moodayaaane muuqaalada bilaashka ah inaga yaree laabada cuntooyinka aan cunayso iyo goobahaa aad booqanayso si detail ah u duub oo sharaxaad ka bixi
Muuqalkan hadan si kale u fasiro maadama aan ahay ama an kasoo jeedo reer diri dhaba. Magalaada diri dhaba waxaba looga yaqaana Ethiopia magalada jacaylka diri dhaba jacayl waxa looga bixiyay so dhawaynta oo ay ku fiicanyihiin. Diri dhaba one love ❤️
Filimkaasi sidaa kuma soconoyo ee free adigoo ku cunaya hadana jeebkaaga lacag ku soo qaado hadii kale waxaad noqoneysaa nin ku soo shaqo tagey waxa dadka inuu bilaash ku cuno zxp
Muqaalkan markan soo dhigay waxaan haysanay 33145 subscribers 🙏
Intaa iyo inkabadanba waad uqalanta zhp keep going 🙏👏
shaaftadaan ka baranayaaba nio😂
Sxp video kasta ood so dhigto wan dawadaa wan ku taageraa from hargeisa @DEEQSI MAN
50k i a
Yarka maherada uyara xayasi mad garan wayzy deqsiyow
Deeqsi man Zxp Rijaal baad tahay ninkii maskiinka ahaa waa waad ka fujisey wax wanaagsan baad sameysay qadadii baad wax ka siisey muuqaalaada hal muuqaal ima dhaafo zxp nin Rageed tahay from Hargeysa🙏🙏🙏🙏
Wlhi sxb ciyaaar ciyaar uma dhimanysid hadaba free wax ku heshay adke bad thy horey usoco sxb 🙏♥️
kkkkkkkkkkkkkk horey usoco youtuverka kaliya ee dds haysto ayaa tahay gaashe
Kabta bixi hakuu maydhee hooyadaa yuhuudka ka wase😮
Ehhhh 🥺🙌☀️🍀mashallah when he said kale kado to strangers 🥹🥹🥹🤗
Eeeh xaytahy
3:55 emotional badiga dhigtay zxp deeqsiyow🥹 Magacaaga waad kaga dhabeysey Abahasi inanu qado manta heysen ba ka muuqatey 👍 Magacagu wa deeqsi, Deeqsina waatey🥹Wan ilmeye ka waran zxp Alle ha ku barakeeyo
Wllhi deeqsi zxp vidio kasta od so dhigto ima dhaafo iam your funny😂😂😂😂😂😂
Suggestion: Deeqsi Man sxb dadku inaad kaarto ku qadaynyso ayay ku moodayaaane muuqaalada bilaashka ah inaga yaree laabada cuntooyinka aan cunayso iyo goobahaa aad booqanayso si detail ah u duub oo sharaxaad ka bixi
Deeqsi wiil qalpi wanagsan
ድሬ 🥰 የፍቅር አገር ሰላምታ ከወሎ 🇪🇹
War niyow sidaa ku sxp, dad bilaash wax kaga qaad nasteexada ha bartaane❤❤😂
Magaalada shaaftada kale tag deeqsiyow (kameradani waa qorshe cusub oo lagu qadeyn karo😂😂😂
Keep going bro deeq noso badi dawashada dhulka
Sxp sare wad u qalantaa 100K io Inka badan hal Mar aan uwada istaagno deeqsi maan❤
Brother keep going to 100k
Wlhi hutalkas waan seexday ogaden hutel❤
This is incredible
❤deeqsi madaxbad tahay sharafey kunoolaw anu wanku wataa
Keep going zhp deeqsi man❤ you feed strangers ❤❤❤
Golden gate mehradaas waa meel cunto macaan
Sxb deeeqsi horay u soco
Ada ayn kuu taagera❤️
Waa gob wlhi ree diridhaba😢😢
My big brother deeqzi man keep going 🙏
Keep going bro
Mnsha Allah
mashallah dad wanagsan
Deeqsi zxb keep going lkn hal su ala wata dadku warkay kuu Asxan falan uxayaysii mesha
Look at infrastructure unbelievable ❤
Muqalada joogto noogaso dhig wll aadban u dawada muqaaladada
Masha Allaah Guulleyso Wll
Waxan barnamij ma ahee tugsiga umada kala tag somalid ha bahdiline
Alla Diridhaba Jecliyaa Walahi ❤
Magalo somaliyed😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
🇪🇹
War niyaw barnaamujkaasi waa indho adeeeg walahi
Horey usoco zhp Deqsi ❤
Wllky dad ka beenta Kada niyow haku so Tala Galina Lacag laaan
Mansha allaah
Zxp Walhi Qosol ayaad igu dishay 😊
hormar wacan saxb waxaan kuurajaynayaa meel sare
Barnaamijkan ilama fiicno deeqsiyow
Hono hurey usoco ❤😢
Deeqow horta dhiridhaba soo magalo soomaliyet ma aha mise orama lehe
Dhul somaliyeed waye
Waa maxay baqlaawe maxuu kasameydanyahay
Bahi badan waa la isku nacaaa teda kale intaa ka cuntay ayad wad mahadzanthy wana iska yar 😊baxday
DeeQsi man bilashaka joji sidake wadficatahay ceebilash mahadsani
Wll wiilka marku kabaha ku caseenyay inaa usiibto ba fcneed
Wlhi anigo magaladeydii tahayba wali hal maalin fre kuma nolaan
Sxp whatsapkaga isoo dir arin yr kaala hadliye
Ani iyo camera mankaba na casuuma😂😂❤️❤️
Libaax deeqzi kusoo dhawoow dirdhabe
this why we call fekir hager ye diree lich
🥰
Waraga marhaday ku ogolaaden adna is maamul oo woxooda wax ugu dar
Legend waa kuwadanaa
Muuqalkan hadan si kale u fasiro maadama aan ahay ama an kasoo jeedo reer diri dhaba. Magalaada diri dhaba waxaba looga yaqaana Ethiopia magalada jacaylka diri dhaba jacayl waxa looga bixiyay so dhawaynta oo ay ku fiicanyihiin. Diri dhaba one love ❤️
Ethiopia mxd kwdaa
Waa dhuul somaliyeed
Best city dire sweet❤
Next burco
deeqsiyow lamaanaha sanadka ayaa game soo dhajistay eee aan u ciyaarna nio jigjigay ku ciyaarayaaan
Dawarsigaasi iska daa, rag soo shaqo tagay baad shaqoodii bilaa lacag ka dhigtay
Free ga ha u baranin deeqsiyow
War cameraday ka baqayaane wax bolaasha majiro
Meherada Goled caffe waa meherad aad u cunto mcn wlhi
Kama helin video han bro
Wow Dire dhulkeygii❤
Indho Adeeg wy waxni 😅😅
Mansha Allaah
waa marki sadexade armay ka
barataa
Wll kabaha inad iska sarto ayaa fcn adoo xidhan in lagu dhalaliyo ma wanagsana
🎉cìisaleh
Yaa walad latamsaxy
promotion baad u sanaynaysaa sxb , ma jiro wax gree ah oo lagu siiyay
team deeqsi man ❤
Dire dawa dad qlbi wanagsn ba kunool🎉
maalinkan dire dawa tago meherada anoon waxba kasoo cunin ii noqon mayso maadama ninkaasi deeqsi yahay
magaalada soomali majoogto miyaa
Alla indho adagaa deeqsi😂😂😂😂😂
Filimkaasi sidaa kuma soconoyo ee free adigoo ku cunaya hadana jeebkaaga lacag ku soo qaado hadii kale waxaad noqoneysaa nin ku soo shaqo tagey waxa dadka inuu bilaash ku cuno zxp
Aniga bilaash ma igu siin hayaan😊
Ninka Kabaha ubixi neefow wxaazi waa duli nimee
Waxani waadawrsi
Dire dhabe wa magaalo somaliyeed waliba wa dhul ciise sxb
Cameraddaad ku qadhaabsattaa😂😂😂
Deeqsi sxb waa dulmi iyo kibir kabaha adigo xidhan ha isku dayin inaad mar labaad samayso
Etiopia waa sida hadad bixiso kama yeelayan😂
Wa dhaqan ay Ethiopian ku leyihin
Kkkkkkkkkkkkk idhoo adaaga ka yabay walhi 😂😂😂😂😂
Bro af xabshiiga inad sii fiicn ubarto waye
Top Society 😎
Dadka diri dhaba waadad nadiif aha
A day in Dire dawa without spending 1 bir
Is a better title
Kaftan Kaftan wax lagu cunayaa😂😂
zxp yara nacasbaa tahay😂😂
Sida balash lah miskiinka ah waxas in ad ula tagto ma fiicna hadii ad kusii wado wan kala laban supcrk
Aaway Muraayadii Maanta 😅
I miss dire
Hôtelka ugo qalisan iyo Ka raqiska ah vidéo kaso same
Power camera 😂😅 aya la dhaha deeqsiyow alaabtan😅
Zomalidu waxba isma siiso
I'm watching you from Dubai and I want to merry you I'm Ethiopian 🇪🇹 can I?
❤❤❤
barnaamij yadaan free wax ku cun iskadaa dadku waa kaa naxayaan qof maskiina oo maantoo dhan bajaaj wadey ama suuqa wax ku gadayaad xoolahooda ciyaar ku cunaysaa
Waar maxaad kaftan kaftan ayaa ku naaxdeyy😂😂
From dire
Masakiintana dhaafi maysid😂😂😂