Daldhis Real Estate
Daldhis Real Estate
  • Видео 1 637
  • Просмотров 930 316
Laba boos iib ah, Xaafada Sar kuusta,Degmada Garasbaaley, 40×20 ah Jaay saaran +252610482060WhatsApp
2 boos 🏝 iib ah
Waxaa laguu haayaa laba boos iib ah, ku yaalaan Magaalada Muqdisho, Degmada Garasbaaley
Cabirkiisa: 40×20 Calaa boos
Document: Saxan.
Degmada: Garasbaaley
Xaafada: Sar kiusta
Waddadisa: Wada weyn Jaay ah saaran
Qiimaha: 120,000$ iyo Heshiis.
Waxii Farah faahin ah kala xiriir +252 61 2651919, +252610482060 (WhatsApp)
F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw iyo Adeeg ku raali galiya
Просмотров: 56

Видео

Dhul iib ah, 2boos, Xaafada Sar kuusta, Garasbaaley, 20×20 ah, Qiimaha 120kun +252610482060 WhatsApp
Просмотров 8811 часов назад
2 boos 🏝 iib ah Waxaa laguu haayaa laba boos iib ah, ku yaalaan Magaalada Muqdisho, Degmada Garasbaaley Cabirkiisa: 20×20 Calaa boos Document: Saxan. Degmada: Garasbaaley Xaafada: Sar kiusta Waddadisa: 2jidle yaal, Wada weyn Jaay ah saaran Qiimaha: 120,000$ iyo Heshiis. Waxii Farah faahin ah kala xiriir 252 61 2651919, 252610482060 (WhatsApp) F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo ...
Dhul iib ah, Degmada Daarusalaam/Jaayga Rati weyne,Cabirka 20x15,Qiimaha 24kun +252610482060WhatsApp
Просмотров 9721 час назад
Boos🏝 iib ah Waxaa laguu haayaa boos iib ah, ku yaalo Magaalada Muqdisho, Degmada Daarusalaam Cabirkiisa: 20×15 Document: Saxan. Degmada: Daarusalaam Xaafada: Jaayga rati weyne Waddadisa: Wada weyn, Jaay saaran Qiimaha: 24,000$ iyo Heshiis. Waxii Farah faahin ah kala xiriir 252 61 2651919, 252610482060 (WhatsApp) F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw iyo Adeeg ku raali galiya
Boos iib ah, Xaafada Zeytuun,Degmada Daarusalaam, Cabirka 20×15,Qiimaha 50kun, +252610482060WhatsApp
Просмотров 16621 час назад
Boos🏝 iib ah Waxaa laguu haayaa boos iib ah, ku yaalo Magaalada Muqdisho, Degmada Daarusalaam Cabirkiisa: 20×15 Document: Saxan. Degmada: Daarusalaam Xaafada: Zeytuun Waddadisa: Wada weyn saaran Qiimaha: 50,000$ iyo Heshiis. Waxii Farah faahin ah kala xiriir 252 61 2651919, 252610482060 (WhatsApp) F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw iyo Adeeg ku raali galiya
Guri iib ah, M.Xarbi/ Furayaasha, Degmada Wardhigley,Bari ujeed,Qiimaha 230kun +252610482060WhatsApp
Просмотров 13722 часа назад
Guri🏝 iib ah Waxaa laguu haayaa Guri iib ah ku yaalo Magaalada Muqdisho, Degmada Wardhigley Waxaa ka dhisan 5 qol Cabirkiisa: 13×13 Document: Saxan. (Maxamed Siyaad) Degmada: Wardhigley Xaafada: Cali Kamiin, Furayaasha/ Maxamuud xarbi Qiimaha: 230,000$ iyo Heshiis. Waxii Faah faahin ah kala xiriir 252 61 2651919, 252610482060(WhatsApp) F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw...
Boos iib ah, Daarusalaam, Xaafada Zeytuun 20×15, Laamiga u dhaw,Qiimaha 65kun +252610482060 WhatsApp
Просмотров 1312 часа назад
Boos🏝 iib ah Waxaa laguu haayaa boos iib ah, ku yaalo Magaalada Muqdisho, Degmada Daarusalaam Cabirkiisa: 20×15 Document: Saxan. Degmada: Daarusalaam Xaafada: Zeytuun Waddadisa: Wada weyn saaran Qiimaha: 65,000$ iyo Heshiis. Waxii Farah faahin ah kala xiriir 252 61 2651919, 252610482060 (WhatsApp) F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw iyo Adeeg ku raali galiya
Boos beec ah, Xaafada Al-cadaala, Heliwaa, Bari ujeed, 15×15, Qiimaha 25kun +252610482060 WhatsApp
Просмотров 912 часа назад
Dhul 🏝 iib ah Waxaa laguu haayaa Dhul iib ah ku yaalo Magaalada Muqdisho, Degmada Heliwaa Cabirkiisa: 15×15 Document: Saxan. (Maxamed Siyaad) Degmada: Heliwaa Xaafada: Al-cadaala Qiimaha: 25,000$ iyo Heshiis. Waxii Faah faahin ah kala xiriir 252 61 2651919, 252610482060(WhatsApp) F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw iyo Adeeg ku raali galiya.
Hada dhul ka rabtid Beyxaani,Geedoole iyo dhamaan Xaafadaha Kaaraan iyo Shibis +252610482060WhatsApp
Просмотров 1482 часа назад
252610482060(WhatsApp) 252 61 2651919
Boos iib ah, Xaafada Beerta, Degmada Daarusalaam, Jaay saaran, Qiimaha 27,000 +252610482060 WhatsApp
Просмотров 1752 часа назад
Boos🏝 iib ah Waxaa laguu haayaa boos iib ah, ku yaalo Magaalada Muqdisho, Degmada Daarusalaam Cabirkiisa: 20×15 Document: Saxan. Degmada: Daarusalaam Xaafada: Zeytuun Waddadisa: Wada weyn Jaay ah saaran Qiimaha: 27,000$ iyo Heshiis. Waxii Farah faahin ah kala xiriir 252 61 2651919, 252610482060 (WhatsApp) F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw iyo Adeeg ku raali galiya
Boos iib ah,Towfiiq,Yaaqshid, Laamiga Janaraal Daa'ud, 30×30 Qiimaha 280kun +252610482060 WhatsApp
Просмотров 1612 часа назад
Boos 🏝 iib ah Waxaa laguu haayaa Boos iib ah ku yaalo Magaalada Muqdisho, Degmada Yaaqshiid Cabirkiisa: 30×30 Document: Saxan. (Maxamed Siyaad) Degmada: Yaaqshiid Xaafada: Towfiiq Wadadiisa: 2 Jidle, Laamiga Janaraal Daa'uud saaran Qiimaha: 280,000$ iyo Heshiis. Waxii Farah faahin ah kala xiriir 252 61 2651919 252610482060(WhatsApp) F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw iy...
Boos Beec ah, Xaafada Sar kuusta, Cabirka 20×20, Qiimaha 55kun, +252610482060 WhatsApp
Просмотров 1532 часа назад
Boos🏝 iib ah Waxaa laguu haayaa boos iib ah, ku yaalo Magaalada Muqdisho, Degmada Garasbaaley Cabirkiisa: 20×20 Document: Saxan. Degmada: Garasbaaley Xaafada: Sar kiusta Waddadisa: Wada weyn Jaay ah saaran Qiimaha: 55,000$ iyo Heshiis. Waxii Farah faahin ah kala xiriir 252 61 2651919, 252610482060 (WhatsApp) F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw iyo Adeeg ku raali galiya
Guri iib Xafada Cadayga/Buul Cali Xamuud, Wadajir, 26aaf 20×10, 5 Qol, 2jidle +252610482060WhatsApp
Просмотров 7884 часа назад
252610482060 WhatsApp, 252 61 2651919 Qiimaha 80,000
Dhul iib ah, Abaay dhaxan, 15 boos ah, Cabirka 20×20 calaa boos, Xeebta u dhaw +252610482060WhatsApp
Просмотров 1837 часов назад
15 boos 🏝 iib ah Waxaa laguu haayaa Toban Boos iib ah ku yaalaan Magaalada Muqdisho. Cabirkiisa: 20×20 Document: Siyaad bare Deegaanka: Jaziira Xaafada: Abaay dhaxan Qiimaha: 27,000$ iyo Heshiis Calaa boos Waxii Farah faahin ah kala xiriir, 252 61 4194979, 252610482060(WhatsApp), F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw iyo Adeeg ku raali galiya
Guri iib ah, Xafada Maxamuud Xarbi/ Furayaasha, Degmada Wardhigley, 2jidle ah +252610482060 WhatsApp
Просмотров 8197 часов назад
Guri🏝 iib ah Waxaa laguu haayaa Guri iib ah ku yaalo Magaalada Muqdisho, Degmada Wardhigley Waxaa ka dhisan 4 qol Cabirkiisa: 13×13 Document: Saxan. (Maxamed Siyaad) Degmada: Wardhigley Xaafada: Cali Kamiin, Furayaasha/ Maxamuud xarbi Qiimaha: 210,000$ iyo Heshiis. Waxii Faah faahin ah kala xiriir 252 61 2651919, 252610482060(WhatsApp) F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw...
Fillo iib ah, Xaafada Wajeer, Degmada Kaaraan, Fillo 4 qol ah, +252610482060 WhatsApp
Просмотров 5079 часов назад
Fillo 🏝 iib ah Waxaa laguu haayaa Guri iib ah ku yaalo Magaalada Muqdisho, Degmada Kaaraan. Cabirkiisa: 12×12 Document: Saxan. (Maxamed siyaad) Degmada: Kaaraan Xaafada: Wajeer Waddadisa: 2 jidle Qiimaha: 115,000$ iyo Heshiis. Waxii Farah faahin ah kala xiriir 252 61 4194979, 252610482060(WhatsApp) F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw iyo Adeeg ku raali galiya
Dhul iib ah, Abaay dhaxan,Waa 15 boos, Cabirka 20×20 calaa boos, Xeebta u dhaw +252610482060WhatsApp
Просмотров 97712 часов назад
Dhul iib ah, Abaay dhaxan,Waa 15 boos, Cabirka 20×20 calaa boos, Xeebta u dhaw 252610482060WhatsApp
Boos iib ah, Xafada Baabu raqiis/Al-cadaala Degmada Heliwaa, Bari ujeed,15×15, +252610482060WhatsApp
Просмотров 48614 часов назад
Boos iib ah, Xafada Baabu raqiis/Al-cadaala Degmada Heliwaa, Bari ujeed,15×15, 252610482060WhatsApp
Dhul iib ah,2boos, Xafada Sar kuusta,Degmada Garasbaaley, 20×20 ah Jaay saaran +252610482060WhatsApp
Просмотров 87316 часов назад
Dhul iib ah,2boos, Xafada Sar kuusta,Degmada Garasbaaley, 20×20 ah Jaay saaran 252610482060WhatsApp
Xaafadaha dhinac Kaaraan iyo Yaaqshiid, Dhulal iyo Guryo waa ka heynaa, lasoo xiriir +252610482060
Просмотров 14616 часов назад
Xaafadaha dhinac Kaaraan iyo Yaaqshiid, Dhulal iyo Guryo waa ka heynaa, lasoo xiriir 252610482060
Xaafadaha Degmada Yaaqshiid, Dhul hada ku leedahay beec ah laso xiriir +252610482060WhatsApp
Просмотров 15516 часов назад
Xaafadaha Degmada Yaaqshiid, Dhul hada ku leedahay beec ah laso xiriir 252610482060WhatsApp
Fillo qurux badan iib ah, Xaafada Shakti, Degmada Yaaqshid, Qiimaha100kun +252610482060 WhatsApp
Просмотров 35816 часов назад
Fillo qurux badan iib ah, Xaafada Shakti, Degmada Yaaqshid, Qiimaha100kun 252610482060 WhatsApp
Dabaq iib ah, Boondheere,Tabeelaha jaceylka,Laamiga 4aad ka ah, Qiimaha 250kun +252610482060WhatsApp
Просмотров 15116 часов назад
Dabaq iib ah, Boondheere,Tabeelaha jaceylka,Laamiga 4aad ka ah, Qiimaha 250kun 252610482060WhatsApp
Dhul iyo Guryo raqiis ah Muqdisho gudaheeda hadaa u baahan tahay, Lasoo xiriir +252610482060WhatsApp
Просмотров 25516 часов назад
Dhul iyo Guryo raqiis ah Muqdisho gudaheeda hadaa u baahan tahay, Lasoo xiriir 252610482060WhatsApp
Guri iib ah, Xaafada Ceelka cali cumar, Degmada Wadajir, Cabirka 20×20,+252610482060 WhatsApp
Просмотров 21816 часов назад
Guri iib ah, Xaafada Ceelka cali cumar, Degmada Wadajir, Cabirka 20×20, 252610482060 WhatsApp
Gudaha iyo banaanka filo dhismihii dhexe ah +252610482060 WhatsApp
Просмотров 27216 часов назад
Gudaha iyo banaanka filo dhismihii dhexe ah 252610482060 WhatsApp
Xaafadaha Jaziira, Jaziiro ilaa Muqdisho Hadaa Dhul ka rabtid lasoo xiriir +252610482060 WhatsApp
Просмотров 12116 часов назад
Xaafadaha Jaziira, Jaziiro ilaa Muqdisho Hadaa Dhul ka rabtid lasoo xiriir 252610482060 WhatsApp
Boos iib ah, Degmada Daarusalaam/Jaayga Rati weyne, Cabirka 20x15, Qiimo jaban +252610482060WhatsApp
Просмотров 75719 часов назад
Boos iib ah, Degmada Daarusalaam/Jaayga Rati weyne, Cabirka 20x15, Qiimo jaban 252610482060WhatsApp
Dhulalka ceel macaan ee 2022 ahaa
Просмотров 27419 часов назад
Dhulalka ceel macaan ee 2022 ahaa
Barxad ama parking la saaray interlock & albaab guri filo si casri ah u dhisan +252610482060WhatsApp
Просмотров 17919 часов назад
Barxad ama parking la saaray interlock & albaab guri filo si casri ah u dhisan 252610482060WhatsApp
Gudaha guri dhismihi dhexe ah +252610482060 WhatsApp
Просмотров 17219 часов назад
Gudaha guri dhismihi dhexe ah 252610482060 WhatsApp

Комментарии

  • @babusalma5137
    @babusalma5137 14 минут назад

    Ninkaan dadka aan adduunka la socon ayuu wax u beeciyaa. 120 kun ku lahaa. Kkkkk.

  • @nurhirabe9370
    @nurhirabe9370 5 часов назад

    Adigoo raali ah, si fiican ma aadan u soo duubin. Waa isku qasan yahay.

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 19 часов назад

    Meqa waye

  • @user-jp9mu1of2r
    @user-jp9mu1of2r День назад

    Deegaan maahan meeshan dadka degan gofley waaye adeer

  • @Masago2025
    @Masago2025 2 дня назад

    Filo dhisan oo 100000 ah ilmaha xuma waayoo booska aaba 80 cml aniga hada ayaan xamar ka imid qiimaha meel sare ayuu mara

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 3 дня назад

    Nusboos waxbo kadhisneen $210kun wax laga xumado waaye wadanka lacag malahan in layirahdo

  • @Masago2025
    @Masago2025 3 дня назад

    115 kun us cabirka guruga 12×12 wixi macquul ah soo gudbiya boos 20×10 aMa 20/20 ayaa lagu heli karaa lacagtaas qurba joogta halo naxariisto beeca yareeya

  • @abduahmed46
    @abduahmed46 4 дня назад

    Wlh kam in uu baac yahay umaleynaaa dadka in aysan waxna qorin waxa aqrin miyaaad midaaa in lesku wada gado 405 kun✍️

  • @ahassan1225
    @ahassan1225 4 дня назад

    Cayaar cayaar.

  • @Masago2025
    @Masago2025 4 дня назад

    Xamar hadaad gadato 40 km meel u jirto xataa waa magaalo.Somalia waxaa ku socdo kobac mug dhow waxeey gaaree marko iyo shalaambood

    • @munahassen9095
      @munahassen9095 4 дня назад

      ❤vzjshJzdisgxlsfzsjfaajsgaCAgzosfzPfssxosxshzgshFahIzgazhzuzisgzsczbkqzvk(--^#@$○■◇☆dgcwsfhesgczbekdgaldhdnsiigslsjsdfdsdgbzkssigzkzkaiuwsghksishhhskdgiwjjsnkqsnbdcdowgddhd

    • @ahassan1225
      @ahassan1225 4 дня назад

      Ma fahmin qoraalkaas iigu celi.​@@munahassen9095

    • @QadroMohamed-l3b
      @QadroMohamed-l3b 4 дня назад

      ​@@munahassen9095maasha alah mahadsanid madaama Aad shalambadeen Aad noo sheektay

  • @abdullahialiyusuf1961
    @abdullahialiyusuf1961 5 дней назад

    Sida rasmiga ah beecaas wa 10 kun o isku dhamad ah Birimana wa leedahay Jaayguu saarayhy na waa leedahy Sugunta waayane wa ledahy

  • @babusalma5137
    @babusalma5137 6 дней назад

    Dadku ma waalna.

  • @sheikhsalah9613
    @sheikhsalah9613 6 дней назад

    Meeqa waaye

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 6 дней назад

    Nus 25 kun isoo wargali haduu documenti sax heysato.

  • @faizafaba7223
    @faizafaba7223 7 дней назад

    Calaa boos £30.000 ku ficnyhy❤

  • @asha4100
    @asha4100 7 дней назад

    Qiimaha plz soqoraa

  • @husseind7942
    @husseind7942 7 дней назад

    Dhulķu waa imisa lacagtiisu.

  • @Ibrahim7539Ibrahim
    @Ibrahim7539Ibrahim 7 дней назад

    5000 i.h.a. sii

    • @munahassen9095
      @munahassen9095 7 дней назад

      VfiisgasgzhUzgHCKcsoashlasvajsvsvsusvwhsOsgaohskagsvsskwcisfqisfksfsozjcahsugaisgauaJUssuaosgcs❤

  • @CaliCali-yw1us
    @CaliCali-yw1us 8 дней назад

    Guuleyso

  • @user-jp9mu1of2r
    @user-jp9mu1of2r 8 дней назад

    Wax dhisan uma jeedo adeer 4 cid oo goofkey ah ayaa degan meeshan

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 9 дней назад

    Qaasha ka badatay

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 9 дней назад

    Nus 25 kun ma la iga gada?

  • @user-jp9mu1of2r
    @user-jp9mu1of2r 10 дней назад

    Umaqalmado lacagtaas adeer

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 10 дней назад

    Qiimihiisa waa meeqa

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 10 дней назад

    war waa qaali booskas $30kun kabadan waa wali meelduur ah $60kun No way

  • @Maryam_Nuur_Geesey
    @Maryam_Nuur_Geesey 11 дней назад

    😂😂😂

  • @aweyscadde9633
    @aweyscadde9633 11 дней назад

    Adeer aan ku saxo xaafada waa cabdi Casiis

    • @mahadahmed7029
      @mahadahmed7029 11 дней назад

      Adiga isasa sax bro meshan c/casiis waxba kama gelin waa ex radio banadir ama xaafada bood allaha u naxariistee

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 12 дней назад

    Guriga intu joga dhul ebera ka so qabta

  • @user-jp9mu1of2r
    @user-jp9mu1of2r 12 дней назад

    Waaba qaaliyee intee loosocdaa ?

  • @Masago2025
    @Masago2025 12 дней назад

    Dhul kaa dheer kuma dhaxantiro london adiga maa iska leh fooogta subax lagu dhihi karaa qaxooti uma baahnin e kaaraan haka suka marin

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 12 дней назад

    Yaah $230 000kun 😂😂 London maan uga gatto gurigaas eberka dhul cidlaa waxba ma dhaamo waa wadan waashey

    • @mohamba
      @mohamba 12 дней назад

      wadanka waxa waalayo waa system la,aan

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 12 дней назад

    Mashaa Allah thank information

  • @husseind7942
    @husseind7942 13 дней назад

    Ayaantaan xayaysiintiini mààlayacñi baÿ noqàtay .

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 13 дней назад

    Dhul 10 qofa hadhow warqado kale hadi lala so baxo oo leygu qabsado yaa masuul ka ah qiimahana sheeg

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 13 дней назад

    Qiimaha iyo meshu ku yaalo sheegehe

  • @user-qg7rl6yu4m
    @user-qg7rl6yu4m 13 дней назад

    Xaafadeeyda waaye,kaayaga xitaa waa beec

  • @fadma638
    @fadma638 13 дней назад

    Maxaad qarineysaa waa imisa? Laamiga waa kaas😂

  • @cabdiraxmancabdi6152
    @cabdiraxmancabdi6152 13 дней назад

    Masha Allah daldhis wakusalamy

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 13 дней назад

    Wadada wershadaha uu u egyahay dhinaca wershada baastada dhulkaas dhul doladeed iyo dhul daarood uu u egyahay

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 13 дней назад

    Hayeey somaaliyeey dhulkaan dhulkii dowlada oow u egyahay

  • @darkskull9133
    @darkskull9133 13 дней назад

    Qeemaha sheeg lagu rabo dhulka

  • @km300ge
    @km300ge 13 дней назад

    Fadlan guryaha markaad film kasoo duubeeysaan xushmeeya dadka degan ee u sheega in video ka duubeeysaan Thanks

  • @amalsheikh1154
    @amalsheikh1154 13 дней назад

    Meekho aalagadaya booskiba noo soo sheeg walaal

  • @saeedhasan8967
    @saeedhasan8967 13 дней назад

    Waa halkee

  • @walaalkaweyn3121
    @walaalkaweyn3121 13 дней назад

    Abgaal dhex deg aa

  • @husseind7942
    @husseind7942 13 дней назад

    Laamigu magac maleh miyaa .

  • @user-zc3dt4pb2t
    @user-zc3dt4pb2t 14 дней назад

    Halkee kuyaal waa meeqase

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 14 дней назад

    Wakana lama rabe qiimaha sheeg

  • @fartuunmuhammud7469
    @fartuunmuhammud7469 14 дней назад

    Xaaafada carafaaad dhul maka haysasaaa walaaal

  • @fartuunmuhammud7469
    @fartuunmuhammud7469 14 дней назад

    Mahadsanid