BILICDA WADADA KALA BARTA BOONDHEERE IYO WARDHIIGLEY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • BILICDA WADADA KALA BARTA BOONDHEERE IYO WARDHIIGLEY

Комментарии • 57

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox 4 месяца назад

    Maashaa allaah eedo maanta xusuusdheer ayaat natustay iskul yasin cismaan ayaankasoobaxay wasaarada caafimaadka oo kasoo horjeedana waakasooshaqeeyay oo hada aanan muuqan oo booskeedii jaqafyo kadhisnyihiin saan u qaatay aniga wadada janaraal daa uudna waa kulugayn jiray ilaa nasiibuundo aan lalaamo dhinaca boondheere jii radii aybintow dhamaan intiidhimatay alaha unaxariisto adigana jisaakalaah khayr

  • @حبيبهعلي-م4ف
    @حبيبهعلي-م4ف 3 года назад +2

    Walashey waan kusalamey wadadaan kasobaxdah daljirkah ee gashah sinaay waxa ladhihijirey nasib bunduh dhinacan bidinah waxa kuyalah jidkalagos ah oo dhinacah midigtah waxuuh adah manabolyo nicah bidih danah waxuuh adah madaxtoyadah
    Markah dowladiih horeh waxa ladhihijirey nasib bundoh waan nah wadonkiih horeh
    Mashalaah ilahaay wadankenah hanah barakeyo(amiin)
    Xatah waxah kuyalah dagmadah bondhereh waxanah udhow sinay

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 2 года назад

    SACDIYO HASAN
    SACDIYO CADEY
    KHEER ALAAH KA SIIYO XASUUSINTA
    MR D. M. Y FROM LONDON UNITED KINGDOM MANY THANKS AND GOD BLESS YOU

  • @aminaabdulle9098
    @aminaabdulle9098 3 года назад +1

    Masha Allah tabaraka raxman jazakalu kheyran walaashey waa labadii degmo midna aanku dhashay tankalena aanku soobarbaarey 💜💜💜🥰🥰🥰

  • @fadumahussein777
    @fadumahussein777 3 года назад

    Masha allaah allaha ku xifdiyo muqdisho lama halmaami karo muqdisho waa la xumeeyey yaa xaalmarindoono boodheere taariihk ayey leedahay

  • @abdimoha9206
    @abdimoha9206 2 года назад +1

    Asc
    Waa sax wadada waxaa la yiraahdaa Janaral da'ud waxay bartaa wadiyinka Nasib buunde,wadnaha,3o-ka illaa wadada warshadaha mahadsanid ukhti aziiza

  • @syedadilmehdi5246
    @syedadilmehdi5246 2 года назад

    Salamunalekum Ajmal. I liked your Vlogs. Can you also post your vlogs in English. Appreciation from India 🇮🇳

  • @zakimahad2359
    @zakimahad2359 3 года назад

    mashallah waa video wanaagsan balse markaad dadka wax bareyso dadka bar wax aad hubto waayo waxaa ii muqata in aqoon u laheyn meesha iska qabtaan bondheere iyo war dhiigleey hada meel boondheere ah kusheegtay in tahay wardgiigleey marka adiga horta is bar inta dadka wax barin boondheere iyo war dhiigleey waxey iska galaan markaad soo dhaafto is goyska boondheere timaado balse taalada laamiga dalcada 2daas dhinac waa boonndheere fadlan qaladkaas iska sax

  • @musdafkarama3369
    @musdafkarama3369 2 года назад

    Wll qali Masha Allah dhemaney

  • @somalitiktok232
    @somalitiktok232 3 года назад

    M.a wlhi waa video aad uqurux badan. Aniga marhore aya igu danbeeysay dalkeyga hooyo aad ayu isku badalay m.a. hormar wacan ayan ku raejena wanku saaray wlshy

  • @abdirahmanmahamud1296
    @abdirahmanmahamud1296 Год назад

    Yaasiin cismaan ilaa afrta jardiino labada waa Boondheere Afarta jardiino ilaa siinaay waxay wadadu noqonaysaa Bondhere iyo wardhiigley
    Mahadsanid

  • @udbiabdi742
    @udbiabdi742 3 года назад +2

    Eedo Masha Allah wad ku mahadsantahay sidda isu xiil-qaantay in jiilka dambe ama sanooyinka sosocdaba ay arkaan isbedlka Muqdisho.waxaad sameysay video achieve ka geli kara waa documentaries Muqdisho laga ogaan-karo hor-umarka u wadaanku u gaaray.

  • @musdafkarama3369
    @musdafkarama3369 2 года назад

    Keep going my sister

  • @kaltumali7250
    @kaltumali7250 3 года назад

    Masha Allah

  • @عادلبحيري
    @عادلبحيري 3 года назад

    مشاء الله الله يحفظكم ويحفظ الصومال

  • @harunomar2573
    @harunomar2573 2 года назад

    Asc walaal bilic Uma jeedno ee meelo bilic keh na tusi

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan689 3 года назад +1

    masha Allah wlshey horumar wacan

  • @nadifaaddow2393
    @nadifaaddow2393 2 года назад

    Masha,Allaah,gurigeena,ayaa,itustay,qeybtiisa,kore,,dhinaca,wardhiigley.💞🥰

  • @faadumoxirsi4970
    @faadumoxirsi4970 3 года назад +1

    MashaAllaah tabaarkaAllaah Sacdiya hore usoco in shaAllaah

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein4446 Год назад

    Wardhiigley❤ miss u

  • @abadulrazakahmed2952
    @abadulrazakahmed2952 3 года назад +1

    Mash allah wlshy xasuus wacan

  • @cabdixakiimcumar8330
    @cabdixakiimcumar8330 3 года назад

    waad ku mahadsantahay dhamaan vidoeska aad nala wadaagto. Sixid yar aan kugu daro wadadan labadeeda dhinacba waa isla degmada Boondheere xadka labada degmo waa wado kale oo tan maaha.

  • @Shaarkeey100
    @Shaarkeey100 3 года назад +2

    Muqdisho Bombay ee noqotay Magaalo bajaaj. Quruxda Magaalada bahashaas aa dilee

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 3 года назад

    Masha Allah abayo

  • @abdulkadira75
    @abdulkadira75 3 года назад +1

    Sacdiyo, maasha allaah. illaah haku dhowro aaamiin. agtaada waa lagaa ag quurinaayaa....hhh

  • @kaltumali7250
    @kaltumali7250 3 года назад

    Very nice 😊

  • @nadifaaddow2393
    @nadifaaddow2393 2 года назад

    Qeyr,wanting, dhulka,sòwqurux,unoqonaa hadaan qaaducu,dariiqa,lags,qaban.

  • @kiprich920
    @kiprich920 3 года назад +1

    Ukhti anagabo wakhtigi dowlada waba yareen saas ee tahay yakhshiid ceel tubaweyne aan kudhashey waan garanwaayey waakutageersanahay ukhti allah yaxfadag

    • @وسطيمسلم
      @وسطيمسلم 3 года назад

      Dowlada la sheegaayo waaba layaabanhay soo dowlado kale soomaliya soo ma marin miyaa misa sheekada waa sheeko qaldan

  • @sharmaarkeomar2019
    @sharmaarkeomar2019 3 года назад

    nabee anaa igaar reer wardhiigley ah waxaan jeclaan lahaa inaa wardhiigley natusto barkee 15 sano kahor a igu dambeesay

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 3 года назад

    Masha Allah waan aqaanaa aniga ka so baray

  • @abdiyowmohamed5016
    @abdiyowmohamed5016 3 года назад

    Aan ku soo waco wax yaabo badan aan kuu sheego magaladan Muqdishu sacdiyo

  • @halimoosman9164
    @halimoosman9164 3 года назад

    Aswr اانا اسئل للك

  • @yahyebestwaabari5423
    @yahyebestwaabari5423 2 года назад

    Janaral waa siinaaay

  • @hanimohamed5957
    @hanimohamed5957 3 года назад +1

    Mashalah waxaan arkay gurigeena aan moogahay 2 bil bes

  • @iskoonaking8665
    @iskoonaking8665 3 года назад

    Wadadaan waasax waxaa layiraahdaa jeneraad daa'uud waxeeyna ku ekeeyd ilaa iyo baar ayaan wadada sodonka waxuu kaloo kumagacaaban yahay school oo isla wadadaas hor marto

  • @abubakaryusuf30
    @abubakaryusuf30 3 года назад +1

    ilaa dahabshiil no soo duub iyo mayada carabta

  • @abdiyowmohamed5016
    @abdiyowmohamed5016 3 года назад

    Asc
    Sadiyo sababta aad u soo jawAbi weysid waan gartay

    • @abdiyowmohamed5016
      @abdiyowmohamed5016 3 года назад

      Wcs
      Sacdiyo meeshaas biyaha fariista bari samaadi meel maaqrka xoolaha lagu wari jirey waxaa kale aan xasuusta, degmadda agteeda bacaad ku yaakey soonkii intaan afurka la gaaren balooni ku cayaari jirney

  • @fadumahussein777
    @fadumahussein777 3 года назад

    Dhul dowlad kaliya ma aha waxaa ku jira sartii shot uu lahaa dowlada waxay aheed sukurisiyoone sartii la dhihi jiray. Wasaarada cafimaadka gadasheeda waa boondheere waxaa kala bara jidka gala madaxtooyada

  • @fadumahussein777
    @fadumahussein777 3 года назад

    Adada bilicdeedii aad ayey u xuntahay sidan hadey ku qurxoontahay waa cajiib siday ahaan jirtay hadii loo fiiriyo. Weligeed waxay aheed biyo fariisin iyo buulo maqaareey

  • @ashaahmed7234
    @ashaahmed7234 3 года назад +1

    Maanabolyo plz abayo

  • @nimcoomar7611
    @nimcoomar7611 3 года назад

    adi habergidir ma tahey karaan soo duub

  • @iskoonaking8665
    @iskoonaking8665 3 года назад

    Wada walbo oo dhisan malaha nadaafad dad badan oo weeydiiyayna waxeey ii sheegeen hadeey is xilqaamaan in loohanjabaayo ama ladilaayo waa ayaan daro kale oo aan kanaxay weeyna dhacday hooyooyin ayagoo nadaafad kujiro naftooda kuwaaye marka umadsaas ah waa dhib ineey asaagood hiigsadaan teeda kale lodan yaa iska leh toloow aaway dadkii xoolahaan lahaa

  • @saidhussein8669
    @saidhussein8669 3 года назад +2

    Walaashay wadadaan maahan tan kala barta labada degmo ee bidixdaada ayay kaa xigtaa mana lamaro because ma arkin wax video ah oo laga soo duubay waxayna tagtaa isgoyska siinaay iyo general daauud lkn tan aa hada ku socoto waxay tagtaa afarta jerdino iyo Suuq Bacaad

    • @Shaarkeey100
      @Shaarkeey100 3 года назад +1

      Gabadha waa saxsantahay wadadaan waa via jeneraal dauud, ajibka Siinaay ilaa baar ayaan, ilaa stadio Muqdisho Jidka warshadaha ey isku xirtaa. Wadada afarta jardiino goysa waa tan Isgoyska Hotel juba ka bilaabata ilaa Isgoyska Towfiiq

    • @saeedahmed5023
      @saeedahmed5023 3 года назад

      Waa adada bondheere ilaa isgoyska siinaay Wuxi ka shisheeya waa wadada General Daauud

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 2 года назад

    3 ILAA 4 DEGMO DHEH DEGMADA SHANGAANI DEGMADA WARDHIIGLAY
    DEGMADA SHIBIS

  • @abdlrahman8498
    @abdlrahman8498 3 года назад

    Malab waay abaay hure yousucu

  • @mx112e6
    @mx112e6 3 года назад +1

    Magaalada waa wada Bajaaj😂😂 "New Delhi " ayayba ka dartay Muqdisho caddey

  • @halimoosman935
    @halimoosman935 3 года назад

    Jidk jiniral daauud ayaa ladhah

  • @fadumahussein777
    @fadumahussein777 3 года назад

    😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdiazizmohamed3249
    @abdiazizmohamed3249 3 года назад

    waad khaLDantahay adigaaba aqoon xamar ee dadka Beenta ka dhaafa soo sawer entaas aya ku fiican tahay

  • @kiprich920
    @kiprich920 3 года назад +1

    Masha allah