HOOYADA DHASHAY WIILKII GABADHA ISKA DHIGAY O XAQIIQDA KA HADASHAY IYO SABABTA KU KALIFTAY WIILKEDA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 янв 2025

Комментарии • 320

  • @AishaLadan-z1j
    @AishaLadan-z1j 17 дней назад +51

    Wiilkaaaga sidaa carada Allah inay kudhacdo ugu ogolaatay mamo irsaaqada allaha ayaa bixiya bal toobad keenka aan badino dhamaanteen

    • @AbdullahiAbukar-s1m
      @AbdullahiAbukar-s1m 17 дней назад +1

      Bahida wax walpo kugu kalifee 😢

    • @HabibaBilow-k8o
      @HabibaBilow-k8o 16 дней назад +9

      Siwalbo ad u bahantahay duli lama noqdo allena laguma caasiyo arinwalbo kusowajaho Allaha ween raxmanka raxiimka kaliyaa kugu filan allah wuxu dhahay wixii gacmihiina kukensatan waxan ahen idiinma asiibo mamadan ma ahan wayel daran wax wey qabsankadha biyo aya u yer suqa ku warejinkadha lakin gacan horsi maya kama yelin ee alle bari kugu filan kadaya cudardarka kumanan kadarn ba jara iimanka daciif ku ah

    • @Anaya.836
      @Anaya.836 16 дней назад +2

      @@HabibaBilow-k8o ilhy wllo kuma tuso baahi gaajadu waa cadow waanad arag waliye

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 16 дней назад +2

      Waxay kusi fanaysa ma aha qaniis kkkk maxaa umariyay cilaanka naasaha ugashaday keeshaliga waa qaniis lo jeedo hadayse dowlad kitabka ku dha1anta wala dili lahaa
      Somaali daalac uraacanaysaa
      Intu dad masakiin ku dhacay qaniisnimo
      Awal mey timaado media haday run shegayso
      Ma kaas wiil u ah uf allaah islaamka ka so qabtay alx alx alx

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 16 дней назад

      Kkkkkkkkkkkk
      Baahhi qaniis ka dhigtay waxba nagama galin qof allaahi aburtay ku caasiyay
      Lakiin diinta ku ciyaray masakinta qowmu luud nimo lacagtoda loga ddhacay idhibaysa
      Haday yihiin dad allaah ku xiran iyago nadiif ah ayeey somali weyn baahidoda ushegan lahaayen
      Laakiin dad nolosha ka dhacay waa saas ​@@AbdullahiAbukar-s1m

  • @NastexoCaday
    @NastexoCaday 12 дней назад +2

    Zubxaanlaah Allah isaga ayaa Arsaaqa adoomihiisa inad Arsaaqad ku raadiso sifo xaaran ah waa danbi weyn❤😭😭

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 17 дней назад +24

    Mamo ku celceli xasbiyallah wanicmalwakil
    Allah ayaa maqraj ku furaye, mida kale anigu waxan oran lahaa Somalia oo dhan isaga soo tag oo imow xerada qaxootiga ee uganda wiilkagu wuxu helayaa daawo lacag la aan ah adigana ku celceli baryada Allah, sido kale waxa laga yaba in aad bixitan ka heshan , Allah na haydin kalmelyo.
    Insha Allah

    • @AbdinUURSHaaFici
      @AbdinUURSHaaFici 16 дней назад +1

      Maxad xertaha qaxoontiga ugu soo lugaynaysaa anagaa kusoo Lugo nay

    • @ikramabdirizak6087
      @ikramabdirizak6087 10 дней назад

      Abyo ugandha kar qaxoti lamabixiyo hada

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 16 дней назад +11

    Habo rabi isku xir salada ilali istiqfrta saliga nabiga scw ku dadal wa qeresa tugsi bina adam iyo calacal wax maku tarayo wa iga talo

  • @UmuCaziiza-d7r
    @UmuCaziiza-d7r 5 дней назад

    Hooyadaan warkeeda ima galin !
    Irzaaq waasac ah oo xalaal allaha siiyo 🤲

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 17 дней назад +11

    Qoyskan irsada ayka doneen meel ay carada Allah ka dhalaneyso ayaa dhibkoda oo dhami ka bilowdey waxayna dhibkan ka baxayan markay Allah u towbadkenan❤ ee fadlan mama adiga iyo wiilkaguba Allah u towbadkena marka ugu horeyso, hadii wiilkan la baarey oo uusan qof xun oo haleysan ahayn waaba Alxamdulillah ee dadkan idin dhibayo ka fogada Allah na in badan barya waayo Allah oo kaliya ayaa idin cawinkara ee Allah haydin caawiyo
    Insha Allah

    • @AbdullahiAbukar-s1m
      @AbdullahiAbukar-s1m 17 дней назад +2

      Intaaan Naag iskadhig in kahor Dhib kaas kabadan haystay ninkii Ilmaheega kadhaly hdne rabo inuu kaadilo Ilmahaaga maxaa kaxun waba taas darted ayeey gafkaan kugu dhaceen Allaha karaali noqdeee 😢 wlhi. Alah wuu awoodaa inuu uhiiliyo lkn Anagaaa nalaguimtixaanayaaa 😢😢

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 16 дней назад

      Nin cilaan so sharaxday waa cibro qaada sho

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 16 дней назад +6

    Rabbi Rabbi Rabbi kuwa ladulminyo awoodaada ugu gargar yaa Rabbi Aamiin yaa Rabbi.

  • @iskufilan-m1o
    @iskufilan-m1o 17 дней назад +20

    Soomaliyeey dulmiga hala iska daayo fmlkaan qofkaan cawinkarin ha nabad galiyo😢

    • @hannaismail4482
      @hannaismail4482 16 дней назад

      Maxad somali been uga sheegi iyaad is dulmiisay si lacag iyo nolo u hesho iyaadon wiilkeeda naag ka dhigin bay nolo heli helay

  • @UmuMAmiin
    @UmuMAmiin 17 дней назад +9

    Ax daruftaas ayaa ukeysady runti 😢😢ale ayaa kucilmi badan alaha ugarkaaro ax axax😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @SamiiroSamiiroahmed
    @SamiiroSamiiroahmed 17 дней назад +9

    😢😢😢allaa kagoynya banka qiyaama allaha melad kufaraxdo hku geeyo isna xaqaaga allaha kasosaro

  • @MaxamedAdan-t9g
    @MaxamedAdan-t9g 17 дней назад +6

    Istiqfaarka badiya alle haydiin gargaro waa ibrilaaye

  • @ZamzamCali-f3y
    @ZamzamCali-f3y 14 дней назад +3

    Ax ax ax hooyo uma qalantid inaa ilmeesid hooyo niyada alle hkuu qaboojiyo mama

  • @amaalxaashi3913
    @amaalxaashi3913 17 дней назад +8

    Walhi wa xanun alle hakaa qabto😢 ciqabta dalimiinta😢😢😢😢😢

  • @RuweydaIbrahimMohamed-xi9du
    @RuweydaIbrahimMohamed-xi9du 17 дней назад +6

    Caafimaad Taaam ah allah idin siiyo Maama❤

  • @ismaaciil6581
    @ismaaciil6581 17 дней назад +6

    Yaa rabi adaa ween oo waaxid ah maamadaan garab sii

  • @umuabdirahman961
    @umuabdirahman961 17 дней назад +9

    Illah haku cafiyo asaga casawajale ah dulmiga ma ficno lkn kan dulmi wuu dhafay lkn waxa jirto malin aan manta aheen aya jirto hooyo mcn insha allah abshir saliga nabiga iyo istaqfarta badsada hadey dadka ku dhacen ooy ku goyen illah kuma guuynin alx

    • @HabibaBilow-k8o
      @HabibaBilow-k8o 16 дней назад +1

      Walal mamadan waxey gacanteda kugeysan alle uma kenin sidey diintena mcn nagutiri wana wuxu allah watay masiibada ku dhacday wansaqadasho fiican bey utahay shaley hadey rili kunoqotay wiilkeda dambiga u galay manta waxey ahed iney wajigeda naga qariso allaha wen ku filan uma bahana wili iney tuugsato horta maxan runta iskugu shegilanahay in an iscawino wa xaq lakin baryo dadka u so horfadhisa ad bey u xuntahay bal fiiri abo malihi hoyo malihi wiilkedana sas ayu nalaha waxan wa dhaqan ey barten ninka ilmaha kadhalay caydiis bey nolasofadhida ya ubaneyay war u hogansama alle cebaha umada astura tiina asturmeyso ku orad allah wa hadad aminsantahay

  • @MyGoalisJannah
    @MyGoalisJannah 16 дней назад +3

    Subhanallh I feel so sorry for the poor young man and mother please fear Allah you people who are attacking this family 😢😢😳

  • @IqroYusuf-ov1fy
    @IqroYusuf-ov1fy 16 дней назад +1

    Xanuunka iyo baahida waxeey kamid yihiin imtixaanada aduunka leesku keenay
    Lkn ma aheen in waxyabaha Alle caro galiyo in uu sameeyo wiilkada adine raali uga noqato.
    Somalida waa dad is cawiya hadii aa usoo badhiga laheed dhibatada waa lagu caawin lahaa
    Alle utoobadkeena xagiisane u carar. Rabi tala waxkasta xagiisa laga helaa.

  • @MahadsanDuale
    @MahadsanDuale 13 дней назад +1

    Allah ku naxarristo hoyo macan
    Trop triste tjrs les pauvres meres trahi

  • @fatimasheikh4355
    @fatimasheikh4355 15 дней назад

    habaryar Alle u toobad keena ileyn waxa tiri wan la ogaa inuu dharka dumar xirto Subxanallah mid ogaada Riziqa Alle kugu tala galay ama xumaan ku raadi ama wado Alle raali kayahay ku raadso wixii Alle kugu tala galay wax kabadan heli meysid hadey sidaa tahayna waa inan meel uu Alle raali kayahay inan ka riziq raadsano Allaha inagu arzaaqo riziq xalaala

  • @SaakkhadarAxmedShimbir
    @SaakkhadarAxmedShimbir 12 дней назад

    Allahu Akbar ilaahayow noo danbi dhaaf Aamiin 🤲🤲😭🤲

  • @fatimaali4343
    @fatimaali4343 15 дней назад +2

    Subhanallah very Sad may Allah make it easy for you hoyo macaan

  • @maaidamohamed647
    @maaidamohamed647 17 дней назад +2

    Somaliyey aan isku naxariisano hoyadaan illah ayee cafis wediisatay
    Ee kalexda hoyo allah dhibka kadulqado 😢 hoyo dhibatada lakuma waare iska dulqaado 🙏

  • @NadaBintuxirsi
    @NadaBintuxirsi 16 дней назад +4

    Naftii xaasid xadaad maqasho waa ninkaas ilmihiisa xasdaya hooyo alle haydin cafiyo waxkastoo dhacaba xaga alle in loo cararo uunba dhibta looga baxaaye

  • @SULDAAN-SHOW
    @SULDAAN-SHOW 17 дней назад +7

    Allah talasaaro gacmaha kor utaag mamo

  • @umumahamedumumahamed8758
    @umumahamedumumahamed8758 12 дней назад +1

    Rabow u gargaar mamadan iyo inti dhiban ❤😢😢😢

  • @SurhanOfficial
    @SurhanOfficial 16 дней назад +1

    Allah gargaar haku siiyo iyo dambi dhaaf hakusiiyo

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 16 дней назад +8

    duruuf kasto kuhayso waxaasoo kale ilaahy bay cara galinee ilaahy qofkastoo dhiban dhibka haka qaado

  • @thefighter235
    @thefighter235 17 дней назад +8

    Wayno adaa awodle 😢rabiiyow ugargar yaa Rabiii 😢

  • @QaaliOmar-uc8pu
    @QaaliOmar-uc8pu 15 дней назад

    Mamada ayada iney qadka isgesala rawe eey wilka dhrxero dhahin qadarka qeeyr rabigeen ☝️ inoga dhigo 🤲

  • @HazazileoMsalah
    @HazazileoMsalah 14 дней назад

    HOOYO Qalbiga ALLAH haku Qaboojiyo

  • @ilhaamaliosman2248
    @ilhaamaliosman2248 9 дней назад

    Hooyadaan aan caawino duruufta ayaa ku kaliftee 😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭

  • @Xalimo-x7f
    @Xalimo-x7f 15 дней назад

    Horta somalia mana dawlad lahayn subxaanalaah dadku qadhaadha alahau akbar ilahay haydiin gargaaro mom

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 16 дней назад +3

    Aso gawar iska dhigin icawiya hadu dhihi laha wala cawin laha dambi intas la eg ina gashan ma ehen wixi jiro allahu aclam

  • @AbdiMohamed-yk5uv
    @AbdiMohamed-yk5uv 6 дней назад

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajucuun ilayhiraajicuun

  • @aminamohamed6870
    @aminamohamed6870 17 дней назад +3

    Hooyo denbigiina alaha dhaafa eebe ha idin caawiya

  • @amalmiisaan659
    @amalmiisaan659 17 дней назад +3

    Hoyo wa hoyo lkin hadii noloshu ifimku adkaato wiilkaga iyo adiba alle talosaaro lkin waxan alle raali aahyyn ha sameyn alla bari oo dikriga badsada iyo saladaha sunnaha alle culeska idnka qaadiye allena haydin hiiliyo mami

  • @runsheegrunsheeg1139
    @runsheegrunsheeg1139 7 дней назад

    Ilaah ayaan kabaryaa in cadaalad ku siiiyo qalad dhacay toobad ayas ku waajib ah danbi dhacay cadaalad

  • @ummuabdimalik7208
    @ummuabdimalik7208 17 дней назад +3

    Allaah hakaqado dhibka walaal samir walaal dhibka walaga baxaa inshaa allaah

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 15 дней назад

    Iimaanka Ilaahay ha ku gelsho ee Ilaahay u toowbad keena toowbadu way idiin furan tahay Naclad Allah baa dusha uga dhacday wiilkaaga markuu gabadh iska dhigay isagoo nin rag ah hadaad kula talisayna adna dhinacaagay kaaga dhacday. Ursaaqad ayaa merl xun idinka gashay ee Ilashay isku xira isaga ayaa qof walba quudiya oo meel wax u saara caafimaadna Ilaahay baa haysta ee dambigiina cid kale waxba dusha ha ka saarin ninka dhalay haduusan waz siin wiilkaaga waa dhaqaysan karaa xoog kuma yaro

  • @sacdiyomohammeddiiriye8885
    @sacdiyomohammeddiiriye8885 16 дней назад +2

    Cidaan waa la imtixaanay Alaha dhibka ka saaro

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 15 дней назад

    Allaah ha caafiyo maamada iyo Wiilka

  • @IqroHajio
    @IqroHajio 17 дней назад +4

    Walee dulmiga ilaaheey ma mogana

  • @batuulasaid6921
    @batuulasaid6921 16 дней назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢ilahoow caafmaad sariic ah allow xanuunka danbi dhaaf ugu dhig 😢😢😢

  • @FarahAbdilahihi
    @FarahAbdilahihi 15 дней назад

    Allaha kuu cafiyo mama 😢

  • @kaahokader4664
    @kaahokader4664 13 дней назад

    Maama alaha ku caawiyo ilahay tala saaro dadka ha iska caytamo waayo khayrul qalqilah ayaa lacayjiray oo dhagax algu tuuri jiray

  • @SamiiroSamiiroahmed
    @SamiiroSamiiroahmed 17 дней назад +5

    Nin qaad cuna awalba kheyr mlheyn

  • @MubaarigsicidCabdi
    @MubaarigsicidCabdi 13 дней назад

    اصبروا إنّ مع الصابرين ❤

  • @habibrahma2436
    @habibrahma2436 14 дней назад

    Alalaha kasaro mama cafimadna alalah kusiyo amin amin

  • @SahroDahir20
    @SahroDahir20 16 дней назад +4

    Wanknxey wlhi ilhowo dhibkaksar😢😢

  • @SacdiyoYarani-xl9ol
    @SacdiyoYarani-xl9ol 16 дней назад +2

    Mama somalida dadxun maaha weyku caawin lahaayeen maxaa baahidaada sitoos ah ugu sheeganweyday maxaa sida qaldan irzaaqadda ugu raadisay mama illaahay ulaabo tobadkeen aabahaas xun adigaa isu nugleeyay dhibaatada aadsoomartay hadaad soomaali usheegan lahayd waalagu caawinnilahaa lkn hadda sumcaddaro ayaad naftaada usoco jiidday waxaadna ku kacdeen dhaqan xun oo aqas ah oo soomalidana ay aad unecebtahay wllhi haddii waxa aadshegeyso ay runkaayihiin waa waxlaga xumaado waxaanna rajeynaa inlagu caawin doono dad fiican ayadka dhalatay somalida waa dad fiican xaga waxbixinta lkn adigaaku kalsonan wayay guul wacan ayankuu rajeynayaa mamo yaa rabbii towba dheh

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 16 дней назад

      Waa runtaa walaal
      Haday dadku allaah swt isku xiraan xaaraanta ka caravan xalaasha u caravan waxba ma xumaateen somaali wadad naxariis badan
      Laakiin reerkaan wado alaah xarimay Maureen o foolxun qof islaam ah ka wis wish allaah soo hadeeyo Aaaaaamiin waxaaso dhan balwadaa kenta iyo allaah ka fogowga wiilka afkisa balwad xun ku taalay haday balwada udiido sil silk daysato qur aanku aqrisato soomaaliyeey icaawiya dhahdo walala qaban lahaa laakiin talo faro kabaxday

  • @HibaaqDeeq-w2e
    @HibaaqDeeq-w2e 15 дней назад

    Alle Faraj Khayr Leh haydin siiyo

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 17 дней назад +7

    Allah ayaa arsaaqadda bixiya laakiin inaad wiilkaaga sidaa u gasho ma ahayn

  • @MajidAbdirisak
    @MajidAbdirisak 14 дней назад

    Hooyo Samir ilahay ayaa kaga araya❤❤❤❤

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 7 дней назад

    Sorry hooyo mcn
    Ma mudnid in lagu dulmo Ilaahayna raali kama aha dulmiga sabarka kaasho Ilaahay waxuu macooda yahay kuwa sabarka kaashada Ilaahay caafimaad iyo Nasrigiisa haku siiyo🤲🏻🥺🥺🥺🥺😭😭.

  • @TeMo-h7i
    @TeMo-h7i 17 дней назад +3

    Mamda waxada kudhada wllo ilhy bari abaynaki saqdhexe ilhy gacamah utaho ilhy baa gacmihisu buxan

  • @SuldanmahamedMahdi-e5h
    @SuldanmahamedMahdi-e5h 16 дней назад +1

    Waa ka daabad MALAHAYGA IYAA QOF WANAAG SAN AHAYN HADY QOF ILLAAHAY TAQNA TAHAY HALKAAS WAXBA KAMA JIRISEEN. NAAGTAA DIB HA LOO BAARO. AAWAY QABIILKA AY KA DHALATAY.

    • @LiibaanCabdullaahi-ct9pf
      @LiibaanCabdullaahi-ct9pf 12 дней назад

      𝐃𝐚𝐦𝐢𝐢𝐫 𝐦𝐚 𝐥𝐢𝐡𝐢𝐝 𝐦𝐢𝐲𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐥𝐚𝐝𝐢 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐬𝐞 𝐛𝐚𝐚𝐬𝐭𝐚𝐫𝐚𝐝𝐲𝐞𝐡𝐞𝐞𝐲 𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝 𝐠𝐞𝐥𝐢 𝐰𝐚𝐱 𝐰𝐚𝐚𝐥𝐚𝐧 𝐛𝐚𝐚 𝐭𝐚𝐡😂😊

  • @fartuuncali2953
    @fartuuncali2953 17 дней назад +3

    😭😭😭😭😭❤️💋🌹👑💋Hooyo mcn raali noqo ma istaahishid sidaan alle ha kaa qabto somaliyeey duli iga miyaan laika qaban karin aaway dadkii wax garadkii miyaan laga qaban kari n😭😭😘

  • @IdilIbrahim-m6m
    @IdilIbrahim-m6m 16 дней назад +1

    Allah awoodle hooyosamir

  • @JiYaa7
    @JiYaa7 14 дней назад

    In.a mamo ilahey kuma ilowin wx walpo woo ogyhy in.a mln un dhipka waka paxe 😥😥😥😥 zabar hooyo😢😢😢😢

  • @XaawoKiin-k8b
    @XaawoKiin-k8b 17 дней назад +3

    😢😢😢😢yarabii dulmi waalagale balse alle baa kajaridoono

  • @فاطمهمحمدحسنيوسف
    @فاطمهمحمدحسنيوسف 14 дней назад

    awrtable reer shuceyb wey shiraan hoosdoodanna waa llagu baahanyahay iilaahaw qalbiga noo nadiifi ilaahay adeerkay shankole u naxariiso

  • @gasiradahier8115
    @gasiradahier8115 17 дней назад

    Hoyadann ilmaHeda waxay dhip la marteyyy ayapa xanuna wllhei dadkuna waa indho ku garadle wxa wilkagu sameyayna dan ayunpa kaliftay Hoyo wxd adu ceep kuledaHay maha Hoyyo IndhaHagana wxy ilinta uzzo Dhavayzaa kolley waa dhip Ku Hayzta Hoyyo Towpada ilahey Haka aqpallo DhipTanna Alle Haka dull qaado Kolley Hoyo waa imtixaan Lagugu imtaxanYo ee Ilahey haka dull qaado Hoyo😭🤲🏾

  • @مريمالصيعري-ج8ر
    @مريمالصيعري-ج8ر 11 дней назад

    Allow ku cafiyo

  • @ShukriKassim-q6c
    @ShukriKassim-q6c 17 дней назад +4

    Allow mamadan ugargar ya rapi ya kariim

  • @AbdiazizKoshens
    @AbdiazizKoshens 13 дней назад +1

    Sorry HOOYO mcn 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 16 дней назад

    😢😢😢😢waxaas oo lacag ah hadaa xalaal ahaan lahyd lama qaateen ilaahy xoolo xalaal ah ha in siiyo

  • @Suleiman-e6k
    @Suleiman-e6k 14 дней назад

    اصبر ان الله مع الصابرين

  • @siradasheekh2945
    @siradasheekh2945 15 дней назад

    ummada wa dhibeen ayaga wa is dhibeen somali qarkood wa cawaan

  • @SamiiroSamiiroahmed
    @SamiiroSamiiroahmed 17 дней назад +1

    Allaha kucafiyo hoyo mcn😢😢

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 16 дней назад

    Allah ha caafiyo hooyada

  • @User-v4c
    @User-v4c 17 дней назад

    Aduunku maanta oo keliya maahan waa wareegto Insha Allah waad ka bixi doontan ilahay waa qafuura raxiim ,iyagana ilahay baa ka jaseyn doona ilahay gacmaha u taago isiqfarta badi ilahay ha idiinka irsaaqo meel aydin ka filanayn Insha Allah

  • @NahiiBaabaa
    @NahiiBaabaa 14 дней назад

    Ax ax ax hooyo mcn wllh caloosha ihurtay sorry 😢 ilaahay baa kaa saari in sha allaah

  • @bdkommy-ni4cu
    @bdkommy-ni4cu 15 дней назад +1

    Hooyo mcn❤😢🥺😭🤲🤲

  • @YaqubYussuf-w6o
    @YaqubYussuf-w6o 13 дней назад

    سبحان الله ماهذا

  • @fatimaali4343
    @fatimaali4343 16 дней назад

    Subhanallah may Allah help you mama. Sorry

  • @XamdiXasan-yc5vu
    @XamdiXasan-yc5vu 15 дней назад

    Allah haidinka saro dhibkaas

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 17 дней назад +2

    HOYADA INDHAHEEDA WEY YARA ??(ALLAH) ayaa OG waxa jira!! RUN IYO BEEN WIXII JIRA(RABBI) ayaa OG!!MAXAA 7 WALAALADEEDA IYO UBADKEEDA NINKII DHALAEY IYO YOLKII OO DHAN??WAXBADAN AYAA YARA KHALDSN(ASTAGHFIRULLAH)(RABBIYOW) I SAAMAX(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲

  • @hiloowlenuur7509
    @hiloowlenuur7509 16 дней назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭يا الله

  • @fadumosaid5170
    @fadumosaid5170 16 дней назад

    Allah ha idin caafiyo

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 16 дней назад

    Ilahay ha ku hiliyo

  • @jamaomar1261
    @jamaomar1261 15 дней назад

    Alle xagiisa ucarar oo bari

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 15 дней назад

    Tell iyo mageceeda oo 3dexan muxuu meesha ugu sooworiwaayey say ucaaw8yaan cidii ay awooda.

  • @HindamohamedHindamohamed-zm7yg
    @HindamohamedHindamohamed-zm7yg 16 дней назад

    Mama allaah hakucaafiyo

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 17 дней назад +2

    Bisinka hooyadu weyba la ogeydmiyaa waxaas waxaa looqaatey iney umadda soomaaliyeed cawimaad weydiistaan ilaahey kasokow waalacaawinlahaa ayagoon isceebeynin

  • @fadumosaid5170
    @fadumosaid5170 16 дней назад

    Mamad lamadhamaysan rako Allah dhibka Allah hakaqado adiga iyo wiilka yarka ah aabaha abaalkisa waa helya insha Allah

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 16 дней назад

      Aabe ma cilaan uso mariyay ke shall ugaliyay o yiri somali weyn soo dhac allaah haka cafiyo laakiin maamadaan wey qaldantay

  • @abdillahimuse
    @abdillahimuse 14 дней назад

    Iiman ma lihid sidaasu Alle kugu naxariistayba Naa sun Cab aduun iyo aakhiro waxba kuma yaalane uf

    • @zimranzocodwanga1170
      @zimranzocodwanga1170 14 дней назад

      Alle ka cabso ee iska dhaf digashad qof walba wuxu yahay alle ba la xisab tamaye

  • @TeMo-h7i
    @TeMo-h7i 17 дней назад +1

    Hoyo ilhy ha ku garabgalo😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @asmaali1271
    @asmaali1271 17 дней назад +1

    Illaahow ugargaar

  • @KhalidIsmail-yq1om
    @KhalidIsmail-yq1om 14 дней назад

    Dalka iyo dadka iyo diinteena badbaadin ayay rabaaan bulshooy ee baraaaruja ama aaan sidaan u dabar go'no wlhi waa murugo iyo ciil subxanallaaah.

  • @MohamaadMusaAbdi
    @MohamaadMusaAbdi 16 дней назад

    Wallahi wareer waa

  • @jaamacmohamacalin8735
    @jaamacmohamacalin8735 14 дней назад

    Ax ax hooyo mcn allh 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @JfhJzjd
    @JfhJzjd 15 дней назад +1

    لا حول ولا قوه الا بالله الله يعينها

  • @AaminoCali-q9z
    @AaminoCali-q9z 15 дней назад

    Sorry hooyo mcn Allah ku xafido aamin 🥺

  • @xabsocuud7523
    @xabsocuud7523 17 дней назад +2

    Sorry hooyo mcn Allah haku caflyo 😢😢😢

  • @MohamedAdan-hg8si
    @MohamedAdan-hg8si 15 дней назад

    Mama Allah hakunaharisto hakuthambidafo irsaqath wasaaa waye hawenki sokaa ee salatil leyl tuko Ina maal usri yusra albaba ayu furii runti

  • @Zalataanshow
    @Zalataanshow 16 дней назад +1

    Hooyo 😢😢😢😢😢😢

  • @rodamahamoud
    @rodamahamoud 16 дней назад

    subhannallah

  • @RahmaHassan-w6y
    @RahmaHassan-w6y 16 дней назад

    She doesn't regret that she has done she is just blaming her exhausted and his children because they exposed her, what a shocking

  • @ruweydamohamed1227
    @ruweydamohamed1227 16 дней назад

    Sorry hooyo mcn😢 Allah cafimat hanisiyo. Ameen ya rabi.