SHADIYO SHARAF AYAA U NOQOTAY ALBITARO IDIRISKA II TAABO IYO KABTAN BAARA BIG GAME

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 296

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Год назад +67

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋👆❤️😢

  • @nasri.official
    @nasri.official Год назад +26

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhhamed❤️🤴👋

  • @mohamedkheire4960
    @mohamedkheire4960 Год назад +23

    Allah
    u naxriisto janatul firdows Allah kugu bishaareeyo
    habo Caisho osman oo shalay shil ku gashay afgoye
    wllhi waa
    geeri Aa kanaxay
    balse wax waliba xaga
    Alle ayey ka qorneyd nafwalba way dhimanee
    كل نفس ذاءقة الموة 😭😭😭😭
    waxaan idinka codsanayaa inaad igu soo duceysaan in Allah janatul firdows ugu bishaareeyo captan baara.babajey iyo idriska iyo asxaabta kale iigu soo duceeyasaan anagana samir iyo iimaan Allah naga siiyo 😭😭😭

  • @fartuunmohan5571
    @fartuunmohan5571 Год назад +40

    Shadiyo sharf wxaa ku jeclhy wllhi qabtaa kudhacdy babjeey shadiyo funny Wye inooso badi😂😂😂👋

  • @issemohamed5584
    @issemohamed5584 Год назад +17

    Waxaan ku faraxsanahay qofka ugu horeeyo inaan ahaado baaba hormar wacan✊️✊️

  • @yasirmahdi2208
    @yasirmahdi2208 Год назад +11

    Baabajey habeen walbo Rafereega nooga dhig shaadi sharaf 🙋‍♂️🏆

  • @cabdiraxmaan79
    @cabdiraxmaan79 Год назад +15

    ikula sali nabigeena mohamed scw

  • @maxamedsomalimaxamedsomali6583
    @maxamedsomalimaxamedsomali6583 Год назад +14

    Yaa ila mid ah waligiis comment cay ah qorin 👆🔥❤️

  • @tigerkaka8348
    @tigerkaka8348 Год назад +10

    Aan kuwada salino nabigena muxamed scw

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Год назад +8

    Boqorka RUclipsrada muqdisho iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤ baaba jeey ♥ ❤

  • @cristianoronaldo-of1ys
    @cristianoronaldo-of1ys Год назад +26

    Idiriska inta taagerta like 🔥⛓🖤

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 Год назад +9

    Walalo qali iska daya madaxa karaca waxa laga qada dhikara iyo neerbo ka taxadira cafimaadka inasha allaah kheyr ❤❤❤❤❤❤

  • @Shakureyy
    @Shakureyy Год назад +7

    Shadiya Sharaf Our 🫅 sister
    Your one of the best 😂 comedian
    We have. jecliyaa jiliiinkaga 🎭🎬

  • @maxamedxasan7415
    @maxamedxasan7415 Год назад +14

    Idiriska itabo Big Fan😀😀😂

  • @cabdalacumar5841
    @cabdalacumar5841 Год назад +28

    𝗞𝘂 𝘀𝗮𝗹𝗶 𝗡𝗔𝗕𝗜 𝗠𝗨𝗫𝗔𝗠𝗘𝗗 𝗦𝗖𝗪 🙏

  • @OmarM24
    @OmarM24 Год назад +6

    Baabajey wali fariin kuma soodirin bro laakin maanta fariintan waaku nasteexo adiga iyo asxaabtaada
    Waxaad youtube kuso dhex lifaaqday 1xbet oo macnihiisa yahay qamaar xaaran ah marka gacantaada risiqaada haku burburin meeshii xaaran so gasha barako maleh marka xayeysiin iyo ka sheegista youtube wey u darantahay marka talo watii rabi ee shaqadaada xaaran haku so lifaaqin
    Warbixintan meel ku qoro maalin un waad ogaandoona macnaha ay leedahay in xaaran aan lagu so darin xalaal aad shaqeesaty
    Waan ku salaamaya sxb

  • @safwaanmawliid7297
    @safwaanmawliid7297 Год назад +2

    The best comadian idirs itaabo

  • @maxamadaxmadfaarax2150
    @maxamadaxmadfaarax2150 Год назад +6

    Saaxiib intee kaala xariiri karaa👏🙏🙏🙏

  • @maahirmoha6365
    @maahirmoha6365 Год назад +2

    Inta aadan fariin reepin
    Kusali xappikeena mohamed scw scw scw 🥰

  • @cabdisalammohamed7110
    @cabdisalammohamed7110 Год назад +19

    ɪᴅɪʀɪsᴋᴀ ʟᴇɢᴇɴᴅ🔥😎

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +8

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 Год назад +3

    Shadiyo caaday ku jecliya kuligin saln sare Masha Allhhh ❤️👍💖💖💖💖💖

  • @Captain.Yaaska
    @Captain.Yaaska Год назад +11

    Team baaba always are the best 🥰❤❤💯

  • @yacquubfargenho6382
    @yacquubfargenho6382 Год назад +3

    Shadiyo albiitar kafiican ma,arkin wllhi waa fani marka 1aad marka 2aad dadka waqtiga ugu dambeya waxa sohara weykaqadee so funny wllhi keep going shadiyo

  • @ZACRAA
    @ZACRAA Год назад +3

    الاالاالله محمد صلى الله عليه وسلم🥺🥺 🥺

  • @siciiddinaari8156
    @siciiddinaari8156 Год назад +2

    Idiriska number 1

  • @asadamiinullahofficiall3391
    @asadamiinullahofficiall3391 Год назад +6

    Baaba waxaan rabay inana barnaamij Kulawadaago mrka waxn rajyeyna inay kuso gaarto fariinteyda❤

  • @saacidkhaliif4764
    @saacidkhaliif4764 Год назад +1

    Babajey qamaar iska dhaaf thanks

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 Год назад

    Baaba Jey xoolo xalaal ah cun. Exbet-kaan Waa qamaar qamaarkana Alle ayaa xaaraantinimeeyey

  • @abdirahimdahirmalin6728
    @abdirahimdahirmalin6728 Год назад

    Subxanallah War illeeheey irsaaqad xalaala waydiiso muqaalada imaanso Ixbet illaah baan ku dhaartee waa qamaar culumadana waa ka digeen adoo og ayaa qamaar ka qanacsigiis u bareereysaa aloore xalaal iyo xaaran waa isugu kaa mid

  • @claahicqaadiraxmedzouma-ie6xi
    @claahicqaadiraxmedzouma-ie6xi Год назад

    Shaadiyo dabasti pleyr shaadiyo Soo badiyaa

  • @KINGAARKA70
    @KINGAARKA70 Год назад +2

    Wll baaba jeeye waxa dhacaya waan ku sugaaye ee maxa dhaca hee

  • @aliak_99
    @aliak_99 Год назад

    Baba muqaalka xoogahoo fasiix mahan ee aftiinka haloo badsho guul iyo hormar

  • @mohan_Ahmed1
    @mohan_Ahmed1 Год назад +3

    Macalin sare baaba salaaman tlye iyo bd🖐️❤️

  • @kingabdiofficial7425
    @kingabdiofficial7425 Год назад +2

    Baaba jey waan kujaclahay walaal

  • @mohamedbashiirmb2908
    @mohamedbashiirmb2908 Год назад +3

    First ahay babajey love isaar❤🙏

  • @abdalaaragsame1046
    @abdalaaragsame1046 Год назад

    Kabtanka nin dulqaad badan maalin walba waa la qayaamaa guuul wcn baara

  • @shamsaabdullahi9165
    @shamsaabdullahi9165 Год назад +4

    Shadiyo sharaf qofteee kaliyeee an jeclhy❤️

  • @sacadbaashesacad768
    @sacadbaashesacad768 Год назад +2

    Tan Hooyo ayay u eegtay
    Hadana ragan ayay dhexda ugu jirtaa
    Allow soohadee

  • @claahiaxmadcismaan3294
    @claahiaxmadcismaan3294 Год назад

    Muna miski iyo kabtan bara waan idin salamey salaan qaali ah waxan hawada osamarinaaya muna miski ooah qof qaali igo ah

  • @abdiaziizleo8808
    @abdiaziizleo8808 Год назад

    Ilaahay ha unaxariisto 😢😢😢

  • @kingfafaa9429
    @kingfafaa9429 Год назад +1

    Baba jeeey Sxb U Legend 👍👏

  • @ramloibrahim895
    @ramloibrahim895 Год назад

    Baba jeey abow Wana ku baraya codsi ka iogalow we shaadiya sharaf mardsbi hakanini was codsi walakey gabadas wey daqana xuntahya plz plz

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Год назад +5

    😂😂😂😂😂 shadiyo meel ee imatay qasab waye dad ine qabta ku dhacti😂😂😂😂😂😂

  • @ayaanyonis
    @ayaanyonis Год назад +2

    Waan idin wata

  • @sihaamadan507
    @sihaamadan507 Год назад +1

    War yaadiyaa qabta dhacaday kulahaa qosol ima hadhiin sobadiyo sh fuunyy

  • @CabdifataxMaxamed-g3k
    @CabdifataxMaxamed-g3k 11 месяцев назад

    Baaba captan baara soo celi

  • @omardayah8786
    @omardayah8786 Год назад

    BB ISH BAABAJEY KEP UP

  • @itszeno8083
    @itszeno8083 Год назад

    Shaaadiyaa iyadaa Dhuustay

  • @_faatax
    @_faatax Год назад +1

    Dumarku ku fiicna inay ummada wax ku hor cunaan
    Waliba qof marwo ah fanaanad ah

  • @ayaanyonis
    @ayaanyonis Год назад +2

    Mashallah

  • @cwaliali5193
    @cwaliali5193 Год назад

    Salimow.madhigtey.shadiyo.fani.waye🤣🤣🤣

  • @zamzamali2235
    @zamzamali2235 Год назад +2

    WAN sugay shadiyo

  • @cashacali517
    @cashacali517 Год назад +2

    Maasha Allah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍👍

  • @Yoniskey
    @Yoniskey Год назад +2

    First Comment 📌

  • @hamadiboyihamadiboyi6270
    @hamadiboyihamadiboyi6270 Год назад +1

    Keep going pro baba jeey

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Год назад +3

    SHAADIYO MARKASTA NOQO ALBIITARO SAACADAAN DHACDEY ARUURSO❤❤❤❤

  • @game_63
    @game_63 Год назад

    Team baaba mar walba guuul🌹🌹

  • @mowlidabdirahmanmuse8039
    @mowlidabdirahmanmuse8039 Год назад

    Please shaadiyo sharaf iyo Muna miski cayaartaani hasoo wada cayaarani. ALBIITARAHANE. BABAJEEY HA NUQDO

  • @maryamkhaano9673
    @maryamkhaano9673 Год назад +1

    Baabajey arinti Cali noga wrn rerkis muu helin Mise uu hely please baabajey so jwp 😭💔

  • @luudyare7722
    @luudyare7722 Год назад +2

    Keep going 🙌

  • @ahmedshanta2962
    @ahmedshanta2962 Год назад

    Kabtan Baaara waa la khiyaamay halkii hore

  • @guleddahir4440
    @guleddahir4440 Год назад +2

    Horay usoco baab ✊

  • @mohamedhaji9381
    @mohamedhaji9381 Год назад

    Shaadiyo waan tageersanahay walaahi qabtaa kugu dhacday aanba kujeclaaday

  • @mohanadahmed5785
    @mohanadahmed5785 Год назад +2

    First comment 😂🙌

  • @Fowz-ibn6oo2x
    @Fowz-ibn6oo2x Год назад +4

    Asc BBD+SHAADIYO aad baa laidiintaageeraa oo barnamijyadiina loo daawadaa walal lkn labo wax baan idin dhihi rabaa
    Midna waa iga talo
    Midna waa iga codsi
    1. Xaasidka iska badan hadan somali nahayna number 1 baan caalamka kawadanaa marka hal cod iyo hal af inad yeelataan kudadaala illahayna talasaarta
    2. Soon baa soodhaw dadka masaakinta ah inad ugurman kartaan isku daya intad awoodaan caawintiinana hanoqoto daaha gadaashiisa oo yaanan laidinka dareemin illahay baa gaashaan idinkaga dhigiyeee
    Madixiina kor walaalayaal

  • @dhalintamantachannelofficel
    @dhalintamantachannelofficel Год назад +1

    Kabtaka wan ku wata lgnd🙏

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 Год назад +1

    Keep going my pro 👍

  • @maxamedcaraalecabdi7302
    @maxamedcaraalecabdi7302 Год назад +2

    First

  • @abdifatahmoalin6545
    @abdifatahmoalin6545 Год назад

    صلي الله عليه و سلم

  • @abdiomar179
    @abdiomar179 Год назад

    Woooow masha ALLAH

  • @mohamedsuriyaa3345
    @mohamedsuriyaa3345 Год назад

    Papa keep joing

  • @sahradiriye8850
    @sahradiriye8850 Год назад

    Shadiyo ciyaarta xararad uyeel fadlan xisabta lama socotid sxb

  • @aminakeyfafrah3661
    @aminakeyfafrah3661 Год назад

    Barnaamijkina waan dawadaa wana igu socdaa aadna waaiga qoslisaan lknse hal arin baan idinsheegaa madaxa caaga haiskaga garaacina coz waxe idin kenikarta cilad maskaxdaa so aqriya madaxa lama ogala waxyar inu kudhacoo baabajey repley isogal farinteyda hada aragto mahadsanidin

  • @nasiyeofficialchannel8026
    @nasiyeofficialchannel8026 Год назад

    Qosalka idiriska caadi ma ahan wlhi

  • @najmahassan7605
    @najmahassan7605 Год назад

    Shadiya sharaf kujecliya huno mcn Anigo xanaqsan hadan muqalkaga dawado wn qosla ❤

    • @axmedceebe4961
      @axmedceebe4961 Год назад

      Maxa ka xanaajiya waa layaabee hhhh sxbey

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan838 Год назад

    3 legends waligin sidan Isku garab tagnada

  • @sumayoaxmed4594
    @sumayoaxmed4594 Год назад +2

    Shaadiyo iyo muno miski haleysku balamiyo game ka caaga😂

  • @aryanmoha5615
    @aryanmoha5615 Год назад +1

    1xbeat qf turkey jooga ma isticmali karaa wllkey👍

  • @liibanbarona580
    @liibanbarona580 Год назад +1

    ʙᴀᴀʙᴀ_ ᴊᴇᴇʏ ᴋᴇᴇᴘ ɢᴏɪɴɢ ʟᴘʜ

  • @ifrahabdi7014
    @ifrahabdi7014 7 месяцев назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂 you know how I feel about that one too but 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂💴💴💴💴💴💴💴💴💴💴 I don’t even have to say that one more thing to get the right person in my mind to get

  • @sayid5352
    @sayid5352 Год назад

    kabtan bara sadex bu kenay midi kobad

  • @zh740
    @zh740 Год назад

    Kabtanka wey gaadeen caaawa

  • @mahamedaare1074
    @mahamedaare1074 Год назад

    Gabadhan waa soo shaqo tegtey channelkeeda. Maalin dhowna butuulo key waa imanaa

  • @bisharoomargedi6209
    @bisharoomargedi6209 Год назад

    Baba shaqo wacan

  • @nuurcli2259
    @nuurcli2259 Год назад

    Baaba hormar wacan wlhi waan ku taagera lkn please waxaa iga codsi ah Markii gabar meesha ku jirto please is astur dheh waa iga codsi 😓😓🥺👍

  • @saeidqtr5527
    @saeidqtr5527 Год назад

    بابا جاي ماء شاء الله تبارك الله 👌

  • @maidosaid3651
    @maidosaid3651 Год назад

    Msha allah

  • @ahmedroble7991
    @ahmedroble7991 Год назад +2

    Wlh gabtanka waa shactarooloow🤣🤣🤣🤣

  • @Kifaax500
    @Kifaax500 Год назад +1

    Baba mxa muna u xumayseen

  • @_faatax
    @_faatax Год назад

    Afsomali ku hadla fadlan waayo somali ayaa daawanaya

  • @caddeloverabar
    @caddeloverabar Год назад +1

    BAABA JEEY ZXB WAXAAN AHAY WIIL WAXSOO SAAR MUDAN MAGARADAY SAXIIB GACAN TAYDA QABO OO MAANTA XOOGAA SHACAB AYAAN LEE YAHAY WAYNA INIYAD JEBIYEEN SAAN TALEEFOON UHELO WAXNA GACANTA KUMA HAYO BLS II DAMQO OO XAGA KAAMIRADA IGA DHIS IPHONE MIDKA UGU YAR IIGAD GOORDHOW WAAN ISOO CAANSAARAYAA BLS🙄🙄😒😒😒

  • @simanqurux7909
    @simanqurux7909 Год назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 I miss this group!!😅😅

  • @JeegoJiinow-q2z
    @JeegoJiinow-q2z 7 месяцев назад

    Scw scw scw scw❤

  • @abdisamiir798
    @abdisamiir798 Год назад

    700k coming soon I.a

  • @zakariaxidig
    @zakariaxidig Год назад

    Baba sxp 1xpt xaran wye Marka alle ka baq Ayan ku dhihi laha si.walaltinimo ah ku wanina manta xaran ina cunto bahi Uma qabtid fdln alle wx xarantimeyy caloshda ka dhoro

  • @drsharifhaji4299
    @drsharifhaji4299 Год назад

    Kabtanka qiyaanada halaga daayo

  • @husseinabdulkadir6707
    @husseinabdulkadir6707 Год назад

    Group-kaan oo ah Baabajeey, BMS, Captain Baara, Idiriska iwm waa damiir laawayaal sababtoo ah waxaa geeriyooday dad aad u fara badan oo ay ka mid yihiin dad Soomaali ah dhulgariirkii ka dhacay Turkiga iyo Suuriya, laba kalimadood oo tacsi miyaad u quuriweyseen inaad tiraahdaan inta aadan barnaamijkiina bilaawin?

  • @amirasharif9385
    @amirasharif9385 Год назад

    Astaqfurullah 😂😂waa qoslay 😂😂😂😂😂 Shaadiyo iyo Captanka haday is helan😂😂😂😂

  • @shamsatahlil5362
    @shamsatahlil5362 Год назад

    Masha allah dhamaantin