Dadow alle halaga baqo dadka aan waalidka laheen oo idin soo muto si fcn ula macaamila waxaad arkeeysaa gabar waliba oo waaalid la,aan soo kortay waa mid la soo ciilay oon loogu fiirin dumar nimo waliid la.aan nimo ilaaa intuu alle u naxriistay mooyee 😥😥😥😥😥
illahaya ha uu naxariista hooyo iyo walaalah Rabi ha ku sahalo Abaabo rabi ha ku soo ifatimaya inshallaha faraxda waye ku dabesa Abdiaz illahaya kheera ha idan siya kheer ka uu hesati umada Somalia
Ilaahay SWT ha soo dhaweeyo inay hesho walashay Nuurto cali Abukar, Aabaheed oo Nabad qaba ama walalaheed, Alle qalbiga ha u qaboojiyo, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb🙏🤲
Illaahow nimcada aad nasiisey kuwo ku shugriya naga dhig abaayana illaahey ha u sahlo Aabahed iyo wllaalaheyd hadii ay nolyihiin ha dii aysan nooleyna qalbiga illaahey ha u qaboojiyo cidii illaahey wax u siiyana gabadha ilmaha halala koriyo
Abaayo arimahaaga farxad allaha kuugi dambeysiiyo jooyo iyo walaalo allaha unaxariisto wallahi wan ooyay aabahaa iyo walaalo ku garab istaaga ood ku faraxdo allaha kuso birbiriyo yacni allaha kuso dhoweey ado faraxdan ilahay hana kaa tuso sidan oohintaada uaragnau adoo faraxdan allaha no tuso
Ax 😭😭🥺🥺🥺Habo alle aku sikhiro murugadana alle aka qado hoyo macn alle ha o naxaristo iyo walloyalba wlhi wan kulla oyye wa xanuun adona wll hayesan hoyana ad hayesan allwo osikhir yarabi waa adun cidlo darentaye allwo abe hednaa osikhir oo nabad ku kulansi sagu nabad ahaaa amiin yarabi
انا لله وانا إليه راجعون انا لله وانا إليه راجعون انا لله وانا إليه راجعون انا لله وانا إليه راجعون انا لله وانا إليه راجعون انا لله وانا إليه راجعون انا لله وانا إليه راجعون
Maskiin abaayo ilaahay aabe ama walaalo hakuu soo sahlo in shaa Allah hadana niyada khayr u sheeg maadama aad caruur haysatid reer abti iyo reer adeerna aad taqaanid intaasba waa wax dhan laakiin Saan dareemayo xanuun weyn baad goconaysaa waan ka xumahay walaashay ilaahay qalbiga hakuu dejiyo markaad murugootidba salaad u istaag ilaahay bari in shaa allaah waad degaysaa
Ilaahay murugta ha ka qaada walaal hooyo iyo walaalo rabi ha u naxariisto samir walal cabdicaziiz ilaahay khayr ha ku siiyo runtii umada somaliyeed hawsha aad u haysa ilaahay ha kugu saacido
Wax hora dhibay maahe hada dhibaato ma qabto😢Alxamdulilah Ilmo bdn Masha Allah wehel ku ah wd haysata in kasto Aaboyalka ilmahoda ka qadanayn ama ay kugu cidleynyn.Aabo hadu nolyhy Alle ha ku so sahlo koley wa wayel sacadan.Farxad an ku rajeyay.
Hadaan lagu ciilin ha ooyin xbt waa qaddar in badan aya laga yaabaa in laso ciilay hadey jirto dhib kale aad qarsaneysid Allaha ka dulqaado Allah aya lajirkaga ah qof Allah heestana wax walbo ayu heesta xbt😢
Adeeradeeda iyo eda yaal iyo Abtiyal iyo hawaryaro Aaway💯💯👍
Illaahayoow si deg dega ugu sahal aabaheed
ilahey qalbiga ha u qaboojiyo walaashayna
Illaahow murugada kabixi Unasahal dadkay raadinayso Aamiin
Rabi Talo Ku Filan ilahyow gabdhan mutiges Farxad ugu badal Adiga awood leeen inshaaaalh
Abdi aziiz gulside allaha noka xafido aduun iyo aaqirana farxad kunolaaw
Ilaah subhana wata’ala ha u sahlo ehelgeeda
Illahoow rabiyoow gabadhaan walaasheen ah usahal ehelkeeda rabiyoow murugtana farxad ugu badal rabiyoow
Murugada rabi hakasaaro walaashay❤
ALLAHA usahlo Aabaheeda wad heli isha ALLA AH
Rabbii Aabaheed sidhiib yar hoowgu soo sahaalo helitaakiisa hooyaddeed iyo walaalaheed hoow naxariisto qalbigiinna hoow qaboojiyo
Walaahi waa iga oooy siisay gabadhaan 😢😢😢
Illaahow u gargaar gabadhan u so dhawee aabeheed amiiin amiiin yaarabi
Ilahay ha kuu sahlo aamiin yarabi abayo duceyso ducada badi
Horta abaayoyaal markiiba caqli sooo yeelataaan ha guursanineee shaqeysta😢😢😢😢😢 alllaha kuuu sooo sahlo walidkaaaaa alllena murugada farxad ha kugu badalo washeeey
Sax nimanka hada joga xaasid ku badan adigo aan wax haysan oyar hadaa gursato ilmo.dhasho jaaniska mesha kabaxaya
Allah ayan ubarya inay sida ogadhaqsi badan ehelkeda uhesha
Qalbiga allaah u qaboojiyo walaashey
Alla xanuunbadanaa walaalo ha ooyin alle hakuu sahlo Aabo iyo walaalo Alle hakuu sahlo insha'allah
Ilmahaaga alaha kuu koriyo haboo mcn
Asc Edo mcn alle ha ku siiyo sahlo Abbe mcn🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Allaah ha u soo dhaweeyo
Aamiin Aamiin
Hooyo wa iftiinka aduunka hadeey kadhimato mugdi baad galeysa ilahow intaan haysan usoo sahal abaayo ilahey waxaan ilahey kaga baryaya in aabe ilahey kusoo fududeeyo haduu noolyahay insha Allah
Illheyoow u sahal aya rabi
Dadow alle halaga baqo dadka aan waalidka laheen oo idin soo muto si fcn ula macaamila waxaad arkeeysaa gabar waliba oo waaalid la,aan soo kortay waa mid la soo ciilay oon loogu fiirin dumar nimo waliid la.aan nimo ilaaa intuu alle u naxriistay mooyee 😥😥😥😥😥
Illaahow usahal waalidkeda🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Oohintaa ilahay farxad hakuugu badalo insha allaah
ILaahoow Gabadhaan U Sahal Aabaheed Iyo walaalaheed Iyo Ehelkeeda oo dhan. ILaahoow U Sahal wax Alla wixi ay tebeeyso, Iyo wixi ay jeceshahay oo dhan oo kheyr U ah, Amiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
ALLAHA USAHLO ABAHEED IYO WALAALAHED OO WADA NABADQABAAN
Ilahy hakuso dhaweyo qalbigana haku qabojiyo
Allaha awooda leh ha u sahlo aamiin yaarabi
Allaha ku cawiyo walashey
Allah u sahlo Aabe
Ilaah ha u sahlo aabeheed haduu noolyahay iyo walaalaheed . Aamiin.
Allah murugta ka dhaqo gabadhaas walasheyn
Allaha kuu sahlo abaayo macaan😢😢😢😢
Ilaaheey hakuu sahlo aabe inshaa allaah
Allaaha kuusahlo aabi macaan
Ilaahow murugada farxad ugu bedel😢😢
Ilahay hausodhoweyo ameen yaa Allah
ALLE HAKU SAHLO AABAHAA IYO WALAALAHAA OO DHAN AYAGA OO NABAD QABA
Alaah hakadulqado murugta aabana laah hakusodheyo wixii hore ee adsomartayna dambidhaaf Alaah hakaaga dhigo wllhi aadban ugaxumaaday
Wllhi waa calool xumo illahay ha u saqiro Aabehed
illahaya ha uu naxariista hooyo iyo walaalah Rabi ha ku sahalo Abaabo rabi ha ku soo ifatimaya inshallaha faraxda waye ku dabesa Abdiaz illahaya kheera ha idan siya kheer ka uu hesati umada Somalia
Allow Sahal umuuraha " waan sheer gareeyey f/b iyo w/u kuba". I/Allah wey heli doonta akhbaar kiisa NOOLOL IYO GEERIBA. Asc. Meggin Allih.
Ulaahey ha u sahlo waalidkeed iyo wllalaheed wlh waa muqaal murugleh 😢
Ilaahay SWT ha soo dhaweeyo inay hesho walashay Nuurto cali Abukar, Aabaheed oo Nabad qaba ama walalaheed, Alle qalbiga ha u qaboojiyo, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb🙏🤲
wllkeey Abdiaziz
Allah ku Xafiyo walaalkay 😢😢
dhibka allah hakaa baiyo
Allaha kuu sahlo abahaa inti dhimatana AUN
Allow dibatada farxad ugubedel o Abahedna hausosahlo
Allaah ha u saqiro Maskiin wadan dhan oo dhibataysan 😢😢 baa nahay
WCS C CASIIS WAA MURUGO AX AX DUMARKU WEY QALBI JILICSAN YIHIIN😢😢
ALLAAHU AKBAR
AABAYAASHA BADANAA MARKAY XAASKA FURAAN AWLAADA WEYLA FURAAN AX CUQUBADAA EEGA
NINKEEDA ALAAH SWT HAUGA DHIGO KII XANAANEEEYA O ALAAH UGA BAQA AAAMIIIIN
AABELA AANTA WAA INUU KA DHAQAA NINKEEDA MAADAAMA UU DHINTAY AX AX AX
Illaahow nimcada aad nasiisey kuwo ku shugriya naga dhig abaayana illaahey ha u sahlo Aabahed iyo wllaalaheyd hadii ay nolyihiin ha dii aysan nooleyna qalbiga illaahey ha u qaboojiyo cidii illaahey wax u siiyana gabadha ilmaha halala koriyo
Illahayow Abaheed uso dhowee
ALLAHA KA FARXIYO
Illaahow usoo sahal walidkeed iyo walalaheed wlh waan la ooyey 😢
illahoow usodhawee
Walaheed wax ma dhaleen😮😮😮
Abaayo arimahaaga farxad allaha kuugi dambeysiiyo jooyo iyo walaalo allaha unaxariisto wallahi wan ooyay aabahaa iyo walaalo ku garab istaaga ood ku faraxdo allaha kuso birbiriyo yacni allaha kuso dhoweey ado faraxdan ilahay hana kaa tuso sidan oohintaada uaragnau adoo faraxdan allaha no tuso
Qaæbiga allaha ku qabojiyo
ALLAHUMMA aamiin yaarabbi Aalamiin
Asc illahay ha kuu sahlo hana kuu soo dhaweeyo
Amiin yaa rabi
wll Allaha ku sahlo ehelkaaga
Allaahu Akbar illaahow inta dhiban dhibka kasaar gabadhaan illaahow usahal waxkasta ooy jeceshahay oo qayr u ah Aamiin Aamiin
ilahay ha usoodhaweyo
Ax 😭😭🥺🥺🥺Habo alle aku sikhiro murugadana alle aka qado hoyo macn alle ha o naxaristo iyo walloyalba wlhi wan kulla oyye wa xanuun adona wll hayesan hoyana ad hayesan allwo osikhir yarabi waa adun cidlo darentaye allwo abe hednaa osikhir oo nabad ku kulansi sagu nabad ahaaa amiin yarabi
Insha_Allah waad heleysa Aabo Abaayo niyada qeer usheeg
Wallahi ilinta wan ceshan wayay yaa allaah 😢😢😢
Ilaahay ha u soo dhigo meel dhow 😢
asc walaal ilahayo
Ax ax ilahay hakuu soo fududeeyo abahaa insha allaah ❤
انا لله وانا إليه راجعون انا لله وانا إليه راجعون انا لله وانا إليه راجعون انا لله وانا إليه راجعون انا لله وانا إليه راجعون انا لله وانا إليه راجعون انا لله وانا إليه راجعون
Ha ooynin waxwalibo waqeer❤❤❤❤❤
Ilaaheey hakuu sahlo aabahaa insha allaah
Alaha kuu sahlo aabahaa walaashey allaauma Aamiin
Maskiin abaayo ilaahay aabe ama walaalo hakuu soo sahlo in shaa Allah hadana niyada khayr u sheeg maadama aad caruur haysatid reer abti iyo reer adeerna aad taqaanid intaasba waa wax dhan laakiin Saan dareemayo xanuun weyn baad goconaysaa waan ka xumahay walaashay ilaahay qalbiga hakuu dejiyo markaad murugootidba salaad u istaag ilaahay bari in shaa allaah waad degaysaa
JazakumuAllahu khayran cabdicasiis iyo Asxaabtada❤
Ilaahay murugta ha ka qaada walaal hooyo iyo walaalo rabi ha u naxariisto samir walal cabdicaziiz ilaahay khayr ha ku siiyo runtii umada somaliyeed hawsha aad u haysa ilaahay ha kugu saacido
ilaahay murugta haka dul qaado ilaahayow ehelkeeda usoo sakhir
Insha Allah wey heleysaa Mal Maha soo socdo
Allaha kuu sahlo xanuunka waa. Kula dareeney
Allah ha u soo dhaweeyo oohinta maanta allah ha ugu bedelo farxad allah qalbiga ha u adkeeyo aamiin
Allaha u sahlo murugta allaha ka qaado
Meel walbo aabe aabe Allow aabe sahal😢😢😢😢😢😢
Abayo aabo allaha kusahlo
In shaa Allaha qeeyr❤❤😢😢
Wax hora dhibay maahe hada dhibaato ma qabto😢Alxamdulilah Ilmo bdn Masha Allah wehel ku ah wd haysata in kasto Aaboyalka ilmahoda ka qadanayn ama ay kugu cidleynyn.Aabo hadu nolyhy Alle ha ku so sahlo koley wa wayel sacadan.Farxad an ku rajeyay.
Hadaan lagu ciilin ha ooyin xbt waa qaddar in badan aya laga yaabaa in laso ciilay hadey jirto dhib kale aad qarsaneysid Allaha ka dulqaado Allah aya lajirkaga ah qof Allah heestana wax walbo ayu heesta xbt😢
Yaa Allah adontan ahaye ugargar
Aamiin
Aabo nol allah hakuso sahlo ameen yaa raabbi 😭😭😭😭😭
Asc abaayo ilaahay hakusahlo aabo
Somaliyey aan kor u qaadno channelkan, Aduunka ayaa lagu yahay walal❤️🤍
Aba,ayo allha kuu Sahlin aabe
Cabdicasiisoow caanaha bal iisheeg pl meesha sharaxaaad miyaaa
Alle hakusalo
Hah illahey idamkis wad heli inshallah
Allaha ku sahlo😭😭😭😭
Allah kuu sahlo abyo
SOOMAALIYEEY ALAAH DARTII UCAAWIYA 6CARUUR KALA AABE AABE AH 3CARUUR ISKU AABE AH
SOMAALIYEEY ALAAH DARTII UCAAWIYA
QALBIGEY KA OOYSAY AX AX WAA GABAR QALBI FIICAN DADKA QALBIGA FIICAN AAD U OOYAAN ILINTA MA CESHTAAN AX ALAAH HA KAALMEEYO AAAMIIIIN
AABE 40SANO KU DHAWAD KAMAQAN HADA UMA OOYEEN LAAKIIN SOMAALIYEEY GARAB UNODA O LACAG SIIYA U ARUURIYA USOO DIRA SORY MCNT