qabiilka ugu doqonsan uguna nasiibka badan somalida.like

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 дек 2024

Комментарии •

  • @UmuCabdiraxmaan-s5u
    @UmuCabdiraxmaan-s5u 8 часов назад

    Masha allaah h awal meel walba usareeye

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 День назад +1

    MAASHAA ALLAAH ILLAAHEEY HAKU HAFIIDO

  • @Amooabdi-e2o
    @Amooabdi-e2o 2 дня назад

    Masha'Alaah Ilaahey ha
    Ku xafido . Very Smart.
    And Intelligent.

  • @LiilBaro
    @LiilBaro День назад +1

    Waa run Drka run ayuu sheega

  • @AbdiFaatax-ph8ly
    @AbdiFaatax-ph8ly 4 дня назад +2

    Aqli buu alle ku siiyay

  • @ismDirir
    @ismDirir 4 часа назад

    Asc runtii waad ku khaldantay aad leedahay ciise waa doqon ciise waa waa geesinilmad u yihiin khaladk iska ilaali 🎉🎉 waliba waa guul ay dadniladooda ay yihin idjacelyihii

  • @najmahassan8107
    @najmahassan8107 2 дня назад +1

    Ciise waa cawaan

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 4 часа назад

    Wayba iscuneen Hawiye Amarow! Dadkana waxba uma ogola iyaguna wax ma qabsadaan, magaalo madaxdana iyagaa ummada hantidoodii ku habsadeen waakuwaa ilaa hadda!

  • @gulledkoshin4553
    @gulledkoshin4553 23 часа назад

    Run sheeg waa ceeb sheeg

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 22 часа назад

    Thanks 🙏 pro amare

  • @ArunDolal
    @ArunDolal День назад

    Ciise caawa wuxuu imariyay DR
    Luguhuu iqavtay

  • @NaimaAbdullahi-j1e
    @NaimaAbdullahi-j1e 7 часов назад

    Adiga ugu horeya oo ismaciil amanayo

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 4 дня назад +3

    Geesi run sheeg ah baad tahay soomaalidu runta ma jecla

  • @MaryamJaamac-y8e
    @MaryamJaamac-y8e 3 дня назад +1

    Habar.qabihii.cumar.gele.baa.soomali.kadagi.ladahay

    • @hayatmuze4139
      @hayatmuze4139 2 дня назад

      Muqdisho waxaa bililiqeysatay o Dowland nimadii isku delay waad taqaana

  • @AbdiFaatax-ph8ly
    @AbdiFaatax-ph8ly 4 дня назад +1

    Adeeer nolow

  • @Mahamed-pc7tw
    @Mahamed-pc7tw 4 часа назад

    Titoolayeey soomaalidoon

  • @OmarMahamoud-r5c
    @OmarMahamoud-r5c День назад

    Maxaa kasaarey siyaad bare somaaliya

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 2 дня назад

    Asc mashaa Allah Dr amare Alle hakubara keyo

  • @HamseHamse-s9q
    @HamseHamse-s9q День назад

    ❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ammat-t5m
    @ammat-t5m День назад +1

    Reer jabuuti waxay ku caasiyeen dowladii kacaanka ee uu hogaaminayay allaha u raxmo ee maxamed siyaad bare oo u halgamaysay xoreenta dhamaan dhulka soomaaliyeed waxayna isu aqrisay inay soomaalinimadii lagu taakuleeyay ka doortaan qabiil oo ay yiraahdaan kolay (usc) baan nahay oo ay snm dhagaha u raaraaciyeen sidoo kalana usc ay snm wax moodo irir la alifayna la isla maleego kaasoo noqday midka ay ku qasaareen snm iyo usc iyo jabuutiba taasoo keentay in soomaali noqoto dhari jabay shisheeyuhuna ka macaashaan hadii hal dowlad uu wargayskeeda soo qoray soomaaliya waxaa naga soo gasho badeeda sadex boqol oo kun oo ah lacagtooda ingiriiska marka dad siyaasad garanaya intay dhaqaalahaas shisheeye u daayaan hadane shisheeye uma tuugsi tageen !!!

  • @saynab7503
    @saynab7503 3 дня назад

    Salaamu Allahi calayk amare wadani dhab ah suxufi runta ka hadla mar walba

  • @CabdiXasan-cu5ch
    @CabdiXasan-cu5ch 2 дня назад

    Macarruu buu
    U sheekenayaa
    Iska aamu

  • @OmarMahamoud-r5c
    @OmarMahamoud-r5c День назад

    Ciise doqon maahe idinkaa doqomeeyey iskanaa kiin qaban waayey

  • @UmuCabdiraxmaan-s5u
    @UmuCabdiraxmaan-s5u 8 часов назад

    Anagagu waanu kiraysanaynaa baddayada maxaanoodiidaya haddaanu nahay somaliland

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q День назад +1

    macaac af wayne bankiyada ayagaa dhacay hubki ayagaa qaatay talefoon maba jirin beenlow boosto lee jirtay horta wax soo ogow maraxyohow

    • @ammat-t5m
      @ammat-t5m День назад

      Haday hubka qaateen maxaad isku layn lahayd waliba illaa hada isbaare jidka la taagan tahay nacuudi billaah war isqabta

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 4 дня назад +1

    Alla maxaad dadka taqaanaa

  • @MohamudAbdi-g6n
    @MohamudAbdi-g6n 2 дня назад +1

    Nacal hoyood ku yale cisee waagob dhulka dhigi

  • @HamseHamse-s9q
    @HamseHamse-s9q День назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nathra7351
    @nathra7351 День назад +1

    Doqon is hadal malaha yaa ku xoreeyey isaq baa kuuu xoreeyey jabuuti

  • @hassanomar8696
    @hassanomar8696 23 часа назад

    Alla waa nacaski urayey ee Ciise

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 20 часов назад

    Somali xageey jidhaan Somaliland waa dawlaad naac ama jeclo waa qaraan

  • @CarsaanyoFarey
    @CarsaanyoFarey 4 дня назад

    Qudhun lafweyn badtahay wlhi 😂😂😂

  • @AbdourahmanMoussa-cr5nq
    @AbdourahmanMoussa-cr5nq 13 часов назад

    🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏

  • @prosl11
    @prosl11 3 дня назад +2

    Daroodku uu leef leef langaab ciilan oo cuqdad qaba

  • @kulmiye1777
    @kulmiye1777 2 дня назад +1

    Midbaad been ku shegtay taasoo ah Maxamed Siyaad bare kama uusan bixin Xamar oo nabad ah Xamar oo holceyso buu ka baxay 21 bari dagaal socday baa looga saray meel kastana wey sii bililiqeysteen shacabkiina wey laayeen meel shaqeyneyso kama uusan tagin waliba waxaa dhacday inuu amray in bakharada hubka shacabka loo furo si ey iskugu laayaan Siyaad bare iyo intii la socotay iyagaa ka dhigay dagalkii dagaal qabiil halkas ayeyna Somaliya ku duntay waliba waxa uu yiri dad la igama dhaxlayee dalbaa la iga dhaxlayaa waa taariikh madow ey dhigeen dowladiisi

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 День назад

      Xamar waxa dumiyey jamhadii USC ama bood ama dhac wuuna kaaga xog ogaalsan yahay cid walbana waa ogtahay taas.

    • @ammat-t5m
      @ammat-t5m День назад

      Eeg beenta qaawan usc illaa hada ayay caasimadda isbaare u yaal han ma leh gacantiina inta xun baan u jeedaayee sharfa umadda kalana ka bayra

  • @warsameahmed1501
    @warsameahmed1501 День назад

    Reer sh. Isaxaq waa ahlul bayt, hadad eridan xadiiskii rasuulka idin qabane soo dhaweeya, djabouti waxay ku taagan tahay soo dhawayntad soo dhawayseen. Hadii kale canfar baa idinqabsan. Mida kale ciise cuqdad leh lama arki jirine, xornimadii djabouti cidii idin garab istaagtay inay isaaq ahaayen maxad u cadayn weyday, somali umay dhamayn taaheeradiinii.

    • @ammat-t5m
      @ammat-t5m День назад

      Snm ey soow taad oromo ahaydeen markii ugu dambaysay oo abaa gaadhaha siliibka wato aad ka ducaysanayseen

  • @Beru700
    @Beru700 4 дня назад +3

    Adigu xanuun somaliland nacayb ah ayaa kugu dhacay 😂😂.
    Isaaq waa kaa dawlad nimadeda fiican yahay waa kaa landheere sanyahay waa kaa dhul badan yahay waa kaa dadbanyahay waa kaa lacag badan yahay .

  • @sahraahmed7664
    @sahraahmed7664 3 дня назад +1

    beenloow ayaa tahay muqdish bil ayuu ku dhex dagaalamayey rijiimkii hore bank gida wixii ku jirey wey qaateen iga oo burburiyey meelkasto ayuu ka carareen xagee bed qabtey bal ii sheeg madfac wuu dhacayey biliqada iga ayaa uga horeeyey umadda

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 День назад

      OK haddii regime ku xumaa maxaa wax ka fiican soomaaliyi ula,dahay 35 sano kaddib

  • @CabdirahmanxasaXasanmankey000
    @CabdirahmanxasaXasanmankey000 2 дня назад

    Soomaali wax kama gashide maad ka hadashid ood wacyi galisid reerkads waran banaanada aaway deegankadii cafar oo ku hoos geyday meel banaan meeday siti meelwalba waxaad la hadleysaa ruuxaad magan nolol aad u soo doonato galbeedka siti iyo qaxootiga gaajeysan
    Taas ayaa ku anfaceydo