Waayojoog:- Qaybtii 9aad Halgamaa Cabdiraxmaan Maqosle & Sooyaalkii Abihii

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024

Комментарии • 96

  • @jamaabdilahi6672
    @jamaabdilahi6672 2 года назад +19

    Barnaamijka waayo joog waxaan ugu jecalahy waraysiga Cabdiraxman Daahir Caynanshe.

    • @yasinmaxamed9495
      @yasinmaxamed9495 2 года назад

      Walahi habeen kasta waan eegaa in qaybo kale oo cusub lagu soo daray

    • @amiindahir9479
      @amiindahir9479 2 года назад

      Alleh ha u naxariisto Jamac Yare iyo Dahir Caynanshe. General kii Ciidamada badda noqday Waxa la odhan jiray Ahmed Aw Osman. Abaan-duulihii maalintaa la qabtay isaga oo dhaawaca waxa ii sheegay magaciisa Xoghayahii Guutada Koodboor Abdiraxiin Ismail oo maalintaa goobjoog ahaa , waxa la odhan jiray Aadan Qabalay, markii la qabtay waxa aan filayaa in ay ku qaldeen dhaawacoodii oo ay sidaa ku qaadeen iyagoo moodaya in uu ka tirsanaa ciidankooda.

    • @yasinyusuf4759
      @yasinyusuf4759 2 года назад +2

      Abdiraham waa ninka ugu macquulsan ee waayo joog waraysto waa nin degen oo runlaw ah kuna suntan halgankii

    • @mohamedindho1
      @mohamedindho1 2 года назад

      Faysal dheere iyo Cabdirxaman caynanshe ayaan dhamaystay waa rag macquula.

    • @yasinmaxamed9495
      @yasinmaxamed9495 2 года назад

      Waan wada dhamaystay xataa nin anan magacisa xasuusan oo gaadhiga sabaaxa ah lahaa Nissan kii laqaban waayey

  • @jamaalabdi
    @jamaalabdi 2 года назад +10

    weriye Abdirahman iyo CBA TV maalmahan waad soo badiseen Barnaamijkii waayo joog waad mahadsan tihiin

    • @aminaaaden5782
      @aminaaaden5782 2 года назад

      Ppppppp
      Very good story

    • @Cirguje2
      @Cirguje2 2 года назад

      @@aminaaaden5782 This ain't no ittle story it's facts

  • @dr.basheahmed7069
    @dr.basheahmed7069 2 года назад +7

    Wariyahan waa very professional journalist qofka waramaya in hadalka kama dharx galo waa wax u gaara isaga libaax hore usoco lkn barnaamijyada ha laraagina fadlan mahadsanidin

  • @barkhadibrahimmaxamed2404
    @barkhadibrahimmaxamed2404 2 года назад +11

    ninkan waxa uu ku fiican yahay dadka hadalka kama dhex galo keep going legend 👍👍👍👍

  • @dalalmaakhiri1060
    @dalalmaakhiri1060 2 года назад +4

    👍👍MAHADSANID oday Taariikhdaas Qiimiga leh ee aad ururisay soona gudbisay!!! Dhamaan waraysiyadaa soo gudbiya sida taliyihii MANDHEERA. TAARIIKHDU waa HANTIDA ummada, masiibooyinkii iyo dhacdooyinkii in wax laga barto waa WAAJIB inkastoo Soomaali kuwo wax baranaya ama korodhsanaya aysan ahayn oo halkii DULMIGII & QABYAALADii ka sii miisayaan!

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 2 года назад +6

    CBA wad kumahadsantihiin barnamijyada noocana waana taariikh isqoraysa dadkana xasuusisay wixii somaliland loosoo maray
    Mujahidka iyo wariyahana wan salaamayaa

  • @abdulkarimy5949
    @abdulkarimy5949 2 года назад +6

    Dunida ragbaa ku nool

  • @cabdiqanimaxamed6594
    @cabdiqanimaxamed6594 2 года назад +5

    Mujaahidiin badan oo raba inay barnaamijka ma qayb qaataan ayaan arkay oo doonaya halkii laydinkala so xidhiidhi lahaaa.

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 года назад +3

    ilaahay hawnaxariisto daahir caynaashe anigu wan arkay isago halgankii ku jirra

  • @mohamedarts8485
    @mohamedarts8485 2 года назад +3

    aad ayad u mahadsan tihin Bahda warbaahinta CBA.
    khaasatan barnaamijkan waayo joog aad ayan ugu xidhanahay ... waa barnaamij qiimo leh oo aan ad uga faa'idaysto anigu. waqtiga iyo hawsha aad galiseenba waa abaal aad bulshada u gasheen jaza'aka lahu khayran.

  • @jimcaalesaleebaan1902
    @jimcaalesaleebaan1902 2 года назад +5

    Waad ku mahdasnthiin tabintiin wll😍

  • @nnnnwowo9164
    @nnnnwowo9164 2 года назад +4

    Quruxbadnaydeen adiga baashe diig iyo ina dheeg.16 jirba ahaa hada waan idinka helijiray

  • @mohammedismail8795
    @mohammedismail8795 2 года назад +3

    Asc, Mahadsanid Mujahid Cabdiraxmaan iyo dhamaan CBA. Waa taariikh si goobjooj ah mudan in looga waramo.Waa xasuus xanuun badan, siiba Ku ah kuwii 'front' Ka dagaalamayey iyo kuwii jiida front deegaan Ku agaa. Alhamdullilah,

  • @yasinmaxamed9495
    @yasinmaxamed9495 2 года назад +6

    Caynaashe aadbaan ula socdaa warysigiisa waa ruugcadaa waxan kahelaa qaabka uu warbixinta usoo jeedanayo

  • @dr.basheahmed7069
    @dr.basheahmed7069 2 года назад +3

    Cabdi xasan liqliq AHN wuxuu kujiray ciidankii galay cadaadley ee qabsaday ee kasoo dhaqaaqay meesha layiraahdo bisad 1988 kii sabaax double zuu baa saarnaan jiray waa ninkii soo saaray kalmadihii taariikhda galay sida
    yool samayso iyo ma kaaga ayay biyo ka dhacayaan inta layidhi cabdoow yoolbaa ina haysta ee ka soco
    Geesi buu ahaa guulo badan soo hooyey taariikh badana kukahaa SNM AHN dhamaan mujahidiinta

    • @Ahmedmustafa329
      @Ahmedmustafa329 Год назад

      Cabdi xasan liqliqnin ciidagale ooo xasan ciise ahaa miyaa

  • @nnnnwowo9164
    @nnnnwowo9164 2 года назад +2

    Cabdiraxmaan maqosle iyo baashe diig saaxiib dhow ayad ahaydeen wana isku ekaydeen

  • @leexoahmed888
    @leexoahmed888 2 года назад +3

    WALAAHI WUXUU IXASUUSIYAY MAAL MAHAAS. DAGAALKII WAADDA CAD EE MASALA. GARABIS, SHEEKH MULDHE. HABAAS WAYNE, GUMAR IYO BAYBAYGEE GALABTAA LA GUBAY. LEGEND CABDIRAHMAN

    • @maxamedcumar1101
      @maxamedcumar1101 2 года назад

      Habaas weyne lama dhaho hadday tahay tan u dhow Hargeysa ama xaabaale galbeed ku taalla waa HABAAS WEYN Arab baa dega baan jecelahay iyada Garabis iyo Gumarba.
      Anigu anigoo yar baan xusuustaa in SNM dhawr jeer soo weerartay HABAAS WEYN subax ka mid ah waa la jebiyey halka mar dambe ay cagta mariyeen xeradii. Xerada ciidanka waxa ay ku oolleyd buur yar oo sida tan tuulada toon oo kale ah lkn aan saas u dheerayn.
      Maalin kale oo masalaha ciidagalo ciidagale u badani galeen oo miino la wada kacdayna waa jirtay., ilmo yar baan ahaa qiyaastii 8 jir bal xogtaas nala wadaag siday u kala horeeyeen dagaaladaasu wll.

  • @xikmaawichannel9204
    @xikmaawichannel9204 2 года назад +3

    Fadlan fadlan fadlan noosoo badiya

  • @sakariye252
    @sakariye252 2 года назад +1

    Adeerky cabdirxmaan dahir caynashe cilmi alle cimriga haku dhereyo

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 года назад +3

    Very interesting interview

  • @mahamedaxmed6817
    @mahamedaxmed6817 2 года назад +2

    Colombia waad la raagtay mujaahidka warayzigiiza

  • @abdimajiid1456
    @abdimajiid1456 2 года назад +3

    waraysiga intaa kasii badi

  • @mustafeabdilahi9761
    @mustafeabdilahi9761 2 года назад +3

    Muj xalaala mhd snd wll

  • @aidarousabdinasir3270
    @aidarousabdinasir3270 2 года назад +2

    Taariikhta aabihi noso gudbi dheh

  • @saynabmoamiin3634
    @saynabmoamiin3634 2 года назад +2

    Waa musasal dhab ah
    Alle hakuuxafido

  • @w410921
    @w410921 2 года назад +1

    Waa waraysii aan aad ugahelay, mujaahidkuna si fiican buu usoo gudbinayaa dhacdooyinkii dhacay.

  • @axmedjamac1481
    @axmedjamac1481 2 года назад +1

    Yaa gubay kaarihii Macalintaa sheekh mooldhe

  • @abdiahmet5499
    @abdiahmet5499 2 года назад +2

    Aadban u xiiseya waraysiga. C. Raham. Abdi from germany

  • @khaalidxasan1030
    @khaalidxasan1030 Год назад

    weriyahan waan tageeraa waa wax garad aan kaa dhex gelayn sheekadaada❤

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 2 года назад +6

    Guutada 10aad waxay aheyd sancaani ama arab,Guutada 12aad isaxaaq aheyd Guutada 3aad ciidagale gt 12aad maalinta gaadhi silke ah oo saaran sabaax faqashtu ka qaaday nin qaasin oo cawil la odhan jiray.markii dambe sadexdaa guuto waxa loo qaybiyey laba ciidan oo la odhan jiray koodbuur iyo sancaani waana ciidanka 1991kii xoreeyey wadanka intiisa badan berbera ilaa lowyacado

    • @mms7038
      @mms7038 2 года назад +3

      adiga laftada wll mujahid ah oo wax badan og fadlan CBA waraysi si si an uga faa idno

    • @Ahmedmustafa329
      @Ahmedmustafa329 Год назад +1

      Waa runta wlhi wll taaariikhda sidaa aad u qortay ayaan ku dhagaystay

  • @muktargiireh4160
    @muktargiireh4160 2 года назад +1

    Cabdilahi liji qaybihiisi kale noosodada wariye adigaba mujahidee

  • @nimcocali6649
    @nimcocali6649 Год назад

    Halganka cidwalba waaka qaybqatat waxan xasuustaa alle Haw naxaristo haadraawi gabygiisii ka midka ahaa halganka aan doobirqodanee durdurada sinaga dhaha dhirta aanu daaqnee Guba dalaga beeraha Allow kuu naxariiso adiyo adigiyo ragii noosoo hiiliyey nimcada iyo nabada aan maanta ku noolnahay ilaahay ka sakow snm baa sababtay rabi intii nool ee cabdiraxaman caynaashe ka midyhy Alle cimrga iyo cfmdka hawdheereyo

  • @maxamed8867
    @maxamed8867 2 года назад +1

    Axmed aw cismaan taliyihii ciidamada bada

  • @anwarmohamed2105
    @anwarmohamed2105 2 месяца назад

    aabo halgamaya labadisii wiilna xaga sare saaranyihiin gaadhiga uu jidhka ku jiro wiilkiisii yaraana geel meel ku dhow duubayo sawirka noocaas ah kawrama

  • @mustafecabdi550
    @mustafecabdi550 2 года назад +1

    mahadsanid

  • @mms7038
    @mms7038 2 года назад +1

    waad nagala raagtay qaybtan wllo

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 2 года назад +1

    Cabdi good niinkan waay isku eegyehiin xaqiiqdii. Ma qosle waa niin deganaan kaa muqaato

  • @mubarikabdi6588
    @mubarikabdi6588 Год назад

    Weriyuhuvwaa uu mahadsanyahay siduu u ilaalinaayo tiritikoolba

  • @abdimajiid1456
    @abdimajiid1456 2 года назад +1

    waad naguso Raajisen waraysiga ilaa xad

  • @xikmaawichannel9204
    @xikmaawichannel9204 2 года назад +2

    Waxaanu doonaynaa guda galkii berbera iyo dagaalkii qadhaadhaa ee wadhka

  • @weriyeguuleed7863
    @weriyeguuleed7863 2 года назад +1

    Wade mahadsan tihin

  • @jamaalabdi
    @jamaalabdi 2 года назад +2

    28 minutes waa nagu badan tahay

  • @nnnnwowo9164
    @nnnnwowo9164 2 года назад +2

    Waan ku xasuusta adiga baashe diig alahu nariiste faraska cad .Mustafe xiis ina dheeg.Markaad saadka hayseen .Kaambarwaaqo

  • @somalistories5037
    @somalistories5037 Год назад

    Taliye kuxigeenkii jeelka madheera shariif maxaad usoo dayn waydeen waraysigiisa?

  • @abugelehali1264
    @abugelehali1264 2 года назад +1

    Mujaahidka waxaan waydiinaya askarigii marna adiga ku caawiyay adiguna markii danbe aad caawisay markale ma kulanteen

  • @caliaxmed9784
    @caliaxmed9784 2 года назад

    Waa nagala raagteen qaybtan

  • @fahmi1435
    @fahmi1435 2 года назад

    Waa qoloma craxman

  • @hodanaxmednuur2858
    @hodanaxmednuur2858 2 года назад

    Haye keen

  • @user-ls5nj6qi3h
    @user-ls5nj6qi3h 8 месяцев назад

    Qoriga aansito malintaasaa laqaniimaystay

  • @maxamed8867
    @maxamed8867 2 года назад

    Axmed aw cisman

  • @maxamaddeeqshiqdon2397
    @maxamaddeeqshiqdon2397 Год назад

    Wali ma.arag nin snm ah oo yiri waanala jabiyey maalintaas kkkkk

  • @saedmohamed6156
    @saedmohamed6156 2 года назад +1

    Haaa wlhy

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa Год назад

    Dooro-weyne ufuuf

  • @anwarmohamed2105
    @anwarmohamed2105 Год назад

    qorshahaas dambe ee faqashta waxaa lahaa cabdicasiis cali barre oo dajiyay in faqashtu xeryaha ka baxdo

  • @raxmayuusuf3392
    @raxmayuusuf3392 2 года назад

    Axaxax faqash

  • @yusufahmed2139
    @yusufahmed2139 4 месяца назад

    Idinka marna laydinma jebiyo miyaa😂😂😂😂😂

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 2 года назад +1

    حسبي الله
    ونعم الوكيل

  • @jibriilmaxamed8709
    @jibriilmaxamed8709 2 года назад +1

    Horta wax badan ayaad qaladay,Diyaarada ninkii soo riday wuu joogaa,Lacag ayaa saarnayd..Dagaalkaa aad ka sheekaysay wax badan ayaad qaladay. Waxaa soo riday ciisanka 12 aad doyaaradaa

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 года назад

    Soow lacagtu maay ahaan tii daadkana laaga soo xaadye

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 года назад

    CABDIRAXMANOW KUMU BAAD BADYAN haadi uu kuu qaaban laaha

    • @Cirguje2
      @Cirguje2 2 года назад

      Isaga nool bay gubi lahaayeen ee gobonimada waa loo dhashaa walaal

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 2 года назад

    Ala maxaa lays gumaaday

  • @shaaficiwali2064
    @shaaficiwali2064 2 года назад

    Halaso ragine so bad iga

  • @Ahmedali-bj2bo
    @Ahmedali-bj2bo Год назад

    Waxaas oo kale soo gunimo ma ahan

  • @nabadoonahmed5124
    @nabadoonahmed5124 2 года назад

    gun gun dhashay baaa raga ceeebay naysa bal qof dhaaaawac ah mxaaaa laga dhamys tirayaaaaa nin dhaawac ah iyo nin maxaaa biiis ahaan loo qafaasho midna lama wax yeeeleeyo waaaana arin khalad ah runtiiiii

    • @abdimalikali9993
      @abdimalikali9993 Год назад

      Kuwani jabhad ayeyba ahaayeene faqash oo dawlad isku sheegaysay ma dhaafi jirtay horta dhaawaca aad ka hadlayso?

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 года назад

    Waa isdhibay cana kale canihi hor ubadalay kafil guri kadhiso sacudi saraha cusub kusodhawada afk kuxogle iyo il kuxogle tartan dabka markahore manolo qori madag marku arko damir la aan dhaxn buu dhilaa hadi leskuhufo xebaha jida hotela tiro lahen musqulo inyar oo dabasha lobaneyo si moto iskafo loga ijaro badal dabalan lahayeen

  • @ahmedrooble8396
    @ahmedrooble8396 Год назад

    Waxaan mala yacniga ayeey Malin kasta ka shekeyaan. DOWLADA. UMADA. Qof KASTA. Ayey dhibateysay. Malinkasta. SHEKADAAN niiicda dadkan la HOR imadaa. ISAAAQ. Wasa qurun xaranta

  • @raxmayuusuf3392
    @raxmayuusuf3392 2 года назад

    Calaamo idinka iftaay

  • @daarali
    @daarali 2 года назад

    Taariikhdu macaanaa markaaanay jirin Cid kugu beeninausa ama shiki galin karta jiritaanka waxa aad sheegayso
    Waad iska xaragoon sida gaalmustar bad odha 10 baan cunaha qabtay hh

  • @mohamedsuleiman5342
    @mohamedsuleiman5342 2 года назад

    Ninkan wareysigiisa kama helin waayo hadaladiisa oo dhami waa waxan u malaynayaa ama ay ila tahay weeye hadalkiisu waraysigan waad ku khasaartay weriye waayo wax cad nooma sheegayo xitaa mujaahidiinta magacyadooda ma garanayo laakiin wixii faqash ah wuu garanayaa magacyadooda subxaana laah

    • @hadafbeegsade
      @hadafbeegsade 2 года назад

      Man ninka Aabihii dagaal galiye ahaa, walaaalkii , adeeraddii, ilmaaderadii ruma intaaasba dagaaalkay kuwada jireeen.
      Waxaad kaso wareeesataa adeerada inanyarbaad tahay

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg Год назад

      5 Mujaahid Oo is dhalay waloon Isaaq ka dhalan, Oo intuba Isku goob ka wada dagaalama