Wallaahi waa wax wayn Rabbi kaliyaa Awooda. Rabbiyoow Umadda Soomaaliyeed Midee. أللهم اللف بين قلوب الصوماليين وأصلح ذات بينهم واهدهم سبل السلام ونجهم من الظّلمات إلى النور وجنبهم الفواحش ما ظهر منها وما بطن أللهم امين أللهم كما خلقتنا اعزاء لا تذلنا لغيرك اللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين.
Jazakalah khayr sheeekh Xasan socdaal safaradiisa marba doyarad ku bedel mid kale ayaa ka badan somali waqti uma hayo Allah ha bad baadsho dadka iyo dalka
In other countries the people save their country when the government is out of line ! Somali people are busy arguing with each other over Qabil abandoning islam and having greedy corrupt people they actively support lead them . This corrupt leaders are backed by their Qabil who are the victims themselves of these corrupt leaders
Dowladda soomaaliya ciidan wey dhisi kartay laakiin iyadoo u shaqeyneyso danaha reer galbeedka iyo shisheeyaha ayay iska ina dartay maadaama haddii ciidan la dhiso lacagta madaxda soomaaliyeed ee un ka ay siiso waa la joojinayaa marka ayakood sidaas ka duulayo ayay iska dhaafeen in ciidan soomaaliyeed la dhiso insha allah way imaan doona madax fiican haa mustaqbalka anigaan haddaa imaado wadanka soomaaliya waxaan rajeynayaa sheekada hadal inaan kusoo koobin oo ficil aan sameeyo reer comments iga war haya❤❤😂
Waa rajada shacbka somaliya in ee ka baxaan itoodiya dalka madax weenaha ino san kalabanin go aankisa madax weene dalka iyo shacabka amaano aye kugu tahay ee alle ugu boq waad argata dhiwatada ey kuheeso itoodiya dalka iyo shacabka 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Thanks for sharing such valuable information! A bit off-topic, but I wanted to ask: I have a SafePal wallet with USDT, and I have the seed phrase. (alarm fetch churn bridge exercise tape speak race clerk couch crater letter). How should I go about transferring them to Binance?
Haddi la helay qaraarkuu unka In laga saaro way imaan Mar haddii agsan sharciyad haysan ma joogi karaan Markii hore wazay nagu haysteen Amisomn ay ka mud ahaageen
Sheikha maxaad ku haysata ? hadaad Dood ka qabto Heshiiskii Ankara Xasan sheikh kuso saxiixay Wuxuu ku sheegay inay itoopiya Nafta u hurtay somalia isla markaana muhiim u yihiin Amaanka somalia kuna sii jiri doonaan ATMIs ee waxa jira unbuu shekhu sheegaye Marka ciidanka itopiya aad kasaarto dalka sheekha anigaa Raacine horta ka saar dalka ileen hada ayagaaba haysta wadanke
Asc shiikh waxaaba waali ah in ciidamo 11kun ah la keeno tan kale in kenya iyo jabuti oo iyagaba deris ah la keeno itobiyana la diido masar ugandha burundi oo aan xuduud lahayna la keeno meeshii ay ahayd balantu in disembar 2024 iney baxaan ciidamada shisheeye oo dhan
ilaa C/laahi Yuusuf ayay Somalia Joogeen itoobiyaanku Cidina Waxba Kumay siin Jirin oo Berigaa Hore Mabay Jirin Amisom Markii Amisom-ta La Sameeyayna Bilowgii laguma Darin Markii Jabuuti timi Hiiraan ayaa itoobiya inyar loogu Daray, Markaa Ciidamada Itoobiya ee Faraha badan ee Somaliya Joogaa Kama Tirsana Amisom inyar oo Kooban oo Beledweyn Joogta ayaa Amisom ah, inta Kale Xoog ayay Ku Joogaan Mana Rabaan inay ka baxaan Waad Arki bal in hadal lagaga Saari Karo iyo inkale, Teeda Kale Lacagta aad Sheegayso Mid Ka badan ayay Reer Galbeedku Siiyaan itoobiya Miisaaniyadda itoobiya Kalabadh ayay Siiyaan Gaaladu, hadana Waxay ugu Daraan Qaybta Gargaarka oo Dheeraad ah, Markaa Lacagta ay Ka Helaan Amisom Way Rabaan Laakiin Mid Ka badan ayaa La Siiyaa, Laakiin Waxay Rabaan inaanay Waayin Sharcinimada ay Somalia Ku Joogaan oo Amisom ayay Ku Daba Gabbanayaan inay Gabbaadkaa Waayaan oo indhuhu Ku soo Jeestaan ayay Diidayaan Laakiin Si ay Ku Tagaan aad bay u adag tahay Waa Markay Somalia isku Filnaato oo ay Ciidankeedu Dalka ilaalin Karaan ee Afrikan oo dhan La Saaro ee Somalia Awood yeelato ayuunbay Baxayaan Taana Madaxda Somalidu Ma Rabaan inay isku Filaadaan oo Lacago badan ayay Ku Helaan Amisom-ta iyaga Laftoodu Waadiga Arkay Markay Ciidan yar isku Geeyaanba inay Maamul Goboleed Ku Weerarayaan oo Halkaa Ku Baabiinayaan intii yarayd ee Ciidan ahayd Markaa Waad Arkaysaa inay Ciidankii iyagu Burburinayaan arimo Basiid ah oo Siyaasadeed Awgeed Markaa Ma Rabaan inay Helaan Ciidan Ammaanka Ku Filnaada oo Amisom Meesha Kala Wareega Markaa itoobiya Ha la Yaabin Kuwan Ciidanka Burburinaya La Yaab ee Hadana Beenta Kuu Sheegaya itoobiyaan ka Saarnay Amisom, hada Waa Kuwii Shalay Lahaa Deked ayaanu Siinay Heshiisna Waanu la Galnay Markaa Goormay Run Sheegayaan Ma imika Mise tii Shalay
Iiraan arinta ay ku wado suuriya camal noqotey hhhhhhh ee wax makuu sheegaa so dhageso mawliid waziir balcad .. wey ka baxayaan itoobiyaanka Soomaaliya ILLAAH Idinki hala gaaro waqtiga,,, tan kale waani jawaasiista ...
Shikhow qayr allaha ku siyo lkin shirki golaha amanka shalay cidanka xabashida mala saray, wixi anaga naga halaysan wa arin Somali u tal, iyo dawladena o isbedel Bedel badan
Je suis votre sœur en Dieu. Par Dieu, je n'ai écrit ces mots que par détresse et par des circonstances Humanité, combien je me suis plaint et combien j'ai pleuré, combien j'ai appelé et combien j'ai supplié, mais il n'y a pas de vie pour laquelle vous appelez. Cela vous plaira-t-il ? Mes frères pleurent et meurent. De la faim pendant que vous êtes là, Dieu sait que Dieu, le Très-Haut, le Grand, sait que nous n'avons même pas la valeur d'un kilo de farine. Mon père est mort et mes frères sont jeunes, je le jure devant Dieu. Livre de Dieu que je ne mentirai pas, ni n'escroquerai, ni ne tromperai, ô frères. Rien n'y est entré en nous ni en nous. Ô personne, que Dieu vous récompense par de bonnes actions, ô philanthrope. Je le confie à Dieu, alors à vous, ô peuple de bonté, soyez avec nous, ô monde, ressentez pour nous, ô peuple de bonté, où est la chevalerie, où est la fraternité, où est la miséricorde à laquelle le Prophète Mahomet a enjoint pour le bien du Prophète Mahomet, ressentez pour nous, je vous demande de m'aider, même si c'est pour le prix de la nourriture, ce n'est pas moi qui le demande. autre chose que d'apaiser notre faim, s'il vous plaît, sans m'insulter ni me briser le cœur, je vis, mes frères, par Dieu. Je vis en vous, soyez assuré, ô gens de bonté, je vous en prie, aidez-moi, s'il vous plaît. pour la détresse et la pauvreté, je n'aurais tendu la main à personne parmi le peuple. Voyez-moi, je couvrirai votre honneur. Que Dieu vous rende heureux avec vos enfants et votre famille et vous éloigne de la détresse et de la tristesse. cette aide dans l'équilibre de vos bonnes actions. Aidez-moi, que ce soit avec le prix de la nourriture ou le prix du loyer de la maison, s'il vous plaît. Oh mes frères, oh gens de bonne conscience, oh gens de fraternité et de générosité, aidez-moi s'il vous plaît si ce n'est qu'un peu ma confiance en vous, et quiconque veut contribuer avec moi, que Dieu le récompense de tout le meilleur. est mon numéro WhatsApp. Celui qui peut nous aider, atteint notre numéro WhatsApp 00967713348473 avec nous. Nous lui donnons le nom complet et l'adresse et il nous transfère autant qu'il le peut. Ma famille et moi vous demandons, par Dieu, si vous le pouvez. pour ce faire, contactez-nous. N'hésitez pas à nous aider et nous vous récompenserons. Que Dieu te récompense÷~π~π~π~÷~~÷π~÷~÷~π`÷~π~÷√~^~^~°.،.،.،.،..
@mfarah9231 Fasiraada laysku haystaa ee beenta ah inaad dalkaaga dulli la rabto waa damiir xumo qoraalkaa ga laga fahmaa in cudur qabyaalad ku hayo balse Somalia 🇸🇴 Somali baa leh warkaaguna waa. Dhuuso Geel oo kale Axnaqoow !!!
Adiga qabiil iyo cuqdad ka buxada etopiya waxa shalay ku jogtay sharci lkn waxa hada kadib ku joogta Waa xoog amiin tas dowlada awood malahan adiga laga raba ina ka qeeb qadata difaca
Ma ninka 10 bilood meel walba ka laha Etiopia 🇪🇹 lama fariisaneyno ilaa mou ka laabato inta la fariistay bada u saxiixay maan ka aqrsinaa ciidan Ethiopia 🇪🇹 uu ankara ku dhex amaanay buu saari 😁
Hadii ay tidhaa ma ogolin iney kamid noqdaan miyaaney hadelka dhameyn mise ogtahey soomalida qara ineywatan ciiden Ethiopia biyan dad wayla joogta kama hadlayen waliba way ogelyihin dadna dhulkodda maba Gali Karan .
Way awoodaan in ay sameeyaan ciidan waa hadii daacad laga noqon lahaa dawolad dhisad somaliyeed cida u jeedo ma lahn madxad xildhibaanad meelkasta oo ay joogan waa dad soo shaqo tagay .dibadah ayey guryo iyo hantidood geysteen badankooda...dhul ka dawolda xaraashkeed macnaheeda dalka dad kale ayaa lagu wareejin doonaa
Shiiq itoobiya bilaa shuruud bey ku soo gashay soomaali baana dabada ku wadata nimankii itoobiya wadanka ka saari lahaana wali lama hayo kuwaan hada joogaa dawladnimo waxba kama yaqaanaan
ADIGA WAX TARKAAGII CARUURTAADAAD KU KOOBTEY WAAYO HADALKAAN AAD LA BAQ BAQ LEEDAHAY VIEWS BAAD KU RAADIMEYSAA YUTUB AYAAD LACAG KA RAADINEYSAA HADAADAN DADKA WAX KA SHEEGIN WAXBA HELI MEYSID YAA KAA DHAGEYSANAYA WAA LA BARTEY KUWA AAN DANTA SHACABKA WEDIN EE VIEWS RAADISKA AH DIBADAHANA FARIINTA KA SOO DIRA DULMI QARAN DUMIS TIO KA HOREYSEY WAAD AMAANEYSEY TANA WAAD ALIFTAA GERKA ISKA XIIR QAMIISKANA DHIG
Sheeqoow soo ma ogid in.Mw Xasan Sheeq inuuyiri loomabaahno ciidamada xooga looma bahno waxaa ku filan boolisaka bas marka ninkaas ciidan madhisayaa baad u maleynesaa misse
Wali maan maqlin Ciidan Ethiopian ama kuwakale Atmis aya meel dagal kadhacay oo kugeriyoday ama dhawacmay ? Kaliya wiilal somaliyed aya kudhamada marka waxay wadanka isaga sobuxinayanba magaran
Sheekhaw, Odhaaahdaa ad ka dhawaajisay ee ah Ciidamo ma la Awoodi waayey , J. Haaaa, Sbbtuna Laba Arimood , 1. Dadka Reèr Koonfureedka ah oo Dadka Soomalida inta ay Somali liidato ugu siii liita, 2. Dadka Siyaasada ku matala Oo Kasoo dhexbaxay Kasoo dhex baxay Shacabka oo an circa ka iman, Oo an Waaaqica fahan u lahayn, . Taaasina ay keentay Tamardaraden noocan ah, Ciidenka Dawlada Fd. Waaa imiksa , Intee Bay dhanyihiin. Waaa kumanaaaan, Wadmo kala Dugen lagu sotoobabarey , Walina Ri Gees kamay ridin . Lkn Anigu , Ka Qof ahaaaan Qorshe wayn baaaan somali u hayaaaaaa! Khaasaten Reer Koonfureeed, Arsenal Hakudaba faylaaaan. Sbbtna hadaad u baahato Ila soo xidhiidh
Somaliduu waa lo,gisi bas mar bay wayraxdaa markay arkaan in wllkod la cunay wy iska eegaan dee waa lo,gisii duurka joogtay Illahy unba caqli na siiin kara
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Adi niyad jab bes noo sheegeeysa maalin walba yaaahu
@@albashiradanibrahim3533
Qabyaldiiste xun weeye midkaan shiikh waa ku qarabtaa
😂😂😂لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم waryaa laini sirin soomaaliyeey
@@dulmidiidclips comments inaad tirtiro waxay cadeyn u tahay inaad amxaaro u shaqeyso
Xoog ha layskaga Saaro shacabku ha kacaan iyaga iska tagayee markaa ha mudaharadan haday diidaana qoriga ha la qaato si kale kuma baxayaan
Ilahay waxan ka baryay inta an dunida ku noolahay in allah natusiyo somalia 🇸🇴 oo Ethiopia nabad ilaalin u jogto goboladoda yaarabi 🤲🤲🤲🤲
Wax Weyn Maha Abayo Dadka Somaliyed Hadey Midoban Lee Ka Xigto 😢
Wallaahi waa wax wayn Rabbi kaliyaa Awooda. Rabbiyoow Umadda Soomaaliyeed Midee.
أللهم اللف بين قلوب الصوماليين وأصلح ذات بينهم واهدهم سبل السلام ونجهم من الظّلمات إلى النور وجنبهم الفواحش ما ظهر منها وما بطن أللهم امين أللهم كما خلقتنا اعزاء لا تذلنا لغيرك اللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين.
@hafsaali4297 Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@@hafsaali4297 amiin yaa rabi
Jazakalah khayr sheeekh Xasan socdaal safaradiisa marba doyarad ku bedel mid kale ayaa ka badan somali waqti uma hayo Allah ha bad baadsho dadka iyo dalka
Dhexdhexaad noqo waxay dowladu ku fiican tahay sheeg waxay ku xuntahay sheeg
Mooryaan nimo ayay ku fiican yihiin
Dulmi diid adiga qabyaalada aa kaawayn mucaaeadna waa tahay
Ilaahay hadalkaaga been ha ka dhigo. Allah ha barakeeyo Soomaaliya iyo soomaalida.
Guul Insha Allah.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Kani waa oromo
Maashaa allah sheekh dulmi diid horay u soco arrimaha waddanka dhanka wacyigelinta aad ayaad ugu fiican tahay ee sheekh inoo soo badi soomaali waxaa rajeynayaa inay ku quus qaadato hadalada quruxda bada ee page kaaga youtube-ka aad kusoo baahiso waa muhiim ee inoo soo badi shiikh jazakallahu kheyr❤❤
ASC Dulmi Diid ,waan la socdaa Akhbaartaada ,Kuwa Qalbigooda fiyoow aa ku soco socotaa warkaaga. Alla hakaa Abaal mariyo saad waxa jiro noola socod siisay Yaa Rabbi.
Jazakallah Sheikh Dulmi Diid La Taliyaha Madaxweynaha Ee Abniga Ayaa Manta Dhahay Ethiopian ka Way Jogayan 😢
Aniga waxan ahay will dhalinyaro ah oo jacel siyaasada lakiin sidaan madaxdeena udhaqmaayan markaan arkay siyaasada dhan waa iga hor imaday madaxdeen sihay ufakarayaan xitaaa caruurta uma fakirta waxaan ku sokobayaa wadankaan waa udhamatay dadkii dhamay qabiil ka buuxee
Jazakallahu kheyr sheikh for the updates, but there's NO Somalian government just everyone works for his interest..
In other countries the people save their country when the government is out of line ! Somali people are busy arguing with each other over Qabil abandoning islam and having greedy corrupt people they actively support lead them . This corrupt leaders are backed by their Qabil who are the victims themselves of these corrupt leaders
Yeah Somalia they know everything but qawiil
Long live Somalia Republic of Somalia 🇸🇴
Agree
Dowladda soomaaliya ciidan wey dhisi kartay laakiin iyadoo u shaqeyneyso danaha reer galbeedka iyo shisheeyaha ayay iska ina dartay maadaama haddii ciidan la dhiso lacagta madaxda soomaaliyeed ee un ka ay siiso waa la joojinayaa marka ayakood sidaas ka duulayo ayay iska dhaafeen in ciidan soomaaliyeed la dhiso insha allah way imaan doona madax fiican haa mustaqbalka anigaan haddaa imaado wadanka soomaaliya waxaan rajeynayaa sheekada hadal inaan kusoo koobin oo ficil aan sameeyo reer comments iga war haya❤❤😂
Boss marka aad shaqatageysid news I like it
Ha baxaan maya soo mahan haku shaqeeyaan amarka dowlada faderalka wa ilaa waxoodu waa gumeeysi waana lagu jamhadeeynaa wlh
Scw Hadii ayjoogaan yaa ku biilaaya ciidamada itoopiya
Mahadsanid wadaagista!❤ Su'aal aan la xiriirin ayaan qabaa: Jeebkayga OKX wuxuu hayaa lacag, waxaanan haystaa 12 erey: iron observe slam major mad decorate feed photo awesome vast kitchen faint. Sideen ugu diri karaa Binance?🤔
Waa rajada shacbka somaliya in ee ka baxaan itoodiya dalka madax weenaha ino san kalabanin go aankisa madax weene dalka iyo shacabka amaano aye kugu tahay ee alle ugu boq waad argata dhiwatada ey kuheeso itoodiya dalka iyo shacabka 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Thanks for sharing such valuable information! A bit off-topic, but I wanted to ask: I have a SafePal wallet with USDT, and I have the seed phrase. (alarm fetch churn bridge exercise tape speak race clerk couch crater letter). How should I go about transferring them to Binance?
Haddi la helay qaraarkuu unka
In laga saaro way imaan
Mar haddii agsan sharciyad haysan ma joogi karaan
Markii hore wazay nagu haysteen Amisomn ay ka mud ahaageen
SUBXAANALLAAH 😲
يا مغيث أغثنا يا مغيث اغثنا يا مغيث أغثنا
😢 😭 😭 😭
RABBIYOOW WAANU KUU TOWBADKEENAY INAGOO SOOMAALI WAYN 5TEEDII DHINACBA AH ILAAHOW NACAFI NABADBAADI NAGA DHIG SHACAB MU'MINIIN AH OO BAARI U AH RABBI KADIBNA WAALIDKOOD. RABBIYOOW WAXAANU KAA BARYAYNAA IN AAD NASIISO MADAX MU'MINIIN AH OO CAADILIIN AH OO DIFAACA DIINTA, DADKA IYO DALKABA. RABBIYOOW NABADBAADI WAANU KUBARYEYNAA YAA DAL JALAALI WAL IKRAAM YAA RABBIL CAALAMIIN.
Saaxiib ciidamo xoog leh oo akhlaaq wanaagsan, dawladii hore ayaa dhistay laakiin Xassan Gurguurte ayaa baabiiyey.
Ka hadal Dagaal Qabiilada dagaallamayo Hoose Qabiilka tageerrsaa Dowlada Somaliya Somalia ayaa aan dhamaanteena Difaaca
War umadda ka xishoo. Xabashi way jabtay. Adiguna raac oo haka harin.
Ninkaan shoiikha beenta ku qarabta waa qabyaladiste xun
Waa runtii Xabashidu waa ina haystaa welina siyaasiin baa ku tiirsan
@@cirjiidh77 markuu comments gayga delete day ayaan ka shakiyay ninkan.
Sheikha maxaad ku haysata ? hadaad Dood ka qabto Heshiiskii Ankara Xasan sheikh kuso saxiixay Wuxuu ku sheegay inay itoopiya Nafta u hurtay somalia isla markaana muhiim u yihiin Amaanka somalia kuna sii jiri doonaan ATMIs ee waxa jira unbuu shekhu sheegaye Marka ciidanka itopiya aad kasaarto dalka sheekha anigaa Raacine horta ka saar dalka ileen hada ayagaaba haysta wadanke
Qofkii runta sheegaa ma qabiilista caqli iidoor
Somaliya madax
Malaha tuugo,
Fulayal, Jilicsan ,
Baryo ,badan
Iskudir dadka
Been badan
Inqilaba katura
Meesha ama
Naga daaya
Warkooda
Asc shiikh waxaaba waali ah in ciidamo 11kun ah la keeno tan kale in kenya iyo jabuti oo iyagaba deris ah la keeno itobiyana la diido masar ugandha burundi oo aan xuduud lahayna la keeno meeshii ay ahayd balantu in disembar 2024 iney baxaan ciidamada shisheeye oo dhan
dadka wax magaratada ah ayaa moodaya madaxda kuwo khayr uwada lakin wajawasiis somaliya kashaqeya itoobiyanka ayabgadal kajoga shacabka ayaa khayaamo
Lacagta lagu siiyo nabad ilaalinta somaliya hadii laga joojiyo ma sii joogikaraan sheekh ?
ilaa C/laahi Yuusuf ayay Somalia Joogeen itoobiyaanku Cidina Waxba Kumay siin Jirin oo Berigaa Hore Mabay Jirin Amisom Markii Amisom-ta La Sameeyayna Bilowgii laguma Darin Markii Jabuuti timi Hiiraan ayaa itoobiya inyar loogu Daray, Markaa Ciidamada Itoobiya ee Faraha badan ee Somaliya Joogaa Kama Tirsana Amisom inyar oo Kooban oo Beledweyn Joogta ayaa Amisom ah, inta Kale Xoog ayay Ku Joogaan Mana Rabaan inay ka baxaan Waad Arki bal in hadal lagaga Saari Karo iyo inkale, Teeda Kale Lacagta aad Sheegayso Mid Ka badan ayay Reer Galbeedku Siiyaan itoobiya Miisaaniyadda itoobiya Kalabadh ayay Siiyaan Gaaladu, hadana Waxay ugu Daraan Qaybta Gargaarka oo Dheeraad ah, Markaa Lacagta ay Ka Helaan Amisom Way Rabaan Laakiin Mid Ka badan ayaa La Siiyaa, Laakiin Waxay Rabaan inaanay Waayin Sharcinimada ay Somalia Ku Joogaan oo Amisom ayay Ku Daba Gabbanayaan inay Gabbaadkaa Waayaan oo indhuhu Ku soo Jeestaan ayay Diidayaan Laakiin Si ay Ku Tagaan aad bay u adag tahay Waa Markay Somalia isku Filnaato oo ay Ciidankeedu Dalka ilaalin Karaan ee Afrikan oo dhan La Saaro ee Somalia Awood yeelato ayuunbay Baxayaan Taana Madaxda Somalidu Ma Rabaan inay isku Filaadaan oo Lacago badan ayay Ku Helaan Amisom-ta iyaga Laftoodu Waadiga Arkay Markay Ciidan yar isku Geeyaanba inay Maamul Goboleed Ku Weerarayaan oo Halkaa Ku Baabiinayaan intii yarayd ee Ciidan ahayd Markaa Waad Arkaysaa inay Ciidankii iyagu Burburinayaan arimo Basiid ah oo Siyaasadeed Awgeed Markaa Ma Rabaan inay Helaan Ciidan Ammaanka Ku Filnaada oo Amisom Meesha Kala Wareega Markaa itoobiya Ha la Yaabin Kuwan Ciidanka Burburinaya La Yaab ee Hadana Beenta Kuu Sheegaya itoobiyaan ka Saarnay Amisom, hada Waa Kuwii Shalay Lahaa Deked ayaanu Siinay Heshiisna Waanu la Galnay Markaa Goormay Run Sheegayaan Ma imika Mise tii Shalay
Sax waye wlhi❤
Qabiilka waa xanuun qalbiga ku dhaco.Allah umada soomaaliyeed ka daweeyo.
Shiikhow aan kaaga jawaabo
Farmaajo wuu rabay ciidamo tayo leh inuu dhiso
Wixii ciidamo calooshood ushaqeysteyaal ah tartiib u suuliiyo
Waxaa ku xigay Xasan maanu ahayn nin dhahay ciidan melateri uma baahnin ninka intii Yareydna shirqoolada ku dhameeyey ninka qabiilada koonfur inta badan hubka u qeybiyey ninka inuu ciidankii soo xoogaysanayey ka doortay wax la dhaho macawesley oo hada nin😊
Yeah bro
SH QIYAALI AYAAN KU NOOLNAHAY DOWLAD MA AFBAA LUGU SARAA ITOPIA KUWAN DOWLAD MA AHA WAA.XARFAAN SHAQO TAG AH
Iiraan arinta ay ku wado suuriya camal noqotey hhhhhhh ee wax makuu sheegaa so dhageso mawliid waziir balcad ..
wey ka baxayaan itoobiyaanka Soomaaliya ILLAAH Idinki hala gaaro waqtiga,,, tan kale waani jawaasiista ...
Ninkaan waa qabyaldiste
In sha Allah way baxayaan
Shikhow qayr allaha ku siyo lkin shirki golaha amanka shalay cidanka xabashida mala saray, wixi anaga naga halaysan wa arin Somali u tal, iyo dawladena o isbedel Bedel badan
Gonton 50 jir risakhadisa RUclips karadsado ka ahow shekadan somalia muhimadeda waxey ahed in itobiya eysan dalka uga holgelin magaca holgalka golaha amanka waxeyna uI dhacdey sidey rabtey askar todane qaramada midowbey lacag ugama qadan donan muhimadu waa intas hadi ey diidan iyo hadi kaleba ayagey u tala hadey sharciga ixtirami wayan waxi la awodo ayey sominesa somalia
Af-soomaliga sida loo qoro soo baro, kaddib wax soo qor. Abbaaha guska kawase, doqon yoow doqonka loo waayay ee bilaa dhiigga ah.
Sxb shiiq dulmi diidoow wlhy dowlad aniga meesha maiiga muuqato magacii dowlada ayaa loosaariyay emesha dowlad wax uek xtaa kama jirto siyaasad meel raaco aan laheen madax kusheeg aanmadax ahayn maqaar saar ah calooshiis ushaqayte miiran aya isugu yimi Dano gaara mid walba xoogaa kuso qaatay siyaasada somaaliya hadaan fiiriyo waa arin jahwareer badn maskaxdana kugu daalayso calaa iyo xaal allaha mideeyo soomaaliya
Asc Sheikhow madax-dan dantodhi bes ayey fiirsanaya.
Gobalka Barri hadaad uga jeedo Puntland, Puntland Soomaaliya kamid ma aha.
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣SOMALIDA WEY JIIFTA
Aniga waan idiin sheegay somaliyeey ninkaan waa qof qabyalad googosay halkana wuxuu ugu jiraa mucaradad iyo neceyb asaga kaliya inuu dadka wax u sheegin karo ayuu u haystaa ama luuqada yaqaan xiligii Ethoopianka waa dhamaday kuwii keenay ee jeclaa ayaa qaylinaya maanta somalida kale wax fiican ayey lu hadlaysaa
Hhhhh wlhi hadaan nahay ree jabuuti hawiye caqligiisa aad baan ula yaabanahy
Je suis votre sœur en Dieu. Par Dieu, je n'ai écrit ces mots que par détresse et par des circonstances Humanité, combien je me suis plaint et combien j'ai pleuré, combien j'ai appelé et combien j'ai supplié, mais il n'y a pas de vie pour laquelle vous appelez. Cela vous plaira-t-il ? Mes frères pleurent et meurent. De la faim pendant que vous êtes là, Dieu sait que Dieu, le Très-Haut, le Grand, sait que nous n'avons même pas la valeur d'un kilo de farine. Mon père est mort et mes frères sont jeunes, je le jure devant Dieu. Livre de Dieu que je ne mentirai pas, ni n'escroquerai, ni ne tromperai, ô frères. Rien n'y est entré en nous ni en nous. Ô personne, que Dieu vous récompense par de bonnes actions, ô philanthrope. Je le confie à Dieu, alors à vous, ô peuple de bonté, soyez avec nous, ô monde, ressentez pour nous, ô peuple de bonté, où est la chevalerie, où est la fraternité, où est la miséricorde à laquelle le Prophète Mahomet a enjoint pour le bien du Prophète Mahomet, ressentez pour nous, je vous demande de m'aider, même si c'est pour le prix de la nourriture, ce n'est pas moi qui le demande. autre chose que d'apaiser notre faim, s'il vous plaît, sans m'insulter ni me briser le cœur, je vis, mes frères, par Dieu. Je vis en vous, soyez assuré, ô gens de bonté, je vous en prie, aidez-moi, s'il vous plaît. pour la détresse et la pauvreté, je n'aurais tendu la main à personne parmi le peuple. Voyez-moi, je couvrirai votre honneur. Que Dieu vous rende heureux avec vos enfants et votre famille et vous éloigne de la détresse et de la tristesse. cette aide dans l'équilibre de vos bonnes actions. Aidez-moi, que ce soit avec le prix de la nourriture ou le prix du loyer de la maison, s'il vous plaît. Oh mes frères, oh gens de bonne conscience, oh gens de fraternité et de générosité, aidez-moi s'il vous plaît si ce n'est qu'un peu ma confiance en vous, et quiconque veut contribuer avec moi, que Dieu le récompense de tout le meilleur. est mon numéro WhatsApp. Celui qui peut nous aider, atteint notre numéro WhatsApp 00967713348473 avec nous. Nous lui donnons le nom complet et l'adresse et il nous transfère autant qu'il le peut. Ma famille et moi vous demandons, par Dieu, si vous le pouvez. pour ce faire, contactez-nous. N'hésitez pas à nous aider et nous vous récompenserons. Que Dieu te récompense÷~π~π~π~÷~~÷π~÷~÷~π`÷~π~÷√~^~^~°.،.،.،.،..
SHIIKHOW ADIGA DOWLADA IYO QARAMADA MIDOOBAY IYO AFRIKA UNITED MAAD LDIISAN TAHAY SAY WAX KAA NOQDEN SHIIKHOW HUBSIINO HAL BAA LA SIISTAA EE WAX HUBSO
Maxaad sharaxeeysaa english maba taqaanidee ooyin uun baa kuu hartay oromo is qarineeysa ayaad tahay dulmilow
Waa Dhulbahante liita oo views raadis ah oo xaaraan ku nool ah dull aysan Sheekhul Suuuu'
Aniga walhi ninkaan waxan sheegay 1 sano ka hor waa nin qabyalad dishay oo caloosha ka jiran dumarka ayuu shiikh iska dhigaa
Xaqiiqada miyaa idin dhibeyso aryaa eebooyaaal waa xaqiiqada jirto itobiya somalia kama baxi doonto 😂😂
@mfarah9231 Fasiraada laysku haystaa ee beenta ah inaad dalkaaga dulli la rabto waa damiir xumo qoraalkaa ga laga fahmaa in cudur qabyaalad ku hayo balse Somalia 🇸🇴 Somali baa leh warkaaguna waa. Dhuuso Geel oo kale Axnaqoow !!!
Meesha madaxdan maba u imaanin iney wadan dhisaan lkn waxey u yimaadeen hal arin oo ah, iney ka taajiran bes
Adiga qabiil iyo cuqdad ka buxada etopiya waxa shalay ku jogtay sharci lkn waxa hada kadib ku joogta Waa xoog amiin tas dowlada awood malahan adiga laga raba ina ka qeeb qadata difaca
Adi 90ka dowlada Lee kaso horjedaa ileen ethiopian aheed duli
Waa Shiikhul Suu Dhul bahante ah oo D5 isku mid Aqoonyahan Sheekh, Siyaasi reer baadiye waa iski caqiido
Runtaa ku xanuujinaysa abahagii dabada madobaa wase😂😂
Kuwii amxaaro wadanka soo galiyey tacsi ayaa u taal maanta 10, 000 masari ah soo gelinayaan daba cadoow
Sxb ciidamadii lasameeyay waxaa burburiyay xasan shiikh qandaraas buuna kuqaatay isiga oo waðama shisheeye ushaqaynaya
Waxaan kaxumahay maalin walba waxaad sheegtaa waxwalba ineey xunyihiin ,sidaas kaba dhig #
Laakiin adiga maxeey kula tahay?
Maxaad ku kordhin laheyd?
Maxaa kula fiican?
Ma ninka 10 bilood meel walba ka laha Etiopia 🇪🇹 lama fariisaneyno ilaa mou ka laabato inta la fariistay bada u saxiixay maan ka aqrsinaa ciidan Ethiopia 🇪🇹 uu ankara ku dhex amaanay buu saari 😁
Sheikh illaah ka yaab, wakhtigii lama garin in itobiya laga saaro.please ma tihid dhaxdhaxaad.
Shiiqaw dadakaan iska celin ay wax ku leeyihiine ma iska celinaa.
Dawladdu haday go aan satay inay itoobiya bixiso aan ku garab siinno
Shiiq hadii Aana dowlada War keeda Aana qaadan ma Ethiopia War kooda ayaan qaadanaa waa Arin yaab leh runtii midaan
Asc sheekh haiskudalin wadanka Somalia waxa mamush irobiya
Asc ciidamadii Turkey 🇹🇷 iyo eitariya so tababareen awyay so hassan kh ma babiin
Xata madaxtoyada muqdisho rayigeda nalagumamula waqtigeynaqatana ayagofadhiyo namamulaya wala arki hadanasan waxlagabedelin
Ninkaas Afka mw Xassan kuma hadal xilkana waa laga qaadaya Ethiopiana Raaligalin ayaan siinayna Maadamo Naftooda Noo hureen Heshiiski Ankarana wuu ku sheegay Hhhhhh
Soomaali hanyar waar wadankiina inigaalee iskasaara cadawga
Hadii ay tidhaa ma ogolin iney kamid noqdaan miyaaney hadelka dhameyn mise ogtahey soomalida qara ineywatan ciiden Ethiopia biyan dad wayla joogta kama hadlayen waliba way ogelyihin dadna dhulkodda maba Gali Karan .
Sheekhaw illahay kacabso oo iskadaa kasheekaynta marwalba jabka umada soomaliyed
Siyaasada
Way awoodaan in ay sameeyaan ciidan waa hadii daacad laga noqon lahaa dawolad dhisad somaliyeed cida u jeedo ma lahn madxad xildhibaanad meelkasta oo ay joogan waa dad soo shaqo tagay .dibadah ayey guryo iyo hantidood geysteen badankooda...dhul ka dawolda xaraashkeed macnaheeda dalka dad kale ayaa lagu wareejin doonaa
Shiiq itoobiya bilaa shuruud bey ku soo gashay soomaali baana dabada ku wadata nimankii itoobiya wadanka ka saari lahaana wali lama hayo kuwaan hada joogaa dawladnimo waxba kama yaqaanaan
Dowlada ithopia waa isku mid dhawaaqiid ka so hurjeedaan ki dhaqanka shareecada islaamka
Shiikh sey kuugu laalaabanee sowtuu Farmajo sameeyey ciidamo somaliyed oo tayo leh sowtuu xasan shiikh ciidamadii laayey oo dhameeyey oo ay AS u shirqooleen
Buur hakabo yajoga waa 130km
Waxaan leenahay Dawlad wada Laba-Wajiile ah. Khaa'imiin ah, Dallaaliin ah. Beenaaleyaal ah. Meel loo raacana aan lahayn. Tuugo
Wraa views raadis baa thy kamashaqaynaysid maslaxada umada soomaliyed marwalba jabka umada soomaliyed baad kahadasha waxaasi waa maxay sawka illahay markuu naar kasheekeeyo hadana janno kahadla
Waxay hadda ku joogeen magac UN weyna ku mishaar qaadaneysay, marka dhaqaalo ay ku joogaan ma heystaan
Xamar Xoog ayaa looga saray Lakin Adiga Fileey ayaa Tahay
War waxaan.. mooryaan ayay ahaayen. Madax xagee joogan
Sheeq dadkeena G2 bee kushaqenayaan maskaxda waa ebber guul bee lakogaan malin walba waa film hindi
Wadaad isku sheeg iska dhigaayo nin wax yaqaan somalia maba dhawa waayo hadalkaaga ayaaba xishood la aan
Sidee Ciidamada Ethiopia uga baxayaan Soomaaliya waayo Xasan Sheikh wuxuu dhulkii iyo Baddii Soomaaliya ku bedeshey Nafis Siyaasadeed oo gudaha ka haysta sidaas Awgeed Xasan Sheikh weli ma aysan baran miyaa?
Nin baddii Soomaaliya ku bedeshay Nafis siyaasadeed sidee uga saarayaa Ciidamada Ethiopia waddanka Soomaaliya?
WALAAL MADAXDEENU WAA FADLAN LACAG KU SHUBO WAA BURCAD USO SHAQA TAGTAY SHACABKAAN DHIBATADU HEYSATO WAXAAN DHEXDA UGA JIRNAA LABA CADOW , MID WAA MADAXDAAN KU YIMID LAALUUSHKA IYO DABA DHILIFNIMADA SHISHEEYAHA, QEYBTA LABAADNA WAA KOOXDA ALSHABAAB WAA LABO DADADHILIF OO SHISHEEYAHA USHAQEEYA INTA ALSHABAAB DAGAALKA WADAAN SIDAANA UDHAQMAAYAAN RAJA LA,AANTA AH, WAXAAN SUGNAA WAA IN LAKALA QAATO WADANKA BADIISA IYO BARIGIISA, SOOMALIYA HADII AAN ALLE UBIXIN KOOX LADAGAALANTA LABADAAN QOLO WAA LOOYABAA DALKA
Shiikh koofi baqti minahaaga ma fahmin
CIIDAMADII INTUU FARMAJO ABAABULEY XASAN AYAA LAAYEY
Downloadan hadey nagasaaran waasoodhoweyneyna
Sharci ahaan hadii loosaaro hada marka kudhufo kadhaqaaq aalagubilaawa
Ethopia wadanka inay qabsato rabta dowlada somaliyed waxa lagudbon shacabka somaliyed lagubabiyo o ladhaho Amxarada hala iska celiyo safaradohoda hilfaha loqado dagalka Ethopia lacilamiyo Amxarka iyo Oramada la.iskaceliyo cadowga ugu xun o 35 sano somali ay kasoco waysay wa Ethopian.
Fir , adiga ma waxad u shaqaysa qolyaha ay Ethiopia ay ku samaysatay wadanka , Khair sheg ama iska amus
Adigoo kale ayaa somalia ku jira oo lugaha uga dhegan uuuuf
Walaale mar walba oo uu yimaado wadax weyne xasan dadka han ka baa ka dhume saatr teed ayayaa isku soo jeensada
Markaay qaramada madoobe ay ku calaacalayso may xoog isaga saarto
O xassan shiikh colaaada uumada somaliyeed u ka dhex wado u joojiyo
ADIGA WAX TARKAAGII CARUURTAADAAD KU KOOBTEY WAAYO HADALKAAN AAD LA BAQ BAQ LEEDAHAY VIEWS BAAD KU RAADIMEYSAA YUTUB AYAAD LACAG KA RAADINEYSAA HADAADAN DADKA WAX KA SHEEGIN WAXBA HELI MEYSID YAA KAA DHAGEYSANAYA WAA LA BARTEY KUWA AAN DANTA SHACABKA WEDIN EE VIEWS RAADISKA AH DIBADAHANA FARIINTA KA SOO DIRA DULMI QARAN DUMIS TIO KA HOREYSEY WAAD AMAANEYSEY TANA WAAD ALIFTAA GERKA ISKA XIIR QAMIISKANA DHIG
Somaliya waxay la dagaalantay ciidamo ameerikaan ah dhibkii dhacayna ameeriko ma iloobin waxaa la sameeyey guruub sidii looga aarsan lahaa somaaliya guruubkaasna waxay go'aan ku gaareen in somaaliya loo sameeyo maamul goboleedyo qaybyaalad ku saleeysan militariga dowlada dhexena aan lasiinin hub Tayo leh oo ay wadanka amaankooda ku hantaan waxaad maqleyso oo ah gorgor ma haystaan taangiyo iyo diyaarado madaafiicda goobta laakiin ciidamada afrikaanka ah oo wadanka jooga waxaa lasoo siiyaa hub culus marka meeshaas waxaad ka garan kartaa in somaaliya madaxa looga fadhiyo madaxweyne kastoo lasoo doortana waxba kama badili Karo arimka somaliya
Subxaanallaah. Madaxweynayaasheena way usuurto gali kartaa in ay Wadanka Mideeyaan oo Hagaajiyaan. SHACABKA Soomaaliyeed Maanta waa Bisil yihiin laakiin Hogaan maheysano...Subxaanallaah. Madaxweynayaasheena iyagaa Iimaanlaawaaal Lacag iyo Kursi bes usocda Xayawaan Muftarishiin ah waaye. Kursigii ay udhaarteen ayey ku kortumanaayaan. Shacabkii Masaakiinta ahaa ee Yaanyadda iibinaayey Canshuurtooda inay Diyaaraddo kuraacaan bey rabaan. Dux iyo iimaan iyo Baniaadamnimo...Wadaninimo Dan kama laha...beeso isii caloosha gali musqusha la'aad....😢😢😢
Sheeqoow soo ma ogid in.Mw Xasan Sheeq inuuyiri loomabaahno ciidamada xooga looma bahno waxaa ku filan boolisaka bas marka ninkaas ciidan madhisayaa baad u maleynesaa misse
Soomaaliya waxaa kacaada naqday inaan qabiil inleys kudilo dhib gooniya eheyn
Ethiopia well lama fahmin qorsheheeda dheer
First we need to have one president not eleven which for normal people don’t work
Wey awodaan
Wali maan maqlin Ciidan Ethiopian ama kuwakale Atmis aya meel dagal kadhacay oo kugeriyoday ama dhawacmay ? Kaliya wiilal somaliyed aya kudhamada marka waxay wadanka isaga sobuxinayanba magaran
Shacabka somali waa inuu midoobaa markaas aydowlada wax kuu qaban kartaa
Afki khawarijta dulmi diid ..wadaani been ah walaalaha somalia yay ku dagan
waalasameeyay lkn xasan aa ku tagay lacagtooduna waa lacunay iyagana waalakala diray
Sheekhaw,
Odhaaahdaa ad ka dhawaajisay ee ah Ciidamo ma la Awoodi waayey ,
J. Haaaa,
Sbbtuna Laba Arimood ,
1. Dadka Reèr Koonfureedka ah oo Dadka Soomalida inta ay Somali liidato ugu siii liita,
2. Dadka Siyaasada ku matala Oo Kasoo dhexbaxay Kasoo dhex baxay Shacabka oo an circa ka iman,
Oo an Waaaqica fahan u lahayn,
.
Taaasina ay keentay Tamardaraden noocan ah,
Ciidenka Dawlada Fd.
Waaa imiksa ,
Intee Bay dhanyihiin.
Waaa kumanaaaan,
Wadmo kala Dugen lagu sotoobabarey , Walina Ri Gees kamay ridin
.
Lkn Anigu , Ka Qof ahaaaan Qorshe wayn baaaan somali u hayaaaaaa!
Khaasaten Reer Koonfureeed,
Arsenal Hakudaba faylaaaan.
Sbbtna hadaad u baahato Ila soo xidhiidh
Arab ❤
Adiga qaramada midoowe mee falastiin israel ciidan u dirto gaal gaal dhalay
Wey baxayan wana qasab shiiq benala luqada sobaro wax ben ah hano fasirine
Somaliduu waa lo,gisi bas mar bay wayraxdaa markay arkaan in wllkod la cunay wy iska eegaan dee waa lo,gisii duurka joogtay Illahy unba caqli na siiin kara
Ethiopia maamul goboleedyada soomaali way ogihiin in aaney iska saari karin diid ama hadiidin