FASHIL & CEEB BAY KALA TAGEEN GEDO, XASAN AYAX WUXU DAMCAY MEEL KASTO DAAROOD DAGO INU DAB GALIYO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025

Комментарии • 142

  • @bby6
    @bby6 Месяц назад +31

    Viva sade darood guuleysta marwalba inshallah

  • @NasroCabdi-i7g
    @NasroCabdi-i7g Месяц назад +12

    Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo jubalaaand 💪💪💪💪💪🦁🦁🦁♥️♥️🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Месяц назад +5

    Viva guulaysta mareexaan ❤️❤️❤️❤️ from khaatumo

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 Месяц назад +4

    Sade Daaroor waa ninan dowlad ah. ❤❤❤❤❤

  • @SPharaoh
    @SPharaoh Месяц назад +5

    Daarood nacaybka waxaa laga soo kaxeeyaa ilaa Jabuuti. Maalinta Daarood Ismaaciil Jabuuti burburiyo illeen isagaa dhisaye, iidoor na waa ku quus qaadanayaa.

  • @mahdiosman3249
    @mahdiosman3249 Месяц назад +5

    iimaan laawe waaye 😂😂😂
    Hebelkey horor waaye 😂😂😂

  • @hanayusuf2262
    @hanayusuf2262 Месяц назад +5

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Inaabti ha oran Hadiikale Kusali Nabigii Nadheh Kusaliya❤ Nabigeenii Subanaa Cswww Wanad ku mahadsantahay Inaad N Xasuusisid Jazakallah Khayr 🌹🌹🩷🩷🙏❤️❤️❤️❤️🙏🙏❤️💕💕💕👌👌🌹🌹🩷🩷🙏🙏❤️❤️❤️👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌🩷🩷🌹🌹🌹🌹🩷🩷💕💕💕💕💕👍You the best Allaha ku Barakeeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SumeyaDahir-wq8od
    @SumeyaDahir-wq8od Месяц назад +5

    Kkkkk waa Saad usheegtey bodhaariyow fartaag waa fuusto maraan oo Xasan gurguurte riixaayo😂😂😂

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 Месяц назад +9

    Horgal Farataag inay dilaan bay aheyd Gedo oo uusan waligii waxba uqaban ayuu Xassan Magafe shlimsad usoo dhiibay ee uu kuyiri orad oo Gedo shacabka kunool isku soodir balse waxay aheyd reer Gedo markay arkeen horgalka qashinka ah ee sidaa uhadlayo inay madaxiisa xabadka usaaran 😮😮

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 Месяц назад +11

    MAREXANKU WAA DAD GOBAH ANIGA HADAN JOOGINALA LUGA AYAN BABUUR KA MARSIIN LAHA GARI DAMERNA WAA U SAARILAHA GARGURTE

  • @kenyangaza5671
    @kenyangaza5671 Месяц назад +3

    This guy is a legend. He is motivated by saying the facts

  • @abduwelidimbile4183
    @abduwelidimbile4183 Месяц назад +2

    Manasha Alaah boodhari walale siafiican ayada udhigatay Laandher laandher dhalay ee banaka daga D5🔥✅💯✅💯💪💪💪👌

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤geesi guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z Месяц назад +1

    Buundooyinka waa dhisanaynaa,walaalaha Somali oo dhan ayaa na caawiyey.

  • @hayatmuze4139
    @hayatmuze4139 Месяц назад

    Mr badanaa Jln raac4en Fila qabyaala wey naceen uf dha heel viva Bodharigeena

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 Месяц назад

    Asagoo hadlaya baa dayaaradaha xasan sheekh xakumo uu diiday gabar u socota aabaheeda jiran ka dibna geeriyooday magaalada kismaayo ee jubaland muxuu u oran waayay bal sug intaan gedo ka tagayo wuu ku Ceebeeyay xasan sheekh nafta hala dhaafiyo .

  • @aminam3470
    @aminam3470 Месяц назад

    Masha Allah abdifidax bodhari gobaniimo kugu malay guul

  • @moa.9902
    @moa.9902 Месяц назад +1

    Fartaag waa shaqaale dawladeed oo kaliya, dadkana wuxuu u sheegay waxa Xassan rabo, iyagu ha yeelaan ama ha diidaan. CEEBI waxay la taal kuwii Formaajo ka tuureen kursiga, oo dabadeedna u dhiibteen Xassan Shekh, haddana ka cabaadayaan.

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z Месяц назад

    Dameerkaas Mareexaan yaan loo qaban, Garbahaarey in lagu soo dhaweeyana maa ahayn,dhagax in lagu tuuro ayey ahayd, Baardheere ayaan ka imid,wallaahi dhagax ayaan wajiga uga dhufan lahaa Dameer kaas.

  • @ArashiidFaarax
    @ArashiidFaarax Месяц назад +4

    Fartaag waa nin liita oo aan caqli lahayn waa dhaadhaan waa dhiiglaawe mareexaan waa rag daarood waa dadka u fiican oo waxkasta og walaahi xasan khaain waa in ladilo ama xilka laga qaado

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z Месяц назад

    sodhwow ilhii kogarb galo guuuuul ssc guuuul daarod guuuul iuo gobnimo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @shamlandhaqane9836
    @shamlandhaqane9836 Месяц назад

    صلى الله عليه وسلم ❤❤

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z Месяц назад

    Fartaag, isku magaalo ayaan ka nimid, Baardheere,hooyadii waa Oromo,wax badan kama aha Gedo.

  • @NuurRooble-h8y
    @NuurRooble-h8y Месяц назад

    Xurmadle xshm la aantaa waa abaar hadaadan joogi laheeyn wadanka badiisa mar hore ethoopia ayaa la wareegi lahayd jir oo joog bidni laah cilmi caqli ilaah hakuu siyaadiyo soo noqo adoo nabada

  • @hayatmuze4139
    @hayatmuze4139 Месяц назад

    Guul iyo gobanimo Jln❤

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Месяц назад +1

    A.Bodhari Gedo waxaa kudhacday in malinbo mid Dadka dalka waxbo aan quban,In Mamul degmo mid Gobol Tuulo xil loo dhiibo qaar waxaba kamid ah sida Faratag Mohd Sayid Adan kuwa kale DFS kumatalo kuwa jubalaand kujira intuba waa Duliyaal.

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 Месяц назад +2

    Meygaag😂 waageedkii dumarko dhiilaha kuculijireen😂
    Waa natural antibacteria😊
    Haanta meygaaga laguculo caanaheedu maxumaadaan! Refrigerator natural ah😂

  • @bima9383
    @bima9383 Месяц назад

    Waa runta tirmowahay Sade haiska khabtan fartag iyo waxlamida

  • @KhadijaAbdalla-i2s
    @KhadijaAbdalla-i2s Месяц назад

    Shalayna wax ma uusan ahayn, maantana wuxuu yahay ma jirto. Waxba ma uusan jiqin ee cantalaa meel iska taagan ayuu ahaa.

  • @soomaaltv2282
    @soomaaltv2282 Месяц назад

    Dani Zanzibar maad kasoo hadashid oo leh lacag ayaan suubinayaa oo goosanayaa, Somaliland aa aqoonsi usoo dhowyahay miyaa sheekada

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo Месяц назад

    😂😂😂😂😂 Mareexaan rag adag weeye

  • @rowdanuur4883
    @rowdanuur4883 Месяц назад

    Scw 🌹 scw 🌹 scw 🌹 scw 🌹 scw 🌹 scw 🌹

  • @manaansalwaofficial9941
    @manaansalwaofficial9941 23 дня назад

    Insha. Allah. Waa. La. Qabanayaa. Muslim dhib

  • @abdiasmigaud2647
    @abdiasmigaud2647 Месяц назад +3

    Guul iyo Gobonimo Gedo. Guul iyo Gobonimo Jubaland. Guul iyo Gobonimo Puntland. Guul iyo Gobonimo SSC Khaatumo. Guul iyo Gobonimo ONLF. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ShireCadde
    @ShireCadde Месяц назад +1

    HADA KA HOR MATIRI SADE MAREEXAN MA ILOOBAN. FARMAJO WAA MAREEXAN.

  • @abdullahiibrahimshabeele8235
    @abdullahiibrahimshabeele8235 Месяц назад

    Kkkkkkkk
    Walaahi waad iga qoslisay
    Khumaankhumtii

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 Месяц назад

    Allah, maxaa karaacay meeshii laxoonsanaa 😂😂😂

  • @hodanyussuf5004
    @hodanyussuf5004 Месяц назад

    Scw scw scw 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @hiboali5025
    @hiboali5025 Месяц назад

    Horgalada daarood ayaa oogu wacan, Hamze xoolo iyo fartaag waji daanyeer, ayaa ka masuul ah daaroidka dhamaaday

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z Месяц назад

    Garbahaarey kaliya maa joogno,Luuq ganaane,Baled xaawo, Baardheere, Buurdhuubo, Caabudwaaq, Balanballe,dhabad intaas oo dhan waxaa daadsan Mareexaan.

  • @FartunDirie-h4c
    @FartunDirie-h4c Месяц назад

    War reer Gedo waa inay tashadaan oo dhulkooda wabiga iyo beeraha iyo xoolaha baad haysataan ee dhulkiina dhista intaas soomalida kale maheystaan

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 Месяц назад +1

    Qiyaanada intaas la’eg ee loo geystay reer Gedo runtii inaan loo geysan Gobal kle oo somaliya ku yaal sorry reer Gedo

  • @safiyoaaden9541
    @safiyoaaden9541 Месяц назад

    Scw scw swc

  • @simplysweet7523
    @simplysweet7523 Месяц назад +1

    Kk 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @SabriyeAdansabriye-b6y
    @SabriyeAdansabriye-b6y 27 дней назад

    Wlahi. Karbash. Xalal

  • @adanbare-f3q
    @adanbare-f3q Месяц назад

    Kkkkk Daarood ❤❤❤ guul

  • @ArashiidFaarax
    @ArashiidFaarax Месяц назад +1

    DILA HADA. DILA FARTAAG WAA DHAADHAAN LA ISTICMAALAYO MARBA NIN AYAA KUSHAQAYSANAYA
    ABTI BOOWDHARI MAREEXAAN LANDHAN AYEY KABUUXAAN TOLKOOD AYEY KU FAYLEEN AXMED MADOOBE AYEY TAAGEERAAN TAA MACNAHEEDA XASAN DHIIQO WAA KHAAIN WUXUU RABAA JUBALAND WUXUU RABAA INUU SIIYO SHISHEEYE DAAROOD ISMAACIIL AYUU USOCDAA DADKA ARAGTIDA DHEER ABTI. WAA FAHANSANYIHIIN ANIGA DAGAALKAA ANAA LAGEKAYA MAREEXAAN IYO DAAROODKA 3DAA GOBOL DEGAN EE AY UGU BADAN YIHIIN OGAADEEN MAREEXAAN IYO HARTI IYO DAAROOD OO DUAN DHULKOODA JUBA LAND WALAAHI WAA KUSHAHIIDAYNAA

  • @OmAbdurrahman-s9o
    @OmAbdurrahman-s9o Месяц назад

    Maasha ALAA Gooleyso

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr Месяц назад

    🦁

  • @shaykhmaxamedsayid2386
    @shaykhmaxamedsayid2386 Месяц назад +1

    Waa Sax magaca,waa calooshood u shaqaystayaal,siyaasiyiin ma'aha.

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 Месяц назад

    Foolxumada Eebe Subxaana watacaala ayaa dadka ku’abuuro😂
    Reerkii Daarood ahaa umad aadmoodo iney godaarkasootooseen ayaa horyaacayo intiikalana waa yaabantahay 😊
    Subxaana Allah!

  • @haliimamahmuud4510
    @haliimamahmuud4510 Месяц назад +1

    War maygaaga waa laharsadaa ee asagu muugalaa

  • @cumarxabiib12
    @cumarxabiib12 Месяц назад

    😢😢😢

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman Месяц назад +4

    Kani isaga is gawracay

  • @HamdoshiMoham
    @HamdoshiMoham Месяц назад +1

    Ar kana 😂😂😂

  • @FaraxYusuf-b3i
    @FaraxYusuf-b3i Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂 3:17

  • @SEEWEEYETV
    @SEEWEEYETV Месяц назад

    Waxaan oo kale baa hor boodayo maryooleey😂😂😂 iyo jaajuusiin

  • @MahadTahlil-z8g
    @MahadTahlil-z8g Месяц назад

    xasan shiiqo wuxuu yiri garacad waan hayaa lacagtii wadda lagu dhisi lahaa anigaa waxaan iri hadaad waddaadas uu dhiso barashaada xasan xaraash waxbaa iga khaldan muddo markii la sugayey buu yiri yaan laysugun marka adeerayaalow caadaqataha fartaag iska cayriya buundo xasan dhiiqo dhuldaarood xasan dhisimaayo fiiri xasan xaraash hantiddi qaran 21sanno ayuu xaraashayaa qabuurihii qodayaa marka fartaag ku noqo xasan xaraash marka beesha sadde yaan laydin gaadin

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis Месяц назад

    😂😂😂 qofku haduu iimaan layahay dhagaha wax kama maqlo ku yeh waa runtiis

  • @MohamedGas-r1s
    @MohamedGas-r1s Месяц назад

    FATAGOW ADIGA IYO XASAN SH.WAA LAYDIN SOO DHAWREYNAYAAYE XATAA WAA LAYDIIN DIRIRAYAAYE BAL CAR BUUNDOOYIN UDHISA

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey Месяц назад +1

    Wcs walalkey bodhariga casha ku jecliya libax allxmduliilh allxmduliilh yaab fartg waa iska hadlya kkkkkk

  • @ZakiaMahamoud-s4z
    @ZakiaMahamoud-s4z Месяц назад

  • @FrieMehd
    @FrieMehd Месяц назад

    Marxanow fartaga miyad isdhafinweyden malin xasan soracaya malina axmed madobe Doqonka fartag ama dila ama sunun ugala marexan nin kan inadhafiyo hawiyaha u shaqeynaya doowladi majirto hadi leywadiyan waan idin cadeynaya somaliyey so hadla

  • @MaxamedJonoole
    @MaxamedJonoole Месяц назад

    Ok

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 Месяц назад +3

    QOFKAM MALA XUBAA IN U YAAHAY M.H DAROODOW

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f Месяц назад +2

      Waxaa laga dhalay Habar Jareer Raxanweyn ah oo Gabaabweyn la yiraahdo oo Luuq ku nool. Duf ku baxe! From Baardheere /Jubaland

    • @mariamsidi3263
      @mariamsidi3263 Месяц назад

      @Madaxey-r2f MA NAN YAABIN

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Месяц назад

    Xasan dhiiqo iska ilaaliya Daaroodoow

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 Месяц назад +1

    Fartaag asagoo saas wax u ogaa hadeer maxuuw u sheegi karaa shacabka mariixaan soo isla yaabi maayo duf ku bax fataagoow

  • @FadumoWarsa.e
    @FadumoWarsa.e Месяц назад

    Meygaaga waa la dheefsadaa oo xaabaa laga gurtaa culeyna waa laga dhigtaa

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z Месяц назад

    Mareexaan laba wabi ayuu haystaa,mid waa qarsannaa Daawo river ayaa la dhahaa,kan kalana Jubba oo Somali dhan taqaan,beeraha ayaan iska falanaa,xoolana waa haysanaa,dhib maa qabno.

  • @Umo580
    @Umo580 Месяц назад +1

    Madax waxanooah ninman geedaha uga dheereya xoolaha o anxukun baoqoon ismaqli

  • @ShafeecCabdi-px5xh
    @ShafeecCabdi-px5xh Месяц назад

    Waa horgl waxeen marexen ma ahen

  • @Guuleyso
    @Guuleyso Месяц назад

    Waraa kaa dambeeyey fartaag wuxuu isku dayey inoo laabto isaga ciidankiisa iyo juba + Ethiopian rasaas ooda Laga isaga qaadey welia weysocootaa salaan sare abti fataax waa meegag 😂😂😂😂

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u Месяц назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maxamedisaaq944
    @maxamedisaaq944 Месяц назад

    ❤❤❤😂😂🇺🇳🇸🇴BOODHARIGII AANSHAQA😮🧡🩷🩷

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Месяц назад

    😂😂😂 FAR TAG= LUG TAG
    WAR HORE AYA LO ARKEY MARXUUN AF SOMALI KU HADLAYA MAD XITA AFKALE NOGU XOOX XAAXLEYSID
    DULI UDHIMO

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Месяц назад +1

    SCW SCW A.Bodhari kusooco

  • @FaraxYusuf-b3i
    @FaraxYusuf-b3i Месяц назад

    ❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 Месяц назад

    Cunugaan baaja qabkaa maxaa waalay dawladnimo maba gaarin inuu ka sheekeeyee war orod oo wax baro si aad asaagaa ula jaan qaaddo axmed madoobe iyo xasan biil iyo ayeeyadaa midna mustaqbal kuuma haayaane

  • @mohamedahmed2675
    @mohamedahmed2675 Месяц назад

    Inan gumeed alcohol cabsan maxaa kaa galay gedo maad ka hadashid ceebtii ceergaabo waxaan hubaa inaadan ibnu xalaal aheeyn

  • @nasra277
    @nasra277 Месяц назад

    Hadoo rabo xassan in aan tageerno, ha na toso dhal amni ah, waligay ma la simanaayo nin oo aaminsay in uu cid shisheye i laa linayo, yoo ka ilaa linaa bal, xitaa eyaasha kala garanaayo waxa harista ah

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b Месяц назад +1

    fartaag waa nacas aan fakarin oo mooryaan ah shalay kii farmaajo caayay soow maaha inladilaay ahaayd nacaladka

  • @haliimamahmuud4510
    @haliimamahmuud4510 Месяц назад

    Wax matare waa fartaag meeshii saraakiishe lagu laayey asaga in ladilo bay ahay

  • @SubeerSiciid-t1r
    @SubeerSiciid-t1r Месяц назад +1

    😂😂

  • @IbrahimYakub-j2y
    @IbrahimYakub-j2y Месяц назад

    Hassan Gurguurte asago Nool Ayuu dinte, Siyat Bare na asagoo dinte ayuu Nool yahaay

  • @hooyosomaliyed4029
    @hooyosomaliyed4029 Месяц назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤😂

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 Месяц назад

    Xamse iyo Fartaag. Waxaa laka yiraahdaa. Qurax iyo Galool.

  • @MahadCabdinaasir-o4x
    @MahadCabdinaasir-o4x Месяц назад

    Waruntàa

  • @hayatmuze4139
    @hayatmuze4139 Месяц назад

    Aaway 3sano wuxuu uso qaadaayey JLN KKKK

  • @AbdirahmanIsse-pw8lj
    @AbdirahmanIsse-pw8lj 23 дня назад

    Fariin horgalada. Ma daarood. Baa saami u yeeshay xamar way joogaan har gaysa. Way. Joogaan Hala laayo

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 Месяц назад

    Hal dolar ma gen

  • @amxaar
    @amxaar Месяц назад

    Mareexaan axmed iyo xasan midna asxaan nooma haayo Mareexan ayagaa isku filan. Midna dantiisa. Uraaci meyno

  • @abshirhassan3848
    @abshirhassan3848 Месяц назад

    Ina Adeero bulshada Somaliyeed siiba daarood Ismail..u sheeg inay midoobaan oo ay ka hortagaan Mooryaantan xun xun ee akhlaaqda xun. Waliba hala laayo calooshooda u shaqaystyaalka shiling ka yar ku hadashay qadiyada dalkooda..Somalia dowladi kama jirto. Haloo tashado dhulka hooyo..

  • @safiyoaaden9541
    @safiyoaaden9541 Месяц назад

    Erya erya eryaay maygaaga mayga isku qaatay

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Месяц назад

    Daarood ciilan uma xumid

    • @jinniekercheval3845
      @jinniekercheval3845 Месяц назад

      qabxa daarood waa isla kuwii awoowgaa iyo awoowgiis addoon san jirey jirey kun sano iyo shan boqol marka waayahaa naag u xiistay ayaa tahay gumeys yahay waraabaha u waji eg

  • @FrieMehd
    @FrieMehd Месяц назад

    Fartaga shaley marku xamed madobe uaha madaweyne ku xigenka waxba umada qaban mantana waxba umaqaban kartiid tugu yugu yowow orodo dhumo

  • @MaxamudCise
    @MaxamudCise Месяц назад

    Kkkkkk isbiree

  • @faysalcaalin7134
    @faysalcaalin7134 Месяц назад +1

    Maygaaga.gela.daqa

  • @WardaabdiahmedWardaabdiahmed
    @WardaabdiahmedWardaabdiahmed Месяц назад

    Adiga xirtay wceel yahowni cayda jooji

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 28 дней назад

    Maxishoodo fartaaag waa asagii axmed madoobe dhuuuqaayey ee dolarka xaabsaayey markas dawlad maad mataleysay reer gado waxba umaqaban caadaqaatoow

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo Месяц назад

    Cod weynaa oo caaqibo daranaa dadkiisaa loo soo dirsaday inuu luggooyo