WAALI CAS: Abwaan Jiheeye oo Gabay Ku Caayay Naftiisa Qaybteeda Kharaabka ah.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 янв 2025

Комментарии • 19

  • @AxmedXamse-o6e
    @AxmedXamse-o6e 18 дней назад +3

    Ninkan barnamijka dadihinya ma cawka dhalay Alle haku naxariisto Adeero 😢😢

  • @MaxamedMuuse-u3p
    @MaxamedMuuse-u3p 17 дней назад +1

    Aayada akhriskeeda iyo macnaheedaba. Abwaanku wuu khalday
    Ilaahay haka dhaafo

  • @IsmaaciilcabdiismaaciilIsmo
    @IsmaaciilcabdiismaaciilIsmo 16 дней назад

    اتأمرون الناس بالبر و تنسون أنفسكم وانتم تتلون الكتاب أفلى تعقلون ❤

  • @tooshkadhalaaliye-gu8eb
    @tooshkadhalaaliye-gu8eb 18 дней назад +1

    Masha allah awoow waan kaa hayaa ninkii fahmi waayana loo sheegi maayo c.m.c.c shimbirta guumaysta ah ayey naftu jeceshahay

  • @muuqsanproduction8438
    @muuqsanproduction8438 18 дней назад

    Beydka: 'Hed amaano joogtaay' Abwaanku waxa uu kusoo koobay wax walba oo aduunka yaalaa in ay tahay hadhkaas iyo labada gelin, mar walbana ay suurta gal tahay sida qof amaano loo dhiibtay loo odhan keen in lagu yidhaahdo iska keen nafta.❤

  • @hamsesaeeed1564
    @hamsesaeeed1564 18 дней назад

    Indr bal day ilaahay abuurtiisa waa cowke oo sidiisii ah. Allahu akbar

  • @BreakableLucid
    @BreakableLucid 18 дней назад

    Somaliland love somaliland 💚 Allah manshallah Allah 💚

  • @RashiidXuseen-f2q
    @RashiidXuseen-f2q 18 дней назад

    أَتَأْمٌرٌون الناس

  • @abwaanabdiabdidahir3972
    @abwaanabdiabdidahir3972 18 дней назад

    Waar sxp wllkay abwaan jiheeye

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy 18 дней назад

    😢😢😢😢😢

  • @mascudkheyre7016
    @mascudkheyre7016 17 дней назад

    Quraankan siduu u akhriyay

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 19 дней назад +1

    wasidee sidani ma labawajilah ????

  • @abdirisakhusseingallaydh3965
    @abdirisakhusseingallaydh3965 18 дней назад

    Wlhy waxad mooda innuu naftayda ka hadlayo

  • @KabtankaRuushka
    @KabtankaRuushka 18 дней назад +1

    Aayada kuuma hagaagsana.
    Ee iska sax

    • @djibril24mahmed74
      @djibril24mahmed74 18 дней назад

      Hadalka cadii u dhagayso Sidasay ahayd ayaan u maleeynaya ayuu yidhi sidada musheekhda ina wacdiyaa markay wax ino sharaxayaan allahu aclam ayeey kuso gaba gabeeyeen

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 18 дней назад

    Sidisabu kharab u yahay
    Bila dadnimo iyo kalsonia