Fillo cusub iib ah,Xafada Towfiiq, Farmashiye Kuulow,Yaaqshiid,Qiimaha 105kun,+252610482060 WhatsApp
HTML-код
- Опубликовано: 7 сен 2024
- Filo🏝 iib ah
Waxaa laguu haayaa Guri iib ah ku taalo Magaalada Muqdisho, Degmada Yaaqshiid
Cabirkiisa: 20×10
Document: Saxan. (Maxamed siyaad)
Degmada: Yaaqshiid
Xaafada: Towfiiq/Farmashiye kuulow
Waddadisa: 2 jidle ah, Wada weyn saaran
Qiimaha: 105,000$ iyo Heshiis.
Waxii Farah faahin ah kala xiriir +252 61 4194979, +252610482060(WhatsApp)
F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw iyo Adeeg ku raali galiya
Masha allaah ❤
Waxaad moodaa meel laga guuray waxa wasakhda taalo iyo wadooyinka gododka ah
105 kun malaha lacagta ayaa warqado noqotay
50 kun igasii
Jaamacada muqdisho dhulkeeda noofiiri meequmaraa kasa kuhaysana una dhow jamacada muqdisho
Maxaa gudaha guriga inoo tusi weysay