Daawo: Qiso argagax Badan Oo Ku Saabsan 2 Gabdhood Oo Ka Waramaya Sidii Guryahooda Loogala Baxay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 дек 2024

Комментарии • 143

  • @mohamedabdilahi6449
    @mohamedabdilahi6449 4 года назад +12

    Alla dhibaato waynaa Midnimo Iyo Wadahaltoona Ma ogelin

  • @MaidoMaxamad-l1d
    @MaidoMaxamad-l1d Год назад

    Ilaahey ha u naxaristo wlhi xanun badan ayey hayd 😢😢

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 3 года назад +4

    Isaaq waa xayawaan Nimankii sidaas u galay wali way noolyihiin mana Daba socdaan waa kuwaas wali hadlaya ee soo dhaaranaya, Maslax iyo Moorgan ayaaba jooga

    • @fadumoabdiweli9184
      @fadumoabdiweli9184 2 года назад

      maxa laiska qada heee mideda kale hade run shegayan maxkamada hayimadaan

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 3 года назад +3

    Ilaahay ha u naxariisto kuligood waxaan garanayaa Maxamed Muuse wuxuu u shaqaynayey Hayd Khayriya habeenkaas wuxuu ka soo galay Gilib oo uu ka soo qaybiyey lacag iyo wax tar

  • @ilyaas123
    @ilyaas123 2 года назад +2

    ifraax wiilka ay magacawday ALLAHA WEYNI ha u naxariistee Abdiraxmaan Axmed Dhimbil lafoole ayaanu ka wada qalin jabinay jan.1989, in uu lafoole ku hadhay oo macalin ka noqday waan u malaynayaa markaas la dilayay, isku class ayaanu mar ahayn (physics/math) laakiin waxaan u badashay chemistry/math , waa markaanu fresh-man ka ahayn.
    isagoo lafoole macalin ka ahaa oo aan u malaynayo in uu fasax ku jiray ayaa gacan ka xaq darani dishay (Abdiraxmaan Axmed Dhimbil) wuxuu ahaa nin ehelu diin ah. oo diintiisa aad u jecel. isku qabiil ma nihin laakiin maalintaan maqlay ,sidii walaalkay oo la dilay oo kale ayaan uga naxay.

  • @ahmedmaxmedbade3998
    @ahmedmaxmedbade3998 3 года назад +4

    أنا لله وأنا إليه راجعون اللهم اغفر لهم وارحمهم واسكنهم فسيح جناتك
    Illahay sabir iyo iimaan haydanka siiyo

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042 3 года назад +3

    الله اكبر . Waa musiibo qaran

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 2 года назад +3

    Faqashtu maxay dad shacbiga oon waxba galabsan laysay laakiin geesi yaashii SNM kasoo hunqaaciyey oo faqashtii afka ciida udaray

  • @aminaahmed3245
    @aminaahmed3245 2 года назад +4

    Wiilka yar 13ka jira saqiirkaa maxey karabeen walee kaasaa saameyn weyn igu yeeshey

  • @ifraaxkeefle2401
    @ifraaxkeefle2401 4 года назад +5

    dadkii sidaa yeelay iyo kuwa ku taageraba alle naarta ha ku fogeyo

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 года назад +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 calool xumo badanaa ax ax ax allaha unaxriisto walaalada o dhan jihaat walaahi

  • @asiyaberger7719
    @asiyaberger7719 2 года назад +1

    Canjeex waa bajuunk kii waqooyi kor ka duqayn jirey, e lahaa lamo lamo ugu rida waa baasuukayaasha ay hargaysa ku baa'biyeen. Qiso aad U xanuun badan. Xasbillah-Wanicmal-Wakiil 😭😭😭😭😭

    • @mahamedhassan8442
      @mahamedhassan8442 2 года назад

      Kaas ma ahan waa mid kale walaal wuu joogaa hada

    • @glamafterglam7732
      @glamafterglam7732 2 года назад

      @@mahamedhassan8442 Kan ay sheegayan muu nolyahay xaguuse ku noolyahay

  • @saynababdi9005
    @saynababdi9005 3 года назад +3

    ILAAHAY CADAABTII IDINKU FOGEE FAQASHEEY

  • @gulledabdi1221
    @gulledabdi1221 Год назад

    Qisadan waa dhab waxana deganaa jaziira habeenkas dadkas masaakinta ah la laynayay

  • @maxamedyuusuf5861
    @maxamedyuusuf5861 3 года назад +1

    Waan maqlay xasuuqaas in badan ayaan dhagaystay 1989 xiligaas xamar ayaan joogay aad ayaa loo dhibi jiray somalida waqooyi

  • @siciidaxmedkibaar265
    @siciidaxmedkibaar265 2 года назад +1

    Ilaahay hkoo fdudeeyo

  • @bustaale6554
    @bustaale6554 2 года назад

    Wlhi wa dhagar lama iloobaan ah ee ka hadhimayno intaynu noolay faqashtii falkaas gaysatay إنا وراك و زمن طويل

  • @safiajama7517
    @safiajama7517 3 года назад +3

    Isiir baa laagu xasuqy

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 3 года назад +3

    Walaahi waa calool xumo wey iga oohiyeen hablaha walaaladood la laayey.

  • @mohamedabdilahi6449
    @mohamedabdilahi6449 4 года назад +3

    Sowkii dafiray markii Suuriya ĺagu waraysanaayey

  • @mohsaed7055
    @mohsaed7055 4 года назад +2

    Ilaahay Danbigiina Ma Dhaafo
    Dhamaan Ciidankii Somalia Ee Siyaad Af Wayne
    Ilaahow U Naxariiso
    Somalilandna Dhiigaa Laga Galay Badalkiisa Usii Nabad Iyo Nolol
    Ilaahay Idiinma Naxariisto

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 3 года назад +2

    Qadaad wayn waanigii iska xoreeyay ciil kaga dhimanmaayo hooyadiin la was
    Waa waxay 30 sano waxba ugu hagaagiwaayeen cuqubaday galeen ayaa ku soo ifbaxaysa

  • @gacalo6709
    @gacalo6709 4 года назад +1

    asc wr wb ifrah iyo saado allaya raxma raximiin walaalaha la idinka laaye iyakana janada Fardowsa alaha geeyo adinkana dhamaan eheladii laga geesiyaday sabar iyo iiman ilaahey waxa ka baryaya in wixii dilka xaq darada geestay aduunka ku silciyo hada nool yihiin waxa u rajeenaya in la soo qabto la toogto Insha allaah

    • @quruxlay3845
      @quruxlay3845 2 года назад

      HAdii madaxweyne yahayna yaa Qabanaya

  • @amalhappy4833
    @amalhappy4833 3 года назад +2

    Illaahay idinkama cafiyo daalimiintii xasuuqa geystay

  • @mohamedabdilahi6449
    @mohamedabdilahi6449 4 года назад +3

    Odayga jooga fila soomaaliya ee Maxamed cabdi yuusuf Haday Soomaalinimo Jirto Maxkamad Hanaloosaaro Hadii kale Weligayo soomaali Sheegan mayno

    • @amarhassan884
      @amarhassan884 3 года назад

      Maxamed cabdi yuusuf waa laandheere Daarooda Iidoor laangaab ah loo ciqaabi maayo. Canjeexna wuu noolyahay Ilaahay ha daaye haderu imanayaa Somalia

    • @glamafterglam7732
      @glamafterglam7732 2 года назад

      @@amarhassan884 Abu jahalow dhiigya cabow iyagu way cadaab tagayaan dilalkay gaysteen Lakin ma ogtahay in anuu hadan dilo ku jano tagayo dhabayacoooy nasb xumo iyo taarikh xumo idhimo

  • @abdirashid5427
    @abdirashid5427 2 года назад

    Alle ma cafiyo

  • @maxamedyuusuf5861
    @maxamedyuusuf5861 3 года назад

    Naxdin ayey ahayd xiligaas waana musiibo la soomaray

  • @BIGGMOECAESAR
    @BIGGMOECAESAR 2 года назад

    Never Ever Forget and Never Ever any somalia again

  • @fatuh4811
    @fatuh4811 2 года назад

    Very sad story wlhi, qalbiga I xanuunay, Awoowgey hargeisa faqash ku gawraceen baan xasuustay, dhibatadu kuligeen way inawada gaadhay, lkn reer somaliladnow please dib haynoo celinina naga joojiya buuqan faraha badan.

  • @faraxmaxmoud5465
    @faraxmaxmoud5465 4 года назад

    Ax inantu qalbi adgaa ilaahy smir ha inaga wada siiyo ilaahay mardanbe inaguma celiyo konfur tariikhdii madobayd

  • @soohorcashaqa1670
    @soohorcashaqa1670 2 года назад

    Kaabir waa noolyahay anigaa aqaana waxaa uu joogaa ku wait

  • @mohamedibraahim5390
    @mohamedibraahim5390 2 года назад

    Wllahey wixii waxa geystey laga daba hadhimayo hadey tagaan north pol iyo south pol

  • @mohsaed7055
    @mohsaed7055 4 года назад +3

    Wllhi Inaananu Waligaya Somali Wax Ku Darsanayn

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 2 года назад +1

    Cankeex xaguuu ku nool yahay Iminka

    • @istaahilismail5117
      @istaahilismail5117 2 года назад +1

      ASC Canjeex wuxuu ku noolyahay Maraykanka waa la qabsaday wuu dafiray in uu ragan laayey iyo in uu goobta joogeyba. Laakiin waxaa iigu danbeysay iyadoo dacwad lala dabo socdo Maraykanka isna uu is difaacayo. Aniga adeerkay aabahay la dhashay oo markaas 19 jir ahaa oo awoowgay intuu dhalay u yaraa ayaa ku jirey iyo afar uu adeerkay dhalay oo midkii guriga laga gurtay adeerkay iyo ilmaadeeraday lahaa wuu ku jirey waxaa kaloo ku jirey inanka raga la laayey soo sheegay ee isaga Illaahay ka soo badbaadiyey isagoo dhaawaca ay geeri uuga tageen ee intuu biyihii bada jaziira dhiigii iskaga maydhay guryihii yimi ee in ragii la laayey sheegay inankana adeerkay iyo ilmaadeeraday ayuu guriga kula noolaa oo ilmaadeeraday hooyadood ayaa eedo u ahayd waana inanka ragaba sheegay in xeebtaa Jaziira lagu laayey oo ay isaga mayd ahaan uuga tageen ka dibna Illaahay qadarey in uu guryihii yimaado oo ragii waa la laayey yidhaahdo.

  • @maxamedyuusuf5861
    @maxamedyuusuf5861 3 года назад +1

    Dad badan ayaa dhibkaas gaystay madaxnimo iyo awoodna ku gaystay

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 3 года назад

    Ilaahay hawnaxariisto dhamaantod

  • @mohammedmuuse4270
    @mohammedmuuse4270 2 года назад

    Shadowy walaal ssmir qaado biidmi laahi weynu heli doonaa nabsiga xaga ilaahay

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 2 года назад +1

    Maxaa xamar lagaga noqon faqashbaa wali xukunta.

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 3 года назад +1

    Atintaas waxaan leeyahay waa khalad in dad shacaba guryo lagala baxo laakiin miyey soo noolaanayaan walaal iska daaya miidiyaha kuwan idin waraysanayaa ha moodina inay idin rabaan ee intares bay ka baadhayaan meesha

  • @ahmedraygal8086
    @ahmedraygal8086 4 года назад +1

    Axmed Maxamuud Faarax Laxwas nooma sheegin waxan.

  • @togdheermedia7475
    @togdheermedia7475 2 года назад

    Faqash😭😭😭😭😭😡😡😡😡

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 2 года назад

    Alllla.maxay ina xasuuuuuqeennnnnnnnn kuwiiiiba iminka midnimo inagula meeryaysanyaann

  • @hargaysaburco5194
    @hargaysaburco5194 3 года назад +1

    Wlhi wan ooyey

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 года назад

    WAXAA LA II SHEEGAY HABEENKA WAXAA WADAY ASKARTA OO GURYAHA ISAAQA TUSAAYEY MARIIRAAXANKA NIMAN DHULBAHANTE AH AYAA HORGALE U AHAA WAAYO MARIIXANKU MAY KALA AQOON ISAAQ IYO DHULBAHANTE XASUUQ KASTA OO ISAAQ KU DHACAY DHULBAHANTE AYAA QEYB LIBAAX KA QAATAY SIDAA HALA OGAADO

  • @cabdinaasiryuusufciise5901
    @cabdinaasiryuusufciise5901 Год назад

    maxaa keenay saacadaan inaad ka sheekeysaan wixii dhacay dadkii aaqira aaday aad hurdada ugu soo ki cineysaan 40kaliya ayey ahaayeen cayaartu ey ka bilaabatay kumaankun ayaa dhintay kadib dhamaan masaakiin ahaa wadankoo dhan lagu laayay wada sheega ama iska daaya kuwii wax dilay kii wax dilay inta badan aaqira ayey jiraan halkaas ayey cadaalad run ah ka socotaa ee idinka sheekadaas iska daaya hadeydaan dan laheen kadib waqtigaa sheegeysaan qoys dhan ayaa lawada laayay wali saqiiraa ku jiray aad kuwaad sheegeysaan ugu yar waana aamusanahay cid aan usheegeyna ma leh aan ala ka aheen mindhaa idinka bani aadamkaad usheegeysaan waan ka xumahay ee iska aamusa gadaashiina yaa kumaan kum la kaxeystay

  • @QOFKA.2469
    @QOFKA.2469 2 года назад +1

    Ilaahay samir adag haydin siiyo sidaan sheekada ku maqlay nin qoyskiisii hargaysa lagu laayey ayaa ragaa la baxay dawladina ma ogayn Ilaahayse ayaa la hor tegi qofwalbana waa laxisaabi Ilaahayna waxba laga qarin maayo

  • @maxamed7258
    @maxamed7258 Год назад

    Sidee ilma yar oo 13 jir ah lo kaxaysan karaa? Ma SNM bu Ka mid ahaa ilmahaas yar. Taas waxay ku caday aysaa issir baabi’is layla ogaa oo dadkii hargeysa lagu soo duqeeyay wixi kaso hadhay we xamar jogay habenba 50 hala baxo. Lakin sanad kadib maxa Ka dhacay isla meeshii. Xaqu feedhaha ayu Ka dilaacaa.

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 года назад

    Dee Adigu Doon
    Cid Kale Oo Dadkii
    Jasiira Lagu Laayay Kahadlaysa
    Oo Hablaha Kadaa Cloolyouga

  • @mohamedabdilahi6449
    @mohamedabdilahi6449 4 года назад +3

    Waarun teed ifraax
    waxaan garanayaa Hooyadeed Waxaan nahay Habro wadaag samir Iyo Iimaan Wllo fuaad

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 8 месяцев назад

    Waxani waraysi garan maayo. Wixiiba uu kucayaaray. Yarka CBA TV wax kabarta.

  • @cabdicumar5891
    @cabdicumar5891 3 года назад +2

    Nacalaa aabahood ku yaal #Sagaalkun oo madi ah ayay naga dileen walhi
    Wa wx laga murugoodo ninka madiga ah ee la tooganayo muu #ogolayn in #Hablahooda lala hadlo ama la #handado lkn ma nihin dhacdoyinkaas kuwa aayar iloowi kara

  • @mohamedabdillahi5373
    @mohamedabdillahi5373 3 года назад +2

    Voilà ses deux femmes qui ont subis l atrocités par le régime de Siad barre 16 des leurs frères ont été enlevés puis abattu à l endroit de chasira à mogadhishu par l armée somalienne pour être de l ethnie issak nous demandons à la communauté internationale de se pencher sur ce génocide et de rencontrer ces valeureux dames pour qu elles une justices pour leur frères nous condamnons l actuellement président Mr abdillahi farmajo qui a nommé pour conseiller un Monsieur qui à pris part à cette affaire

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 2 года назад

    Xaga lagunogonaya meel burburtay oo dimateey, madacaayso Xamar tambe No No No

  • @glamafterglam7732
    @glamafterglam7732 2 года назад

    Ax xanuuun badanayeeey😭😭

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 3 года назад

    Ilaahay samir iyo iiman

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 года назад

    Dee Horta Hadaan Waxba
    Loqabanin AMA Aan Waxba Loqabaayn, Maxaa u Xusuusinaysaan?

  • @MaidoMaxamad-l1d
    @MaidoMaxamad-l1d Год назад

    Ciil badana siyaad bare miyaa waxa sidaas u kalay wilishas somaliyed

  • @faraxmaxmoud5465
    @faraxmaxmoud5465 4 года назад +2

    Wxan la yaaba wxay inoogu yeedhan e ino yaala xamar

  • @mohamedhussein9305
    @mohamedhussein9305 4 года назад +1

    Isoo wac

  • @cabdiidiris9698
    @cabdiidiris9698 4 года назад +3

    Canjee miyuu noolyahay miss wuu dhintay

    • @tacabbirxaaji
      @tacabbirxaaji 4 года назад

      Uu noolyey.

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 4 года назад

      Wuu noola Carabaha ayuu ku noola markii igu danbaysay

  • @mkrdahran6783
    @mkrdahran6783 2 года назад

    Anigu shanbaan garanayaa wallaalkay kujiro oo reer oodwayne

  • @hodanhassan3271
    @hodanhassan3271 10 месяцев назад

    Why muse bixi abdi, halkeey joogeen wakhtigii Madaxweyne siilanyo iyo Riyaale.

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud9373 4 года назад +2

    Horta kan weriyaha ahi ma maadsi ayuu dadka u waraystaa?Waar kan waxba haw waramina kani wuu idinka maad sanayaaye.

  • @sahrahassan2755
    @sahrahassan2755 4 года назад +2

    Hell no to midnimo waleee akhiro yaa noo ka soo warama sida loogalay kuwa dhibka u gaystahy masakintan iyo kuwo badan oo kale baa😢😢

    • @koosgoox4530
      @koosgoox4530 2 года назад +1

      Waa ŕuteed ñinka ŕaga ķa haďàýña ìña càŕàb siqiir buu àhaa waa habeen çaĺoolxùmo ñàgu ďhacday ìntàyàdii habeenkaa buulaxuubày joogþay

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 3 года назад +1

    Laakiin kani weriye maaha bal gabadh dugsi dhexe ah ayuu leeyahay maxaad baran jirtay jaahil aan saxaafad aqoon

  • @snm1981
    @snm1981 2 года назад

    Aax igda

  • @ibrahimhassan6912
    @ibrahimhassan6912 2 года назад

    Aad baan uga xumahay wixii idin soo gaarey

  • @abusufianofficial9943
    @abusufianofficial9943 3 года назад

    Dambigiina alle ma dhaafo.. masiibo rabaaniya ayaa ilaa hada ku socota oo waa kuwaa is wada qarxinaya….. inay heshiinaa waa baanacada oo timi ka soo baxeen. Samir iimaansada taasa alle wayne agtiisa wax lagaga helayaaye

  • @mehmetlacin6990
    @mehmetlacin6990 2 года назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @fathiyaluul6033
    @fathiyaluul6033 3 года назад +1

    Maxaa dadka soo maray😭

  • @axmedfaaraxsalaad2244
    @axmedfaaraxsalaad2244 3 года назад +1

    Sorry walahe waa arin xanuunbadan oo aan la ilobinkarin

  • @abdul3509
    @abdul3509 3 года назад +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 mantana waxay naladaba socdaan niic iyo maneeno kuwaa waxa iigasiidaran kuwa nagadhay oo dadkoodii dhiigooda lacabay dafirsan ee uniikinaya xamar iyo dhiigyacabkeeeda. Ku waa naga dhashsy ayaa ciil igureebay.

  • @ahmedraygal8086
    @ahmedraygal8086 4 года назад +2

    Maxamed Siyaad iyo Cali Samatar waxa ku xigay Ina Laxwas ee maxaad uga reebteen?

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 года назад

      Iyagu madaxdooda denbi uma ogola

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed8103 2 года назад

    Canjeex ma nool yahay xaguu jogaa haduu nool yahay

    • @maxamed7258
      @maxamed7258 Год назад

      Wu noolyahay. Talyaniga ayu jogay wareysi sado walalkeed waryahan aya sida yidhi..lakin wa lagu daba jira dacwad holland

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 2 года назад

    Walhi xamar cuqubada taala
    Inay waligeed nabad noqonayn

  • @mohsaed7055
    @mohsaed7055 4 года назад

    Kan wariyaha Ahina Waa Dambi Baadhe Miyaa Muxuu Dumarka Hadalka Ugu Adkaynayaa

  • @canabmaxamedyare7140
    @canabmaxamedyare7140 4 года назад

    I'm really sorry abaayoyin

  • @mahamed5976
    @mahamed5976 Год назад

    Sorry wlhi qisadi igu xanuunka badnayd ee noloshayda aan maqlay shuhadayadaa

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 2 года назад

    Konfour hanateyso shekaddan nacaasnimadda aah ee miidnimo,hanutiganina wixi nanogesteey mailaweyno Somaliland weey tashaddey sonoqoshona male ee runta ogoladda hati kale ila Xamar baanu baaqdda inagasiin toona

  • @XafsoClcasiid33-pr2mh
    @XafsoClcasiid33-pr2mh Год назад

    War muxu inay been yihiin waxa lagu arkaya mid walba waxay leedahay nin baa haray been

  • @zamzamyusuf407
    @zamzamyusuf407 Год назад

    Sssee

  • @AhmedMohamed-yt5sj
    @AhmedMohamed-yt5sj 2 года назад

    wall ha ka oohin dumarka
    sayidaw kada maxaad dareenta.da aad leedahay

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud9373 4 года назад +1

    Maxamed Cabdi Yuusuf dameerka la yidhaahdo halla soo qabto yaan sinaba looga hadhin.Muuse Shaanow waadigan sheegta mujaahidka inkastood kimista dubijirtay bal carwaakaase Maxamed Cabdi Yuusuf sidii loo soo qabanlahaa oo isagoo nool Hargaysa looga soo dejinlahaa lacagtan jiirku ku cunayo khasnada lacag uga qorshee.

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 3 года назад

    Wale somaali way is dubatay

  • @safiajama7517
    @safiajama7517 3 года назад

    Cuuqubo haalki laagu gaalye waata ololya
    Maraxaan haalka laagu ciiqaabyo Allow haa naa joojin abahood waasoyin eeyde uurysa
    Gaajo idiin maadiisye
    Oosiilici uu maansha waa tuuge beenle ahaa caanjex

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 года назад

      Walaal qabiil maahayne dawlad cid walba leh bay ahayd oo isaaq ku jiro

  • @maxamedyuusuf5861
    @maxamedyuusuf5861 3 года назад

    Dhibka laguma waadhoo dhaxal looma yeesho

  • @ahmednaaji6979
    @ahmednaaji6979 4 года назад

    Muuse asagaba canjeex wax ma dhaamo shacab masaakin ah ayuu laayay

    • @cirguje40
      @cirguje40 4 года назад

      Hooyadaa wase sidaa in la idiin galo ayay ahayd fulay yahay xaarka wayne wadanka markaan qabsanay

    • @cirguje40
      @cirguje40 4 года назад

      Ma faqashtan aan gumaysto baad tahay mise waxan wadankooda lugu dhex gumasto ee hooyooyinkood lugu hor waso baad tahay waliba amisom 30 sano habeenkii sida ciyaalka loo seexiyo

    • @gooxmoha1373
      @gooxmoha1373 Год назад

      @@cirguje40 canjeex landhere banan degay muxu isaaq dhiigoda Cabey wale waa lisar

  • @AhmedMohamed-yt5sj
    @AhmedMohamed-yt5sj 2 года назад

    wariye sayid si dagan dadka uwarayso wall ileen askari danbi baadhe ah ma ihide

  • @yastomohamed7408
    @yastomohamed7408 3 года назад

    Somalia nalacalaa hooyadiin ku yaal naagayow somaliland waa gob

  • @aydenadventures7965
    @aydenadventures7965 3 года назад

    Propaganda those people were supporters of tge rebels because my uncle was in Mogadishu and nobody touched him I'm from Burco both parents are from Burco both are issaq

    • @Tayasiir
      @Tayasiir 3 года назад +1

      None of your parents are from Burco. But you are a big time Qabiiliiste and a hater.
      المنا فقون في درك الاسفل من النار.
      I was there that tragic night 17.07.1989 all these things are true

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 года назад

      You cant rewrite History that is your Answer

  • @muawiyeawil8430
    @muawiyeawil8430 2 года назад

    War dadkan leh waxbaa naglalaayey ma gunbaa mise waa been abuur cali samatar iyo tuke sawkuwii noola dhawaan' ma Isku qarxi ayey garan waayen.

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 года назад

      Haye libaax calanki somaliland waa ku saarnayahey kamaan xumid sheeko caruur baad waadaa maxey isgu qarxinyaan diinta ma ogaa waa in loo xukumaa

  • @baylebilaal9103
    @baylebilaal9103 4 года назад

    waa beentii jeegaantu ku dawarsadaan

    • @ifraaxcabdilaahi338
      @ifraaxcabdilaahi338 4 года назад

      Wllo wa dhacado runs alle aya nagu og

    • @ismailyassin1281
      @ismailyassin1281 4 года назад

      Habeenkaa xaadir baan ahaa Walee, raxmadii Jano alle haka waraabiyo

    • @Zimu.H
      @Zimu.H 4 года назад

      @@ismailyassin1281 ma kuwi wax dilay baad ka mid aheed madaamaa aad tidhi habeenkaa xadiir baad aheed? Just curious 😉

    • @Zimu.H
      @Zimu.H 4 года назад

      @Bilaal Bayle ciyaala faqash dadka huurada iyo afxumida kala taag nijaas yahay

    • @cirguje40
      @cirguje40 4 года назад

      Bilaal Bayle Qabiil baa qaxooti kaa dhigay aniguna 30 sano ayaan ku gumaystaa ee amisom u yeedho itaal kale ma lihidiin la hayste yahow la haystuhu dhalay

  • @ahmedraygal8086
    @ahmedraygal8086 4 года назад

    Kkkkkkkk waaba Shaxaad tag Saado

    • @abdirazaksharif
      @abdirazaksharif 4 года назад +1

      Waar nacas ayaad thy dadka dadkoodii laxasuugay ayaad kudiqaneysa

    • @amalmohamud9472
      @amalmohamud9472 4 года назад +1

      War xishood Wad Xanunsanaysaye Waxanad Ogeen Lama dhex Galo Ee AdiGana Mar Ayay kusoo mari Doontaye Nacas tahee

    • @Moon-alumniyah
      @Moon-alumniyah 4 года назад +1

      Wax isku fal oo dadka dhibaatysan hadii aanad wax u tarayn aamuska kuu khair roon

    • @siraad8026
      @siraad8026 4 года назад +1

      Axmaqsanidaa 9 qof oo walaaleheed ah ayaa la laayey