Runtii waa dhacdo aad u xanuun badan oo laga damqado waligeedna aan la ilaabi doonin tariikhda iyo cuqubadu midna isma qariyaan waana wax ku suntan aduunka ilaa iyo inta aduunyada la laabayo xisaabina wey danbaysaa
Meelaha Xasuuqan oo kale ka dhacay Tiro laguma koobi karo waxa ka mid ah Arabsiyo,haro sheekh,Burco,Hargeisa,gabiley,Marko Dur duro,xeebta liido,Berbera,wax tiro lagu soo koobi karo way ka badantahay waliba inta aan la ogayn ee aan la record garayn ayaa badan waxa dadka laynaysay waxa uu ahaa Ciidankii dalka ee ahaa Militry,police,NSS Guul wadayaal Ciidan Cir,haddana waxay ku odhanayaan Somali way is wada dishay cajaaib!!! waxase ilaahay mahadii ah in maanta Somaliland Xor tahay.
habar fadhidha legdin la fudud ayaa la idhi. miyuu sida sameeyo iyo sheego dumar ayaa mesha la imaysaa. imikadan la joogo ayey daarod iyo hawiyeh cisaaq asduub dhaqaaleh ku haysa o 1 jawaan ah oo deeq ah car ha la geeyo hargeisa laga idhi deeq bixiyaasha dunida. waxbana kama qaban kartid hooyada iyo afdheerta tihidba nacala ku yaale.
ala ayaan daranaa kuwa wali hunguri iyo rajo ka qaba ee ukaladhuu manaaya muqdisho ee maanta agjooga farmaajo iyo kalayiraah dube oointuu gado tagey qabrigii af weyne dul tagey oodadkiisii xasuuqey damiir daradiisa iyo mahdi dhukur dhamaantood waaduli
Warun wll alleh inaguma celiyo konfur حسبن الله وأنعم الوكيل 🤲
Wan xasuusta waxa ku jirey adeerkey keyse xayir ducaale o aayamo ka hor nagaga tagey tuulada dhanaano
ilaahay hawnaxariisto sayid
Cuqubadii halkii lagu galay caw ku huruddaa
Caruurtay ka laysaa ninkii caano baas dhama.
Waakuwaa maanta iyaki gelinka hore iyo ka danbeba dhimanaya, kumase faraxsanine ilaahay haka saaro dhibka kolla inoo garaabi maayaane.
Waa sidaa cuqubo halkii lagu galaybay caw ku hurudaa
Subxaan allah illahow unaxariiso dhamaantood gacan ka xaqdaran ayaa dishay ee😥😥
Ameen
ilaahay hawnaxariisto dhamaan tod
Naxariis laawa yaashii ilaahay uma naxariisto .
Taasay midnimo ku raadinayaan
Allaaah u naxariisto😰😰
Runtii waa dhacdo aad u xanuun badan oo laga damqado waligeedna aan la ilaabi doonin tariikhda iyo cuqubadu midna isma qariyaan waana wax ku suntan aduunka ilaa iyo inta aduunyada la laabayo xisaabina wey danbaysaa
Sarkaalka magaciisu yahay kurtin Aabihii magaciisu waa maxamed xaashi Aabihii ayaa naanaystiisa ahayd kurtin kala jabay waxaa la dhashay laba gabdhood
War aba wixi waxan sameyay soqabqabta o maxakamadeya aba nagadaya calacalka wllaleyal
Yaan ka aargoosanaa? Ii sheega maanta yaan ka aargoosanaa?
Tolay woo tolay taasaa rag intay xamar tagaan midnimo w ku hadlayaan way iyo ciil
Cuqubaday Galen waa taa ila imnka haayista Xamar
Cuqubo hadii la galay tii ugu waynayd adaa galay
Doqoneey dabkaa be xamar hadaad jeceshay in lagugu ruubo welcome sharmuto
@@gedefletv6049 horta kaan maa qusa meel kasta waa tagan yahay kaan hala ogado isaaq baa wasay isaga amaa hooyadi biidbay wasen
@@ifrahmuze3593 naag baa la wasaaye nin lama waso kaalaxad af qadhmuun orod cadayo
Xasbunallah allah xisaabinku waa
Meelaha Xasuuqan oo kale ka dhacay Tiro laguma koobi karo waxa ka mid ah Arabsiyo,haro sheekh,Burco,Hargeisa,gabiley,Marko Dur duro,xeebta liido,Berbera,wax tiro lagu soo koobi karo way ka badantahay waliba inta aan la ogayn ee aan la record garayn ayaa badan waxa dadka laynaysay waxa uu ahaa Ciidankii dalka ee ahaa Militry,police,NSS Guul wadayaal Ciidan Cir,haddana waxay ku odhanayaan Somali way is wada dishay cajaaib!!! waxase ilaahay mahadii ah in maanta Somaliland Xor tahay.
Waxa ka miid ah 45 niin o tulada bohol o sool ku taal lagu xasuqay aniga family qaar ka miid ku jiren 🥲
Arabsiyo anaa utaagnaa bishii October 19. 1984. 7 ayay kutoogteen Arabsiyo. Anigoo ah 14 ayay igu khasbeen in aan aaso maydka. Allah jahanaba hakurido Afweyne iyo wixii taageersanaa.
Kartin wuxu ku noolyahay calonbas Ohio USA
Waa waxay kongur la olalaysa illahay idin ololi waligii
Xataa yuhuudu sidaa ma yeesho,
Inta aan markhati ka hadhin ee la xasuuqay baa badan. Gacan ku dhiiglayaasha in la raadsho ayaa haboon
Rer lafo aruursade tankale mackabada aduunka nin mj ah ayaa kataliya
Nin illaahay ka danbeeyo waxba maxkamad hawraadin maalin wayn ayaa danbayse iyaga cidhib xumo udan baysa kuwa xasuuqa gays tay
Waxa kaa ka daran kuwa gogol kufadhiya
Sida cabdi xaashi iyo mahdi guuleed
Dadkaa halaraadiyo haha laqisaasana
CUQUBO HALKII LAGU GALEY AYAY CAWKUHURUDAA CARUURTAY KALEYSAA NINKII CAANA BAAS DHAMAY xasuuqa nocyadanoo kale ahi meelo badan oo dalkenan somaliland ah ayay kadheceen kamid ahaa yeen hargaysa oo dooxa dadka ay faqashtu kugurijirtay burco kalsheekh arabsiyo gabiley meeshay nin isaaqa ku.arkaanba xataa wiilka yar xoolaha eegaya may dhaafayn faqashtu laakiin markii dambe SNM ayaa ilaahay dadka usoodiray oo faqashtii jabisay nabada iyo xoriyada manta dalkeenan somaliland kunalonayo ilaahay ayaa inasiiyey laakiin waxa usobob ahaa SNM
ilahay hawnaxariisto
Axxxxxx
Bilaa dhiig weeye kani
Maaha lakin waxba uma qaban karayn lakin waxuu uruurinayay macluumadka si uu uga warbixiye waxba is may dhamin ka la dilaayo iyo isagu
Walahi dabkaa ka maqan
Akhaas waar naaga amuusa kuwa siida idiin xasuuqye baa Saanga 30saano idiinku dhexa shaaqysanya wadankina kuu taxa taxashyen oo aay kuu doodayan ina Aaye
Somali waalo taaheye isku mid waaye nacala aabahin kuu yaale kufar uuryse
Illaheye waxa idiinka xoog weyn oo idiin Xasuuqa Raabiga weyni idinku saalid faaqasha
Kani waa fuley. Dadkaagii oo hortaada lagu laynayo, sidee u hortaagnayd, maad mid qoriga ka dhifsato oo disho adna ha lagu dilee.
habar fadhidha legdin la fudud ayaa la idhi. miyuu sida sameeyo iyo sheego dumar ayaa mesha la imaysaa. imikadan la joogo ayey daarod iyo hawiyeh cisaaq asduub dhaqaaleh ku haysa o 1 jawaan ah oo deeq ah car ha la geeyo hargeisa laga idhi deeq bixiyaasha dunida. waxbana kama qaban kartid hooyada iyo afdheerta tihidba nacala ku yaale.
Meesha filin lama jilayo e caadi iska dhig
Issaq Genocide happened.
ka labada caruru diley maanta yaa ogaada hadun nolayehy sarir buu jifaa hadii snm disheyna a cadabati buu daqyaa waxu u diley caruurta in uu is tuso taliyahisa in dhiga cab yahey
Siyaad bare wuu ba ay
Guddida wanaag farista iyo xumaan reebistu waxa aay ku jiraan manhajka khaniisnimada kana midyihiin maamulka hoos taga maamulada khaniisiinta dhanka dhaqanka diinta ayaayna ka haawl galaan ayagoo matalaaya culumadii dalka amar ayaana lagu siiyaa khudbad fawaaxish kooda u,eeg dhaqan islaamka afka wadanigaa loo yaqaan wixii xun diidka, Ubadka qooyska islaamka waxa lumiyay ayaa waxa aay tahay maamul ku sheegga ee maahan waalidiinta mustaqbal kooda hore looga lumiyay, Qadaadka in loo xiiro bulshada waxa ruqsad ganacsi uhaaysta rayislayaasha gobolada ka haawl gala ee maahan wax waalidiintu masuul kayihiin surwaalka dhejiskaa iyo wixii kalee dhaqan xumo la,halmaala waxa ruqsad uhaaysta inaay dalka soo geliyaan ganacsadayaal, Wax kastoo dhaqan xumo dalka gudihiisa lagu arko ka maamul ahaan ayaa ka masuula midda labaad horjoogayaasha maamulku ayagu waxa aay yihiin miyaad wax ka ogtihiin ilmaha qadaadka xiiran ayaaba laqaatay hadaad ogaan lahayd waxa aay ayagu ku ,haawl galaan ama ku mushahar qaataan yaab iyo ama kaag waxba kuma aadan darsateen maadna iska dul tadhideen ee waad ka tashan lahayd hadaad wax ka ogaan lahayd dhismaha xeerarka maamulka fawaaxishka, Sidaa li,ajigeed waxa lagu yidhi ka maamul ahaan mashaariicdiina iska qaata balse bulshada danta aanu ka leenahay fuliya hadii la,idinku fahmo waalidiinta iyo oday dhaqameed kooda dhakada usaara miyaydaan arag afkaar kasta oo diidaysa xumaanta marka warbaahinta laga sii daayo boqolaal urur ayay usamaysteen oo ka daba hadla afkaarta wixii xun diidka, Waxa jiroo kale dhigaal qoraal kayimi feker khaniiska oo madaxtooyada yaal madaxwayne kastaana akhristo dabadeedna ku haawl galo mashaariicahana waxa bixiya khaniisiin oo loo soo wakiishay ka maamul ahaan waqooyi ayar aayar ukhaniis gareeya bulshada 30 sano hortii ayaa middaana lagu guulaaystay, Qof allaale qofkii ka hadla arimaha bulshada lagu khaniis garaaynaayo boqolaal urur ayaa iska daba hadla oo buriya afkaarta islaamka marka aan idin leeyahay maamulku waa khanisiin dad ayaa been moodaaya magaca Land waa lagu qasbay si, bulshada astaanteeda loo lumiyo cigaal ayaa qaatay fekerka khaniisnimada oo maamulka loogu sameeyay ma, been ayaynu isku maa weelinnaa muddo 30 sanaa ayaa bulshada lagu baraayay dugsiyada fekerka khaniisnimada iyo qaabkii dhulka looga qaxin lahaa
Car kaalay dalkan somaliland nolosha ayaa lagugu karinayaaye hadhaagii fashtaa ayaa tahee nijaas yahay
kani muyu xanunsayhy
damiirlaawe
Waa dhacdo naxdin leh. Ilaahay ba xisaabin doona, www.macaash.net website ugh casrisan war dabadaalo . www.macaash.net
Kadaabiin.isu.tegay
Been
Guddida wanaag farista iyo xumaan reebistu waxa aay ku jiraan manhajka khaniisnimada kana midyihiin maamulka hoos taga maamulada khaniisiinta dhanka dhaqanka diinta ayaayna ka haawl galaan ayagoo matalaaya culumadii dalka amar ayaana lagu siiyaa khudbad fawaaxish kooda u,eeg dhaqan islaamka afka wadanigaa loo yaqaan wixii xun diidka, Ubadka qooyska islaamka waxa lumiyay ayaa waxa aay tahay maamul ku sheegga ee maahan waalidiinta mustaqbal kooda hore looga lumiyay, Qadaadka in loo xiiro bulshada waxa ruqsad ganacsi uhaaysta rayislayaasha gobolada ka haawl gala ee maahan wax waalidiintu masuul kayihiin surwaalka dhejiskaa iyo wixii kalee dhaqan xumo la,halmaala waxa ruqsad uhaaysta inaay dalka soo geliyaan ganacsadayaal, Wax kastoo dhaqan xumo dalka gudihiisa lagu arko ka maamul ahaan ayaa ka masuula midda labaad horjoogayaasha maamulku ayagu waxa aay yihiin miyaad wax ka ogtihiin ilmaha qadaadka xiiran ayaaba laqaatay hadaad ogaan lahayd waxa aay ayagu ku ,haawl galaan ama ku mushahar qaataan yaab iyo ama kaag waxba kuma aadan darsateen maadna iska dul tadhideen ee waad ka tashan lahayd hadaad wax ka ogaan lahayd dhismaha xeerarka maamulka fawaaxishka, Sidaa li,ajigeed waxa lagu yidhi ka maamul ahaan mashaariicdiina iska qaata balse bulshada danta aanu ka leenahay fuliya hadii la,idinku fahmo waalidiinta iyo oday dhaqameed kooda dhakada usaara miyaydaan arag afkaar kasta oo diidaysa xumaanta marka warbaahinta laga sii daayo boqolaal urur ayay usamaysteen oo ka daba hadla afkaarta wixii xun diidka, Waxa jiroo kale dhigaal qoraal kayimi feker khaniiska oo madaxtooyada yaal madaxwayne kastaana akhristo dabadeedna ku haawl galo mashaariicahana waxa bixiya khaniisiin oo loo soo wakiishay ka maamul ahaan waqooyi ayar aayar ukhaniis gareeya bulshada 30 sano hortii ayaa middaana lagu guulaaystay, Qof allaale qofkii ka hadla arimaha bulshada lagu khaniis garaaynaayo boqolaal urur ayaa iska daba hadla oo buriya afkaarta islaamka marka aan idin leeyahay maamulku waa khanisiin dad ayaa been moodaaya magaca Land waa lagu qasbay si, bulshada astaanteeda loo lumiyo cigaal ayaa qaatay fekerka khaniisnimada oo maamulka loogu sameeyay ma, been ayaynu isku maa weelinnaa muddo 30 sanaa ayaa bulshada lagu baraayay dugsiyada fekerka khaniisnimada iyo qaabkii dhulka looga qaxin lahaa
Iska hadle maanta cago soo dhig dhulkan ragii udhashaa xoraystay
@@abdirisaqahmed3074 idinka hadii dhaqan xumo laga hadlo maydinkaa laydinla hadlayaa tan kal calaacalka iska daaya